No video

WALAALKE ABUUKAR WAA BAXAY CALOOL XUR ILLINTA WAA CESHAN WEENAY 😭 SAFAR SALAAMA

  Рет қаралды 183,505

Adna Channel

Adna Channel

Ай бұрын

Пікірлер: 421
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Ай бұрын
ala amiiradeyda ha ooyin qosolkaga ban jeclahy my queen😢❤❤❤
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q Ай бұрын
❤❤
@NaYushMoHaMeD
@NaYushMoHaMeD Ай бұрын
inta amiro la oysay ax wxaa dareemi kara qof wlaalki ka tagaayo😢😭😭😭 malinty iga safarty wlaashay murugo wxaa igu reebay kaliya meeshay ila seexan jirtay😭😭 rabi dib hanoo mideeyo baayo anago nabad ah😭🤲
@UgaasoCabdi-nf4ck
@UgaasoCabdi-nf4ck Ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-xv3ms8jr5j
@user-xv3ms8jr5j Ай бұрын
Anigaba sido kle wx iga safartay wlshna curada oo koriimadayda qeeb ka qaadatay sxptayna ahayd waa oohin dhamaystay maalintaas soo xasuustay😢😭😭
@AxlaamAadam-zp5gk
@AxlaamAadam-zp5gk Ай бұрын
😢😢ilinta ceshan waye ani wllke wuba hinti ima solabanayo😢😢 ax
@user-jg2yu4ys8j
@user-jg2yu4ys8j Ай бұрын
Walahi wallkay anoon ogayn oo jamacada kumaqan ayuu maraykan ubaxy ooyinaa todobaad dhan kujiray 😢
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o Ай бұрын
Alla amiiradeyda inay oyso majecli wllhi 😢😢😢😢😢😢
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🤞
@XaliimoMaxamed-nl1ze
@XaliimoMaxamed-nl1ze Ай бұрын
Asc
@XaliimoMaxamed-nl1ze
@XaliimoMaxamed-nl1ze Ай бұрын
@AminaMahamed-hh4ph
@AminaMahamed-hh4ph Ай бұрын
❤❤❤❤
@MukhtaarAxmed-nq4im
@MukhtaarAxmed-nq4im Ай бұрын
Yss
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
Scw ❤Scw ❤Scw ❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Ай бұрын
Ala amiira waa ila ilmeyeey walaalnimo qaali waaye 😢❤ Safar salaamo abuukar😢👋👋
@maryamshire259
@maryamshire259 Ай бұрын
13:25 amiiro bas wallka caloosha ufur safarkana ilahy ha ufududeeyo😢
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn Ай бұрын
amiiradeyda qalbi xab xab ha oynin qosolkaga Io farxadaada jecelnhy😢❤
@XaliimoMaxamed-nl1ze
@XaliimoMaxamed-nl1ze Ай бұрын
Hi
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn Ай бұрын
@@XaliimoMaxamed-nl1ze hi
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Ай бұрын
​@@QueenAmiira-fw6cn qofkan hi kuso qoray 7+7 soxasusty😂😂😂😂😂
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn Ай бұрын
@@khadiijaabdqadir Adi xitaa hi 😂😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Ай бұрын
@@QueenAmiira-fw6cn hi too😂😂
@Bilan859
@Bilan859 Ай бұрын
Safar salama abuukar cade ilahay nabada kugu giyo inashallah❤❤
@user-bs5th8rw5m
@user-bs5th8rw5m Ай бұрын
Ala hooyoo Abuukar mabaxxay hada waan u xiisidoonaa Abuukar waxaan sugay naaba waa soo laa bashadiisa ilaahay haku nabad geeyo huno insha Allah by by Abuukar 👋👋👋👋👋
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o Ай бұрын
Wllhi dadka qalbiga jilicsan isma celin karaan markay arkan dad oynaa amiiradeyda ayadoo oyin marka arkay wllhi waa la ooye safar salaamo abuu mataankii miradeyda caashaqa 👋🥺
@user-tm8ly6dl2g
@user-tm8ly6dl2g Ай бұрын
Abyo mataano miyaa abukar iyo amiiro 😢
@sahramuhudiin3233
@sahramuhudiin3233 Ай бұрын
@@user-tm8ly6dl2gmaya ayada ka weyn
@-ikraam5872
@-ikraam5872 Ай бұрын
​@@user-tm8ly6dl2g maya lkn ayga sida is dhaho said bey kuwa kle iskaga dhaw yihiin waa da,adii ka yared ayda
@user-tm8ly6dl2g
@user-tm8ly6dl2g Ай бұрын
@@-ikraam5872 ok mahadsanid xbbti
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@Rimshoali
@Rimshoali Ай бұрын
safar salamo wallkey abuukar cade ilahay haku nabad geyo❤😢😢😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥺🥺🥺
@FaadumoMuxumed-gl5md
@FaadumoMuxumed-gl5md Ай бұрын
Ax wa oyayy walhi safar salama abubakar😢
@user-ou1uh9kw6x
@user-ou1uh9kw6x Ай бұрын
Oocadaaa
@user-ox2ec1bp3q
@user-ox2ec1bp3q Ай бұрын
Wllhi anibo 😢😢
@Sharmaake_yare
@Sharmaake_yare Ай бұрын
Dee wllo inaga mxa inaga galay
@user-bj9zl9lw7y
@user-bj9zl9lw7y Ай бұрын
3:28
@user-ox2ec1bp3q
@user-ox2ec1bp3q Ай бұрын
@@Sharmaake_yare yaa ku dirsady adi nayaa
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
@sacdiyacabdirshiid9881
@sacdiyacabdirshiid9881 Ай бұрын
Team adna waanila ooyey mxaa ka leedihiiN😢😢😢😢❤😂
@IbraahiimQanjeey
@IbraahiimQanjeey Ай бұрын
Kusali nabigeena Muhammad scw
@IkraanXasan-c1o
@IkraanXasan-c1o Ай бұрын
Scw❤❤
@Fatxi12345
@Fatxi12345 Ай бұрын
Wllhi waa daremi karaa markaa qofaa jeceshahay kaa safrayo aniga wllkei muddo 10sano maanan arag ilahey hana mideyo amiira abyo wllhi ooyintada waxan ka jeclahay farxadada 😢❤
@Amina-sahra
@Amina-sahra Ай бұрын
Ax illahow wll la,aan hana dhigin asxbey isoo duceeya ana walkey inaan nabad ku kulano insha allh 8sano kadib😢
@Aishuu240
@Aishuu240 Ай бұрын
Amiira naxariis badan❤ nabad tag abuukar❤
@Ubah14
@Ubah14 Ай бұрын
Wllhi sadan muqalka uarkay ayan ilmeyay nabad tag wll inshallah Sabootintaasi waa xanuun ❤😢
@najmociise5887
@najmociise5887 Ай бұрын
Sorry wan la oyay amiira Allaha xanuun badan walalka ama walasha ka tageyso 😢
@NajahMuse-gp3zi
@NajahMuse-gp3zi Ай бұрын
Ala amira oohinteda ma jecli wlhi wala oyay ax ha oyin adnan amiro iga garsi farintan plz😢😢
@user-rn2yn4kc9f
@user-rn2yn4kc9f Ай бұрын
Illaahey nabad haku geeyo😢😢😢😢❤❤❤
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 Ай бұрын
Amiiro 😭❤️😰walalnimo❤
@user-qc2wt6je5j
@user-qc2wt6je5j Ай бұрын
Safar khyr leh Abu kar nabad tag❤❤
@rahma.omanhassan
@rahma.omanhassan Ай бұрын
Amiira Qurux wll mcn insha allha markaley ay kulmeysin safar qer qab allha uga dhigo abubokar ❤ cawa Walhi wan oyay waliba anig wll iladhaln
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
Masha"Allah 😘Adna Safar Salama ❤🎉❤ Walaalkeen Abuukar ❤🎉❤ Incha"Allah Hadane Dib Ayaad U Midoobi Dontaan❤🎉❤🤲🤲🤲🇸🇴🤲🤲🤲
@ShamzaNur
@ShamzaNur Ай бұрын
Manshallh ❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
ar. AMIIRA. CALOOSHAA. NIHURISEY. SORRY. SISTER. ILLAAH HANABAGEEUO. ABUKER❤❤
@NasteexoMaxamud-vu3ei
@NasteexoMaxamud-vu3ei Ай бұрын
Safar salama ilahay haku badan geeyo wllo
@user-oo2tf3ji3v
@user-oo2tf3ji3v Ай бұрын
Safar salaama Abkaar Allah nabat hakuyo
@aminayusuf9359
@aminayusuf9359 Ай бұрын
Wlhi wan la ilmeyey Amiira 😭🥹 safar salama Abukar
@FarahAli-kk8ts
@FarahAli-kk8ts Ай бұрын
Wllhi Amiira wn la ooyay sbbto ah waxaan soo xasuustay malintu wllky tagagay😭😭😭
@user-jv7op1ue3m
@user-jv7op1ue3m Ай бұрын
Safar salama abuukar nabad alle hakuu geeyo🤲
@user-xt3yf2wr8m
@user-xt3yf2wr8m Ай бұрын
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤
@NajmaAli719
@NajmaAli719 Ай бұрын
Ala amiradena 😢 😢 safar salma abukar ❤😢
@user-nv1yu5je4c
@user-nv1yu5je4c Ай бұрын
Wllhi aburka waa sida wllkey ookale abowey MCN wan Ku jacelhy wa ooyaye aniga marka Safar salam lkn amiardeyti wey oyosey amus mcnto 🥹😭😭😭🥹
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl Ай бұрын
😭😭😭 Amiira qof calool adag umalayn jiray miskiin cawada dhan la ilmeynyy ilhy isago nabad ah hageeyo hana soo celiyo amiir zayid isna Waa sugeena insha Allah ❤ best family
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 Ай бұрын
Alla amiiradaydi haiga ooyin wllhi oytintaada say idhibtay Ani xita waa ooyy aamus poqoradaydi 😭😭😭😭❤️👸
@Amiira_gabadheda
@Amiira_gabadheda Ай бұрын
Ala ani xataa amiiro oyin hadan arko wan oynaa miradena😭😭
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 Ай бұрын
TEAM ADNA ONE LIKE 👍
@BatuuloCabdulle
@BatuuloCabdulle Ай бұрын
Amiiro waankutaagera
@AmranCabdinuur-qy7uk
@AmranCabdinuur-qy7uk Ай бұрын
Team adnah one like❤
@aminabotan7975
@aminabotan7975 Ай бұрын
adna wakujeclahay abayo abowe safar salamo ❤
@xalimomaxamed5168
@xalimomaxamed5168 Ай бұрын
Safar salaama abuukar kheyr alaha kukugeyo🤲🏼
@JamilaIbrahim-cs7ds
@JamilaIbrahim-cs7ds Ай бұрын
insha'Allah safar salam abowe...amira mkes mi to 😭 😭 😭 😭 wlhy
@caashacaasha1692
@caashacaasha1692 Ай бұрын
abuukar alle haku nabad geeyo 😢 inad tagto my ahayn inshaallah nabad galyo
@user-bs5th8rw5m
@user-bs5th8rw5m Ай бұрын
Wlhi waan kahelay wlltinimadiina Allah isku kiindaayo m.a ayy Amiiro deeni na way ooy day geeridu ha idin ilawdo insha Allah cimridheer ku noolaada my family m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-bs5gk2nl3l
@user-bs5gk2nl3l Ай бұрын
Hooyo mcn crrteda sas beey ugu dhimaneysaaa ama usii daba dardarmeysaaaa M.a hooyo Buursada yar ilaasho hala dagin m.a😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😢😢
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 Ай бұрын
Illahow safar salamo haka digo walalken abukar maskin amira cabey walahi waa kula ilmeyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@FadumoJamacomar
@FadumoJamacomar Ай бұрын
Famaly fany wllhi m.a❤
@user-qi1mx9pv3m
@user-qi1mx9pv3m Ай бұрын
Malintan walalahey kasoo tagay iyo walidkeey soo xasustay waxan rajaynaya ina nabad dib ukulano i a😭 wanila darema murugada 😭
@kawsarcllaahimedmed9
@kawsarcllaahimedmed9 Ай бұрын
Ax 😭 amiiro waa masakiin wlhy way iga ohisay 😢😢
@Maskineyyyyy-ed4pj
@Maskineyyyyy-ed4pj Ай бұрын
Adna vidoe mr fannaye xaara ii hayo ka keentay waraysi kasoo qaad😂😂
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz Ай бұрын
Mashaallah walalo is jecel farxad ku nolad walalo qalii ❤wll Abuukar cade safar salama Allah ha ku nabad geeyo iinashaallah ❤❤
@xaawocabdicusmaan3518
@xaawocabdicusmaan3518 Ай бұрын
Alle ha nabad geeyo abuukar insha allah
@Muhiin-h8l
@Muhiin-h8l Ай бұрын
Ilaahey asoo nabad qabno ha geeyo 😭😭
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Ай бұрын
Allha haku nabad geeyo my brother abukar ❤❤
@user-vr5uo7ku9o
@user-vr5uo7ku9o Ай бұрын
Igu salaan maamo calwiyo iyo dumshi saxaaf amiir fatam sumayo cimraan mohamed iyo caruurtaan habo u ahey ❤❤❤
@Amiira_gabadheda
@Amiira_gabadheda Ай бұрын
Ala amiradeyda makey hab sineysay wan la ilmeyey quenteyda mar kasta ifarax sanow🥹🥺abukar safar salama😊
@naleeymuqtaar292
@naleeymuqtaar292 Ай бұрын
ilahey haku nabad geyo wllkey abukar❤❤❤sorry amiradena
@mss_Ziya
@mss_Ziya Ай бұрын
0:06 inta la ilmeesay Amiiro😢😢😢
@nuurxasancumarnuurgaab158
@nuurxasancumarnuurgaab158 Ай бұрын
Team ABUKAR safar salaam won hadan won jaceyl haye love by by ❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@Ruyahaahh
@Ruyahaahh Ай бұрын
Walalaha ine kala tagan ma ficnen ha oyina amusa adna io amira caloshe i huriyen waxa daremi kro dad walalo eh 😢
@princesszapna
@princesszapna Ай бұрын
Inta uxiisi doonto abuukar dhibkiisa 😘🥺
@RahmoAbdibarre
@RahmoAbdibarre Ай бұрын
Ilahi ha nabada geeyo meel kasto uu tago Ilahi ugu baryyy amiin😢❤
@FaadumocaliMaxamed
@FaadumocaliMaxamed Ай бұрын
Safar salaama Abuukar 😢😢😢
@munaxaamudascwall6263
@munaxaamudascwall6263 Ай бұрын
Walalnimadu cajiibsanaa walhi anaa la ilmeeyay xitaa allow noo daa walalhay😢😢
@Ina-zulthan
@Ina-zulthan Ай бұрын
Xanun waye walllhi markan famliy kaso foganayy sasay igu dhagen wan kaso tagi wayy heer ay hooyo qol iga gashay ley kaxeyy 😭😭😭😭
@MuunaMaxamed-lo3ni
@MuunaMaxamed-lo3ni Ай бұрын
Safar salaama walaal maanaan jeclayn in aad nagatagtid ale haku nabad galiyo wll❤❤❤abukar❤
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Ай бұрын
Safar salama Abukar nabad Allaha kugu geeya turkiga Istanbul nabadna Allaha kugu soo celiya marlabaad hooyada walaalaha iyo caruurta Abti u tahay Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@AlishBea
@AlishBea Ай бұрын
Inta amira laoysey😢 vidoe dhamad ila bilaw
@hanadyare6197
@hanadyare6197 Ай бұрын
Wll Ilaahay nabat hakugeyo tako ilahay hakagadhigo insha alaah aamiin aamiin Ha oonin abayo amiiro qurux 😢😢😢😢😢
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 Ай бұрын
Abubakar waa nin qalbi wanaagsan Safar salaama ❤
@user-ns3mp3kb8g
@user-ns3mp3kb8g Ай бұрын
Safar Salama abuukar ilahay nabad kugu goyo abwe
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 Ай бұрын
Ala abukr I will miss you wlhi😢❤ Safar khyr qba Inchlh
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Ай бұрын
Wcs ilaahey ha nabad geeyo turkoi safar salaama macsalaama safarka allaha kuu fududeeyo aamiin
@user-zh3jh9sz7m
@user-zh3jh9sz7m Ай бұрын
Inshll.alleh alleh nabd geeyo kowii alleh kala qariiya alleh subxanalah watacalah kamadhiigo aduun iyo akhiiraba kowii kokolma meesha khayrka alleh haydiinka dhiigo wllo 🎉🎉🎉❤❤❤
@user-id1mh6ol6l
@user-id1mh6ol6l Ай бұрын
Manshalah waalao isjecel ihay haisku kiin raajiyo waa iga oosiisen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 Ай бұрын
Safar salaama walalkeyga abuukar 😮😢❤
@luuleymohamed7798
@luuleymohamed7798 Ай бұрын
Ilaahey ha nabad geeyo safar salaama abuukar
@kanadiahoussein7073
@kanadiahoussein7073 Ай бұрын
Ay abukar safar wcn inchallah allaha kunabad geyo walalo
@user-ci1rn5cn5l
@user-ci1rn5cn5l Ай бұрын
Abukarkena ilahe nabat ha nogu geyo amiiradedii wallhi wa la ilmeye😢😢
@faadumaqalanjo2362
@faadumaqalanjo2362 Ай бұрын
Ax wan oyayy walhi safar salama😢
@hawoabdi-sg6uk
@hawoabdi-sg6uk Ай бұрын
😭😭😭😭😭 alaha nabad ha kuugu geeyo
@MrwaRashid
@MrwaRashid Ай бұрын
Ax wlllhy wàa ooyay😢safar salaama abuukarrr😢😢
@ameenabubakar2514
@ameenabubakar2514 Ай бұрын
اخوي ابو بكر ما شاء الله الله توصل بالسلامه ان شاء الله الله يخليكم انا اسمي ابويا ابو بكر❤❤❤❤
@Zahra-in5jj2qt7d
@Zahra-in5jj2qt7d Ай бұрын
Alla runtii anaa isku maleeyey inuu walaalkeyga baxooyo waan ilmeeyey 😢
@CaashoCaasho-ne4ts
@CaashoCaasho-ne4ts Ай бұрын
Safar salaama abuukar wllkey adigoo nabad qaba
@user-hv4iu2ih7b
@user-hv4iu2ih7b Ай бұрын
Walaahay Amiiro wayga ooyisay indhahaygii ha ooyin❤❤❤❤🌹💏
@Amina_Isse
@Amina_Isse Ай бұрын
Alla calooshaa ihurty wllken nabad tag insha allaah❤
@Queensuniira
@Queensuniira Ай бұрын
Safar salaamo abuukar i.a nabad ku
@hooyoraxmomatoote-lp5nv
@hooyoraxmomatoote-lp5nv Ай бұрын
Maanta dhalasha deyda waye hal leg xita mahaysto😭😭
@user-dt2wn4dq7d
@user-dt2wn4dq7d Ай бұрын
Adn Sxb Amiira prank kusame Ano waliba kamida Team Amiira qurux Waku sugena
@MunaAbduqadir-jr7ri
@MunaAbduqadir-jr7ri Ай бұрын
Allaha nabad geyo wllken
@SuldaanCqaadir-t6c
@SuldaanCqaadir-t6c Ай бұрын
Team adna one like bye abuukaf😢😢😢
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl Ай бұрын
Adna wan kusalmay❤❤
@NajaxAbdi-jm4zn
@NajaxAbdi-jm4zn Ай бұрын
Walalka markuu ka tagayo xanuun waye walahi 😂😂😂😂❤❤
@SacdiyoMohamed-hd3yo
@SacdiyoMohamed-hd3yo Ай бұрын
Allaha nabad geeyo abayo adna
@user-do8gd5zm6t
@user-do8gd5zm6t Ай бұрын
Alle cfimd haku geeyo abuukr a 🥺🥺😭
@user-vr5uo7ku9o
@user-vr5uo7ku9o Ай бұрын
Asc abayo adna xubi iyo masmo calwiya iyo dumshigeey saxaaf iyo amiir qurux cimraan abuukar fatima sumayo maxmed iyo caruurtaan habo ridwan ilyaas nadia nahid asiim xafidulaah dhamaantiin insha allah farxadiinu waa farxadeyda waan idiin ku fanaa allah nabad geeyo walaalkey abuukar insha allah adna xubi 2m oo degdeg ah ayaan Alle kaaga rajeeynnaa inuu Alle degdeg kuu gaarsiiyo Si aan kula dabaldago insha alah goormaad sacudiga noogu iimaneysaa adiga maamo calwiyo dumshi saxaaf famll6 insha allah ale ha Is keen tuso adinkoo nabad qabtaan iyo anagoo nabad qabo insha allah❤❤❤❤❤
@LubnaIbrahim-cs4nt
@LubnaIbrahim-cs4nt Ай бұрын
Ilahay hanabad geeyo abukar insha allh 🎉🎉😢
@Safiyoshahaad
@Safiyoshahaad Ай бұрын
Walahi waqiroday ilahay hanabad beyond 😢😢 amiin❤
WUU BAXAY WALAALKEYGA OOYINTA CESHAN WAAYAY SAFAR SALAAMA😭😭
13:19
Logo Matching Challenge with Alfredo Larin Family! 👍
00:36
BigSchool
Рет қаралды 11 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 79 МЛН
HOOYO FARXAD DARTEED ILAMADA CESHAN WEYSE. UGU DAMEEN WEY KULMEEN
9:33
QOFKA UGU DAMBEEYO EE AAN SEEXAN ANAGAA ISLA YAABNAY WLHI
23:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 857 М.
HOOYO IYO KOKO UGU DAMBEEN KULMEEN..?
11:04
King Ceyda
Рет қаралды 399 М.