AFUR MACAN || MALAAYGA HADAAD SIDAAN USAMEESATO HADA KADIB WAXKALE MA CUNI DOONTID MALAAY & MALAWAX

  Рет қаралды 256,693

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Cooking, decoration and beauty style channel
Please subscribe, like, share and comment
/ @nasra_abtidoon

Пікірлер: 459
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Waaw Masha Allah Indhaha Ka Cunnay Gacanta Alla Ku barakeeyo xbbti
@Anfac-q2y
@Anfac-q2y Ай бұрын
Hakudhajin mashaa allaah dheh
@deeqadabeec2559
@deeqadabeec2559 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo inuu macnyay halkaan baan ka dareemayaa nasra cdy allaha noo kaa xafido ubixii Mogadishu cdey abaayo inta ila jecel cuna karinta nasra abtidoon ismuujiya like dhac ku siiya 🙏🙏🙏💯❤
@nasrocilmi
@nasrocilmi 3 жыл бұрын
Samidey wakuxiisnay runtii cunakarintada masha allaaah allehakuxifdiyo abaayo
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝❤
@DumarBila-z6z
@DumarBila-z6z Жыл бұрын
Salalaahu caleehi wasalm
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@hindaawbiixi4188
@hindaawbiixi4188 3 жыл бұрын
somalay miyaad iga so horayseen hadad cafimad ku dawanayso dheh allxamdulilaah 😘😘🤲🤲
@mohanzehtheemigorian8929
@mohanzehtheemigorian8929 3 жыл бұрын
Alx cadey
@hodobarud731
@hodobarud731 3 жыл бұрын
Alxamdulillah
@hodanfarah3527
@hodanfarah3527 3 жыл бұрын
Alxamdullaahi
@sagalgeedh9014
@sagalgeedh9014 2 жыл бұрын
Beautiful 😍
@cdmoha1069
@cdmoha1069 3 жыл бұрын
Nasra abtidoon thanks sida quruxda badan oo aad bulshada ugu faaideyneyso waqtigaaga waan kaaga mahad celineynaa
@amishaeglan2583
@amishaeglan2583 3 жыл бұрын
Meel wlbo wa naka dhisty cuno sharaxaad ❤❤❤nasroy la,aanta abaar wllhi intaa Turki ku maqned waku tabey qofaa ku deydaa tahy ilhy cimrigaga ha dheereyo🙏🙏🙏
@nimcosaciid5380
@nimcosaciid5380 3 жыл бұрын
Masha allah macalimadeyda wax badan anka partay reerkeyga usameya wayna kuduceeyan markasto oo cuno macn ukariyo adaana usababaa mcnto nolow
@dranisaabdiafdhuub7182
@dranisaabdiafdhuub7182 3 жыл бұрын
Thanks macalimateyda waaxn wax ka bartaa you tube kaga wxn sanadkan ku soo birey ardada we love you 😍 ❤
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah
@nasroxasan6184
@nasroxasan6184 3 жыл бұрын
ماشاءاللہ sami alle gcantada hku barakeyo
@asadnuur6986
@asadnuur6986 3 жыл бұрын
nasra anoo guriceel iyo samareeb iyo matabaan garoore aa ka soo salamay❤️✌️❤️
@khadroahmednur8296
@khadroahmednur8296 3 жыл бұрын
Asc abaayo MaanshaAllaah wan tijaabiyey alxamdulillaah aad buu umacanyhy gcntada Allaha kuu barakeeyo
@caynilove796
@caynilove796 3 жыл бұрын
maasha allh aniga dorada sidaan usmaeystaa mclimadeyda allha ku dhaafo gcmahga
@mohamedyassin1401
@mohamedyassin1401 3 жыл бұрын
Masha Allah Kaluunka Fresh Ka Ah bal kwrma Walee Qurbaha midka yaalo. Wuu burburaa Allow Wadankeena noo Xafid
@amrankhadarmahamed3448
@amrankhadarmahamed3448 Жыл бұрын
Msha allah qli😋wd mhdsnthy wlhii mnta wn somna alhamdulilh wn sameysty mxnkkiii adunka😋❤️from France 🇫🇷
@faataalelambar1578
@faataalelambar1578 2 жыл бұрын
Sanad kadib ramadaaanka duubtay ramadaanka kadanbeeyay ayaan daawana macalimad nasro mahadsanid
@abyancabdullahimaxamed6388
@abyancabdullahimaxamed6388 2 жыл бұрын
M.a wll mcney alle haku barakeeyo quruxeey gacantada alle hakuu daysto
@sihaamsiman2668
@sihaamsiman2668 3 жыл бұрын
Anigaa caawa sameyay marqatina kaaga ah mcnkisa mahadsanid xbbti gacantada allah kuu barakeyo
@drehsanhassan6064
@drehsanhassan6064 3 жыл бұрын
Waxa jiro Checken crispy sidan loo sameeyo oo souce kana Malab lagu daro so asxbatada iga faa’iidee xbibti Wuu kasi macan yahay kalunka
@raaxomohamed6578
@raaxomohamed6578 Жыл бұрын
Masha Allah walashey mcnto gacantada ale haku barakey
@mariamakadiye3857
@mariamakadiye3857 3 жыл бұрын
Qofta aan ugu jeclahay ayaa tahay youtube leeda waayo wax sax oo markii la sameeyo qatar ku noqonayo ayaad soo gudbisa ilahey haku barakeeyo
@nimomahamudabdullahi8593
@nimomahamudabdullahi8593 2 жыл бұрын
Nasra abtidoon my favourite KZbinr
@habsamouse5994
@habsamouse5994 3 жыл бұрын
M.a mahadsanid hno narsa I.n bari ayaa tijaabin wlhi dar alle ayaa kuu jeclahy Allah ku xiftiyo frm borama 🥰🥰💋
@aishaabdirhmaan1131
@aishaabdirhmaan1131 3 жыл бұрын
Masha allaha ramadan kariima abyo gacanta allah ku barakeyo
@sahrodhemanxasan2213
@sahrodhemanxasan2213 3 жыл бұрын
masha allh mcnto soyasos xagee ka helaa muqdishan joga
@umumahiirchannel8215
@umumahiirchannel8215 3 жыл бұрын
Masha allh walshey nasra wanka faidaaa allha ku sharfa qali
@sihamabdullahi761
@sihamabdullahi761 3 жыл бұрын
Maalinta igu horeysay aan fiirsado ayeeyahyd sideedine waan usameyay wlahi mcn lagama sheekenkaro
@sadakmohamed8418
@sadakmohamed8418 3 жыл бұрын
Mashaa alaaah ilaah haku barayeeyo qaaali
@umusidrachannel1781
@umusidrachannel1781 3 жыл бұрын
Mnshlx tabrklh ilahey ha kubarakeyo gacantad
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 3 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid abaayo waxaan kuugu jeclahay waxyaroo fudud hadane aad u macaan aad nabartaa
@najaxcqaadir1028
@najaxcqaadir1028 3 жыл бұрын
Wlhi qaaliyeey wax badan ayaan kaa faaidaa illaahay khayr haku siiyee illaahay janatul fardowsa haynagu kulmiyee
@falastiinali9721
@falastiinali9721 3 жыл бұрын
Wcaly kuma slam warxmatulah wabarkatuhu mash alah ilhy haku xifdiyo xabti mash alh ilhy haku dhowro xabti mash alh gacantada ilhy haku siiyo xabti mash alh cuntada wan uxiisay nasro abtidoon guuuleyso xabti mash alh
@aminaamisha6952
@aminaamisha6952 3 жыл бұрын
Masha all qurux weye wlhy wanu kuuxisnay gorma solabena islhaa alx masha allh
@mirnaaaali6169
@mirnaaaali6169 Жыл бұрын
Nasroy malaygan caawa samestay wlhi lagama shekeyn kro mcnkiisa hda ka dib asii lee ku afuri kara adi horta wlhi canjelo lee aqane hadana cuntadn kasto wan karin kara thkn u hppti ilhy danbigada ha dhaafo🥰
@bushroabduqadir7541
@bushroabduqadir7541 3 жыл бұрын
Xbb shugrn wad mahdsanthy xbbti sooyoo soosta dhalda sawirkeda isoogali aniga xamar majogee xbbti
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 жыл бұрын
Asc walalahyg qalig aah Ramadaan kaarim fadlan🙏 waxan niiga cood sanya inaad iso boqatan waa cood sii niga imady walashin ❤❤
@nashwahnashwaan6789
@nashwahnashwaan6789 3 жыл бұрын
maashaa allaah waa kahelay runtii alle gacanta hakuubarakeeyo xbbti kalluunka aad kasamaysay magicii?
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 жыл бұрын
Maasha alah chef nasro quruxey alaha ku barakeyo waad kabaxsatay qeer ayaan ku rajeynaya aamiin 🤲⚘❤
@hawakiinchannel453
@hawakiinchannel453 3 жыл бұрын
Masha Allah xpiipti Nasro Abtidoon gacanta allah haku barkeyo
@amish6567
@amish6567 3 жыл бұрын
Macaana😍😘Nasraay allah gacanta hakubarakeyo
@xafsoaadan7750
@xafsoaadan7750 2 жыл бұрын
Asc abyo nasro abtidoon si saaida kuu ku maahanahy maku heli karaaa wllshey mcn waaa kujeclhy
@mariaabdulahi8300
@mariaabdulahi8300 3 жыл бұрын
Masha alaah abaayo mcn gacantaada allaha kuu barakeyo in bdn wan ku tageyraa
@asmaamfaarax4915
@asmaamfaarax4915 3 жыл бұрын
Wcs ramaadan mubarak nasra abtidon wa muqal kalo quruxbadan
@mariamuhummedhashi6704
@mariamuhummedhashi6704 3 жыл бұрын
Alle gacanta haku barakeeyo sis uumah
@axlaamciise3937
@axlaamciise3937 3 жыл бұрын
Msha allh wlhi wankahele waliba vedioga wandajiste wntijaaabin abayo adna gacantaada allh kuubarakeeyo🥰🥰🥰
@roodomaxamud1562
@roodomaxamud1562 3 жыл бұрын
Masha allh gacmaha alle hagu barakeyo
@amalmohamud9210
@amalmohamud9210 3 жыл бұрын
Nasradeda iso labte nolow abayo muqdisha ku qurux badanthy m.a🥰🥰
@laarij682
@laarij682 3 жыл бұрын
Maasha allah wall inaba caadi ma ahan inkastoo aan weli soomahanahy 8 saac baa iiga dhiman afurkii
@khadramohammed459
@khadramohammed459 3 жыл бұрын
Asc nasra wlshy sooya sooska maxanku badalankara jawabtadu waa iimihiim qali ?
@dhahraanabdulahi5165
@dhahraanabdulahi5165 3 жыл бұрын
Masha alha wlhi wanka hely mcnto gacmo dahab alle hano ka dayo qali dumar
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 3 жыл бұрын
Walashey ad iyo ad ann oga faidhey cunta karintadha......waax badhan annka barte .....thank u sis♥️💞
@mankainahassan407
@mankainahassan407 3 жыл бұрын
Masha Allah Allaha ku xifdiyo macanteyda gacantaada allaha ku barakeeyo
@bahjosheikhomar3881
@bahjosheikhomar3881 2 жыл бұрын
Mshlh abayo aniga cuntoyinkaga wan fahma wana karsada weyna ihagaga alx aaad ayad umahadsanhy
@bushracabdulecilmi2364
@bushracabdulecilmi2364 3 жыл бұрын
waaw mash all Wlhi aad ayaab ugu xiisay in aan noosoo laabato
@AnwarAndHawasFamily
@AnwarAndHawasFamily 3 жыл бұрын
Waan ka helay xbbti masha allah igu hale inan sameyo ❤️❤️❤️
@makoislaw
@makoislaw 3 жыл бұрын
Masha allaah yummy ramadaan mubaarak xabibti
@miskicumar0096
@miskicumar0096 3 жыл бұрын
Mashallh abyo gacmahaga ilahy haku barakeyo xabibti
@ashahusein8963
@ashahusein8963 3 жыл бұрын
M.a xbbti alle haku barakeyo gacantada
@abdirashiid1629
@abdirashiid1629 3 жыл бұрын
waaw wuu macaanyahay abaauo macaan plz biiso soo samey plz
@umumanaal8557
@umumanaal8557 3 жыл бұрын
M.a nasra caadi ma ahan qofkii cunaa ka sheeken karo xaly ayaa igu dmbeysay souce ka bes aan ku darin inta kale waan isticmaalaa lkn hada ka dib wanku darsanaa siduu niqdo waan dhadhaminaa i.a
@umumanaal6581
@umumanaal6581 3 жыл бұрын
Waxa lo yaqanaa istuufa fish zaytun ayan kaal cunay mahadsanid abyo
@nasroaxmed3895
@nasroaxmed3895 3 жыл бұрын
Masha allh sami allh ku xafido alane gacantada haku barakeyo m,a
@asmacarabeto5775
@asmacarabeto5775 3 жыл бұрын
Qofka nasro dislike u saraayo ma qof xanusan baa mise liketa io dislikeka makala taqanin miya somaliyey anwey nolow abyo nasro🤍🥰
@maryanhassanali8790
@maryanhassanali8790 3 жыл бұрын
Like amee u maleyan 🤣
@aa-yw5um
@aa-yw5um 3 жыл бұрын
wll ilaahay dartii subscrube iisaar
@wedyaanchannel181
@wedyaanchannel181 3 жыл бұрын
Isoobooqa walalayaal
@deeqadabeec2559
@deeqadabeec2559 3 жыл бұрын
Ani xitaa waan kayabaa abaayo iney kala garaneyn u badi
@wedyaanchannel181
@wedyaanchannel181 3 жыл бұрын
Walagayaabaa laakin nasro maistaahisho dislake
@sahraomar4517
@sahraomar4517 3 жыл бұрын
Waw masha allh nasro dacad quruxey rabi haku xifdiyo qali ramadan mubarak😘😘🌹❤🥰🥰❤🌹🌹😘😘😍🌹🌹❤🥰♥️❤💋😍😘
@queenqadiijo9110
@queenqadiijo9110 3 жыл бұрын
Masha allah nastadeena wey soo laawatay ilaaheey haku xafido waan kuu xiisnay
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
M.A WLLSHY QAALI HOREY U SOCO. RAMADAN WANAAGSAN 🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙
@zuneyraabdi9189
@zuneyraabdi9189 3 жыл бұрын
Masha allah tabaaraka raxmaan, xabiibti hore usoco, alle hakuu barakeeyo gacantaada, alle daraadii Ayaan kuu jeclahay, farxad ku noolaada😍
@nimcodaganofficial6720
@nimcodaganofficial6720 3 жыл бұрын
Mash allh abyo allha ku xafido adiga iyo reerkaagaba
@Janno_Moha
@Janno_Moha 3 жыл бұрын
Ma sha allah Mcnto Adaa ku taageraah allah ku Barakeeyo Xabitaanka noo soo gali xbbti
@noobinho3515
@noobinho3515 3 жыл бұрын
Ramadan karem sister nasra
@hananqurux9457
@hananqurux9457 3 жыл бұрын
Ad baa u jecylhy muqaldad shaqdo igu badan ogeed falo kam bixiyo qalbiga kaga duceyaaa💕💕💕💕
@israacookingvlogs5934
@israacookingvlogs5934 3 жыл бұрын
Shukran xabiibati
@sumayadauud
@sumayadauud 3 жыл бұрын
Allow kuu barakeey gacantada nasra qaali
@inaxasaan5780
@inaxasaan5780 3 жыл бұрын
Mansha allh allh gacanta hakuubarajeyo wllo mcn
@farxiyoxuseen1440
@farxiyoxuseen1440 3 жыл бұрын
Abayo shugran gacantada alaha ku barakeyo
@umurayaan8068
@umurayaan8068 3 жыл бұрын
Msh Allah aad ayu icajibay video thank u quruxey
@amalfarah5237
@amalfarah5237 3 жыл бұрын
Masha allah wlshy alle haku xafido
@iqroilwaad6068
@iqroilwaad6068 2 жыл бұрын
Masha Allah gacanta allaha ku barakeeyo
@naruronalka
@naruronalka 3 жыл бұрын
Wwww nasro wllhi waaku faraxsanahe cawa cuntada fav ka ii eh ina chanel kada ku arko wllhi cawa ku afure ❤️💋 illah haku xafido xppti❤️❤️🥰👸
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
🙏❤️
@hafsahussein4912
@hafsahussein4912 3 жыл бұрын
M.a xappti
@kawsarldhunkaal1408
@kawsarldhunkaal1408 3 жыл бұрын
Masha allah aad ayoo umacan yahay wad mahadsan tahay xbbt
@anasguleed7779
@anasguleed7779 3 жыл бұрын
Frsti coment
@suhaybaahmed4459
@suhaybaahmed4459 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak yaa uqti nasra
@nastexosheqnux9205
@nastexosheqnux9205 Жыл бұрын
Masha Allah Ilxunkuma aragta Gacmahaga Allah kubrkey🤍🤍🤍
@wardoabuukar9762
@wardoabuukar9762 3 жыл бұрын
Masha alah alle gacanta hakuu barakeeyo
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wcs Aabyo nasrin cadey masha Allah tabrikllha inta ayan kadaremoya in uu macyahay shuran xabti ilahey gacantada haku barakeyo 🤲🤲Ramadan Mubarak jimco wanagsan dhaman inta musli meel walbo joogtin waxan idin leyahay Ramadan karim ⭐🌙⭐🌙❤❤
@cabdiraxmaan4342
@cabdiraxmaan4342 3 жыл бұрын
Masha Allah Xpti gacantada rabbi hakuu barakeeyo❤️❤️💕
@hamdihasanmohamed5328
@hamdihasanmohamed5328 3 жыл бұрын
maashaAllah chef nasra abtidoon
@rodaaliahmed3038
@rodaaliahmed3038 2 жыл бұрын
Sweet chili miyaa qali Tomato da
@hamsenour2714
@hamsenour2714 3 жыл бұрын
Masha.ALAH maanta ayaan sameyey Mahad sanid nasra Good job
@shukrimuuse2063
@shukrimuuse2063 3 жыл бұрын
Mash allh nasro qurux gacntada allh haku xafido wllhi wn ku xiiisay
@aayanismacil6605
@aayanismacil6605 3 жыл бұрын
Amiin mahdsanid nasro
@zeynabmaxamed5319
@zeynabmaxamed5319 3 жыл бұрын
Maasha allah xabitii
@aa-yw5um
@aa-yw5um 3 жыл бұрын
wll ilaahay dartii subscrube iisaar
@nasteexomaxamed6550
@nasteexomaxamed6550 2 жыл бұрын
Masha alah gacntadey alah kubarakeyo
@ilyasmax
@ilyasmax 3 жыл бұрын
Masha allah restaurang muqdisho nooga fur wlashey
@iqrocabdulahi6383
@iqrocabdulahi6383 3 жыл бұрын
masha allah gacanta allah kubarakeyo walhi wan uxisne cunta karintada abayo malawaxa ukun la an malasameykar xayati albi isheg
@musalamahassan3228
@musalamahassan3228 3 жыл бұрын
Masha alaah nasro cadey
@sagalmire952
@sagalmire952 3 жыл бұрын
Abayo sheyruuq noo soo gali ila 2020 baan kaa codsanaya
@sahrodhemanxasan2213
@sahrodhemanxasan2213 3 жыл бұрын
sheyruuq wa maxey
@dahablamiiray419
@dahablamiiray419 3 жыл бұрын
Shukran xabibti jizakallah kheyr
@fatahyare5049
@fatahyare5049 3 жыл бұрын
Mashallah nooloow walashey nasra abtidoon adaa ku tageeraa
@nimcomaxamuud4544
@nimcomaxamuud4544 3 жыл бұрын
Masha allah walal nasra hore usoco gacanta alle hakuu barakeeyo abaayo
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 10 МЛН
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 31 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,6 МЛН
Waa Kuma Shaqsiga Caanka Ah Marki aan Weydiiyay Bulshada Inee Sa…..
11:24
Cawa iyo casho fudud oo macan badan m.a
4:16
Fardowsa Hirsi
Рет қаралды 598
ليش أكل الاغنياء مختلف عن اكلك؟
19:28
Ahmad Aburob
Рет қаралды 2 МЛН
Qado Bariis iyo Hilib Ari 😋  aad u macan
14:01
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 839 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 10 МЛН