Ahmed Rasta - Haybad waxaad Ku leedahay, Dhulkaaga Hooyo - Full Song

  Рет қаралды 6,357,096

Madaale Productions

Madaale Productions

Күн бұрын

Пікірлер: 2 000
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 3 жыл бұрын
Halkeed aduunka ka joogtaa ood ka dhageysanaysaa heestan?
@fadumamohamed7014
@fadumamohamed7014 3 жыл бұрын
🇬🇧
@Muuse99
@Muuse99 3 жыл бұрын
Soomaaliya👉 muqdisho 👉Xamar jajab soomaalinimo ✊✊🇸🇴🇸🇴🥰✊✊🥰🇸🇴
@umuayman757
@umuayman757 3 жыл бұрын
London
@abdinasiribrahimafduub8684
@abdinasiribrahimafduub8684 3 жыл бұрын
Sooomaaaaliya 😍😍🥰😘😘🥰🥰🥰😘🥰❤
@munaabdiaziz2290
@munaabdiaziz2290 3 жыл бұрын
Turkey 🇹🇷
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
erayga haybad waxaad ku leedahay dholkaaka hooyoo maanta si sax u fahmayaa waayo dalkii hooyo waan ka soo dhoofay oo yurub wax Barasho dardeed u imid. Waa run haybad, karaamo, sharaf iyo cizad dholka hooyo ku Leedahay. Soomali maxamad salaan sareh hawada idin soo marinayaa from paris. ❤
@austinhunyo8941
@austinhunyo8941 6 жыл бұрын
Markan arko somali oo wada faraxsan wan farxaa I love somali weyn🇸🇴🇸🇴❤️👈🏻
@umusafiya8349
@umusafiya8349 5 жыл бұрын
aad aad ayaad umahadsantahay
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 5 жыл бұрын
Sido kle
@moomaaxiproudation9895
@moomaaxiproudation9895 5 жыл бұрын
Fishing
@habbadabba618
@habbadabba618 5 жыл бұрын
Baraaf ma leeh dhulkeenu 🇸🇴🇸🇴😥😥 29 years in Europe ufff, May dhulkeeni hooyo be the place we all invest in in sha Allah thank you all every where in this dunya
@kawzarcaydiid358
@kawzarcaydiid358 3 жыл бұрын
Aniga hadda yurub U oynaaya siddi am ugu noolan laha tahriib😭😭😭😭❤️❤️
@cookiemaster9002
@cookiemaster9002 3 жыл бұрын
Iektj817ehrksiwjwjejskdh19wj😅😅😅💋😁🥰🥰🥰🥰🥰🥰💓💓💓💓💓💖💖💖
@fadumaadam2882
@fadumaadam2882 Жыл бұрын
45 years in Europe uff calayk😩😩
@AnfacD
@AnfacD 10 ай бұрын
Cafimadka waa waxa ugu horeeyo qofka bini Ada ka Ahmed Resta cafimad ku waar waligaa. Intii ka soo shaqaysay dhamaantiin waa mahadsantihiin.
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 6 ай бұрын
'Haybad waxaad ku leedahay Dhulkaaga hooyo 'Wana lama huraane Hagar li wax ugu qabo 'hantiyey macaan Waa midaan Hoy laga odhane 🇸🇴❤
@menze254
@menze254 3 жыл бұрын
Asc,am Mohammed from Kenya I just like the SOMALI culture you guys are the best in everything and infact I love all Somalis
@SA-dt2cd
@SA-dt2cd 3 жыл бұрын
Thank u dude
@ahmedabdille9114
@ahmedabdille9114 3 жыл бұрын
We appreciate bro
@najaxsuleymanyusuf9539
@najaxsuleymanyusuf9539 3 жыл бұрын
Thanks you
@abdizoryder6666
@abdizoryder6666 3 жыл бұрын
Thanks we love you too
@vibraniumboy4385
@vibraniumboy4385 3 жыл бұрын
We appreciate it
@Steve00133
@Steve00133 2 жыл бұрын
Couldnt hold my tears, i hope one day to see this song's wisdom being used in somalia.😭
@awoshire9908
@awoshire9908 6 жыл бұрын
I am from somaliland how ever walhi waan qiiroodaa markaan arko calankeena iyo dadkeena soomaaliyeed ilaahow soomaali isu sakhir oo dalkeena hagaaji . Somaliya peace and love 😙😙😙
@geletoz
@geletoz 5 жыл бұрын
Thank you sxb...idinkaa awalba aqli iyo indho inoo ahaa ee la aantiin waa abaare ina cafiyoo ina mideeya...walaalo waa kuwii isdala oo dib ka heshiiya...beesha mareexaan waxay xaal iyo xumo iyo cafis iyo baryo illaah dartiis iyo dadkeena, dalkeena aayahooda intaa kuyeelaa
@ayanomar1909
@ayanomar1909 5 жыл бұрын
even though that you are from somaliland you are still Somali
@wakiilcaashaq8270
@wakiilcaashaq8270 5 жыл бұрын
I am from somalilamd... mayee am from finland bla bla
@wakiilcaashaq8270
@wakiilcaashaq8270 5 жыл бұрын
Am from finland markan afsomaliga mafahmayo heestan wan jeclahay...sheeko xariir bey dadka qaar wadaan...am from somaliland bey qaar kuleeyihiin.
