Afduubkii ugu Weynaa ee ay Fuliyeen Burcad badeeda soomalida

  Рет қаралды 49,682

MACLUUMAAD CHANNEL

MACLUUMAAD CHANNEL

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@MACLUUMAADCHANNEL
@MACLUUMAADCHANNEL 2 ай бұрын
Follow me insta❤⬇️⬇️⬇️ instagram.com/moxusein/
@MamamedHowsar
@MamamedHowsar 2 ай бұрын
Vz8
@ibrahimaliaden3243
@ibrahimaliaden3243 2 ай бұрын
1:21
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 2 ай бұрын
Hadaa kaa Aamino waxa hubaa inaa Janada galeynin. Doomo yar iyo marakiib waliba bad weynta 😂😮...
@MohamedIbrahimIsmail-f5y
@MohamedIbrahimIsmail-f5y 28 күн бұрын
Burcad badeed mahan ee waa Muwaadiniin
@ÀmàñFèèaŕo
@ÀmàñFèèaŕo 2 ай бұрын
Ma awooda inaad kusaliso nabigeena muxamed scw
@Sihaamhasan-u8y
@Sihaamhasan-u8y 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@YaasminAbdinasir
@YaasminAbdinasir Ай бұрын
Scw scw❤❤❤❤❤
@OmarHashi-u8z
@OmarHashi-u8z 2 ай бұрын
Ma jirto burcad ee wadaaniyin dhulkooga loogu imid ha maqlina munaafaqada reer galbeed
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 ай бұрын
Markaa wixi dhulkaaga kuugu yimaada miyad iska qabsanaysaa adiguba soodiga dhulkooda jooga 😂😂 kani caqli kuu noqon maayee iska iibi
@Faraxsane-143
@Faraxsane-143 2 ай бұрын
@@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Dhulkooda wan taga ama mara lkn sidey ii xalufiyan miyan u xalufin karaa tuugada is aruursatay ninki lacag ka cunay ayaa raxeystay wlhy
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 Ай бұрын
Haaa maxa dhacay iyaguba intay wadankeena yimaadan ayay macadanta gurtaaj​@@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@Zamzamcabdilaahi48Zamzamab-g2b
@Zamzamcabdilaahi48Zamzamab-g2b Ай бұрын
​@@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293oo adigu dalkooda ma bilaa sharci intaad ku gashaad khayraadkooda iskasoo guran kartaa si lamida siday inagu sameeyaa ,wey ku saxsanyiin halyeeyadaa eyda adhigooda ka ceshanaya❤
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
@farxaanibraahim5268
@farxaanibraahim5268 2 ай бұрын
Aynu ku wada salino nabigeni maxamed scw scw scw❤❤❤
@Najah_Rizak
@Najah_Rizak 2 ай бұрын
Burcad badeed wax la dhaho majiran ee waxey ahayen dhalinyaro xaqida dhacsaneysa oo kheyradkoda ilashanaya.
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 ай бұрын
Adiguba soodiga khayraadkooda doonta ee weliba u tahriiba 😂😂 alla dhib badanaa markaad been isugu sheekaynayso
@Najah_Rizak
@Najah_Rizak 2 ай бұрын
@@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 aniga hadii an tago sharci ban ku tagay eedo mrka wa iney si sharci ah u isticmalan badaha
@awilfarah6375
@awilfarah6375 Ай бұрын
Hi
@elminasibb
@elminasibb 2 ай бұрын
Dhalintaas khaladaad badan ayey galeen oo ay ugu horeyso khibrad la'aan iyo ballan ka bax
@cabdixafiidelmi4329
@cabdixafiidelmi4329 4 күн бұрын
Shiikada lacgta iyo ninka kacanta looga dhegy,meel isma galaan ee sodon kun,ka badan ayee qatiin dheh eepow😮
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Mashallah shukrn
@Nouri24
@Nouri24 2 ай бұрын
Maxa kaa qaldan😂
@AbdulFaarah-c5h
@AbdulFaarah-c5h 2 ай бұрын
😂waa yaab walahi​@@Nouri24
@popular7493
@popular7493 2 ай бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 Yaa Rabi wadankeena noo xifdi OK na midee🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
@horrorleageu
@horrorleageu 2 ай бұрын
S p waku salmay Muqaaladaa ad ayaan ugu ciranahy heedee macquul thy isbuux le ka dhig muqaaladaa🎉
@user-iw4gd7dq7x
@user-iw4gd7dq7x Ай бұрын
Alx ilahay ayaa naga dhigay dhulkooda difaacanaya cabsi la aan l Wll earayadad isticmaaalayso iska jir waxburcad ladhaho majiro
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 2 ай бұрын
Inta legendkan aad ugu xiran likr❤
@Maalikpro
@Maalikpro Ай бұрын
Waa Sheeko Cajiib ah walhi😊
@Guhaad34
@Guhaad34 17 күн бұрын
4:11 burcada oraahda aad isticmaashy waa mid qalaad kaduwan qof Somali ah OO kalhadli lahaa arinkan . Burcad mase mawadiniin dalkooda ilaashanaya
@adbinuurmohamud8539
@adbinuurmohamud8539 2 ай бұрын
Xasuus xilligaas waxaan joogay garacad oo ragaasi katageen (c/wali walo) oo aan ehel nahay cadawga allaha kasoo daayo sidoo raggii dhintay alaha u naxariisto
@AbiibCawale
@AbiibCawale 2 ай бұрын
Nabiga_kusali ❤❤❤❤
@ram_0793
@ram_0793 2 ай бұрын
Good voice prefect ✅👍
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 2 ай бұрын
Saaxib waad soo daah daa Walay waad uqalan taa inaad lagu sugo keeq gion macluumaad channel 😮😮😮😮🎉
@KhubaybCad
@KhubaybCad 2 ай бұрын
Geesiyaaal ❤
@abshirpepe9752
@abshirpepe9752 Ай бұрын
Ragaas burcad maahan rag dhulkoodu ilaaliyo aay ahawyen😊
@sabirinxasan2926
@sabirinxasan2926 2 ай бұрын
Anaa ugu horeeyo
@hamsemohammud-ig2rf
@hamsemohammud-ig2rf 2 ай бұрын
Hero waaye wllhi ❤❤
@xaawocumarxaawocumar
@xaawocumarxaawocumar 2 ай бұрын
Saaxiibqisooyinkaxarfaantamaadkasoohadashid❤❤❤❤❤❤❤
@naaficmaxamed3458
@naaficmaxamed3458 2 ай бұрын
Big fan 🙂‍↔️🙂‍↔️
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 2 ай бұрын
Marka ma wax,cajiiba sheekadan waa nacasnimo ay sameeyen somali jahila iiman la, waxba mey dilin waxna ma qabsan yagi aya ka dily midna la xariidh dheer lagu xukumy xata hady kabtanki dili. Lahaayen wax bey ahaan lahyd lkn khasaaro nafeed iyo mid sumcadeed ayey heleen
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 ай бұрын
Libaaax welcome back
@abdisamedabdiladif6061
@abdisamedabdiladif6061 2 ай бұрын
Nooso badi sxb
@ZuumaZz
@ZuumaZz 2 ай бұрын
War aniga dhanka mafiyada nala aaday ❤
@ugaasyear4501
@ugaasyear4501 2 ай бұрын
First watching
@cabdikariinmaxamed4808
@cabdikariinmaxamed4808 2 ай бұрын
Geesi gareb wayayy
@MamamedHowsar
@MamamedHowsar 2 ай бұрын
Wa adkayal
@issaibrahim8975
@issaibrahim8975 2 ай бұрын
Sxp warbixinadii Waad yareysay in dhaweed
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 2 ай бұрын
Saaxiibadii Ayuu khiyaameeyey halka uu Philips madaxa ka toogan lahaa,
@GureyIbrahim
@GureyIbrahim 2 ай бұрын
Inta aanu is dhiibin maa uu dilo kabtanka xoolo ayuu ahaa ninkaasi fulay ah
@AishaAdey-bj5dw
@AishaAdey-bj5dw 2 ай бұрын
Inta lagu xukumay kbdn lagu xukumi laha xabsi dain
@khadarhaji8346
@khadarhaji8346 2 ай бұрын
Barkhad abdi jilaaga filmka
@Nasrocabdulahi112
@Nasrocabdulahi112 2 ай бұрын
Cabdiwali waa in xornimadas la siiya Lkn dowlad udagaalanto ma qabno
@apdirahman_salepan
@apdirahman_salepan 2 ай бұрын
First comment 😅
@abdyrashed5
@abdyrashed5 2 ай бұрын
Noo soo badi sheekoyinka beryahaan laguma haaye
@Radiya78
@Radiya78 2 ай бұрын
Qisooyin kii kalena ino so gali
@FaysaMohamed-e5o
@FaysaMohamed-e5o 2 ай бұрын
M.a
@Lptorres-t6t
@Lptorres-t6t 2 ай бұрын
Fast coment 😂🎉
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MohamedIbrahimIsmail-f5y
@MohamedIbrahimIsmail-f5y 28 күн бұрын
Soomaalia ku dhufo ka dhaqaaq la dhahaa😅😂
@Clraxmaan-c9d
@Clraxmaan-c9d 2 ай бұрын
Zxp muuqaalada hacking ka soo badi
@aminsaadlamjarred4047
@aminsaadlamjarred4047 2 ай бұрын
Asc sxb qisadan horrey ayan u tawaney ee wax Kalee o cusub noso badii budcaad badeed kaa horrey ayn u dawaneey wan ku salamey sxb🙏 Aan iska baaro waxn ahy asxabtaa bartaa youtube kaa kugu xiidhan wax walbaa o cusub wan laa soctaa 👍 lkn waxa jiira qisone kaa qaar oo ku xisaa galinayaa thnks bro 🫡
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 ай бұрын
Budhcad badeed❌ Difaacayasha B somaliyed✔️🇸🇴 Ixtiraam garaadka dadka kugu xiran pro Maaha inaad indhaha ay rer galbedku ay ku eegayan aad noola timaado wtf
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 ай бұрын
😂😂 oo adba soodiga dhulkooda ku haysta ee weliba u tahriibaya dee adiguna ugasoo bax dhulkooda , mise runtu wey ku dhibaysaa
@fahada.k.a7093
@fahada.k.a7093 2 ай бұрын
Waxan eeg nooga sheekeynaya film😂
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 ай бұрын
😂😂😂 may wll filimka qisada ayaa laga sameeyey lkn qisadu wey dhacday oo waa xaqiiqo
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 2 ай бұрын
Joogto ka dhig videoyadda mudo an kla fogayn
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 ай бұрын
Markaa meesha yaaku khasaaray ? Mise adigaagan sheekada tebinaya ayaan garanaynba ? Marka wax la dhacayo qaab iyo khibrad ayaa wax loo dhacaa ee qoryo lays kalama ordo, xitaa captainka markabka haday dili lahaayen wax bay ahaan lahayd , mise somali jacayl un bay kaa tahay oo meel wax ka socdaan iyo meel wax u socdaanba garan maysid
@apdirahman_salepan
@apdirahman_salepan 2 ай бұрын
First comment 😅
flim Dagaal kii Ceydiid iyo Mareekanka dhaxmaray || Captain majid
13:54
Qulasada Filimada
Рет қаралды 2,4 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,9 МЛН
Who's spending her birthday with Harley Quinn on halloween?#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 21 МЛН
PRANK😂 rate Mark’s kick 1-10 🤕
00:14
Diana Belitskay
Рет қаралды 4,9 МЛН
Wait… Maxim, did you just eat 8 BURGERS?!🍔😳| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 9 МЛН
Maraykanka Wuxuu Jizyo Siin Jiray Dowladii Cuthmaaniyiinta |
15:44
Muxuu yahay sixirka yahuuddu aduunka ku haysato!
8:23
Waaberi Media
Рет қаралды 106 М.
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18
OGAANSHO
Рет қаралды 139 М.
Dumarka Maafiyada ah ee Ugu Arxanka Darnaa iyo Fool xumadii u Danbeysay
16:37
Wiilashii yar yaraa ee Hacking Gareeyay CIA-da Sirdoonka Mareekanka | CELIS
16:20
Maalmihiii Kacbada la weeraray | 15 Maalmood oo Xaramka la heystay
21:50
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,5 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,9 МЛН