ABWAAN SICIID GACAMEY IYO GABAYGII SIDA CAYR UBAABA'AY

  Рет қаралды 96,704

Somali Live Media

Somali Live Media

Күн бұрын

Пікірлер: 127
@mohammedabdulrahman3165
@mohammedabdulrahman3165 3 жыл бұрын
Ceelki shilaabo ilaa ceelki dhusamareb ilaa balanbale ila baligi mattaban Oo isku ah ugu yaran 800KM Cayr ba maanta ka caba oo waliba leh , abwaanka allah u naxaristo , gabaygan naceeb iyo Ceey mahan ee waa dhirigalin iyo in uu hormarkena jecla, allah u naxaristo abwanka From Cabsiye
@billeosman5120
@billeosman5120 3 жыл бұрын
Maye maha 800km ee Waa wax ka yar 200km; xaqiiqda ma tirmato
@maahirahmed7069
@maahirahmed7069 2 жыл бұрын
@@billeosman5120 890km^2
@maahirahmed7069
@maahirahmed7069 2 жыл бұрын
890km^2 weye intaa ee beenta daa nio
@hodoali1307
@hodoali1307 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@regularwarya
@regularwarya 2 жыл бұрын
Waa dhab sxb nacas Cali Yare oo kale ahi ma oga waxa loosoo maray inuu fariisto halka uu fadhiyo markaasuu halkuu wax ku ahaa mu’qamarad u rakibayaa har iyo habiin.
@soomaal3622
@soomaal3622 3 күн бұрын
Abwaanku isaaq iyo Majeerteen ayuu jeclaa sida ay dulmidiidka u ahaayeen, laakiin maanta haduu ogaan lahaa iney xabashi u baratamayaan toloow muxuu dhihi lahaa. Allaha u naxariisto
@ahmedfarah5756
@ahmedfarah5756 3 жыл бұрын
2009 ayaan dhegeysan jiray, caawa ayaan ku ceshtay Nov, 2021. Cayr H.aji
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 4 жыл бұрын
gabaygaan more than 100 times waan dhagaystay tankale gabaygu waa tariikh ma ahan cadiifad abwaanka haloo duceeyo allaha u naxariisto anoo waliba ceyr ah bahda reeer ayaanle ah
@omarbashiraweys4342
@omarbashiraweys4342 4 жыл бұрын
Allha unaxariisto sxb
@omarbashiraweys4342
@omarbashiraweys4342 3 жыл бұрын
Allha unaxariisto sxb sidookale Ayaanle 😂
@Horaad17
@Horaad17 2 ай бұрын
Marka hore abwanka alle ha u naxaristo, Yaan lo Fahmin Cay ama Gef ereyada abwanka balse wa bararug iyo iska dhicinta cadowga Mantana wa Taas Hiraab wax qabsaday oo Qof xoolahisa uso hanqal taagi karta aysan jirin
@sportnews9764
@sportnews9764 2 жыл бұрын
Wlhi gabayga markaan dhagaystay xaada ayaa i dhaqaaqday abwaanka qayr alle hasiiyo hadalkiisu waa guubaabin abwaan alle haku naxaristo
@abdullahi77.
@abdullahi77. Жыл бұрын
Gabay gaan 2023 baan dhageysanaya cayr from yabardhowrakece Cayr ma baa,bi in ee wuu batay abwanka alle how naxariisto
@abdimohamedali
@abdimohamedali Жыл бұрын
Adeer siciid wiil salebana farax ah waliba ree nuuse marekan Alllow kujaneey
@xaliimoxaliimo9456
@xaliimoxaliimo9456 2 жыл бұрын
Allaha unaxariito abwaanka gabaygaan wuxuu tiriyay xiligii eey doowlada dadkeena xasuuqeeysay oo eey hubeeyneesay mariixaanka
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 4 жыл бұрын
thanks hankoolka galmudug 👍👍👍👍👑👑alloow u naxariiso aamiiin aamiiin aamiin👑👑👑
@sihaam861
@sihaam861 2 жыл бұрын
xasuus qaaliye waaye wlhi Allaha unaxariisto abwaankeena siciid gacamey wlhi gumeesi dhan majiri laheyn hadoo nolalahaa maanta
@abdisalanmohameddiiriye48
@abdisalanmohameddiiriye48 3 жыл бұрын
Abwaan mhdsanid wlhi in badan ayaan raadinaayey gabaygaan waa ku faraxsanahay wana ku raaxeystaa waliba aniga oo cayr ah ayaanle kq sii ah ayaan ku faraxsanahay gabaygan caay iyo cadiifad midna ma ahan ee waa guubaabo wacyiga xiligaas jiray ayaana sidaas ahaa ee abwaan ka afka kala baxa abwaan halyeey ayaa tahay ee horay u so waxaan ka sugnaa waa kuwa kale oo taariikh ah mhdsanid
@shafiabdi215
@shafiabdi215 3 жыл бұрын
Walaal abwaan Siciid Gacamey wuxuu dhintay 1992 di.
@xaliimoxaliimo9456
@xaliimoxaliimo9456 2 жыл бұрын
Illaaheey ha unaxariisto wuxuu tiriyay xiligii dowladii siyaad eey dadka ku xasuuqeeysay hubba dowlada
@zahrahasan234
@zahrahasan234 2 жыл бұрын
Haa walale✅
@bilaal04
@bilaal04 Жыл бұрын
lkn ceyr ayaa dilay wiliba gabeygaas dartiis
@Anuusha.
@Anuusha. Жыл бұрын
@@bilaal04 wa side niyadada jeclan laheyd lkn ceyr ma dilin abwanka tariqdisa adigo ogen qoral iska so qore 😂😂
@saidmohamed3636
@saidmohamed3636 27 күн бұрын
Waxaan ahay majeerteen waxaan isla ahayn ssdf wuxuu ahaa abawaan qaaliya qllaha u naxariisto
@dirie12
@dirie12 23 күн бұрын
Adeerkey saciid maxmuud xaydho alaha unaxaristo waa gabay gubaabo ah
@MohamedAbdrizak-i9b
@MohamedAbdrizak-i9b 9 ай бұрын
Ceyr Reer Ayaanlaanlahaa wey usoo bixiye ❤❤❤ dhiiga❤❤❤
@ahmedawil3821
@ahmedawil3821 2 жыл бұрын
HG 🦁🦁from isaaq
@regularwarya
@regularwarya 4 жыл бұрын
BAQAN LAGUMA OGAAN LAHAA BEESHA YABAROOWE ANAA BEEN ODORSYAY’EE MABA BAREERAANE Libaax wallee inuu na caraadiyay dhulkii uu sheegay maanta gabar marreexaani ari kuma soofiso . Dhegabacayr , Cabdi caluuq raggii saleebaan gaabiyay birta cayrbaa leeftay isla sanad kadib markii gabaygani soo baxay.
@cabdishukuur1956
@cabdishukuur1956 4 жыл бұрын
Sxb gabaygu goormuu ahaa ninku waa na caradiyey mase laga jawabay
@regularwarya
@regularwarya 4 жыл бұрын
@@cabdishukuur1956 Ma guubaabada walaalkaa ayaa laga jawaabaa?. Dabayaaqadii 80s-ka ayuu ahaa around 1988
@omarbashiraweys4342
@omarbashiraweys4342 4 жыл бұрын
@@cabdishukuur1956 guubabo wll weeye sxb
@abdimohamedali
@abdimohamedali 3 жыл бұрын
Dhiirigalin xigaal wayeh wa waqtigii qabiilkii dowlada aha dadka tangiga ku weerarayen
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 жыл бұрын
UF , sharaf miyaa moodaa sidaas. Dhulka Ceyr Axmaaro ayaa nabad ku huruda weliba iyagoo dumarkoodu baati soo xirteen . Anigaba Ceyr ahay lkn ma jecli qabyaalada waxaan jeclahay Mareexaan iyo Ceyr is dhex mushaaxa si nabad iyo derisnimaa.
