AJ waa Somalidii Maraykan Ku Gaaloobey Muslin Meela Kamasoo Galo Naagtiisa Niikola Haday Muslimad Tahay Magac Muslin Bay Qaadan lahayd Gabdhaha Cadaanka Ah Ee Muslima Marka Ugu Horeysa Ay Muslinto Magac islaam Bay Qaadataa❤
Wallaahi somali camal la'an baa ka badatay. Saas baa la yiri saas buu yiri wax aan ahayn ma hayaan.
@frank77wКүн бұрын
Islaantaan been way sheegi kartaa allaa naga og. Wayna ku khaldami kartaa. qof sagaal jir ugu dambaysay goob dagaal bay radinaysaa caqliga saliimka wuxuu sheegi in ay wax walba dhici karaan. 91 qof lawaayay wuu badan yahy badanaana in ay dhinteen baa loo badiyaa. Dad aan raadkooda la haynin waa badaas dadkooda xaq uma laha in ay qof walbo jidka marayo oo u ekaada in ay ku dhagaan
@abdisamadnur8458Күн бұрын
Walal miyadan maqal in uu wada hadal siiyay labada maamo
@ghost2k793Күн бұрын
Mamo lacag lagu helayo wayee adna fiyuus ku hel intaas
@ifrah740Күн бұрын
Xaged ku aragtay adigu nin kuleh ma ihi waxad donayso qasab ayad kunoqon xagee lagadhelaa qarkad wadaan