aduunka waa leys buuranayaa balse cidaan metelaad laheyn waa usii faruuran tahay

  Рет қаралды 2,150

Jamaal Nuur

Jamaal Nuur

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@safiya8016
@safiya8016 15 күн бұрын
💯💯
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 14 күн бұрын
Jamaal calaalka iyo tuusiga jooji ma tihid qof dhalad goormaa koonfurta mogaisho dagtay nijaas aan caqli fiican
@sucaado7
@sucaado7 15 күн бұрын
Jamaal nuur nolow 🎉🎉🎉🎉
@mahadodawaa6426
@mahadodawaa6426 15 күн бұрын
Jamàal intee laguna ladegaa mah dhuusamareeb
@abdulqaderomer7926
@abdulqaderomer7926 15 күн бұрын
Dhulkaaga dhiso sida puntuland jamal
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 15 күн бұрын
WA NAXDIN
@NasraMahamed-f8w
@NasraMahamed-f8w 15 күн бұрын
Guriceel maa lagu la degaa koofurta muqdisho dadkii deganaa ayaa weli degen koofurta ma ahan xarumaha dowladda ee aad Sagaashan iyo kowdii ku habsateen
@JEGO.512
@JEGO.512 15 күн бұрын
Sidaa buu u calaacali isagoo dulmi iyo xaqdaro tabanyo, balse isagu isma oga wuxuu sameeynyo koonfurta muqdisho miyaa hg kaliyah degan tahay waa iska nuucan dhaqnkaas ayuu futada kuwtaaa wuna cabanayaa hhhh, 90ka sidaas buu u ooyaaa waa qof liita misne caadifad iyo naceeyb ka buuxo.
@IstarlinElmi
@IstarlinElmi 15 күн бұрын
Haye adoomadii ali Yusuf waa la gumesana jiray waligo waa la iibisana jiray
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 15 күн бұрын
Qofkan ciilan oo waba baran haddaad mooday inuu baraarujinayo habargidir ogow wuu bahdilayaa
@MostafaMohamed-md4ve
@MostafaMohamed-md4ve 15 күн бұрын
Mooryaanta in la qabto waaye ayaku ma na cafiyaan markay owood leeyihiin
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 15 күн бұрын
saas maahan xasan abgaal iyo qolo kale midna habargidir wax mayeeli karaane ayadaa habartu wax isyeeshay oo diidey inay midoowdo oo wax wada qabsato adigaaba hada kala qalaya oo taagan cayroow ayaanloow sidee adigoo leh ayaanloow habar gidireey sidee usku qabsan karaan wll
@ShaficciShabeel
@ShaficciShabeel 15 күн бұрын
Sxb wasah
@ShaficciShabeel
@ShaficciShabeel 15 күн бұрын
Wa rundah sxb
@MostafaMohamed-md4ve
@MostafaMohamed-md4ve 15 күн бұрын
Qabasho waaye
@CabdulahiGarash
@CabdulahiGarash 15 күн бұрын
Dires abgala ayale aanmaqli jiran eemaceel ayaakaakeenay
@abdulqaderomer7926
@abdulqaderomer7926 15 күн бұрын
Qabiil qaran mahan
@JEGO.512
@JEGO.512 15 күн бұрын
90ka sidaa u cabaad una ooy naf cuqdad dilootay baa tahy, Konfurta muqdisho ma hoyadaa baa kuu leh mise guryaha dowlada ee 1991 qabsateen oo hadda la idika saarayo ayaad u maleeyden inaad ledihiin hhhhhh, Ninkii Elapor ka dhistay koonfurta muqdisho ee kugu maamuli jiray kuna dhahay Dekadda iyo Elaporka muqdisho mala furaayo keeyga mid aan aheeyn ma arki karo 16sano saa u fiirineyday qaadka ka soo dega Elaporka Dayniile Qanyare inta idin siiyo idinku shaqeeysan jiray Abdiwal ugu horeeyo sow Ceeyr gaajo mahin kaasi. Maskiin baa tahay guryaha dowladda ka baxa. Xamar adigoo goof ku laheyn ayaad rabtaa nin leh goofaf inaad ka sheegato koonfurta aduunyo waa nuucas, Abgal iyo mursade ma cabaadyan adigu maxaa 90ka la cabaadi adigu dhul ma heeysatid sida mursade iyo abgal rerka meel lagu furo malahn😂 naf waxaa ka raadineyden guryahaas iyagiine waa isku dhamaatay, mursade Daynile ilaa wabiga firaaaqo u ah goofaf ku leeyahy adigoon hal xabo ku laheeyn ayaa sheeganayo nacalaa sheeydan kuyaal bal waxaas eega ooyin uun baa ku fac tahay.
@Osmanali-w5c
@Osmanali-w5c 15 күн бұрын
munaafiqinta jimcada ayay muslim yahiin
@abdulahi219
@abdulahi219 15 күн бұрын
Beenloow ilhaay kaa baaqiniin baa thaay deal xooryaa xaamara asgaa jaskallah 😂
caqliga in leysaga ciyaaro waa nuuc gumeysi ah
19:23
Jamaal Nuur
Рет қаралды 1,8 М.
Do you love Blackpink?🖤🩷
00:23
Karina
Рет қаралды 14 МЛН
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Noodles Eating Challenge, So Magical! So Much Fun#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:33
WAAR DAG DAG AH
16:53
Dow tv 24
Рет қаралды 64
SHEEGA DEE (5016)
1:44:39
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
Abgaalow Anaga Ogadeen&Putland Ayaan Lajirnaa
6:09
Jamaal Nuur
Рет қаралды 908
waa  Qatar ay ka faa,idayaan Qawaarijta barakicinta dadka muqdisho
31:32
SALAAN IYO KALAA TAGAAY
1:06:15
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 13 М.
Do you love Blackpink?🖤🩷
00:23
Karina
Рет қаралды 14 МЛН