Abwaankii Sameeyey Heesta Mursal Iyo Hodan Oo Ka Hadlay Qisada Runta Soo Dadaal Maxaa Looga Jeeda?

  Рет қаралды 65,041

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Nagula Saaxiib Instagrame / dayaxfilms_
Dayax Films Waa Dookha Dadka

Пікірлер: 207
@abdijama8306
@abdijama8306 3 жыл бұрын
From Laaska Reer Laaska Is Muujiya 🥰🥰🥰
@yoolaffiliate
@yoolaffiliate 3 жыл бұрын
Laaska sxb waa walalkay magaciise ma goobaa ladhahaa
@maxamedbuluc
@maxamedbuluc 3 жыл бұрын
From hargiesa cadey i love reer gabilay iyo hadalkoda yar e macaan wan ku haysta ad ban idin salamay Reer gabilayoow
@hodancabdilaahi3678
@hodancabdilaahi3678 3 жыл бұрын
Kaa qaday wll si sharafle
@maxamedbuluc
@maxamedbuluc 3 жыл бұрын
@@hodancabdilaahi3678 haye walashay qurux lakin iso dayday inan rer gabilay ah on qoys iyo rer wada dhaqano wllo ad banan ku salamay
@hodancabdilaahi3678
@hodancabdilaahi3678 3 жыл бұрын
@@maxamedbuluc aad baan kaga qaday wllky la wayi mayo Inan ree gabilaye soo diyaar grow aduu
@maxamedbuluc
@maxamedbuluc 3 жыл бұрын
@@hodancabdilaahi3678 wllo diyar ban ku ahay siden kula so xidhidha meshan wad iska fahmaysaye
@hodancabdilaahi3678
@hodancabdilaahi3678 3 жыл бұрын
@@maxamedbuluc wll ma aqaane sidee ula hapoon adi
@argsanmuuse1745
@argsanmuuse1745 3 жыл бұрын
Rer burco is mujiya saxibYaaaL
@aaminahussein4039
@aaminahussein4039 3 жыл бұрын
Abwankaygee reer gabilay ilhy hakuu barkeeyo amiinaw soo daa
@arafatamaudi6632
@arafatamaudi6632 3 жыл бұрын
Amiin Samdoon Waan Ku Tageera Hal abuurnimada . Balse Waxan ku khilaafsanahay Hadalada Gafka Ee Uu ka dhigayo Fikir Saalima Wllo alle Ha ku so Hadeeyo Fanku baldhan Lkn Fanka musiga WATaa wa xaraaam Maqdaca oo cad . FG . Wax Sheeg Wllnimo Kaga Yimi mid ka mida tageerayashada amiin samadoon . Alle Haydin Sharfo Adiga Iyo Mr. CABRIRAXMAN DAYAX.
@sakariyemohamed4423
@sakariyemohamed4423 3 жыл бұрын
Waxanad Dadka U macaynayso Wa Heeso eed afka macan fanka ugu yeedhayso marka heesa ilhy Aya quriinka ku shegay inay dambi iyo camal shaydan yihiin marka wllo adiga iyo inanka ku waraysanaba ano si islanimo leh idinku digaya Ilhy wxu qurunkisa ku shegay inay xaarantay dadka ha uga dhigina inay wanagsan kuwan kabaxaya aya sheegay inu fanku xunyahay magac moye maalna laga Helin mrka wlloh adoo Aduunka Magac ku yeesha adoo ilhy agtiida magac ku yeesha ka wngz tay gaaldu doonaaya wa inaad ilhy agtisa mcg ku yeelan wa ta uu pro
@mohmedasse9344
@mohmedasse9344 3 жыл бұрын
Qur aanka hakka been abuuran heestu inay fanku inuu xaran yahay halkay ku taala walal
@ilhaanapdirahman6425
@ilhaanapdirahman6425 3 жыл бұрын
fanku wa xaraan waxaana xaraan ka dhigay music ka hno wiilkuna wa sax ee Kama beer abuuran quraan ka
@sabiriinmuhumed3941
@sabiriinmuhumed3941 3 жыл бұрын
Mashlh runbad kahadashay
@sakariyemohamed4423
@sakariyemohamed4423 3 жыл бұрын
Ila Hada waxn la yabanay Goortay Sidan Heesa Lagu Doodayo Hlka La leeyay Hlky Quranka kaga Jirta Heeso Wa xaran wana Camal shaydan war Bal Dib izugu Laabta Quurankagana Dib ugu Laabta ilama Aha inad Quraan Dhigatene🤣🤣🤣
@sabiriinmuhumed3941
@sabiriinmuhumed3941 3 жыл бұрын
@@sakariyemohamed4423 waxba halayabin rasuulkaa sii shegay inuu iman dono saman la xalalaysan dono hesaha
@Fahmi_Heego
@Fahmi_Heego 3 жыл бұрын
Keep Going
@shukrisharif8714
@shukrisharif8714 3 жыл бұрын
@Rasmi Rays2 Salaan Sare Sis😘😘😘💘💘💘💘💘💘💘💋💋💋💘💘💋
@Suhuur1
@Suhuur1 3 жыл бұрын
@@shukrisharif8714 Rasmi rays mahe walalo
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 3 жыл бұрын
Rasmi qurux miss u qli
@nimcokhader8329
@nimcokhader8329 3 жыл бұрын
Keep going mohmed aamin abwaankeen llketa hlka xishoonina✍️🤩
@xannaanabeheed2757
@xannaanabeheed2757 3 жыл бұрын
Masaajka ruuxdu waa Qur,aan ka iyo digriga alle ألا بذكرالله تذمئن القلوب Allah u toobad keena wlo Wxan idin yara xasusinayaa, daganan zhaHa iyo nabada, iyo amniga waa diinteena suuban masuulna wuu inaga wada saaran yay ee inoo ilaliya 🥰👏
@Girlboss1.
@Girlboss1. 3 жыл бұрын
Abwaan Rer somaliland Khasatan Reer Gabiley❤️😍💚
@suhaybsiyad2709
@suhaybsiyad2709 3 жыл бұрын
Kadaa aamiinaw Masaajka Ruuxdu Maaha Heesaha Ee Waa Quraanka afkaaga Dambi ha kusoo jiidan
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 3 жыл бұрын
Aamiin samadoon. Abwaan hibo iyo Hido u leh Fanka. Maskaxdaada alle haku barakeyo.
@MohamedAbdi-wk8gr
@MohamedAbdi-wk8gr 3 жыл бұрын
Fankii ayaa kala laba ah waxbaa idinka qaldan Haday noqoto Gabay maansadii wixii la tirinayey iyo majaajiladii oo kale waxaasi danbi maahan balse heesihii oo illahaybaana inoo sheegay inuu danbi yahay waayo islaam ayaynu nahay markaa heesuhu waa inaga xaaraan waana danbi waayo dam dam iyo waxaas ma ogola diinteena islaamkaa illahaybaa mahad leh islaam inaga dhigay الحمد لله على نعمة الإسلام والإيمان 🤲
@abukarahmed4137
@abukarahmed4137 3 жыл бұрын
Amiin samadonow fanku wanaag haku sheegin erayada hadii sidooda loogu gabyo waa wax wanaagsan balse hadii music lasaaro laguna luuqeeyo hablahana cowraadkooda eyku muujiyaan waa xaraam sax ah Sidaa darteed fanku ha ug yeedhin dhalinta yar yar ee diinta ugu yeedh
@abdiqanigaafane1981
@abdiqanigaafane1981 3 жыл бұрын
GapilaY dugsiga barashada jacaylka ❤❤❤
@intisarm6014
@intisarm6014 3 жыл бұрын
Masha Allah my two favourite guys This is what we need to talk about it a lot And it is good idea to open the school the people they come on and how they love each other and to respect each other for real not fake so if you guys looking for a teacher's hired me God bless you my brothers #God bless Somaliland❤🎤🎤
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 3 жыл бұрын
I am also ready. Employ me too.
@youngyonis4447
@youngyonis4447 3 жыл бұрын
Can I teach Somali ?
@mustafesuleiman1662
@mustafesuleiman1662 3 жыл бұрын
Next CawaaLe Deeqsi Ayaanu kaaa Sugayna Sxp
@Shankarofficial123
@Shankarofficial123 3 жыл бұрын
Nabi muxamed darti subscribe iigu saar
@abdishakuuryoussef5604
@abdishakuuryoussef5604 3 жыл бұрын
Naxariista iyo walaalnimadu waa cajiib walaal allaah dartiis like+subscribe iigu saar ...
@libanmohamedjama8337
@libanmohamedjama8337 3 жыл бұрын
Musical somaliyeed in lagu marti qaado waan xiiseyneynaa siiba maftuux cadceed iyo macalin furinle
@mustafesuleiman1662
@mustafesuleiman1662 3 жыл бұрын
Wr cabdiraxmaanooW Barnaamijka waad Nagu Yaraysay Maad sidii kuwii Hore ka DhigTid🙏
@dhalgobedinaadan9125
@dhalgobedinaadan9125 3 жыл бұрын
subxanallah illahay kabaq wll wadadadana waxba haka sheegin heesana hano macaneen Alle xaqa hayna garan siiyo
@maanhassan2945
@maanhassan2945 3 жыл бұрын
Wll uu sha qaysanaYa
@abdirahmanabdirahmanxikmaa4783
@abdirahmanabdirahmanxikmaa4783 3 жыл бұрын
Wow! Iam from gabiley.
@samiaali5888
@samiaali5888 3 жыл бұрын
Wankaa qadnay Amiin samadoon hadan nahay rer gabiley❤🥰
@nadiramoumin1054
@nadiramoumin1054 3 жыл бұрын
anaa adan ku salmy kawarenbe
@samiaali5888
@samiaali5888 3 жыл бұрын
@@nadiramoumin1054 wan kaaqaday wllshy qliyey adna❤🙏
@burhaanmahamed5560
@burhaanmahamed5560 3 жыл бұрын
runtii waa youtup-ka reer hargeysa ee sida dhabtaa an ugu xirahay barnamij laga soo dayo een firsani waa yaryahay dayax filims karaman idin hayaa
@raqiyaruun1051
@raqiyaruun1051 3 жыл бұрын
Aamiin samadoo wll qalia hore usoco
@safadhemanosman3767
@safadhemanosman3767 3 жыл бұрын
Amiin samadon wan salamay abwanka
@sakariyemohamed4423
@sakariyemohamed4423 3 жыл бұрын
Waxanad Dadka U macaynayso Wa Heeso eed afka macan fanka ugu yeedhayso marka heesa ilhy Aya quriinka ku shegay inay dambi iyo camal shaydan yihiin marka wllo adiga iyo inanka ku waraysanaba ano si islanimo leh idinku digaya Ilhy wxu qurunkisa ku shegay inay xaarantay dadka ha uga dhigina inay wanagsan kuwan kabaxaya aya sheegay inu fanku xunyahay magac moye maalna laga Helin mrka wlloh adoo Aduunka Magac ku yeesha adoo ilhy agtiida magac ku yeesha ka wngz tay gaaladu la dagalmysana wa ta kasoo horjeedkedi uu pro
@abdikafinursalad4482
@abdikafinursalad4482 3 жыл бұрын
waan kuu taaganahay abwaan amin samdoon abwan da,yar oo hadana ilahay hebo siiyey alle hakuu siyaadiyo
@xabiibulmalayiinkamudug6410
@xabiibulmalayiinkamudug6410 3 жыл бұрын
lacazete u eka abwanka😁😁😁
@xidigcabdulahi7064
@xidigcabdulahi7064 3 жыл бұрын
Manta Ana uhoreeya like gigig kusiiya
@xannaanabeheed2757
@xannaanabeheed2757 3 жыл бұрын
Diinta baro mcnkeeda iyo muhiimada iyo kaalintay inoogu jirto ayaad ogaane 🥰
@colonelpetit6731
@colonelpetit6731 3 жыл бұрын
Asc bahda Dayax show dhamantin wn idi salamay,wxn inuka qod saanaya Abwanka moxamed Amiin ayan raaba iwac kusa
@khaalidzakikhaalidzaki8893
@khaalidzakikhaalidzaki8893 3 жыл бұрын
Keep going pro
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 3 жыл бұрын
Next cawaale dayr please 💕
@almaofficial7
@almaofficial7 3 жыл бұрын
AMIIN SAMAD00N WAAN KULA QABAA FIKIRKAA WLL FANKA GURACA KA DAAYA FANKA IY0 SHAQSIYADANA KALA SAARA♥️👑♥️👑♥️🙏🙏🙏🙏
@roodamahamed5433
@roodamahamed5433 3 жыл бұрын
Waaw gabily wad salamantihin
@Janno190
@Janno190 3 жыл бұрын
CABDIRAXMAAN WAAN KAA QAADANAY SALAANTA ✋✋✋
@sacdiyamaxamed9785
@sacdiyamaxamed9785 3 жыл бұрын
Mashalaah walalahayga sharafta badan isaara subscribed
@ayaanahmed906
@ayaanahmed906 3 жыл бұрын
Aamin samdoon xayakaalah huuno💚🥰
@maazimzakariye281
@maazimzakariye281 3 жыл бұрын
HADAAD DUFSIGA BARASHADA JACAYLKA FURAYSO HARGEYSA INOOGA BILAW USTAAD
@foozaycawel2469
@foozaycawel2469 3 жыл бұрын
Maasha allaah wa abwaan yar
@semonmohamed1142
@semonmohamed1142 3 жыл бұрын
Dayaxow walaalo Please garan qacaba dheer xidho walaalo jiidhkaga dhiisaysii
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 3 жыл бұрын
Aniga Abwaankaygu wa XAMSE XADAARI e ninka noogu xeji dayaxow
@abdirahmanabdirahmanxikmaa4783
@abdirahmanabdirahmanxikmaa4783 3 жыл бұрын
Keep moving here.
@nasrikhan4047
@nasrikhan4047 3 жыл бұрын
Kulaha fanku wa wax qurux badan Subxanalah Kani waa faaruq
@abdifatahahmedaden3401
@abdifatahahmedaden3401 3 жыл бұрын
Heesuhu waa xaaraam ee haku dawakhin adeer liibaane
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 3 жыл бұрын
Inan kan shaadhka gacmaha gaaban ha iska daayo wariye dayax
@ahmednazir5299
@ahmednazir5299 3 жыл бұрын
Abwaan weedhsame Ku soo casuum Barnaammijkaga Dayaxow
@khaalidcabdiraxaman9883
@khaalidcabdiraxaman9883 3 жыл бұрын
Abwaanku uuu yara mixnadaysanyee😁😀😅🤣
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
😂amiin samdoon walee gabadha uu jecelye muna lagu magacabaay hesaad dhaxashy😂😂❤
@carafaadmaano66
@carafaadmaano66 3 жыл бұрын
Dayax films inta ku xidhan like iyo subscribe isara
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
#Amiinow Horta wL HanaGa dHaadhIcin Fanku xaaraan maHa waa Number one taazi midHa Labaad Fanaaniin ayaa izku kacda mrka mid ka xnuuzato ayaad i Liqsiinayzaa miyaa 😂 HyH wyaHy ee Let me ask you one question imisa Fanaan ayaa dar xumo iyo Gaajo u dHintay izka Daa inay Fanaaniinta kaLe ay wax siiyaane xitaa aanay sHacabka uLa HadLin oo aanay dHiHin HebeL zoo caawiyA markaz zida kLe Abwan Wcn bad taHy Lkn Ha aaminin Fanku maHa xaaraan
@ayuushiftin6416
@ayuushiftin6416 3 жыл бұрын
Wllhi ninkan wuxu ku hadlay wax dadka aan diinta baran wuu marin habaabinaya
@shukrisharif8714
@shukrisharif8714 3 жыл бұрын
Masha Allah Good Man ❤❤❤👈👈👈👈
@Anonymous-og8py
@Anonymous-og8py 3 жыл бұрын
Asc Abwaana... Amiin Samadoon!! No Faana No life and happiness and Thanku Direct &Cameraman Mustafe Saleebaan Thanku brother's 🙏 Hodan&Mursal forever ♥ and world will love you guys!! True love never dies Keep going 🕺💃🏳❤🤰Hodan 4indhoda Oo nawada iyo Caafimada inshalaaha Amiina yaa Raba🌬👨‍👩‍👧‍👦
@nadalentertainment1375
@nadalentertainment1375 3 жыл бұрын
amiin samdoon abwan ka abwanada
@marwaanyarefans1854
@marwaanyarefans1854 3 жыл бұрын
dayax films❤
@rahmadaher6733
@rahmadaher6733 3 жыл бұрын
Horey oo soco wll dayax
@zalmaqueen4213
@zalmaqueen4213 3 жыл бұрын
Amiin samadoon inader qaaali ❤❤❤❤
@cabdixakiinfaarax3152
@cabdixakiinfaarax3152 3 жыл бұрын
Abwaan aamin samadon Nimana hesihisa taa gero daren kasto ay leyihin legend horay usoco
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 3 жыл бұрын
Aamiin samadon iyo Abdirahman Salaan sare 🙌
@mostafezhaficiofficial9026
@mostafezhaficiofficial9026 3 жыл бұрын
Aamin halku ka hadlaayo wali maynaan gaadhin
@ishanoor3125
@ishanoor3125 3 жыл бұрын
Mash Allah
@soybia1276
@soybia1276 3 жыл бұрын
salan sare from djibouti and BORAMA
@ayaanbadan8782
@ayaanbadan8782 3 жыл бұрын
Maxamed amiin samadoon wllkay ilahay haku sharaf 💚✨
@munaabdirashiid3960
@munaabdirashiid3960 3 жыл бұрын
Xamse xadaari noo. Keen wll. Abdirahman.
@muusealonza2112
@muusealonza2112 3 жыл бұрын
wllkaY MaHmet AmiIn sama doon iYo Apdi_raHman dayax rUntIi waad kHaldantEen Oo HadalkasI wUu idinka dHacayE dib isuGu NoQda
@kawsarqurx3677
@kawsarqurx3677 3 жыл бұрын
Keep going pro clrxmn
@kalettdjama1617
@kalettdjama1617 3 жыл бұрын
Apdirahmanow zhp next abwaan xamse xadaari so qap0
@ahmednazir5299
@ahmednazir5299 3 жыл бұрын
Kan samadon la Leeyahy Reernimo ayaa ka muuqata iyo doqonimo
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkl
@ahmednazir5299
@ahmednazir5299 3 жыл бұрын
@@Sarah-to7oj miyayna sida ahayn kkkkkk
@nasraadow8905
@nasraadow8905 3 жыл бұрын
Respect our religious leaders please 🙏
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 3 жыл бұрын
Mnsh Allah
@abdisemedabdilaahi7694
@abdisemedabdilaahi7694 3 жыл бұрын
Mursal muse lgnd ❤
@zamzamahmeddaahir8363
@zamzamahmeddaahir8363 3 жыл бұрын
Hal hees 00 zamzam Ah muu sosarid mxy kudhcdey 😪
@shaaficiabdihasen8400
@shaaficiabdihasen8400 3 жыл бұрын
Sxbow bulshada shaqo fiican ayaad uhysaa sxb noosoo badi waraysiga dadka si wangsan oo dagan ayaad dadka uwarystaa sxb keep goin ku leeyhy nio❤
@zamzamahmeddaahir8363
@zamzamahmeddaahir8363 3 жыл бұрын
Bulaale isku awoow afrad ayan nahay Abwanka
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 жыл бұрын
Aamiin samadoon waa abwaanka xiliyadan
@origraforigraf1303
@origraforigraf1303 3 жыл бұрын
Qolyaha indhaha faraha wax ka gelinaya ee abwanku sheegay ma Burco. Abwan hanagu degdegin hhhh wa iga kaftan uun sidu isaguba u kaftamayo, inta wax soo qori doontana hakafataman uun
@axmedgaax-nuug1806
@axmedgaax-nuug1806 3 жыл бұрын
Masaajka iyo bogsiimada ruuxdu waa qur aanka iyo cibaadada
@libanmohamedjama8337
@libanmohamedjama8337 3 жыл бұрын
Dayar waxaad sameysay hormar lataban karo waana kuugu dhiiri galinaa shaqada aad noo hayso Waayo dad aana garanayn ayaa nabartaa ee meshaa kasiiwad
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
Amiin saxardiid abwaan jira
@ajama1894
@ajama1894 3 жыл бұрын
subxaanal allah ma wadaad yo fanaan bad is dhinacdhigaysa maquranki ilaahy iyo heesbd is dhinacdhigysa wale wad bady
@apdizalaanlyricz8279
@apdizalaanlyricz8279 3 жыл бұрын
Voice ka gabaan
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 3 жыл бұрын
Dadbadan oo wadaada ah ba kujira kulaha....😃😃😁😁😁mention dheh wadaadkaas
@Th3black15
@Th3black15 3 жыл бұрын
Best Apwaan
@jimcaalehuzzein8301
@jimcaalehuzzein8301 3 жыл бұрын
Zhp Apdi.Raxaanow soo.qabo suldaan seeraar
@warsan1144
@warsan1144 2 жыл бұрын
Asc walalow dhiyarina nokusoyacay hadadtin somalilan suliga hanagabuxine jecelkina marabno kurasta hawiye futadinakaqada god hadii leydikurido amba lino ledinsiyo makalajeclin muse kunoqda sidurabo ..... ragenna madfaca kudhacayay wadfarxeyse marqanlan iyo faqash labadinaba baxa bax Mudisho waxaa ikaleh hawiye amxarina lacuna 30 nano nabad ankunolnahay iyo wahajira isqabanayo maham xamarna quxurbadantahay miin eysan kacajisen waan ognahee halogafalo edebmaqatide ishxun nakufirisayna badda ihahey hakushubo adiga iyo nocaga ihahey ishoda nagababadi amiin amiin amiin amiin amiin ilahayow amiin yaarabbi amiin amiin amiin
@caaliyaladan1742
@caaliyaladan1742 3 жыл бұрын
Cabdiraman amiin anagu noo jeeda reer burco calol xumo abwaan
@siciinomaxamed6557
@siciinomaxamed6557 3 жыл бұрын
Dayax show maxa helay
@aaminaabdirisaaq287
@aaminaabdirisaaq287 3 жыл бұрын
War alle ka baqo fanku waa xaarane shaydan maryoowlayahow 😱😱😱😱🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 3 жыл бұрын
Musigu inuu xaaraan yahay Cid isku khilaafsani ma jirto Waa xaaraan Cad
@azmamahamud3816
@azmamahamud3816 3 жыл бұрын
Gabily jano
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 жыл бұрын
Gabilay huunadii kulahaa Caynba ayuu nooga furan yahay school kaaz amiinoow
@liilyooz
@liilyooz 3 жыл бұрын
Najma nashaad fanaanada sanadka🤗
@ImanImanYusuf
@ImanImanYusuf 3 жыл бұрын
Abwan aqlibadan
@somaliwise2248
@somaliwise2248 3 жыл бұрын
aamiiin samadoon
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 3 жыл бұрын
Maxamed Amin cumar barkhad bullaale abwaan keep going2020
@sofiaabdi9184
@sofiaabdi9184 3 жыл бұрын
😂 😂 Gabadheey mid kastoo qodob ka hadli wayay soo dadaal uu ushid lol
@abdirizakahmedmohamuud4533
@abdirizakahmedmohamuud4533 3 жыл бұрын
Xbb😂
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 3 жыл бұрын
Yaad ujeedaa ....kkkk ....cidna Uma jeedo .....waa hadalka dhabta ah
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 3 жыл бұрын
Amiin samadoon ❤
@happyjj8891
@happyjj8891 3 жыл бұрын
wadaada bulshada wax ay kabaranayaan ayay u sheegaan diin waano sida ay ilaahay uugu dhawaadaan ayey noo sheegaan yaan laaflagaadeen wadaada quraanka 50 dolar lagu barto majirto umada waxaadna ogeen ha usheegin qiil ha uraadin heesaha quraanku qalbiguu nuuriyaa heesahana qalbigeey madooweeyaan alaha xaqa hana iiyo dhamaanteen
CODKA UBAX - Silsilad-maanseedda Digrigii Xubbiga
42:25
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 201 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН
Heestii Xisbiga Waddani
1:26
Sayid Buraale
Рет қаралды 22 М.
waxan booqaney damal hotel
5:03
Xoosh Vlogs
Рет қаралды 1,1 М.
CODKA UBAX - Maxaa Dookhii Ku Dhacay?
54:40
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 900 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН