Aduunku Walaal Haku Noqdo 😭New Short Film 2020

  Рет қаралды 239,752

HOB FILMS

HOB FILMS

Күн бұрын

Director & Camera
Hamze Kalinle Osmaan
Editor Of The Film
Mawliid Hargeisawi
Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

Пікірлер: 1 200
@sahrasuubanyousuf9613
@sahrasuubanyousuf9613 4 жыл бұрын
Alla dayaxow film wlba qof noloshu ciishay un bad kumatashaa.😭😭😭 Nin ragged baa thy❤
@nasirtani3904
@nasirtani3904 4 жыл бұрын
Filinka ha la sii wado azxpta
@asdssa2714
@asdssa2714 4 жыл бұрын
yohodh yohodh bu ku matalaa midwalba
@qadanjamac4962
@qadanjamac4962 4 жыл бұрын
Haa nolo sii wado wlhy nu ka helnay
@mahamedcadami415
@mahamedcadami415 4 жыл бұрын
😓😭😭😭😭
@faizagoumaneh7138
@faizagoumaneh7138 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mustafe7147
@mustafe7147 4 жыл бұрын
Ninka (dayax )tallada soo siiyay waa nin rageed Weligaa runta kudhimo (wixii doonaa ha dhacaane) Takalle waar ragoow jeebkaagaga ayaa laga qooqaa haku tashan jeeb klle xataa wllkaa ha noqdee waayo dadku waa billi aadam.!!
@Studio_Qoslaye
@Studio_Qoslaye 4 жыл бұрын
Wa ruun jebkaga aya laga qoqa tasi Ben maha afkaga ano qabow lagu qabey
@issirahmed4887
@issirahmed4887 4 жыл бұрын
Hop films poqortoyadi somaliland hore usocda walalahay frome jabuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 4 жыл бұрын
issir Ahmed Soo dhawaw Wllo
@Nehir1225
@Nehir1225 4 жыл бұрын
Idinka sido kaleh wlloh
@tijaabitijaabi7374
@tijaabitijaabi7374 4 жыл бұрын
NapiGa kU saLi zCW LIKE isaar wll haydhaafin adigan kula hadlaya
@sumayaabdirahman4307
@sumayaabdirahman4307 4 жыл бұрын
Csw
@nimaonajax9880
@nimaonajax9880 4 жыл бұрын
Scw
@mohamed_official2749
@mohamed_official2749 4 жыл бұрын
Csw
@lovelyofficial356
@lovelyofficial356 4 жыл бұрын
Scw
@Bulshaawimedia07
@Bulshaawimedia07 4 жыл бұрын
Scw
@asaldhaladodhaxgob5101
@asaldhaladodhaxgob5101 4 жыл бұрын
Ilahay ha ni barakeyo ee like ii sara 🙋
@hoodoaxmed2862
@hoodoaxmed2862 4 жыл бұрын
Asc wllo hoodo nimco okyrew
@ibtisaanabdirahman2882
@ibtisaanabdirahman2882 4 жыл бұрын
Kkkkkk🤩❤
@zakialin2774
@zakialin2774 3 жыл бұрын
Wn ku siiyay sister
@nimcomaxamuud2006
@nimcomaxamuud2006 4 жыл бұрын
Aduunku wll hakuu Noqdo 😓dayax markazta waayaha ciila keep going pro🙌🙌
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
AllaHayow GaCan Qabo wiil walpO somaliyed oo durufeysaN wllhy aad ban uga Qiiroday 😓🙏
@fatuumohamuud6286
@fatuumohamuud6286 4 жыл бұрын
Amiiin yrbi
@nimcomaxamud2727
@nimcomaxamud2727 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin wll
@ibrahimabdourazak4882
@ibrahimabdourazak4882 4 жыл бұрын
Amiin sxb
@xubimuuse5272
@xubimuuse5272 4 жыл бұрын
Amiiiin Amiiiin allaha garab qabto wlhi waa wax laga qiirodo ma bilash laisku gursado ax
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 4 жыл бұрын
Amin zhp🤲
@hudaibrahim6916
@hudaibrahim6916 4 жыл бұрын
Masha Allah Team hop films waxad tihiin koox macanaha dhabta ee nolosha ku soo gudbisa dadka Alle ha idin zharfo dhamnteen Qoraalkayga cida aragtaa Alle hamigiisa ha u romiyee soo booqdo channelkayga waxa ahay walshiin oo jecel in ay noqoto motivation person Thanks to All iga aqbashay cossigaygaa
@feylanmohamet4990
@feylanmohamet4990 4 жыл бұрын
Qof iga qalbi wacani ma jiro markan Soo galo dhamantin Like Ku naxaan tihin Idin Sara 😂😂😂
@cudoonofficial6923
@cudoonofficial6923 4 жыл бұрын
Wlhi la ogaaye walaal waa un keey hooyadaa dhashaY😭 waana dareemi karaa 😭🤦🏼‍♀️
@mohamedjookho1079
@mohamedjookho1079 4 жыл бұрын
Walal hadad ogtahey in ay dhacdadani dhacdo dhaba tahy oo hada ay jirto dhacdadani fadlan like igu taager 👍💯👍
@hoodoaxmed3103
@hoodoaxmed3103 4 жыл бұрын
I like dayax wayo waxa Dhabuu ku matalay walalnimadu waa weehel cidka isma jeclay xata wllnimadu waa inta layaryaryay dayax in tii tageerta like sara
@mubarikyasin4876
@mubarikyasin4876 4 жыл бұрын
Dayax inta tageersan like iisara pea🤩😷
@hoodoaxmed3103
@hoodoaxmed3103 4 жыл бұрын
I like dayax wayo si fican ayuu u matalay
@abdikariimdeerodeero4827
@abdikariimdeerodeero4827 3 жыл бұрын
Wallahi waa riwaaya qiiro ah walaalkaa hadii uu saakuu galo ax walaaka hooyadaa aanay dhalin oo dhan baa saas ah
@yahyeahmedmohamed2321
@yahyeahmedmohamed2321 4 жыл бұрын
Filmkan wa midka sida saxda mr wlba gudaha somalia uga dhaca xaqiqatan waxa thin dad wax garad ah hob films guurkii somalia ganacsi buu noqday dayax keep going iyo dhamaan hob films
@dadmadheedh2854
@dadmadheedh2854 4 жыл бұрын
Wa Malin Jimce ahe plz page kan WA page diinta anu ku faafino like iyo share Gare adiga iyo dhaman family gaaguba iyo umada muslimiinta ah Alle ha ugu Deeqo janooyinkiisa Alow amiiin
@cabdinaasirofficial8874
@cabdinaasirofficial8874 4 жыл бұрын
Wllhi wn ooyi rabaa 😭😭
@cabdirisaaqcalimaxamed6050
@cabdirisaaqcalimaxamed6050 4 жыл бұрын
Wax la,aanta iyo waayaha aduun waligiii nafluhu kuma waarayee alle swc intii waalid iyo walaal haysata ha u dayo intii aan haysana muslin how sikhiro wlhi waa filin xanuun badn
@eypadphone7650
@eypadphone7650 4 жыл бұрын
Filimkan taxane ka dhiga wa iga codsi wllhyiga hob films guul iyo gobonimo madar dayax muna najma deqa khadar bashe laki salan zareH 👍💞
@fansanofficial5082
@fansanofficial5082 4 жыл бұрын
in laYz Ku naxariizt0 napigeeni zupanaapa INA faraY zcw plz one love and supscipe
@zaaraabdale2085
@zaaraabdale2085 4 жыл бұрын
Waa film xaqiiq ah wlhi Lkn alx ani ilaaah waxa uu isiiyey wllkey aabo cml ii ah allow cimrigaga barakee curudka hooyaday❤❤❤❤
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
Kkkkk isku hooyo ayaad tihiin walaaltinamada xaga aabaha qudha aad ka walaal tihiin inta badan cadaw baaysku noqdaan ...waxa dhacda qof aad isku hooyo tihiin oo laba qabiil kala ah like daarood iyo isaaq waxaad noqonaysaan inuu walaalkaa dhab ah yahay because hooyo ayaa idin wada dhashay walaalka aad isku aabaha tihiin xitaa hadaad isku qabiil tihiin kaa hooyadaa dhashay baad jeceshahay ee kala qabiilka tihiin. ...markaa filimkani waa wacyi gelin dadka noocaas sameyaa waa in aay xaqsoor sameeyaan walaalka hadii aabahaa dhalo iyo hadii hooyadaa dhasho waa in aad dhexdhexaad u noqotaa because end of the day waa walaalahaa labaduba
@hamdaabdi4272
@hamdaabdi4272 4 жыл бұрын
Amen wll
@hassanahmedmohamed3377
@hassanahmedmohamed3377 4 жыл бұрын
Qisadan oo kle 2018 igu dhacday Aduunka nimanka dibada ka imado ama diyaas baraha cuqdad i giliyen illen gabar waqti wcn isla so qaadaten ayuu lacag kaga qaadanaa xanuun waaaye Marke ku tirahdo sidee nin kle ula noolan karaa adna aaba wax u awoodin reekedana nin kle la raban Ax ax ax😭😭😭 Hobfilims waxaa idinku jeclahay xaqiqda bulshada ka dhax tagan ayaa ka hadashan thanks
@awrkaagu-hakuqaado7972
@awrkaagu-hakuqaado7972 Жыл бұрын
Aniguba wey igu dhacday gabadhan jeclaa bay qorba joog guursatay anna ugu danbeyn qurbihii waan imid alxamdu lilaah
@farhiyadiamond4821
@farhiyadiamond4821 4 жыл бұрын
Inankaa dayax sibaan uga naxaa Maxaa marwalba qiirada u keena 🤨🤨🙁
@edelshaker9039
@edelshaker9039 4 жыл бұрын
Dayax wa agtar jira hore usocda hobfilms
@ibrahimabdourazak4882
@ibrahimabdourazak4882 4 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay
@edelshaker9039
@edelshaker9039 4 жыл бұрын
Shugran
@zaacidmoha7852
@zaacidmoha7852 4 жыл бұрын
Alx hortu hooyo io aabo wey ii nolyihin lkn dhalinyaro an sxpo nhy bn xsusty mrkn flimkn daway qof kste wxa jiro qiso u goni ah other wise bro dayax go foward
@israAli-fl2ze
@israAli-fl2ze 4 жыл бұрын
Zaacid Moha absolutely 😢😢
@munabeuti2471
@munabeuti2471 4 жыл бұрын
WalaalnimaDu Waa wehel inTa iGu raaczaN😢 like
@seniorsamircde1725
@seniorsamircde1725 3 жыл бұрын
MuNa beuti wa sax balse qaar walal kula ax oo hadina kutura aya jiro wll qali...
@awilothmandualle4718
@awilothmandualle4718 4 жыл бұрын
First comment hadaaD jeefka ku FiirsaYsid short filmka like dhaC igu siiYa 😀
@mudumohamed4009
@mudumohamed4009 4 жыл бұрын
Dayax maanta dacasbu wataaye waryaa alle yaaqn
@umalkhayrmahmed2115
@umalkhayrmahmed2115 4 жыл бұрын
Walahi sidii inuu run yhy baan uu ilmeyay 😢 waa qiso jirto alaha isku dayo dadka is jecel
@hero8563
@hero8563 4 жыл бұрын
Sidaad balanta u ilaaliseen ayaa aad u cajiib ah 7 :00
@KAFTANJOY
@KAFTANJOY 4 жыл бұрын
Poqortooyo hob filimis
@abdifatahabshir3051
@abdifatahabshir3051 4 жыл бұрын
ASC,dhaman team hob fils waxan idin sheegaya channel cusub ayan samysaty la socda
@apdifatahstudio863
@apdifatahstudio863 4 жыл бұрын
Wllky dayax kula soconaa
@apdifatahstudio863
@apdifatahstudio863 4 жыл бұрын
Wllky dayax kula soconaa
@nimconuur9911
@nimconuur9911 4 жыл бұрын
Hyh wyhy wllo kula scona mrwalpa
@nafisayousuf4392
@nafisayousuf4392 4 жыл бұрын
team aanu taageero u hayo idinla soconaa
@wardakhadar7796
@wardakhadar7796 4 жыл бұрын
Dayax Official hore usoco wllky
@b-heroofficial
@b-heroofficial 4 жыл бұрын
Aduunyo wareer wel wel iyo dhipaato padanaa Alla waaya padana wranki jacaylka igu wapariistay wadnahayga kala jaray
@ismailmo7707
@ismailmo7707 4 жыл бұрын
Hore usocda Hob Films Laakiin Director ku waxa fiicnayd Marhadii filmkan anu lahayn qeyb labaad waxa fiicnayd in Marka dayax walaalkii ciilo Uu saaxiibki u buuxiyo booskaas u walaalkii ka wayay sidaana ku guulaysto jaceylkiisa wa hadii filmku hal part yahay Hore usocda 👋
@amrannoor3247
@amrannoor3247 4 жыл бұрын
Ismail Mo ruuntii waan ka heley fikridas
@ismailmo7707
@ismailmo7707 4 жыл бұрын
@@amrannoor3247 Mahadsanid walaal
@ayannamohamed8113
@ayannamohamed8113 4 жыл бұрын
Sida ku qoran thumbnail ka waa Part 1 marka waxa jira baan filaya parts kale... Haddi kale short film kaliyeey ku qori lahayeen ama channelkooda short filmska ee Hob entrainment bay soo galin lahayeen.
@sayidomar
@sayidomar 4 жыл бұрын
Waar haaye waaxay dadkan wada naxsan ee anaa ugu horeeya iyo like iisaarada ku naxsani. Mxd faaido ku haysaan waayee bal. Waar bal umadan wareersan eega.
@haboonhussein8567
@haboonhussein8567 4 жыл бұрын
Wll anba wan layabay maila aragty tlw maxa laka hela liketa
@nimconuur9911
@nimconuur9911 4 жыл бұрын
Hhhhhhh ina crab WD IGa qoslisy wllh tnk u
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 жыл бұрын
walahi waan yaabay anba meel halkan ka comment xun maan arag.
@sayidomar
@sayidomar 4 жыл бұрын
@@haboonhussein8567 waan garan waayey sidey yihiin wuxu 😂
@sayidomar
@sayidomar 4 жыл бұрын
@@nimconuur9911 wlcm wll qli 😂
@safimohamed9136
@safimohamed9136 4 жыл бұрын
Ciil badnaa dayax aman hagbad kuu soo xadaa waxasne kaftan waaye waxaa iga keenay ciil horay u soco dayax yare iyo dhaman jilayaasha hob films
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 4 жыл бұрын
safi Mohamed kkkk wallhy wllo waad igA Qoslisay
@asoumabdikarim8874
@asoumabdikarim8874 4 жыл бұрын
Wlhi waaa qisada manta ina haysata hob films one love dhamantiin❤💟
@husseinkiciye
@husseinkiciye 4 жыл бұрын
Taxane ayuu ku wacnaan lahaa filmkani waa top
@zu_armybts2923
@zu_armybts2923 4 жыл бұрын
Runtii dayax waxaa tahay qof uu ilaahay dhameestiray qurux dabeecad dag naasho ilaahay haku dhooro😭❤🖐 walal nimada waa qaali wllhi qalbiguu ixanuujiyeye💔❤
@mohamedc.rahmanahmedc.rahm3529
@mohamedc.rahmanahmedc.rahm3529 4 жыл бұрын
Filinka baarti tugiisina noo soo daya wallahi waa filin aad umacaan keep giong hob filmz 👌👌👌
@amalmohamed4935
@amalmohamed4935 4 жыл бұрын
Waxan ka fahmay filmkan ujeedo ku socta waalidiinta hablahooda ku dara nimn aanay rabin ama inantii oo yar lagu odhnyo wiiil ina hebala loogu dun xidhay inantu zidaaz un uyraan mayse way weynaan muztaqbal bay yeelan wiil bay jeclaan kartaa qalpi by leedahy xidhiidh by samyn karta maaHa un in 20 years ka hor ampa dhowr iyo topn sano adoo caruur ahaa qof aanad garaneyn hab dhaqankiisa in lagu idhaa waalagugu dare qasab ku guurso... 😫 ka xumahay walhi broplemka ugu badane hablaheena heysta 😭♥
@bluelyrics1980
@bluelyrics1980 4 жыл бұрын
Aar ninka dayax shaquu diyaar u yahay clip yar oo la soo galiyo xtaa lagama waayo 👍👍
@sumayaadan48
@sumayaadan48 4 жыл бұрын
Dayax caadi mhn
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 4 жыл бұрын
Ilahay amarkiis hop film sidda coffee ayeey iqabtan xita haddi ay wax bilaa macnah so duban wa kugu soconayaan❤️❤️😍 wale gob gobi dhasho isku duubano ladaawada tihin❤️walahi wa ilmeeyay alla ilahow walal hanooweeyin😭😭 😍 wa qiso cajiib ah Mashallah ❤️💕xanuunka jecelka wax Dareemi kara qof wax Jecel walhi dadka qar wa iska dawanayaan lakn you only feel the this if you fall in love before 😍🙏 guuleysta hope films
@soolmediainc49
@soolmediainc49 4 жыл бұрын
dhibtan waa mid jirta marwalba dhalinyrada ku dhacda Walaalkuna mid fiican maaha bal day siduu ugu jees jeesayo halkuu si wacan wax ugu sheegi lahaa caku ilaahayow dhibta kasaar qofkii sidan udhiban
@wadneofficial7062
@wadneofficial7062 4 жыл бұрын
Film aduun wlhi part md usamysan Qiso mcn 😭 inti fikirka ila qabta like isaara
@sabnaamaxmed2421
@sabnaamaxmed2421 4 жыл бұрын
Dayax max mar walb logu dhiba qiybta ugu murugta badn film war wiilka ka daya o u dhiba dor shidan guliysta dhamn dhlinyarad hob filims 👌👌👌👌👌⚘⚘⚘⚘🥀🥀🥀🥀🥀
@anshaxaalin7281
@anshaxaalin7281 4 жыл бұрын
HOB films Team ka KZbin ka igu hya 🙏❤Hore usocda wllayaaal
@khalidjuglaat5782
@khalidjuglaat5782 4 жыл бұрын
Mansha alla inanata laki la dhoho talent aya ay le dahay wlo.hore uzoco Plz inanta flim kasta haku jirto walip dayax aad ayaa ay isugu soo.baxayan actaracion and actar halaga dhigo inanta haloo qiro talent fican ayaa ay ledahay keeb going sisters adiga & dayaxba👍👍
@sacathalassio833
@sacathalassio833 4 жыл бұрын
Wlhi short filmkan waan qiraY Wixii dayax tageera like ta ha ila dhaagina 🥰
@mustafeabdi6825
@mustafeabdi6825 4 жыл бұрын
Flimkani wuxuu leeyahay partiyo kale ee nosoo daaya teamhobflims
@hodanhusen4055
@hodanhusen4055 4 жыл бұрын
Maasha Allah wlky dayax alle ha ku xafido dhamantiina sidoo kale asxpt❤❤
@ahmedomer3730
@ahmedomer3730 4 жыл бұрын
Wllhi group hope FILM'S wax aduunka ka jira ayaa ka hadashaaN allah haydiN sharfo zxpayaaL ✋✋✋ Well ayaa tihiiN 👍👍👍👍👍
@hamsemohamed8556
@hamsemohamed8556 4 жыл бұрын
Maalinti iigu horeysee aan ugu horeeyo🤣✋
@maviozpoiz4401
@maviozpoiz4401 4 жыл бұрын
Aduunku wll haku noqdo JuMLat MicnaHeta iO Xnunketa wadata wLhi flimkuNa ka daran izNa Ax Heezaha aad zartana wn ku Qiiroota Runtii😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@khadraabaas5495
@khadraabaas5495 4 жыл бұрын
Rlqg and other 😭💍💚
@dayaxonalka1321
@dayaxonalka1321 4 жыл бұрын
filim murugo badan walahi w an oyay Runti 😭😭😭😭😭😭😿🙏🙏🙏😭😭😭😭
@najmaluula1800
@najmaluula1800 4 жыл бұрын
maxamed dayax wllahy wiil ad u qalbi wangsan msha Allah khadar dhamac dar allle kutageeera guuulayso markasta nin hadaladiisu maskaxaysan yihiiin❤❤❤❤👈 hop films koox filmdodu wax tar leyihin wlllhy tani way dhacdaaa
@ilhaanabdi6127
@ilhaanabdi6127 4 жыл бұрын
Wax la aanta iyo waayaha adun waligii nafluhu kuma waarayee😭😭
@ismo_official
@ismo_official 4 жыл бұрын
SUBSCRIBE ALLAH DARTII
@youngxoore4760
@youngxoore4760 4 жыл бұрын
14:40 Guurki wuxu noQday mid LaGa GanacsanaYo reallitY wllhy😥
@cabdiraxmaandhagacadde8969
@cabdiraxmaandhagacadde8969 4 жыл бұрын
😅najma-jinnada yar aad baan kuu sallaamayaa....😂Dayaxna kii jinnadu kabaha isgu xidhay sallaan sare. Muna iyo madar miyey dhuunteen😅😅😅
@hamseabdi8279
@hamseabdi8279 4 жыл бұрын
Filmkani wa filmka kaliyata ee aanan is dhaafin inyar xitaa Alx wxn haysta 3bro Walal ay hooyada dhashay walal ka ficn lawaa❤
@najmamaxamed8501
@najmamaxamed8501 4 жыл бұрын
DAYAX wllaHi talent LeeyaHy♥️ HoB filims HorE usOcda
@ginicabdi2610
@ginicabdi2610 4 жыл бұрын
Wlaalaha hob waan idin bogadinaya reer somaliland wan idin jeclahay dhamaantin ❤
@nimconuur9911
@nimconuur9911 4 жыл бұрын
Sido kle xppt and tnk u 😘😘😘💋❤❤❤
@aaminaxasanmuuse4931
@aaminaxasanmuuse4931 4 жыл бұрын
Xagee joogtaa
@nimcoibrahim7914
@nimcoibrahim7914 4 жыл бұрын
Dayax mar walba filmnta wuxu qabta ugu xalada badan wlhi msnhlah keep going wll waa qaybtan ugu jecelahay hadan film matalayo inn galo 💔
@abdikanijunier6770
@abdikanijunier6770 4 жыл бұрын
Keep going hobfilms first comment❤️❤️
@iifiyechannel6868
@iifiyechannel6868 4 жыл бұрын
Subscribe iizaaar WaaN kuu zaaree
@baahintawararka1492
@baahintawararka1492 4 жыл бұрын
Iifiye channel subscribe igu caawi
@zirmubarak7025
@zirmubarak7025 4 жыл бұрын
Like ta afraad ban lee yahay yayzan like yada igaga qaldamin hoooY reer Hop films
@khadraabaas5495
@khadraabaas5495 4 жыл бұрын
Mz❤
@xamdacabdilaahi9171
@xamdacabdilaahi9171 4 жыл бұрын
Ugufbabst
@xamdacabdilaahi9171
@xamdacabdilaahi9171 4 жыл бұрын
Dnas2 foyewaxafsuwt
@abdikarimmohamed1152
@abdikarimmohamed1152 4 жыл бұрын
War inantan anigu wan wataa jiliinkeeduna waa top hore usoco wllo
@xaqiiqomedia1610
@xaqiiqomedia1610 4 жыл бұрын
Qisadii yasir iyo amira soo daya azxapey🙏
@rahmaaadan7295
@rahmaaadan7295 4 жыл бұрын
Dhalinyarada wadankii jogra waxay ku xisaabtamaan qofkooda kumaqan dibad marka hore Kuma fakaraan si. Shaqayso wax dhalinyadu ku badan tahay ayaad ka hada sheen wooow gabadhan laga raac nin lacag leh iyo nin dabad ku maqan
@4B_production
@4B_production 4 жыл бұрын
HADAD HARGEISA DEGEN TAY BRO/SIS WAKUGU WAJIPE😍#SUBSCRIBE IIZAAR HDD HARGEIZA HOYGa fanka jecezhay wll iizaar adna
@mumti_mohmurzal8948
@mumti_mohmurzal8948 4 жыл бұрын
Wan jooga hargeysa Lkn mxan subscribe kusaara channel kaaga wax hagaagsen ma yale filimanbaa yaala markaa filmimaantana man fanproj.com ka daawado Wax wanagsen markad soo dhegato ila soo socodsiii😌🚫🚫🚫🚫✅
@mustafefaarah1900
@mustafefaarah1900 4 жыл бұрын
Hargysa ady kula waynthee subscribe somalinimo iigu saara dheh brother😂
@133creater7
@133creater7 4 жыл бұрын
generation top ah HOB FILMS hory u socda from JIGJIGA
@samiraismail8462
@samiraismail8462 4 жыл бұрын
Keep going.. Hob film.. Caw subscriber waad iga haysaaa. Well done ❤
@naimmandeq6402
@naimmandeq6402 4 жыл бұрын
Walashay laki iyo dayax aad bay iskugu so baxyan wlhi 😍 wayo like waa inan dagan ila xad 😍 hore uu socda walaladay 😍
@wardaxasliyaxilojano7506
@wardaxasliyaxilojano7506 4 жыл бұрын
Aniga igusoo horeryay like ta hayla dhafiina inta iga danbayza
@daakirupdih5512
@daakirupdih5512 4 жыл бұрын
AlleH haYDiN ZhaRFO KooxDayDiH hORE USocda ❤❤
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 4 жыл бұрын
Ax hortaa inankan dayax maxad silac ula doonataan
@mamehazard6377
@mamehazard6377 4 жыл бұрын
Wuu kusoopaxaya qaabka loojilo Go forward Bro dayax
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
58 years old baan ahay flinkan ilma ayaa iga timid Xasuus buu igu kaakiciyay xilli I soo maray well done
@nimaonajax9880
@nimaonajax9880 4 жыл бұрын
👑Very very very sweet short film 💝cida unlike idin siisa horumarkiina ayay ka xunthy ee ha u bixina😏😏keep goingcimri dheer iyo cafimaad👑😁ilahay xnunnka ha idinka ilaaliyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲ala ax dayax ilaahay umahdnq aan saa kaa dhigin
@aragsanmakeupartist3286
@aragsanmakeupartist3286 4 жыл бұрын
Yeeeeeeeh I'm first comment xaqayga isiiya
@samiirosiman6763
@samiirosiman6763 4 жыл бұрын
Xaqiinagulahayx
@SiciidAbshir73
@SiciidAbshir73 4 жыл бұрын
war Ragow Ninkaan dayaxa Ma shiidkuu ku Quruxbadanyahay Sheedkuu intaa jilaayaaye Waar mayla Hysaan dee arinka
@farduusali2951
@farduusali2951 4 жыл бұрын
Waa Filim aad u Sareeya Hamse Qalinle Horumar Wacan baan kuu Rajaynayaa
@maxameddeeq9346
@maxameddeeq9346 4 жыл бұрын
Said Abshir Mayee miskiinimadiisaa loogu doortay iyo daganaanta
@cabdirisaaqcalimaxamed6050
@cabdirisaaqcalimaxamed6050 4 жыл бұрын
@@maxameddeeq9346 waad ka baxsatay runtu raga kama nixiso
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 4 жыл бұрын
War yahe said Bashir ninka halkad zhiirkiza ku aragtay pila edepyahow😛
@libanadan818
@libanadan818 4 жыл бұрын
The Best Director Wlhi Hamse Qalinle...........❤🙏
@k_jeztoh2620
@k_jeztoh2620 4 жыл бұрын
Hop films and hop intertament keep going Tom dayax legend
@zamirahassan8351
@zamirahassan8351 4 жыл бұрын
HOP Films Waxad Tihin Dhaliyo talent LeH Jecelahyna Filimantoda Hore Usocod idinLeyahay💎
@deeqajaamac6082
@deeqajaamac6082 4 жыл бұрын
Keep going hob films ❤️❣️👌💋💓💟💯
@ikraanyuusf244
@ikraanyuusf244 4 жыл бұрын
Alla dayxow nin jiraa theee😝😔murugtuh waaa dhankaagah😳
@moedacar3100
@moedacar3100 4 жыл бұрын
Am big fan Mr. Dayah he has good character to be an Actor. Go forward bro.
@marwaanmaah8376
@marwaanmaah8376 4 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️🤲🧡💛💛💛 team hob films
@yemenihassen4407
@yemenihassen4407 4 жыл бұрын
Horta hadaad brank matalaysan qofka dhiban dayax maxaad uga dhigtaan uu oyi gaadhay😁😁😁😁
@ahmedhanad8911
@ahmedhanad8911 4 жыл бұрын
Really
@mustafeapdi182
@mustafeapdi182 4 жыл бұрын
ReallY
@zayetapdirahman9282
@zayetapdirahman9282 4 жыл бұрын
Runtii film saameyn leH go forward Mai Team HoB films💋❤🌍🌺
@asaldhaladinahamud1477
@asaldhaladinahamud1477 4 жыл бұрын
Alxamdulilaah alle walaalo wuu isiiyey Allow bilaa walaal hayga dhigin Aamiin aamiin aamiin
@muniirosmaan4689
@muniirosmaan4689 4 жыл бұрын
Xamse Qalinle. Director ka kooxda maskax adduun ayaa ku dhan wllhi.🌹
@abdikadirdeyr5461
@abdikadirdeyr5461 4 жыл бұрын
Macha Allah hore u socda lkn godob jaceyl noo soo badiya wiig laba goor nooga dhiga because of stay at home
@zakipepe2441
@zakipepe2441 4 жыл бұрын
Filmkan part two noosoodaya yaa iguracsan
@cabdiraxiimsheekhaxmed5788
@cabdiraxiimsheekhaxmed5788 4 жыл бұрын
Anaa kugu raacsan mudane
