Adobe After Effects Crash Course

  Рет қаралды 8,839

ZitAcademy

ZitAcademy

Күн бұрын

Kooraskan waxaad ku baran doontaa Basic Adobe After Effects, iyo qaabkuu u shaqeeyo, Interface ka application, Key Frame ka iyo Animations ka.
JoinUs Telegram: t.me/zitacademy
Online Courses: course.zitacad...
Facebook Page: / zitacademy

Пікірлер: 17
@faysaldheere4137
@faysaldheere4137 Жыл бұрын
markuu soo dhaco Cousekan nala soo socodsii ustaad baahi aad uweyn ayaa loo qabaa
@ZitAcademy
@ZitAcademy Жыл бұрын
NOTED Walal Insha Allah
@mohamedabdirahman1284
@mohamedabdirahman1284 Жыл бұрын
Zhukran uztaad sida aad noogu hagar baxeyso allaha ku xafido
@Mohamedj255
@Mohamedj255 2 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@Secret_668
@Secret_668 4 ай бұрын
waw qofkii ugu horeeyay ee somaali ah oo AE si Fiican u sharxo
@ZitAcademy
@ZitAcademy 4 ай бұрын
Mahadsanid walal
@abdiqanixaange9753
@abdiqanixaange9753 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad horay dhab wax adag ka aaminsanaa oo computerka uusan awoodin . Iyadoo iigu jidha ayaanan isticmaali jirin lkn maanta si fiican ayaa ufahmay daraadaada Aad umahadsanatahay
@sabaaliyemahamed7069
@sabaaliyemahamed7069 Жыл бұрын
Sxp noo soo badi mahad
@hamzeilka-cazeh
@hamzeilka-cazeh Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@Amel_saed
@Amel_saed Жыл бұрын
Tnxs wll waxbadan ban ka faiday
@malikjaanuu6870
@malikjaanuu6870 Жыл бұрын
Ustaad taxane inaad ka dhigto jeclaan lahayn ado mahad san
@suhaibabdikadir
@suhaibabdikadir Жыл бұрын
Waxaad kasoo hadashaa ADOBE FONTS iyo ADOBE ACROBAT PRO
@Amonsak19
@Amonsak19 Жыл бұрын
sxb xagen kala soo xiriira dan ban kaleyhy
@faysaldheere4137
@faysaldheere4137 Жыл бұрын
Ustaad adoo mahadsan Waxaa rabaa inaa bilawdo ayaan kaa codsanayaa After effect Waliba ka sameynaayo Graphic Motionka ah adigoo mahadsan Ustaad Full Couse kasoo samey pleaas
@ZitAcademy
@ZitAcademy Жыл бұрын
Insha Allah walal casharadaasi Motion kana waynu bilaabi doonaa markasta codsiga ardayda ayanu tix galinaa halka loo bato, qorshaha se waa ku jirtaa course dhamaystiran Insha Allah
@rashiidkhadar4928
@rashiidkhadar4928 Жыл бұрын
Adobe indesign Adobe indesign Adobe indesign Crash course kasoi samee ustaad.
Learn After Effects in 60 minutes | Full Masterclass
58:51
Max Novak
Рет қаралды 79 М.
After Effects for Beginners | A Free Masterclass
1:05:24
Bring Your Own Laptop
Рет қаралды 355 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 7 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
CASHAR Dhamaystiran - Figma Crash Course 2022 Free
1:22:12
ZitAcademy
Рет қаралды 18 М.
Wax ka Baro Xirfadda Graphic Design!
6:33
Fu'aad-Booska
Рет қаралды 2,3 М.
After Effects Basic Animation - Af Soomaali
20:36
Artisma Graphics
Рет қаралды 10 М.
I'll Teach You After Effects in 60 Minutes...
58:42
Ben Marriott
Рет қаралды 780 М.
Kontan Daqiiqo Ku Baro Editingka --- Premiere Pro 2022
49:15
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 65 М.
Si fudud ugu badal Template After Effect | 2022
16:37
Zaak Multimedia
Рет қаралды 5 М.
Waa maxay Motion Graphics? Beginner's Guide Somali
13:21
ZitAcademy
Рет қаралды 19 М.
Superconducting Quantum Hardware Research Program - Day 1
2:27:05