@mansuurfaaraxsalaad1532
@mansuurfaaraxsalaad1532 2 жыл бұрын
Reer abwan badanaa mash allah
@mohamedhussein8447
@mohamedhussein8447 Жыл бұрын
Walaalkaa haddaad daqarto waa laga daaweeyaaye, Haddii caddaw dubaaqeeyo waa laga daggaalaaye. Niman ficillo diirkeed lahayn Gabar ma doorsheene, Daddkii wadda dhashaa lagu yaqaan damac walaalaaye Duniddaa ammaal lagu gallaa, doorka aad nooshahaye Naar igama dayseen addoon eexo ii dudine.
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 29 күн бұрын
1988-1989 ayaan dhegaysan jirey, caawa 17/11/2024 ayaan ku ceshaday
@mohamedalihashi572
@mohamedalihashi572 28 күн бұрын
Hadda miyaad dhageysaneysaa?
@BosteeyaXussenAli-sf8uo
@BosteeyaXussenAli-sf8uo Жыл бұрын
Mjeerten iyo habergidir gaajo ugu dhintey Danmark waliba ceyr gaajo kkkk 👆🏿✍️🤧🔊🎤sakoowaadka u ooyeeyseen uforpligtende snak
@mohamedabdullahi6329
@mohamedabdullahi6329 3 жыл бұрын
Wlh markan dhegeestay Xadaa si toosa ii istaaktay Abwanka alaha u Naxa Riisto
@xaliye3240
@xaliye3240 3 жыл бұрын
Rabi ha ku naxariisto abwaane
@dhalawaasdhalawaas7796
@dhalawaasdhalawaas7796 2 жыл бұрын
luuqda abwaanku waa cajiib wlhy khaliif sheekh maxamuud baann soo xasustay waa isku egyihiin labo niino mucjisa ahbay ahaayen waa ragii Rajiimkii kacaanka luguha u laabay ilahy haunaxaristo labadaas Halyeey
@gedofarah7451
@gedofarah7451 2 жыл бұрын
Hada aya igu horeeso aan maqlo wa cajiib walahi masha allah.
@abdirahmanshagax6443
@abdirahmanshagax6443 Жыл бұрын
Ceyr rer ayaanlan laha wey usoo bixiyey boqorada ciyow ban laha 100 halayan qurbac baaqan maayo laha bil iyo dheeraad baraagalaha cilaan laha wey ku baabin
@Tema27-q9c
@Tema27-q9c Жыл бұрын
bahda Reer ciyowban Laha 100 ayay Leyne weye zxb
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
1982 ayey aheyd markii ragaa ceyr la xasuuqay, abwaankuna gabayga waxa uu tiriyay 1988 guubaabo iyo wili ma jiiftaan ayuu ula jeedaa ee xumaan kama aha.
@mohamedalihashi572
@mohamedalihashi572 3 ай бұрын
Wey kaa qaldanatahey, gabayga waxaa la tiriyay 1989, ceyrna lama leyna 1982 ee waxaa la laayay 1989. Cida 1983 la xasuuqey waa saleebaan, kaligood dagaalamayay ilaa 1989 habar gidirta kale kusoo Biirto.
@sayidka6911
@sayidka6911 3 ай бұрын
@@mohamedalihashi572 ragga la laayay ee laga hadlayaa waa raggii ceyr ee saleebaan ahaanta loo laayay, 1982 godinlabe ayaa laga qafaashay waana la xasuuqay iyagoo ku qeylinaya inagu ceyr ayaan nahay saleban maahin, waxaana loogu jawaabay intaad saleebaan fakaday noqon laheydeen, ceyr dhintay noqda, Nabadoon Axmed liibaan iyo todobadiisii wiil hal goob ayaa lagu dilay.
@yuusufmahamedcali2742
@yuusufmahamedcali2742 8 ай бұрын
CAYR REE AYAANLAAN LAHAA WAY USOO BIXIYE Boqorada Ciyow baan laha 100 diliye QURBAC BAAQAN MAAYAN LAHA BIL IYO DHEERADE BIR LABKII WEHELIYE KAMA IMAAN BOOBKII AAN RABAYE🦁
@AhmedLibaan-w9m
@AhmedLibaan-w9m 8 ай бұрын
Adoon mareexan😂👋
@aminougas9237
@aminougas9237 8 ай бұрын
What is the marexaan Halkuu ku dambeyey Libin lagaaga dambeeyo libin maaha
@sadaamcaliyare446
@sadaamcaliyare446 2 жыл бұрын
ssdf buu ahaa abwaanku allaha kuu naxariisto
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 9 ай бұрын
Magaciis 😅 saxib
@moha__kilar5064
@moha__kilar5064 2 жыл бұрын
Gabayga waa xiliki dawlada ahan nola xasuqay magac dawlad sida isaaq cml manan dhihin go id madaxaxan ugu istagnay asaka iyo dawaladida
@bushrayoutube591
@bushrayoutube591 3 жыл бұрын
Alla yarxama waa xaasuus iyo guubaabo gabeyduna waa sideey ahaayeen aadbaan udoonaaayeey gabeygaa
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 3 ай бұрын
SHARE
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
Gabayga cayr asagoo qoraal ah ma heli kartaa abwaane.
@maxamudidiris6068
@maxamudidiris6068 Жыл бұрын
Siciid gacmay eebe haunaxariisto abwaanku wuxu ahaa runsheeg
@farhiyoabdulqadir5510
@farhiyoabdulqadir5510 2 жыл бұрын
Ilhoow ku naxariso
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 4 жыл бұрын
Habar gidir Gashigooda ma deyneyso Dhicis uur jiifa xitaa nin naga diley wuu noo xisaabsanyahay.
@zakimahadelmi3434
@zakimahadelmi3434 Жыл бұрын
Lyrics sameya bal wax maka fahmoyi wlhi Maxa sameya aso lyrics Inte kahela 😂
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 3 ай бұрын
LIKEDS
@moaar9365
@moaar9365 2 жыл бұрын
ceer ilhy rer siyaad ilhy hakala ceshto
@bosteya-gf9zj
@bosteya-gf9zj Жыл бұрын
Ceyra waligii cayra aheeyn Danmarks gaajo udhintey asago lacagta 11000 kow iyo tobankun oo danish kroner aha ✅️👊🏿🦋🦋🦋🦋🦋🐈‍⬛🐓✍️📮ishockey
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 9 ай бұрын
Halkee ka hadli adigu meesha hanti looga hadli mayne mase adigaa gurigaaga xaggiisa ka gubanaya 😅
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 3 ай бұрын
LIKE
@fahadyare6709
@fahadyare6709 10 ай бұрын
Alla maxaan habar gidir soo gumaystay oon laayey😂😂😊
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 9 ай бұрын
Lakin itoobiya ayay kuu galiyeen siday kuu wadeen taas ma qirsan tahay illeen rag jabjiisa waa qirtaaye 😂😅
@muhsinmahamed8911
@muhsinmahamed8911 9 ай бұрын
Ma dowladii somaliyeed baa ku faane waligaa qabiili tixsi korkeyga saaran kamaadan dajin
@xasanismaaciil7660
@xasanismaaciil7660 3 жыл бұрын
Gabaygan waxa tiriyey khaliif shikh maxmamud alah haw naxariisto
@omarbashiraweys4342
@omarbashiraweys4342 3 жыл бұрын
Wll ma tirin Abwaan siciid Gacameey ayaa tiriye
@GreeceGreece-tq7wl
@GreeceGreece-tq7wl 3 жыл бұрын
xasan ismaaciil ninkan waa abwan siciid gacamey wamaxay qaliifka aad ka hadleysaa yaaba yaqan nin hg oo wiliba saleban ah bad ninkale garab dhigeysaa maskiin baatahay ee waxad kufanto la imow meesha nin mujahida oo somaliyo dhami taqaan haku fududaane kkk
@osmanali3951
@osmanali3951 2 жыл бұрын
Abwaan saciid gacameey ayaa iskaleh gabay gaan
@zahrahasan234
@zahrahasan234 2 жыл бұрын
Siciid maxamud siyaad xaydho ayaa tiriyey✅
@abdirahmanaydarus
@abdirahmanaydarus Жыл бұрын
Khaliif shiikh baa tiri yay, lakiin Abwaan Saciid Gacmey buu u dhiibay!
