No video

Ader ma xuural cayn bad soo doonatay Wiilal isku hilba diriray ayaa guul wayn gaadhsiiyay Jubaland

  Рет қаралды 54,817

Guled Alifle

Guled Alifle

Күн бұрын

Ader ma xuural cayn bad soo doonatay Wiilal isku hilba diriray ayaa guul wayn gaadhsiiyay Jubaland

Пікірлер: 145
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Ай бұрын
Raggan waa rag somaliyeed waana dadka keliya ee wadaninimadu dhabkatahay guulaysta 🇸🇴
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 Ай бұрын
100% waa runta waxa lagu ababiya wadaniyada /Somalinmada Waxa huba jadi Cidanka Qaranka lodhibilha somalia Amason oo dalka dhibato moyane dheef u hayn ma jogten! Lkn aya yelaya somalia cadaw aya u heshiyaye
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Ай бұрын
Waa run waa geesiyaal udagaalamaya sidi ay u baabinlahaayeen khawaarijta argagixisa alshabaab.guul
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 Ай бұрын
Maya mayaa war ino kugu sidii Soomaalida ah marabno desha Itobiyanka maya
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Guul ciidamada Jubalaan guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul 💪❤️🔥🙏🌹💪🔥❤️🌹🙏💪❤️🔥💪🌹🙏
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 Ай бұрын
Meela ugalay nayuu boolis galan Ogaadan guuul geesiyad iladhashawo❤❤❤❤❤
@aminsayid856
@aminsayid856 Ай бұрын
In la dhibsado maaha ciidamada new boolicku waa geesiyaal soomaaliyeed ilaahay meel kasta uu ay joogana ilaahay ha la jiro
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Somaliya waa somaliya
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Soomaali waa soomaali meel walba ay joogaan
@saidmm9953
@saidmm9953 Ай бұрын
Raali ahoow. Guusha ilaah ayaa bixiya. Khawaarijtana ilaah ayaa jebiyey. Halkanna uguma horeyso meel lagu jebiyey. Ugumana danbeyn doonto insha'allah.
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Alshabaab khawaarij. Guuul dawlada Jubbaland 🇸🇴🕊️ oogada.. Jubbaland investment yr country 🇸🇴 somaliyey hanolato ❤️
@memr7493
@memr7493 Ай бұрын
Guulesta Jubaland my lovely people Ogaadeen and absame and all my Somalia 🇸🇴 brothers and sisters I love you all of you ❤keep going
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 Ай бұрын
احمد محمد اسلام الريس الدولة جبلاند احسن الله اليك وبارك الله فيك GUULESTA ADEER
@faadumo12331
@faadumo12331 Ай бұрын
Khawrishit0. Waidoor. Iyo. Hawiye
@faadumo12331
@faadumo12331 Ай бұрын
Liyuu. Polis. Guulista
@faadumo12331
@faadumo12331 Ай бұрын
Cadawoguhajabo
@faadumo12331
@faadumo12331 Ай бұрын
Insha. Alaah
@user-tx8sd5cz3g
@user-tx8sd5cz3g Ай бұрын
Dambi maahan WA dhulkooda ilhey baa guuleyay guutada birjeex guuleysta dhamaan ciidanka xooga dalka soomaaliyeed
@Caliyuusuf-rh9nw
@Caliyuusuf-rh9nw Ай бұрын
Mahadsanid wllky qaali SOOMAALIA meelwalbo eejoogto eena kudhalato waa SOOMAALIA jamhuuriyada SOOMAALIA ee kaqabkaraan xilwalbo oo SARE ciidamada SOOMAALIYEED meelwalbo ee joogaan waamid
@Ali-rk2yp
@Ali-rk2yp Ай бұрын
Liyu bolis wax ladhaha kama jiro jubaland glued alifle jooji wlle arintaas
@abdullahinur2303
@abdullahinur2303 Ай бұрын
@@Ali-rk2yp Waa nin yar, mana dareensana saamaynta ay ku yeelan karto caalam. Keliya inuu amaano ayuu dareemay.
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Ай бұрын
Koofur khar kama soo jeede ogaadeeno horeesta jubaland wan bogaadinaya reer jubaland from soomaaliland
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Ama keynya etobiya kaa so jedo somali waa somali
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 Ай бұрын
Adigu iso badh in ad thy Somali dhab ah ! Waan huba inay ka somali sanyhin !
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Waa roon wll qali
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Wll ronta wxan jacelhay shanta somaliweyn ina arko qowad qeyn leh barwaqo leh an jacelhay ina arko
@zeinabs678
@zeinabs678 Ай бұрын
Alifle waa geesi aan runta ka gaban mashaallaah
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 Ай бұрын
Guul ciidanka Jubaland waa Cidanki Liyuu ee Ogadenia faraxad wayn ayy nothy in ay guul gadhen Alle marwalba Gusha hasiiyo Birjeex waa Cidan Qimo badan Ma sha Allah haka ilawina ! Alife sifican ayf u dhigty Cidanka jamuriyada Somalia waxa halkas Dhigay Alqushash aya ku dhaxmeelmay!
@memr7493
@memr7493 Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 waa somalia 🇸🇴 waana uu bahanahay wiixii somalia ah oo somaliniimad iyo nabada jacelbaa luuybuliis ahoow aamaa darawiish ahoow we saying welcome somalii it’s one nation we are all brothers and sisters ❤🇸🇴💪🏽🇸🇴☝️🇸🇴❤️
@nimcoahmed1953
@nimcoahmed1953 Ай бұрын
Guuuuuuulasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤together we are one ❤❤❤❤❤
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Ай бұрын
Ogaadeen waa mujaahidiin dhaba 120 sano .ayey cadawga xabashida la dagaalamayeen runtii waa mujaahidiin dhaba guul
@Yedo25254
@Yedo25254 26 күн бұрын
New police waa reer jubland cidii ay dhibaysa ayada ayay utaala...Viva new police
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Masha allah alshabaab markay maqlaan ciidanka deegaanka Soomaalida kabay kacararaan wa lahuba laakiin ninki neceb ciil haw dhinto
@user-xc3qd3vm9b
@user-xc3qd3vm9b Ай бұрын
Guull new police
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
Shabaab inau jabeen wa cadshy mar hadey cidanka djigten ciyaal ka.
@ahmedosman9338
@ahmedosman9338 Ай бұрын
Guled
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Ай бұрын
Bal ilmahaasi intuu le,egyahay arxan daranaa alshabaab subxaanallaah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Guul guul guul
@abdullahinur2303
@abdullahinur2303 Ай бұрын
MAGACA AAD U ISTICMAALAYSO CIIDANKA BIRJEEX 100/1001 JEER AYUU KHALDAN YAHAY. MARKA HADDIIBA HORE LAGUUGU SHEEGAY INAAD QAADATO AYAY AHAYD.
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
abdillahinur ADIGA alldhabab baa tahy .guusha cidanks ayasd ka xuntahy .luquntaa kagaa jarey khawaraji batahy
@abdullahinur2303
@abdullahinur2303 Ай бұрын
@@warsamemohammed9422 waxaan filayaa in aadan ahayn ruux qaangaadh ah. Haddaadvi taqaanana sidaa ma aadan dhahdeen. Midda kale shabaab iyo khawaarij waa cay iyo habaar wada socda. Dadka lama caayo lamana habaaro.
@malakaaay
@malakaaay Ай бұрын
waa saxan waana amxaar afsomali baratey kuwa kuwa ka xanaaqa lyuu iyo magaca gobolka ogadenia
@zeinabs678
@zeinabs678 Ай бұрын
Allaah ha xafido
@mulkiahmed3859
@mulkiahmed3859 Ай бұрын
Maasha allaha allaha idinka qabto cadawga waa noo hiilisen allaha idin hiiliyo dadkeni bey dhameeyn
@zeinabs678
@zeinabs678 Ай бұрын
Mashaallaah laa quwata ilaa bilaah
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 Ай бұрын
Guul birjeex
@kamalabdi1619
@kamalabdi1619 Ай бұрын
Kumade power ❤
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Cidanka gesiyasha e Jubaland khasatan Cidanka Birjex illahay ha guleyo insha Allah
@KAMALOFFICIALKAMALOFFICI-iw3cq
@KAMALOFFICIALKAMALOFFICI-iw3cq Ай бұрын
Liyuu police guuuuul aabo
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Ай бұрын
saqiiradan ay kawaalayaan dey al shabaab allh hanaga qabto waryaa gaban ogaadeenka lafa isticmala iidoor maysticmaalo
@mohamedsaidmohamud5920
@mohamedsaidmohamud5920 Ай бұрын
Manshallh guul inshallh somaliaweyne jubbland
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 Ай бұрын
Ogow waa caruurteeniye hala raadiyo kuwa caruurta soo dira
@ngye8033
@ngye8033 Ай бұрын
Hayb gaar ah miyaa jubaland ciidankeda sax halkaa guuledow
@ra-lk8yv
@ra-lk8yv Ай бұрын
wuxu kawada waa isku mabda/ maha cidan qabil ama khawarij dhax gashay ee waa ciidan ayaga walaal iyo aabo iyo hoyo isu ah waa ciidan ayaga isjecel is ilaaliya
@ahmedosman9338
@ahmedosman9338 Ай бұрын
Runta
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Ай бұрын
Iilom yaar oh saaqir aah
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Ай бұрын
ManshAllh maarkih oguh hooreysay Mr. Maadobeh gaagal gaalo
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 Ай бұрын
Adeer meesha KUUMADE ayaa maraya allaa mahadleh ❤
@muktarlathanemuhiyadin-ez4mj
@muktarlathanemuhiyadin-ez4mj Ай бұрын
Guul
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy Ай бұрын
Baldaawo caruurta lasooqalday ilmo dhaawaca ayeykudiganayaan alla kudooriye anagu gaban manaqaano dhabayada weydii
@venti9407
@venti9407 Ай бұрын
Hambalyo
@hassankolan7820
@hassankolan7820 Ай бұрын
Birjeex Wala ogyahay enay new police aby sokala diray enay yihin wala ogyahay
@user-on3bh3lr7n
@user-on3bh3lr7n Ай бұрын
❤❤❤
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 Ай бұрын
Masha Allah maraa waxid ❤❤❤
@user-tu7ut1on6z
@user-tu7ut1on6z Ай бұрын
deka dhibsnayaa waa hawiye ciid kale mahaa guled , la soco ugaadeen ido dhulmahante baa sooomaali ug geesiisan , aaad ivo åd baan ubogadiiinayaa ciidankaas
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 Ай бұрын
🦁🦁🦁🇸🇴
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361 Ай бұрын
Waa guul,mashaa allah
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Ай бұрын
Ax waa cunugyar alla wan kanaxay cunugayar ee lasokhalday.wu dhiigbaxay please haladaaweeyo dhaqanceelina halageeyo
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 Ай бұрын
Alifle xogtan xageed ka keentay, guutada birjeex waa liyuu police waxba kama jiraan, waa dacaayad la buunbuuniyay. Way jiraan dhalinyaro ka timid deegaanka laakiin guuto dhan baa liyuu police ah, ma jirto.
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
War axmedow wilasha ha nagaleyn Dagaalka geli cidamada darwiish iyo kuwa kalr.
@mahamedali9245
@mahamedali9245 Ай бұрын
Ciidanka gaarka ee dds ayaa kaqabtay Alqushaa
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361 Ай бұрын
Ciidanka muqdisho dagaalka daacadkama aha,
@user-iv2po9tq8g
@user-iv2po9tq8g Ай бұрын
Waa iska noocaa markii aad gumeysi kusoo korto Aamus amxaara kalkaalow
@dugulemuse4458
@dugulemuse4458 Ай бұрын
Guul Guul
@user-jb4wo7vs3c
@user-jb4wo7vs3c Ай бұрын
Kuwa saas dhahaayo iyaga deegankooda haka xoraystaan cadowga qawaarijta aniga waxan dhihi lahaa gabi ahaaanba ha jifo halaga dhigo ciidankeeda
@MohammedEssa-um4ee
@MohammedEssa-um4ee Ай бұрын
500 ayaa lagaga dilay dagaaladii Bariiray iyo Buundooyinka Alshabaabta xagad kuilowday. Dagalkada Bariiray kadhacay waxa ay ahaayen jabkii ugu horeyey ee soogadha Alshabaab.
@venti9407
@venti9407 Ай бұрын
Ogaadeen file maleh tuugna ma leh cadae u shaqeeya galbeedna xoreeyay ,ciisana waa u ogyahay hiilka ay u muujiyeen wiil ogaadeen iyo wiil ciise wiil uma dhaxeeyo Noolow gullet alufle
@Maxd-k7e
@Maxd-k7e Ай бұрын
Horay❤usoco❤sayidkow❤wagul❤iyo❤gobanimo❤alaqabe ❤maqof
@user-st2mv8im2d
@user-st2mv8im2d Ай бұрын
Waa lagu Noolaysiinayaa😂
@Hurusocod
@Hurusocod Ай бұрын
Guuleedoow waxaad ilowday, Muuse biixi iyo faysal ci waraabe oo kasoo geeda iyaguna deegaanka.
@ahmedmahdi88
@ahmedmahdi88 Ай бұрын
Wiilashaas waa wiilal soomaliyeed oo reer jubaland ah ma aha Ethiopianka aad ku daba wado.
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Hambalyo Hambalyo Ciid mankeena jebeya alshabaabka in badan ayey na qarxiyeen hal hakasoo reebina geesiyada jubland
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 Ай бұрын
Markaan arkay wiilasha ku dul dhaanteynaay argagixisad meykooda waxaan is iri war ku waan u ekaa kuwii sanadkii hore dds ka difaacay ugus ilaa aan wariyahan noo xaqiijiyo nin aan magaca daaroot argagiso jabin waaye guuleysta reer jubaland axmed ha qabto bu aale ha isku foro ilaa gado
@hanathajo313
@hanathajo313 Ай бұрын
Waa run dadka hadey isku heyb yihiin oo isku hilba dirirayo weliged lagama guleysanayo tusale waxa kugu filan xawaadle macawiisleydoda waxan marqati ka aha macaweysley 30 nin ah in ay alshabab 100 iyo kabadan ah eryadey,
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k Ай бұрын
New polis waa walalahen geesiyaal ah
@muktarlathanemuhiyadin-ez4mj
@muktarlathanemuhiyadin-ez4mj Ай бұрын
Argagixisadu maaha Islam diinba ma haystaan
@yusufjamanoor417
@yusufjamanoor417 Ай бұрын
Reermiyigii ayaa inoo waramaya.!!! Tusaale ayey u tahay siday somalidu u jabtay dhinac kasta
@abadidsaid5727
@abadidsaid5727 Ай бұрын
Aleefli salan sare
@cusmaniyinta
@cusmaniyinta Ай бұрын
lkin waxa wax laga xumado maleeshiyo beeleed ama mamul guboleed inad buun buuniso ciidaanki qaranka ee guboladi Amisom ka soo carartay ka saray cadawuga ee ka xooreeyay inad yasto lkin ciidaankan ad amansyid muran kuma jiiro isku heeb iya nahay u amanayiso oo guul reer ka dhiigto wa nasiib daro kuwan wa kuwi shalay dadkooda xaduuqi jiray kaga xuma axmarada shacabkooda wa liyuugi cabdi ilay u shaqayin jiray wa dabiilayashi ka cararay cadalada wa kuwi shalay ad dhihi jirtay soo qabtay sarakiishi cabdi ilay way ina dhameeyeen marki cabdi ilay la qabtay iyu labagoole istaaf ahan kismayo ula caray isago ka caraya in la qabto
@user-pm9yk4mt2p
@user-pm9yk4mt2p Ай бұрын
Xaawo taako qabri bayax bay ku dhalatay
@DhaxalDareen
@DhaxalDareen Ай бұрын
Guuled Run baad ka hadadhay inkastoo ciidanka soomaliyed mid yihiin hadana Liyuu bolisku Waxa uu dheeryahay ciidamada kale Go-`an qaadadhada iyo Dhabar adeeyga guushana Allah ka sokow Dhiiri galintrda Liyu bolis baa iskale Tusale wiikaan muuqalka duubaya Wuxuu ahaan jiray liyuu bolis Guutada 3aad ee fadhigoodu yahay Gobalka Doolo marka hadalkaga cidii dhib sataa Waa Alqushash ciidanka somaliyeed na Ama Xamar ha joogo ama Dds ha joogo Hadafka waa iskaga mid
@farhanmeilingf3438
@farhanmeilingf3438 Ай бұрын
Amxaadana sidaas isaga dhiciya jigjiga kufsaday!
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
Farjanmeilin Adiga lagu kugsan siilkana baruut lagaaga gubey
@user-in1du4bm3f
@user-in1du4bm3f Ай бұрын
Wll khadar shiine iyo bare yaasiin baaba kujira liyuu polis nabaar ah weye walahi waa bir wabala ogaandonaa waxagaadha al qushaash wax yar suga
@user-jb4wo7vs3c
@user-jb4wo7vs3c Ай бұрын
Dagaalkii badar mid lamida ah ayaa kudhacay 😂😂😂
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Ogaada kuumadow inay muhiim tahay midnimo, aduunyada isbadalka ka socda adiga ha dhex ordin hana noqon halyey dhintay Laakiin dhashiisa bila dhaxal noqoto. Always ask yourself what is in it for me? There is no somalinimo, remember my people. Kuumadow don't a hero.
