Qiraalka Cadde iyo Cabdiqani Sayloor

  Рет қаралды 264,908

AF MEER

AF MEER

Күн бұрын

Пікірлер: 676
@salahahmed1201
@salahahmed1201 2 жыл бұрын
Qofkii ugu Horeeyey oo daawada baan ahay Guul Iyo Gobanimo Afmeer ballanteenu waa Alshabab Alshayadin inaad soo af Jartaan ama aad Soo Afmeertaan insha allah guul
@raqiyoadan2410
@raqiyoadan2410 2 жыл бұрын
🥰
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Congratulations
@abduqadirabdikarin8337
@abduqadirabdikarin8337 2 жыл бұрын
Thanks afmeer
@biggstone3573
@biggstone3573 2 жыл бұрын
@@MahamedGamer Hadalkaan naftaada god galinayaa taas ogoow
@MaxamudAxmed-no4qx
@MaxamudAxmed-no4qx 3 ай бұрын
Guul iyo gobonimo
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Sanyare🦁🦁iyo teliye muumin madaxweyne taalo haloo taago🐐🐐
@abdiazizhagafa2217
@abdiazizhagafa2217 4 ай бұрын
Sanyare waxba ma qaban ragan Hal wiil o rer adan ah ba sbby in la qabto cunug yar bu ah wiidad bu ugu qornaa markii ay dilen ninkii bu habenkii sexan wayay Ila wax kasta u sheegay cunigii io waridkis ba sanyare u tagay ila sanyare u dani u gayay wana la cifiyay markaas ka dib wala helay iridkii guusha cade maharaja io sayloor wlhi bana waligeed la ogadeen waba kuwa ugu fcn dhalinyarada
@abdihamidkashka
@abdihamidkashka 2 жыл бұрын
Waa wiil dhalinyara oo aad u qurxn. Misana dilaya ninki aabihi la aasay oo ciida kula rogay. Waa qeyb kamida musiibada hysata dhlinyaradena iyo dalkena. Alaha naga samata bixiye 🤲🤲😭
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
اميين يارب العالمين 🤲
@Liidibeacg65
@Liidibeacg65 2 жыл бұрын
Garac waye qurux malah
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Fakhri dad isku dira waxa Yiri 50doller dhinic iirida ah kk
@mohamedindho8012
@mohamedindho8012 2 жыл бұрын
Jamaal Aaadan Faarax cadalad buu helay Ilaahy ha u naxariite 😭😭
@shukricali9999
@shukricali9999 2 жыл бұрын
Aaaamiin😭
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 4 ай бұрын
Kadaaaa dilay miyaaaa Jamaaal
@amiishamohamutt3191
@amiishamohamutt3191 2 жыл бұрын
Aaad baaan uga xumahy adeer jamaal faarax inay dilaaan kuwii igudhawaaa adeer janadii ilhy hageeeyo😥😥😥
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 2 жыл бұрын
Subxaanallaah dhiig ma qarsoomo maanta ka xaaxaabiya adeerayaal oo dareema macaanta nolosha iyo kharaarka geerida.
@A.A.E93
@A.A.E93 2 жыл бұрын
Asxaabta Channel kan Afmeer hal arin naga saxa haddii aad aragtaan qoraalkayga marka aad wax duubaysaan codka naga hagaajiya, codka shucaac baa ku furan si faseexana looma maqli karo waa iga talo inaas dhanka shaqada aad bulashada u haysaan halkaas kasii wada sxba yaal.
@abdalaali6591
@abdalaali6591 2 жыл бұрын
War adeer naag lama wasayee shucaaca ku yee xogta daalaco ama iskaga tag.
@muxuboxusen7216
@muxuboxusen7216 2 жыл бұрын
Waan kula arkay cod xumada
@husseinabdillahi2473
@husseinabdillahi2473 2 жыл бұрын
Wariyihu uu cabsanayaa marka halaga daayo ciyaaarta
@muxuboxusen7216
@muxuboxusen7216 2 жыл бұрын
Masaas baa cod la aanta
@osmanashara1214
@osmanashara1214 2 жыл бұрын
Puntland dhallinyaradan wey ka faa'iidaysan weyday inay ku furaan kamid noqoshada Ciidanka qeybihiisa kala duwan. Mar haday diyaar u aheyn Puntland inay dhallinyarada meeleeyaan ha ogaato Puntland in ay Al-Shabaab ka faa'iidaysan doonaan
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Dhibaatadu waa waalidka wiilasha ciidanka uma ogola inay wiilashooda qoraan markaas ayaa cadow aan dalka iyo dadka unaxayn kafaa iidaysteen
@adnoNour
@adnoNour 2 жыл бұрын
Saxiibada qaaar waaa cadow😪😫✌🙈 Cadde hada wakaaaaz zayloor sababsaday😫😪🙈
@ahmedfarax1952
@ahmedfarax1952 2 жыл бұрын
Oo walaley ku wan miyad taqanay teda kale ma mj miyaa
@alishamahad903
@alishamahad903 2 жыл бұрын
@@ahmedfarax1952 Haa MJ waye wecelada wa cumar mohamud
@monera3812
@monera3812 2 жыл бұрын
@@alishamahad903 sayloor waxn filaya ciise maxamud yahay
@adnoNour
@adnoNour 2 жыл бұрын
@@ahmedfarax1952 Haa cadde Waa Cumar mahuud walipo reer Mahad Midka kalana waaa Ciise mahamuud reeer samakaaab 😪🙈
@salmanahmed7616
@salmanahmed7616 2 жыл бұрын
Ninka hore asagoo og inuu dhimanayo buu si ninimo leh uhadlay Kan dambe waa fullay Timo badan. Balankeenu waa caska inla geeyo oo lagu dab rido. Puntland power up #NOMOREALSHABAB!!
@qandajama5097
@qandajama5097 2 жыл бұрын
Kkkk beentaa ma aha fulaynimo iyo doqonimo buu isku darsaday abaalkiisa ha la mariyo shiydaanka timaha badan
@amalcabdi9897
@amalcabdi9897 2 жыл бұрын
Ciyaalka hala toogto si kuwa kale tusaale ugu noqoto wlhy hadii lasiidayo kuwa kalana biri saas dadkeena udhaneenayan puntland guul
@gaagaalayaasha
@gaagaalayaasha 2 жыл бұрын
Kuwan ciyal ma ah ha wa niman 24 jir iyo 25 jir
@amalcabdi9897
@amalcabdi9897 2 жыл бұрын
@@gaagaalayaasha libaax muhiim waxa ah in latoogto sxp
@SihaamCabdi-o8i
@SihaamCabdi-o8i 4 ай бұрын
Mnta ladogty😢
@muqtaar1726
@muqtaar1726 4 ай бұрын
​@@SihaamCabdi-o8ihaaa
@abdirashidismail1334
@abdirashidismail1334 4 ай бұрын
Kan Miyaa la toogtay
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 2 жыл бұрын
Alla qalbi adakaa bisinkow qof bay dilen hadane si farxad iyo qosol ah buuba oga sheekayn😥😥
@MrMudane11
@MrMudane11 2 жыл бұрын
Waa dad xanuunsan oo bahala ah
@qurbetube
@qurbetube 2 жыл бұрын
waa dad la sixray oo la bedelay
@mahadhaybe7497
@mahadhaybe7497 2 жыл бұрын
Hh
@hashaamyare1124
@hashaamyare1124 2 жыл бұрын
😥💔 dadkn mha dad fiyow dancan😡😰
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
@@hashaamyare1124 warun hada naftisu u baqila wllo
@janteofficial1063
@janteofficial1063 2 жыл бұрын
Qofkaan waluusan caadi ahayn ninkaas dhalinyarada ah ee sayloorna wakhtigiisii iyo noloshiisiba waa dhaafiyay
@nuurarooble700
@nuurarooble700 2 жыл бұрын
Moriyaan gajo ah
@ayanomar8111
@ayanomar8111 2 жыл бұрын
Waa doqomo Ilaahay dadka ha ka soo qabto shayaadiinta.
@ubahsicid349
@ubahsicid349 2 жыл бұрын
Allah wiilkaan intana qurbaha soo aadin isagoi ilmo yar ah bay gurigayaga kiro i daganaayeen aad baan uga naxay hooyadi oon si fcn u aqaanay aadban uga naxay wiilkeeda 😭😭😭😭😭
@mohammedawil1041
@mohammedawil1041 2 жыл бұрын
Waa arin murugo leh. Subxana alh
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 жыл бұрын
Runti yarka dhalinyarada ah ee dambe ama Sayloor la dhaho aad ban uga naxay Facebook ban kuso arkay wuxu aha qof iska kaftan bdn oo daacad u muqday lkn la qalday, Arsenal dhalinyaro bdn bay nolosha dhafiyen wllhy I’m so sorry, Allah Hau Naxaristo koly hdi la tagto dambiga waka qafifay 💔 Somali wayn nabad iyo barwaaqo u rajaynaya, Greetings from Libya 🇱🇾 👋
@alim1638
@alim1638 2 жыл бұрын
Solaar dilka iyo inuu qabiilada isku diro u qabilsana, muuqaladiisa hadaa daawato live ka Waana Arinaha isku qarin jireen marin habaabinta iyo isku dirka beelaha si aan iyga loogu mashquulin
@naasirmacruuf5636
@naasirmacruuf5636 2 жыл бұрын
War samaalow waan yaabanahay sxp qof la aamini malaha hada ciyaal fb waaba shabaab miiran 🥺🤣
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 2 жыл бұрын
Maalin walba waa la i khalday miyaa la wadayaa joogsan diidaya waa la laynayaa doofaarta
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 2 жыл бұрын
Sheekada daciifka ah ee waa la iqalday wax soconaayo ma'ahan, shaqsigan ninkii aabihiis la aasay dilaayo sidee lagu qaldi karaa waa muqayil dhiig yacab ah mudankiisuna waa dil.
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Ninkii geesiga ahaa ee Facebook ka bootaynay waa kan sida dhoocil la bikra jabiyay u muusoonaya, Gabanka turkeyga loo waday wanna-be Gorgor Fahad futo weyne army nacalatullah.
@fay6834
@fay6834 2 жыл бұрын
Subxana’Allaah dhaliyaradii inta la maandooriyo ayey umadii dilayaan 😭
@mataanmataanmatan9217
@mataanmataanmatan9217 2 жыл бұрын
Halkii kuwii hore mareen Hala mariyo guul putland ❤❤❤
@daarood9835
@daarood9835 2 жыл бұрын
Walalo ilaahay ayaa og in run tahay sheekadan
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 2 жыл бұрын
@@daarood9835 iin lagu khaarijo ayaad istaahishaa adiga iyo kuwan Ahlu-Naarkan waxba isma dhaantaan Lacnatullahi Caleyk
@daarood9835
@daarood9835 2 жыл бұрын
@@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و why walalo dadkan ayahoo hadlin un ayaad aragtay waxkasta ayaa dhaca aduun marka waligaa haldhinac un ha aaminin.aduunka shabab ayaa u necbahay laakin hadana ma rabo in masaakin la laayo
@macaantv1656
@macaantv1656 2 жыл бұрын
Yaa Allaah Waa Aduunyo wareersane Sharkeeda naga Xijaab!Sidee Qof dhan Naftiisa Saas raqiis ugu tahay!
@sahraabdi143
@sahraabdi143 2 жыл бұрын
Waa dhalinyaro aad u yaryar oo naxariistii ka dhamaatey oo dadkoodii dhameeyey ha la toogto dhamaantood ma xaaraan baa lagu koriyey mase aabayaashood baa dad soo dilay waxbaa jira
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Alxamdullaah illahayow adaa mahad iskaleh dadkii naga oo hiyay indhaha naga tuuray inaad noo sooqabatay Waxaan kaloo umaahd celinayaa ciidama afrmeer timir iyo madaxdaba cidkastoo ka qayb qaadatay
@lulali8651
@lulali8651 2 жыл бұрын
Waaba Isla fiicanyahay.oo faraxsanyahay yaab yaab
@omarabdi5760
@omarabdi5760 2 жыл бұрын
Keep Going Timire 💪 ✨ 👌 👏 🙏🙏
@nasro7666
@nasro7666 Жыл бұрын
Iskada wilka yarka ilhay kabaqa raga wad dhamesen
@nasro7666
@nasro7666 Жыл бұрын
Miskin 97kii ilmo yar
@djibdja154
@djibdja154 2 жыл бұрын
Yaa dawanaya Afmeer Tv 2022☝️
@hamseshafiiq8373
@hamseshafiiq8373 2 жыл бұрын
Yarka hore waaba faraxsanyayi bismilah goormu dilki sidan u fududaadayi
@amiishamohamutt3191
@amiishamohamutt3191 2 жыл бұрын
Sayloor wlhi markii lasoxirayey ismalahyn waxbuu dilaaa lkin ey ey kalajirin weye hadaaba adeerkey dishy 😥😥😥😥😥😥
@صديقنصرالله
@صديقنصرالله 8 ай бұрын
Ka waran hadii adeerkaa xaq lagu dilay ma Is waydiisay TaaS? U jeedadaydu ma aha inaad adeerkaa xukumo , waxaan Kali ah oo doonayaa inaan ku dareensiiyo in shareecada ILAAHAY ay ka sarayso adeerkaa .
@ninismood123
@ninismood123 4 ай бұрын
@@صديقنصرالله shareecadu waa tan adi tiirka toogashada kuu gaynasaa xaarimiyohow argagaxisadaa 🔫
@naaniita801
@naaniita801 2 жыл бұрын
ShaYdaanka cadde izku shegaYo darta ban mnta wllky dil toogasho loogu xukumaY cadaabta allah kgu fogeeYo 😪😪
@adeysalah5875
@adeysalah5875 2 жыл бұрын
Xagu idinkaga maqna walalka xage ku ogeyden waxu shegay inu horey oga si tirsana
@cumarcabdulahi9091
@cumarcabdulahi9091 2 жыл бұрын
Wllkey hadhihin murine weeye
@SleepyCat-df7ez
@SleepyCat-df7ez 6 күн бұрын
Been bey ka sheegeen dad badana been bey ku dileen allh ha amaansado sayloor
@prosl11
@prosl11 2 жыл бұрын
Majeertenka inta badan waxay lacag iyo xil ay kaa jecel maba jirto ,kulaaha 50 ayaa dhinac ii riidiyeey puntland waa gaajo socoto oo aan dhalinyaradana waxba uu qabanin, subxanallah
@bo3king158
@bo3king158 2 жыл бұрын
War waada edeb daran tahay afkaaga ka daa umada ilmo la qaladay ha u cayni umada dhaman waa la yaqaan waxay yahiin MJ
@saraisse3019
@saraisse3019 2 жыл бұрын
Mj Haku wasan hoyada wase neceyb mj u dhimo insha allah gajo darted adinka hargaha cuni jirey puntland gaajo ma taalo idinka si aad pintland uga tuugsatan enetree uso raaca edeb yeelo
@sucaadadam7133
@sucaadadam7133 2 жыл бұрын
Walahi siday u da'yar yihiin baan kasii naxay. Al shabaabey adhaxda ka jaba
@صديقنصرالله
@صديقنصرالله 8 ай бұрын
Aduunyadaa kula wayn adiga !
@husseinabdillemrabdille1472
@husseinabdillemrabdille1472 2 жыл бұрын
Jamal allah u raxmado cadalad buu helay Ninkii abihii aasay buu dilay duli
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Haa illahay baryadii waa naga aqbalay
@huahau5280
@huahau5280 2 жыл бұрын
Sida muuqata dhlinyrdani shabaab maaha waa la khsby inay saa uhadlaan nissa Ayaa ka dambysa waxn ha Aaminina hooy dadoow
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 4 ай бұрын
Waxay ahaayeenba maanta waa la toogtay Alle haw naxariisto hadii la dulmayna Xaqa Eebe haso saaro 😢
@abdulaaahi6748
@abdulaaahi6748 2 жыл бұрын
Jmaal adan🥰allaha unaxarizto geesi an baqin bu aha
@faadumocigale6442
@faadumocigale6442 2 жыл бұрын
shayaadiin timaha shayndaana leh
@Camel_Herder
@Camel_Herder 2 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyey oo doqon ah oo Ciise Maxamud ah aan arko, waana ceebeeyey.
@saidmohamed745
@saidmohamed745 10 ай бұрын
Kan miyaa ciise maxamuud ah
@mohamedsaid3042
@mohamedsaid3042 2 жыл бұрын
50ku dhinac buu ii ridaayey oo nin balwad leh maahi "Ilaahow iimaanka saxda ah nagu sug"
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 2 жыл бұрын
Lacnadii Illahay SWT iyo tii rasuulkiisa Maxamed SCW dushaada ha ahaato, waa sarqaan jaahil ah oo ahlu naar, InshaAllah maleeshiyaadka dhiigmiiratada ah ee Alshayadhiin dalkeena waan ka xoreyn doona InshaAllah.
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 жыл бұрын
Ader jamal farax adan cadala bu helay ala qabriga u wasiciyo ya allah
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 жыл бұрын
Dhaydhame al shabab waxaba isuma galan dawladba dhalatay galmudug iga fiirso🤏🦴🤐😍🧑🤣
@ayaaanabdiwaxid7588
@ayaaanabdiwaxid7588 2 жыл бұрын
Waa casheeyey sawiraan galnay qalbi adakaa subxaan allah ma quraanyey ku istaageen sheeko yablaa jidha allow hana fidneyn
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 ай бұрын
Subxaanalaah waxaan Gabdh Aad ujecel wiilasha la dashay ilaahay ima tuso tano kale dhalinyaradaan waalidkod iyo walaalod qalbiga allaha oga reebo wlhi xanun wllkaa Aadan badbaadin karin kuwii allaha kasamir siiyo ehelkodi dhimatay si qaldan lo dilay kaadhimiy kugu dhimay Ayaa maqlo alow dalkena no badbaadi😢
@farxiyowehliyefarxiyofiska4266
@farxiyowehliyefarxiyofiska4266 2 жыл бұрын
Muuqaalkaan waa halqof waan kudhagay vaar kkkk
@sonicblackbonz8304
@sonicblackbonz8304 2 жыл бұрын
Aakhiro Dadkn maY ilawsanyihiin wa Yaape mise Muslinpa ma aHa 😢😓🙄
@qalpiga
@qalpiga 2 жыл бұрын
niyow soo badi dee waan kahela barnamijkanee
@Haibe571
@Haibe571 2 жыл бұрын
Wariye Timirre amaankiisa Allow ilaali
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 2 жыл бұрын
Wcs Weriye Timire sharaf ku noolow waxaand tahay geesi geesi dhalay waxaa ku xusidoonta taariikhda eeddo Macaan horay u soco
@eastafricanoh9247
@eastafricanoh9247 2 жыл бұрын
Alla Maxay Been Been dhamaatay!!! Away dadki laha Raxaweyn iyo Hawiye baa alshabab ah iyo iyaka na dila oona qarxiya!!! ALLAHU RAXMU WAZIIR JAMAL IYO INTI XAQDARO LAGU DILAY!!!!
@vladimirputin3118
@vladimirputin3118 2 жыл бұрын
Alshabaab idoor ba maal galiya
@Shaakiryare690
@Shaakiryare690 2 жыл бұрын
@@vladimirputin3118 Sax weeye Idoor baa maalgaliyo Waxaana ubadan Hawiye gaar ahaan Murusade Iyo Raxan weyn iyo dir koonfureed
@nasramohamed781
@nasramohamed781 2 жыл бұрын
waa wax laga xumaado dhalinyartani waa la sixraa sidani fayoobi maahee,, subxanallah
@baylejaylaani6896
@baylejaylaani6896 2 жыл бұрын
Waxaan la yaabanahay hooyadii dhashay waxay dareemayso 😥
@Jamuux
@Jamuux 2 жыл бұрын
Walaasheey baa dhashay, ilaa hada aniga aamini la, hooyadiis xita waan lahadli la ahay, walahi waa qalbi jab, waligeey baanan aamineen hadaanan arki lahayn asagoo kawaramaya :(((
@Mama-je3es
@Mama-je3es 2 жыл бұрын
@@Jamuux sayloor aad bn uganxay mamada Ilahy qalbiga hawqabojyo😭😭😭🥺
@shukricali9999
@shukricali9999 2 жыл бұрын
@@Jamuux qalpiga allha idin qaboojiye naxdin ka wayn ma jirto midas wllhi😥
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 2 жыл бұрын
Illahow hana imitixaamin. Hooyooyinkii somaaliyeed haddaanu nahay waanu dhibanahay.
@mohameddaqare1358
@mohameddaqare1358 Жыл бұрын
Hooyadi xanuunkay qaday ila maanta la dala dhacaysa
@sadaammoha9819
@sadaammoha9819 2 жыл бұрын
Af meer shaqada aad u hysaan puntalnd waa mid muqata mudnaantedana leh TIMIR waxan rjynyaa inaad noo soo dubi donto mrkii dabka lasaaryo 🤣✊✊✊
@maanmustafe1574
@maanmustafe1574 2 жыл бұрын
😂🤣
@gabdhihoyomcn3357
@gabdhihoyomcn3357 2 жыл бұрын
Waaa shaqadooda😀😀😀😀wxaas insh allah bish 6 baaa dabka lasaaraya
@harago300
@harago300 2 жыл бұрын
Kan ugu horeeya waaba dhiiran yahay kan kalese cabsi baa ku jirta
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 жыл бұрын
Kulaha qaab lacag ah buu ii tashkiiliyey oo meesha lacag baa taaluu i dhahay waana 50$ balwadna ma lihi waana aqbaley inan qof 50$ u dilo xoolo been badan oo fuley ah weeye kan dambe Foolxumada iyo jaahilnimada uu dhex fadhiyo isagaa is ceebsadey markuu arkey inuu ugu dambeyn qasaariyey nolosha iyo sharaftiiba.... Galkacayo waligey ban joogay waana meel qofkii caqli leh uu ku dhargo kuuna faraxsanaado oo sxb iyo wll la yahay dhalinyaranimo iyo bashalna yaalo....
@wadaniwadani
@wadaniwadani 4 ай бұрын
Ragaan maanta la toogtay 2024/9/17 Allah ha u naxariisto dhalinyarada Somaaliyed Shabaab Allah ka qabto
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 2 жыл бұрын
Subxanalaah Aniga hadii xukunka wilashaan la iidhibilahaa waxaan marka hore leynlahaa ragii wadanka naga burburiyay ee ilmahaan mustaqbalkooda sidaan ka dhigay.
@khadarvadhaye7726
@khadarvadhaye7726 2 жыл бұрын
Wr adoo Turkiga usocda mxa dad islaama dhiiGiisa ka doonTay NaaR aan kasoo laapasho lahayn pan alle ka paryeY
@niilashiriifyassin3375
@niilashiriifyassin3375 2 жыл бұрын
Ninkan muxuu la faraxsan yahay🥺🥺
@ibratinle7373
@ibratinle7373 2 жыл бұрын
inu qof dileyba mamoodid wey sixreen umalen
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 2 жыл бұрын
Alshabaab nacallad haku dhacdo waa sheeydaamiin.
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 2 жыл бұрын
Runtii waa wax naxdin leh inawa dreen naxariis ma leh baad moodaa, Waxey ila tahay in dhalinyarada wacyigelin badan la siiyaa oo iskuulada, jaamacada iyo meelaha kalaba Ilaaheey ha soo hanuuniyo dhalinyarada.
@farhankabyar4405
@farhankabyar4405 2 жыл бұрын
SUPXANALLAH🥺
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 жыл бұрын
Sup ? Fadadlan sidaa saxda ah uqor (SUBXAANALLAAH)
@kiikofamily7856
@kiikofamily7856 2 жыл бұрын
War kan sayloor ladhoho fb buu freind igala ahaa subxanalah hadaan qof danbo aamino alah hawada iidiro
@Hani_Ayaanle
@Hani_Ayaanle 2 жыл бұрын
Mxaa ugu qornaaa
@Mahir52143
@Mahir52143 2 жыл бұрын
@@Hani_Ayaanle sayloor qor
@fartuuncaday8133
@fartuuncaday8133 2 жыл бұрын
@@Mahir52143 Sayloor
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 жыл бұрын
Psychology wiilasha Somalida si xun baa loo koriyaa. Dil iyo garaac . Ilmo macaa dugsigii quraanka lagu dilayo sidee buu naxariis uyeelan. Koriimada ilmaha hala badalo . Dilku waa xaraam bilaa xukuna qofna laguma sameynkaro saqiir iska daaye !!!
@sirmohassen5966
@sirmohassen5966 2 жыл бұрын
Qofki wax dilo wala dila no excuse
@mohamedahmedjamac444
@mohamedahmedjamac444 2 жыл бұрын
Beentaa maaha .
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 жыл бұрын
@@sirmohassen5966 horta aniga oo ka mid ah dhibanayaasha dadkaan dhibku kasoo garey hadana waxaan oga ahay in aan xal toogasho noqon doonin hadii aan wiilasha koriimada loo ha gaajin. Wiilashu waa hogaan hadana Alle markuu abuuray raggu waa ka kulul yihiin dumarka. Ragga iyo libaaxu waa isku mid. Hadii aan koriimada loo ha gaajina iyaga iscunaya. Somaliya waa in dilka caruurta laga mamnuuco walahi. Hooyo baan ahay leh wiilal yaryar caloosha ixanuunta marka aan arko wiil dayacan ama mid danbi ku dhacay. Hadii aad ragg tihiin way idiin futudahay in aad dhahdaan Un hala toogto iyada oo aan ka hortag generel ah la sameyn. Iyada oo la yareynayo waxkasta oo keeni kara in la cadeysto dilmiga iyo dilka.
@updifatax7911
@updifatax7911 2 жыл бұрын
Ilaahow hana cadaabin 50doolar🥺🥺
@geeleali4513
@geeleali4513 2 жыл бұрын
alshaydaan diin ma heystaan waa mooryaan kufaar ah oo dadka dhigooda xalashaday oo lacag yar naf alle abuuray kor uga jara 20 dolor ama 50 dolor ee wuuxhstan qoorta haloo dheereyo aan waxba dinta ka aqon bal timoohada eega iyo sida ay daroogada iyo qaadka ugu faraxsan yihiin
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 2 жыл бұрын
Afmeer Ha Guulaysato
@amoomar2842
@amoomar2842 Жыл бұрын
Kontonkaa dhinac ii rida. Dhiiga hormuudka soomaaliyeed waxba lama aha????? 22 jir weeye. Ma caqlaa u hadhay
@haawaciiraale6209
@haawaciiraale6209 2 жыл бұрын
Ilaahoow dhalinteena soo hanuuni Caruurtana noo ilaali Sayloor marnaba isma lahayn noloshaan aya u qarsonayd qof aan isla soo marnay jidkii dheera ee ardaynimada
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 2 жыл бұрын
Waa la duufsaday.
@haawaciiraale6209
@haawaciiraale6209 2 жыл бұрын
@@umufadumosahra1421 abyo Haa balse ilahay kuwa haray hanoo ilaaliyo malin walba labeentii Dalkeena ayay dhamaynayan
@siciidaabdirasaq8256
@siciidaabdirasaq8256 2 жыл бұрын
Haa walhi waliba wiil bulshaawiya buu ahaa
@saadiqnews
@saadiqnews 2 жыл бұрын
Waxaad qiratay naxariis male
@samirahassan8666
@samirahassan8666 2 жыл бұрын
Gesinimada & fulaynimada hadad rabto inaa ogaato wa labadan dhalinyaro! Ninka hore si karti leh oo raginimo ka muuqato u hadlay!! Kan danbe wa kaas hadli karayn!
@nacimohassan2582
@nacimohassan2582 2 жыл бұрын
Xaqiiqatan labada nin kan dambe baa geesi ah sabatoo ah waxuu is ileehay labada goorba waaa lagu dilaya haiska waramin lkiin kan dambe in lagu fasaxayp mooda
@SacdiyoJamac-m2s
@SacdiyoJamac-m2s 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@faadumocigale6442
@faadumocigale6442 2 жыл бұрын
inkaar allaha ku rido kuwas
@akrammaanaf185
@akrammaanaf185 2 жыл бұрын
Maxee tahay meesha tixsiga badan leh meel wanaagsan kusoo duuba video tixsiga meesha ka nadiifiya 🤞❤️🇸🇴✅
@rabiileomar7395
@rabiileomar7395 2 жыл бұрын
Tixsi maaha dhurde ama mayoonge xashraad ooman. Saliid hada meel kulul madaxa ka buuxsato waa saas
@fartunosman3503
@fartunosman3503 2 жыл бұрын
nillilaah wa inaa illeehi raajucuun
@Twa917
@Twa917 2 жыл бұрын
Waa caruur laa khalday
@saraisse3019
@saraisse3019 2 жыл бұрын
Sheydamin dhiga bina,Adam aan waxba galabsan usoo shaqo tegey alla idin cadab xarakatu sheydaan teeda kale wasn't qayilney maxey thy sow tii la laha muqadarad ma ogola al sheydaan ileen daroogo oo dhan iyagey ag taal saqara alla idin ku fogee 😭😭😭😭
@MrMudane11
@MrMudane11 2 жыл бұрын
Waa tuugo. They use all kinds of drugs.
@saraisse3019
@saraisse3019 2 жыл бұрын
@@MrMudane11 wa runta cabdul ilah cadabka ugu xanuunka badan haku fogeeyo
@saeedmoha9879
@saeedmoha9879 2 жыл бұрын
2020 hadaa shabaab dadka ku biraayo miyr maqabaan umalenayaaa
@gadhle126
@gadhle126 2 жыл бұрын
Waxan dhashay 1997kii 25 jir dilaaya
@faisaabdiaziz398
@faisaabdiaziz398 2 жыл бұрын
Labadaan wiil warkooda isma lahan cade woxoo sheegay inoo hoolgalka la fuliyey horeyne shaqo ugu leheen jamaalneh wuxuu yiri 2020 aa kusoo biiray marka wiilka dambe ha lagu laabto waxba ka qaldan cabsineh wee ka muuqata
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 жыл бұрын
warkiisa ba is qaban maayo waxn waa filim laga shaqeeyay
@MohamedMohamed-l9r
@MohamedMohamed-l9r 2 жыл бұрын
ciyaal like back hda qoralkyga aragtaan hoyadiini al shababka eheed was
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Dead wllhi😂😂😭😭😭🤦🏾‍♂️😭🤦🏾‍♂️😭🤦🏾‍♂️😭😭🤦🏾‍♂️😭🤦🏾‍♂️😭😭🤦🏾‍♂️😭 ciyaal like back caska hala wada geeyo 😭😭😭😭😂😂😂
@princessdrama7017
@princessdrama7017 Жыл бұрын
Wlhi cade aqoon buuxda ulahaa wllky sxp lahaa yaraantii magaranyo waxa saas u galay waan ka xumahay wlhi
@FatimaYonis-il7qu
@FatimaYonis-il7qu 4 ай бұрын
Wuu dhinte
@ahmedmohamed1083
@ahmedmohamed1083 2 жыл бұрын
Wariye markaaa wax soo duubayso fadlan tayada waraysiga hagaaji Su.alahaaga wax badan laga maqli maayo dabcan waxaad ku hadlayaaaa bilaaaa magrofonla.aan
@mssbiriya4271
@mssbiriya4271 2 жыл бұрын
Jamaal farah aadan hada ma waxana dilay alla ciil badanaa say u egyihiin baa igu daran naarta kabalyeeri kanoqonaysaan
@sundussagaaro2000
@sundussagaaro2000 2 жыл бұрын
Wxa nadhameyey waa rageeni mglka nla daganaa 😰
@khadraqaranchannel1107
@khadraqaranchannel1107 2 жыл бұрын
Wariyahaan jeclaa ma ilmahaana Dilay ilaahay ha u naxariiisto Waji wax dilay ma lihidin lkn Rooxan kala idin wadataye Aakhira ino balana
@Tyla-j8f
@Tyla-j8f 2 жыл бұрын
Insha allaah in la cafiyan rajaynaya ehelka jamal iyo mamulka putland ba coz waa ilmo yar wlhi an wax kale ogeyn
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 2 жыл бұрын
Qaabka aad u soo bandhigtay wll Waa xirfad Sare oo AAD si farsameysan ugu qaabeeysan
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Sidii gabar la bikra jabiyay ayuu u hadlayaa shalayna wax buu dilayay waana dhaaranayay nacalatullah waxaan yaxuusta ah yaan xabad loo quarin ee sidii digaagii ha loo gawraco nacalatullah.
@abdullahimohamed6332
@abdullahimohamed6332 2 жыл бұрын
Dad baa leh wiilka yar waa la qalday sida in ilaahey Caqli siin aqoon iyo qabiil bey ugu naxayaan
@anisonaxar5397
@anisonaxar5397 2 жыл бұрын
Wlh wa wx aad loga xumado mida kle 50 ba dhinac i riday kulahaa sayloor🥺isma la hayn yrkasa arsenal ka mid ah subxnllh Yrka kle cadde damirkisi wu dhinty sida u u shekynayo wxa kasi darn ninka abihis la aasay bu gcntisa ku dily subxnllh🥺🥺
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 жыл бұрын
War wuxu ma maraan baa waan yaabay adkaa bani aadam maba aha naxdin ma leh Jean jaxo maå leh farxad howshuu qabtay bay la tahay
@cabdilaahimaxamuud8420
@cabdilaahimaxamuud8420 2 жыл бұрын
Subxaanallaah 50 iyo 100 miyaa naf loo goyn karaa
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Saylooor alshabaab ayuu ahaa cid khaladay majirto safar ayuu ku maqnaa shaqadiisii ayuuna kusoo laabtay Wariye Jamaal Faarax Aadan 16 daqiiqo ayaan wada hadlaynay maalmaha la dilayo nin wadani ah dadka usoo shaqeeyay dil aan u qalmin ayuu ahaa
@kaynaanyare3005
@kaynaanyare3005 3 ай бұрын
😢😢😢
@qoojemedia73
@qoojemedia73 2 жыл бұрын
Balanteenu waa in loo dhameeyo gaal iyo gaal raac iyo kii taageersan iyo kii cidaada ka xayeeysiiyo iyo kii jecel intaba udhameeya dhagta dhiiga udara alshabaab guul muslimiinta dhan guul
@xamiidboy
@xamiidboy 2 жыл бұрын
Walahi markaan arko nin dhali yaro oo alshabaab ku jira waan cishooda
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 2 жыл бұрын
Nimankaan alshayaadiin ah waxyaabaha ugu badan oo ay wakhtiga iyo maalkaba ku bixiyaan waa luminta caruurta aanan qaan gaarin si ay u jeeddooyinkooda ugu fushadaan, aniga 2010 kii mar aan kismaayo joogay oo aan u yaraa bay dhowr mar isku dayeen in ay I khaldaan balse ilaahay mahaddii kuma aysan guuleysanin oo markay arkeen in aan aad u la doodayo oo aysan wax iga dhaadhicin Karin way iga tageen Meel daran ka baxa oo ilaahay idiin cadaab
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 жыл бұрын
Waa doqomo illahow ilmaha nooga qabo intakujirtaa illahay hka mdoobeeyo
@calicad1006
@calicad1006 2 жыл бұрын
Warka qofka dilka ku qanciyey weydii, biskoolad ha weydiine. Sual xumadaada ayaaba la yaab ah
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
@cabdisalaamxaajimaxamed9810 2 жыл бұрын
Balaayo hadda anigu cidba ma aamino maanta,guriga masjidkayga iyo iskuulka aan macalinka ahay ayaan ku koobtay arrimahaygii oo dhan. Maxaa balaayo waxay noqotay in qofkasta oo aad akhyaar moodaysayba wuxuu noqday abees!!.
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Fahad Futo weyne Amiirka Alshayaadiin inshaa Allah Afmeer ayaan ka daawan doonaa
@saraisse3019
@saraisse3019 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh Ilah cadabka ugu kulul ha geeyo wa mxey waxan aan naxeyn oo dhiiga bina,adanka waxba la ahayn iiman la,antoda heerkey garsiisan thy waan la yabey 150$ bey naf dhan u goynayen waxan ku qosley fu,aad futo weyne 😅😅😅😅
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 2 жыл бұрын
Masaakiin cuqdadeysan oo caloosha ka buka adi cml ayaa iska jiro Fahad iyo Farmajo kuwaas wax matara yaasha ah ee naflacaariga ah ayaa agtaada wax weyn ka ah taasna waa naceybka zaaidka ah ee aad calooshooda ka buuxo. Cuqdad ha u dhiman cananuug yahoow iin bara bulshada dadka lagasoo caayo ma'ahan ee aan shaqa kala haynin. NACAS
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
@@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و Fahad Futo weyne asagoo leh Qatar baa o sixirtay ha moogaanin. Fahad Futo weyne ilaa Carta ayaan is haynay 3 dagaal aan wada galnay tan ugu danbaysay waa uga adkaaday oo walaahi ah .
@saraisse3019
@saraisse3019 2 жыл бұрын
@@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و War yaan cayey wa adiga qoralka igu soo taagareyey iiman laawe yohow uraya xaaranka ma waxa iney 50$ helan dhiiga bina adanka u baneysanaya bad ka xun tahay ama nax AMA ku farax wey dhimanayan ku raaxeyso buuxa rasasta jirkisa lagu daloliyo sidey xaq daro dadka ugu laayeen adigana soo raac munafuq yohow sheydanka ish 😝😝😝😝😝😝
@sahracadey31
@sahracadey31 2 жыл бұрын
iyagoo dil soo geystay bey hadana wa iska casheynay sawira iska galnay leyihin kwrn aduunyo intaa joogtid wax walba arkeysa 😭
@boono2912
@boono2912 2 жыл бұрын
Nimankaan wallahi waxaa is iraahdaa marmar caqliba maleh oo waa computer caadi ah oo inta lagu shubay uun garanaya. Warkaan warbaa u laaban! Arrinkaan Alle goordhow banaanka ha keeno.
@moah9023
@moah9023 2 жыл бұрын
اذا كان ريس البلد سارق وجميع المسولين مجرمون.
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Akhiroba way ilaben talaw miyan hooyo sifican u tarbiyaysa o ilahisa o dintisa Barta Manu Helin marku yara wayo qof og inay nolosha adunyadu yartay o akhro rumaysan waxan ma sameyo o san o dhan bila naxaris iyo xisabtan la an ma sameyo carurta aynu dinta barno walalayal
@mohameddaqare1358
@mohameddaqare1358 Жыл бұрын
Habeenki wan is aragnay lagama dareemayn wallhi wan yaba marwalba 😢
@mohameddaqare1358
@mohameddaqare1358 Жыл бұрын
​@@ugbadomar5881 wallahi hooyadi ila maanta way xanuusantahy sariirta iska sarantaha Wana Madi aad bay ujeclayd
@princessxamdacabdulahi1866
@princessxamdacabdulahi1866 2 жыл бұрын
Subxlh Alh unaxariisto jamal farax
@abdiqanimahamed9012
@abdiqanimahamed9012 2 жыл бұрын
Run ahaanti aad baan ugu sayloor waxa u ahaa nin so wada kornay lakiin fikir khaldan buu qatay zxb ilahy danbiga gashay kala xisaabtamaya Jamaalna naxariisti janno alla ha ka waarabiyo
@Illy77109
@Illy77109 2 жыл бұрын
50dollar maa naf dhan loo dilay😥 Nacalad idinku dhacday
@xayleyabarak9675
@xayleyabarak9675 2 жыл бұрын
Kulaha kotanka dhinac ii rida
@xayleyabarak9675
@xayleyabarak9675 2 жыл бұрын
Kulaha kotanka dhinac ii rida
@korneylmascuud5519
@korneylmascuud5519 2 жыл бұрын
50meel iigu sheeg hada aniga 10qof dilaye
@abdulabdihamiid9062
@abdulabdihamiid9062 2 жыл бұрын
Lacnatullah calaykum idinka iyo dhagar qbayaasha kalaba
@haniawil7261
@haniawil7261 2 жыл бұрын
@@korneylmascuud5519 iimanka allah ka qad😡
ASAD HAGIO OO KA HADLAY NINKII XABADAHA KU DHUFTAY iyo warbixin..
15:02
Galka Baarista: Qaraxyada iyo beegsiga rayidka
16:26
VOA Somali
Рет қаралды 76 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
QAYBTI 11 AFMEER&SHEEKADI Q/1AAD EE AMIIR JEERI 1/3
23:34
AF MEER
Рет қаралды 245 М.
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 471 М.
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 707 М.