Afhayeen Habar Awal oo Reer Berbera u Digay | Waraysi Xasaasi ah Cawil Cilmi Rooble.

  Рет қаралды 4,766

XOGTA QARSOON

XOGTA QARSOON

Күн бұрын

Afhayeen Habar Awal oo Reer Berbera u Digay | Waraysi Xasaasi ah Cawil Cilmi Rooble.
Asc kusoo dhawaada waraysi gaara oo afhayeenka guud ee subeer awal cawil cilmi rooble la yeelanay.
Afhayeenka ayaa ka hadlay arimo xasaasi ah.

Пікірлер: 28
@yurub5288
@yurub5288 3 сағат бұрын
Saxin ilahay Ayaa ilashanaya ciise muuse waa tiirka isaqa iyo somalilaan ❤❤❤❤
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 3 сағат бұрын
Waanu ognahay waxwalba oo afkoodaankahana melaha lagu socdo dhalinyarada subeer awal hayska fahmaan khiyaamada wadani
@slandprince7210
@slandprince7210 Сағат бұрын
Waa qof xanuun sanaaya
@Halgame334
@Halgame334 4 сағат бұрын
RER BAR BARA CODKIINA MUJAHID MUUSE BIIIXI AYAA SUGAYA HIMILADA SHACABKA BEESHA CIIISA MUUUSE .. CIISE MUUSE WERAR BAA KU SOCDA HA OGAAADAAANNNN...
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 4 сағат бұрын
Wr waa nacaskii qudhmuunsanaa
@Halgame334
@Halgame334 4 сағат бұрын
CIISE MUUUSE CODKODA IYO KARAKODA HAKU MITIDAN CIIL QABALIYAL CODKIINA HA SIINANA
@MohamedAxmed-b4b
@MohamedAxmed-b4b 2 сағат бұрын
Waakii..yiidhi,Ciro..salaxlay..Anigaa..leh..barbara.muusaaleh
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 3 сағат бұрын
Tolow dadka soomalida ahi goorma ayay fahmayaan is dhexgalka kala carar mooyee wax isku soo dhowaansho la yidhaahdo ma jiraan Ilaa maalintii magac soomaaliyeed waa kala carar iyo is nacayb xiqdi Waa taas meel kasta loogo baaqayo dadkii shacabka ahaa inay kala cararaan oo islaayaan halkan anaa leh iyo halkan reer hebel ayaa leh Oo boqolaal sano soconaya mooyee aqoon iyo wax khayr leh lama arko oo ay sheegayaan
@yurub5288
@yurub5288 3 сағат бұрын
Ciise muuse mooyane haday cidiba noolato nabada ceelka Aan kuriday hayad cidi ka soo saarto Berbera ciise muuse Ayaa lehe ilahay Ayàa ku beeray guul reer saxil guul✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shacbaanahmed-v7y
@shacbaanahmed-v7y 3 сағат бұрын
Waxaan xasuustaa ciise muuse oo SEKETAL YUHUUDDA burco iyo suuqa xamarta hoteello yar yar oo bariis qaydhin oo xaaraan ah lagu kariyo haysta, iyo dukaammo yar yar oo subadha badhida adhiga iibiya. oo weliba caano weel foolxun ku jira ka keena sheekh iyo tuulooyinka u dhow. Hawdka waxay lahaayeen ilaa ltoban reer oo qaar baabuur dadka hawd kasoo qaadda lahaayeen oo habaryoonis la dega. Waa dadka aan ku arkay iyagoo ku faanaya reer hawd ayaanu nahay ilaa CALI SAAHID ilaa CEEG ayaanu degnaa waa wallaahi 2014 tii ayaan arkay nin ku faanaya makhaayad ku taalla masjid jaamaca Hargeisa agteeda. Waar Ceeg waa BURCO agteeda, hawdna looma yaqaanno Weligeedna Habaryoonis ayaa iska lahayd weliba Xirsi Cismaan, Reer xUseen, Cali siciid iyo Reero kale oo HY ah. Bal u fiirso Cali saahid wuxuu ahaa Habaryoonis ah, Cadow yuurura wuxuu ahaa Nin Habaryoonis ah, Ceeg waxaa dhisay Habaryoonis oo iska leh, Harada, Boodhlay, Waraabeeye, Xuseen Xamar, dhammaantood waa magacyo ku tusaya Rag Habaryoonis ah magacyadood. Waa la idiin khaldamay oo in SOO GUURTADA roobka soo raaca futada UL lagala dhaco ayay ahayd laakiin habaryoonis waa iskusoo jeediseen ee bal MUUSE JUUDAAN dhul ha idin siiyo. Adeer Garxais ilaa labada WEBI ayuu dhul fidin ka sameeyey iyagoo intan maanta ay yihiin ka yar oo ka hub yar oo ka RESOURCE yar maantana waad is muujiseen markaa talo ayaa u taalla garxajis nabadey
@slandprince7210
@slandprince7210 Сағат бұрын
Habar Yoonis ba waay degtaa walaal
@ibrahimcollow1789
@ibrahimcollow1789 34 минут бұрын
Wa runti EE be very careful guys
@xarshinyoutube2751
@xarshinyoutube2751 4 сағат бұрын
𝑯𝒂𝒅𝒂𝒍𝒌𝒂𝒂𝒔𝒊 𝒘𝒂𝒂 𝒙𝒂𝒒𝒊𝒊𝒒𝒂 𝒓𝒆𝒆𝒓 𝒔𝒂𝒂𝒙𝒊𝒍𝒐𝒘 𝑫𝒂𝒏𝒕𝒂 𝒓𝒆𝒆 𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒍𝒂𝒏𝒅.𝒈𝒂𝒄𝒂𝒏𝒕𝒊𝒊𝒏𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒚 𝒌𝒖𝒋𝒊𝒓𝒕𝒂𝒂 𝒃𝒂𝒅𝒃𝒂𝒂𝒅𝒂𝒅𝒂 𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒍𝒂𝒏𝒅.𝒈𝒂𝒄𝒂𝒏𝒕𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒚 𝒎𝒂𝒂𝒏𝒕𝒂 𝒊𝒏𝒐𝒐𝒈𝒖 𝒋𝒊𝒓𝒕𝒂𝒂𝒚𝒆 𝒚𝒂𝒚𝒏𝒂𝒂𝒏 𝒊𝒍𝒅𝒖𝒖𝒇𝒊𝒏 𝒚𝒂𝒚𝒏𝒂𝒂𝒏 𝒊𝒍𝒅𝒖𝒖𝒇𝒊𝒏 𝒅𝒉𝒂𝒒𝒂𝒂𝒍𝒂𝒉𝒂 𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒍𝒂𝒏𝒅 𝒈𝒂𝒄𝒂𝒏𝒕𝒂 𝒉𝒂𝒃𝒂𝒓 𝒂𝒘𝒂𝒍 𝒂𝒚𝒂𝒚 𝒎𝒂𝒂𝒏𝒕𝒂 𝒌𝒖𝒋𝒊𝒓𝒕𝒂𝒂 𝒚𝒂𝒚𝒏𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒊𝒏 𝒚𝒂𝒚𝒏𝒂𝒂𝒏 𝒄𝒂𝒅𝒂𝒘 𝒔𝒐𝒐𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒚𝒔𝒂𝒏𝒊𝒏 𝒚𝒂𝒚𝒏𝒂𝒂𝒏 𝒙𝒂𝒎𝒂𝒓 𝒔𝒐𝒐𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒚𝒔𝒂𝒏𝒊𝒏 𝒘𝒂𝒂𝒅.𝒎𝒂𝒉𝒂𝒅𝒔𝒂𝒏𝒕𝒊𝒉𝒊𝒊𝒏 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤𝒂𝒏𝒅❤❤❤❤
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 15 минут бұрын
Maqla waa geesi qaran meel fog ayuu ka fakarayaa
@ahashi7828
@ahashi7828 2 сағат бұрын
Waa Ciise muuse Jooga London oo gaalo, iyo Yahuud iyo Hindi iyo Europian masruufto oo isku diraya umadii wada dhalatay ee ISAAQ iyo Daarood ama Somaali waar miyaanu dhimanaynin?
@Abdi-h4y
@Abdi-h4y 4 сағат бұрын
Ma,carurbu,ushekaynaya waar,arsaqda,meelkalekaradi
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@user-je5ou6oz6z
@user-je5ou6oz6z Сағат бұрын
Waar waa sakhraankii wayna waar anaga awal bari ah ee dadka beenta kadaa.
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 2 сағат бұрын
waar dalka keligaa ma lihid sxb marba ninkii ilaahay u qoray baa madaxwayne ka noqonayee imaaanso ciro waxba ku yeeli maayo
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 Сағат бұрын
Wadani siyasada iyo kursiga miidna mageeyan ee hilibki iyo heesihi ku eekada 🤮
@ahashi7828
@ahashi7828 2 сағат бұрын
London buu xashiishad iyo khamri ku cabayaa oo Yahuuda Xaarka ka maydhaa markaasuu umad wada dhalatay oo Muslim ah isku dirayaa!!!!!
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 4 сағат бұрын
Wr dacar budhuq aad nacasyahow
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c Сағат бұрын
Waar xishood dadka wadda dhashay haysku dirin, shakhraanyo,
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 Сағат бұрын
Hahhahahaha caac bacaac mahada ayay dadku wada dhashan Marku niin subeer awali hadlo marka kale wa heego kakkaka nacalatulah nijasyahay qudhunki wadani siyasada iyo kursiga miidna mageeyan ee hilibki iyo heesihi ku eekada 🤮
Playing the fuel: reforming Nigeria’s subsidies
22:38
The Economist
Рет қаралды 3,5 М.
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 41 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 58 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 20 МЛН
How the Computer was Accidentally Invented
8:40
Newsthink
Рет қаралды 24 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 41 МЛН