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Ай бұрын
Kuwan gobolada dhexe waa muriyaan iyagaa .al shabaaba askarta ayey ka buuxaan maxaa yeelay meel kasta oo laga xoreeyo . Dib ayey u qabsadaan halkaa waxaa ka muuqata in ay iyagu yihiin al shabaab
@guledxarrago419
@guledxarrago419 Ай бұрын
kii yaraa ee reer miyiga ka yimid wuu ilbaxay
@MaxamedAbdirasaaq-cp4vk
@MaxamedAbdirasaaq-cp4vk Ай бұрын
Iidoorka maahan waa maajerten kuwa gabanka yiraahda
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 Ай бұрын
Denbi ma aha in laga so jeedo deeganka somali da gool goil gool
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Ай бұрын
Iidoorku kuray ayey yidhaahdaan kuwa waaweyn laaya
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k Ай бұрын
Khawarij bal fiiriya inan Kan yar ay reerkisa ka soo qafashen waa saqiir Jehanabo gala khawarij
@caliyusufkulane3309
@caliyusufkulane3309 Ай бұрын
Cidanka magac kale halo baxsho.sida birjeex
@cusmaniyinta
@cusmaniyinta Ай бұрын
war faanka intaa le,eeg waxa ku jabay mouse af taag malin wad guulayisan maalin wa laga guulayisan guushana nin lama dhalan guuldaradana nin la dhashay ma jiiro lkin fulay guulayistay iya sidaas u faana ciidaanki qaranka somaliyed iyad been ka sheegtay malin malmaha ka mid ah iyay iman guuldaro
@Ali-rk2yp
@Ali-rk2yp Ай бұрын
Waryaa jooji isfashilinta want kujecelnahay ee kadhexbax arimaha iyo xogta ciidamada
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 Ай бұрын
Tuugyahow dadka hakala saarin qabiilka iyo qurunka aad ka wareegi jooji ciidamo soomali ayaa diyaarado ku yimid oo dagaalka la gala walaalahoo walalahod
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 Ай бұрын
Caruur lasoo qaldey weeye shabaab caruur ayaa ciidan u ah
@tusechanell3669
@tusechanell3669 Ай бұрын
Ogaadeenka kilidh shanaad garanayee inaan ilbixine kuwaa koonfurta may nagu qarwaan maxa na baray kula idoorku kano kale maxay dhahan ogaadeeno ogaada hadan isaaq jirine xiligaan cawaan duurka ku jirto qawan bad ahan lahaydeen😊😊😊😊 only fun
@user-lr1gw8tk2h
@user-lr1gw8tk2h Ай бұрын
Ilahay ha idin garab galo mesha dad badan baa on garan arka Ilahay cadow idinma tuso
@Hasuni675
@Hasuni675 Ай бұрын
Caku shabab waa caruur لا حول ولاقوة إلا بالله صغير لم يبلغ
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
Kkkklllll Wa run lyuubooliska dhuuni raac ma ahan.lyiboolid wa dad nasab ah oo gumediga xabadhida gumesigs Wa ogaden badane.cidanka somalidu wa duli.bisinka kuli ma ogadenbaa geesinimadooda ayaanka yaabey.
@alidahir467
@alidahir467 Ай бұрын
Waxan is lahaay waa weriye soomaaliyeed lkn ??? Tankale wxd ogaataa inaadan Hal qoys Weriye aadan unoqon lahayn Ciidamadaas aad qabiilka kadhigtay anigu wxn u arkaa ciidan soomaaliyeed Tankle wxd ogaataa dadka soomaaliyeed wadamo badan ayuu kaladeganyahay hayeeshee midkastaba dalkaas ayuu katirsanyahya Sidaa awgeed waadaama aanan kugu qabiil ahayn. Lkn aankugu soomaali ahaay Hadana aadkahoos Martay. Intaad kor uga soo kacaydid Waxaanan hureynin inaan customerkaaga kabaxo. Markaad wxn wadleenahay latimaad ayaan is soo noqon doonaa insha allah Talo. Hadii Dal kuu noqdo (qoraxeey iyo Dhagaxboor Dadna kuu Noqdo Ogaadeen waad hanyartahay ee wx sare hunguriyey.
@AbdirizakSulub
@AbdirizakSulub Ай бұрын
Guul liyuu boolis waa radii inacagjar nagafakiyay lkn somali waa uun soomali
@sharmarkemoha4291
@sharmarkemoha4291 Ай бұрын
Macalinkii alshabaab ayee isku doonteen waryahe axmed madoobe ma sahlana hhhhhh
@AhajiFarah
@AhajiFarah Ай бұрын
Saydku ssc khaatumu ka soo jeedaa
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 12 МЛН
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah..
30:46
Deg Deg:Sharma Boy Aabihiis oo afka furtay fadeexo cusub.
10:06
Maxamed Ayaanle
Рет қаралды 11 М.
AX! MAAMO TIJABISAY WIIL KIRADA GURIGA KABIXISO GUUR KULA BALAMAY
17:17
Maxkamadda Sare iyo Kiis Dil ah oo loo haysto Walaallo wada dhashay.
15:15
Somali National Television
Рет қаралды 66 М.