Alabta aan shein ka dalbaday Iyo sida aad udalban kartiid

  Рет қаралды 19,765

amiira adam

amiira adam

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@kamalali79
@kamalali79 Жыл бұрын
السلام عليكم اختي أميرة آدم شكرا على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما وجزاك الله خيرا وحفظك آمين آمين آمين.
@lfcqueen
@lfcqueen Жыл бұрын
Video yashada aad baan u jeclahy inan dawado walahi aad bee ufican yihin love you sister ❤❤❤❤ keep going
@najahmahamed4783
@najahmahamed4783 Жыл бұрын
😢
@fartun5763
@fartun5763 Жыл бұрын
Axadi waa free delivery abaayo
@kamalali79
@kamalali79 Жыл бұрын
Asc walaasheey Amira Adam waa ku salaamay Mahad sanid video yaasha quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa shaqo fiican ayaad heysaa Mahad sanid walaasheey Amiira Adam
@FawsiyoMaxamuudshaari
@FawsiyoMaxamuudshaari 9 күн бұрын
Abyo pls lambarkaag iso dir shein iga caawin wax ka dirsan lahaye
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@xuriyoxuriyo664
@xuriyoxuriyo664 Жыл бұрын
Keep going sis😊❤
@NemoAbdi-is1gl
@NemoAbdi-is1gl 24 күн бұрын
Wll mcney Wan ubaaahnahyyy ee xgaan ka hela
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Жыл бұрын
Geed kaa Memory’ga Ayaan u baag naa Wll oo Marwalba I Phone ka Ayaa i dhaha Waa Buuxaa Markaa waxan Kuwaydiiyay Asaga Miyaa Wata Memory Waana Meeqa MB/GB mida kale Wax Virus Ah Maku Keenayo Miyaa Mobile ka ?
@CaaliyaAli
@CaaliyaAli 8 ай бұрын
Somalia anoo jooga sidee udalbaN karaa wll waayo sibkot malaha somaliya
@hibamohammed1023
@hibamohammed1023 Жыл бұрын
Abayo kan waxa laku keed saa yacni sawirada markuu telefoonka kaabuuxo magaciis aa dalbadee
@amaalsiciid4484
@amaalsiciid4484 9 ай бұрын
Halke kaala soo xiriiraaa
@Football.12346
@Football.12346 Ай бұрын
Nairobi anoo jooga madalban karaa abyo
@ALHUDAANDECONOMIC
@ALHUDAANDECONOMIC 7 ай бұрын
Asc wll anigoo somalia joog sideen u dalab karaa
@IBTIIbtisam-l3j
@IBTIIbtisam-l3j 9 ай бұрын
Quruxee soomaali malaga dalban karaa❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Waxyaabo badan Malaga helaa mase waa shuushuule?
@bashiirmaxamed8058
@bashiirmaxamed8058 Жыл бұрын
Is nafaqee quruxeey caato baab ma ahan
@IsirAli-n3x
@IsirAli-n3x Жыл бұрын
Keep going abyo❤❤🎉
@Carfoon
@Carfoon 8 ай бұрын
Qadar shqooyin nooceya loyimaada
@Simaneeeey12
@Simaneeeey12 3 ай бұрын
Marka dalbatid miya lacagta laga qadayaa
@FaadumoFaadumo-s8f
@FaadumoFaadumo-s8f 2 ай бұрын
Xxbti sipcodeku waa maxay
@Ixsaanmaxamed-vx2eq
@Ixsaanmaxamed-vx2eq 4 ай бұрын
Locationka siimaalia wuudiidaya😢
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Dadka kistooda waa loo tashaday ONLINE iyo ONLINE BA . yaab
@XanaanAbdikarim-uo8cf
@XanaanAbdikarim-uo8cf Жыл бұрын
Apyo luqadda Korea🇰🇷 ka no soo gali pls 🙏😢😢❤
@AysoonCllaahi
@AysoonCllaahi Ай бұрын
Oo maxaad ku fali 😂😂
@Xafsaismail8802
@Xafsaismail8802 5 ай бұрын
Apyo see udalbanaya
@yusraqaasim3013
@yusraqaasim3013 Жыл бұрын
Hi Instagram ka aan kala soo hadlay ma iso jawabesid miya😢
@xoogsadeflims
@xoogsadeflims Жыл бұрын
Abayo learn carabik rabnaa❤❤❤
@ismaaciilyaasiin3955
@ismaaciilyaasiin3955 2 ай бұрын
Abayo wadan hor marsan joogtaa wadankagaya waxz wa laysku dhacaa
@zamzamcabdihassan
@zamzamcabdihassan 2 ай бұрын
Inteh jogta soomalia
@KIM___MALUU
@KIM___MALUU Жыл бұрын
somalia ano joga madalbankarana
@Yasmiin-t6k
@Yasmiin-t6k 20 күн бұрын
Ana kudlbaayo kly
@sundusaskir
@sundusaskir 9 күн бұрын
​@@Yasmiin-t6kabyo anh ibar
@HaboonSaleebaan
@HaboonSaleebaan 2 ай бұрын
@Yasmine_BaQir
@Yasmine_BaQir Жыл бұрын
Please guys majira qof Mogadishu Shein kadalbaday oo loo kenay?
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
Anigu hargeisa mar walba waan ka dalbadaa 👋
@xamdazaleban
@xamdazaleban 11 ай бұрын
​@@zaki799 wllo sidee hargaysa kuugu timi alaabtu
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 9 ай бұрын
@@zaki799wll se u dalbatay plz
@suhurahmednur8656
@suhurahmednur8656 8 ай бұрын
​@@zaki799huuno Alaabta side uga dalbtaa
@HanaJaamac-ec1jv
@HanaJaamac-ec1jv 6 ай бұрын
​@@zaki799 wll sidee uga dalbatay😢
@SharmarkeCabdi-v1i
@SharmarkeCabdi-v1i Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@sumayacabdi4914
@sumayacabdi4914 Жыл бұрын
Appayo lacagta 100ma boqolka ayaa uyar Ani waxaan jooga salland magaalada boorama ma la iikeenayaa appayo waxaan dalbaday kamarada taleefanka lasaarto waxaan ku qornaayd 17$maxaa laga wadaa abaayo video nooga Soo samee ma helayaa lacagta magurugaan ku bixinayaa mise waan dirayaa abaayo video dagdaga noo Soo samee pls abaayo
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
$17 weeye wlo isla markaas ayaad bixinaysaa
@aaminoxassancraciin891
@aaminoxassancraciin891 Жыл бұрын
Appka magacii wllo
@sumayacabdi4914
@sumayacabdi4914 Жыл бұрын
Magaciis waa S waayn
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 6 ай бұрын
Sidee ubxiina yacniii isharax​@@zaki799
@amaalsiciid4484
@amaalsiciid4484 9 ай бұрын
Abyo
@يوسفعلي-ل6م4ث
@يوسفعلي-ل6م4ث 6 ай бұрын
Acs
@Ghaith-sara-p2t
@Ghaith-sara-p2t 3 ай бұрын
Wllo djibouti ma ka dalban kara
@Idmaan.
@Idmaan. 2 ай бұрын
Hadaa adarees hesato haa
@maariyamaxamed6297
@maariyamaxamed6297 Жыл бұрын
Codka lensese nose dhig wLl
@Gmaaad
@Gmaaad 9 ай бұрын
Shine waxjira ma ahan dhoor mar wax ka dalbaday wanku qasaaray😅😅😅😅😅
@HanaJaamac-ec1jv
@HanaJaamac-ec1jv 6 ай бұрын
Wll side udalbatay ado somalia jooga pls iisheg
@Gmaaad
@Gmaaad 6 ай бұрын
Walal somaliya ma joogi
@HanaJaamac-ec1jv
@HanaJaamac-ec1jv 6 ай бұрын
@@Gmaaad wll somalia anoo jooga sidee udalban kara
@CaaliyaAli
@CaaliyaAli 8 ай бұрын
Somalia anoo jooga sidee udalbaN karaa wll waayo sibkot malaha somaliya
SHEIN.COM KA ADEEGO ADIGO SOMALIYA JOOGA|| AFSOMALI 2023
9:29
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 83 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 76 МЛН
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
UGU DAMBEYN DALABKII AAN SHEIN KA DALBADAY WUU I IMAADAY 🥹
17:57
🌹sida loga dalbado  shein🙏
9:05
Hamduni Adam
Рет қаралды 18 М.
QISADA “ZHU LING” SIDAY GABI AHAANBA ISU BEDDESHAY HAL MAR
25:14
KAIIBSO LABIS KAN UGU SHIDAN  $1
24:33
Riyaq Abdi
Рет қаралды 35 М.
Quiet Night: Deep Sleep Music with Black Screen - Fall Asleep with Ambient Music
3:05:46
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 83 МЛН