Buugaan Waxaad Ka Heli Kartaa Barakat Book Shop Kala Xiriir Nomber Kaan +252615451245
@UpdykhalifКүн бұрын
On top 😊🎉❤
@khayrysuf92542 күн бұрын
Soo badi laandheere buugaan wax badan oo taarikh ah baa ku dhex jiree
@SaedJama-li4whКүн бұрын
Q2 ee labo ismasariin
@CandhufWeyne2 күн бұрын
Sojediye wànagsan maku dhaha sxp
@abdirahmanceerigabo2 күн бұрын
Thanks qarni jog
@mohamedhuseinali92912 күн бұрын
Nin weyn
@mahadahmed19092 күн бұрын
Soo badi taariikhda
@Raadshe2 күн бұрын
Hore usoco
@osmanadan27642 күн бұрын
Salad gabaydhe waxa ka sareyey general caynaanshe oo ahaa ninka ku xigey maxamed siyaad
@NuradiinSalaaf-to3wvКүн бұрын
Qaybta labaad soo raaci ilaa dhamaadka waayo aad iyo aad bay ii saamaysay aniga waayo dad adeeradey ah oo badan baan magayadooda ka maqlay lkn taas waa wax tagay ninkii xukunka hayayna waa dhintay ilaahay dhamaantood ha u naxariisee lkn kolay waa taariikh soo martay Somali haba loo kala badnaadee madaxweynaha kaliya runtii danbiga ma laheyn lkn dad baa amarkuu bixiyo si kale u adeegsanaayay lkn taas waxaan ku ilaaway heestii nimcaan u qaaday reer puntland oo ay ku jirtay dad wixii ku dhacay iyo kii ku dhigay xalay dhalay ka ahi dhabtii waa puntland mrk samirku iyo in aan ilaahay laga fogaan waa shay qaaliya lkn wax fiican maaheyn wadan dhan in saraakiishiisa layska laayo dadka waa loo qacli celiyaa waa la dhaqan toosiyaa hadaad saraakiishii layso bari yaa wadanka difaacaya ma habarta caanaha keenta???????
@meme-je4nz2 күн бұрын
nacalatulah
@mohamedkhalif2602Күн бұрын
Taariikh wax ku ool ah
@superpipo30392 күн бұрын
calaalka Daaroodka copy soodhahday From Gaalkacyo in Galmudug
@NuradiinSalaaf-to3wvКүн бұрын
Dhilaa ku dhashayye maaxaa dhahdey hadaadan la heyn taariikh ma kgaraaree wax soo barta galmudug ma naqaane mooryaan baa magaciinu ku bilowdey waana ku dhamaanayaa