No video

Afurki manta asago kala duwan ka faideso

  Рет қаралды 157,435

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

Shukri masala

Пікірлер: 401
@dhm9262
@dhm9262 6 жыл бұрын
Allow cumri dheer iyo caafimaad kusii wallaahi wax badan ayaan kaa faa’ideystay oo xataa maqaayad ayaan hadda Sambuus iyo Bur iyo mashmash iyo bajiyo ugeystaa,daqli ayaa iiga soo gallo ood adiga fadligiisa bacdal Allah leedahay,meel walbood marto Alla kheyr hakula kulmiyo,aamiin ya Allah🙏🙏
@najmaismaciiil7587
@najmaismaciiil7587 5 жыл бұрын
Masha allah shukri masala wad mhdsnthy alle khyr ha ku siyo 😋😋😋😋
@ahmedfarah2397
@ahmedfarah2397 5 жыл бұрын
wall shugri alke dartee ayaan kuu jeclahay alle haku xiftiyo
@shucarro4140
@shucarro4140 6 жыл бұрын
masha allah kher allah ha ku siyo shaqsigeyga ad ayan ugu bahda muradkaga allah haku sahlo adun iyo akhiraba
@ruqiyahasan1055
@ruqiyahasan1055 6 жыл бұрын
masha allah gabadhaan wxaan ku jeclahay wax walbo sifiican ayey ku fahan siiney shukran shukri abayo
@bntahmedahmed1421
@bntahmedahmed1421 6 жыл бұрын
ruqiya hasan ma ila aragty shukri camalaa allh hanoo xifdo masha allh aniga waan jaclahay wlhi video soo dhigto waan dawadaa calashaan saa dadka wax ugu sharaxdo
@rudhmanahmed5286
@rudhmanahmed5286 6 жыл бұрын
Cadhi mahan shukri cadey
@safiyomacalin1335
@safiyomacalin1335 6 жыл бұрын
ruqiya hasan
@rayannejanogasho7214
@rayannejanogasho7214 6 жыл бұрын
Masha'ALLAH caleyk Sister JazakaLLAhu khaiyral jaza ILLAHAY haku xifdiyo Xogagana haku barekeyo .... iguno so Duce sidado kale iyo kartidado kale in an yesho Sister Shukri .... Ramadan Mubarak Caleyk wa Caleyna Kuluna ❤❤❤
@bntahmedahmed1421
@bntahmedahmed1421 6 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته shukri inta ku jeceyl❤ iyo inta ku neceyb💔 intaas leusku soo dar dari anaa ku jaceyl❤😍😍 walashey igu weyn aad ban ku mahad santahy tislam iydek
@princessmalia1279
@princessmalia1279 6 жыл бұрын
Masha alah ilah gacantada haku barakeyo anagana xasas wanagsan hanaga dhigo
@aamowibraahim6470
@aamowibraahim6470 4 жыл бұрын
Masha Allah walaashay ilaahay ha ku barakeeyo
@shukrihanna6094
@shukrihanna6094 6 жыл бұрын
Masha Allah thank you for sharing ur recipes! Shukri massala 👍👌🙏✊️
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 5 жыл бұрын
Masha Allah tabbarakallah illahay ha ku xifdiyo aduun iyo aaqiraba 💞
@safiawarsame8972
@safiawarsame8972 6 жыл бұрын
Jasaakalahu khayr abaayo you are very helpful to our community and we are really appreciate it !!!
@xayaatxaraf748
@xayaatxaraf748 6 жыл бұрын
Mahadsanid shukri abaayo janada allaha kugu abaal mariyo taageerahaaga ayaan ahay jikada waad naga dhistay ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay
@fanaxleyfantastic2120
@fanaxleyfantastic2120 6 жыл бұрын
Waaaw mashallah mashallah quruxey Allah kheer badan hakusiyo quruxey wax badan ayan kaa faideystee wlhi abalkagaa magudii karo wlhi mashallah Illahow kehr badan kusii mcnto sidaad usharheysidnaa wankaa helay wlhi love you qali ❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️🙏🙏🙏😘😘😘❤️👌👌
@abdirizaqkaynanahmad8278
@abdirizaqkaynanahmad8278 6 жыл бұрын
Mansha Allah washeyn shugri masala waad madsantahay
@ashajimale2265
@ashajimale2265 6 жыл бұрын
Asc shukiya walaal kheyr badan Allaha ku siiyo Aamin Aamin Allaha Aqbalo. Thanks
@user-kg9pg4qo4e
@user-kg9pg4qo4e 6 жыл бұрын
Habo shukri alle akubarakeeyo aniga ina kula hadlaa rabaa see uskula xariirnaa habo macaanto ilaah akuxifdiyo ❤❤❤guul wacan
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 6 жыл бұрын
masha allaah caafimaad ku cuno mcnto bil caafiya waana kaa fa.iidnay jazakallaah kheyr xbbti ilaahey hanoo kaa cafiyo xbbto
@nacimosheikh3822
@nacimosheikh3822 6 жыл бұрын
Masha Allah Abayo kherbadan alaha kuseyo cafi mad igucun xabiibti
@naciimacige6352
@naciimacige6352 6 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay a jar iyo xasanaad ha kaa siiyo aamiin
@fatmaomar857
@fatmaomar857 6 жыл бұрын
ma sha allha barakow my abaayo quraxey allha ku xafido wax badan ayaad ino faaideysay qeyr allha kaa siiyo ramadaan mubaarak macaan badan 😙😙😙😚😙😙😚mahad sanid
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 6 жыл бұрын
Hablaha koonfurta Somalia ka yimada wax aan ku jecelahay danyaqaanimada
@maxamedcaydiid4079
@maxamedcaydiid4079 6 жыл бұрын
maansha alaah walaalo macalin wanaagsan ayaatahay ilaahay haku barakeeyo
@deeqaaabi2944
@deeqaaabi2944 6 жыл бұрын
Masha allah shukri farxsan allow ku daa xbbti alle ha kajazasiyo
@macthanaftae8305
@macthanaftae8305 6 жыл бұрын
MASHA'ALLAH Tabaraka-ALLAH. May ALLAH reward you for your good deeds sweetheart!
@fatoumadaherosman2278
@fatoumadaherosman2278 6 жыл бұрын
Mash Allah qaili wad mahad senatha Allah kajasiyo
@fahas6779
@fahas6779 6 жыл бұрын
Mashaa Allah. I cook to day and they turned out very tasty.
@naciimahusseincuntomacaan7387
@naciimahusseincuntomacaan7387 6 жыл бұрын
Mansha Allaah ajar iyo xasanad Allah kaa siiyo
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 6 жыл бұрын
Shukran xabiti ukunta idhibta madhasi dhan wan uqabtay waxaleygudhahay madhasi ukun kujirin se ufcnana lkn wad iga dhistay shukran Abayo
@amirascuisine
@amirascuisine 6 жыл бұрын
WOOW M.A AFUR AAN CAADI EHEEN WAYE thanks abyo
@shamiscadey1373
@shamiscadey1373 6 жыл бұрын
Mash allh
@fowziyoabdullahi2894
@fowziyoabdullahi2894 6 жыл бұрын
Masha allah abayo cafimaat ku cuna ramadan mubarik
@mariahagi2897
@mariahagi2897 6 жыл бұрын
Habayar Hilib uumika oo soorta fur furka la socday asakoo furin ma soo galin karataa. Mahadsanid
@xudayfebinuyasiin728
@xudayfebinuyasiin728 6 жыл бұрын
Amin wll walashay qurux alle haku xafido walashay shugri waan kusalaamayaa
@amiraareysodowa8766
@amiraareysodowa8766 6 жыл бұрын