@umalqurux8377
@umalqurux8377 4 жыл бұрын
Ana zoo kale kugu Raczanhy Noozoo zameeya
@zundusr00pl33
@zundusr00pl33 4 жыл бұрын
ANi kugu raaczaN wlhi
@xamdaqueenhodanomar6408
@xamdaqueenhodanomar6408 4 жыл бұрын
Ana sidoo kale👍👌
@ifraaxbashiir8356
@ifraaxbashiir8356 4 жыл бұрын
Ana kugu racsan
@khaalidaarka9455
@khaalidaarka9455 4 жыл бұрын
Dayax NiN Gèd Twooo😎
@nazhaadbazhiir8133
@nazhaadbazhiir8133 4 жыл бұрын
Dayax wll jilinkaaga wlhi waa mid xaqiiqo lamodayo Khibrad baa ledahay illahay haku zharfo
@awoahmed7912
@awoahmed7912 4 жыл бұрын
Xaqiiq waxan la dhacay inanka filmka zameeyay hamza qalinke mazkax zaaran wleee inankaa mncha allah
@hanaidiriz6665
@hanaidiriz6665 4 жыл бұрын
Hop fims kooxdiih kooxyada ❤❤❤❤ Keepgoing 🥰🥰🥰🥰😍
@iifiyechannel6868
@iifiyechannel6868 4 жыл бұрын
Subscribe Iizaar WaaN Kuu Zaaree🙏
@maxamedmaxamudxuseendhimbi1183
@maxamedmaxamudxuseendhimbi1183 4 жыл бұрын
DaYax waa ku wataaaaa
@bluelyrics1980
@bluelyrics1980 4 жыл бұрын
😂😂😂 miyaan u eegahay qof qayila amazing word
@sakariyeibraahim1433
@sakariyeibraahim1433 4 жыл бұрын
Absulutly film Go for ward with this videos
@xubimuuse5272
@xubimuuse5272 4 жыл бұрын
dhalinyaradu haogato iilahay moye inu bini adan waxba utari kariin alle talada sarta waa xaqiiiqo waxani manta jirta wanan kaqiiroday wlhi
@yossufdaahir9686
@yossufdaahir9686 4 жыл бұрын
Waayaha adunka iyo wal bahaarada
@Degan-n7v
@Degan-n7v 4 жыл бұрын
Khadar😍❤😂 inankasan kawata jilayasha✌🏻😂
@Studio_Qoslaye
@Studio_Qoslaye 4 жыл бұрын
😭😭😭wlhi ilhayban ku dharte ruwayadani qayb ayey ka tahay qiso igu dhacdo kale . Wn idin salamaya dhaman Asxpta Sharaftale ee ((HOB FILMS)) WA ANIGO AH XASHI KUMA MAGAC DHER INDHO JACYL.. 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@hafsaeidle2575
@hafsaeidle2575 4 жыл бұрын
Walal nimadu waa wehel allow walala ha noo waayin 😘😘🥰🤗
@zamzamgeele5743
@zamzamgeele5743 4 жыл бұрын
Waxan idinku mahadceliya sida aad u jishan waxa
@ismo_official
@ismo_official 4 жыл бұрын
wllshy allah dartii subscribe
Muna faysal oo Yahye Tiger Prank Waaliya ku samaysay
24:57
HOB FILMS
Рет қаралды 388 М.
SHORT FILM : iLLAAHY BARRI ANIGA TYDA HAKU TASHANE
31:27
Madar Dayax-weerar
Рет қаралды 271 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 91 МЛН
HAYAAN XALQADDA 1-AAD | “WAXA UU AHAA WEHELKAYGA ! “
23:39
Rikaato Dumar Part 1 2020
25:00
HOB FILMS
Рет қаралды 90 М.
XAAL ADDUUN SHORT FILM
23:40
DUNI KALE•
Рет қаралды 17 М.
WAAYO ADUUN SHORT FILM | HD 2024
34:19
HOB FILMS
Рет қаралды 189 М.
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 149 М.
KAAMA MAARMO 😢 SOOMALI SHORT FILM💯
8:09
Maame Dayax
Рет қаралды 20 М.
Nasriin, Marwadii dulmanayd! | Xalqadda ugu dambaysa.
12:14
Mahad Ibrahim
Рет қаралды 939 М.
WEHEL JACAYL PART 1 HD 2023
29:56
HOB FILMS
Рет қаралды 64 М.
SHORT FILM: KEEBA DHINTAY
16:07
Madar Dayax-weerar
Рет қаралды 259 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН