macalin cabdi casiis qof uu udhigay uunba garan kara qiimihiisa . walahi wa macalin iyo badh kaligayna maahe ardayda classkayaguna way ila qabaan illahaw macalin waxad jeceshahay oy janno u horayso kusiii .
@mawlidomarileeye55162 жыл бұрын
Amiin
@walaalahaoffical7017 Жыл бұрын
Jamacade bu buu dhigaa walaal ?
@cabdicabdilaahi38338 жыл бұрын
Dhiinkaygi jamacada iyo sidoo kale macalin aad u maskax furan wax badana kuso kordhiyay feild ama focult ka geology ga ee dalka Abdalla Sa'ad Musa Nadiif aad bad ugu mahadsantahay wll.
@sahracabdisamed39283 жыл бұрын
Number kiisa igu caawi wllo
@realmadridfans18596 жыл бұрын
Goodb introduction Thanks alot
@maxamuudmaanqaran89136 жыл бұрын
Thanks macalin sidii sifiican ayaad u wadaaa
@ahmedkasim57696 жыл бұрын
Nice lecture abdiaziz
@amenmah40305 жыл бұрын
0:9 say jamacadaha dalko dhan😂😂😂
@amarrecherinet60417 жыл бұрын
Mcha allah macalin thnkz allah ku daaye
@saamiyacabdiraxmaan70073 ай бұрын
Macalin iga soo jawab sushan aan ku waydinayo mada matth waan jeclaa secendary waanan ku ficna walhi exam GC eedawlada markaan galay ayaa marka exam galay ayay ayaan mid aan saxibahayn ayaan ubadalijiray exam oo uga shaqaynjiray marka yadaa laga qaday warqadadi waa laga calamadiyay waxan keenay madadi E ayay isoo qoreen walhi waaan ka xumaday waxan ku waydinaya fucalty ma qadankara oo masamaynaya shahahada dugsiga sare musqabalakay
@garashogarasho52027 жыл бұрын
Masha Allah
@Lm61546Ай бұрын
Somaali maad isticmaasho si laguu fahmo
@umalkhairhussein83007 жыл бұрын
Mashlaah my teacher
@salachblb-ez1rt Жыл бұрын
Good job
@sovietboi69298 жыл бұрын
cabdicasiis waad mahadsantahay
@calimaxamed47112 жыл бұрын
macalintii somaliya dhib waxaa haysta af somaliga waxaad u sharaxaysaa dad somali ah erayada english ah macnee af somali u badel
@cabdulahicarab70782 жыл бұрын
Jamacadaha dalko dhan dheh in Lagu dhahay waaba maqalnaaye
@ridwaanabshir56036 жыл бұрын
makhasabaa wll inuu scendry school kasoobaxo ardyga baranya accounting ga
@abdirahmanawilfarahhassang6884 жыл бұрын
Ooh jaamacadaha dalkoo dhan.
@Coolgng42 жыл бұрын
😂😂😂wlh somalidu wa fanny bal eg bilowga jamcadaha aya hoosta loga shega wa nahaab
@iftiinseheacadmey255 жыл бұрын
Jamacada dalkoo dhan ayaa lagaa hoos leeyahay
@jumeeracali31868 жыл бұрын
Mcalin abdi aziz huseein wabadan ayaan faa'idnay
@drabdihsan94385 жыл бұрын
M,a
@aadaniid27978 жыл бұрын
5000 oo qof xiyabiye miya dalka joga
@Shucayb-ts9wf Жыл бұрын
Var 😂😂😂
@maxamedgacal68314 жыл бұрын
Hhhh jamacadaha dadko o dhan dheh midba dhahaya
@abdulazizog17435 жыл бұрын
Taaj try to sovle the background sounds *Acoustics*