Masha allh abyo mcnt allaha ku xafido ramadaaan kariim
@quenhani6177
@quenhani6177 6 жыл бұрын
msha allaah alle haku xifdiyo wlsheen howl fcn baa no haysaa baraklaaah
@amalali3830
@amalali3830 6 жыл бұрын
Masha allah shukri quruxley alle ha ku barakeyo Ramadan Kareem 😘😘😘😘
@somaliamericantruckdrivers1812
@somaliamericantruckdrivers1812 6 жыл бұрын
Masha Allah aboyo ker allaaha ku siiyo
@mumtazabdi8647
@mumtazabdi8647 6 жыл бұрын
Mashallah abaayo mcn allaha ku xifdiyo Jizaakallahu khayr abaayo qali 💞❤
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 6 жыл бұрын
Masha Allaah dhiigow waxaan rabay inaan dhegta kuugusheego xagee kaasoowacaa😘💕💕💕
@shukriabdala9680
@shukriabdala9680 6 жыл бұрын
maasha allah xbbti hagar la aanta aad wx nogu sharaxdo BARAKA laah
@sagalbarako9510
@sagalbarako9510 6 жыл бұрын
Manshallaha tabarak wlashy nuurkaga ilhy haku siyaadsho
@mamahamzachannel3377
@mamahamzachannel3377 6 жыл бұрын
manshaAllah sister ur are the best
@bintiali7327
@bintiali7327 6 жыл бұрын
Masha'Allah walashey alle haku xifdiyo 😍
@xamdicabdi9944
@xamdicabdi9944 6 жыл бұрын
Abayo nosogali mash mash ilahay haku xifdiyo insha laaha
@abdisalamabdirahman5718
@abdisalamabdirahman5718 6 жыл бұрын
Mansha alah jazaakalahu alif kheyr ukhtii Shukri Ilahay haku barakeeyo
@hudahrachid2941
@hudahrachid2941 6 жыл бұрын
Masha Allah wlashay shukri wan ka faaidnay Alle haka jazai siiyo insha Allah
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 6 жыл бұрын
masha allah shukriyey malawaxa saliid aa ku shiiday ama kula qastay ..haddaa iigu horeyso waa tijaabinaa mahadsanid...
@haboonibrahim5195
@haboonibrahim5195 6 жыл бұрын
Masha allah gaari dumarey illahay isha inta xun iyo inta xasidinta ah haka xifdiyo waa cashar dhamaystiran
@user-td7fb2om4k
@user-td7fb2om4k 6 жыл бұрын
Masha allah shukri cadeey ajir allaha kaa siiyo xbbtiii
@hamdiamiin9138
@hamdiamiin9138 6 жыл бұрын
Shukran abayo mcnAllaha cafimaad dag dag allaha kusiiyo qaalio hbbti
@fartunabdullahi8866
@fartunabdullahi8866 6 жыл бұрын
Masha Allaha Thank you 😍 😍😍 😍👍 👏👌 🙏🙌🙌 🙌👍 Abayo Cadey
@qadroqali1116
@qadroqali1116 6 жыл бұрын
Masha allh shugri sharaf ku jeceliyaa mcnto illaah haku xifdiyo adiga iyo ubadkaga iyo ehelkaaga mcnto
@maysunmahamed3378
@maysunmahamed3378 6 жыл бұрын
Khabadan allaha kusiiyo qaali Khar aduunyo iyo mid aakhiro allah ayaan kaaga baryayaa
@abdirahmaanali3257
@abdirahmaanali3257 4 жыл бұрын
Masha allah qurux👌👌❤❤❤❤🌹🌹🌹💋
@fartuuncali8969
@fartuuncali8969 6 жыл бұрын
Mash allah ramadan kariin allah ku xfdo
@duceysanali9049
@duceysanali9049 6 жыл бұрын
Masha allah qurxey ramadan kariim jaska allah qeyr 😍
@ubahali8157
@ubahali8157 6 жыл бұрын
I Love your cooking
@mariahagi2897
@mariahagi2897 6 жыл бұрын
Masha Allh habayar Ramadan mubaark wax badan ayaa kaa bartay MashaAllah
@fatxafatxa8843
@fatxafatxa8843 6 жыл бұрын
Masha alaah ilaahey ha ku barakeeyo mahadsanid
@asmaaxuseen2018
@asmaaxuseen2018 6 жыл бұрын
mashaa Allah caafimaad Ku cun inshaa allah
@nacimoidow1957
@nacimoidow1957 6 жыл бұрын
Manshaallah
@xudayfebinuyasiin728
@xudayfebinuyasiin728 5 жыл бұрын
Masha allah wll shugri maxamed cali
@naiimanor3143
@naiimanor3143 6 жыл бұрын
Masha allh shukran abaayo nabd ku afur
@faadumiinabdullahi9671
@faadumiinabdullahi9671 6 жыл бұрын
Mashaa allaah cafimaat ku cuna Ramadan mubarik xabiibti
@aasiaabdukadir215
@aasiaabdukadir215 6 жыл бұрын
Shukri masala gabar dhamaystiran baaye allaha ku xifdiyo
@hony1435
@hony1435 4 жыл бұрын
Qurux badan shugri Masha allah walalo cunto macan
@umalkheyrmohamed7856
@umalkheyrmohamed7856 6 жыл бұрын
Ramadan mubarik wall camarda iska foge oo kurakib bahalka lagu rakibo si adiga iyo waxad samynysid laydin arko sida tviyada shukran xabibti
@kowsarvaday7941
@kowsarvaday7941 6 жыл бұрын
masha Allh ilhy hakubarakeeyo abaaayo mcn
@HayatInspiration
@HayatInspiration 6 жыл бұрын
Masha'Allah qaliyey jazaka'Allah kheir
@ikraamcadeyikicabduqaadir8213
@ikraamcadeyikicabduqaadir8213 6 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad umahad sabtahay walasheyda qaaliga sida wanagsan ood noogu sharaxdo cashirka ajirkeda allaha kusiyo allaha ku xafido abyo
@naimaduran2616
@naimaduran2616 6 жыл бұрын
Www mash a all a ash sharafey ilhay haku xafido and thanks
@aliabdi4713
@aliabdi4713 6 жыл бұрын
Ww
@aliabdi4713
@aliabdi4713 6 жыл бұрын
Qatara
@xawocadey5299
@xawocadey5299 6 жыл бұрын
Mansha allaha alle ha Ku xafido
@abdiazizadan3659
@abdiazizadan3659 6 жыл бұрын
Abayo mashaAllah waa ficanbtahaye lakin isticmail qada caga ama qoriga iyo qudarta sambuka salid haku darin dada ku dawan thank you
@amiiramiski1377
@amiiramiski1377 6 жыл бұрын
Mansha Allah shukri qurx
@hanihappy6061
@hanihappy6061 6 жыл бұрын
Masha Allah abayo ilahey kher haku siyo sida aad nagu faidenesid thanks wllashey
@hindasaar1383
@hindasaar1383 6 жыл бұрын
Mash allh shugran xababti
@11zuberyusuf
@11zuberyusuf 6 жыл бұрын
Mashallah Abayo
@cedayhakimo3040
@cedayhakimo3040 6 жыл бұрын
masha allah walashey aad aya u mhd snthy wana ku cusubahay chankada ado raali ah waxa raba ina so galiso sida lo sameyo kishaato
@qadroumueyman7205
@qadroumueyman7205 6 жыл бұрын
Masha Allah macaanto ilaaheey ajar hakaasiyo Aamin Aamin Aamin
@ayankuryachannel8220
@ayankuryachannel8220 6 жыл бұрын
Afur wanaagsan xbb shugri Ramadan Mubarak ameen ameen 🙏 🙏 xbb sido kale qeyr allaaah ku siya
@samehachannel7443
@samehachannel7443 6 жыл бұрын
Roya Ali afur maxaa u leedahay oo gawadha u caayneey kkkk
@ayankuryachannel8220
@ayankuryachannel8220 6 жыл бұрын
marianna queen xbb afur wanagsan miya caya marka afuresa ka wada adiga qalad ka fahmay ina nesku Ken dirta MA rabta aniya shugri sxb caadi iska dhig
@samehachannel7443
@samehachannel7443 6 жыл бұрын
Roya Ali xbbtii af ur adiga lee soo qoray maxaan ka oghay
@samehachannel7443
@samehachannel7443 6 жыл бұрын
Hadaan isku kiin diro maxaan ka helaa
@ayankuryachannel8220
@ayankuryachannel8220 6 жыл бұрын
Af ur Iyo afur miya a isku mida walashe see camal dad weynow ina Kala qabta aniyo inanta yaa saxan qofka marka uu soman yahay so afur wanagsan lama dhaho gabdhane af ur Ayee u qadatay marka labada Asxbe labada erey MA isku qorala mise sidan ayaa lo Kala qora af ur Iyo afur MA isku mida ka jahil bixiya gabdha isku qadesa labada erey wabilahi towfiw
@muneetaofficial8155
@muneetaofficial8155 4 жыл бұрын
Masha allah thank you shukri
@nimcomuuse3565
@nimcomuuse3565 6 жыл бұрын
videoga dheer mahane kaaley arag weyan alle dambigaga iyo waalidka ha dhaafo aamiin wllo MCN ilahay dartii bnku jecelay shukri masala
@fadumomohamed8102
@fadumomohamed8102 6 жыл бұрын
Masha.allàah tabaarak ilaah ha ku xafido amiin sharafey
@kharamaxamed7076
@kharamaxamed7076 6 жыл бұрын
masha allaah xbbti alle haku xafido
@deeqiinachannel8085
@deeqiinachannel8085 6 жыл бұрын
asc Shukri dhamadan kariiim wllshy waxaa tahy maclimad qaliya runtii allah ku barakeeyo wllshy
@aishaabdi5191
@aishaabdi5191 6 жыл бұрын
masha allah aad iyo aad ayan kaga faideysanay qeer allaha haku siyo
@abdinurhassan3729
@abdinurhassan3729 6 жыл бұрын
Ninka ku qaba nasiib leh masha allah cunto fcn waa maskax fcn iyo qoys cafimad qaba qofkii diyarada cuna hada gym aada waa ninka raga ugu qurux badan bal ila soo xiriir hadaa single tahey shurki Sharafey 😂😂😂😂😂😂
@drsadiaahmed8321
@drsadiaahmed8321 6 жыл бұрын
Abdinur Hassan hhhhhhhhhh wlh wa iga qoslisay huuno qooyska wu ka qoto dheeryahay cunto
@macanhooyo6179
@macanhooyo6179 6 жыл бұрын
asc walashey wan kusalamy shukri masale Ramadan kariim wana kumahad santhycunada iyo wax walbo nosogaliso walasheen waxan kuleyahy qerban allha kusiiyo abayo mcn
@amalhomeaccessories4968
@amalhomeaccessories4968 6 жыл бұрын
mahadsanid shukri qurux caqliga iyo cilmiga allaha ku barakeyo
@ruqiyosalax8930
@ruqiyosalax8930 6 жыл бұрын
Masha Allah afur wanaagsan
@anisofarax6470
@anisofarax6470 6 жыл бұрын
Masha allah abaayo allaha ku dhaafo
@deeqadagan4493
@deeqadagan4493 6 жыл бұрын
Ramadan mubarik walasheey
@MunaMuna-pc5mz
@MunaMuna-pc5mz 6 жыл бұрын
Masha allah abayo mahasanid carwada intee kubtalaaa
@munoyahaye2164
@munoyahaye2164 6 жыл бұрын
Masha allah gacanta iyo maskaxdada ilahay haku daayo shugri sharafey
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 6 жыл бұрын
Masha allah abaayo illahy cafimad tamah aya kak barayin
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 6 жыл бұрын
Masha allaaah abaayo gacmahada rabbi jakuu barakeeyo inaba caadimahid shukran xabiibti
@foosmohamed7152
@foosmohamed7152 6 жыл бұрын
Masha allh wngsn oo wcn wllshn
@sacdiahussein5967
@sacdiahussein5967 6 жыл бұрын
Ma shaa allaah abaayo allaah haku barakeeyo jazaakallaahu khayr
@hamdaqurux4965
@hamdaqurux4965 5 жыл бұрын
Shukri cadeey kheer allaah ku siiiyo cadowgagane cagta hoostiisa abayo xagee laga helaayaa waraangada
@mhadhassanahmed412
@mhadhassanahmed412 6 жыл бұрын
Mashallah
@khadijabintumaxamed221
@khadijabintumaxamed221 6 жыл бұрын
mnshalh xbbti shukri sharaf ilahayow gacantada ku barakeey lkn isli dhinacee ka dagantahy txnks
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 9 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
Qurac ad u macan pancake ka faideyso 😍😍😘
24:30
shukri masala
Рет қаралды 101 М.
🌶️ Traditional Lavash Bread: Baking Bread on a Barrel Over Wood Fire
28:44
Hadi e ku imaneso marti ka dhis kana  faideso
36:59
shukri masala
Рет қаралды 105 М.
You've Never Seen Such Delicious Uzbek SAMSA - The Outcome is Mind-Blowing!
1:07:37
Chef Grandma Cooking
Рет қаралды 7 МЛН
Rooti dooro ama digaag (  How to make Chicken Bread )
7:45
Cunto Banaadir
Рет қаралды 370 М.
ITOOBIYA AIRLINE | FLYDUBAI OO QAATAY AMARKII DFS XOG CUSUB
10:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.