@zayt8273
@zayt8273 5 жыл бұрын
Somaliland waa somali 💚⚪❤
@RAJUKHAN-id3ze
@RAJUKHAN-id3ze 2 жыл бұрын
Love from Somali 🇸🇴 🇮🇳 ❤️
@samadoonmaxamed8354
@samadoonmaxamed8354 2 жыл бұрын
Thanks
@Internut1985
@Internut1985 Жыл бұрын
I am Garxajis. I love Somalia 🇸🇴 dhiigaygu wuxu qoraa calanka blue ga. That is the one I ever loved and will continue to love until I die
@yusufali3737
@yusufali3737 Жыл бұрын
Yes and thats Why Cabdiraxman Cirro Will Never Win I dont blame if you somaliya after all they are somalis Go there and Live with Just dont cry when they treat you an outsider
@a.a.a6495
@a.a.a6495 Жыл бұрын
Because your a maraan billa diig
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 5 ай бұрын
Am from clans issa Somalie 🇸🇴 beautyfull all long live my community ❤❤❤❤
@mohanitoabdalla2847
@mohanitoabdalla2847 6 жыл бұрын
I love Somali walhi 😭😭😭 I just cry when listening Happy Independent Day My Somali pple love ya Alll 😍😘😘😘 Wlhi Waa idin jeclahy Wadankeena allow nohagaaji 😭😭😭😭😭😭
@boolismaxamed7950
@boolismaxamed7950 5 жыл бұрын
Ganesh Man aaamn
@farahabdi6344
@farahabdi6344 3 жыл бұрын
Ganesh, waa mid ka mid ah asnaamta laga caabudo wadanka Hindia. Qoraalkaaga sida ka muuqata waxaad tahay qof Soomaali ah markaa saaxiib magac kan ka khayr badan qaado.
@hubosha3367
@hubosha3367 3 жыл бұрын
😘😘
@lunabranwen
@lunabranwen 3 жыл бұрын
Just passed 2 days ago. 🇸🇴🇸🇴🎊🎊♥️
@Maryuumdiini
@Maryuumdiini 2 жыл бұрын
@@farahabdi6344 waad sxanthy bro Allah aqoonta kuu soyaadiyo
@karimaqli9410
@karimaqli9410 4 жыл бұрын
Hanfi iyo.kulel iyo baraf maleh dhulkenu inaga halaynay 😭 OMG 😭 hesta ugu jeclahg hesaha somalida love u somaliya from borama ❤🙏
@sir-hillsir-hilldj4642
@sir-hillsir-hilldj4642 2 ай бұрын
Hah😢
@naimaali6722
@naimaali6722 3 жыл бұрын
Walahi, this song makes me cry.😭😭😭 Maa shaa Allah, beautiful flag, beautiful country and so beautiful people. Wherever we are , we are Somalis. Praying for Peace, unity and prosperity .
@shimbo010
@shimbo010 Жыл бұрын
1 love sis 💙
@Rakeemish
@Rakeemish Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 ❤
@mowliidibraahim4795
@mowliidibraahim4795 2 жыл бұрын
Dalkeega hooyo man waa dal quruxbadab waana Mogaadisho waxaan leeching hawaarto🇸🇴🇸🇴
@faizfrankie8659
@faizfrankie8659 2 жыл бұрын
This song never gets old... it’s like a breathe of fresh air ✔️💯❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sparkzwiz709
@sparkzwiz709 2 жыл бұрын
Go outside and get fresh air
@hoodo-px9sg
@hoodo-px9sg 5 жыл бұрын
Qiiro i😭😭gu berta heestan markan dhagesto inshallah mar unn wan taga dhulkeyga hoyo uxise ❤❤❤❤❤
@osmanhassan20
@osmanhassan20 6 жыл бұрын
i love my country wan ku dhashay waana ku koray insha Allah waan ku dhiman Somaalia ha noolaato Amaan weyka dhantahee
@xawomohamed3066
@xawomohamed3066 4 жыл бұрын
aamiin
@buuniqaran1302
@buuniqaran1302 4 жыл бұрын
Markaad tahay qof qurba jooga, heestan wlhi micno gaara ayay kuu samaynaysa. Nimcada ma dareentid markaad haysatid ee markaad waydid ama kasoo tagtid ayaad u hilowdaa (xiistaa). Heestan wan ku xasilaa.🇸🇴💞
@shuceybmaxamef2032
@shuceybmaxamef2032 3 жыл бұрын
Wlhi heestan markaa maqlo wan ooya qurba Ayan joogaa
@shukriabdulle2326
@shukriabdulle2326 2 жыл бұрын
Salatu layl ayaan ukacayaa bisha ramadaan in somaliya AY kusoo duulaan si bareer ah dalalka dariskood midkood si ay umidooban xal kale majiro❤❤❤
@ardonbadawi8719
@ardonbadawi8719 4 жыл бұрын
i don't knw how to explain my feeling whenever am listening ths songs.... LOVE YO MY PEOPLE♥️
@mohaalijamac3617
@mohaalijamac3617 6 жыл бұрын
Wlhy wn ilmeeyaa markaan maqlo heestaan. ilaahay dalkeena Nabad ha nooga dhigo. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@qabinuuraahmeh5029
@qabinuuraahmeh5029 7 жыл бұрын
heestan markan maqlo walaahi waan ilmeya in kastoo aan arkin dhulkyga hooyo waana tagi doonaa soomaaliya ha noolaato
@nacimosalat2338
@nacimosalat2338 7 жыл бұрын
qabi nuura ahmeh siido kaale anigana manan araag baalse waan rajaynaya inaan maar uun taago insha allah
@ubaxleatudio6798
@ubaxleatudio6798 7 жыл бұрын
kkkkkkk
@hannyabdi7796
@hannyabdi7796 7 жыл бұрын
ubaxle studio klklklm
@albacade7686
@albacade7686 7 жыл бұрын
qabi nuura ahmeh insha allah wad arkee sooon wll
@xamdifaarah8719
@xamdifaarah8719 7 жыл бұрын
Mansh allh my home ilove
@mohamedsalatmohamedsalatmo9875
@mohamedsalatmohamedsalatmo9875 4 жыл бұрын
Am Somali waqooyi bari Kenya i love our land Somalia and my people Somali, masha Allah 2019 like igu qabta
@fariidtv7127
@fariidtv7127 3 жыл бұрын
It’s not Kenya it was handed to them by British. All Somalis shall be free and one 🇸🇴
@moh6374
@moh6374 3 жыл бұрын
@@fariidtv7127 facts thats our land will be back if Somalis within Somalia unite first
@mostafasulthan4650
@mostafasulthan4650 4 жыл бұрын
Been maaha wlhi haybad wxd ku ledahy dhulkga hooyo😢❤️🙏🏾 Qof an wadankizi joGiN kolay wu dareMaya❤️allow Na Midee🇸🇴
@gudikellisekiz4036
@gudikellisekiz4036 3 жыл бұрын
Much Love from Turkey🇸🇴🇹🇷💙❤️
@Famita_amat
@Famita_amat 3 жыл бұрын
Me to I am Somali like I love Turkey 😍😍😍😍
@maxamedibrahim4257
@maxamedibrahim4257 3 жыл бұрын
😍❤🇸🇴❤🇹🇷😘🙏
@mohamedcadde4743
@mohamedcadde4743 3 жыл бұрын
Thanks 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🥰🙏
@emirhanefe9335
@emirhanefe9335 3 жыл бұрын
Kardeş bende somaliyim ve turkiyede yaşiyom ve turkiyeye seviyorum
@hindasayid8502
@hindasayid8502 3 жыл бұрын
🇸🇴
@abdiazizomar7246
@abdiazizomar7246 7 жыл бұрын
Alow qalbiyada soomaaliyeed israaci aamiin inoo dhaHa👏
@cabdiwaduudqb634
@cabdiwaduudqb634 6 жыл бұрын
amin amin
@caaishaabuukar8912
@caaishaabuukar8912 5 жыл бұрын
Amin
@sumayamaxamad4859
@sumayamaxamad4859 5 жыл бұрын
Saalim Omar ameen ameen huno
@abdirisaaqalimj4022
@abdirisaaqalimj4022 5 жыл бұрын
Aamiiiin
@mahiraahmet1872
@mahiraahmet1872 5 жыл бұрын
AMAI AMIN
@mahirmunir7394
@mahirmunir7394 8 ай бұрын
Asc absolutely like his songs 🎵 mr MAA Somali from Nairobi Kenya 🇰🇪 the best of
@obseejaalataa8154
@obseejaalataa8154 3 жыл бұрын
Am Oromo A Mother of Somle is My Mother So Love Somalia , Dhulkaga Hooyoo !! When I'm Lising this Heeta I'm Feling Samething in My blood !
@geletoz
@geletoz 3 жыл бұрын
Oromo is the older brother of somali...one family wxb
@samadoonmaxamed8354
@samadoonmaxamed8354 2 жыл бұрын
Thanks apt mcn
@hashimhashim4563
@hashimhashim4563 2 жыл бұрын
Dhihadhukha obolowaa oromo
@thisguy2372
@thisguy2372 2 жыл бұрын
Oromo are Somali too
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 Жыл бұрын
Motherland
@aishawadani1530
@aishawadani1530 4 жыл бұрын
2020 yaa ila dhageesanoyo heeatan Somali hanoolaato ❤✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@luckyforyourself6617
@luckyforyourself6617 4 жыл бұрын
Anaga hanoolato macant
@abdikadirnurmohammed9351
@abdikadirnurmohammed9351 4 жыл бұрын
Aniga Guul waca soomaalia
@ismailmohamed8329
@ismailmohamed8329 3 жыл бұрын
Cawa kaliya an marki 4ad dawanoya
@maryanabdiaziiz8429
@maryanabdiaziiz8429 3 жыл бұрын
Somalia hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuurtocadeey454
@nuurtocadeey454 3 жыл бұрын
Aniga Somalia hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪
@amounnour715
@amounnour715 7 жыл бұрын
Say Masha alaaah allow somali oo dhan Dhowr🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hanaaali792
@hanaaali792 5 жыл бұрын
Ameeeeeen
@Cakes.byzaha
@Cakes.byzaha 5 жыл бұрын
Masha allah
@hamzadaad9456
@hamzadaad9456 4 жыл бұрын
Qali
@qalidabdullahiahmedabdulla3206
@qalidabdullahiahmedabdulla3206 4 жыл бұрын
ManshaAllah
@fatumaraafle5098
@fatumaraafle5098 6 жыл бұрын
I love this song realy I feel like I'm in my home country Somalia though I have never been to Somalia but always Somalia is my first country and second country is kenya may the Lord protect my two country ameeen
@donytubecjmansolo362
@donytubecjmansolo362 6 жыл бұрын
Fatuma Raafle wlhi mi de same I luv both
@ifrahdagane4831
@ifrahdagane4831 5 жыл бұрын
Ameeen😢I’m also in Kenya 🇰🇪 and Somalia 🇸🇴 my country thou I have never be there
@mayasquaw2254
@mayasquaw2254 4 жыл бұрын
Love Somalis in Kenya forever United 😘
@abdilleali156
@abdilleali156 4 жыл бұрын
Somalia is your identity and Kenya is the country of residence even though you were born their
@SA-dt2cd
@SA-dt2cd 3 жыл бұрын
Amiin Especially Somalia from all enemies. May Allah subhana watacallah protect my country and people from anyone who wants to harm or have ill intentions
@abdulghanidiriaahmed3863
@abdulghanidiriaahmed3863 3 жыл бұрын
Waa subax khamiis ah sacadu waa 5:30 subaxnimo oo bisha abril ay tahay 29 sido kle bisha Ramadan waa 17 ILLAHAY waxan ugu baryaya Somalia inuu nabad ka dhigo inshallah 🤲🤲
@ciiloowcali765
@ciiloowcali765 3 жыл бұрын
Aamiin
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 3 жыл бұрын
inashaa allaah yaa allaah dalkeena noo wanaaji marka aan maqlo hestaan qalbiga ayaa ixanuuna runtii 😭😭😭
@nawalahmed9026
@nawalahmed9026 3 жыл бұрын
Heestan markaan dhagesto wlhi waan ilmeeya inkastoo an arkin dhulkayga hooyo waan iman inshallh😪
@mohamedahmedyussuf5585
@mohamedahmedyussuf5585 3 жыл бұрын
Much love from from 🇪🇬
@jumandoro5805
@jumandoro5805 Жыл бұрын
Asalaam aleykum,am Juma from Kenya i really love Somali songs, thanks inshallah.
@jamaalhasan2892
@jamaalhasan2892 5 жыл бұрын
Maanta aan u socdaa Somalia From Frankfurt Germany to Waqooyi galbeed Somalia (Hargaysa) 🏺🏺🏺🏺🏺🏺
@moheryare8878
@moheryare8878 7 жыл бұрын
wllhi marwalba heestan wan dhegesta marki an dhegeysatana wxan darema qalbi jilec ✈ ad uweyn ad ayan ujeclahy wadan keyga hoyo wiliga jiro jog somalia
@hanaaali792
@hanaaali792 5 жыл бұрын
Ameeeeen
@kotileyshariff7727
@kotileyshariff7727 Жыл бұрын
"Hanfii iyoo kuleylii Baraaf malee dulkenuuu inagaa haleynee....Somaliyeey hooy ...." One of the best Music of Ahmed Rasta ...
@mubaarikcolaad8787
@mubaarikcolaad8787 5 жыл бұрын
heestani waa mid ka mid ah dhaxalkeena waayo waxay si qoto dheer u taabanaysaa wadaniyad marka dhulka hooyo ha la ilaaliyo kaliya inta waddaniyiinta ah💔✔100%
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Heestan Yaa dawanaya 26-june-2021 Like dhac kusii❤️🇸🇴😢
@umuayman757
@umuayman757 3 жыл бұрын
☝️
@abdirahmankingchannel9144
@abdirahmankingchannel9144 3 жыл бұрын
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️🌙🌘⛈⛱🌊📪🖋🗝
@nuradeenmahamed5035
@nuradeenmahamed5035 3 жыл бұрын
Aniga
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
nio zxp qays qayser na waan ku gu arkay
@saabiriinaxmadmaxamad7947
@saabiriinaxmadmaxamad7947 2 жыл бұрын
2022😂😂🙈
@somoshDelAhmed
@somoshDelAhmed 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭Yaaaaaaac can't describe how am feeling after listening the best song... Viva Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴..........
@Asxaabul144
@Asxaabul144 4 жыл бұрын
Somali a great country.......proud to be Somali..🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedyusuf4428
@mohamedyusuf4428 2 жыл бұрын
Ottawa Canada but my heart is in Somalia
@updynazirrome0852
@updynazirrome0852 4 жыл бұрын
from ethipia wan lilmeeyay heestan marwalpa waan dhagaystaa😍😍😍 jacaylka somalia uqabo💯kor uu usocdaaa
@MaxamedAxmed-p5v
@MaxamedAxmed-p5v 6 ай бұрын
Heestan waxan ku dhex qaadi jirey xabsi ku yaalla Ethiopia maxaabiista ayaan mooralka ugu dhisi jirey
@Iqrujaadnaan
@Iqrujaadnaan 5 жыл бұрын
Kama daalo dhageysigeeda , 💘💘SOOMALI😘
@abdirahmanhassan9744
@abdirahmanhassan9744 5 жыл бұрын
Anagi waligeen arkin dhulkena Hoyo ayaa uu ilmena oo uxiisa qabna, dadki nasib uyeeshe inuu arko oo kunolaadho ayaana kuciyaaraya oo sacad walba Isku dilayaan oo diiga kudadshe. Allaha natuso macanka iyo farxada dhulkena hooyo.😢
@sooyaalchannel4701
@sooyaalchannel4701 4 жыл бұрын
Abdirahman Hassan AF somaliga halkee kubaratay
@yasinqasim
@yasinqasim 4 жыл бұрын
Ilaahey Hanagu celiyo dalkeena hooyo 😭😭
@captainpheay8410
@captainpheay8410 4 жыл бұрын
Maanta cml markan hees wadani maqlo blh cathim qalbiga idhalaali. Somaali ayaka wey isnici karaan lkn marna manici karaan Calanka. Somaali waligey matagin In Shaa Allah maalin un waan tagi. Ilahow Somalia nawat nogadhig ❤.
@abdirahmanfille4989
@abdirahmanfille4989 4 жыл бұрын
Alle haku so nabadkeno wll😥😥😥
@aasiyoaxmed6216
@aasiyoaxmed6216 3 жыл бұрын
allaah ha inoo daayo MADAXWEYNE MAXAMED. CABDILLAAHI FARMAAJO NOOGU SOO CELI MADAXTINIMADA SOOMAALIYA MAANTA DALKEENA IFAFAALE SOO NOQOSHADA QARANKII SOOMAALIYEED BAA KA MUUQDA ILLAAHOOW NOOSOO CELI MAR 2BAAD FARMAAJO AAMIIN
@mapaacha4552
@mapaacha4552 3 ай бұрын
Ma Sha ALLAAH 🫡Axmed Raasta, waa Axmed Cali Cigaal oo yar🫡 ☺️
@fathiifathii7602
@fathiifathii7602 5 жыл бұрын
Calankaga wa hibo East west home is the best heybad waxaad kuledahay dulkaaga hoyo 😭😭😭😭 qurbo marka jogta daremi karta micnaha dulkaaga leyahy waligey ma arkin Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wanjeclahay dulkeyga hyo
@abdiazizabdullahi9946
@abdiazizabdullahi9946 7 жыл бұрын
wlhi waxan nahay dad ad uwanagsan oo laku darto hadan nahay somali lkn hal aya nahestu oo ah qabyalad ee alle hanaka babiyo wixi calanka buluka ah farta tag like
@boolismaxamed7950
@boolismaxamed7950 5 жыл бұрын
abdi aziz abdullahi aaamn yaa allh
@aadanfaray7802
@aadanfaray7802 5 жыл бұрын
Kujecliyaaa calankeygiyow nolow inta ay nololjirto
@nasriinamahad4892
@nasriinamahad4892 4 жыл бұрын
Aamin
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Calan kle miyaa Jira
@ayanmahad5197
@ayanmahad5197 3 жыл бұрын
Meee
@jamalmusayussuf4341
@jamalmusayussuf4341 Жыл бұрын
Thanks Rasta.asante sana more please.
@axmedcadaariashkir4177
@axmedcadaariashkir4177 3 жыл бұрын
Wadaniyada iyo Qaranku wuxuu macna kuu samaynayaa markad Nolol waxbarsho iyo caafimaad ku haysato.lakin maanta midna kuma haysano waana sababta aanu tahriibka iyo badaha ugu dhamaanay..
@aftaxkaraamahofficial7493
@aftaxkaraamahofficial7493 4 жыл бұрын
*2020 BAAN DAAWANAYA HDAAD DAAWAN DOONTO 2040 LIKE ISII SAAR😭😭👍🏻*
@aaishahussein8636
@aaishahussein8636 4 жыл бұрын
Allah knows about 2040
@adanabdi1642
@adanabdi1642 4 жыл бұрын
Hi ejjkkoo 1o1
@xamdiabuukar8753
@xamdiabuukar8753 4 жыл бұрын
kkkkk
@AhmedAli-sx3ck
@AhmedAli-sx3ck 4 жыл бұрын
Allh ayaa og in la gadhi doono 😥😥😥😥😥🌍lacala hadad daawandontid 2040 wan kusalamy isoo ducee wll😥😥😥😂
@khalidzomali5465
@khalidzomali5465 3 жыл бұрын
2021😄😄😃
@mohamudabdi4118
@mohamudabdi4118 6 жыл бұрын
somaalidu waa dadka Aduunka Isagu jecel I love somali wayn ❤❤❤❤
@mahadhazanwakoi9695
@mahadhazanwakoi9695 2 жыл бұрын
Wlhi wan qiiroday alx ilahey nbd iyo nolol qurux bdn hanasiiyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 3 жыл бұрын
Somalia ilahiyow. Nabad yell Waa dulkenaa hoyoo. My homeland. Xamar iyo xebta lidoo waan uxisaay. 11 yeara ayaan moganahaay.
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 7 жыл бұрын
heestan abahy aan ku xasuusta walahi anago yar yar carurtayada intu isku Kaya yedho oow no shidi jiray walahi aaaaaaaaaax mantana waan ka so dheraday dhulkeygi hoyo waan iska ilmeya markan hestan maqlo abo macan alow ii ka da micnaha ma fahansanyn waqtigas lakin imnka waan fahmay walahi aaaaaaaaaax 💗💗💗💗😰😰😰😰😰🙏👆
@queenmunodiirsheomar1611
@queenmunodiirsheomar1611 6 жыл бұрын
sowda khalifa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭markaa kasotagto unbaadaremaysaa dhulkaga qiimahiisa illahow nawad nogu dhig
@slim4hunnid842
@slim4hunnid842 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@hamzeluiz8174
@hamzeluiz8174 6 жыл бұрын
muuu quraan nii shido intu heesta nii shdiayo
@ashaabass3109
@ashaabass3109 5 жыл бұрын
Muna Dirshe one
@farxiyamaxamed6631
@farxiyamaxamed6631 5 жыл бұрын
Somaali nab iyo nola in
@CuriousAbdi
@CuriousAbdi 3 ай бұрын
Man I just hope please Allah make my country great again! 😫🥲
@somaligirl2724
@somaligirl2724 6 жыл бұрын
hantiyey macan wa midan hooy lagaa oraneey alxm aniga waligey kama tagin dhulkeyga hooyo kamana tagi doono insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alloow baba farmaajo hogaanka haayaa waligiis aamiin guuul iyo horumar barwaaqo iyo nabad insha allah aamiin 😍😍😍😍
@fadumoali7300
@fadumoali7300 7 жыл бұрын
Waa run haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo laakiin waa qofkii wax garanaya
@samiirashariif4710
@samiirashariif4710 6 жыл бұрын
Masha Allah I love my country and my flog
@halimasacdo5551
@halimasacdo5551 6 жыл бұрын
So
@imranyarrow5005
@imranyarrow5005 5 жыл бұрын
+Halima Sacdo what
@asmamaxamuud4863
@asmamaxamuud4863 2 жыл бұрын
Heestan iga imaysisa from burco😥
@najmacabdulaahi8144
@najmacabdulaahi8144 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙 hantiyey macaan waa midaan hooy lagaa oranee😢 waan kuu xiisay dalkeyga
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 6 жыл бұрын
Somalia hanoolaato 😍😍😍😍😍
@hanaaali792
@hanaaali792 5 жыл бұрын
Ameeeeeen
@cookiemaster9002
@cookiemaster9002 3 жыл бұрын
666inches qwrwt1yxuersbjwhuxuu has a godly ywufih vuqufh 61y
@cookiemaster9002
@cookiemaster9002 3 жыл бұрын
1234567890qewrtyuui
@cookiemaster9002
@cookiemaster9002 3 жыл бұрын
⁷77777uuuu
@alimatker2980
@alimatker2980 5 жыл бұрын
I never been to Somalia bt i love my country my soul.waxan raabi inaan macalim kaanoqdo dalkayga oon waxbaro ardeyda kunool Somalia I love u somalipeople
@cabdikariin199abdikariin6
@cabdikariin199abdikariin6 5 жыл бұрын
Runti heestan macnaheda waxa fahmi karo qofki kunool dhul shisheye wlhi heestan wxan ogaday mrkan tagay dhul anan lahayn
@iftiinkanoloshachannel5533
@iftiinkanoloshachannel5533 4 жыл бұрын
Hadda aan soo qoraayo messege kaan ayaa problem ku jiraa oo dadaa isku dhagan nhy wadankaaga meel kuu dhaamo maleh😢
@mfayz980
@mfayz980 3 жыл бұрын
Waa runtaa sxb
@fatuushcabdi3051
@fatuushcabdi3051 4 жыл бұрын
Xaqiiq heybad waxaad kuledahay dhulkaga hoyo my home B/weyn from Turki ku dawanoyaa ilahow wadankene noo hagaji yaa rabi waa hees dhabta daa waneysa ❣💋❣
@addeland1437
@addeland1437 3 жыл бұрын
Alxmdllh mahad waxaa leh alle iga dhigay muslim somaaliya somalinimada waan kufaanaa
@abdullopathe2282
@abdullopathe2282 11 ай бұрын
When i hear this song walahi i am crying 😢 love much my flag 🇸🇴
@yacquub_hashaam5902
@yacquub_hashaam5902 2 жыл бұрын
May Allah protect my country somalia🇸🇴 and make it peace yaa Allah😭😭🤲♥️
@mahir6410
@mahir6410 2 жыл бұрын
Wadaniga dhabtah
@Afatah-adde
@Afatah-adde 4 жыл бұрын
1da Luulyo 2020 Hambalyo all somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@HassanAbdishide
@HassanAbdishide Ай бұрын
Waxaa xaqiiqo ah in qof waliba uu heybad iyo karaamo iyo sharaf kuleeyahay dhulkiisa oo kaliya. Wadankeenna alle hanoo wanaajiyo.
@moeawale4891
@moeawale4891 3 жыл бұрын
Hees waniya oon jecley. Radio Moqdisho ayaan ka dhagasan jiray Waayo waayo.. Codkii Captain Maxamuud Ciise Tama jilic from Awdal iyo erayadi col. Cabdi Bashiir Indhabuur from Galmudug AUN labadaba ee Kooxdui Boolisks Halgan.
@monaalsayid8422
@monaalsayid8422 7 жыл бұрын
calankaagu waa hibo sharaf kugu hagoogane ciidaadu waa hodan aad ku haqab beesho waa haleelo dihinoo hor weyn kuu irmaano aad ku hiiranaysee haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo waana lama huraane hagar li wax ugu qabo hantiyeey macaan waa midaan hoy lagaa odhane helayoo hanfiyo kulayliyo baraf maleh dhulkeeniyu inagaa haleynoo soomaliyeey hoy hoodaale weeyaan deegaankiisa hodanka ah loo wada hamuumee haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo waana lama huraane hagar li wax ugu qabo hantiyeey macaan waa midaan hoy lagaa odhane helayo
@abdihakimahmed1618
@abdihakimahmed1618 7 жыл бұрын
wllhi markan hestan dhagasto waan oyaa runtiiy yasalam .dhulkaga hoyoo
@haniibrahim8
@haniibrahim8 7 жыл бұрын
allahayow dhulgeyga anoo arkin ha idilin Amin Amin Amin yaa raabi nabad nooga dhig
@abdifatahxsalat2915
@abdifatahxsalat2915 6 жыл бұрын
I love this songs
@haidarsweedendream9101
@haidarsweedendream9101 6 жыл бұрын
Somaliya guul iyo midnimo insha allah
@brianjnr1098
@brianjnr1098 5 жыл бұрын
Mona Al sayid
@walalmariano7559
@walalmariano7559 2 жыл бұрын
27/7/2022 Maalin arbaco ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somalia my country I love my country because where I was born 🥺😢😢 ilaahey nabad haka dhigo dhulkeena iyo dadkayga heebad waxad ku leedahay dhulkaga hooyo 🇸🇴🥺😢
@kopend8638
@kopend8638 2 жыл бұрын
What beautiful song 😍 love from hargaysa somalialand
@izraa____twinny5416
@izraa____twinny5416 2 жыл бұрын
Wlhi wan ilmeyey allow dalkena no hagaji oo cdawga ka ilali🥺💙
@ismaailmaxamuudmaxamed7402
@ismaailmaxamuudmaxamed7402 4 ай бұрын
2024 coming soon 26 jun ❤ Ilahow somali israaci qabilka iyo qurunka kasaar 😢
@mohamedamoore4714
@mohamedamoore4714 5 жыл бұрын
Yaa daawanaya 1 luulyo 2019 ❤❤❤❤❤ happy independence Soomaalaay
@zahrat2
@zahrat2 3 жыл бұрын
Maanta ayan dhagaysanayaaa😭27/4/2021 Mar labaad Somalia 🇸🇴 laga qaxayo sorry Dagaal sokeeye na baaba’shay 😭
@abdirahmannoor5971
@abdirahmannoor5971 2 жыл бұрын
One flag one nation one religion 🇸🇴🥰🥰💔🤞
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 Жыл бұрын
Say this for the crazy people isaaqland
@paulkhaliif2
@paulkhaliif2 Жыл бұрын
One culture and one language
@reaux3921
@reaux3921 11 ай бұрын
Your Religion is Arab religion 😂
@abdiirizakaliroble8766
@abdiirizakaliroble8766 4 жыл бұрын
Calankeena quruxda lehe iyo carada ildoogsiga somalidii naladhalaty maanta way kagaabiyeen rabbiyo qaranimo buuxda ayaan muhannaye nugu garabsii🇸🇴🇸🇴💙🤲
@abdirahmanmohamud432
@abdirahmanmohamud432 5 жыл бұрын
Walaal Wadankena waan wada jclnahay Qof walba oo somali ah in uu oohin iyo cala cal soo qoro ama qiiro waxa kafiican in aan istaagno maxa loo wayay Wiilal S.Y.L oo kale ah oo walale Dhulkoda u istaga in ay udhintaan iyo gabdho Tageera Walal Somaliyeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴Cawaale Aam umidoowno Dhiiga aan ushubno DhalinYaro waqtigenii baa lamaraya 💪💪💪💪Somali wayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙈
@beautyofhornofafrica7258
@beautyofhornofafrica7258 2 жыл бұрын
Sometimes I can’t hide my goosebumps listening to this song. It even reaches my face up. Gosh that feeling
@saidsuleiman7365
@saidsuleiman7365 2 жыл бұрын
I feel the goosebumps too
@beautyofhornofafrica7258
@beautyofhornofafrica7258 2 жыл бұрын
@@saidsuleiman7365 feeling is mutual then
@saidsuleiman7365
@saidsuleiman7365 2 жыл бұрын
@@beautyofhornofafrica7258 I guess it’s
@beautyofhornofafrica7258
@beautyofhornofafrica7258 2 жыл бұрын
@Esmal well let’s just say we know it’s a sin. But c’mon dude!
@yusufali3737
@yusufali3737 Жыл бұрын
what Goosebumps that somalia is Failed state and Amisom is your National Army 😂😂
@Emre_mohaz
@Emre_mohaz 2 жыл бұрын
Who’s listening to this on Independence Days😍😍❤️❤️❤️
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
first comat✌guul somali weyen mel walpood joogtaan wanidin slmyyy👏👏👏👏🙏🙏💖💖💖💖💘
@newage1393
@newage1393 7 жыл бұрын
adoo youtube jooga lee dhiman doontaa adi.lol
@ismamacade8508
@ismamacade8508 4 жыл бұрын
ن
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Heestaan waxaa sameeyay Abwaankii Weynaa Kooxda HEEGAN Abwaan Cabdi Bashiir indha buur isla Kooxdii HEEGAN Ayaa Horey u qaaday
@dongacmodhere1520
@dongacmodhere1520 4 жыл бұрын
Haybad waxad ku ledahay dhulkaga hooyo 2020 hadan wadanki mar hdn ku laabto kama so noqonayo inshllh
@abdirahmanfille4989
@abdirahmanfille4989 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥 qurba xanuun wye wlhi
@sabirabdi9516
@sabirabdi9516 6 жыл бұрын
Hesta micnhed qf qurbaha joogo fhmi kraa wlhi mrka qar hadan mqlo wan iska ilmeeya wlhi cidada hoyo mxa uga so tagtey igalysaaa😎😎
@boolismaxamed7950
@boolismaxamed7950 5 жыл бұрын
Sabir Abdukadir Isack walalky nydada sey jcshahy alle hku yeelo durf ley ka wdy dalkga wan ognhy ncb in adan ugu tgn
@faraahibraahimibraheeem7630
@faraahibraahimibraheeem7630 5 жыл бұрын
Booi like this song woow it’s ajab i would like to see somalia
@khadijaabdulqadir2906
@khadijaabdulqadir2906 4 жыл бұрын
Jn li
@yasinqasim
@yasinqasim 4 жыл бұрын
Waa sax wallahi
@maghjiasdgo9787
@maghjiasdgo9787 4 жыл бұрын
@@khadijaabdulqadir2906 rrsho6
@ridhubae6200
@ridhubae6200 6 жыл бұрын
Love you rasta u are best singer keep going wllo mcn
@hamdaclaahi4841
@hamdaclaahi4841 4 жыл бұрын
From Sweden ilaah nabd ha igu geeyo Somali 😭🇸🇴
@suaega2641
@suaega2641 3 жыл бұрын
Mansha Allah waa hees dhawaaqii meelkasta gaarey. LAAKIISE WAA WAQTIGII IGA KAXEEYA FARMAJO, ILEYN WAA UBIXII S.B OON SUGAYA IN SURKA LAQABTO $$$$
@JennyManson-sj1yl
@JennyManson-sj1yl 6 ай бұрын
Much love from Omar in Portland Oregon USA
@shakourskofficial7932
@shakourskofficial7932 5 жыл бұрын
october 2019 yaa daawanooya✌✌😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@qamarqamar9638
@qamarqamar9638 5 жыл бұрын
aniga kula daawanooyo ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 жыл бұрын
🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴💖💖 Soomaalia soomaaliba leh🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴💖💖🇸🇴
@thehabiba2697
@thehabiba2697 5 жыл бұрын
Happy independence day 2019 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hamdimohamed1728
@hamdimohamed1728 3 жыл бұрын
One of the Greatest party of all time I wish I was there dadkeeyga leyga abuuray I love you all wlh 🇸🇴🇸🇴😘🙏🙏
@abdikafi5322
@abdikafi5322 4 жыл бұрын
hees dareen gaar'ah igalisa weeye markastaan dhageysto waxaana kanaxaa markaa arko dhalinyaro soomaaliyeed oo wadankooda caayaya allow dalka noo hagaaji I'm proud to be soomaali alhamdullilah🇸🇴😢♥️
@omarcagta3645
@omarcagta3645 Жыл бұрын
Heesta 5somaliyedba dalalkoda haw dhagaystan muhimadu waa inay hees af somaliya oo wadaniya ay tahay from somaliland ❤
@cabdikarinmahamed9188
@cabdikarinmahamed9188 5 жыл бұрын
Heestan qof walboo muwaadina Oo dhagaystaayi wu ilmaynayaaa
Nimcaan Hilaac & Ahmed Rasta | Soomaalinimo | officiall Music Vedio
5:19
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
AHMED RASTA Live Naftan Kuu Buktee Nairobi
6:04
Abdirahman Somali
Рет қаралды 2,6 МЛН
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 9 МЛН
AXMED RASTA HEESTA HOOYO QIIRO LEH AROOSKII ZAKI IYO ZAHRA
6:44
Koronto Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
AHMED RASTA | AROOSKII MUQDISHO UGU SHIDNAA | OFFICIAL VIDEO 2023
7:12
TAANOOLE STUDIO
Рет қаралды 865 М.
Ahmed Rasta,new release DOOKH, 2014  by Socdaal
7:10
Socdaal Photography
Рет қаралды 3,6 МЛН
DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PARTY 2013
5:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 18 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН