AI iyo Mustaqbalka Shaqada & Waxbarashada

  Рет қаралды 14,575

Mogadisu Tech Summit

Mogadisu Tech Summit

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@Abdifitah7
@Abdifitah7 6 ай бұрын
Thank U Ustad.
@mahamedahmed5943
@mahamedahmed5943 6 ай бұрын
Hadaan Code barano oo aan wax walba iska day nay qaar ayaa wax ka sheegi🤣🤣
@abdikhanihassan
@abdikhanihassan 6 ай бұрын
Hada ma Sana wax noogu so gudbinen waayo presentation maba aragno waayo waxa la rabay professor marka uu hadlayo in aan screen ka dhinac dhigtan si presentation ka loo arko saan wax ka badala
@abdishakourmohamed785
@abdishakourmohamed785 6 ай бұрын
Aqoonyahan waa ku taageeraaa guuleyso
@Ganey-official
@Ganey-official 6 ай бұрын
Magaciis ninkan waa nin Aqoon badan Masha Allah ❤
@apdalamuze
@apdalamuze 6 ай бұрын
Ustaad maxamed muse
@azaanibrahimmohamed2846
@azaanibrahimmohamed2846 6 ай бұрын
Ai programing kama tuurayso shaashada wa presentation marketing shaqoyin nocaso kale fudud daaqada ka tuuraysa inkastoo programing xooga yar adag yahay xaga shaqada fududayd ka dhigaysa
@mohamadhassanyusuf3275
@mohamadhassanyusuf3275 6 ай бұрын
macalinkaan caad maahan
@ZackyJamel
@ZackyJamel 6 ай бұрын
Zxp Anagu hadaan nahey devs wax uun ayaan bedelnaa, xitaa odeyga gardka (ilaaliyaha-shirkada) waxan sameyney system gpt-kushaqenaya oo akhrinkaro cctv-camerada kadibna report kadiyaarinaya.
@sharmaarkeabdisalamhashi589
@sharmaarkeabdisalamhashi589 6 ай бұрын
Ustaadku waxjira ayuu kahadlay runtii
@najiibjama9728
@najiibjama9728 6 ай бұрын
Markaan arkay maamo beer falanaysa aad ayaan ugu farxay waxa ayna dhiiri galin u tahay in qof walba uu wax tabci karo aysana kala lahayn rag iyo dumar.
@amiinofficial6272
@amiinofficial6272 6 ай бұрын
Linkiga reportska iyo videoska noo soo dhig sxb adoo mhdsn.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 6 ай бұрын
Tignoolajiyaddu way na waalaysaa❤❤❤
@yasinmohamed4859
@yasinmohamed4859 6 ай бұрын
casharkan xagee laga helayaa isagoo ppt ah
@Xaafit2320-hb7mu
@Xaafit2320-hb7mu 6 ай бұрын
Aslub wax gudbis maleh ninkan
@dualterm
@dualterm 6 ай бұрын
Hada code kiina ma la isaga daba Yimid😂
@SamiaArtan
@SamiaArtan 6 ай бұрын
1.Communication 2.Managemement 3.Costomer Service 4.Leader 5.Detail Oriented 6.Problem Solver
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН
Critical Thinking (Fikirka Toolmoon) - Dr Maxamuud C/Raxmaan
1:00:49
Dr. M. A. Mohamoud
Рет қаралды 39 М.
Kaftanka Siyaasada 569 oo aad u xiisa badan
27:22
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 14 М.
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 74 М.
Xishoodka iyo xijaabka || Muxaadiro Nasiiba Sh Aadan Siiro.
39:21
MM Somali TV
Рет қаралды 95 М.
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН