AJ FAMILY WAA RAXAWEYN ANIGA AYAA DHALAY WUU IGA LUMAY BEEYDHABO AYU KU DHASHAY AJ HOOYADIS OOYSAY

  Рет қаралды 14,438

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 6 күн бұрын
Aj Family & Hooyadis ma isku egtihiin? Like saar & subscribe thanks
@hawomohamed507
@hawomohamed507 6 күн бұрын
Haa, Maxamed way isku egyihiin hooyadiis. Aniga Raxawayn waa ku fanaa, Hariin ayaan ahay Laftagareen adeerkay waaye. Buskut tiktok, friend ayaa ku nahay Toosan ayaan ku soo galaa.
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 6 күн бұрын
Walaaal baay iyo bokool hadhihin waxaadhahdaa konfargalbeed oodhan dhe
@nasro7666
@nasro7666 5 күн бұрын
Kkkkk
@MaryamHussein-d3m
@MaryamHussein-d3m 5 күн бұрын
Si fiican dna rabana
@Mumino-s9l
@Mumino-s9l 6 күн бұрын
Raxween hadaa nahay waxan aaminsanahay inan anaga somali ogu badan nahay hadii lasoceliyo inta qabiilada kale noga dhexjirto. Illahow dadkeena aaminsii qabiilkooda Amiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 6 күн бұрын
😂😂😂😂 soomaalidii kalena waxay leedahay dadkayaga Naga galay isu taga raxan wayn noo soo celiya😅😅
@Mumino-s9l
@Mumino-s9l 6 күн бұрын
@ wallahay Raxweenta sheegata Somalida kale malaayiin kor bey udhaafayaan. I feel so bad markan arko qof an ilma adeer nahay oo qabiilkale sheeganaayo.
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 6 күн бұрын
Maxamed buskut maxad ugu didanthy raxanweyn dahir dabi malaha kokoya bey dhabo SI fican uguma dalxistin mj eyl bey ku dalxisrysauy bey dhaban khatar ah ellayda laga daba arirow fahante
@halimoiman4890
@halimoiman4890 6 күн бұрын
Adigana jees jeeska ka daa qabiil ceeb maha Allaa yaqaana xogta asagaa soo saari soono insha Allah
@ismailbadal1418
@ismailbadal1418 4 күн бұрын
Aniga videos cudub aa telegram loosoo wacaa adkayso markaaga
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 4 күн бұрын
Aj rra ma sheganaayo waayo bosaasey ka tugs Adan
@maryami2299
@maryami2299 6 күн бұрын
Waryaa aj hooyadii aabihii dhalay hala keeno asaga xitaa hooyaday baa raxanwayn ah buu yiri
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 4 күн бұрын
Dahir calasow oo cudur majerteen qaba Aj buu ku dameyey kkkkkkkkk
@MulkiCadaawe
@MulkiCadaawe 6 күн бұрын
ماشااااااالله horey baad usoo dhiibyey hahahah
@Umu-aya
@Umu-aya 5 күн бұрын
Buskud ana ama raxweyn ahay ariirooow iso dhawey 😂
@AyaanWaano
@AyaanWaano 5 күн бұрын
Haa usheeg
@sacdia1238
@sacdia1238 6 күн бұрын
Gabadha iyo assga waba isku egyihiin
@Umu-aya
@Umu-aya 5 күн бұрын
Maxey farta ugu jari xasisana sumad ma xola cunuga😢
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 6 күн бұрын
Wuu u egyahay cidan wale maxkamadas dadbadan walakena kkkkkk
@sagalabdalle7076
@sagalabdalle7076 5 күн бұрын
Miskiin, they look like
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B 6 күн бұрын
Buskudow ninkaan aduuba ku caynaayey kawaran maantana.asagaa.miiska.saaran waa sidan markaad daba dhigato qof wallaalkaa illaahay midaadaaduu guriga dhexdiisa kuugu keenaa wallaahi waana hooyadiisoo inta taagan waxaa kaaga daran siduu ugu ek yahay
@Amranxassan-h8k
@Amranxassan-h8k 5 күн бұрын
Jah raxweynimo
@NasirNasir-m3d
@NasirNasir-m3d 5 күн бұрын
ar maxamed buskuda cadi ma ahan xasan farey kulaha wa sax ninka dadkisi inkiraya😂
@alidamey2988
@alidamey2988 6 күн бұрын
Magacjeey.? Magacaa.?...Reer Maaw.? Qabiilkaa.?
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 6 күн бұрын
Rahaweyn are happy 😂
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 4 күн бұрын
🤔Ninkaan hooyadiis luu wax u yahay dad wax uma haayo nin kacbada mamaulo miyaa raxanweyne is happy kulhaaa
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u 6 күн бұрын
So Somali Un Ma Ahann Maxaad Kala wadan Yaab
@alidamey2988
@alidamey2988 6 күн бұрын
War Naga,Aamus Sharaftaada Maahee.Baadibaa Dad Ka Maqane
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 4 күн бұрын
Hartiyow elayda iyo RRA iska soo erya dadkinii bey shegteen gortaad nolayseen
@II-vd4ih
@II-vd4ih 6 күн бұрын
AJ Family Raxanweeyn waaba u ekyahay 😂😂😂
@maryami2299
@maryami2299 6 күн бұрын
Ninkaan aj muxuu hooyadii uga caraa
@sagalhaji3898
@sagalhaji3898 6 күн бұрын
Oo hada ma happy ayaa tahay 😂😂😂
@Farxiyaali-p8v
@Farxiyaali-p8v 6 күн бұрын
Saas waaye hadhwaaw 🇦🇿
@sadiyoigal7534
@sadiyoigal7534 6 күн бұрын
Oo hada hoyadii kale away mama aa cunugeeda ku hesatiin dhiig aa laqadaa saas ula socda
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 6 күн бұрын
Ninkaan beenlow waaye daduu lacag siiyaa, si uu u ceebeeyo dadka waa beentiis Adiga see u rumeesatay in ninkaan run sheegayo ilaahey ka baq Dahir Calasow daduu lacag siiyaa si uu ugu kala kacsado, haduu majeerteen maqlo Ninkaan waa isku yaacaa naceebkuu u qabo dartiis.
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 4 күн бұрын
Raxanweyn ma somali baa? Islantu afkee ku hadleysaa waa kuwii puntland ka tuug sanayey
@JaweeriyaAli-d6b
@JaweeriyaAli-d6b 6 күн бұрын
Waxaan maqool mahan daahir waa beeb ej ma ahan waa been😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@meymunaali7850
@meymunaali7850 6 күн бұрын
Way isku ig yihiin
@nasraali3029
@nasraali3029 6 күн бұрын
Kkkkkkk. War ninkan wa MJ wana cumar M wana reer cabdule farax shirwac ee mesha haku cebobina sidas dhal laguma heelo.
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u 6 күн бұрын
Kkkkk Yaaa ku waydiiyay
@NadiifoXasan-r1x
@NadiifoXasan-r1x 5 күн бұрын
War hedhe caadi maahida cidda kale saar
@alidamey2988
@alidamey2988 6 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkax...Oo Hadda President.Trump iyo Reer Buur Hakaba Waa Qaraabo Dhow.? Adduunyooy Xaalkaa Ba,
@farhiyoali791
@farhiyoali791 6 күн бұрын
Waa fiirsaney 😂😂😂😂😂
@OsmanMohamed-d8l
@OsmanMohamed-d8l 6 күн бұрын
Warn waHoyds
@shukriahmed-i2n
@shukriahmed-i2n 6 күн бұрын
Aad io aad ayaa u afxunta tahay gabiil daarut io dir wax ugo baa han tahay ma jirto khabiil ayaa dhiga kaaga buuxo maxamed buskid
@HawaMohamed-gf4mg
@HawaMohamed-gf4mg 6 күн бұрын
Qofkasta muxu noo shegta mj is not easy 😂
@II-vd4ih
@II-vd4ih 6 күн бұрын
Idinkaa dadka aruursada Zanzibar family 😂😂😂
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂Aj micnahisa maxa waaye hano macneyo qof dhumanayo inu yahay wa la darema xaaskisa wa carab ciraaq ama Syria kaso jeeda qaxooti waaye ayada asalkeda ma ahan naag America dhalad indha blue ma ahan ilmaha dhamaantoda asaga ma dhalin nin somali hore kala tageen 3 ciyaal dhaley hal cunug dhaley Aj
@fadumohussein3035
@fadumohussein3035 6 күн бұрын
sax❤❤❤
@Shankaroon123-9p
@Shankaroon123-9p 6 күн бұрын
🎉🎉🎉😢😢😢😢
@MohamedAli-c8p1e
@MohamedAli-c8p1e 6 күн бұрын
Hhhhh
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😭
@Mumino-s9l
@Mumino-s9l 6 күн бұрын
Iyaaaaah oo hada AJ family ma Eedan unahay. Anyway xaqiiqda alla og ee an kawar sugno. Badanaa dadka Social media joogo lacag baa hor martay. Fuustadan meshey kubiya shubatan Arkenaa.
@FutoXar
@FutoXar 6 күн бұрын
Lacag inuu haysto may moodeen gabadha cad intay ku arkeen soomali hunguri 😂😂😂
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 6 күн бұрын
Raxaweyn xoolo Ilaahaa siiyey Maamadaas wiilkeeda ayey u baahan tahay hunguri ma wado sidaa adiga tahay dadkoo dhan ha u maleynin hunguri si xun inaan ku raadino weligeen nalaguma sheegin anagaaba barwaaqo sooran ah
@FutoXar
@FutoXar 6 күн бұрын
@jamilafashe5629 qofna waalidkiis iyo qaraabadiis ma inkireen hooyada iyo aabahaa ma inkiri lahayd mise adigoo maraykan joogoo caafimad qaba oo shaqaysanaya waxbaa khaldan
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 6 күн бұрын
@@FutoXar inkiraad lagama hadlin waxaad tiri gabadha cadaanka ayaa lagu arkey markaasaa hunguri galey reerka Maamadaan hunguri ma wadee qof nool baa ka maqan meelo badan ayeyna ka baafisey dib ayaa heysto intaas waa inaad fahantaa oo aadan meel kale la aadin waayo xoolo uma baahnin anaga beena hunguri kuma raadino
@FutoXar
@FutoXar 6 күн бұрын
@jamilafashe5629 Fanaanka Ahmed Biif baynu ogayn oo isna hooyadiis reerkas kasoo jeedo reerku ma Hawl yara
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 5 күн бұрын
@ adaa naga sii daran oo howlo aan laguu dirsan faraha kula jira maxaa reerkeena ku daba dhigay oo adoo magac qaab daran leh
@لارا-ق5ش
@لارا-ق5ش 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😢
DEGDEG DAAHIR CALASOW OO KENAY AJFAMYL XASKIISA KALE OO UU QARIYEY 🫣🤬
18:04
AJ FAMILY WAA MAJEERTEEN AMINA MUUSE WEHELIYE KIIS LAMIDA KA HADASHAY
22:27
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Deadpool family by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
QAMAR SUUGAANI   OO ISHA LAGA RIDAY ILKCASE QAYS & TEAM KAAZOW  AYAA DILAY
16:07
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 8 М.
AJ FAMILY MA MAJEERTEEN BAA🤔 MISE? #ARIMAHABULSHADA
17:00
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 34 М.
NAXDIN QAMAR SUGANI OO LAGU DILEY ETTIOPIA  KADIM NA AFKA FURTEY
20:38
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 44 М.
AJ FAMILY OO RAALI GALIYEY HOOYADII BALANA KU QAADAY INUU DNA MARI DOONO
10:37
mama malyuun oo sir badan kashiftay vs AJ family....
10:21
MAXKAMADA DAAHIR CALASOW
Рет қаралды 20 М.
DEG DEG AJ OO WALALKIS KEENAY OO HOOYADIS LA HADLAY MARKII UGU HOREEYSAY LIVE
49:57