Adiga kalsoonida waxa kaa dilay waa arintan!

  Рет қаралды 85,425

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 244
@luishamsik6017
@luishamsik6017 2 жыл бұрын
Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created is prophet Muhammad 🕋🕋🕋
@feisalyare3452
@feisalyare3452 2 жыл бұрын
Salalaahu caalayxi wasalam
@mohamedasad7301
@mohamedasad7301 2 жыл бұрын
Scw scw ❤️❤️❤️
@arkeofficialpro2722
@arkeofficialpro2722 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@abdicasiis1351
@abdicasiis1351 2 жыл бұрын
Scw
@updalladaniel9915
@updalladaniel9915 2 жыл бұрын
Scw
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 2 жыл бұрын
wlhi baan ku dhaartee 19sano anigoo jiro ayaan schoolkeygii dugsiga sare Iskaga tagey sababta wxa ay aheyd hammigeyga ayaa wxa uu ahaa Millionaire dunidaan ka noqo mar un 2014 ayee aheyd maalintaas shaqadii aan bilaabey 8sano ka dib maanta wxn ahay 20jir hammigii uu lahaa qeyb ka mid ah rumeeyey 150kun dollar dhaqaale ah ayaan maanta gacanta ku hayaaa wx walba aad ku fakarto oo aad hammigeeda leedahay 💯💯 waad rumeen kartaa
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 2 жыл бұрын
@@Dhambaal55 allha ku barakeyo amin ya rabi
@ZamzamabdulahialiZamzamabdulah
@ZamzamabdulahialiZamzamabdulah 2 ай бұрын
M a wall❤
@haboonnuuraofficialpage7849
@haboonnuuraofficialpage7849 2 жыл бұрын
1 waxan udhisaya inan noqdo qof karti leh melba isa saari karta 2. Waxan udhisaya inan bahidayda dabarto qalbigana xor ka noqdo qof kale jebkisana ku xisaabtamin. 3. Waxan udhisaya inan noq do hooyo ilmaheda ku dayan karan ama tusale ka dhigan karan I am mom i have one son. Lkn abihi dhintay aniga hooyo u ah abana u ah. Inan wax qabsado luga hayga ku is taago ayaan ku da daala mar kasta
@ahmedcabdiyuusaf4232
@ahmedcabdiyuusaf4232 2 жыл бұрын
Guuleyso walal isku kalsoonow ilahayna talo saaro wad gulaysan inshalh
@cumaraxmed4556
@cumaraxmed4556 2 жыл бұрын
M.a
@iqramohamedabdi6395
@iqramohamedabdi6395 6 ай бұрын
Masha allah abaayo meesha aad jaceshahay alle hakugu garab galo inkasto 1sano kahor eheed hadane ducada we fican tahay waxaan rajeynayaa inaad nolosha aad jecleed kuu rumowday
@MAANRAAGEFaradheere-hz3ud
@MAANRAAGEFaradheere-hz3ud 4 ай бұрын
M.a Wll Ayuuuuup
@Dania_3
@Dania_3 2 жыл бұрын
Wll ii duceey hdii aad qoralkyga aragto wa kuparya powe/payo🤲🏻🥺
@xamdicumar8373
@xamdicumar8373 2 жыл бұрын
Wll magaranaayo waxaad jeceshahay balse wax kasta aad jecehahay ale haku siiyo
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Allah ku caafiyo
@aizhamohamed6116
@aizhamohamed6116 2 жыл бұрын
Alle hakuu sahllo AbaYo mcnto wax kazta oo aad rabtid rabi haku siiyo 🤲
@ahmedcabdiyuusaf4232
@ahmedcabdiyuusaf4232 2 жыл бұрын
Waxkaso khayr ah alaha kuu sahlo wixi xun alaha ka xijaabo
@rahmahaybe666
@rahmahaybe666 2 жыл бұрын
Alla Haku fudaydiyo wax kasta oo aad rabto oo ay cibaadadu ka mid tahay
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Runtii wax xaqiiqa oo waliba 98% jira baa kahadashay. Thanks ustaadi❤
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 2 жыл бұрын
Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw
@sahromaxamuud252
