Ilahow cafimad badan sii wllken Asad hajiyow insha'Allah mar wlpo waa Ku so duceyaa adne u duceey Wllkeen in Alle cafimad badan siiyo Insha Allah
@abdisalaaamfaarax5937 Жыл бұрын
Aaamiin 😢
@basharoxasan2918 Жыл бұрын
Wiilkan walhi wa adag yhy mash alah maskax ku duugan❤❤
@ahmedmohamedelmi8393 Жыл бұрын
Deeq game kan Ayuu Ku fcn Yahay Qofkii Ugu Horeeyey Ee Saddex Qof kiciya weeye the legend ❤️
@hafsaali8615 Жыл бұрын
Asad qiyanada dhaf Ramadan mubarak qof hadu ku dhoho ina kadabo dhahdo waa suno wah
@YusraAbdilahi Жыл бұрын
Wa sax lkn game wye ogow iska ilali ne wa lugu dhahy
@ABDIFATAHdb Жыл бұрын
Koko wan jecelahay walhi bilhi waa farxadii ooo qofa ❤😢
@Bayoto23p Жыл бұрын
Sidokale wallhi Anigaba waan jeclahy ❤️ I love in Koko KZbin mey furuta
@nimcoaragzan5842 Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤
@hoodoaxmed818 Жыл бұрын
Asadoow wxd noo soo samaysaa barnaamijkii ramadaanta ee su,aalaha oo gabdho iyo wiilal ah oo groups ah groups gabdhaha ah iyo mid wiilasha ah oo iska soo horjeeda macalaa la kala faa,iidaysanayo✔✔
@DeeqDarajoZk Жыл бұрын
Koko is Not Easy.....i like her smile and her Voice 🥰🥰🥰
@khadracabdi5792 Жыл бұрын
😂
@mahamedabdikadir96 Жыл бұрын
Absolutely ❤ Koko
@zirubashricade7381 Жыл бұрын
Saxibow ko ko ma jecshy zxp wan sha kiye
@abdallamuuse Жыл бұрын
@@zirubashricade7381 adi maxa kagalay
@alisalaxcumar4256 Жыл бұрын
Score uu wataa wiilkaan masha allh 3 jeer hal mar hadana wa marki ugu horeesey gameka
@Yavuz_10 Жыл бұрын
Ramadaan Mubaarak 🌙🕋❤️
@NajmoShiiqfarajalle26 күн бұрын
Aan ku wada salino rasulkeni muhamed scw naxriis II nabad galiyo korkisa ahate❤❤❤❤❤
@ubaxshire3842 Жыл бұрын
DEEQOW ISN'T EASY😂❤️FROM SUUQA XOOLAHA😌🤎🤴
@Welch568 Жыл бұрын
From suuqa xoolaha ❤
@maanomohamedali6135 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak all muslims
@khadrakhaliifdheeman1469 Жыл бұрын
Labadan qof yaa ila jecel 😂😂😂 koko iyo falstiin xarabo weeye wllhi
@nishabea424 Жыл бұрын
Ramadhan mubarak asad iyo daman musliminta mel kasra aad jogtan plz nosobadi adigo rali ee game aad uquruh badan wye very interesting game❤❤❤❤❤
Qoftan filsan wa inan farid ah wlh lkn gul daro maogalo qosol igudishay😂😂😂
@AliAbdirazak Жыл бұрын
نصف دقيقة فقط - سبحان الله (3)مرات - الحمدلله (3)مرات - لا إله الا الله (3)مرات - الله أكبر (3)مرات - أستغفر الله (3)مرات - لاحول ولا قوة الا بالله (3)مرات - اللهم صلِّ وسلم على نبينا مُحمد (3)مرات سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته (3)مرات ( وَذَكِّرْ فَإِنَّ الذِّكْرَى تَنْفَعُ الْمُؤْمِنِين ﴾
@abdirahmansaankamedia2752 Жыл бұрын
Haben hal game labadooda filsan iyo koke u daaa u tiri inta ay qaldeen iyo inta kale lacagna dhex dhig habenkaas labadooda oo kaliya u kala kiciya cid kale ha soo casuumin mahadsanid Asad
@NajmoMohamedAweis-zt3sk Жыл бұрын
Asad haji ilahay lugahaada haku furo waa bisha barakeysan ramadaan😭😭
Waa ku faraxsanahy inaa ahy qofkiii ugu horeeye🙏🙏🙏
@sundamahadalle443 Жыл бұрын
Wiilka deeqow masha allah suqa xlha ku faanayaa saas kaa rbaa❤
@Jack_cadna Жыл бұрын
Team 27th caawa Filsan vs koko ❤️ waa game xamaasadis wata filsan cadi ma ahan su aashi kobaad kokana is not easy
@MOHAKIIN103 Жыл бұрын
Asadow gabadhan filasan la daxo qaabka dadka loo lahadlo soo baro dex qof walbo midibkii allah siiyey waa in uu ku qancaa qof midabkiis in wax laga sheego macahan.❤🔥✌
@amiraadem2780 Жыл бұрын
Midabkey cuqdadka qabtaa😅
@axmedcalicumar5069 Жыл бұрын
Team koko hadii an nahy cawa habeen noma aha😂
@Amancr7786 Жыл бұрын
Asad wiil kan deeqow la leyhy waa wiilkii ugu horeyy ee hatrik dad ku kacsha ama 3dex mar oo xiriira mrka ano tagera Asad hagio ah iyo tagera Ronaldo aya waxan ka cod sana wiil ka score ka watto ina Abaalmarin siiso aniguna wa ii far xad asiguna waa u farxad tank you asad
@sabrinfarah7475 Жыл бұрын
Keep going bro , chase your dreams ❤❤😊
@sakariyemohamed8932 Жыл бұрын
Caadi baa laysku dabsaarayaaa
@daahirnuur6305 Жыл бұрын
Asad Taliyow Barnamijkan another level waye koko wawatah Een soqawo armaheena
@sucdifunny7807 Жыл бұрын
Suuqa xoolaha is not easy 😂
@munaboss3616 Жыл бұрын
Asad abeera soo qabo waligay masej ma soo galin pilis abera iyo cayda iyo cumeer iyo eamke iyoarimaheena pilis🙏
@nimomuse4225 Жыл бұрын
Asad waa khaldan tahy inaad mid u go tidhaahdo koko ayey ahyd
@inaxasan1751 Жыл бұрын
filsan qosolkeeda masha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahinmahamod9717 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته،صلو علي حبيبكم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadiiracadaani-el2zq Жыл бұрын
Filsan she is another level 😂😂😂😂😂😂😂 MashaAllh kaalay iska arag weeye
@araweelonuur7407 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 koko caawa waxbaa helay 😂 Asad qosol ayuu ka dhargay youtube ka kaliya ee subscribers u qalma
@abdalaibraahim-bs6uy Жыл бұрын
Asad hagio wall wan ku salamay taliyow geemka barafka lagu istago keen ado raliya🙏
@abandonmohaofficial6602 Жыл бұрын
Legend always Legend ❤ keep going pro asad hagio ❤team 27 one love ❤
@abdullahihusein6913 Жыл бұрын
Koko video hdii Eysan ku jirin ma qurxano asad Koko video yadeyda soo badi ina adeerow😮
@abdowabdirahman4320 Жыл бұрын
I just love Koko. She is my crush
@abdirahmanbadmaceeye588 Жыл бұрын
😂😂😂😂 koko wlhi fani waye ""waa ijiidi kartaa lee """ kulahaa😂😂😂😂😂😂