Alaabta Gabdhaha Aroos Saska Isku Nadiifiyaan | Somali Bride Body Scrub | Amenabeauty

  Рет қаралды 50,724

Amenabeauty

Amenabeauty

Күн бұрын

Пікірлер: 120
@amenabeauty
@amenabeauty 5 жыл бұрын
Asc Jabiiba Share Like Comments Iyo Subscribe
@hakimamayow204
@hakimamayow204 5 жыл бұрын
Insha Allah
@Yoayare18
@Yoayare18 5 жыл бұрын
Insha Allah
@zahinaismail
@zahinaismail 5 жыл бұрын
Amenabeauty abayo amena sandalwood qori lashidi waye abayo sabunta kenya watala
@zahinaismail
@zahinaismail 5 жыл бұрын
Amenabeauty abayo video gaga waka fa idni mahadsanid aros an a ahay
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 5 жыл бұрын
MashaAllah abayo alab an cadi ehen waye mahadsanid ❤❤❤
@mustalifaxmed5982
@mustalifaxmed5982 4 жыл бұрын
Masha Allah abayo alab cadi ehen waye
@khadijaabubakar8951
@khadijaabubakar8951 3 жыл бұрын
Please make the oils sis. Maa shaa Allah this vedio is soo beautiful
@zoozoo1238
@zoozoo1238 5 жыл бұрын
Asc sis when u explaining the thinks u r showing can u write down in the bottom of your screen the names off the INGREDIENTS so we can screenshot thanks
@munirasaleh7721
@munirasaleh7721 3 жыл бұрын
She actually liked and commented evry1. Comments except this one in English!!!! Come on sis we need ur help here!!!!
@sofiaerilleey3B1G
@sofiaerilleey3B1G 5 жыл бұрын
Mansha Allah my sweet sis really it is jabiiiba👌👌👌👌👌👌mansha Allah very amazing body scrub we women are all aroos not only the bride😁😁 yes!! We are snd we need these stuffs. Thank you so much for sharing the best presentation and ideas
@MukarramatuMuhammad
@MukarramatuMuhammad Жыл бұрын
Slm sister can you tell us the ingredients in English please ❤❤❤may Allah bless you
@Yoayare18
@Yoayare18 5 жыл бұрын
Allow amuraha ii fududeey Single nimo Inan ka baxo igu so ducey😘⚘💖 JABIIBA waan ka heLay
@fatmayusuf9216
@fatmayusuf9216 5 жыл бұрын
Markay dadka hurdan so kac Allah waydiso. Allah wuxu daha ya wax ii waydista oo siya. Ka faidayso. May Allah give you all that is good for you
@Yoayare18
@Yoayare18 5 жыл бұрын
Waa sax wlhi insha AllaH Wax walpo alle ayaa fududeyo
@gabarmj3945
@gabarmj3945 2 ай бұрын
Aad iyo aad
@ملكةوتاجهاالحياء
@ملكةوتاجهاالحياء 5 жыл бұрын
Masha allah abyo no soo sameey alaabta caaga ku jirto
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 5 жыл бұрын
MashaAllah Amena abayo caaga biyaha kuu jira ayan Rabay fadlan jazaqAllah qhair 😍😍😘😘👍
@hudahoddan2129
@hudahoddan2129 5 жыл бұрын
Wllo wan karinaya kadiib roti ayan uso gadanaya kadib wan ku dhuqaa maraqa macaan 😋
@munacasayr3733
@munacasayr3733 5 жыл бұрын
Timirta wlo wakhti ayey kaa qaadanaysaa hadaad dabka sidaa ugu samaysid. Waxaa. Ka. Fudud. In. Aad. Biyo. La dhigto. Marka. Hore
@Dunida191
@Dunida191 5 жыл бұрын
Muna Casayr absolutely waa runta sidaa ayaan sameeya
@munahilwa9490
@munahilwa9490 5 жыл бұрын
Mansha alah Gacantada Alle haku barakeeyo
@parkcheosun1822
@parkcheosun1822 5 жыл бұрын
Abyo guurna magaloyi guurna ma garin lkn wan marsana wayo guur kaliyah liskuma qurxiyo plz waa raigeyga xuman ha ifahmin ❤
@fosabdi4795
@fosabdi4795 5 жыл бұрын
Waaw masha allah amiina abayo allah ku desto
@fosabdi4795
@fosabdi4795 5 жыл бұрын
Sandalwood xamar ma laga helaa aamino xamar jooga marki la isku dardaro jirka la marina miya abaayo
@ibrobadyouner8165
@ibrobadyouner8165 5 жыл бұрын
Waa ku salamey walalo from djibouti macha alah video badaan o mask ah no so gali
@hudaahmedhussein5863
@hudaahmedhussein5863 4 жыл бұрын
السلام عليكم ءامنه شكراً الخلطة مره حلوه لكن نستعملها قبل الاستحمام ولا بعد الاستحمام أتمنى الرد وشكراً
@najmaismailhijabiniqabi7124
@najmaismailhijabiniqabi7124 3 жыл бұрын
Please how do you use it in English please
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 5 жыл бұрын
Mashallaha walashayada amiin cadey
@munamohammed3715
@munamohammed3715 Жыл бұрын
Masha Allah. Abaayo. 🥰😍
@aaminamohammed5352
@aaminamohammed5352 5 жыл бұрын
Wcs sister masha Allaah jasakallaahu qeeran mcnto keep going 😍😙😘😚💋👈
@zahram9212
@zahram9212 5 жыл бұрын
I just want to ask about the soup with carrot and orange . My skin is really sensitive so can I use the soup and put it on my face.
@amenabeauty
@amenabeauty 5 жыл бұрын
Zahra M you can use your body
@zahram9212
@zahram9212 5 жыл бұрын
Thank you for letting me know
@maryanikraam50
@maryanikraam50 5 жыл бұрын
Abayo amino ASC, walalshey alabtaas kujirto caaga noo sosaney please please please. Thank you.
@fosiyaxasan2310
@fosiyaxasan2310 4 жыл бұрын
Abayo noo soo samee alabta caga kujirta saliid miyaa
@safiyamahamud9893
@safiyamahamud9893 5 жыл бұрын
Maaasha Aaallh abyo mcn
@deqaamin3212
@deqaamin3212 5 жыл бұрын
walaalo asc waxaan kuweydiin lahaa lipstick muqdusho xagee ka iibsatey ii sheeg
@jawahirsheikh2380
@jawahirsheikh2380 5 жыл бұрын
Masha'Allah sister thank you for sharing
@hodanabdi1860
@hodanabdi1860 5 жыл бұрын
Thank you abaayo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@jamilaxusen217
@jamilaxusen217 5 жыл бұрын
Noo soo samey alabtas caga ku jiro oo gab dhaha aroska logu talagay
@pakistanimominnorway
@pakistanimominnorway 5 жыл бұрын
Very Nice video👍🏻
@ayankuryachannel8220
@ayankuryachannel8220 5 жыл бұрын
Masha allaah abayo jabiiba waaye
@munaahmed1121
@munaahmed1121 4 жыл бұрын
Masha allah an marsado bal si an jabiibo u noqda
@ladydede88
@ladydede88 4 жыл бұрын
What are the ingredients? Sorry I know you said but yeah
@bahjamaxamed3400
@bahjamaxamed3400 5 жыл бұрын
Alaabta caaga ku jirta xiise badan waan u qabaa noo samee wll thanks
@ikraankuraase8705
@ikraankuraase8705 5 жыл бұрын
Jasakalah abayo qali
@farhiaali5107
@farhiaali5107 5 жыл бұрын
Maasha alaah Abaayo
@adoontiiallemariam9875
@adoontiiallemariam9875 5 жыл бұрын
Abaayo Ilaah Haku Sahlo Waxa Aad Jeceshahay Jasakalaah kheet abaayo
@fosiyaxasan2310
@fosiyaxasan2310 4 жыл бұрын
Abayo qasil hurud waxa 3 eedku dartay waxay ee powderka ah
@qadroqaaliyuusuf7363
@qadroqaaliyuusuf7363 5 жыл бұрын
Alaabtaas naga daba geee sxby from somalia
@ОЛЕСЯАРАНЖІЙ
@ОЛЕСЯАРАНЖІЙ 5 жыл бұрын
Wonderful, good work, I like your channel, thanks for the friendship dear friend! Have a good day!
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 5 жыл бұрын
mashaAllah walashey
@amiiraabduqadir3787
@amiiraabduqadir3787 5 жыл бұрын
Xabbti No sosameey 🥰❤️
@hawoabdinor215
@hawoabdinor215 5 жыл бұрын
Waxan ka codsanaya inad noshegto salidi caagada yer ku jirtey
@astahilxaashi8441
@astahilxaashi8441 5 жыл бұрын
Mansha allah noso samee 🙏🙏🙏🙏❤💋
@mickeymouse5650
@mickeymouse5650 2 жыл бұрын
Naag aroos maogiye naag kale ismadaqdo miyaa
@iguxamowaxaanahaymohammed9075
@iguxamowaxaanahaymohammed9075 5 жыл бұрын
Wcs cadeey tnks jabiibah
@miskimaxamuudxasan5832
@miskimaxamuudxasan5832 5 жыл бұрын
Abayo amena beauty umulan ka baxay wa inan jabiiba idka dhiga
@Samiraomarlifestyle
@Samiraomarlifestyle 5 жыл бұрын
Caadi maahan jazakallah for sharing ❤️
@احلاماحمد-ج1ف
@احلاماحمد-ج1ف 5 жыл бұрын
Abayo mshallh gacmahaga mxaa lagu naaxiyaa
@fadumacawer2435
@fadumacawer2435 5 жыл бұрын
Abaayo ado mahadsan ana Marocco joogo mana arkin qasilkaas plz magaciisa iso sheeg
@khadrahj5143
@khadrahj5143 5 жыл бұрын
Saliida maxad usoo samayn weyday Amena
@hawoabdinor215
@hawoabdinor215 5 жыл бұрын
Abayo marka hore waan ku mahadcelinaya
@merilynkaminsky8967
@merilynkaminsky8967 5 жыл бұрын
thank for sharing my friend
5 жыл бұрын
Merhabalar çok güzel paylaşım olmuş takipteyim izlemeye devam saygı ve sevgilerle.
@nirosanimations2509
@nirosanimations2509 5 жыл бұрын
Çok güzel teşekkür
@aliyiahanita4246
@aliyiahanita4246 5 жыл бұрын
ManshaAllah caadi mahan
@accophoto
@accophoto 5 жыл бұрын
So beautiful show, thank you so much for sharing
@saciidosaciido9690
@saciidosaciido9690 5 жыл бұрын
Nosameey walaal alaabta jabiibaha aad kushegosid blz
@rooqiymosta6460
@rooqiymosta6460 5 жыл бұрын
ASC walalo mar ka hori timirta waxa lala dhiiga bixiyo huuno
@yyy8963
@yyy8963 5 жыл бұрын
Noso samee xbbti alabta dhahese comment so bixiya hada rabtaan ina so sameeyo
@CR7T7EGO7T
@CR7T7EGO7T 5 жыл бұрын
Abaayo alaabtaas oo laysku dhaqayk ayaan rabaa marka USA ma usoo dirikartaa
@naimaabdirahman4512
@naimaabdirahman4512 4 жыл бұрын
Abyo aaway waxa caaga ku jiro oo waa nii soo sameeynaa dhahday quen nosoo sameey adoo mahadsan
@hodanabokor9078
@hodanabokor9078 5 жыл бұрын
Abaayo no so saame saalida plz thnx hbbti
@hamimalifestylehamimalifes6747
@hamimalifestylehamimalifes6747 5 жыл бұрын
Masha allah abaayo amena iisoqob abaayo
@sadiyomusse6460
@sadiyomusse6460 5 жыл бұрын
Thanks sister
@maahiramaahira8103
@maahiramaahira8103 5 жыл бұрын
Jabiiba waxasogalisa wax kicinayo dumerka darenkoda
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 5 жыл бұрын
Masha allah
@naimashidane3223
@naimashidane3223 5 жыл бұрын
Abyo wxa jeclan laha ina kso hadasho sida suniyaha iyo bararka lo koriyo adigo mahadsan.😍
@amenabeauty
@amenabeauty 5 жыл бұрын
OK sweetie ❤️ ❤️
@naimashidane3223
@naimashidane3223 5 жыл бұрын
Mahadsnid xppty
@deckahassan375
@deckahassan375 5 жыл бұрын
Abyo noo sameey noo wan ubahanahaye
@saousandidar3234
@saousandidar3234 5 жыл бұрын
Salida cagada ku jira waxay tahay nala share gare pls Amena
@sareyaali7753
@sareyaali7753 5 жыл бұрын
Tnx amina cadey
@fartunaxmad8821
@fartunaxmad8821 5 жыл бұрын
Abayo jabiiba maxa kawadaaa kkkkk
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@garowegarowe5390
@garowegarowe5390 5 жыл бұрын
So same wlle alaabta
@fosiyahassan8638
@fosiyahassan8638 5 жыл бұрын
Waan u baahanaya noo soo samee mcnto
@ixsanmukhtar6683
@ixsanmukhtar6683 5 жыл бұрын
Su aal qabaa? Hadii sabunta iyo keyda somalia laga helo eeysan wadanka aan joogo laga helin maxaa laku badali karaaa 😅why wax yaala badan ayaa sheygosa aaan wadanka joogo taaalin
@choukriibrahim867
@choukriibrahim867 5 жыл бұрын
Abayo amena salida maxalaga sameetay nala share garee
@hamdihassanmohamed8796
@hamdihassanmohamed8796 5 жыл бұрын
Masha alha wankahelay jabib
@khadraali1797
@khadraali1797 5 жыл бұрын
Alabta no soo samey oo aad magaced no shegin
@Dunida191
@Dunida191 5 жыл бұрын
Masha allah 💕
@ayanhassan6102
@ayanhassan6102 5 жыл бұрын
Sandalwood af Soomaali waa Cuud
@kumanriyaqinebalkaadzo7042
@kumanriyaqinebalkaadzo7042 5 жыл бұрын
wll noso samee jabiiba
@samiayousuf5176
@samiayousuf5176 4 жыл бұрын
Abayo alaabta caagada ku jirtaa nala share garee ee aroosadaha loogu talagaly
@aminaahmed3245
@aminaahmed3245 3 жыл бұрын
Wajiga maloo isticmaali karaas
@munaqalichanel1203
@munaqalichanel1203 5 жыл бұрын
Asc amina sandal wood afsomali wa alwax
@runsheeg6779
@runsheeg6779 5 жыл бұрын
Carrot oil waaye
@amenabeauty
@amenabeauty 5 жыл бұрын
Sadia Ahmed maya
@monanur675
@monanur675 5 жыл бұрын
Asc abayo aniga kanaalkaga waan kucusbahay waana kahelay wanrabaa inaad iishegto alaabta dhalada kujirtaa magaceda gabar laqabaan ahey
@amranabib8548
@amranabib8548 5 жыл бұрын
Noso samee wllo qali
@sabrinmukhtar7405
@sabrinmukhtar7405 5 жыл бұрын
wwww masha allah inawa cadi mahan
@shukrisalah1478
@shukrisalah1478 5 жыл бұрын
Mhd snd abyo qaali
@munamahamud6211
@munamahamud6211 5 жыл бұрын
Sandalwood afsomali waxan ku maqlay dayax
@fadma638
@fadma638 5 жыл бұрын
Sidee comint ugu bixiyaa saliida maba tijaabinin ,?
@amenabeauty
@amenabeauty 5 жыл бұрын
It's meant only if you guys want to share with you guys the products than you leave comment for me that all sweetie ❤️ ❤️
@saciidamuxsin5339
@saciidamuxsin5339 5 жыл бұрын
aad ayaad uma hadsan thy xpti allha kula garab galo mcn badn
@Ali-ur4qx
@Ali-ur4qx 5 жыл бұрын
مرحبا
@cabdiladiifahmed474
@cabdiladiifahmed474 5 жыл бұрын
malin walba inaad noqoto aroosad waa muhiim oo jabiiba noqotood waygi markaa shugran walll
@falismaxamed8583
@falismaxamed8583 5 жыл бұрын
no so duub wllo
@sabihasalim6130
@sabihasalim6130 4 жыл бұрын
Not understanding please speak English please 😂😂😂😂😂😂😂
@justjoking9418
@justjoking9418 5 жыл бұрын
Sanjabiil maa kawada mise waaa Hurud mafahmin
@amenabeauty
@amenabeauty 5 жыл бұрын
caasho ladan hurud
@sabrinmukhtar7405
@sabrinmukhtar7405 5 жыл бұрын
salida naga wadag hee
@shukricali7816
@shukricali7816 5 жыл бұрын
Sanadal uunisig laku kariy
@essovadanyofficial4554
@essovadanyofficial4554 5 жыл бұрын
Bajaqaa tahay inte ka helaa
How to make Moroccan Savon Beldi Hammam Soap with Recipe
3:52
Soap School
Рет қаралды 91 М.
DAAWO SIDA EY GABDHAHA AROOSka UNADHIFIN Lahayeen  JIRKa
15:43
Amira Qurux
Рет қаралды 204 М.
DIY body scrub | مقشر طبيعي للحصول على بشرة نضرة ولامعة
11:26
Simply Aisha إبداعات عائشة
Рет қаралды 103 М.
طريقة عمل الدلكه/دلكة العروس/ دلكه المحلب /دلكة البوتجاز /How to make Bride Body Scrub(Dilka)
11:58
Sida Wajiga Loo Cadeeyo oo Natural Lee | Amenabeauty
14:01
Amenabeauty
Рет қаралды 253 М.
I5-KAAN FAAIDO KUDOORO BAY LEAF!
18:32
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 723
Dhamaantiin waan idiin xiisay waanan jeclahay
5:23
Amenabeauty
Рет қаралды 1,5 М.
Sida saxda Oo loo isticmaalo maqribiga
6:38
Duniyo Cunto iyo qurxin
Рет қаралды 40 М.