AFKAAN SHEEG HADAAD SHEEGTO KU GUULEYSO LACAG GABDHAHAAN KALA QABTA QOFKAAN AY ISKU HAYSTAAN

  Рет қаралды 545,075

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 1 800
@RYANFARHAN-j5f
@RYANFARHAN-j5f 8 ай бұрын
Intad waxa ku mashqulaysid mad ku mashqushid nayahe dad War ku hayn Maxad Kaga mashquli😢ku Sali xbibkena muxamad scw❤❤❤❤
@carafaad25
@carafaad25 Жыл бұрын
ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤🥰
@ShuceybAdan
@ShuceybAdan Жыл бұрын
Asc
@ShuceybAdan
@ShuceybAdan Жыл бұрын
Koko sthy
@user-qm1zf6qf3z
@user-qm1zf6qf3z Жыл бұрын
❤❤❤
@Ifraax1122Xassan
@Ifraax1122Xassan Жыл бұрын
Kokò
@user-nu7hf1jt3d
@user-nu7hf1jt3d 6 ай бұрын
Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤❤
@abdishakuraden7358
@abdishakuraden7358 Жыл бұрын
Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤
@KOKOBULLE_198k
@KOKOBULLE_198k Жыл бұрын
Ku salli nabigeena Mohamed scw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢🎊🎊🎊☝️☝️☝️☝️🙏🙏🙏🧐👽 1:56
@BatuuloCabdulle
@BatuuloCabdulle 2 ай бұрын
Koko waakutaagera
@ikramabdullahi6760
@ikramabdullahi6760 Жыл бұрын
Tomorrow is Friday don't forget to recite suratul kahfi 😊and saliga nabaga scw 😊
@cabdulaahiaadan83
@cabdulaahiaadan83 Жыл бұрын
Thnks wll❤
@samsamhassan7473
@samsamhassan7473 Жыл бұрын
@@cabdulaahiaadan83å
@khaleeedgraphwise298
@khaleeedgraphwise298 Жыл бұрын
Scw
@cabdiraxmancali8045
@cabdiraxmancali8045 Жыл бұрын
I'm sure ❤
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Welcome back again guys keep going guys
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 Жыл бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohammed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰
@Fatherofali1
@Fatherofali1 Жыл бұрын
Okiyaalo girl mexey afka ku raxeeeysatay 😂😂 afkasto wey kase okiyaalo weyne 😂😂
@Sameapdi
@Sameapdi Жыл бұрын
Ada gabadhu waa sax filmka haboon la dhahaa iyadana magaca filimka ku matalasay ee ku soo can baxaday waa haboon bontiga sii gadhadha😊
@Koko-media234
@Koko-media234 Жыл бұрын
Hasha
@Rama____1
@Rama____1 Жыл бұрын
Wayba heshay pointigas aydo saxin ishwaq la dhaha lkn qald lagu siyay
@NuraAhmed-o1p
@NuraAhmed-o1p 7 ай бұрын
Beentaa waaye 😂😅
@yasmiin9999
@yasmiin9999 7 ай бұрын
Waa beenta 😮
@shukriita4206
@shukriita4206 Жыл бұрын
Fowsia points keda wee ledahay wlh Asad cos gabadhas haboon lagu wada yaqana❤
@hothoadan
@hothoadan Жыл бұрын
Wllhi waa runteed wll maalinki hore marky koko lahyd waa sharma boy gabadhiisa taas caan kuma aha ee waxay caan ku thy malyuun maanka lkn hada haboon dadka 99%haboon aya loo yaqana sababta oo ah waa magac caan ah hada magaced rasmiga ah hadii ay sheegto ma kasayno ayay dhahayaj ee waxa ay caan ku thy sheeg ayay dhahayn ee lkn fowsiyo point ga way leedahy ee xaaranta ka daaya wll ❤waan idin salaamay team 27 meel walba oo aad joogtan
@mubarikfarxan688
@mubarikfarxan688 Жыл бұрын
Waaba la siiyey tirada U fiirso
@hothoadan
@hothoadan Жыл бұрын
@@mubarikfarxan688 waan arkaya balse in ay cadaalad hesho maaho ileen challengega waxa la iska raba qofka magaca uu caanka ku yhy tusaale hada markii samara Queen la waydiiyay waxay dhahday samara magaceeda saxda ah miya waa maya waa magaca ay caanka ku thy xata amiira marki la waydiiyay bilaal bulshaawi waxay dhahdy bilaali bulshaawi magaciisa saxda ah maaha ee kan uu caanka ku yhy haboona magaca ay caanka ku thy waaye
