Abwaan Xasan Ganay oo gabay iyo Weedho kooban kaga hadlay 26 JUNE

  Рет қаралды 60,352

Somaliland Channel

Somaliland Channel

6 жыл бұрын

Пікірлер: 49
@aichaismaelahmed626
@aichaismaelahmed626 2 жыл бұрын
waoo abwan qali trés cher et fort et fiére te toi abwan hassan abdullahi hassan ganey
@ibadoartan7984
@ibadoartan7984 4 жыл бұрын
Manshalaah ilahaye ha ku xafido xasangeni
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Abwaan wayn rabow caafimaadka u siyaadi Aamiin
@fathiyahashi807
@fathiyahashi807 4 жыл бұрын
Amiin
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Waa abwaankii wakhtiyadii riwaayadaha la samayn jiray ugu riwaayado batay Isla markaana looga hadhay heesaha suugaanta ah
@maxamedaxmed9570
@maxamedaxmed9570 4 жыл бұрын
Mansha Allaah xasan Ganey
@aboorguure4266
@aboorguure4266 4 жыл бұрын
Markii aan ka shaqayn jirey cisbitaalka millateriga ee riyyaad waxaan la shaqeeyey gabadh iskotish ah(Scotland) oo Uu Aabbeheed haystey Ayaxlaha Hargeysa oo ku dhalatay Hargeysa Baasaaboor keedana ay ugu qornayd Ku dhalatay Hargeysa somaliland.
@sharmakeabees4745
@sharmakeabees4745 4 жыл бұрын
Masha allaahu adeero qaali viva somaliland for life forever big love from great Britain UK
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Abwaan culus, oo maanso culus, milgiyo sharaf leh. Cimri dheer iyo caafimaad.
@MOHAMEDABDISOYAN
@MOHAMEDABDISOYAN 4 жыл бұрын
maansha allah illaahay cimriga ha udheereeye
@siradali1816
@siradali1816 4 жыл бұрын
MAANSHA ALLAAH 🌹 😍 ♥️ 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏
@munamahamad8866
@munamahamad8866 4 жыл бұрын
Cafimafad. Iyo cimri. Dher
@munamahamad8866
@munamahamad8866 4 жыл бұрын
Manshalaa. Abwan
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 5 жыл бұрын
Manshal allah abwaan xasan ganay cafimadkiisu wuu fiicnyahy hada allow ugu wad
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Aamiin
@siradali1816
@siradali1816 4 жыл бұрын
AAMMIIIN YAARABBI
@maxamedxasanraage533
@maxamedxasanraage533 4 жыл бұрын
Mansha alah
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Abwaankani Wuxu Ahaa Dhaqan yaqaan cajiiba hesihiisuna Waxay Ahaayeen Kuwa Fanaaniintu U Hiloobi Jireen Inay Mar Uun Qaadaan Xaga Dhaqankana Cid Ku Gaadhaysaaa May Jirin
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 4 жыл бұрын
Dhaqan xumada dheh. Hebel baa heblaayo shukaansaday iyo heblaayo ayaa hebel diiday. Qudhankaa ayuu faafin jiray. Bal imaka isagoo 80 jir ah wuxuu ku sheekaynayo eeg.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
M H calooshaa Ku Xanuunaysa Ee Illhy Caafimaad Haku Siiyo Wallo Anigu Kuma Cayayo Balse Qof Aan Kuba Aqoon Waxad Ku Caydaa Waa Ceeb Waana Qalad Hadad Ka Xuntay Maxaa Meesha Kusoo Galiyay Cadawga Somaliland 👎🏿👎🏿👎🏿 Waligoodna Dhibaato Kudayn Mayso Intaad Walalkaa Daba Socoto
@hidesidechanel
@hidesidechanel 4 жыл бұрын
@@Gob_gobonimo lagugu dhufay libin raga lama aaso
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 4 жыл бұрын
@@Gob_gobonimo xawayaan jaahil ah oo hadana isku haysta inuu aqoon leeyahay waa kaagaasoo kale adaa maqalkii musbaar kaaga jiraa laa xawla walaa quwata ilaa bilaah ragani waa halyeeyo qaran intuu nebi muxamed SCW oo qudha ku amaanay baanad weligaa amaanayeyn doqonyahow doqonku dhalay²
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Abwan hassan Ganaye Mu Nolyahay Mise uu dhintay
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
Wuu Noolyahay Alle cimriga iyo caafimaadkaba ha u siyaadiyee
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
@@z012y Amen zxp
@ckariinamare1828
@ckariinamare1828 3 жыл бұрын
C/k.a
@nasracabdilahi7602
@nasracabdilahi7602 4 жыл бұрын
AF kaaga caano lagu qabay
@garaadofficial727
@garaadofficial727 4 жыл бұрын
6
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 жыл бұрын
Anigoo magaca gobolka togdheer qofka chanalkan iska leh wxn ka codsanayaa inuu amar iisiin karo in qaato
@hamsegolde9473
@hamsegolde9473 6 жыл бұрын
c/laahi xasan ganay waxan ka codsanaya inoo nosoo galiyo maansidi duufaan ee laba midabka deercada mahadsnid slland chanal
@hiissalaan5437
@hiissalaan5437 5 жыл бұрын
waaa abwaaan caana
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Waa xasan cabdilaahi xasan ganeey
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 жыл бұрын
Abwaan Xasan Ganeey Muxuu soomaaliweyn Wax u Saafay Ama U Sarbeebay Hadaan Qaadanayno
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
RIWAAYADIHII SII WAXAAN KA XASUUSTAA 1.DAB JACAYL KARINWAA KHADRA DAAHIR IYO AXMED CALI CIGAAL 2.DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKII IN AN KANGA. 3.MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA KA MA SULA WAY BADNAAYEEN
@jimalemohamed68
@jimalemohamed68 4 жыл бұрын
musiibadu aduunyada ayadaa umacalina weeye wllo
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Asal somalilander khadra daahir waa mar 2aadkii, markii koowaad waa sahra iyo bacaalwaan original la soco.
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
NIN QABIIL DILOODAY WAA GANEY SOOMAALOODHAN HADDUU AWOODO ISAAQBUU KADHIGILAHAA GABLAME
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 жыл бұрын
Afsomaliga kugu yar manaad fahmin wuxuu ka hadlaayey laakin waxaad caddeysay waxaad tahay.
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 4 жыл бұрын
Waar odaygu waa asaasaq walaahi mar hore ayuu ka shubay waayo ilaahey baan idinku dhaarshee muxuu hadeer ka hadlay walaahi i don't understand what he's talking about nin waalan oo gaboobey iga dheh
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 4 жыл бұрын
Waa lala wada yaabay!! Da'da uu yahay iyo wuxuu ka hadlayo
@a.jamaja4911
@a.jamaja4911 4 жыл бұрын
NO Litt boy like u can never ever understand this tape of bad boy talk so shut up bro
@ayaanlehetie3974
@ayaanlehetie3974 4 жыл бұрын
Ashamed with you impolite
@aboorguure4266
@aboorguure4266 4 жыл бұрын
Haraggan la sheegaa ma aha wax jira oo ingiriisku taariikhda uu dalkeenna ka qoray laguma hayyo. Lamana arag Haraggaasi meeel uu yaallo ama lagu hayyo. Waa sheeko beeen abuur ah oo gacan ku rimis ah.
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Maxad ahayd adigu INA dhilo
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 4 жыл бұрын
Waxaan Ingiriis qorin ma jiro miyaa?
DEG DEG: FALANQAYNTA QAABKA DHIMASHADA ISMAACIIL HANIYA AY U DHACDAY
14:13
Qaybta shanaad ee masiibada ok
19:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 129 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Tixdii Shareero - Abwaan Xasan Ganey
8:29
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 106 М.
Xuska fanaankii Maxamed Saleebaan Tubeec ee Sudan, qaybta1-aad.
23:06
TRUMP OO WEERAR XUN KU QAADAY ILHAAN | 'SOOMAALI TAAGEERTAY'
27:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 77 М.
Abwaanka Wayn Ee Xasan Ganay (TIXDII GAHAYDHLE)
4:41
Mattaanaha
Рет қаралды 51 М.
что за звук?
0:15
Мурат 07 манипулятор
Рет қаралды 2,4 МЛН
Дальше без меня!
0:25
SMASHCAR
Рет қаралды 419 М.
Be kind #car #corvette#funny#c8#ferrari #foryou #mycar#prank#corvettec8 #lamborghini #shorts
0:34
Eidan Sanker / Don’t Touch My Car
Рет қаралды 6 МЛН
ЗАКЛИНИЛО ГАЗ 🤯
0:16
Top YouTubs
Рет қаралды 376 М.
Фишки FORD F-150. Часть 2
0:54
Fresh Маркетплейс
Рет қаралды 2,8 МЛН
казахи сделали мустанг🤯❗️
0:26
Профессор ПельменАрти💀
Рет қаралды 7 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
0:29
How Ridiculous
Рет қаралды 35 МЛН