abwaan suladaan timacade

  Рет қаралды 140,302

Sakariye Midiile

Sakariye Midiile

2 жыл бұрын

Пікірлер: 39
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 жыл бұрын
Ilaahay jannadii ha geeyo labadoodaba
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 Жыл бұрын
Alllahy Baan Ubar Yaya HooygiiSa JanaTU FadOwsa Kawarabiyo amiiin
@EidMohamed-lf7nz
@EidMohamed-lf7nz Жыл бұрын
alle godka hakuu nuuro. waxaanu kuwareejinay,dal,dad iyo calan mida waxanu kuwareejinay dad ka xora qabyaalad iyo isir nacayb islamarkaana uheelan walaaltinimo midnimo iyo wadajir waligeeda,waxaanu kuso dhawaynay suugan laysku tiriyo tii ugu saraysay,waxanu kuso dhawanay qalbi furnaan iyo laab furan. waxa lanoogu badalay xasuuq,isir nacayb,yasid,nabi oo joogta ahayd. magacu haynaga dhexeeyo somalinimo aynu kala qoomamo la,aano wllyal
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 2 жыл бұрын
Ilahay ha naxriisto abwaan time cade qof qaaliya ayuu ahaa
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 2 жыл бұрын
Madaxweynuhu Cabdirashiid C.Sharmaarke ayuu ahaa, maaha siyaad barre
@wadanisoomaali7730
@wadanisoomaali7730 6 ай бұрын
Ma aha gabayga bal shuux, 9 kii sano khasaare ayay ahaayeen oo waanu sigannay ayuu yidhi, waa 9 kii sano ee xukuumadihii rayidka ahaa ee la doortay, kacaanka ayaa ka fiican ayuu leeyahay oo uu soo dhawaynayaa, waayo jaalle siyaad barre wuxuu xukunka qabtay 69 kii 21 October .
@cabdifataax4206
@cabdifataax4206 Жыл бұрын
Ilaahay hawnaxriisto
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 жыл бұрын
Maxamed Siyaad Barre Allaha u naxariisto Janatul Fardowsa Allaha ka Waraabiyo, Soomaali Qurux badan, qaymo badan ,laga Ixtiraamo Dunida oo dhan kama dambeyn. Abwaan Sulddaan Timacadde Allaha u naxariisto Janatul Fardowsa Allaha ka Waraabiyo.
@halhays
@halhays Жыл бұрын
Afwayne ka hor Soomaalidu dad sharaf leh ayeey ahaayeen. Afwayne haddaanu afgambi samayn lahayn, maanta Soomaalidu bahdilaan kumay noolaadeen.
@YaxyeMuxumed-jd8rc
@YaxyeMuxumed-jd8rc 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto Janoouinkiisa balaadhan allow kumacsuun
@husseinnur8250
@husseinnur8250 2 жыл бұрын
Sorry dib baan u baadhay madaxweynuhu wuxu ahaa Cabdirashiis cali sharmarke
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 4 ай бұрын
Geeraarka si fiicsn udhagayso( sagaalkii sanadoot ) Sagaalka sano waa 1960- 1969 Marka waa intii kacaanka ka horeeyey // geeraarkan waxaa lagu soo dhaweeyey jaalle maxamed siyaad barre EEBBAHAY ha unaxariisto ❤
@mahadcarte7248
@mahadcarte7248 2 жыл бұрын
Ninkani gabaga loo ma tirin waxa loo tiriyaa alle ha u naxariisto dhaamaantoode cabdi rashiid cali sharmaake
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 4 ай бұрын
Gabay ma ahan horta waa geeraar teeda kale geeraarkan waxaa lagu soo dhaweeyey jaalle maxamed siyaad barre Allah unaxariisto labadooda // aamin ❤
@ahmedosman2989
@ahmedosman2989 Жыл бұрын
waa cabdirashiid Cali Maha afweyne lasoo
@user-xs2ws5vq7h
@user-xs2ws5vq7h 2 ай бұрын
Dadka le c rashiid baa lootiriyayay ma dadwaalanbaa mise geeraarkayna fah mayn Siyaad weeeye runta ilaahy baa jecele 9kii hore calanku wayska sudhnaa wax kusheega dee form Hargysa
@mohamedyusuf6210
@mohamedyusuf6210 2 жыл бұрын
Shacabkoo isku soohan nimankii kalasaarayo ilahaw ku naxariiso
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Soomaaliyeey Midooba
@dhimbiilchannel5295
@dhimbiilchannel5295 Жыл бұрын
Siyaadbare umuusan tiring ee cabdirashiid cali sharmaake ayuu u tiriyyy
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 2 жыл бұрын
waar beentaa iska daaya waa adan abdile osman siyad bare tima cade uma gabyine
@husseinnur8250
@husseinnur8250 2 жыл бұрын
Madaxweynuhu wuxuu ahaa markaa Asan Cabdille Cusmaan. Cayayaanja bulshada weeye kani. Shaluu dhashay sida taariikhda cilmi baadhis loogu sameeyana fikradba jama haysto.
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 4 ай бұрын
Geeraarkan waxaa lagu soo dhaweeyey jaalle maxamed siyaad barre EEBBAHAY ha unaxariisto ❤ Si fiican udhagayso Geeraarka 😂
@user-yt6bl2sz2n
@user-yt6bl2sz2n Жыл бұрын
Asc
@zeinabismail969
@zeinabismail969 2 жыл бұрын
الله يرحمه
@husseinnur8250
@husseinnur8250 2 жыл бұрын
Title khalad ah ayaa kilibkan la siiyay. Taswiirtuna asjariguna ma aha madaxweynaha u gabaygu ka hadlayo. Saxafi ma aha kani. Taariikh garan maayo.
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 4 ай бұрын
Gabay ma ahan horta waa geeraar geeraarkan waxaa lagu soo dhaweeyey jaalle maxamed siyaad barre EEBBAHAY ha unaxariisto labadooda// aamin ❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Illaahay Ha Naxiisto Geesiyada Ka Dhintay Soomaaliweyn
@mudane750
@mudane750 Жыл бұрын
Dadka meeshan ku so qoraya ee leh cabdirashiid balotiriyay qaara ay leeyihii aadan cade gabayga mafahmayaan miye 9 aalkii sodanood xita ma fahmesan miye in in tahay 9 aalkii kahoreeyay maxame siyaad minka gabayga lotiriyayna asaga yahay
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 Жыл бұрын
Siyaad baa loo tiriyey awoowgay baa taagnaa goobtaa loogu tirinaayey
@abshirmuxumad9908
@abshirmuxumad9908 2 жыл бұрын
V
@faysalcusman3896
@faysalcusman3896 2 жыл бұрын
6
@mohamedsherbi9388
@mohamedsherbi9388 2 жыл бұрын
9
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 2 жыл бұрын
SUBXAANALAAH WAXAAN OGAA HANTI LA BILILIQAYSTO EE CEEBTA DHACDAY TAARIIKHDIINA MA LOO DHACAY MA DHURWAA HERO UDHACAA GABAYGAAN KA FAHMAY INUU U TIRIYAY CABDIRASHID CALI SHARMAAKE (AUN) WAAYO WUXUU XUSAY 9 SANO OO AAN. XORNIMADA.
@abdullahimohamoud3451
@abdullahimohamoud3451 2 жыл бұрын
Ineey xiligii kacaanka tahay qofkii wax fahmaaya geeraarka ayeey kamuuqataa ee wax fahma naceybka qof aad uqabto waa kuugaar
@aminaboon1290
@aminaboon1290 2 жыл бұрын
Maa afweeyna ayuu gabyeey gabeeynaga khasaarydhe waanka xuumsheey
@somalialnd4542
@somalialnd4542 2 жыл бұрын
Abdirashiid ali sharmke ayuu ahaa wll way qaldeen sawirka
@mryes6893
@mryes6893 2 жыл бұрын
Abdirashiid Ali sharmaarke ayuu u gabyay walaal
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 жыл бұрын
@@somalialnd4542 Saxiib malaha yara waad dhega adag tahay, cid la kaasho si aad u fahantid Gabeyga iyo cidda loo tiriyey . Sagaalkii Sano Calanku waa iska saarnaa waa sagaalkee sano? Waa 9 sano ka horreeysey Kacaankii barakeysnaa.
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 Жыл бұрын
@@dahirnurjama4293 calanku wayska sudhnaa wuxuu ka wadaa aadan cade iyo cabdirashiid gabayna ina siyaad buu u tirshay
Suldaan timacade lamahelo wadaadow waxan cidi kuhawshoone
7:44
DR.Abdirahman Sheikh
Рет қаралды 60 М.
Khaliif Sheekh Maxamuud
26:57
Goodir
Рет қаралды 86 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 77 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 14 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 42 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Cabdillaahi Suldaan Timacade Gabayadiisii (Qaybta 2aad)
1:42:09
BAADIGOOB
Рет қаралды 132 М.
KANNA SIIB KANA SAAR/ GABAY/1960-kii Timacade
4:23
kaafiye media
Рет қаралды 111 М.
Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacade  Ahun | Gabay Kana Siib Kana Saar
10:12
berabera   daadku   haqaado   cabdilaahi suladaan timacade
7:33
Sakariye Midiile
Рет қаралды 20 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 77 МЛН