@drhd1043
@drhd1043 Жыл бұрын
​@@mubarikfarxan688wll lama siin Hadii la siim lahaa way guulaysan lahayd
@drhd1043
@drhd1043 Жыл бұрын
Waaa runtaa wlhi qaar badan oo magacyo kale caan ku ah baa jira Sida cabtan baara , baaabajey , baaquli boy iyo qar kalo badan
@hothoadan
@hothoadan Жыл бұрын
@@drhd1043 Haa wllhi wll waa sida marka in lagu doodo maaha
@naphisaupdy7638
@naphisaupdy7638 Жыл бұрын
Fowsiyo way saxsan tahay 100/100❤❤
@Ladancidin1
@Ladancidin1 Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤🥰❤🥰❤
@NuurYare-yk9mt
@NuurYare-yk9mt Жыл бұрын
Scw
@HiboOmar-uq9to
@HiboOmar-uq9to Жыл бұрын
Ilxay xaku cafiyo saslax😢
@Mawliidmacaane
@Mawliidmacaane Жыл бұрын
‏‪12:19‬‏ 😢🎉
@dajiyaali3149
@dajiyaali3149 Жыл бұрын
Scw scw
@MarwaYuusuf-dl5iy
@MarwaYuusuf-dl5iy Жыл бұрын
Scw
@HalacUpdiUpdilaahi
@HalacUpdiUpdilaahi Жыл бұрын
Foosiya Way Sheegtay Haboon Ayaa La Dhahaa Gabadha ❤
@Safa-xc9xs
@Safa-xc9xs Жыл бұрын
Lama dhaho
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 Жыл бұрын
ishwaaq siraji aa la dhahaa
@kaliforce7130
@kaliforce7130 Жыл бұрын
Fawzia Dimple caawa waa la dulmiyay😢 Haboon magaca loo yaqaano waa Haboon😊 lkn Asad asaga marwalba lacagta inay ubadbaado ayuu rabaà. This is not FAIR😮
@salmabashiir587
@salmabashiir587 Жыл бұрын
Waala siiyay point geeda
@asmaabdi1828
@asmaabdi1828 Жыл бұрын
Iyda oo lasiyey bay bareejo yihiin iyda waxay amintay 7 in ay heleyso😂
@salmabashiir587
@salmabashiir587 Жыл бұрын
@@asmaabdi1828 haa😂
@kaliforce7130
@kaliforce7130 Жыл бұрын
Ok waan fahmay.
@abdikafiabdullahi8891
@abdikafiabdullahi8891 Жыл бұрын
Fowsiyo Wey Saxantahay💯Maxaa Yeelay chalange-gii Wiilashaba Ceyda Markii indhaha Lagu Tartamaayey Haboon Uu Dhahay Dhibcihiisana Waa Loo Qoray👈
@saynababdilahi3487
@saynababdilahi3487 Жыл бұрын
Lkn osagu wuu siiyey but hablahan kle ayaa udiidy😂😂
@sagalxasan8229
@sagalxasan8229 6 ай бұрын
Kan kii ka horeyay fowsiyo dood bilowday
@ladannuur5444
@ladannuur5444 Жыл бұрын
Haboon ladhahaa ee sii gabadha pointigeda 😊😢
@albaniwaye9407
@albaniwaye9407 Жыл бұрын
@@Fatma_932adiga miya pointska bixinaya ama adiga lagu dahoya points sii
@xaliimoyoonismuusexaliimoyooni
@xaliimoyoonismuusexaliimoyooni Жыл бұрын
Ishwaq la dhaha😊
@umumohamudcadde4073
@umumohamudcadde4073 Жыл бұрын
@@xaliimoyoonismuusexaliimoyooni haboon bay kuso caanbaxde tusaalo hddi happy afkeda la keeni lahaa happy bala oran lahaa iydoo magaceeda la dhaho maryan
@HaniMohamuudtoxow
@HaniMohamuudtoxow Жыл бұрын
ALLAH IS ONE❤❤❤❤
@mulkiadan1432
@mulkiadan1432 Жыл бұрын
Asad fozia points wee ledahy filmka bes haboon lama dhaho iyada haboon ladhaha dadka dhan haboon uka sayan adga so diyariyy mgced haboon utaqanaa mraka points siiii gabdhaas😅❤😊
@Miski94
@Miski94 Жыл бұрын
😂 Asi xata magaced mayaqaano 😂
@hamdiibrahimali7809
@hamdiibrahimali7809 Жыл бұрын
Magaceed kowthar ameeku shegtay haboon mar lawaresanayi haboon musal salke kujishaa lkn kowthar inee dhahda jeclahay balse laguma yaqano
@DeqoAragsan
@DeqoAragsan Жыл бұрын
ishwaaq la dhahaaaaaa
@sapniitaaxmed6104
@sapniitaaxmed6104 Жыл бұрын
Asad fowsiya wa saxantahay filimka haboon magacas kujileysaa koko point a lahayn siisey iska hubi❤
@anfachassan6894
@anfachassan6894 Жыл бұрын
Abayo ayada xita haben hore wey diidey markey koko dhaheysey sharma naagtiisa 😂😂
@sahiibacadeey1734
@sahiibacadeey1734 Жыл бұрын
@@anfachassan6894sharma nagtisa mgceda la yaqana habon lkn mgced lama yaqan
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 Жыл бұрын
​@anfachassan6894 Sharma nagtiisa magac miyaa micnaha haday magacaas kusoo Caan bxi lahayd walaga yeeli lahaa but malyuun manka ayey kusoo Caan baxday😂😂😂😅
@istarfarax9876
@istarfarax9876 Жыл бұрын
Waba lasiiyay wad ujeda 2dhibic lehed 3 loga dhigay
@SahraAxmed-pp6rg
@SahraAxmed-pp6rg Жыл бұрын
Haaah 😂marki u horeysey buu 2 siiyey wan yabey Video aaba diB igu noqdeyy
@caaqilyareinacabdi6620
@caaqilyareinacabdi6620 Жыл бұрын
Asad fowziyo waay ledahay pointigaas si saxda waayo social mediaha iyo gaar ahaan somalida magacaas ayaa ku dhex joogtaaaa ❤❤😊
@user-fl8wv6cl2p
@user-fl8wv6cl2p Жыл бұрын
Asad waa la soo dahdayyy😢caawee baL xiliga hore noo soo dhig🎉❤
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp Жыл бұрын
qaali ladan Af qurux badan Ayey lèdahay maasha Allah
@Ladancidin1
@Ladancidin1 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲🩷🥰❤🥰
@AmiirMaxamuud
@AmiirMaxamuud Жыл бұрын
Adigoo haboon diiday seeku yeeshay bilaal bulshaawi magiciisa saxda ah waa c.qaadir
@fatxaelmi9860
@fatxaelmi9860 Жыл бұрын
Asad Ani aragtideyda Fosia way saxanthy labada jeerba xaqna iyada u badisey sababto ah .malyun manka waa qof magaceeda ku Caan ah wna fanaanad weyn sharmo hortis lkn Haboon Magacasunba lagu bartey oo keda saxda ah Cid bdn ma taqAno😊 mhdsanid wll cafimad ku rajeynsyaa from burco❤
@Safa-xc9xs
@Safa-xc9xs Жыл бұрын
Magac ey leedahay WA point lesku heesto
@queen-najwa1
@queen-najwa1 Жыл бұрын
Fowsiyo xaq ayay u leedahay guushaan😢❤🎉
@matanaha-hw8ho
@matanaha-hw8ho Жыл бұрын
Asad fiiri yaa fawzio way saxntahy anaga dhan haboon lee u naqanaa😊🙏
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Жыл бұрын
waad soo gashee ku sali nabigeena mohamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hawahassan3858
@hawahassan3858 Жыл бұрын
Fowsiya 1 keeda point wee laheyd miskiinta Gabdhahaas Haboon ayaa loo yaqaan. Challenge hore oo wiilasha saan cml eheyd gabarta xayesiinta PaySii la weydiyay PaySii leena ku qaateyn points ka. Team 27 jir oo jooga👍👍
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 Жыл бұрын
xqiiq was hysa lkn waa lgu gobty fosiya😂😂
@nimcocabdiraxman6633
@nimcocabdiraxman6633 Жыл бұрын
Sax waaye hadalkagan yartaa foosiya way ledahay dhibicdeeda
@faadumomohamedabdullah2648
@faadumomohamedabdullah2648 Жыл бұрын
Saxmaha gabadha magacde waa oshwaaq ladhahaa
@SoumeyaAhmed-sy2lc
@SoumeyaAhmed-sy2lc Жыл бұрын
Faqiiq wayeee asadoo
@DeeqoAadan-wn9ft
@DeeqoAadan-wn9ft Жыл бұрын
Lamadhoho ishwaq siraji
@asmamaxmud1140
@asmamaxmud1140 Жыл бұрын
Fawzia waydinka saxsnty waayo gabadha mgaca lagu barty waaa haboon flimka magaciisana waaa habooon
@awuukarcali3398
@awuukarcali3398 Жыл бұрын
asad bowe fiiri fowziyo boyntiskeeda way leedahay dee anagh dhan haboon unaqanah❤
@cabdiyare8756
@cabdiyare8756 Жыл бұрын
Zax wye weyledahy
@Farxiyaaaaa
@Farxiyaaaaa Жыл бұрын
Ishwaq ba ladhaha
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 Жыл бұрын
​@@Farxiyaaaaaishwaaq haladhaho Maxumo lkn magaca ay kusoo Caan baxday baa larabaa soo haboon mahan wan layabanahay waxay ugula qabsanayaan fawsia
@himilo101
@himilo101 Жыл бұрын
ku salli nabi maxamed salallahu calayhi wasalam.
@CabuudCade
@CabuudCade Жыл бұрын
Koko meeshii Halka Laga rabay 2 ugu dhigty yaa igu raacsan❤😂
@intisaarhaji3578
@intisaarhaji3578 Жыл бұрын
☝️
@babyranda4844
@babyranda4844 Жыл бұрын
Haa wa ila aragty
@mohamedpiipii7476
@mohamedpiipii7476 Жыл бұрын
Haa wan arkay
@rasmito1239
@rasmito1239 Жыл бұрын
Asad xaqa eeg haboon ayaa lo yaqaana ee foosiya sii pontigeda 😢😢😊
@abdimaalikmire340
@abdimaalikmire340 Жыл бұрын
Waa hbn jimca alle waxa kabarya asad luguhisa inuu dub ugu soo celiyo🤲
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 Жыл бұрын
Aamiin yaa allah wlhi wan uduceeyaa maskiin ka ilahay hausoo celiyo asaa awood lehee🥺🤲🤲
@abdimaalikmire340
@abdimaalikmire340 Жыл бұрын
@@Queen__fatma29 aamiin yaarqbi
@hamdaabdi4328
@hamdaabdi4328 Жыл бұрын
AllaH is one no death 😊
@sadiiqalpha7571
@sadiiqalpha7571 Жыл бұрын
Fowsiyo wee saxan thy malyuun maanka waa fanaanad magaceeda kusoo caan baxday lkn haboon waa atariisho filmka ayey kusoo caan baxday magaca filmka ay ku jileysay ayey qof walbana utaqaaana
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Жыл бұрын
Keep going prophet ❤️ ❤️ ❤️
@zakriyeAli
@zakriyeAli Жыл бұрын
Fooziyo wey lee dahay. Sbbta tusaale liil baliil magac saxan uu leeyahy. Marka wuxuu ku soo caan baxaa la fiirinaa. Inta igu raacsan ✋️
@Rama____1
@Rama____1 Жыл бұрын
Magacisa lee sheege naneys maba la rbo see wax u fahantan
@umumohamudcadde4073
@umumohamudcadde4073 Жыл бұрын
@@Rama____1mrka happy wa magaceda miyaa
@YuusufcaliJaamac-mk4tf
@YuusufcaliJaamac-mk4tf Жыл бұрын
Ceyda 👑 4000k hambalyo insha allah 1m coming soon wll amba zxp 🎉🎉
@AbdiraxmanAliaadan-zb9br
@AbdiraxmanAliaadan-zb9br Жыл бұрын
Halmar igula saliya xabiibkeena scw❤
@mohamedaliahmed1147
@mohamedaliahmed1147 Жыл бұрын
Halkan wax badan oo wanaagsan ayaa la isku xusuusiyaa maashaa Allaah laakiin ilaa hadda badanaa ma arko arrin muhiim ah inaan is xusuusino taas oo ah in dhalin yarada soomaaliyeed guud ahaan ay ka gudbaan qabyaalada ay ka xuroobaan Somalia waa wadan wuxuu u baahan yahay dadkiisa in ay wax u qabtaan ay hormariyaan magac u yeelaan ma ogtahay wadanka ama dalka inuu yahay waalid waliba kan ugu muhiim San eeg oraahda dhaheysa dhulkii Hooyo, Hooyo wax Ka xaq badan miyaa jirto dunida sidaa awgeeda haku qasaarin waqtigaaga xoogaaga juhdigaaga dhalin Yara nimadaada wax dalkaaga iyo dadkaaga caqabad ku ah dib u dhigaayo adiga sidaa maanta u dhaqanto ayey beri awlaadaada u Aayi doonaan dalkeena aan caawino dadkeena aan caawino ugu yaraan hadii aadan wax sameyn Karin adiga ha ku noqon caqabad waa iga dar daaran
@NuuradiinCumar-jm1zh
@NuuradiinCumar-jm1zh Жыл бұрын
ku saliya nabiga scw ❤❤❤
@anasmacalinabuukar1251
@anasmacalinabuukar1251 Жыл бұрын
Haroon ladhahaa sii pointigeeda xaq ha isku galin 😢😊❤❤
@ashasalim4496
@ashasalim4496 Жыл бұрын
Amira what happened your eyes I hope you feel better Ameen ya’rabbii 🤲🤲
@Kharyeuk
@Kharyeuk Жыл бұрын
😂😂😂😂Wey wax ey marsatay weye 😂😂kuwa indho yarka Sida kuuriyanka sida wax cad u marsada indhaha hoostooda 😂😂
@quruxbilan2708
@quruxbilan2708 Жыл бұрын
​@@Kharyeuk maaha dawo khaldan baa cuney dhaday snapchat keeda
@Wemakeurmom
@Wemakeurmom Жыл бұрын
I think it’s allergy reaction.
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Hhhh anigu maba fahmin
@CabdulaahiCumar-ho4zo
@CabdulaahiCumar-ho4zo 6 ай бұрын
​@@Kharyeuk❤❤❤❤❤
@akhiiomar1834
@akhiiomar1834 Жыл бұрын
Taliyow Haboon weey saxday gaparta😢 Waayo kuwaana Naanees lee shegoyaaqn cml🤞 H square⚡️💫
@abdigeesey323
@abdigeesey323 Жыл бұрын
Haboon +Magceda Saxda Ah Waa Ishwaaq Siraaji ❤
@najaxmuxidiin651
@najaxmuxidiin651 Жыл бұрын
fowzia wee saxantahy habon habon lagu barte mgc kle laguma baran mrka gabrta wxeeda siiya❤tan mlinki hore qld ahed inee dhahn shrma naagtis mgca qofka waa in la shegaa 😊hda neh habon habon lagu barte✋
@muhanad9al70
@muhanad9al70 Жыл бұрын
No ishwaaq siraaji la dhahaaa
@C.W.W
@C.W.W Жыл бұрын
Fowsiyo wa saxantahay wayo gabadha waxa lagu bartey filimka haboon cid taqana majirto magaceeda saxda ah. Dadka badankodana waxay uyaqanan haboon❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcohooda1593
@nimcohooda1593 Жыл бұрын
Haboon ayaan ku baranay qasap mh inaan mgceega la garto
@MustafeGaney-us6rr
@MustafeGaney-us6rr Жыл бұрын
Fawsia dhibicdeeda inay gar u leedahay inta igu raacsan.👍
@ZeinabDjbril
@ZeinabDjbril Жыл бұрын
Amiiro waa xaasi dad waxay ila arkow liké saar Dhibicda way leedahay fowziya cadde 🎉❤❤❤
@safoApdiH1234
@safoApdiH1234 Жыл бұрын
Caawa dhan waa ku sugaayey vedioga wa lasoo daahdey asad 😢❤
@AbdirahamanAbdiAli-ww9xp
@AbdirahamanAbdiAli-ww9xp Жыл бұрын
Amiir Allah kucafiyo Abayo
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz Жыл бұрын
Mashaallah team 27 Asad Hagio is not easy 🥰🥰😂😂 2M coming soon 🎉🎉❤❤iinashaallah 🥰🥰🥰💯💯💯👍
@safiyayuusuf3980
@safiyayuusuf3980 Жыл бұрын
Nacala gugu taal eyed yahay ma ugawo
@sahraali879
@sahraali879 Жыл бұрын
Asad amiira guulystaha ah fowsiyo pointigaas qald waaye ileen qofka magaciisa larabaa haboon filmka magaciisa waaye gabadhuna waa ishwaaq ayadana waxaa laweydiiyey gabadha magaceeda ee filmka lama weydiinin qaskana ayadaa leh oo magaca qofka inla sheego ayadaa muhiim kadhigtay👍
@umumohamudcadde4073
@umumohamudcadde4073 Жыл бұрын
wll haben hore wxa la isku qabte waa sharma boy nagtiis taasna waa khalad wayo malyun magceda ayee kuso caanbaxde ee kuma so can bixin sharma boy nagtiis midaasi waa mid gabdhaas 100/100somalidu wxay u yaqanin haboon tusaale Happy magceda saxda waa maryan lknse hddi la keenay swrkeda lama ornyo maryan ee magcee kuso caanbaxde bala shegi waana happy bala oran ee gabdhaana hddi ishwaaq la dhaho kuma aysan soo caan bixin ishwaaq ee haboon baykuso caan baxde tusaale hakgu filnadan babajeey happy arimaheena
@mahamudlaki1145
@mahamudlaki1145 Жыл бұрын
Cawi waa jimco ku sali xabibkena muhhamad scw❤
@caaqilka8962
@caaqilka8962 Жыл бұрын
SI TALADAAN ASAD U ARKO LIKE SAAR. Barnaamijkaan muhiimadiisa maadama ay tahay qofkaaan garo . San, af, ama indho wuxuu rabo ha ahaadee, waa in laga dhiga qofka haduu sheego tilmaan ama magac sax in uu leeyahay darajadaas waayo magaca muhiim maahan qofka xubintaas leh in la gartaa asal ah.
