AHMED ZAKI | ISMAHAAN | "(Official Video)" 2013

  Рет қаралды 2,715,258

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Күн бұрын

THIS VIDEO is Copyright pROTECTED.
plz dont duplicate.
HEESTAAN WAXAA LOO SAMEEYAY
ISMAHAAN ABDI HUSSEIN
iyo Saygeeda
HASSAN ABDI ABRAR

Пікірлер: 647
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. 2 жыл бұрын
Waagaan Xaaskeyga shukaansanayay ayaan Heestaan uqaadi jiray Maadaamaa Magaceedu Ismahaan yahay, Alxm hadda Ismahaan waa Xaaskeyga xalaasha ii ah
@sallomohaofficial411
@sallomohaofficial411 3 жыл бұрын
heestan bil xaqiiq xasuus gaara bey iileedahay waxaan dhageysan jirey xaaskeyga markaan shukaansanjirey hadana Alxmd waxaan nahay qoys hal wiil ujogo ❤❤❤
@zoyaofficial9586
@zoyaofficial9586 3 жыл бұрын
Mashalah ilahy haku dayo isku waraa abid😚🤴👩
@hibogoradcabdi6934
@hibogoradcabdi6934 2 жыл бұрын
M.a illahey haisku kiindaayo
@houskankairo6476
@houskankairo6476 Жыл бұрын
Mashallah ana sido kaleh
@bashiirsantana5749
@bashiirsantana5749 11 ай бұрын
iskuwaara wll❤
@rashkaboy9757
@rashkaboy9757 9 ай бұрын
Nio anaa hadda dariiqaas soo haaya ee iso duce sxb inan sidada oo kale soo gaadho
@abdirahman1603
@abdirahman1603 9 ай бұрын
Hestaan waxaan dhageysi jirey xaaskeyga najmo markaan shukaansi jirey alxmd hadan waxaan nahay qows ujoogo seddex ubad lawo wiil iyo hal gabadh gabdhah soomlia laabta ayaan ka ogsoonahay ❤🎉
@LearnEnglish4040Q
@LearnEnglish4040Q 4 ай бұрын
❤😊
@sundusmahad726
@sundusmahad726 4 ай бұрын
Barakooba idam allah bowe❤
@SharmakeAbdikadir-em5eh
@SharmakeAbdikadir-em5eh Ай бұрын
Hadaan is barano kwrn suhurey 2024😅​@@LearnEnglish4040Q
@fatmaali4968
@fatmaali4968 5 жыл бұрын
Heestan xasuus wlhida sxbday iga tagtey baan isla dhageesan jirna 2015 ishwaaq I miss you wlhida😥😥😥 2019 hadaa ila dhageesaneeso👍🏻
@ayaandhool2547
@ayaandhool2547 7 ай бұрын
Heestan 2015 ani yariis ah ayan dhagesan jiray lkn jecel ahan Uma dhagesan jiran buufis aya I hayay quruxda mesha ayan dawanayay gorme tage ayan is dhihi jiray 2018waxan rabay inan tahribo sas ay thy 2024 still Africa joga jamacad ayan kabaxaya After one year wali inan tahriba raba hadadan dhiman mar uun Africa wan kata rabiyow irid kher ah I fur please ISO duceya 😢😢😢😢
@nishaalove92
@nishaalove92 3 жыл бұрын
Woow hees aan jeclahay iyo faniin aan jecelhy cawa xasuus 2020 /2/11 6 years ago qofki dawanaya sideyda like ta ha iga xasidin
@ismahanaamin9905
@ismahanaamin9905 Жыл бұрын
❤❤
@AbdirahmanSomali
@AbdirahmanSomali 10 жыл бұрын
Haataf Abdi Best Producer, caadi maahan sxb muuqaal cajiiba weeye Ani Jilitaanta ayaaban ka helay Nastexo indho Atirashada Sanadka .
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 10 жыл бұрын
Abdirahman Somali Aad ayad umahadsan tahay my brother.
@suheyboahmedmuse975
@suheyboahmedmuse975 4 жыл бұрын
2020 yaa ila dhageesanayo like
@khadarjaylani2066
@khadarjaylani2066 Ай бұрын
Hestan waxa ku jiraa magaca curadayda aan jeclahay alleh tii.DDD afacda ha ka dhigoH Ayatiin ❤
@abdirahmanmuktar3946
@abdirahmanmuktar3946 Жыл бұрын
Can't believe it's already 9 years since I first listened to this remarkable song at my best friend's wedding. Time flies hey
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 Жыл бұрын
Nio wavan layabay aniguba wakhtigu wuu cararayaa wlahy
@abdirahmanmuktar3946
@abdirahmanmuktar3946 Жыл бұрын
@@mohammethussein9313 haa walahay
@keivdahir2706
@keivdahir2706 Жыл бұрын
​@@mohammethussein9313😮😮😮😮😮😮😮😮
@Malekmedia24_7
@Malekmedia24_7 9 ай бұрын
2 casho kdib 10 years by noqon😂
@cqaadiraxmed5154
@cqaadiraxmed5154 4 ай бұрын
❤❤❤
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 11 ай бұрын
Heestan sanadkiba marban so booqdaa😊❤
@khaalidbihi85
@khaalidbihi85 9 ай бұрын
wlhi anba❤😂😂ilahayaw cimriga no barakee xasuus ileeday gaar ah aniga 5 kale dhagaysan jiranay manta qof walba qarad ku sugan aduun
@abdiladiifali9499
@abdiladiifali9499 7 жыл бұрын
aayatiinka nololeed islaantaydu allahayaw ubad ii dhashaa one love ahmed zaki N nasteexo indho
@hamzegalool5445
@hamzegalool5445 8 жыл бұрын
waxaan la ashqaraaraba miyaan eegmo dhugashada indhahaaga cawshaa hayn waayey aragtida....... Nasteho big beautiful eyes
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 5 жыл бұрын
Xasus wixii eh I'm intana igu filan like isaara Bal mel uron yhy ayaan waye 😋
@KhadarhireZultaan
@KhadarhireZultaan 4 ай бұрын
Before 8years ayaan dhagaysan jiray ilaa hada 2024 waan dhagaysanayaa heesta my favourite song ❤🎉🎉
@sayittalaabo8547
@sayittalaabo8547 2 жыл бұрын
2016 daawaday imika ayaan soo xasuustay 2021😢❤
@nasrocabdidaahir1784
@nasrocabdidaahir1784 2 жыл бұрын
2022👋❣
@mr_deeq_2759
@mr_deeq_2759 Жыл бұрын
2023🎈
@mohamudinshar3446
@mohamudinshar3446 8 ай бұрын
Nearly 14 years later still searching and watching iconic movies🫡❤️‍🔥🔥
@ubahnuurmuhumed5776
@ubahnuurmuhumed5776 9 ай бұрын
2023 Inta dawanayso❤
@mubaarigmaxamuudguuleed
@mubaarigmaxamuudguuleed 4 ай бұрын
2024😂🎉
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 9 ай бұрын
Wow 2 lgends nateho indho io ahmed zaki.❤
@ismahanmohamedsaalax9080
@ismahanmohamedsaalax9080 3 жыл бұрын
Masha allaah wixii Ismahaan la dhaho love so saara dee
@SalaadMuxumed-j3b
@SalaadMuxumed-j3b Ай бұрын
Comantiga dhan waa wada xasus lkn ani 2024 dawanoya sawabtana wa magaceyga ku jira 😊😂
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 4 жыл бұрын
Ya iladawanaya 2019 kk cadi mahana hestana
@sahraahmedali6671
@sahraahmedali6671 2 жыл бұрын
Xasuus 2014 buug diyarintii marka ku guda jiray waxan isla dhahesan jirnay my clssmat safiyo I miss this days
@qaaliabdu405
@qaaliabdu405 8 жыл бұрын
ahmed zaki fananka ugu deqsisan uguna qalbiga furan fananiinka😍
@ismahaancumar4537
@ismahaancumar4537 7 жыл бұрын
wwww afkaga Cano lagu qaby Ahmad zaki fanan jiro 😍
@user-kz3sk5ny3p
@user-kz3sk5ny3p 2 ай бұрын
Anigoo single ah aya xiligaan dageysanooya😂😂😂 02:18 hbenimo😢
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 10 жыл бұрын
mash allah waa hees aad u quruxbadan, Heesuhu jilidda iyo laxanka kama soo hadhaan. Waxaa aad ii soo jiitay siday gabadhu ula jilayso Romantic, Inantuna way maraysaa iyo fanaankuba.....
@rihaamomar7801
@rihaamomar7801 10 жыл бұрын
Hhh
@kowsarsaid8045
@kowsarsaid8045 10 жыл бұрын
She come from Puntland wwwwwwwwww
@soccer3035
@soccer3035 5 жыл бұрын
Wow this songs hits ma soul since my gf`s name is also the same ....king zaki salute ya for de great song .love u guyz
@xalanefilms2711
@xalanefilms2711 4 жыл бұрын
Erayadii iyo laxankii abwaan ooG Music axmed wali furinle 2013 Xasuuus Gaar ah bay iitahay❤
@Marwadahir23
@Marwadahir23 3 жыл бұрын
Sidaa tahay if iyo laydh ama uduga geedaha 😭😭 Alloow mar uun ina kulansii qofkaa ifka u jeclahy markaa dhaaya saara aan waaya hduu rabee😭😭❤😭😭❤😭❤ Allow nbd galyaa😭🤲🤲
@maryanahmed4638
@maryanahmed4638 8 жыл бұрын
ismahan allahayow ubaad ii dashayoo
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 5 жыл бұрын
Heesaatn 2015 baan aad ujeclaa una dhagysan jiray hada xasuuus xataa musicgeeda markaan maqlo xassutii baan idib ugu noqdaa xasuus hadaa maqashi waa un intaa markaad hees aad jeclayd waqti maamta dhagaysato meshaad ku dhagaysanaysay IYO waqtigu baad aad ugu noqon
@abdisalanabdullahi5862
@abdisalanabdullahi5862 5 жыл бұрын
Aad iyo aad
@Malekmedia24_7
@Malekmedia24_7 4 жыл бұрын
Dhamaadka 2019 yaa daawanaya
@hamdacadey6394
@hamdacadey6394 4 жыл бұрын
2020 hdii ila dawaty like dhac igu siya dhiiga ❤❤💎✌
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 3 жыл бұрын
Replay iso gal gabadh ismahaan la dhaho mcnto wn ku jeclhye🥰❤💓
@abdishakuurmaxamuud8405
@abdishakuurmaxamuud8405 9 ай бұрын
Tictock melody take to this channell on youtube, what's sound and music of this song is wonderfull
@butterflySom
@butterflySom 10 жыл бұрын
WaaaaaaaW markan hees sidaan umacaan dhagaysto viva fanka Somali baan dhahaaaa waaka baxsateen walleeee love it
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
Www best 8 March 2021 Ilaa hada hadaad daawanayso Like saar
@queenlubna2435
@queenlubna2435 9 жыл бұрын
Mmmmm it mentioned ma name I love it n the clip is soo nice thats best of Haataf Abdi
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 9 жыл бұрын
Muuqaalka'''''''''Heersare Erayada Heesta"""""''''''meel dhexaaD Laxanka heesta'''''Heersare Meesha lagu Duubay"""""""meel aad u qurux badan LaBiskooda"""""""sifiican u labisan Sidaasaa loo falan qeeyaa hadii kale waa layska daayaa... Good job guys....drop same more vids
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
thanks wali guled! it was fun to make.
@khadarseleban9649
@khadarseleban9649 7 жыл бұрын
heestan inaba caadi ma ah
@qadroqadro8307
@qadroqadro8307 5 жыл бұрын
Ishcals hes
@Isma.762
@Isma.762 7 жыл бұрын
😘😘😘😘 heestaan kal iyo laab wngsn ka helay mashallah ahmed iyo ....
@kawdarnuur3577
@kawdarnuur3577 10 жыл бұрын
Fananka axmed zaki iyo abawanka oog iyo indho aad ban idin salamaya well done guys haataf also you did good job Guys keep it up♥♥♥♥
@dekowabdihassan5305
@dekowabdihassan5305 5 жыл бұрын
Love song
@YouTuberQays-bq4tz
@YouTuberQays-bq4tz 8 ай бұрын
❤❤
@aragti6060
@aragti6060 8 жыл бұрын
seems they have close friendship,hope it work out for thm.
@wadanidhabtaah2160
@wadanidhabtaah2160 10 жыл бұрын
Illaahow qafkaad asturtaa astura nee illaahow na astur amiin
@hassanbaresalah3808
@hassanbaresalah3808 7 ай бұрын
Ubaxa ruxmaaye im still listen this masterpiece song...... old is gold. Oslo is nothing without ur presence 🎉❤
@abdullahibicir9619
@abdullahibicir9619 9 ай бұрын
Inta tiktok kasoo aragtay is muujiya
@ahmeymohamed5755
@ahmeymohamed5755 4 жыл бұрын
Magaceygaa Lee iga deh tnx Ahmed zaki fanan agteyda qali ka ah
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ceeb alaa astura nin iyo naag aan is qabin oo sidaan iskugu dhag dhagaya waa ceeb aduun, ilaahow ceeb astur.
@Raad_wanle
@Raad_wanle 3 жыл бұрын
2020 Yaa Ila Dawanaya
@ahmedsiyad9969
@ahmedsiyad9969 10 ай бұрын
Am still listening this song Tuesday 24 October 2023 Ahmed zakii
@SabrinYalax
@SabrinYalax 9 ай бұрын
Si lamida😊
@ahmedsiyad9969
@ahmedsiyad9969 9 ай бұрын
@@SabrinYalax mmmm
@hassanali1699
@hassanali1699 3 жыл бұрын
2021 yaa hestaan so xasoostay
@barwaaqomaxamed6598
@barwaaqomaxamed6598 3 жыл бұрын
Aniga
@Sadiaofficial12
@Sadiaofficial12 8 ай бұрын
still I’m listening this song Tuesday 26 December 2023❤️👌
@aasiyanuur393
@aasiyanuur393 4 жыл бұрын
My Queen 😍 ismahan love you so much
@Xamuudi03
@Xamuudi03 4 ай бұрын
Fiicanaan laheedaa hadii balamaha iyo axdiga la oofin lahaa mab jirteen xasuuso naga ilmeeyo, heestaan waxe ka mid tahay heesaha marka maqlo aan xasuuso dhamaad laheyn dib u galo.😢
@muuqaal
@muuqaal 10 жыл бұрын
Best Song , Habka Loo Dubay Ayaa inaba Caadi aheyn , Bahda Haataf Abdi Groupe thanks Go on , More Upload ilamaderayaal .
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 10 жыл бұрын
Adnaan Shawahaaye Thank you. More is coming. Insha*Allah
@asmajama2116
@asmajama2116 4 жыл бұрын
Heestan waxan kuxasuustaa gabdh nagu qalia oo ismahan ladhaho nagatagysa ban uqadanay xasuus meshad tagtaba farxad ban kuurajenaynaa❤😭❤
@ridwanmahmoud6177
@ridwanmahmoud6177 6 жыл бұрын
Mncha allah Hees khatar ah Lkin hal zu'aal Naagihi wad madhisaye Kala hanbee nio 💏💏💏💑💘
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
Hhh yaa loo hanbayn ma adi 😂
@dinixhaashim6070
@dinixhaashim6070 2 жыл бұрын
11-Jun-2022 Saacadu Tahay Kowdii Habeenimo Baan Bosaso Ku Dhageysanaya Ano Jawi Jaceyl Ku Jira😍🙆🏻😀
@limbokidshanshi7720
@limbokidshanshi7720 6 жыл бұрын
Naag garoob eheed oo said u qurxoneed oo Ismahan ladihi jiray ayaan said ujeclaa.anoo 16 jir ah.hadana waxa jira labatan.weli single aa ahy
@yusufsaidjama8007
@yusufsaidjama8007 10 жыл бұрын
romatic weeye dadka is jecel bay ku socotaa waa fanaaniin haday isku dhagaan dadkay qancinayaan hala yaabin daawo waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw asaxan fanaan cod music inataba waa dhag,dhag
@ahammednur8737
@ahammednur8737 5 жыл бұрын
Ubaxaa ruxmaaye
@ahmedoffishical9791
@ahmedoffishical9791 2 ай бұрын
Xasuus 2016kii 2015ki iyo banka magaalocadbee ayaan xoolo ku eegi jiray maana mooji meel aan joogo😢😂
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
27/December/2022 hddi aad iga dmbyso like ta dhc igu sii 🙋‍♂️🙏 Time 21:33pm hwenmo Tuesday 🎶🎧
@zoolacadeofficial16
@zoolacadeofficial16 9 ай бұрын
Ayatinka nolole. Quen. Foz alahyow ubad idhashayow urideyda noqotaa❤❤ Malin axad anigo..shqo.ku jiro.bn so bqday frm.soth africa🇿🇦😊
@shankanuukavlogs8611
@shankanuukavlogs8611 10 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaw heesti ugu shidneyd ebeyd
@Nimcoqaali1
@Nimcoqaali1 10 жыл бұрын
aaaaax caadi maa ahaan heestaan ubaaxaan ruxmaayo il biyo ku yaalo
@yusraabdifarah4737
@yusraabdifarah4737 7 жыл бұрын
ilahey amarkiis heestan waaba isamaysaa markan dawado
@cumaryusuf29
@cumaryusuf29 7 жыл бұрын
Isa soo diyarihee
@sayidahmedyaregureey203
@sayidahmedyaregureey203 6 жыл бұрын
yusra abdi farah adna hdl kaada hurts me
@saiyfudinabdalla2998
@saiyfudinabdalla2998 5 жыл бұрын
cadimahan
@abdisalanabdullahi5862
@abdisalanabdullahi5862 5 жыл бұрын
?
@abdisalanabdullahi5862
@abdisalanabdullahi5862 5 жыл бұрын
G
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 10 жыл бұрын
via Google Heestii Ismahaan Nice song bro Official video Music
@afgooyebishe2236
@afgooyebishe2236 4 ай бұрын
2024❤❤❤inta iga danbeeyso salaama
@zulthanibnukeyze4518
@zulthanibnukeyze4518 4 жыл бұрын
Caawa tarikhdu thy 12 6 2019 hbn jmce ah marlapad dhageyzanayaa heezta anoo jooga hargaiza azizana joogto pangaldish ilove aziza
@maxamedxassan250
@maxamedxassan250 5 жыл бұрын
Ilaahey kacabsada axmed zaki iyo nasteexo idho adduunka waa laga tageya aakhira jirta oo waa la is xisaabinaya
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Ahmed saki this song is very romantic mashallah keep going
@xasancade2129
@xasancade2129 4 жыл бұрын
Kamadaaalo heeskan 20 12 2019
@daganedaadaxAfatax
@daganedaadaxAfatax 7 жыл бұрын
masha alaha zxp axmed zaki xaaska wad ii amaantay thanks bro
@ismahanmohamed9082
@ismahanmohamed9082 4 жыл бұрын
Wow hestn wan jeclahay wana magacaya❤❤😊🥰💋💋
@mahamedkamalsharif6148
@mahamedkamalsharif6148 2 жыл бұрын
Ana waan jeclhy waayo waxaa ladhaaa gapadh aan azxaap aad ah nahay
@jecliyanafteyda5546
@jecliyanafteyda5546 4 жыл бұрын
Heestan ya dawanya 2020ka hhhh wan jecelhy heestan style iga dhe
@momohamoud8885
@momohamoud8885 10 жыл бұрын
wow nice song bahda haatuf camera editionka salaan sare iyo musicanka caan Ahmed wali furinle iyo fanaaniinta qaaliga waad ka tunteee boodhka nice song i luv it
@Rakio618
@Rakio618 3 жыл бұрын
Hestan xasuus goniyah wayeh wlh waliba ani ay ii leedahay omg 7years later cawah so aaday 9/June /2021 Wednesday 2:10am
@micraajabdirishiid1440
@micraajabdirishiid1440 9 ай бұрын
2014markey sobaxde wllshey ba dum uqadi jiray ayago shekesta wan xasusta ilmo aha 2017diina ana ley qadi jiray xasus ila xiliga wan dhagesta hestan😊
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 10 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaw cajiiiiib waxaasaaa jilaaa iyo hees waliba cod iyo miro lagaaa dhahaaaa xanaaqii nasteexo inuu farxadaan ku dhamaado aadbaan uga helay duumistii Haataf Cabdi waadku fara yareesatay loma kala harin xayi
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 10 жыл бұрын
Istaahil Warsame Aad ayad uMahadsantahay.
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 10 жыл бұрын
Haataf Abdi Adaaaa Mudan Walaalkeey video yadaada oo idil aadbeey uqurux badan yihiin mashaAllah
@haweyaali2904
@haweyaali2904 4 жыл бұрын
Axmed zeki waxad wiil aadii ii qiro geliya markad gobolada wadanka oo dhan hees aad ku dulmarisay jir o joog inasha allah
@ZhucaybRawe-vq9xj
@ZhucaybRawe-vq9xj 6 ай бұрын
Siduu Qays Aduunyada Layala U Ogaladee Iyagoo Awaarahaa Wayaha Ku Og saday Anbadoo Ku Kala Lumay uga Aamusdidaa ana Ula Irdhoobee u Adkaysan Waayeee
@omarabdi8515
@omarabdi8515 2 жыл бұрын
Ismahan ❤️❤️❤️
@ismahaanabdi4427
@ismahaanabdi4427 2 жыл бұрын
Hee
@omarabdi8515
@omarabdi8515 2 жыл бұрын
@@ismahaanabdi4427 qofto ismahan logu magac daro ayaa iga luntay amad adiga tahay 🤔
@ismahaanabdi4427
@ismahaanabdi4427 2 жыл бұрын
@@omarabdi8515 amaa aniga ahy lee 🤣
@omarabdi8515
@omarabdi8515 2 жыл бұрын
@@ismahaanabdi4427 who knows you can be the one😅
@farxaankingbookh2383
@farxaankingbookh2383 3 жыл бұрын
Wlhi waan taageeraa axmed Zaki yaa igu raacsan asxaabtaay Fanaan jira weeyaan runtii
@mohamedabdirashiid2543
@mohamedabdirashiid2543 2 жыл бұрын
Miyaan eegmO dhugashada I dhahran cawshaa Hayn waayay eegmada
@younggunner4500
@younggunner4500 7 жыл бұрын
like still litsening this 2k17 never gets old 😘👍
@mohametkaarie.
@mohametkaarie. Жыл бұрын
Still I'm leasing this song 🎉😊
@rakiaabdiabdi9016
@rakiaabdiabdi9016 3 жыл бұрын
2021 ismuuji💖
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 3 жыл бұрын
Yeah ☺️
@inacumar170
@inacumar170 4 жыл бұрын
2020 ya ila dawanya ❤
@aj4597
@aj4597 9 жыл бұрын
Waw esha Calaa heesa hore u soco fanaanka u ku qatarsan somalida
@abdifataxabdiraxmaan9304
@abdifataxabdiraxmaan9304 4 ай бұрын
Aniga waxaan u dhageystaa sxbtey ayaa magaceeda la dhahaa iyada ayaana kuso xasuustaa
@shariif2270
@shariif2270 5 жыл бұрын
Waxan la ashaqaraababa miyaan eegomo dhugashada indhahaga cawusha ah hayin waayey aragtid wooow eryo mcn weeye
@qudhachure9598
@qudhachure9598 7 ай бұрын
Xasuuus wlhi wow aduun orod dheeraaa ma 14 sano kasoo wareegty
@jaamacmagan5906
@jaamacmagan5906 10 жыл бұрын
Waaaaw inaba cadi mahan
@anwarmohamed5875
@anwarmohamed5875 10 жыл бұрын
Dr.rafiiq Waad isjeceshiine noqda kuwii isku raaxaysta nasteexo waa inan jidh macaan hayse
@shamsoqueen1179
@shamsoqueen1179 8 жыл бұрын
I like sidee hadaaf u dubaan😍😍 u guys are best masha allaah😍
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Ubaxaa ruxmaayee Il biyo leh ku yaal Sidaad tahay ufiyo laydh Ama uduga geedaha Waxaan la ashqaraaraba Miyaan eegmo dhugashadaa Indhahaaga cawsha ah Aan waayey aragtidaa Aayatiinka nololeed Ismahaan allahayoow Ubad ii dhashaayoo Ooridayda noqotaa
@ismahanmohamud9797
@ismahanmohamud9797 3 жыл бұрын
Heestaan magaceyga Lee u dhageystaa
@SihaanAbshir
@SihaanAbshir 9 ай бұрын
Siduu qays aduunyad laylo ugaladey❤🫶🤍💔🫀🤴🏻
@naciimaxasaan2091
@naciimaxasaan2091 2 жыл бұрын
Hestan wxa I qadi jiray sxbkey an adunka ugu jeclaha hdana adunka asi ugu necbahy 😭💔 adunka aba sidana 6/7jun /2022
@supermk879
@supermk879 9 ай бұрын
Legends still listening this song ❤❤❤❤
SAHRA CUMAR DHULE IYO DALMAR YARE HEESTII DHABTA MIYAAN KUSAARA
10:10
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 6 МЛН
AHMED ZAKI | NASTEEXO | "(Official Video)" 2015
6:57
Haataf Abdi
Рет қаралды 1,8 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
Kugu Badhaadhay - Ahmed Zaki iyo Nasteexo Indho HD 2015
8:53
Haataf Abdi
Рет қаралды 4 МЛН
Idil Barkhad iyo Ahmed Zaki - Sawirkagu Wa Wehel  (Official Video)
7:06
Hees Cusub By  Ahmed Zaki Heesta XANBAARO
6:13
haalooyeelo
Рет қаралды 482 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
NASTEEXO INDHO | WAR HADAADAN TUMEYN | "(Official Video)"
6:51
Haataf Abdi
Рет қаралды 7 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,7 МЛН
AHMED ZAKI | Hees cusub 2015 | MaSeer
5:26
MaDaR LYriCs
Рет қаралды 715 М.
AHMED ZAKI | Maxkamad | (official video) 2017
4:46
Haataf Abdi
Рет қаралды 5 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,6 МЛН
MEDO E PROS FRACOS 💀 #fy #explore #medos #viralshort #viralvideo
0:19
🥴слабонервным не смотреть
0:57
Рамина Алмас
Рет қаралды 3,8 МЛН
Когда решил уехать от сотрудников ДПС! @krimov_kr
0:14