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 4 жыл бұрын
Caadi ma ahan runtii
@abdirahmanisse7946
@abdirahmanisse7946 Жыл бұрын
Aun abwaanka
@abdibasidofficial8041
@abdibasidofficial8041 4 жыл бұрын
Anwaane abdi mahad shelooyinka no sosobadi thnkz
@jaamacabdicabdulaahi9878
@jaamacabdicabdulaahi9878 4 жыл бұрын
Bari samaad kii hawi yuhu wada jirey Waleegeesi waa ahaa saciid gaca mey Waa lee Asa gookale hawiye malaga helaa Anee iibanaatahey markuu leeyahey walee gugu baabin ma idiin dhimana ceerow
@yonisomar3742
@yonisomar3742 4 жыл бұрын
Wow
@hoodowarsame5112
@hoodowarsame5112 7 ай бұрын
Khaliif shiik maxamuud
@haybemaxamad9338
@haybemaxamad9338 2 жыл бұрын
Xuseen
@AbuukarcumarjiinAbuukarcumarji
@AbuukarcumarjiinAbuukarcumarji 8 ай бұрын
Abwan.sicid.gacamey.hawiyahaiwadadeyriyaw.daniyo.yelkine.sax.ayuukahadlay...rabiyaw.abwanka.unaxariso.
@mohamudahmedyassin1282
@mohamudahmedyassin1282 3 жыл бұрын
Gabaygoo qoraaal ah yaa nagu caawiya
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 3 ай бұрын
LIVE
@bosteyaxuseenali5764
@bosteyaxuseenali5764 2 жыл бұрын
Beenta wataaa 🚰🔆📶📳📴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇲📬🔝
@ahmedyaresaeed4921
@ahmedyaresaeed4921 4 жыл бұрын
Sxb gabayyo badan o an way ba jira o kani kamid yahay sxb so radi ku Wii kle
@abdirahmanshagax6443
@abdirahmanshagax6443 Жыл бұрын
Dabar go'i meyno qabiil duuga baan nahay dibna wey uxisaabtami wixii malagu da,ye sidaa doonto yeel qoon kalaa iiga ka daranee Iska key dil duduble duul kala iiga ka darane
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 3 ай бұрын
SHORTS
@axmedabdi2235
@axmedabdi2235 2 жыл бұрын
RAGA GABAYGA DOOGTALE TIRSHOW TAA MA DAYIWAYSAY
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 3 ай бұрын
LEGETA
@fadumorobie862
@fadumorobie862 4 жыл бұрын
Iska daa cadifada adunku horuu usocdaa
@dhanaansade4247
@dhanaansade4247 4 жыл бұрын
Gabaygaan ayaan cayr kugu maline meesha kasaar
@noloigoqaaliah3668
@noloigoqaaliah3668 Жыл бұрын
Gabaygaan waa caraadin ee maahan saa ufahamtay
@haybemaxamad9338
@haybemaxamad9338 2 жыл бұрын
Xuseen
ABWAAN SICIID GACAMEY IYO GABAYGII GODOB CURIYE
18:12
Somali Live Media
Рет қаралды 41 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 49 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 28 МЛН
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 80 МЛН
Silsiladdii Gawracato
49:08
Abdi Satar Haji Ali
Рет қаралды 14 М.
Abwaan Siciid Gacamey "Hootada ladhaca Gobanimaad Hanan lahaydeene"
14:45
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 69 М.
Abwaan khaliif shekh maxamuud gabaygii doog kiciye
25:02
qodob studio
Рет қаралды 176 М.
GABAYGII HAWIYE WAA MULKIILE JAWSAAR XUKUMO ABWAAN MAXAMED SAHAL
14:19
Somali Live Media
Рет қаралды 178 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 216 М.
GABAYGII XABSIGII BOORWEYN,  SICIID GACAMEY ( SHIMBIR CADAADO) FARINTAYDA QAAD
12:27
Hawiye yaa u maqan?, (Habarwacad)    ABWAAN Siciid Gacamey.
17:05
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 14 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 49 МЛН