No video

Abwaan Reer Burco ah oo u jawaabay Abwaan daaha Gaas

  Рет қаралды 31,208

Weriye Cabdiwaaxid Beeldaaje

Weriye Cabdiwaaxid Beeldaaje

Күн бұрын

Пікірлер: 201
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 2 ай бұрын
Walaalahay reer waqooyi Allah ha idin xifdiyo raggaanoo kalaa ku jira
@saidmm9953
@saidmm9953 2 ай бұрын
Yaa Salaam. Caqliga iyo cimtigaba allaha kuu dheereeyo. Cadowga Soomaaliya allaha jebiyo.
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 ай бұрын
Cadawga Somaliland Allaah adhaxda hakajebiyo o habaabiyo Amiin yarabbi 🤲
@saidmm9953
@saidmm9953 2 ай бұрын
@@kawsarxuseen2442 armaad naftaada inkaaree oo aadan is ogeyn. Cadow waxaan ah kuwa doonaaya in dhulkerdaey Soo dejiyaan cadow Soo jireen ah.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
Wiil soomaali asal ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 from garoowe
@yuusufcabdiyuusuf2276
@yuusufcabdiyuusuf2276 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 ай бұрын
MAANSHAA ALAAH WIILKAN GABYEY BAA ABWAAN LA ORANKARAA❤❤❤❤ ALAHA KU XAFIDO
@FARXAANIITO
@FARXAANIITO 2 ай бұрын
Sxp waa runtii cadow aan itoobiya malihin
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Cadaw AAn soomali Ahayn walee inaanaan lahayn uff uff uff Itobiyaan idinka jeclahay miyaydin na qasbi
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
INSHAA ALAAH SANDULE AYAAN IDINKAGA SAARAYNAA DHULKA SOMALIYEED INTA XALAASHA AH E UABWANKANI KAMID YAHAY NAGA BADAN UF IYO AQAS ADIGAA AH SOMALI KUWA SHEEGTO AYAD TAHY E CIIDA CAGAHA KAQAAD​@@user-sz7sn2rv9r
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r bax xabashiyahow afkeena bartay
@user-ys5re7vx1w
@user-ys5re7vx1w 2 ай бұрын
​@@user-sz7sn2rv9raway irir samaleh
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 2 ай бұрын
Abaankaan waa Wiil Yar Oo Ka Aqlibadan dad badan Saleeban BOQOR Masha allaaaaaaaah✅✅✅👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻💋💋💋💋🫵🏻🫵🏻🫵🏻🫵🏻🫵🏻🫵🏻🫵🏻🫵🏻🫵🏻🫵🏻🫵🏻🫵🏻✅✅✅
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 ай бұрын
Rerburco waa dad somali dhabah waaye 💪💪💪
@muhsinomar4510
@muhsinomar4510 2 ай бұрын
Manshalah Abwaankan ilaahay casfimaad iyo cimridheer ha siiyo amiin
@madinaali9925
@madinaali9925 2 ай бұрын
Masha allah guuleyso waligaa abwaan somaliyeed aad iyo aad 👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 2 ай бұрын
Guuleyso agwaan 🎉❤🎉❤
@anab9951
@anab9951 2 ай бұрын
Soomaalinimadu hawaarto alle haku xifdiyo abwaan sharta muusana alle hakaa nabadgaliyo, ❤❤❤
@ashaismail713
@ashaismail713 2 ай бұрын
Waa dhalad Somalia Ah Allow Xifdi
@mohamedfarah1522
@mohamedfarah1522 2 ай бұрын
Waxaan markhaati ka ahay in ilaahey hadaayee abwaanka dhalinyada ah qalbigiisu nool yahay Soomaali dhab ah yahay anigaba qabiilka aan ka dhashay Siyaad wuu xsuuqay intii tabartiis ah Mingistana taageero balaaran ayuu noo fidiyay mana ahayn gacaltooyo ee wuxuu doonayay isdilka dadkeenii hoggaanku ka halaabay sidoo kalena Mingistana wuxuu la dagaalamayay Soomaaliduna wey taageereysey galadna umay qaadane waa kuwii si waliba noo cadwaayeye indha yeesha walaal
@layrsade
@layrsade 2 ай бұрын
Cadow inaad kaalmeysataa Waa Caqli La'aan
@user-xt1qy6xy8x
@user-xt1qy6xy8x 2 ай бұрын
Nin Garxajis ah oo doqona ma arag
@tarikhcasha2136
@tarikhcasha2136 2 ай бұрын
Abwaan saleebaan boqor hurey usoco wadani soomaaliyed ñoolow daafida ninka rabaa wuu iskatagayaa SSC khaatumo ❤❤❤❤❤
@djamamoumin23
@djamamoumin23 2 ай бұрын
Walaaahi ninkani waa geesi ninkani noolaw walaal.
@samdaani
@samdaani 2 ай бұрын
Maashaaw allah Libaax caqli saliim
@maguled
@maguled 2 ай бұрын
War abwaankani innaba caadi maaha. Ishuu ka riday Wallee. Badda Soomaaliyeed lama soo haweysan karo; diidnay, diidnay, diidnay 💪
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 2 ай бұрын
Masha Allah illahow shar iyo shaydan kaqabo ninka waa hanti qaran somalia Wali dadba uu nool
@user-ep7qj5wg8i
@user-ep7qj5wg8i 2 ай бұрын
Nooloow abwaan alaah ha ku daayo qadiyado waa Gooni
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 2 ай бұрын
Allah ha xifdiye elsker wadainiyinta Somalida❤❤❤
@BALCKMAN13
@BALCKMAN13 2 ай бұрын
Marhora shaga reer burco wa gasiyal cabsi iyo gambasho mayaqanan viva reer burco waniwata from mugdhsho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
Muuse juudaan ku xaaray SLN ISAAQ MAXUMA
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 2 ай бұрын
Ilaahay haku xafido Waa nin d’a yar laakiin caqli badan waa Soomaali Soomali dhalay kkkk
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad 2 ай бұрын
Waa garac
@halimojama2378
@halimojama2378 2 ай бұрын
Wax walba abwaan lama yiraahdo waa abwaan caqligiisu caafimaad qaba allaha ku xifdiyo abwaan
@user-yp6kd4nt9w
@user-yp6kd4nt9w 2 ай бұрын
Ragaasaa.qiimo.leh.maan.sha.alaa
@user-yp6kd4nt9w
@user-yp6kd4nt9w 2 ай бұрын
Waa.abwaan..qaaliya.noolw
@user-yp6kd4nt9w
@user-yp6kd4nt9w 2 ай бұрын
Waa gabay qiimo badan.abwaan.karniga.ayuu.noqondoonaa
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Abwaankaan waa Somalia 🇸🇴 dhab ah Saleebaan BOQOR allah ha ku xafido ADUUNYO iyo Aakhiraba mansha allah ina adeer macaaan
@thecentury1200
@thecentury1200 2 ай бұрын
❤❤❤😂😂😮reer burco waa xaaran yaacday
@diiriye9guure856
@diiriye9guure856 2 ай бұрын
Maasha Allah,Saleebaan Boqor Xayaa kalaah
@yusufkolkol1213
@yusufkolkol1213 2 ай бұрын
Guulayso abwaan
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 2 ай бұрын
Mash Allah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Mashalah ALLE ha xifdiyo abwaankan. Abwaanka somaliyeey kuwaaala doolarka hadaa gob tihiiiin
@nasroali3279
@nasroali3279 2 ай бұрын
Woooow ❤❤❤❤
@user-ly9jr9rc7i
@user-ly9jr9rc7i 2 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن Afku kuma go
@LauraBinns
@LauraBinns 2 ай бұрын
Maasah Allah, Abwaan Illaahay caqliga iyo garashada ha kuu kordhiyo. Beentaa ma ahan.
@mahadmahamud7180
@mahadmahamud7180 2 ай бұрын
Abwaan geesiya burco ha noolato
@ashanor8035
@ashanor8035 2 ай бұрын
Abwaan beeldaaje libaax libaax dhalay waaruntaa Afkaaga caano laguqabay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu 👏👏👏🎇🎇🎇🎇🎇🎇❤️❤️❤️❤️❤️🎇🎇🎇🎇🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🤲👑
@mohamedabkowahmed4530
@mohamedabkowahmed4530 2 ай бұрын
Allaah ku xafido adiga iyo ahalka waqoyi garanayo somalinimada
@FARXAANIITO
@FARXAANIITO 2 ай бұрын
Masha àllah ilaahay Haku barakeeyyo
@mastergeed199
@mastergeed199 2 ай бұрын
More than 100 % waa Soamli pure ah , Reer SomaliLand .
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 2 ай бұрын
Abwaansare o dhalinyaro ah guulayso
@user-le9lk5fw4y
@user-le9lk5fw4y 2 ай бұрын
Ilaahow caqliga kuu barakee abwaan
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 2 ай бұрын
Huwan kalkaalka iyo cadowga somaliland ayaa somaliya taageera oo abwaan daaha gaas erayo usoo malmaluuqa waana reer wadani iyo wixii taageera
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 ай бұрын
Bilaa macne naga aamus❤❤❤❤
@Eye.252
@Eye.252 2 ай бұрын
Isaaqow dadnimadina iyo abtirkiina ilaashada anagu wax asxaan kale ah idinkama rabne..
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 ай бұрын
Waa intaa uun walal
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Caaaaaaaac xaarmajo usha qaay liilnt
@carabowgeeseey4876
@carabowgeeseey4876 2 ай бұрын
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar abwaan muslin ah guul asc
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe 2 ай бұрын
Masha Allah, rajada Somali waa dhalinyarada ku rayiga inanka 5ta Somali madax halooga dhigo
@fatimabarre936
@fatimabarre936 2 ай бұрын
Mashaa Allah gabayga iga gadan wali walaheena waqooyi dad wax kala sooci karo wey joogan siyaasiga
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 ай бұрын
Somali wada jirta ina Deeqda 🇸🇴🇸🇴
@star-ln1ke
@star-ln1ke 2 ай бұрын
Abwaan noolow intay nololi jirto ❤❤❤❤ Somalinimadu hanoolaato 👍👍👍👍
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f 2 ай бұрын
Abwaan saleebaan abwaan qaaliya waa somaali muslina
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 2 ай бұрын
Gobolka raga waan ka filayey kanoo kale maxkaxda iyo caqliga allah hakuu barekeyo buufi daaha iyo kuwa la midka ah waar somali iyo islaanimada ayaa ina xabashi maya maya maya from awdal
@farahosman920
@farahosman920 2 ай бұрын
Maasha alaah saleebaan boqor waa kaas abwaan yaroo caqli badan,abwaan qabiil ma lahan , ifka waayo noo joog abwaan saleebaanoow
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 ай бұрын
Wil hoog waa cawil dhab ah ❤❤❤❤❤❤
@saidissa1815
@saidissa1815 2 ай бұрын
Mashaa alaah
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 2 ай бұрын
Maasha allaah maasha allaah afkaaga caano lagu qabay meeshaan ku arko qof soomaali ah waan jiriiracoodaaye seebuu u orankaraa qof soomaali ahi amxaaro ayaa iga xigta soomaali waxaa iga talo ah in dadk xun laga hortago dadka caafimaadka qabaa ha u soo baxaan banaanka dadkii iyo dhulkiiba waa baylah soomaalaay ka kaca hurdada aad ku jirtaan
@shadiaali2750
@shadiaali2750 2 ай бұрын
Kani reer Somaliland maahee sheko kale keen waa bahal diifeysan oo gaajo ku raagtey oo xoogaa xirsi gaab u dhiibay bilaa dhiig huwana.
@Gotthemethod23
@Gotthemethod23 2 ай бұрын
Waa runtii waa abwaan dhaba
@faedsaed7461
@faedsaed7461 2 ай бұрын
Maasha alaah geesi geesi dhalay ilaahay ha ku barakeeyo
@aaqilka5158
@aaqilka5158 2 ай бұрын
Waan sallaamaya abwaan salebaan
@gulledabdi6571
@gulledabdi6571 2 ай бұрын
Geesi geesi dhalay🇸🇴❤️
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuuuuuul somaliland
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 ай бұрын
Allaha dhowro abwaanka
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 2 ай бұрын
Waa runtii abwanka waana dadkii masiirka dalka wax laga waydiin lahaa
@osmanguled6556
@osmanguled6556 2 ай бұрын
Bal naagan eega wasr hala xidho kani raacsan cadawga shalay kuwii lagu laayay xamar ee la inoo soo saaray diyaarada haqada ka shaqaynayay kaniwaa .I'd gaajoonaya oo doonaya inqaasiiyo anigu waxanku talin lahaa in la xidho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lutfi9892
@lutfi9892 2 ай бұрын
Huwantii Gudaha kan shalay dhashey, calan aan Somaliland aheyn muu arag, haduu xamar ku dhalan lahaa waxuu arki lahaa beenta taala, rag waxii uu soo marey hooyadii uga mey sheekeyn isaaq isdileyna shaahid umaad aheyn
@ReerGuuraa-l6l
@ReerGuuraa-l6l 2 ай бұрын
Cilmi badanaa alaha kuu bara keeyo Waa run tiis walaahi ❤❤❤❤❤ Soomali weeyn wax kasokeeyo maleh
@sahalissack2762
@sahalissack2762 2 ай бұрын
Abwaan faqash
@Ali34388
@Ali34388 2 ай бұрын
maasha Alaah walaal jazaaka Alaah khayr 🤲🏼🥀🥰👍
@baaskamediatv
@baaskamediatv 2 ай бұрын
I xidhaay I xidhaay aan caan noqdo leedahay adeer muuse biixi kuma xidhaayo meesha ka fadhiiso.😅
@maryanali6192
@maryanali6192 2 ай бұрын
Madaxweyne muuse bixi fanaanintana ma isga ayaa heesaha u sameeyey waa yaab odaygu tuke baal cad ayuu noqday Xabashi cidina ma jecla lakiin waxa loo bahan yahay horu mar iyo dhaqaale ,shaqo abuur , dawlado naga fog mareykan ,ingiris ,Turki iyo kalaba heshiis waa l'ala galaa dhul iyo badana waa la siiyaa ,dalna keligii wax ma noqon karo
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 2 ай бұрын
Runsheg maskax caafimaad qabta maansha allah mahadsanid abwaan
@husseindjama6572
@husseindjama6572 2 ай бұрын
Abwaaan dhalad ah dheh. Allah ku xafido.
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 2 ай бұрын
Kan yari talaw ma ardaydii farmaajaa
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad 2 ай бұрын
Nin yar oo buka.
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el Ай бұрын
Yarkani Caadi maaha Ma reer burcaa mse waa nin ciidagle ah oo reer hrgeisaa.dawladu xitaa kutufaa aftahan weyaan Libaax
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 2 ай бұрын
💯ABSULETLY 🤴🏾WAA GABAY QIIMA BADAN 🦁SOOMAALINIMADU🩸🇸🇴🐯HA NOOLAATO😍😇
@musesaid5732
@musesaid5732 2 ай бұрын
kalmadda "Soomaaliyeed" ayay reer koonfureedku ku celceliyeen cadaw aan iyaga ahayn somalinimadu mallahan, cida somalinimada dhulka jiidjiiday ee dullaysay waa Koonfur imikana afkay ka dhahaan somali ayaanu nahay, they are lying
@umurayaan99xalimo69
@umurayaan99xalimo69 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sahranur9396
@sahranur9396 2 ай бұрын
Abwaan weeye sida Runta ah❤❤❤❤❤
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 ай бұрын
Ninkan waa Abwaan...nice.
@Twa917
@Twa917 2 ай бұрын
❤❤❤ mansha alaha magaca haa jiro ❤❤❤🎉🎉
@Khalid-dc4dh
@Khalid-dc4dh 2 ай бұрын
Ilaahow xafid waa geesiye😂
@khadramaxamed2854
@khadramaxamed2854 2 ай бұрын
Maasha'allah Tabaarakalaah
@yiriisow
@yiriisow Ай бұрын
Waa runtii. Ragu haduu isdilo isuma tudho
@user-hu1xr4sj3j
@user-hu1xr4sj3j 2 ай бұрын
WA RUNTA NOLOW WALAAL
@mahadociise25
@mahadociise25 2 ай бұрын
Afkaaga caano lagushub somali somali dhalay eenasabah waaye wiilkaa ala dhiiga ale dhiiga waa dhalad dunleh waakas radii laguyiqiin somalinimada wale muudoorsoomin guulesi geesibadtahay huuno
@qayaad
@qayaad 2 ай бұрын
Naacle iyo daba dhilif huwan
@abbdll
@abbdll 2 ай бұрын
Mahadsanid abwaan
@Umo580
@Umo580 2 ай бұрын
MAANSHALLAA WIIL KAYARI WUXU KACAQLI BADANYAHY BIIXI IYO XULUFADIISA
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 ай бұрын
Allah ku xafid walalkay ❤❤❤❤❤
@mohamedhussein7873
@mohamedhussein7873 2 ай бұрын
Abwanku da,da yar run wa dhameeyay
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad 2 ай бұрын
Waa duli garac
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 ай бұрын
Abwaan saleebaan wuu guurtinimo hadlay. Boqorow saleban burqo oo baaruudakuri. Boqoro saleban badibaaqa heesaha oo buugaagiisoobaadh. Burqo oo habaalmarin. Boqor bayjka heesaha ubaadh. Abwaan heesihii waddani ee cusbaa soodaa.
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 2 ай бұрын
Inan gumeed muuse gaadhi mayside ciilkaaga u go,
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 ай бұрын
Cidwalaba muse waaye nacadaye umadi wuu isku diraye oo jabuti iyo somali oo dhan cadaw ayu kaa dhigtaye reer lasconod tabashdoodi xabad iyo cabudhiin ayu ugu jawabaye cidanki talo xumadiisa ayu ku hayaye 8 bilod ilaa huwan oodhan isa soo arusadeen wax aan qabyalad iyo caye ahayen iyo balan xumo iyo cabdhin maa hayaan ilhaye maa so celiyo
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 2 ай бұрын
Rannimo Nin Hadduu Waasho Walaalkiis Baa U Miyir Qaba.
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,7 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
MAXAA KALA QABSADAY  GURI BARWAAQO WALAALKII IYO DAAHA GAAS
14:27
sheekooyinka murqaanka iyo reer burco🥬🤣🤣 qosolki aduunka
12:01
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 70 М.
Sh Xassaan oo ka hadlay Coldoon iyo Dhaalibaan
15:53
Qalaafe Media
Рет қаралды 477 М.
"Burco dadkeeda ayaa la hadhay" Prof : Jamaal Jaamac yare
14:58
Weriye Cabdiwaaxid Beeldaaje
Рет қаралды 1,2 М.
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,7 МЛН