🥺🥺....🥺🥺 ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252 617313184 Cabdulqadir Cabdi
@user-gr4qg5zm1d Жыл бұрын
❤❤ALLAH ❤❤❤SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤❤
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam
@fooziyafawaza4526 Жыл бұрын
أستغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه ❤❤❤❤❤❤❤
@user-gr4qg5zm1d Жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤
@user-li2xe3wo7d Жыл бұрын
Allaahuma aaamiin
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp Жыл бұрын
Aallah Aamiin shiekh
@maryamawil9305 Жыл бұрын
Aamiin yarabii
@yarimysahra8061 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ألهم آآمين ألهم آآمين يارب العالمين جزاك الله خير وبارك الله فيك الله يحفظك يا رب العالمين