@sakariye831
@sakariye831 Жыл бұрын
ALLAH IS ONE
@fatimayusuf3766
@fatimayusuf3766 Жыл бұрын
Fozia dhibcaha malihid koko ka diiday qufta caan wa magaceda sheeg😂😂😂😂
@AbdirizaqFanax
@AbdirizaqFanax Жыл бұрын
Allah is one ❤❤❤❤❤
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 Жыл бұрын
Asad part 3 so samee afka waa ka helaya fawsiya ku so dara ❤❤❤❤
@yasinmohamedalyamani1407
@yasinmohamedalyamani1407 Жыл бұрын
Fosiya way saxsantahy dhibicdasna way ledahy ❤❤
@mishkaatabdi
@mishkaatabdi Жыл бұрын
Fowsiya xaq u leh asad ilahy ka baq❤
@xamdimahamud2179
@xamdimahamud2179 Жыл бұрын
2point aayaa qorty markii igu hoerysey koko😂
@quweenlamiiza2396
@quweenlamiiza2396 Жыл бұрын
Way leedahy fowsia dhibicdeeda sii sabbto ah haboon magacas aya loo yaqana marke flm ay ku jileysay so magacas ayey caan ku tahy❤
@adancumaraadan4329
@adancumaraadan4329 Жыл бұрын
Fawsia way Saxan tahay Asad Haboon Ayaa Loo Yaqaana Markaas waa saxdee ileen kaas ayay somalidu Taqaana Nio❤
@tarrapianchannel5347
@tarrapianchannel5347 Жыл бұрын
Iyana habeen hore ayey qaldaneyd oo diiday xaaska sharmo boy malyuun maanka markaa qalad la galo qalad la galo ayuu leeyahay😊
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 Жыл бұрын
​@@tarrapianchannel5347xaaska Sharma boy magac manoqdo magacay kusoo canbaxday oo somali dhan uyaqaanaane waa malyuun maanka😂
@xamdimaxmuud1235
@xamdimaxmuud1235 Жыл бұрын
​@@tarrapianchannel5347malyuun maanka mgcs Lee dadka dhan uyaqaanaan lkn haboon mgcas Lee kusoocanbxday oo lagu yaqanaa
@umumohamudcadde4073
@umumohamudcadde4073 Жыл бұрын
@@tarrapianchannel5347de xaaska sharma ma magcbaa malyuun waa naag magaceda kusoo caanbaxde ee tusaalo wxaa kgu filan happy ma magceeda saxdaa waa maya magceda saxda maryan bala dhahaa qof wlba magacuu social media ku yimado baa logu yerayaa orad maskxiyan usoo faker
@sabirinabdi9577
@sabirinabdi9577 Жыл бұрын
@@tarrapianchannel5347sharma boy nagtiisa magac miya marka
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Azad hagio number one somali youtuber keep going
@sapniitaaxmed6104
@sapniitaaxmed6104 Жыл бұрын
Caawa waa soo daahdey asad😊❤
@deeqa1547
@deeqa1547 Жыл бұрын
ALLAAHUMMA SALLI CALAASAYYIDINAA MUXAMMED
@yusufisxaaq9381
@yusufisxaaq9381 Жыл бұрын
Alah is one❤❤❤
@Fatxi12345
@Fatxi12345 7 ай бұрын
Asad fosiya pontikeda sii waa sax waaye haboon aa la dhahaa❤😢
@apdifatahaadam9059
@apdifatahaadam9059 Жыл бұрын
Foosiya is winner inta igu raacsan 🤚🩵🩵
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of Жыл бұрын
Asad fawsio way saxanthy waayo gabadha haboon kusoo caan bxday haboon ayana loo barty saasay tahy keeda cadigaa cid taqaana mba leh ee sii fawsio bointskeeda next game🥰
@ramlaomer2228
@ramlaomer2228 Жыл бұрын
Wrya asad Qof walba wxu social media loga aqan aya lagu waca hda Armahena magciisa saxda ma armahena saw social media uun kuma joga gabadhas point bay ledahy Viva team fosia😂❤
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 Жыл бұрын
Fowzia magaca ay sheegtay waa sax haboon ayaaa lagu wacaa filimka dhaxdiisa fowziyo ayaana guulaysatay
@ZaakJealani-eu6tv
@ZaakJealani-eu6tv Жыл бұрын
m.a foziya Asad gapadha waa ka hiilisay nio ee xaqeeda siih waa hapoonee iswaaq hanoo dan pezee zxp❤
@Taliso3344
@Taliso3344 Жыл бұрын
Reer xmarlee yqanin ddkan ilahow mankaqybgalo bhdilqd mqaten waji duq udaran 😊
@Taliso3344
@Taliso3344 Жыл бұрын
Reer xmarlee yqanin ddkan ilahow mankaqybgalo bhdilqd mqaten waji duq udaran 😊
@Theson08
@Theson08 Жыл бұрын
For Samara Queen u accepted which is her Popular or Famous Name, the same way for Haboon, its her Popular Name or social Media. I hope asad My Comment Reachs You ✌️💯 Fozia is the winner
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
Waa sax ashwaaq mala yaqaano Haboon Lee la yaqanaaa😮Amiiro lacagta waa udgaalameeysa😂😂😂😂
@Taliso3344
@Taliso3344 Жыл бұрын
Shuuubaxun weeye naagta necbiya wxan wxba ahayn kudooda fosia miskiin weye wlhi hlkaa hdan kahdlayo inysan naag agtayda kadoodeen afdheer fowqal afdheer
@Rama____1
@Rama____1 Жыл бұрын
​@@Taliso3344naa waa edeb darn thy maxa ka galay
@noface6981
@noface6981 Жыл бұрын
@@Taliso3344this. is a game
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
@@Taliso3344 bisinka wax ureebo hee 😩😂
@Taliso3344
@Taliso3344 Жыл бұрын
@@Janno66 murankeedan nacay mbaxishoonyso niman hortood intaa kudhakhdhakhleedahy
@gadaf1436
@gadaf1436 Жыл бұрын
Pointis waa leedahay fowzia Asad ee sii😊
@mohaomar8153
@mohaomar8153 Жыл бұрын
Kusali nabi muhammad Scw ❤
@Yasin.Hassan.Mohamed
@Yasin.Hassan.Mohamed Жыл бұрын
Asad Fowzia way saxan tahay Jawaabteeda, wayna lee dahay dhibicdeeda, sawabtoo ah tusaale Amira isla Suaasha camal oo ah BILAAL BULSHAAWI ma ahan magaciisa saxda ah waadna u qortay Dhibicdeeda Marka isla HABOON camal ayay u sheegtay ee tii Inanta Hadiyadeeda.🙏
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 Жыл бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤
@abdirisakmahamoud7975
@abdirisakmahamoud7975 Жыл бұрын
Manshallah congratulations king ceyda 4000k
@user-qp4qm4xe2z
@user-qp4qm4xe2z 7 ай бұрын
Walaahi waa kudartay cadaalad maha amiira guulaysan 🎉
@zhaaficihamsehasann8155
@zhaaficihamsehasann8155 Жыл бұрын
Berri waa maalin jumca ah fadlan ha iloobin suuradda kahfi iyo sallliga nabiga CSW ❤
@ruqiyoxuseen9860
@ruqiyoxuseen9860 Жыл бұрын
ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI
@mumtaasabdirashid5639
@mumtaasabdirashid5639 Жыл бұрын
Asad waa khaldan tahay Gabadha arday adiba Magaceeda maadan sheegin Maxaad Foosiya ugu Qabsatay gabadhii oradka Markay dhahday ama magaca Hala sheego ama qofka tilmaamtiisa😊
@mohaabdi9310
@mohaabdi9310 Жыл бұрын
Qaladka 1= Asad koko su'ashi 1aad ay ka jawaabtay 2 dhibcood baa siisay Qaladka 2= foowsiya way saxan tahay dhibcaheda way leheed Partadi hore koko waxay tiri sharma boy naagtis waana qalad kamay jawaabin lkn foowsiya way saxan tahay Haboon waa magaca musalsalka ee waa gaaden qoftaas Part 3= soo samee fowsiya kusoo dar waa wax kale qoftaas
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Жыл бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱•
@ifrahfaisal8197
@ifrahfaisal8197 Жыл бұрын
Waa qalad cad naagtan afka dheer ee amira lgu shegyo way kanqaldan thy gabdha fosia way saxan thh haboon bes u naqaan mba naqano magceda saxda somli o dhan haboon u taqan
@saDaaMMoHmetH
@saDaaMMoHmetH Жыл бұрын
Asad aad io aad ban ku TaageeraH ❤alla wadka HaKa ilaawe
@marryme4690
@marryme4690 Жыл бұрын
Foziya Wee Saxantahay Waa HABOON Gabdhas Magaced ishwaaq Qofkasto Uma Yaqaano😊 Amiiro Walaga Badiyee Qararka iska Daa😂
@oumal3765
@oumal3765 Жыл бұрын
Magaca saxda ah baa layska rabaaa
@nacimomuusemuuse
@nacimomuusemuuse Жыл бұрын
Haboon Loo wada yaqaan gabadha pointigeeda siii❤
@halimaomar6179
@halimaomar6179 Жыл бұрын
4:33 koko marke dalmar shegtey asad 2 dhibic ba sisey se cml😂
@Moonah0
@Moonah0 Жыл бұрын
waa yabana😂
@shamsudin2841
@shamsudin2841 Жыл бұрын
Fawsia wey saxantey ayadaana guuleysatey laba marba 1. Kumay oran waa gabadhi hebel la joogtey iyo buluu balaa 2. Ninkey yarta kle leeday bilaal magaciisa saxda ah saw asagu kuma sheegin inuu yahay Bile. Haddii halkaa laydiin raacana yarta ka gooy 1 point.
@inahmahdiofficial8891
@inahmahdiofficial8891 Жыл бұрын
the man who caused the group 27 Asad hajio leader ❤❤
@muscababdi123-o4b
@muscababdi123-o4b Жыл бұрын
Janalka hahadlin oogabdho ah soosamee waxaana kusoo sameesaa amiira qurux koko amiira walaasheed faadma iyo fawsiya waa iga codsi 🙏
@Barisamaadki
@Barisamaadki Жыл бұрын
Love issr sxb 4sanao kugu xidhnahy legend 27🎉❤
@sadamabadulahi4772
@sadamabadulahi4772 Жыл бұрын
Fosiya weye saxantahay hee waxa ladahaa haboon asadow 🙏😊
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander Жыл бұрын
Go forward brother team 27 ❤
@sadiaabdalla6107
@sadiaabdalla6107 Жыл бұрын
Amiira bilaal bulshaawi magaciisa saxdaaa maaaha dhibicna qadaty. Fawsiyo leedahy dhibicdeeda Asad magacaas caankutahy
SHEEG AFKAAN WAA QOFMA QOFKAAN AY GARAN WAAYEEN 25 DOLLAR THE WINNER
18:33
AMIIRO IYO ANIGA CUNTO DHARKEENA U EG AYAAN CUNAY😂..?
13:17
King Ceyda
Рет қаралды 335 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 874 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 15 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
SHEEG QOFKAAN DADKA TIK TOK CAAN KA AH AY GARAN WAAYEEN
18:09
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 509 М.
ARIMAHEENA KOKO FAHANSII ADIGOO HADLIN 2 BY 2  TEAMKEE RAAYAY
22:50
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 935 М.
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 156 М.
NAFTAADA YAA KU AAMINE KII UGU QOSOLKA BADNAA🤣🤣…?
14:51
King Ceyda
Рет қаралды 162 М.
KOKO MALAAY CEERIIN UKEENAY YES OR NO QOSOLKA ADUUNKA 😂
12:20
Amira Qurux
Рет қаралды 368 М.
TEAM WALAALO SHEEG HEESTAAN YAA QAADAN TEAMKII BADIYO 25DOLLAR
23:01
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 550 М.
SHEEG CALANKA MEESHA KU DHEGAN OO 25 DOLLAR QAADO HADAAD SHEEGTO
15:23
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 874 М.