@sahromaxamuud252 2 жыл бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@ruwaydamohamed8774
@ruwaydamohamed8774 2 жыл бұрын
Kalsoonida waxan ujeclhy inay sarayso waa waxa qofnimadaada iyo hibadaada soo Sarah waxa dad dhexgalkaga wanaajinayah waxa aad kucabiri karto dareenkaaga iyo aragtidaada thanks teacher
@zimraanabdiaziiz8756
@zimraanabdiaziiz8756 2 жыл бұрын
Dhiiri galiyaha dhalinta masha allah Keep going mi teacher 💯🙏
@abdullahialiadan987
@abdullahialiadan987 2 жыл бұрын
Thank you so much This is the best advice This advice from 25/18 yrs old
@Garshe8
@Garshe8 2 жыл бұрын
Saxib ayubow aniga ahaan waxan iska daayey la hdalkii gabdhaha iyo la shekysigodi School mar horaan dhameyey hada heer jamacded aan marayaa waliba smester 6 Marka in aanan janis sinin gabdhaha ma ku saxanhay Hada wan shaqeya alxd lkn wxi shekysi la dhihi jiry meel an iska dhigay
@abdirisaaqxasan541
@abdirisaaqxasan541 6 ай бұрын
sido kle libx an iska dhafay wax shokansi.ladhaho
@cabdishakuurdaacadtechnolo6608
@cabdishakuurdaacadtechnolo6608 2 жыл бұрын
جزاك اللهُ‎ خیرا جزا وفتح الله لسانك ونورالله قلبك وزادك الله علمك
@hamzeabdillhi9518
@hamzeabdillhi9518 2 жыл бұрын
Ayub Axmed legend wax badan kaa faa iiday runtiiii kalzooni iyo hormar naftayda ah..runtii nin aad ugu xidhanahay thy❤❤❤
@iqraqueen7408
@iqraqueen7408 10 ай бұрын
Wa dhab 18 ahy hadaba hight school ma dhamyn sido kle quranka ma dhamyn😢
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 10 ай бұрын
Ha quusan qur’aanka baro is astur Alle bari weli waad yar tahay anigaba 13 quran ku bilaabay 16 waan dhameeyey 17 18 naqtiin ayaan ahaa
@cabdishakuurdaacadtechnolo6608
@cabdishakuurdaacadtechnolo6608 2 жыл бұрын
May God reward you well, may God open your tongue, may God light your heart, and may God increase your knowledge
@kaaficabdilaahi828
@kaaficabdilaahi828 Жыл бұрын
1/ in an shaqaysto 2/an noloshayda bedelo 3/ waxan ahay qof dadal badan hadana ma garo meshan rabo❤❤
@ramlamohamed1848
@ramlamohamed1848 2 жыл бұрын
When I feel unhappy I watch your vedios my bestteacher and my motivation.
@abdirahmanabdullah4510
@abdirahmanabdullah4510 2 жыл бұрын
Ale ku xirnow
@abdirahmanabdullah4510
@abdirahmanabdullah4510 2 жыл бұрын
Ale ku xirnow
@Daxiix_filims
@Daxiix_filims 2 жыл бұрын
m.a runtii mawduuc muhiima ayaad ka hadahshay waana dareemi karaa waqtiga kaa galy se waxaan ku leeyahay 1m inaad gaadho iyo in kabadanba waad u qalantaa kaliya hore usiiwad hawshaad hayso allena talo saaro wsc
@faliscabdicaraaye7886
@faliscabdicaraaye7886 2 жыл бұрын
Masha allah my favourite ❤ motivation 🙏
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
My best teacher ❤ 💕 💓 💖 ♥ 😍 ayup 😊 thanks
@hassanmasterofficial303
@hassanmasterofficial303 2 жыл бұрын
Ayub always watch you using my Data bundle ...you have changed my life .....Thanks so much
@naciimamohaa6562
@naciimamohaa6562 2 жыл бұрын
Ustad thank you so much lkin gacanta nooga soo dhaqso plz adoo mhdsn vedio,yadaada waxay ii yihiin garap+hooyo😢 Anywey mhdsnid mclin
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Sorry abyo😰
@naciimamohaa6562
@naciimamohaa6562 2 жыл бұрын
@@Hussein_Mohmd.. no.matter😢 wall mcn
@Iq_option._Somalia
@Iq_option._Somalia Жыл бұрын
ɢᴀᴄᴀɴᴛᴀ ᴍᴇᴀɴ?
@wlltaaraaa1868
@wlltaaraaa1868 2 жыл бұрын
My best teacher ❤ we love you 😍
@dagansuuban____
@dagansuuban____ 2 жыл бұрын
Best advise I have ever heard , jazakallah ayuub
@kalidmohamet4928
@kalidmohamet4928 2 жыл бұрын
Macalinka Nolosha Allaha Ku Sharfo Wll 😍
@TaloFaraKaHad
@TaloFaraKaHad 2 жыл бұрын
Very true have faith in yourself. NAFTADA ka xishood oo kuna mintid learning is the first step do something you love to do daily . Bas wax ka HOR istaga ma jiran but yourself but if you looking for love and you are a man/women ask yourself هناك العديد من الأشخاص الذين ستحبهم ، وليسوا بالضرورة نفس الأشخاص الذين ستعيش معهم. هل تبحث عن قصة حب أم تبحث عن قصة حياة.
@mubarigabdilaahi1605
@mubarigabdilaahi1605 Жыл бұрын
Kalsoonidu waa samaynta wax aad bilowgiisa ka baqayso oo muhiima in aad ku dhiirato ✅️
@Libanomer.435
@Libanomer.435 2 жыл бұрын
Ayub wllhi alle dartii kuu jecelahay 😰noloshayda wx badan ayay ka badelaan hadaladaadu🙏💯 Mhdsanid 👏
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Wll mcn ilaahay miizaankaaga qiyaamo hakuugu kabo baraarujinta aad ibaraarujisay inta wax aad sheegtay wan isku arkay marwalba aan bilaabo is bedel waxaa isoo wajaha culeeys iyo caajis. Mararka qaarna waxaan is arkaa anoo macno daro isaga jiro Tiktok. Inshaa Allah maanta waxaan ilaahay weydiisanaayaa in aan isbedalo Tik tok waqti dambe iskuma dhafrindoono جزاك الله خيرا واحسن الجزاء🥰🥰❤💯💯
@ifrahbelloselmi7069
@ifrahbelloselmi7069 2 жыл бұрын
My brother Ayub Than you because you change my life 👍👍👍👍
@nimcoomar3786
@nimcoomar3786 2 жыл бұрын
Wcs adbaa umahadsantahay ustad ayub adban uguxeranahay Video dhirigalintada adban uguhelay inshlah waxanjeclahay nolasheyda inaa waxbadan kabadalo inshalah mahadsanid
@mr.bluekom7945
@mr.bluekom7945 2 жыл бұрын
ustaad ugu horeyn wan ku salaamay, mar 2aad waxan kamid ahay dadka sida wacan ugu xidhan channel kaaga, waxan doonayey inaad iga caawiso waxan furtay youtube channel oo aan doonayo inan kusoo gudbiyo ariimaha caafimadka waxyabaha aad u isticmaasho video yadaada iyo camerada noocad isticmaasho insha allah. mahadsanid ustaad....
@abdijabarhassanabdulahi6365
@abdijabarhassanabdulahi6365 2 жыл бұрын
Consistency is the key
@dagansuuban____
@dagansuuban____ 2 жыл бұрын
Jazakallah aqhi
@kamilmahamoud8947
@kamilmahamoud8947 2 жыл бұрын
Ayub my name moudane I live Djibouti , i love someone he live Djibouti but every day he say me I love you moudane I don't life without you but believe all that can you tell who can know he love
@drroble.gurhan3594
@drroble.gurhan3594 2 жыл бұрын
swalat is the key of the llife sir
@Ahmedj48
@Ahmedj48 2 жыл бұрын
Anigana kalsooni darada I haysata waxa wayeh yaraantaydii baa hooyo la aan soo kory illaa hada ciqabtii aa maray baa qalbigyga gu baysa wax walbana waa ka cabsanayaa
@rowdahussein347
@rowdahussein347 2 жыл бұрын
Inshalh wax kasta wa ku hagagi donan apowe
@Ahmedj48
@Ahmedj48 2 жыл бұрын
@@rowdahussein347 insha allah abyo mcn thank you
@suhaybali553
@suhaybali553 3 ай бұрын
Mashallah wxn ahay 17 jir waliged nin shukansn manayacni aurka sa gur diyr uma ihi qof waqtigisa why ulimina waxn rabaher hamigayga inan rumeyo diinta barto shaqysto naftyda kor uqado garadkyga kobciyo walidkyygna dhidikyga cunan oo kafarxio intan reer yelan an kafarxio xajka geyo naftyda hormar adun io mid aqiro lataban karo kagaro
@norabellaina1557
@norabellaina1557 2 жыл бұрын
Asc brother ayub u are The best in youtube i listen
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 жыл бұрын
Wcs ilaahay hakubarakeeyo aaqiro aduunba wllhi waxa manta kahadlayso wawaxluusuganyahay xaqiiqdii
@Danabstudio
@Danabstudio 2 жыл бұрын
Ayub ahmed you're my role model really, just one reply For this comment..✌️
@muniiraabdullahi2625
@muniiraabdullahi2625 2 жыл бұрын
My role model ayuub axmed 👌
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Dear teacher Ayuub Axmed thanks 😊🙏😘
@Husni143
@Husni143 2 жыл бұрын
masha alah horta horo ilahy iisura galiyey ayaa mahadleh gym ayaan bilaby bil maanan wadin lkn aniga iyo wiil ayaa isla dagan wilkaa ayaa igu yiri sxp aan exercise samayno guriga aan kusamayno haye ayaan dhahy waan bilownay wiilki 2 maalin maanuu ila wadin aniga hada waxaan wadaa 2 bilood jirkayga qofki arkaa inan birqaday ayuu moodaa lkn bir maanan qaadin kaliya 1 bir oo xafada taalo ayaan qadaa lkn inan gym dhigto ayaa lamoodaa wiilki figradaan isiiyey ayaa hada marka uu arko sxpow maxaan sayemaa igudhaho kaliya maxaan kaloo dhihi lahaa sxp exercise samay joogtay guushu waaa samayn iyo joogtayn
@Maryama-idil
@Maryama-idil 2 жыл бұрын
Abowe Qali,Rabbi hakaa Abaal marsho🤍.
@ukmanofficial8054
@ukmanofficial8054 2 жыл бұрын
Waa markii iigu horaysay aan fast noqdo wallhi😳
@Dania_3
@Dania_3 2 жыл бұрын
Hamplyo
@TaloFaraKaHad
@TaloFaraKaHad 2 жыл бұрын
Me2
@ilhaanilwaad6078
@ilhaanilwaad6078 Жыл бұрын
go'aan ban qadanayaa insha allah mahadsanid abwe 🥰
@suhaybmaxamed1479
@suhaybmaxamed1479 Жыл бұрын
Scw❤❤❤❤
@marwojannah6820
@marwojannah6820 2 жыл бұрын
Waxaa ka hadashay runta waaneh kugu raac sanahay. Wax badan ayaa ka faidey video kaga keep going 😘
@Abu__yaxya
@Abu__yaxya 2 жыл бұрын
Plz isoo duceeya walaalayeel love you🥰🥰
@abdijabarhassanabdulahi6365
@abdijabarhassanabdulahi6365 2 жыл бұрын
Do wht u believe u cant do U will be more confident
@abdihakimjama1877
@abdihakimjama1877 2 жыл бұрын
Masha allh well said 👍
@MaxamedMaxamed-vo3kr
@MaxamedMaxamed-vo3kr Жыл бұрын
Asc Bac qafiifteyda wey buuxday bajizka kaliya ee u baahneed waa kana Mhdsanid BOSS
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 2 жыл бұрын
Ilahey haku barakeeyo walalkey waa waano qiimo badan waa waanadii ugu qiimaha badneed aan arkay nolosheyda mahadsanid walal❤🙌
@maxamedcali8128
@maxamedcali8128 2 жыл бұрын
Walee waf badan baan kafaaidey thanks ustaad
@AhmedMohamed-mv3ng
@AhmedMohamed-mv3ng 2 жыл бұрын
Hello my dear teacher, I am asking you about the English lesson, why did you stop, please answer my brother.
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 9 ай бұрын
Maashaa allah waxaad kahadashey Wax wanaagsan
@nakamura8992
@nakamura8992 2 жыл бұрын
Walal ilahey ha kaa rali noqdo 🥰💕🥰
@muhiawal4509
@muhiawal4509 2 жыл бұрын
Ayuub Axmed 🙏
@AwilAbdullahialiAli
@AwilAbdullahialiAli 7 ай бұрын
Thanks so much sir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suleimanomar234
@suleimanomar234 2 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad sare Ayuub
@AbwaanBekaamka
@AbwaanBekaamka 20 күн бұрын
Kalsooni abuur wax garad iyo ma liice❤😊
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 2 жыл бұрын
maasha allaah wll ayoub macalin fiican ayaa ii tahay runtii
@canabcabdiraxman8138
@canabcabdiraxman8138 2 жыл бұрын
Allaha ku sharfo mcln 🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤❤
@zimraanabdiaziiz8756
@zimraanabdiaziiz8756 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad 🥰🙏
@abdidigale2032
@abdidigale2032 2 жыл бұрын
Mansha allah bro 😎
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 2 жыл бұрын
Waad mahad santahay ustaad
@NiciimaAbdirashiid
@NiciimaAbdirashiid 6 ай бұрын
Ilahayba ila jira alx 😔😔😔
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@mubarakaalta1017
@mubarakaalta1017 2 жыл бұрын
Allah ha ku sharfo my teacher 🙏🥀
@zalmaanayemaydhane5756
@zalmaanayemaydhane5756 2 жыл бұрын
My role model ayuup axmad
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 жыл бұрын
Maxaad kulatalin lahayd waaridka caruurtooda aygoo wax baranaya kuqal qaaliya guurka figrad ahan waan kaduwanahay lakiin waan arkay
@craxmaanmessi96
@craxmaanmessi96 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤
@hamzeabdilahi6801
@hamzeabdilahi6801 10 ай бұрын
Keep going ayub ahmed
@anaswasuge9050
@anaswasuge9050 2 жыл бұрын
Wlhi Waa sax Masha aallh Thnks bro👍
@idirizaaden4477
@idirizaaden4477 2 жыл бұрын
Ustaad alle haku xafido
@kowsar39
@kowsar39 2 жыл бұрын
Waa runtaa 🏃‍♀️
@somalijymnice8511
@somalijymnice8511 2 жыл бұрын
Thanks my brother in Islam.
@mahamedibraahimtuuryare1329
@mahamedibraahimtuuryare1329 2 жыл бұрын
Baraka lah kabtan ayuub
@xigashadaqisooyinka512
@xigashadaqisooyinka512 2 жыл бұрын
Xaqiiq weeeyi ustaad🎙
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 жыл бұрын
My teacher com back thanks
@khadarcabdi2612
@khadarcabdi2612 2 жыл бұрын
Aniga wakhti hore ayaan dugsi hoose dhameeyay iminka waxan ahay kudhawaad 20 jir dib ma ubilaabikaraa mise xirfado kale ayaan raadsadaa advice ayaan rabaa
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Taasi waa xaqiiq walahi💯💯👏👏
@siciidmaxamed8944
@siciidmaxamed8944 2 жыл бұрын
Maxaa lacagta iyo guurka isku xiray waxaan kula talinayaa dhalin yarta haday noloshooda maarayn karaan inaanay ka lalabayn guurka
@famousking447channel5
@famousking447channel5 2 жыл бұрын
xaqiiq walhi 💯💯💯🙏🙏🙏🙏
@zack12951
@zack12951 2 жыл бұрын
Mahadsanid Macalin 🧡
@abdidigale2032
@abdidigale2032 2 жыл бұрын
Thanks 🙏🏿 waano qiimo leh
@AbdullahiAbdirashidHassa-rv3ii
@AbdullahiAbdirashidHassa-rv3ii Жыл бұрын
Big legend my bro
@xasanruxaani7386
@xasanruxaani7386 Жыл бұрын
Waa Mahad San thy sxp❤
@deeqomaxamed8522
@deeqomaxamed8522 2 жыл бұрын
Mi teacher 🥰
@husseinmohamoudomar368
@husseinmohamoudomar368 2 жыл бұрын
Waaw m.a cashar wanaagsan
@FaadumoMaano
@FaadumoMaano 5 ай бұрын
Haa wasax mahadsanid
@HadiyabashiirXuseen-no5hd
@HadiyabashiirXuseen-no5hd Жыл бұрын
ReallY wlhIe qof wax garada weyI ayUb😭🥺❤
@safia_456
@safia_456 2 жыл бұрын
Masha Allah thank you 😊🙏
@csalaanhero1309
@csalaanhero1309 2 жыл бұрын
Zxp inte kaka soxiriira plz plz 🥺❤️🥰
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 Жыл бұрын
Run badnida ayuubow
@mahamedxaaji2138
@mahamedxaaji2138 2 жыл бұрын
M a wllo cimriga allaha kudhereyo
@RoodaCaahi
@RoodaCaahi 2 ай бұрын
Thank you wllo.ayuun
@princess_naduu
@princess_naduu 2 жыл бұрын
Waan sameenaya One Month kadib ayaan uso laapan qoraalkan I.a❤️👍
@Issechannelyoutube
@Issechannelyoutube 2 жыл бұрын
Thanks ustaad ayuup💞🙏
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 2 жыл бұрын
Waad mahad santahay wll
@maxamedshafici4039
@maxamedshafici4039 2 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo wll ayub inşallah
@adenabdikarin4131
@adenabdikarin4131 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad 👑💯
@xuseenaadan1902
@xuseenaadan1902 2 жыл бұрын
Thanks Dear Teacher
3 Inta lagu siiyo ka badan ha bixin
8:07
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
Kama dambays markay dantu ku gaarsiiso ayaad GARAN DOONTAA
17:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 59 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
MEELAAD ISTAAGTID MA JOOGTID GORGORTAN MAGASHO
13:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 76 М.
1 Arrinta qof jilicsan kaa dhigtay
11:28
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 70 М.
Dhexda Duubo Sidan kuuma qalanto
10:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 142 М.
7 Qofna ha u sheegin
11:09
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 138 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 42 М.
7 Facaa ku DHAAFISA
12:24
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 99 М.
SHEIKH MUSTAFE HAJI ISMAIL. SIDEE LOO DHISAA KALSOONIDA NAFTAADA?
48:59
7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin EP 11
31:35
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 46 М.
Waligaa Hasheegan , Sheegashada waa dulli | Fandhaal Podcast .
25:58
Duy Beni 14. Bölüm
2:22:58
Duy Beni
Рет қаралды 3,6 МЛН
Новые Пацанки. 2 выпуск. Премьера
3:16:48
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 4,4 МЛН
Света Кемер Учится в Школе Полицейских !
29:20
Луномосик
Рет қаралды 1,3 МЛН