Aflaamta iyo Gadoonka caalamka | maxay u dhigaan aflaam halaag ka hadlayso

  Рет қаралды 78,330

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 398
@aminamo7377
@aminamo7377 4 жыл бұрын
Inta macalinka nolosha inuu yahay aaminsan👍
@rollen2128
@rollen2128 4 жыл бұрын
Saxix waa shaqsi caqliga usaaaxib ah allaha xafido
@yousufreactionsvlogs7901
@yousufreactionsvlogs7901 4 жыл бұрын
my brother love you from heart🙏🏾💞🤚DAR ALLA KUJECLAHY
@gabyaaawtaad7608
@gabyaaawtaad7608 4 жыл бұрын
*Sixitaan* : Siraadsi maahan ee waa saadsi. Siraadsi: waa iftiinsasho oo siraad bay ka timid waana eray Carbeed soomaaliyoobay ( سراج) Saadsi: waa saadaalin, naawilid, filasho.
@Zyxgoof
@Zyxgoof 4 жыл бұрын
Mhdsanid sxb
@mohammedyasin1051
@mohammedyasin1051 4 жыл бұрын
Mahadsanid runta weeye sxp
@mohammedyasin1051
@mohammedyasin1051 4 жыл бұрын
Lkn labada erayba somalida way isticmaasha waxaas lama siraadsado lama saadsado
@buuxcaynaan5658
@buuxcaynaan5658 4 жыл бұрын
سيبويهsoomali
@halalpolice7544
@halalpolice7544 4 жыл бұрын
Saraadsi baan dhahnaa Somali galbeed/Ogadenia Nawilid ama Filashana waykayara xuntahay I mean Negative ahan. Waayo qofka saradsada wax always wax xunbuu saradasadaa mahan filasho, Nawilid ama Rajayn oo ah postive things.
@kevserkevser4520
@kevserkevser4520 4 жыл бұрын
waxaa jir dad aan aminsney Aakhiru samaanka kaliyah eeg maalintiih inta qof ee dhimatah 😭😭wllhi waa qoraal Alleh wax walba Alleh khaatimada khayr hainooga dhegoh Aamiin 😭😭😭
@mohammedibnuali3659
@mohammedibnuali3659 4 жыл бұрын
Allah hayna Sugo dhamanten
@muniirshukrigeedi5572
@muniirshukrigeedi5572 4 жыл бұрын
Hadi aad Chanelka Ogaansho aad tageerto Like saar comments kan❤
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Maxaa ka FAA,idol like wax xigmad ku hadal ama iska aamu
@abdirahmaanantos1378
@abdirahmaanantos1378 4 жыл бұрын
Sax wlhi
@hopenessman4654
@hopenessman4654 4 жыл бұрын
war niyohow xishood
@ANNA-vh3pi
@ANNA-vh3pi 4 жыл бұрын
Raül Jimenez magacaada wamagac gal iska badall walal
@footballstars5772
@footballstars5772 4 жыл бұрын
Macalin omer inshar hore u soco
@gmarsharaf3657
@gmarsharaf3657 4 жыл бұрын
Ma ka dhargin dawwshaddiisa Waad ku mahad santahay Soo gudbinta aad inoo soo gudbisay👏👏👏👏👏
@faizaabduqadir6714
@faizaabduqadir6714 4 жыл бұрын
Jazakallahu kheyraa Ustd cumar.
@mariawasuge3323
@mariawasuge3323 4 жыл бұрын
شكراجزيلا لك جزآك لله خيرا يا معلمي 🤲🤲
@sheegowchennel9839
@sheegowchennel9839 4 жыл бұрын
Maasha Allaah Ustaad Cumar inshaar waan kaaga mahad celinaynaa Muuqaaladaada Tayadaleh
@Abdallamohamed-pi8cd
@Abdallamohamed-pi8cd 4 жыл бұрын
300k hambalyo omar inshar, waxan ogaansho ku xiranahy 2017--2020 saddex sano. aad ban ugu faraxsanahy.
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 4 жыл бұрын
waayo. arag khibrad u leh inu ku fahansiyo barnaamijkisa u ka hadlayo markas masha allah chanelka ogaansho
@Aamina5677
@Aamina5677 4 жыл бұрын
wad ku mahsantahay ustad sida wangsaan oo aad muqaalka nogu so diyaarisay 🙏🙏🙏
@adoonkiiilaahey3006
@adoonkiiilaahey3006 4 жыл бұрын
Mashallah wll mowduuc wanaagsan Keep going my teacher
@elyasabukar6338
@elyasabukar6338 4 жыл бұрын
Mahatsanid wll noo soceli muqaladii aat ugu hatli jirtey wadamada aduunka juqurafiga
@casrifilms1746
@casrifilms1746 4 жыл бұрын
2:42 ha siraadsan annagu ha saadsan baanu dhahnaa
@barbaariye7420
@barbaariye7420 4 жыл бұрын
Siraadsi baan u naqaanaa anagu Waana eray af soomaali dhab ah Kama imaanin carabi. Saadsi: ma waxay ka timid saadaalin
@casrifilms1746
@casrifilms1746 4 жыл бұрын
@@barbaariye7420 waan filayaa
@casrifilms1746
@casrifilms1746 4 жыл бұрын
@maxamed nuur mayee lahjada gobolka aan joogo ayaan kawadaa..........hasaadsan
@halalpolice7544
@halalpolice7544 4 жыл бұрын
Saraadsan baan dhahnaa Somali Galbeed siraadsan ama saadsan waa ikow
@mohammedibnuali3659
@mohammedibnuali3659 4 жыл бұрын
@maxamed nuur suaal is waydiiin ubaahan
@mohamedirshad7045
@mohamedirshad7045 4 жыл бұрын
Wll qali ah mhsanid guul barjnaya
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 4 жыл бұрын
جزاك الله خير
@mohamedaden3713
@mohamedaden3713 4 жыл бұрын
Mnzh Alh uma maley naayo qof iga nasib badani inu Jiro 😄 >waaaayo < wxn Aheyn Ardey nasib u yeshay inu si dabacsan u dawado Ogaaasho chanel & ustaad Omer
@hopenessman4654
@hopenessman4654 4 жыл бұрын
naftaada been haw sheegin
@mohammedibnuali3659
@mohammedibnuali3659 4 жыл бұрын
@@hopenessman4654 wlHi wa iga qoslIzay
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
Mahadsanid omar inshaaar
@bishaarabdi9593
@bishaarabdi9593 4 жыл бұрын
Aad iyo aad baan ujeclahay chanelka ogaansho ❤❤❤❤❤
@amiinhaibe
@amiinhaibe 4 жыл бұрын
Waa dad kolba dhinica ay doonaan u jeedinayaan dad Dano,gaar ah lihi. Wixii Alle doona ayuunbaa arladan ka dhaca☝️
@hoodoyusuf627
@hoodoyusuf627 4 жыл бұрын
Thank you omar inshar😘😍😚😙😗👌👌👍👍
@hayatimhaya4254
@hayatimhaya4254 4 жыл бұрын
Waliginba matala aflantas anagu muslim hadda nahay dintena no shegtay inay dunidan dhamanyso qiyamana jiro balse allah waxan ka baryayna inuu naga dhigo kuwii qayamaha liibana oo janada gala
@Saalamiinchannel
@Saalamiinchannel 4 жыл бұрын
Wcs omar inshar wllka dunida🌏 allaah haku xafido🙏❤✌
@axmadcraxmaan1875
@axmadcraxmaan1875 4 жыл бұрын
dadku waxay kasheekaystaan inta badan wax aan dan ugu jirin ilaahayna wuxuu dhahay (ويدعو الإنسان بالشر دعائه بالخير وكان الإنسان عجولا) dadku waxay uyeedhaan ama uwacdaan xumaanta iyo sharka sida ay ugu wacdaan khayrka waana kuwa dagdag badan dadku
@faaymohamed5174
@faaymohamed5174 4 жыл бұрын
Masha alah channel wax badan aan ka faaiidnay weeye , wall alle haku barakeeyo
@jabirahmed7971
@jabirahmed7971 4 жыл бұрын
MACALIN????.Muuqalkani waa igayaabiyey.I had watched all your videos,but this one is exclusively effective.Thanks Macalinkeygi qaali ii ax.Hore usoco Macalin
@haybeofficial7702
@haybeofficial7702 4 жыл бұрын
masha allh sxb hormar wacan asxabta sharafta leh i so boqda mahdsanidiin
@abdirahmanali8101
@abdirahmanali8101 4 жыл бұрын
Ustaad wllhi waxbadan Ayaan ka faaidnay aad iyo aad ayad umahadsantahy ❤❤❤❤❤🎖🎖🎖
@alridwaanprinting3441
@alridwaanprinting3441 4 жыл бұрын
masha alla alle caqliga ha ku siyadiyo walalkay omar ishaar
@user-uh4si3fu2j
@user-uh4si3fu2j 4 жыл бұрын
Wcs wall mahadsanid wll allaaha ka awal mariyo
@mohamedmohamuudsheikh2376
@mohamedmohamuudsheikh2376 4 жыл бұрын
Mashallaah akhiii omer inshaar allaah haku xafido
@mohamedesse5958
@mohamedesse5958 4 жыл бұрын
Wllky cumar inshar wad mAhadsanty
@iradbaashir1684
@iradbaashir1684 4 жыл бұрын
Mahadsanid Ustada
@muhedhussein1370
@muhedhussein1370 4 жыл бұрын
Maracade, thanks your news
@abubakarahmed9341
@abubakarahmed9341 4 жыл бұрын
Guul ayan ku rajaynayaa, horey usoco
@shugrihashi8029
@shugrihashi8029 4 жыл бұрын
Waa Saade kuma saarna ayay Dadkeenu kumaahmahn. Mahadsanid Ustaad
@abdiasiissomali8339
@abdiasiissomali8339 4 жыл бұрын
Jaskalahu khayr Omar inshaar
@mohamedabdinurmohamed1604
@mohamedabdinurmohamed1604 4 жыл бұрын
Mash allah ustaad
@zooniboy7863
@zooniboy7863 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll omar
@WarbaahintaIslaamka
@WarbaahintaIslaamka 4 жыл бұрын
Walaalkeyga Omar Inshaar Waan Kutaageeraahe Keep Going Walaalkeyga taariikhyahan Baad tahaye 🔥🏆🔥
@ayaanlesuudaan8769
@ayaanlesuudaan8769 2 жыл бұрын
Cumarow wxd ogata in lasii qorsheyay war 1 iyo war 2 xitaa hada waxey siidiyariyaan war 3 kasoo dhax mari dono Islamka iyo diimaha kle xita wxy sadalin jireen qarniyo kohor waxwalbo waa qorsheyen (allah swt) midiisa ayu qorsheyay
@rashkaboy1380
@rashkaboy1380 4 жыл бұрын
Mahadsanid inshaar
@cshakuurcali5028
@cshakuurcali5028 4 жыл бұрын
Masha Allah omar
@maryamamacalim8163
@maryamamacalim8163 4 жыл бұрын
Masha allh ogaansho mahadsanid wll
@shucayb939
@shucayb939 4 жыл бұрын
*Walaal Omar inshaar waxaan Ku rajaynayaa in alle cimriga Ku dhereeyo sidaas noola wadaagto barnaamijyada waxtarka leh*
@allaahuakbar6047
@allaahuakbar6047 4 жыл бұрын
Uma malaynayo dhamadka calamka inuu dhawyahay rasulka scw wuxu dhahay waxa lafuran dona qustantiniya oo Manta ah Istanbul iyo Roma Oo wakhtigas ruum ahayd mid wala furtay midna wa dhimanthy InshaAllah wala furan dona
@ciiltirrecabdulle9591
@ciiltirrecabdulle9591 4 жыл бұрын
Saaxibul xikma allaah yaxmiika ustaadunaa
@mohamedyousuf5201
@mohamedyousuf5201 4 жыл бұрын
Asc aad ayaad u mahadzantahy ogaansho channel waxaan ka codzanayaa in aad noo soo gudbiso qisooyinka nabiya
@abdirahmanabdulkadirmohame9318
@abdirahmanabdulkadirmohame9318 4 жыл бұрын
Maasha alaah wlle omar inshaar waa video wx bdn aan ka faaiday xaqaaiq taariikheed iyo falsafad maasha alaah mhdsnd
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 4 жыл бұрын
Alha ku sharfo ustaad
@nuurocade5045
@nuurocade5045 4 жыл бұрын
Asc.omar inshar. Hambalyo hambalyo Wllkey 100% horumar wacan
@cabdiwaasacdy386
@cabdiwaasacdy386 4 жыл бұрын
Hore u soco wll thanks
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 4 жыл бұрын
Masha Allah
@ahmedibrahim366
@ahmedibrahim366 4 жыл бұрын
Mashalah omar inshar our teacher legend.
@axmedcusmaan5199
@axmedcusmaan5199 4 жыл бұрын
Ustaad wad mahadsantahay waqtiga iyo Juhdiga Aad Galiso Barnamijyada Aad nosodiyaariso
@sheekeeye369
@sheekeeye369 4 жыл бұрын
Inaan duni aakhir Zabaan joogno Inaga diinteena inoosheegtay ayagana hadey ogaadeen allaahu akbar
@muxamadcali1481
@muxamadcali1481 4 жыл бұрын
Asc ustad maalmahan waad nagasoo daahdaa Codsi:ramadaankii waxaad noo soo gudbisay muuqaalo aad uga Hadlayso musasalada yahuuda lagu amaanaya ee kasocda dalalka khaliijka: Waxaa kasii daran kuwa Islam nacaybka ah ee soomaaliya aad looga daawado waxaana u tarjuma kanaalada soomaalida. Fadlan kasamee hal ama laba muuqaal
@wayoaragmedia1566
@wayoaragmedia1566 4 жыл бұрын
Thankis wll omar
@zakimo5768
@zakimo5768 4 жыл бұрын
Bro you deserve more than share. Keep going.
@inasaed2028
@inasaed2028 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@zakidheenmedia155
@zakidheenmedia155 4 жыл бұрын
Mnshlaah ustaad kip going ❤️
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 4 жыл бұрын
ogaansho kanaalka 300k gaarey hambalyo omar inshar .
@ronaldothebozzfootball4059
@ronaldothebozzfootball4059 4 жыл бұрын
OGaansho ustaadka nolosha
@cabdifatahhassan9293
@cabdifatahhassan9293 4 жыл бұрын
Fadlan subscribe Allah Dartii iigu saar aad baad umahad santahay
@redasamiir5082
@redasamiir5082 4 жыл бұрын
wll anna iisaar
@maankaofficial1710
@maankaofficial1710 4 жыл бұрын
Wll Subscribe ii saara Alle Dartii Nabiga Igula saliya Scw
@darajo4153
@darajo4153 4 жыл бұрын
Marka hore asc wll Cumar inshar. Aniga wxn jeclahy inan sidada okle noqdo oo dadka xog iyo maclumad uso gudbiyo. Lknse su,aasha wexey tahy xogaha xage laga radiyaa ama laga helaa.❓❓❓ Jwab isii wll Cumar Wx aan dadka uso gudbiyo ayn la ahay iyo meel aan xog karaadiyo wlhi
@Aliabdimark5415
@Aliabdimark5415 4 жыл бұрын
With Lots of love from Kenya📍💞💞💞💞
@seinphassan9147
@seinphassan9147 4 жыл бұрын
،boorama
@xasanaxmedxasan4683
@xasanaxmedxasan4683 4 жыл бұрын
Masha Allah guul somaali weny
@ziendaqare6744
@ziendaqare6744 4 жыл бұрын
Masha Allah my brother cumar inshaar horey usco
@abbasyusuf7607
@abbasyusuf7607 4 жыл бұрын
Mhdsanid ustaad wax badan ka fa idaa💯😊
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 4 жыл бұрын
Wallahi waan jeclahay filimanta dhamaadka adunka waxana dawaday dhawr filimoo qataraa 1 knowing 2 cowboys and aliens 3 terminator the judgement day 4 2012
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 4 жыл бұрын
Aad io aad wll o.inshaar alh ybark
@Getupacitizen
@Getupacitizen 4 жыл бұрын
Wll Cumar alle Haku Daayo
@kingsergioofficial6043
@kingsergioofficial6043 4 жыл бұрын
Wxn rajeenaa inaa noqdo Qofka uku horeeyay ee mar un chennelkada ka soo muqda adoo iku casuumeysid insha allh wll wx bdn aan kaa faaidi wlhi ❤
@huseinmhamet5902
@huseinmhamet5902 4 жыл бұрын
Chanlka ogaansho hore usoco zxp guul ayaan kuu rajaynaya
@shuaybyahmed8801
@shuaybyahmed8801 4 жыл бұрын
Hore uu soco brother
@hanadhero4982
@hanadhero4982 4 жыл бұрын
Shukran walal omar✅
@deeqenv4431
@deeqenv4431 4 жыл бұрын
thanks mudane
@axlaamaliomer1739
@axlaamaliomer1739 4 жыл бұрын
Congra ogansho 300k
@Axmedafrax123
@Axmedafrax123 4 жыл бұрын
M.a ustaad horey usoco aad baan kuula socdaa
@juveriacabdalla9349
@juveriacabdalla9349 4 жыл бұрын
Dhulkaan dhamashihiisa waa mid dhab ah maalinte noqotaba sababtoo ah nabigeena ayaa nooshegay in ay soo dhawdahay qiyaamaha.
@bulbul9679
@bulbul9679 4 жыл бұрын
Masha"allah wll Cumar waa mahadsantahay
@abdirahmanabdi4379
@abdirahmanabdi4379 4 жыл бұрын
Keep up my teacher 👨‍🏫 omar insha
@alayuubi9489
@alayuubi9489 4 жыл бұрын
Mhdsanid mclin Cumar
@deeqdarajo8059
@deeqdarajo8059 4 жыл бұрын
Omar inshaar guuleyso sxb wan ku taageera
@doosa8454
@doosa8454 4 жыл бұрын
Maashallh macalinkayga nolosha👍👍👍👍👍👍👍👍
@hibomuse5169
@hibomuse5169 4 жыл бұрын
My teacher OMER
@ahmedmohamednorbisik.4758
@ahmedmohamednorbisik.4758 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah Ku xifdiyo omer inshar.
@malikahnajat7750
@malikahnajat7750 4 жыл бұрын
Walal Omar wax bdn Ka faiday❤️
@mazkaxmaal2257
@mazkaxmaal2257 3 жыл бұрын
Nin aqoon leh keep going to my brother
@ahmedshuqeyri4034
@ahmedshuqeyri4034 4 жыл бұрын
Ustaadkena M.A horey usoco
@axmadmaxaad7706
@axmadmaxaad7706 3 жыл бұрын
Hore usoco
@odayhebel868
@odayhebel868 4 жыл бұрын
Inshalah 1m Baan kuu rajeyn inaad gaadho walal
@fartuunmaxamuudaxmedtogox914
@fartuunmaxamuudaxmedtogox914 4 жыл бұрын
M.a omar inshar boowe horey usoco
@jibriiaxmed5836
@jibriiaxmed5836 4 жыл бұрын
Wllo waad mahadsanid inta aankaa faaiday wali qof kama faaidin dhabtii wll mahadsanid
@siciidahmed5512
@siciidahmed5512 4 жыл бұрын
Aadbaan ugu kalsoonahay inan janalkan ku xidhnaado✅
@omarisack8581
@omarisack8581 4 жыл бұрын
Thanks bro
@hamzaabdinasir4842
@hamzaabdinasir4842 4 жыл бұрын
Ustaad Umar
@mustafaiskahaay9058
@mustafaiskahaay9058 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll Omar 🙏🙏🙏
Somalia: About 5,000 Sufi fighters join army
2:45
Al Jazeera English
Рет қаралды 254 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 30 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Hinduism Or Islam: Facts that Hindus Never Knew! @Smile2Jannah
21:09
Towards Eternity
Рет қаралды 72 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 539 М.
Yemeniyiin Muqdisho ka furtay Maqaayad laga Cunteeyo.
3:08
Mustaqbal TV
Рет қаралды 14 М.
Sideed isaga caabin rabitaanka raaxda iyo dib udhigida !? |
10:12
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН