Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Alle ha u naxariisto
@SalwaNasirOsmanАй бұрын
Yaa Rabbi salaam
@astaahilhussein7623Ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun😢😢
@HodanCabdi-gc3ioАй бұрын
Aadanuhu ayagaa isdulmiya subxanallah
@safiyocali1306Ай бұрын
Subxaana llaah ilaahayaaw ugaŕ ga gaar
@beydanfarah3590Ай бұрын
Jazzak allah khairun
@sundusahmed3174Ай бұрын
Allhamdulillah 💔💔 Subhana ALLAH 💔💔 ALLAHU AKBAR 💔💔La ilaaha illa laah 💔🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@sahraj3885Ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa illeyhi raajacuun Allah how naxariisto Intii dhimateyn Allah how soo dedegiyo kuwii Dadkaa dhibey dhibtii ay geysteen ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Subxaanallaah illaahay daalim kasta Marka uu qabtio kama baxsado wax lala yaabo Masha midka daran ayaa ka dhacay somaaliya xiligii dawladii kacaanka khaasatan somaaliland sidaas ayaa la dhihi jirtey gabshaha intey qudhmis dhali lahayn. Kacaan ku beer boqolaal ruux. Ayaa sidaas ku maqan illaahay ayaa kala xisaab tami dona
@malyunukash2975Ай бұрын
Inalilaah wa inaa ileyhi rajicuun
@kalatuuraaye.7106Ай бұрын
Sheekhow kheyr alle haku siiyee intaas oo sano ayaa isticmaaleysaa youtube-ka mic 🎤 isticmaal videowyaashada codadkooda qaar waa daciif lama maqlayo intaas ayan ku sheegayaa walaalow 😮 mar waliba aad rabto in aad videow soo galiso please mic 🎤 isticmaal qisooyinka qaar xitaa lama maqlaayo codkada oo daciif ah😮
@KawsarAbdulwahabАй бұрын
Mxa wll codkisa aad buu uderyahay
@iskufilan174Ай бұрын
Scw scw scw
@ugaasocismaan733Ай бұрын
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
@almasahmedali3967Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🧕😭😭😭😭😭😭
@nimcoaliibrahimnimco9678Ай бұрын
Clykuma sln wallall wrxma
@halimohurbeАй бұрын
Wlhi waxaab soo xasuustay neef ari ah oo maalin aan daawaday qola cawaan ah gubayaan isaga io nool aduunka cadaalad kama jirte illahow inta dulman u denbu dhaaf akhiro warba yaal
@iskufilan174Ай бұрын
Wcs wr wb
@qadroahmed4255Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@HUDAAhmed-k3mАй бұрын
انا الله وانا اليه راجعون
@nuuurcbdiiАй бұрын
🥺. .🥺 . 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@samirasahra1747Ай бұрын
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
@FartuunMaxamed-hn2rcАй бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@FartuunMaxamed-hn2rcАй бұрын
Alahunaxristowaalakenyalah
@bilancabduqadirАй бұрын
Shiikhow wa isku mid waxa ka socdo falastiin iyo suuriya labada nin ee daliminta ahaa isku mid ayey wax ugu wada sameen jireen
@bintimohamed7864Ай бұрын
😢😢😢😒☝️
@QaaliCali-p6xАй бұрын
Waxaan run miyaa ma lahubaa mise waa flim ulajeedo kale laga leeyahay
@QaaliCali-p6xАй бұрын
Yaab Muslim kii markey sidaan isku galaan gaaladii maxaad umaleenee
@SiciidMuxamudАй бұрын
Shico weeye ma aha sunni
@Aymo72Ай бұрын
Muslim maahan qof xun oo musiibo sheydaan kadarn waaye qofka xun muslim mamatalo
@iskufilan174Ай бұрын
Muslimiinta ayay magac xun usoo jiideen
@istahilhassan-px1fxАй бұрын
Muslim ma aha ninkan mislim baad leedihiin
@ashaomar6719Ай бұрын
Asc walaal why u don't answer our questions??? 🤔
@SaidAhmed-t5cАй бұрын
Waxaan isagu ma uusan sameeyn ee ruush iyo reer galbeed iyo israaiil iyo iiraan baa raalli uga ahaa waxba meesha haka saarin israaiil iyadaa mas'uul ka ah waxa carabaha ka dhacaya waxaana gadaal ka taagan gaalada because xabsiyada waa la'booqdaa ee meeyey heey'adihii booqan jiray adeer wax raalli laga ahaa beey ahaayeen xeelada iminka ku jirtana waxaa weeye in shiicada iyo sunniga la'baalansi-gareeyo oo eey dagaalamaan si israaiil looga sii jeediyo oo eey dib isugu abaabusho wixii eey qabsatayna eey qaar sii heeysato kolka tii rabbi halkeeda weeye oo aadane alle baa ka weeyn laakiin gaalo muslimiinta weey ju maqantahay