AJ FAMILY MAJEERTEEN AYAA QASAB KU HAYSTA SOMALIDA HA II KACDO HOOYO SOMALIYEED AHAY

  Рет қаралды 32,492

M•Somali Tube

M•Somali Tube

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@HiboAden-ee9bs
@HiboAden-ee9bs Ай бұрын
Hooyo Fadumo wilakeda allha U so sahal amiin
@DahaboIbrahim-n3p
@DahaboIbrahim-n3p 3 күн бұрын
❤❤
@User-s5z2t
@User-s5z2t Ай бұрын
Maxaa kaagalay haduu Diid ay ma adiga ayaa lagu waydiinaya a aakhiro ❤
@mayAdam8888
@mayAdam8888 Ай бұрын
Allah Somalidu faduuul baddanaa oo arimo aanay shaqo ku lahayan inay dhex boodaan jecelaa
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
DNA.....DNA.....DNA....HA LAGA QAADO, SIDA KALIYA OO LAGU KALA CADDEYN KARO, HOOYADA DHASHAY LAGU GARAN KARO.
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz Ай бұрын
Walaalayaal aj dambe ma Lahan waa wiil la dhalay ee Raadsada hooyadii iyo aabihii
@AyaanColaad-g3j
@AyaanColaad-g3j Ай бұрын
Saa ku wad sax weeye
@abdirahmansaciid4223
@abdirahmansaciid4223 Ай бұрын
Hooyadii raxanwayn haday tahay oo aabihii majeerteenyahay isagu markaas ma raxanwayn baa mise waa aabihii iyo majeerteen
@D-izzy00
@D-izzy00 Ай бұрын
Harassment and bullying are what you are doing now. You need to stop harrasing AJ and his family.
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz Ай бұрын
Somaliyey rabbigiina ka baqa ee aj iyo familigiisa ka dhamaada
@aminaidris426
@aminaidris426 Ай бұрын
Alla mayee raxanweyn baa qasab ku qaadan rabta sheeko
@SucaadoOday
@SucaadoOday 28 күн бұрын
Asc Allah kacabso xasan Farley markup joogay noroobi wuxuu ah raxaween adiga caruur malahi miyaa uqub kam baqesim hooyo maskiintah iskilal xasan Farley aqiro dhinac kuu magay had waa halka difac kar aqiro afkiis aniga waligeey mashegan majeeraten wuu inkiray wuu yaqan hooyodiis allah kabaq
@fadumosaid114
@fadumosaid114 Ай бұрын
Dhiigu maqasabaa wiilkaan hooyadiis iyo aabihiis wuu haystaa.
@fadumosaid114
@fadumosaid114 Ай бұрын
War hadduu xataa ahaan lahaa raxanweyn waa ninweyne hadduu isku diido macidbaa qasab ku leh.
@FaaraxAwcilmi
@FaaraxAwcilmi Ай бұрын
Waryaa.dadku.majeerteenka.necebaa.waayaab
@siraadadan5497
@siraadadan5497 Ай бұрын
Isaguba view s raadis buu ahead waayo muu is cadeeyo
@fadumosaid114
@fadumosaid114 Ай бұрын
War raxanweyn waa lacag doon yaahuu
@fadumohussein3035
@fadumohussein3035 Ай бұрын
cimri tagey ceeb Laguma sogotiiyo ader istafuruleyso.
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Walaalihii af raxanwayn ma ku hadlaan
@fadumosaid114
@fadumosaid114 Ай бұрын
Orda meel udira hadaad qasab kuleedihiin dadyahoow xanuunsan.
@fadumosaid114
@fadumosaid114 Ай бұрын
Majeerteenku dad ka lama murmaane ogaada idinkaa runta ogaan doona.
@mohamedmohamud1767
@mohamedmohamud1767 Ай бұрын
Wayaade intaa daahir calisow keenin ka hor cayaa meediya ku arkey war ka daaya fuusto daahir calisow keenay weeye iska hishooda wiilka geeya DNA easy WAY
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz Ай бұрын
Waxaad leedahiin wax baan kala saareeynaa maxaad Kala saari kartaan
@sadiaali8815
@sadiaali8815 Ай бұрын
Akhlaaq ma lihid ee wiilkaa amaan siiya
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey Ай бұрын
40 jir yaa haysan karo habarta wiilkeedii ha raadsato
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Eedadii ina hebel gehele ah baa tiri farta is ital differ baa looga gooyay anaa la socday
@fadumosaid114
@fadumosaid114 Ай бұрын
War ninkaan maxaa idin daba dhegay yaahuu laydin yiriye.
@alishaafi9380
@alishaafi9380 Ай бұрын
Sheekadiiñeya ka dhamaw asag waanuba
@mohamedmohamud1767
@mohamedmohamud1767 Ай бұрын
Odayow ilaah u laabo anigu naagtan 4 sano ka hor cayaa meediya ku arkay bal iska xishooda
@mohamedmohamud1767
@mohamedmohamud1767 Ай бұрын
Daaruud haduu yahay haduu yahay yandaar Maxaa u diidan tihiin DAN rahweey wiil daaruud uma baahna daaruudna wiil rahweey uma baahana haddi wax isku haysiin wiilka keena DNA aan kala bahno wiilkeena aan lahaano ama wiilkiina lahaada
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Ай бұрын
Ma xumo
@mohamedmohamud1767
@mohamedmohamud1767 Ай бұрын
Oday hadlaay waa beenaale naagtan anigu waxaan meediya ku arkey 4sano ka hor niminyow waa fuusta daahir calisow soo riihay waayo
@OS-db8um
@OS-db8um Ай бұрын
Cidaan mj wiilkan maxay kaga dhaganyihiin oo DNA logu diidanyahay wa yaab
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
War ninkaan ma luminal dadkii waxay ay buu lasoo waxay reer buu iska soo raacay qaxooti ya da caruurta dan oon reerkoodii meel ku ogayn baatuuran
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Dadkii nayroobi la joogay oo dhan baa sheegay in xasan Frey la dhoho
@Halima-yv5uk
@Halima-yv5uk Ай бұрын
Eedo hooyadaa dhibaataysan hala qanciyo hadii ay ku qancayso Dian e wiilku ha iska qanciyo lacagta lasheegay yuusan ku xirin
@fadumohussein3035
@fadumohussein3035 Ай бұрын
think about mamo Fadumo ❤
@fardoussadjamaelmi
@fardoussadjamaelmi Ай бұрын
Aj peut faire DNA avc la maman qu il prétend être sa propre mère et ki habite à l AMÉRIQUE près de lui svp , et l affaire est fini
@fadumohussein3035
@fadumohussein3035 Ай бұрын
no qabiil
@AhmedAhmed-cs9jg
@AhmedAhmed-cs9jg Ай бұрын
😂😂😂😂
@CabdifataaxOnline
@CabdifataaxOnline Ай бұрын
Beenale Alle ka baq manta waaaa iff barına waaaa akhiro
@D-izzy00
@D-izzy00 Ай бұрын
Alamtara waa soo dhaafteen markaan. Nacasyahow intaan youtube chanalka lagaa xirin oon lagu report gareen vedio ga kabadal sawirada iyo title ka.
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi Ай бұрын
War kobtan ayuub mala soo sheegto war waxka badan iskadaya wiilku muxuu ku diiday DNA maxuu se u batırsa. La yahay dadku ma aqli gey la yihin majeerten iyo haber gidir abtiriska çanaha lo raciya
@Hooyomcn123-g8m
@Hooyomcn123-g8m Ай бұрын
Waaa runtaaa wllo
@AbaitiBana
@AbaitiBana Ай бұрын
Aj lahjiyadisa lahjiyadda mujeerteenka ma ahan maxaa sababey
@fadumosaid114
@fadumosaid114 Ай бұрын
Mj ma hal lahjad bay kuhadlaan waa dad tira badan oo 10 lahajadood ku hadla.
@luuljemac7527
@luuljemac7527 Ай бұрын
Waar illahaykacabso miskinta hoyadii usoo daya awlada inan awlada illahay balayo haydinkuridee
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah Ай бұрын
Waa been waxad noo shegaysid boowe DNA ha iska qaado
@safiyoali3131
@safiyoali3131 Ай бұрын
Qaladku waa waxa uuiskudhiibay... wiilkaan qabiil mayaqaan. Odayaashaan. Qabyaaladi dishayna maaha
@alishaafi9380
@alishaafi9380 Ай бұрын
Yaa cadeeyey in hooyadi tahay aad bad ugu masqusfe bamnkal yaa 40 la lugano hooyad waata o lagu Bush 4aaac shadain ba ka bariisaysa
@jaamacismaaciil845
@jaamacismaaciil845 Ай бұрын
War ninkani inuu Raxanweyn yahay bay umuuqaataa, laakiin DNA halaga qaado. Ninkaasi isagaaba sheegtay inuu Raxanweyn yahay. Kan garaadka sheeganaya ee xiiqsani yuu uhadlayaa isagu?
SUCAAD OO NAFTEEDA HALIS GALAISAY JACAYL DARTIIS UNA WAALATAY AX
34:51
M•Somali Tube
Рет қаралды 3,5 М.
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA HOOYADAAN DULMIGA LOO GEESTAY NIN XUN AYAA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
25:55
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 39 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
MAJEERTEEN IYO WARSAN GALI KAC ISKA YEERSIIYEY..Seemore..
10:11
HAL ABUUR TV
Рет қаралды 2,1 М.
KIIS ADAG AABO INKIRAY WIILKIISA OO MAGAFO GACANTA UGU JIRO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
33:12
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 20 М.