قال الله تعالى في كتابه ( وإذا حييتم بتحية فحيوبأحسن منها أوردوها إ ن الله كان على كل شي حسيبا) Wllayaal yeynaan salaanta ku dheelin alle subxaanah watacalaa ayaa aayadan quranka ah ku yidhi dahii la idin salaamo salaan salaanta celiya mid ka siifiican ❤
@SaacidAxmed-p2q23 күн бұрын
war ilahey ka cabsada hduu qofku salaamo waa waajib In wofka kaa ridiyo
@abdisabuurabdikariimsahal947425 күн бұрын
Asc qiimaheeda dad aanan gareynin baa ku ciyaarayo subxaanalaah
@abdulfitahibrow3725 күн бұрын
Aad u weyn wlhi In ay ku bedelaan aheyd waan ku salaamay
@AAMIINCABDIFATAAX-w2k13 күн бұрын
Iqbaal ❤❤❤❤
@mahadrambo-h5f26 күн бұрын
Qofka ugu horeeyay
@maxamedcabdulaahicali-ke2ih25 күн бұрын
Kaape Salanta Ciyar ma ahan Qofka hadu kusalama in Salanta laga qada wa waajib 2:43
@ashaomar671916 күн бұрын
Jeestole xoogaa waa dhaqan xun yahay ee la hadla this is just a game.😮
@apdixakiinxasan26 күн бұрын
Moham iyo jeestole funy wlhi
@Zuuhazultaapdizulthaa893326 күн бұрын
So badi videoda😊
@Tushleeyy-v2w25 күн бұрын
Aj noken barnamijka Emotional damage ka welibana Amira,Amiish,sundus,iyo ayanita wilashane inta hada Ciyartan kujirto
@MahamedFarhan-p9i26 күн бұрын
I like to 😅😅
@Zidra-ub8xf11 күн бұрын
😊😊😊😊
@hodanahmed487725 күн бұрын
Ciyrta wa qaladay de inta ugu dnbeysa jestelo marku kacay in inntu salanta ahmed ku celiso bay ahyd lkn laba wiil ba isku xigay qushi dumarlanad 🎉
@djDeeqsi26 күн бұрын
Hhhhhhhhh hhhhhhhhh 😂😂😂
@SamowKante25 күн бұрын
Arinkan sxb waa qalad fadlan badal dadkana u sheega waaayo Arrintan diinta ayay ka hor imaaan kartaa Samanta in la qaadaa waa waajib
@HalimoHassan-zt2km25 күн бұрын
Wcs❤❤
@NajaxCali-l2m25 күн бұрын
❤
@IsmoRashiid21 күн бұрын
Hhhhh😂
@KeynaanMohamud-qy8tp26 күн бұрын
Ciyaal xamar kasii waa bare amiira iyo asxaap badan soo qabo prank kiyo kaama heyno mise idiriska iitabo soo dir naaa
@abdulfitahibrow3725 күн бұрын
Wll Asc in aad ku bedeshid fiicnayd Waanku salaamay Waayo Asc qofkii ku yiraahdo waajib waxaa kuugu noqoneyso in aad Wcs dhahdid