PRANK KII UGU XUMAA POLICE AAN GURIGA UGU KEENAY ABUUKAR MAXAMED FAANAYE AF AYUU TAAGAY CIMRAAN 😂

  Рет қаралды 408,754

Adna Channel

Adna Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@Tuneyyyyyy
@Tuneyyyyyy 7 ай бұрын
Intii kufaraxday solabashada abeera cade ❤one like 🎉🎉
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 7 ай бұрын
Are adna aqwaan cimraan wakawashay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmednagaay113
@ahmednagaay113 7 ай бұрын
Camal yesho
@CaashoSaid-z3n
@CaashoSaid-z3n 7 ай бұрын
Waa ikana
@maryanadangumas1849
@maryanadangumas1849 7 ай бұрын
kada cunuga😢
@Luckypoy-Lp1
@Luckypoy-Lp1 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@XabiibaYonisAhmed
@XabiibaYonisAhmed 6 ай бұрын
Ilaa intee kacararee saliga nabiga scw❤❤
@hawasaadinoor4769
@hawasaadinoor4769 Ай бұрын
HLQ😂
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 7 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ☝️❤️
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sumayaayub421
@sumayaayub421 7 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@canababdilaahi6246
@canababdilaahi6246 7 ай бұрын
Scw
@MunoSaciid-t9h
@MunoSaciid-t9h 7 ай бұрын
bls channal kayga iso boqoda samiya qalbi wang wan ku tagera bls 😢 abyo iso jawb
@naciimoabdi1653
@naciimoabdi1653 7 ай бұрын
As mansha Allah habo Mcn Allah ha ku xifdiyo ❤habo I was my biggest
@bintucali7288
@bintucali7288 7 ай бұрын
Fawsia's english is perfect maasha Allah
@Naftathauronow
@Naftathauronow 7 ай бұрын
Yeah she's university graduate manshallah
@MuzeygaBoy-td3te
@MuzeygaBoy-td3te 7 ай бұрын
Abuukar gymka aaway fulay
@Fatuush11
@Fatuush11 7 ай бұрын
@@MuzeygaBoy-td3temeesha somalia maa moody la iska waalo wadan aadn lahyn joogta maskxda gasho 😂
@Hanahan122
@Hanahan122 6 ай бұрын
Who is fowsia🤨
@jawaahirhassan4290
@jawaahirhassan4290 7 ай бұрын
Ku saliya Nabbigen muxamed scw😢❤
@ElisaSouad
@ElisaSouad 7 ай бұрын
Scw scw scw scw
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 7 ай бұрын
salalahu caleyhi wasalam
@CayuushMaxamuud-c8j
@CayuushMaxamuud-c8j 7 ай бұрын
Scw
@Hawomohammed87
@Hawomohammed87 7 ай бұрын
Sallalahu aleyiwasallam ❤❤❤❤
@NastysaidAhmed
@NastysaidAhmed 7 ай бұрын
Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@MaryamCukaash
@MaryamCukaash 7 ай бұрын
Adna aan ku weydiiyey aawey xadladii looqabanlahaa 😢Aamina ubaad iyo fowziya aawey 🎉🎉❤waxaan rajeynaa in aad Aqriso comment's 😢Adnaheena Ilove ❤❤
@aaminacabdi5731
@aaminacabdi5731 7 ай бұрын
dadku ma bilaa caqlibaa anuu makiiba wa fahmy unuu yahy seyn
@YusufMaxamed-gp9tv
@YusufMaxamed-gp9tv 7 ай бұрын
Wllhi dheh
@Kiindeernuur
@Kiindeernuur 7 ай бұрын
😂😂😂sorry
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 7 ай бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢
@Anisafaarax
@Anisafaarax 7 ай бұрын
@WarsanMaxamuud-vv4ld
@WarsanMaxamuud-vv4ld 7 ай бұрын
Aamiin baayo mcn qalbe❤🤲
@RuqiyoCumar-z7y
@RuqiyoCumar-z7y 7 ай бұрын
Aamina wll
@SafaCabdi-rl6yf
@SafaCabdi-rl6yf 7 ай бұрын
Amiin yaa rabi 🤲
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 7 ай бұрын
aamin yarabi illahow no aqbal
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 7 ай бұрын
Mohamed fanaye vidioga bilowgisa wuu jogee xguu ucarare😂😂😂
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 7 ай бұрын
😂😂
@brothersgaming124
@brothersgaming124 7 ай бұрын
Ani cml waaye fuleey waaye😂😂😂
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 7 ай бұрын
Tartiib usiibtay😂😂😂😂
@UgbaadXuseen12
@UgbaadXuseen12 7 ай бұрын
Wuu baxsaday😂😂
@AyaanAsluubbadan
@AyaanAsluubbadan 7 ай бұрын
Mohamed fankisa shaqeyn wayay😂😂
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 7 ай бұрын
Labadaada Janada Fardowsa Allaha ugu deeqo ❤
@MaryanAhmed-zz1rj
@MaryanAhmed-zz1rj 7 ай бұрын
Alla zein caawa iga yaabsaday ajaanib caadi mooday wlh yaaab markoo wejiga iska furay😂
@MiinaApdi
@MiinaApdi 7 ай бұрын
Wah muuqaalka ma dhamaysan zain miyaa
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 7 ай бұрын
Haaa waa isaga​@@MiinaApdi
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 7 ай бұрын
Haa waa zain😂😂​@@MiinaApdi
@NatashaHassan-gp1zm
@NatashaHassan-gp1zm 7 ай бұрын
Bisinko Ani xita wayabay Zain caadi maahan
@Upthiwahid10
@Upthiwahid10 7 ай бұрын
Adi lee I ifahansiiyey😂😂
@Prettysundus
@Prettysundus 7 ай бұрын
Fowsia io ayanitta dhiig eey leyihiin wlh ❤tedha kle where is mr faanaye marki uu poliseka imadhe xaguu ucarare😂😂😂
@UgbaadXuseen12
@UgbaadXuseen12 7 ай бұрын
Wuu baxsadey faanaye😅😅😅
@Mahad-b4r
@Mahad-b4r 7 ай бұрын
2m🎉
@Mahad-b4r
@Mahad-b4r 7 ай бұрын
2m🎉 I.n😊
@SabirinMohamed-e4n
@SabirinMohamed-e4n 7 ай бұрын
Haa so Maarkin Wlhi 😂😂😂😂 Fowziya iyo Ayanita Cadi Maahan Wa Dad Dhii le Wlhi Sidhe u hadlayen l liked ❤❤ War Malesiya wan idin imana dona inshallah ❤❤
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 7 ай бұрын
Fawsiya wooow❤mashaa allaah gabar dhiig leh ilmo baa igu soo istaagtay farxad darteed markay tiri ninkaan sharci umalaha inuu noo soogalo saytiri wadankoodii baa joognaa saytir hadaba gumaysi kuma jirayno. Jah qof nool iga dheh ❤ qaali waad nadaawaysay cabsi xitaa maysan dareemin perfect eglish
@NasroHussein-v9e
@NasroHussein-v9e 7 ай бұрын
Aaad iyo say ula hadashay naag codkar waye m.a ❤❤
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 7 ай бұрын
@@NasroHussein-v9e Haa maashaa allaah
@DekaHussein-h7b
@DekaHussein-h7b 7 ай бұрын
Fosia wlhi naag iyo badh weeyi 😂 wn kusalamey geesiyaday fosia ❤
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 7 ай бұрын
Adno walahi siduu ujiley seyn caadi mahayn run baa modey walahi gacan ayaa nitagey❤🙏
@khadarisxaaq287
@khadarisxaaq287 7 ай бұрын
Hoyo wac laga kenay 😂😂 Alow hoyo nodaa halis kasto ayada ayan xalinkarto ❤
@Mumtaz738
@Mumtaz738 7 ай бұрын
Wlhi cimraan dhiig uu leeyhy saacaan hadii laxiri laheeen zein wey udhmn laheed lkn zein hal mar inuu yhy iguma soo dhicin😅😅 missions waa lagu guuleestey
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 7 ай бұрын
Cimraan😢mskiin maxa asi le loxere❤😢
@Fatuush11
@Fatuush11 7 ай бұрын
asi yaa dhahy iska waal luuqadne ma yaqaano waana is waala😂
@WaraabeOsmaan
@WaraabeOsmaan 7 ай бұрын
Foosiyo dhiig baran baro kuma jiro❤😂😂😂
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 7 ай бұрын
Aad iyo aad❤😂
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 7 ай бұрын
Haa runtaa caadimaah
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂 walaahi geesiyaal fowzia, ayaanita iyo abaayada kale masha Allah mida kale police run ayaa loo maleyni wiilkena
@hamdaapdirahman9624
@hamdaapdirahman9624 6 ай бұрын
Mohamed waa qof edab leh aad respect bu bixinya 😊
@Abdulrahmakai
@Abdulrahmakai 7 ай бұрын
Cimraan geesi waye legend bilaash lama aamusna
@daakirnour9294
@daakirnour9294 7 ай бұрын
Adoo joogto moo ninkaan ixeraa mageesi lagu noqdaa marka 😂
@Yaana0k
@Yaana0k 7 ай бұрын
​@@daakirnour9294ee wuu xiran haduu furnaan laha Soo iskama dhiciyeen😂
@radwaAhmed351
@radwaAhmed351 7 ай бұрын
Hooyo wac amiira wac saxaf wac 😂😂😂 fiiri ado jogta maa ninkan I xidhaa😂😂😂
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 6 ай бұрын
Amiira wac Hooyo wac Saxaaf wac Abuukar adoo jooga maa la i xidhaa Cimraan maskiin daacadsanaa😢😂😂😂
@fadumosaidmahmuud5068
@fadumosaidmahmuud5068 7 ай бұрын
Alla ilaahow adna hanaga qaadin 🤲
@MarwaCabdi-o1e
@MarwaCabdi-o1e 7 ай бұрын
Amiin
@izhwaaqcadey2729
@izhwaaqcadey2729 7 ай бұрын
Fawsiyo iyo ayaan cadi maha😂 mideede kle walhi madareemin inuu sayn ahaa😅😅
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 7 ай бұрын
Aniga xitaa maumalenin😂
@Queenof-gq3hf
@Queenof-gq3hf 7 ай бұрын
Zeyn mia😂
@Maskiineyyyy
@Maskiineyyyy 7 ай бұрын
Sain weeye qofka 😂musasalka suu dhihi jiruu dhahayaa
@amalamuli376
@amalamuli376 7 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir 🙏❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏
@Kiki_afcad-c9d
@Kiki_afcad-c9d 7 ай бұрын
Amiira wac kuLaha Cimraan 😂😂😂
@sucdysheikh198
@sucdysheikh198 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂qosol calosha ixanunte amiira wac marku dahe 😂
@ayaanlaki1438
@ayaanlaki1438 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂 amira wa askari show 😂
@NaciimoNafta-qe7zi
@NaciimoNafta-qe7zi 7 ай бұрын
😅😅😅😅​@@ayaanlaki1438
@XafsacFitaax
@XafsacFitaax 7 ай бұрын
Ayyyyy kan prank wuu dhaafay ❤😊✨🙈
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 7 ай бұрын
Alla oo show CIMRAAN waa halista omg wixii kaloo dhan fulaynimo lkn isagu waaba xanaaqay❤😂😂😂
@drsMaryanFuaad
@drsMaryanFuaad 6 ай бұрын
Dadka aamusan wax ka geesisan malahan 😢
@NajahMuse-gp3zi
@NajahMuse-gp3zi 7 ай бұрын
Wlhi fawsia English kada perfect waye🎉❤😊
@AlishBea
@AlishBea 7 ай бұрын
Inta prank kudhimanto 😂one love❤😂
@samircde7543
@samircde7543 7 ай бұрын
MashaAllah fowzia your English is perfect
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 ай бұрын
Ar adna aniga mss prank baan ubixiyey wlhi gacan. Baan utagay madax waynaha prankiga umagacabay yaa iguraacsan 😂😂
@amalamuli376
@amalamuli376 7 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir 🙏❤️
@MaryanMaxamuud-r9k
@MaryanMaxamuud-r9k 7 ай бұрын
Fowsia iminka diricsan wlhi firiid waaye ninka la gogosanee kwrn😂😂
@Channel_689
@Channel_689 7 ай бұрын
Cimraa amiiro io saxaaf wac ayuu kabixila yhy waa yaabee prangga cimraan kali ligiisa muuku socdaa😂😂
@fardowsaabdullahi2029
@fardowsaabdullahi2029 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@somaliangwal5169
@somaliangwal5169 7 ай бұрын
Wawaray fowzia dimbil way iiqarsaneed English keeda cajab🎉❤
@Asad_hagio-n9u
@Asad_hagio-n9u 7 ай бұрын
TEAM ADNA ONE LIKE ❤😂
@arfihassan2450
@arfihassan2450 7 ай бұрын
Omg 😂😂😂😂😂
@SabariinCabdikariim
@SabariinCabdikariim 7 ай бұрын
Cadnaan abowe waan. Ku tageraa bleas really 😢
@DhuuxJamac-l6g
@DhuuxJamac-l6g 7 ай бұрын
Wakaxumahay ilahada😅😂​@@SabariinCabdikariim
@IqraMohamed-y4g
@IqraMohamed-y4g Ай бұрын
😂🤣🤣🤣😅
@HafsaKhayr123
@HafsaKhayr123 7 ай бұрын
Adna walahi waa prank gii ugu fany sanaa😂😂😂😂😂
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 7 ай бұрын
Fowsiya dhigeeda jah ❤ waa la.isku halayn kara guri naguma soo galo mana na gumaysan karo ayyyy naag reer Puntlan ah inay tahy cadaysey
@Amina_Isse
@Amina_Isse 7 ай бұрын
Jah wee na daaweesy❤😂
@ikraanmaxamed9516
@ikraanmaxamed9516 7 ай бұрын
Wax nooloo nafleh maandeeq naag nool waaye walaahi nooloow abaayo mcn
@KhatroMohamed
@KhatroMohamed 7 ай бұрын
Mandeeq mansha Allah ❤
@Mariamdegan-mn1ts
@Mariamdegan-mn1ts 7 ай бұрын
Masha Allah hablo halis waaye👏👏👏👏 waar waa ladarkii😂😂😂😂😂😂
@mohamedyusuf8225
@mohamedyusuf8225 7 ай бұрын
Best prank ever wlhi,😂😂😂😂😂😂😂
@QadrobulleFarmajo-gl8fc
@QadrobulleFarmajo-gl8fc 7 ай бұрын
Aniga inuu zein yahy markiiba waan dareemay😂😂😂
@ShukriHajji-h5x
@ShukriHajji-h5x 7 ай бұрын
Sister-brother's love waaaaw I like it "amira wac noh"❤❤ Allahuma barik
@Tuutuhashim
@Tuutuhashim 7 ай бұрын
Maandeeq wey iga qoslisey 😂😂😂❤😊
@AsmoYarey-i8v
@AsmoYarey-i8v 7 ай бұрын
Camera Eey iska qabsay bo kk😂😅
@safamaxamed967
@safamaxamed967 7 ай бұрын
Cimran hadu xanaqo waa khalas mohamed wu caymaday😂
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 7 ай бұрын
Hoogay naa maanta sein waa hadaan garan waayag😂😂😂😂
@ramishally
@ramishally 7 ай бұрын
waxe raban no shegayan 😂😂😂😂😂😂
@Ayana8181
@Ayana8181 7 ай бұрын
Alla seyn miyaa😂
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 7 ай бұрын
Cimraan wallaahi waa geesi 💚🤍❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ShamsaAdam-mo8mi
@ShamsaAdam-mo8mi 7 ай бұрын
Prankiyada adna henna wa kuheysta😂😂❤
@amalamuli376
@amalamuli376 7 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir ❤🙏🙏🙏🙏🙏
@Tuneyyyyyy
@Tuneyyyyyy 7 ай бұрын
Ninki dhamay ee bila mucis iyo bila filtar waxdhobo cawa woodhunty 😂💔🫶
@AishaFarah-c9k
@AishaFarah-c9k 7 ай бұрын
Hogan 😂😂😂😂😂
@NastexoXasan-nx5qv
@NastexoXasan-nx5qv 7 ай бұрын
Mohamettt cadi yuuu u dhuuntayyy😂😂
@iqroabdullahi6508
@iqroabdullahi6508 7 ай бұрын
😂😂😂
@adenfarah5584
@adenfarah5584 7 ай бұрын
Masha Allah wllhi fowzia waa gabadh aan imaba caadi ahayn oo agteeda aanad waxba lagugu yeeli karin
@MumtaazAhmett-d7u
@MumtaazAhmett-d7u 7 ай бұрын
Maandeeq isn't easy walahi😂❤
@Queensuniira
@Queensuniira 7 ай бұрын
Adna mss pranki ayaa laguu bixinaa 😂😂mr faaanaye halkuu u cararey😂😂
@Manaalqurux-q5s
@Manaalqurux-q5s 7 ай бұрын
Alqoslka qofki qosly only like my 👍
@queenlovebbe4104
@queenlovebbe4104 7 ай бұрын
Inta markee ay maqashay prank so carartay wan in salamay 😂😂😂
@farhaancarabofficial6722
@farhaancarabofficial6722 7 ай бұрын
Kaa qadnay 😂😂
@jamileosman4132
@jamileosman4132 7 ай бұрын
Ar aqwaaney see wax yeeshay caawa adnay abtiyaalo waaye iska jir hee kkk ❤❤
@umuhanii
@umuhanii 7 ай бұрын
Amira wac hoyo wac 😂😂😂😂😂
@amalamuli376
@amalamuli376 7 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️🙏❤️
@CabdiraxiimJeylaani
@CabdiraxiimJeylaani 7 ай бұрын
Pramkiga adnah flim cml prt2 aakasugona aqwan❤😂
@MaryamaAbdirashid-xd4si
@MaryamaAbdirashid-xd4si 7 ай бұрын
Manteq walhi dhiig walal baa ku jira😂❤
@amalamuli376
@amalamuli376 7 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir 🙏❤️🙏🙏🙏
@salmashugri
@salmashugri 7 ай бұрын
Walahi hal mar xitaa kama shikin anaga xita brankiga Wana lagu sameyay😂
@ZeyruunQurux-f9t
@ZeyruunQurux-f9t 7 ай бұрын
Ani xitaa nin ajnabi ayaa uma leynye😂😂
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 7 ай бұрын
Walaahi adan caadi ma ah laakin gabadhaha walaalkod way ka naxaayan laakin dadkiina somali ka imaado ma naxeesin bee askari la dilaayo gacan ayaa idin taagay from USA 🇺🇸 aa idin ka soo salaamay
@AbdiRhmAbdow
@AbdiRhmAbdow 7 ай бұрын
Inte markey aragte prank soorade like😂❤
@Siham1jela
@Siham1jela 7 ай бұрын
👆
@MuzeygaBoy-td3te
@MuzeygaBoy-td3te 7 ай бұрын
Abuukar gymka aaway
@Muscab123Muscab12
@Muscab123Muscab12 7 ай бұрын
Uffff nayaaa firi talatageda make xunthy walaba shawsi Marjorie vies radinlahayd hahhhh wahoyo karting bdn salina leba canal hesayoooo ifff maya qalbiga Odin malhn wanag kartbdn Below adnadeydaaaa loveyou😢😮😅😅😅
@FaysalMaxamedsiidow
@FaysalMaxamedsiidow 7 ай бұрын
😅😅😅😂😂😂
@FaysalMaxamedsiidow
@FaysalMaxamedsiidow 7 ай бұрын
​@Faadumo-ij 8rj
@mumtaazfiidoow3226
@mumtaazfiidoow3226 7 ай бұрын
Walaahi gabadha garaacday ayaa kuli u gesisan haduu runyahay iyo daduu beenyahayba waa gesiyad❤❤❤❤❤❤
@mulkihassan43
@mulkihassan43 7 ай бұрын
War gabdhuhu❤dhig badana alllow idin daaa😮❤❤
@amalamuli376
@amalamuli376 7 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir 🙏🥰🙏🙏🙏
@filsan_abdiqaadir143
@filsan_abdiqaadir143 7 ай бұрын
Zeyn miya mise shaki ayaba iga jiray 😂adna best prank ayu ahaa 😂😂where is Mohamed fanaye😂
@Hande-e1e
@Hande-e1e 7 ай бұрын
Ninka Police iska Dhigaya waba zain side u fahmi la yihin sheeko lkn waku camireyna oh prank😂😂😂
@Hamtha-xo4ux
@Hamtha-xo4ux 7 ай бұрын
Aniguba ma fahmin😂😂
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 7 ай бұрын
Maxamed markii hore wuu joogay xagee buu ucararay🏃😂😂
@Sacdia_siman
@Sacdia_siman 7 ай бұрын
Cimraan maskiin calooshu iga huriyey adna zaxaaf wac Hooyo wac Amiiro wac u ka bixi waaye😂😂😂
@izabeella0232
@izabeella0232 7 ай бұрын
Maxamed fanaaye meel ku sheek😂😂😂😂😂😂
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 7 ай бұрын
Fosiya dhinbil dhiig ay leedahay❤❤❤walaahi waxaan u xiisay ugbaad 😂waan iska jeclahay gabadhas❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 7 ай бұрын
Manshalah two million dheh prank ku walay 🤣🤣 wiilasha maxa ku samaysay adna cimran 🤣😂
@SaaqoSaaqoking
@SaaqoSaaqoking 5 ай бұрын
😂😂😂😂war Maxamed yare waan wataa waa fariid
@MohamedLezy
@MohamedLezy 7 ай бұрын
Ziyn is another level keep going 💕
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 7 ай бұрын
Markuu furay wajiga baan gartay wah😂😂
@farxiyonoormaxamed8058
@farxiyonoormaxamed8058 7 ай бұрын
maxamed marki hore aa igu dambeysay aragiisa xaguu kabaxay😂😂😂
@apdirahmanhussen8876
@apdirahmanhussen8876 7 ай бұрын
Wiilki faanka badna meyay video ga bilawgisi wuuba fadhiye😂😂
@PawsomeAdventures-y3b
@PawsomeAdventures-y3b 7 ай бұрын
Camerada man😂😂waa kaisla ogyahay😅
@Abdifatah14Hassan
@Abdifatah14Hassan 7 ай бұрын
Fozia congratulations
@ruuxi1124
@ruuxi1124 7 ай бұрын
Zein inuu yahee ma modeen😂 comantiga ka ogadee😭😂
@ZareedoAhmed
@ZareedoAhmed 7 ай бұрын
Walhie anuu zien maan modahynn shekada igu socotty😂
@hafsadallab2577
@hafsadallab2577 7 ай бұрын
Zayn Miyaaa Police Noqday😂😂😂
@suleeqoaxmed129
@suleeqoaxmed129 7 ай бұрын
Ma ahan
@cabdimuniirmaxbuub8759
@cabdimuniirmaxbuub8759 7 ай бұрын
Sasn modyya
@HawoAbdi-b8x
@HawoAbdi-b8x 7 ай бұрын
Ayanita waa lawabsada wllhi 😂😂😂wow prank ❤😂
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 7 ай бұрын
Saaan u soo orday waaa neeftuurooyaaa😂😂😂😂😂
@Abdullahidaacad2
@Abdullahidaacad2 7 ай бұрын
Neefso nafaa leedahayee 😂😂
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 7 ай бұрын
@@Abdullahidaacad2 soo ma ahan waan nastay wllo🤣🤣
@HodanMaxamadHodanMaxamad
@HodanMaxamadHodanMaxamad 7 ай бұрын
alla mandeeq waa geesiyad wlhy askariga way dishay ❤
@CabdisalaanNuur-wi5if
@CabdisalaanNuur-wi5if 7 ай бұрын
Imran cadi maaha hoyo wac amira wac saxaf wacan. 😂😂😂
@ifrahabdi7014
@ifrahabdi7014 18 күн бұрын
The only way I could do that was Yussuf to be honest and I was not a good friend of him and he would never let that go so he would never talk about me or talk about anything about it but he was very kind to him so he was a nice person to talk about things that he 💴💴💴💴 was a nice man I was Yussuf to me I
@aminosahro1068
@aminosahro1068 7 ай бұрын
Yaac 😅😅😊😊😊🤣🤣🤣🤣ninka nay garan wayen in u somali yahay kkkkk
@FowziyaBusuri
@FowziyaBusuri 7 ай бұрын
Wllhi Hal mar ma igu so dhicin in oo yhy ZeiN 😂😂 ZeiN isn't easy ❤❤😭
@deqadalka9953
@deqadalka9953 7 ай бұрын
Maandeeq 😂😂😂 waa geesiyad😂😂😂 tumoow aaaaaa
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 7 ай бұрын
Khalaas ninki ugu maskiinsana ba libaax noqdyba fmlki where is mr faanaye😂😂😂😂
@ManafTayo
@ManafTayo 7 ай бұрын
Amiiira waCa baa meesha ka dhaCdayyy😂😂
@AsliAdan-c6j
@AsliAdan-c6j 7 ай бұрын
Cimraan wiilkeedii waxaan ku leeyahay. Edna ka soo caar.😢😢😢😢😢😢
@ismahaanyukey6492
@ismahaanyukey6492 7 ай бұрын
Fowsiya walhi wa nag adag ❤
@nuursiindmg7805
@nuursiindmg7805 7 ай бұрын
Saa ugaaro one million dhahday😂😂😂😂 mar horaaba gaarte 2 million dheh 😅
@hilalqnnn2932
@hilalqnnn2932 7 ай бұрын
Ani Fowziyada iiku daran kulaha what’s your problem 😂😂😂 meshan hade USA ahan laheed xitaa iyadoo prank dalici lahaayen 😂gurikan adi maaleh lee ladhihi😂lahay 😂😂 inte English kii aan ogaa kulaha hadlaan 😂😊
@MarwaCabdi-o1e
@MarwaCabdi-o1e 7 ай бұрын
Maqn deeq wlhi inta meesha joogtay ayaada ugu dhiig badan waar askarigii dhama ayey nabar ku dhufatay lagamad waaye maandeeq waan wata
@Ahlaammoha2
@Ahlaammoha2 7 ай бұрын
Hoogayy zain waa quruxlow ❤😂😂😂
@Fatuush11
@Fatuush11 7 ай бұрын
😂😂ma araty
@Aminaali-oj7sx
@Aminaali-oj7sx 7 ай бұрын
Inta ila aragte ayanita orabte English ine kuhadasho lkn kuqolocde one like ❤😂😂😂😂
@amiira2317
@amiira2317 7 ай бұрын
Faanaaye fuleynimadiisaan prankigan ku ogaaney😂i😂😂
@amalamuli376
@amalamuli376 7 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir plz and plz 🙏🙏🙏🙏
@ZuhurTech
@ZuhurTech 7 ай бұрын
Uu xanaaqaa walaahi askari malishiya waa layaabaa dhaha😂😮😂😂
@hibohassan1796
@hibohassan1796 7 ай бұрын
Istaqfirullaah wa atuubu ilayhi askari umalenaa😂
@amalamuli376
@amalamuli376 7 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir 🙏🙏🙏
رمضان 1445هـ كامل للشيخ د. ياسر بن راشد الدوسري من محراب المسجد الحرام🕋♥️
3:46:46
تلاوات ياسر الدوسري إمام الحرم المكي
Рет қаралды 1,4 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
PRANK || SAXAAF OOO KA OYSIYEY ADNA || AMIRA CIMRAN IYO CADE XANAAQ
12:35
MAGAALADA AYAAN UGA DHUUMANAY KULIGOOD SI XUN AY NOOGU XANAAQEN..?
30:01
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН