Qiso Cajiib Hooyo Soomaaliyeed Caruurteeda Ciyaarsiinayso::::: Dr AHmed Al-Yamaani

  Рет қаралды 9,187

Dr Ahmed Al-Yamaani

Dr Ahmed Al-Yamaani

Күн бұрын

Please: Subscribe, Like, comment and Share
/ @ahmedalyamaani
follow us on
/ ahmedalyamaani
/ yamani1979
/ ahmed_alyamaani

Пікірлер: 44
@asioaxmed875
@asioaxmed875 13 күн бұрын
Hooyadaasi nimcay ku jirtaaa ilaahay hatuso nimcaday ku jirto Waxay seegtay in ay caawiso oo ay buuxiso meesha banaan Ilaahaw xaqa nawaa fahi🤲🤲🤲
@Mahdi-b6b3b
@Mahdi-b6b3b 7 күн бұрын
Naagta hadalkaas tiri lama'rabin in eey sidaas dhahdo. Laakiin aniga waxaan dhahaa waad buuxdaaye aduun waad heshaye maashaa'allaah.
@sadiaaahmett
@sadiaaahmett 13 күн бұрын
Alle ha xifdiyo aabayasha somaaliyed ee wanaagsan Alle ha hanuuniyo kuwa dantooda moogan
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 10 күн бұрын
Masha Allah nin wanaagsan waaye kaas abyo nimco ayaa ku jirdaa ilahay ku shukri wax kaa maqan malaha ilmahaaga gorso abyo oo tar biyeeso
@XaawoIsxaaq-z1t
@XaawoIsxaaq-z1t 13 күн бұрын
jazakallahu kheyr Sheikhen ❤illhy Reeraha Ha barakeyo inta reera laheynna illhy Reero Wanagsan ha Siiyo ❤😢❤Ku sali Nabigeena Muhammad SALLALLAAHU caleyhi wasalam ❤
@user-ce9kw8vn1r
@user-ce9kw8vn1r 14 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
@RumaanCumar-md5mk
@RumaanCumar-md5mk 5 күн бұрын
Gabadhas ilahey Haku shukriso alxamdulilaah na ha dhahdo Anagana ilahey xaqa hana fahansiiyo
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 10 күн бұрын
Amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲 dhamanten
@KowsarAbdulwahab
@KowsarAbdulwahab 14 күн бұрын
Asc wlhi abaha somaliyed masino waxa kijiro dad aad isdehesid qalbiga dagax aya ogujiro kuwana allah aya ugu deqay wanag iyo naxaris iyo dadnimo intaba ❤ marka ilahay hano barakeyo aboyinka somaliyed inta xuna ilah hanosohanuniyo laantod waabar ❤
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 14 күн бұрын
Waa nin cidihi o dhan wada hayo Masha allah allah ku xifdiyo aabahay.
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 13 күн бұрын
Hooyadaas alxmdulilaah hadhahdo hadiiba loo soo shaqeenaayo. Hooyin badan ayaa badaanka iyo guduha kashaqeeyo oo hooyo iyo aabo u ah ilmaha. Allaha xaqa haduso aabayaasha soomaaliyeed kuwooda qeeri masuulka ah oo naxriisba laheen
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 13 күн бұрын
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer sheeq Allaha ku barakeyo Yaa Rabi iimaanka illahey ha usugo hoyadan yaa Rabi Ninkan maskiinka illaheyow ukalmey haso shaqeyo jikadane ha iiga shaqeyo Ciyalka ha ila cel celiyo surtagal mahan ee uducey ninkaga illahey hano xafido dheh asaga ubahan inad farxadiisa ku dadashid so dhaweysid waye ilali nolosha qoysaska Sharaftada waa ixtiramka Insha Allah
@habonofficial8531
@habonofficial8531 14 күн бұрын
Janadi aduunka oo qof ayuu ilahay ku siyay ee abaayo ilahay umahad celi wayo gabdhaha America joogo badigood way shasheeyan masha alah qarso alxmdulilaah dhah
@fatumaali1463
@fatumaali1463 14 күн бұрын
Mansha allah Ninkaas waa nin labokhrado waa nin adag oo heerkiisa ku filan ha u mahad celiso
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 13 күн бұрын
Gabadhaa masha Allh iney dhahdo waaye nimcadeeda mid aan heeysanin ayaa jirto ee ha qarsato bishii 2 haduu baar geeyo oo wakhti laqaato weyku farxaayaan.
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 12 күн бұрын
Mashalaah Raga alaha noo daayo hooyoyinkana iimanka alaha galiyo intii qaadan
@ita-y7e
@ita-y7e 12 күн бұрын
❤❤❤
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 10 күн бұрын
Nimanka somaliyed sidaa macadam ahaa lakiin hooyadas waxba kamaa xumaa lakiin ninkastaa intaa lagaama heelo
@nimco9305
@nimco9305 13 күн бұрын
Walashena nimco allah ayey gaysata e ha qarsato.
@Noting_her
@Noting_her 13 күн бұрын
Maasha Allah waa aabo fiican ha qarsato
@rukiyamohamed3728
@rukiyamohamed3728 12 күн бұрын
Waa naag dharagta kabadatay ee hawareysan doqonta sedex cunug maxaa lagala heyni 7 ayaan cidlo kudhalay xitaa daris somali ah malaheyn waligey mashaqeynin asagana booskisu qabsaday anigana boskeygaan heyste nin somali wax gaaro maleh aduunke ilaahey hano barakeyo
@aminayusuf5960
@aminayusuf5960 13 күн бұрын
Asc Sheikh Ahmed jazaakalaah. Hooyadan Alxamdulilaah ha tiraahdo Allesubxana watacaalaa wuu u nimceeyey ha ku mahadiso ninkeedadana ha haysato raaliyana ha u noqoto. Ninkana waqti ha siiyo maratka qaarkood
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 14 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah
@nimco9305
@nimco9305 13 күн бұрын
Mashalah shiekh marka runta laga hadlo wa nin ila fican wa u dadalay ma isku awodo ninka raga isku mar in u shaqeyo hadana u carurta wado way adagtahay. aniga o ah gabar somaliyeed xajiga wa u shaqeya inta u maqan yahay carurta anaa lakaco o la kufo dhibna mslahan. Waxan ku talin laha in ay gabdhuhu sabran o ay jojiyan dacwada badan.
@istarcadey5938
@istarcadey5938 13 күн бұрын
Alxmdulillh calaa kuli nicmah, Systemka lagu noolyahaa qaldan Anakaaana imaanay , inaa u dhabar adeegno saas aaku qaadano waaye Ama wadankeeni ulaabano kutul yomkeena ku qanacno ilmahana wada korsano.
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 13 күн бұрын
Mashallah tabarakallah nimco dad badan la’ayihiin ayay haysataa lkn ma aragto Allah tusiyo .dhanka ninka waa inuu labada Bari ee uu fasaxayahay waqti hasiiyo
@rodamahamoud
@rodamahamoud 12 күн бұрын
Asc sheikh wa run
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 14 күн бұрын
Raga soomaaliyed waxka fiican ma jiro e dumarow iska daahay dacawada.
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 13 күн бұрын
Waa sidaas xaliimo
@LajecleyDunida
@LajecleyDunida 12 күн бұрын
Nimco aye kujirta ee haqarsto nimcda uu Allah siiyay😢 hadi ay caqli ledahay
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 13 күн бұрын
Soomaaliyee babuurta iyo guryahay lasoo qaadanaayo Ribo ayee ubadanyahiin ii iska ilaaliya. waxaa laguu qaade adigoo gaari duluf ah iibsado guri ijaar ah iskadago
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 13 күн бұрын
Asc shiikhoow dumar hadeynu nahay meel noo roon magaranayno Inteena badan .Walalhi alx ha dhahdo nimcooyinkuu illaaheey ku siiyey haka been sheegin.
@naimaafrah6705
@naimaafrah6705 12 күн бұрын
Asc sheikh. Quruxda qoyska waa communication halkana kama muuqdo sida ay gabadha iga jawabtay suaasha gurriga iyo gaariga aad ka weydiisay, thanks
@isiri.2835
@isiri.2835 12 күн бұрын
TAAS WAY NASIIBSATAY MAALMAHUU JOOGO WAA IN UU TUSAA ILMUHU IN UU AABO HAYSTO GAARI QAALIYA TALOOFOON IYO ISTUS HADDAY DOORATAY LACAG YAR.IYO ILMO AABO HAYSTA HA NOQDEEN
@Mahdi-b6b3b
@Mahdi-b6b3b 7 күн бұрын
Naagaha waxaa layiri cadaabka ayey ku'badan yihiin sababtoo'ah. Markuu ninkooda wanaajiyo ayey dhahaayaan waligaa wax ima'siinin nin aduunka kaaliito malaha.
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 13 күн бұрын
Sheikh noloshu maaha Horta guri iyo gaadh qurux badan waxas wanaagsan nolosha inlaysku dheeritaro nimanku cidi waxkale kama rabtee caruurtooda haka warhayaan
@aarboy2305
@aarboy2305 12 күн бұрын
HADHOOW ARMAAD BOODAA BATUULO .
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 12 күн бұрын
Ninka shaqey ilmahana ila haay seeku dhacee ilaahey xaqa ha tuso wax walbo wey heysataa hashaqeynin imahaaga heeso maxey ku diidee bal qofka shaqey ina dabo soco Aqli miyaa kuwaa ilmahooda intii lagu furo waxbo la siinin oo shaqeyso ilmahana heysa taa
@iqroIsmail
@iqroIsmail 12 күн бұрын
Lacag hada arko waji malihi
@umaahfatima
@umaahfatima 10 күн бұрын
Asalaamu Alakium, it's not good to share your marriagle issues online. It's better to complain to Allah sub hana ta alaa, Ask Allah rectify your problems and we all need to correct ourselves. Be humble and grateful what you have, even if it maybe little. Do not slander each other, as husband and wife. Allah made you cover each other from the public, therefore stop exposing your life, as a soap show. Fear Allah, you will be accountable for your actions.
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 13 күн бұрын
Ninkaa waa rag rag dhaley lkin waxaa badan kuwo aan balwad laheeyn ayaa badan oo hooyada ku dayaca ilmaha.
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 14 күн бұрын
Ninked uba ushaqeynaya maxaytahay dacawada waa yaabo 😂 gabdhas way qaldatadahy .
@Mahdi-b6b3b
@Mahdi-b6b3b 7 күн бұрын
Nin ajnabi'ah lagama'yaabo in aad wax yar ka'heshid waad aragtey badanaa ajnabiga naagaha eey qabaan naagaha soomaalida weey shaqeeyaan. Badankood waxa eey u badan yihiin oo eey ka'shaqeeystaan social medi'yaha. Mar marne ilmaha ayaa xoog looga'qaataa markeey is furaan, qaarne ilmaha weey la'dhuuntaan.
@Mahdi-b6b3b
@Mahdi-b6b3b 7 күн бұрын
Naagta hadalkaas tiri lama'rabin in eey sidaas dhahdo. Laakiin aniga waxaan dhahaa waad buuxdaaye aduun waad heshaye maashaa'allaah.
Saliga Nabiga (SCW) Fadligiisa Iyo Waqtiga Ugu Fiican::: Dr AHmed Al-Yamaani
39:05
MAXAA XIGA JAAMACADDA KADIB | DR ADNAN ABDALLAH
18:23
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 6 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 115 МЛН
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16
Ikhlaaska waa calaamada ugu weyn ee Awliyada Ilaahey iyo qiso cajiib badan
29:55
Imam/Dr. Hassan Jaamici, Ph.D.
Рет қаралды 31 М.
DAHABKAYGI AYAN UGADAY NINKAYGA BALSE MAXA IGARACAY!!
42:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 68 М.
7 DANBI OO LAGU HALAGSAMO LACAGTA RIBADA OO LACUNOتا ...
17:35
Gabar Dhakhaatiirta Ka Quusteen Siduu Alle Ku Caafiyay?!::: Dr Ahmed Al-Yamaani
10:43
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Siirada Islaamka
Рет қаралды 471 М.
Part 2/2. Koriinka iyo guurka ilmaha ku dhasha qurbaha. #wardheere
41:14
RACIGII JAJUSKA LAMODAY IYO FADLIGA DUCADA!@sawdamqaalib
1:10:02
Sawda Qaalib
Рет қаралды 56 М.
Hooyo wiilkeedi gaaloobay, Al Musaamix Kariim.
25:07
Fatima Muna channel
Рет қаралды 53 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 213 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 115 МЛН