SIIRADA NABIGA SCW CASHIRKA 25AAD SH MUSTAFE X ISMAACIIL AL-BADAR CHANNEL

  Рет қаралды 136,599

AL-BADAR CHANNEL

AL-BADAR CHANNEL

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@CadnaanAdnancade
@CadnaanAdnancade 6 ай бұрын
Masha Allah sheekh mustafa xaaji ismaacil jazakallah
@abdirizakahmedhajihassan8043
@abdirizakahmedhajihassan8043 11 ай бұрын
فداك ابي وامي يارسول الله ❤
@abdishakuurnuur5614
@abdishakuurnuur5614 Жыл бұрын
❤❤❤❤ Ilaah maalinta aakhiro kuwiii nabiga u shafeeco qaado nagu dar
@isaodijo9929
@isaodijo9929 5 жыл бұрын
mashaallah sheikh mustafa wax badan ayan kafaaidey siirada nabi Muhammad scw adigana ajir iyo xasanaad Allah hakusiiyo
@abdullahimaxamed5878
@abdullahimaxamed5878 5 жыл бұрын
Ajar allaha kaa siiyo ( Mux.,Siir, iyo tafsiirka Quraanka)
@hanishuuriye3246
@hanishuuriye3246 4 жыл бұрын
Masha Allah jazakalah sheekh mustafa maxaa kamacaan badan dhagaysiga siirada nabigeena NNKH Ilaahow qalpigeena diinta kusug🤲🤲🤲
@naimohaji6338
@naimohaji6338 Жыл бұрын
Sheekh allh hakaa ajir siiyo wax badan waan ka faaiiday m.a yaa allh naga yeel kuwii nabi muxamad salalaahu calayhi wasalam janada kula kulma yaa allh yaa raxmaan😢🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺🥺
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Jizaakalaah shiiq Mustafa 25kaba waan dhagestay
@sticker8951
@sticker8951 5 ай бұрын
Ilahay nabiga macagiisa hanaga yeelo❤😢
@Hiraasuuraly1889
@Hiraasuuraly1889 3 ай бұрын
Allah mahada leh oo ii qoray ina dhameyo siirada nabiga ﷺ alhamdullah ❤ jazakallahu khayr sheikh mustafa allah no xafido dambigiisa allah dhaafo anaga ne allah naga dhigo kuwii ka fa'idaysto cilmigiisa Kuna dhaqmo allah naga dhigo 🤲❤️ tariqda Talado 23/July/2024
@UmuAishanoorAbdi-kg7xs
@UmuAishanoorAbdi-kg7xs Жыл бұрын
Allahuma Salli Allaa Nabiyunaa Habiibunaa ❤Muhammad 🤲🏼🤲🏼❤️❤️
@ynwa____queen7636
@ynwa____queen7636 Жыл бұрын
Alhamdulilah maanta oo ah 29 april 2023 ayaan marki 2aad dhamestay siirada sayidul mursaliin scw♥️ horayna waxaan udhageystay 2016dii ❤ jazakallah sh mustafa xaaji ismaaciil haaruun
@khadrakeyf4285
@khadrakeyf4285 Жыл бұрын
Nabiyunaa muxamed calayhi salaatu wassalaam Shiekheena shiekh mustafe allaha xifdiyo cimrigiisa allaha dheereyo
@haroonhussein6409
@haroonhussein6409 5 жыл бұрын
Allaahu masli wasalim calaa muxamadu rasuulallaah scw scw scw
@xafsahoodo1461
@xafsahoodo1461 2 жыл бұрын
Alx waa dhamaystay jazakallahu khyraa 24/2/2022
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
Alxamdulillaaaah .. maaanta Ramadaaan waa.10 taariikhduna waa 22 April 2021 waaku faraxsanahay inaa dhameeyay siirada nabiga SCw Shiikh Mustafe iyo walaalka soo galiyay youtube-ka Ajir Allaha kasiiyo Anagana Allaha nagu siiyo iimaan iyo wnaaag Aduun iyo mid Aakhiraba ❤❤❤
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
@Grant Cassius it's not my business
@AbdiazizAlibare
@AbdiazizAlibare 4 жыл бұрын
MAA SHAA ALLAH
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Allahu akbar
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 жыл бұрын
masha allah sheikh mustafa allaha noo badiyo adiga oo kale
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 5 жыл бұрын
Shiekh mustafe waa caalim ilaahay umada u soo diray ilaahay misaanka ajarka hakuugu daro aamiin aamiin
@firdowsacarfaaye6188
@firdowsacarfaaye6188 4 жыл бұрын
Jazakallah kheyr sheik mustafe
@moahmed8061
@moahmed8061 8 жыл бұрын
Masha Allah. Runtii Wax badan ayaan Ka faaiiday Qaybahaan badan ee siirada Nabiga (SCW) ay ka koobnayd. Ilaahay ajar iyo xasanaat aan lasoo koobi karin hakasiiyo walaalkeen Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.
@WebWealthWizards2024
@WebWealthWizards2024 4 жыл бұрын
MashaAllah. Finished the 25-part Sirah.Jazakallah Sheikh. It was a Sahih-based account of Prophet Muhammad's life( The sheikh noted as well accounts that were not backed up by Sahih hadiths).
@rashidadan
@rashidadan 2 жыл бұрын
M
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Жыл бұрын
Jazzakallah shiekh mustafe
@Abdullahi-M-kulane
@Abdullahi-M-kulane 2 жыл бұрын
Bismillahi, manta 9/1/2022 ayaa dhameysti dhageysiga darsigaan qiimaha badan ee ka hadlaya nolasha qofkii ugu fadliga badnaa e dunidaan soo mara Nabigena muxamed (scw).. ajar aan laso koobi karin allah ka siiyo shikhena Mustafa xaja, sido kle qofka so geliyay iyo intii ka qeyb qaadatay faafintiisa... mhdsanidiin
@anharaabdirahman5012
@anharaabdirahman5012 7 жыл бұрын
Masha Allah Allah Akber
@idirisidiris3956
@idirisidiris3956 5 жыл бұрын
Masha Allah sheekh mustafa Allah ku xifdiyo
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 4 жыл бұрын
Jisaka aallah sh mustafa
@sahraaden6658
@sahraaden6658 8 жыл бұрын
Allaha ku xafido sh mustard x ismaacil haruun Aamiin
@ramilh3452
@ramilh3452 2 жыл бұрын
Salahu caleyhu wasalam
@nasiemsaid
@nasiemsaid 2 ай бұрын
Allahmdulillah Illahy bay mahad oodhani usugnaatay o iisuurto geliyey inaan dhamaysto Siiradi خير خلق الله نبينا محمد صلى الله عليه وسلم maanta oo ay tahay (Sabti-August-24-2024) Saacaduna ay tahay 5:45 Galabnimo. Allahmdulillah ❤️ JasakaAllah Khayr Sheekhuna Sheikh mustafa xafidakaAllah ❤️
@dulmidiid6998
@dulmidiid6998 7 жыл бұрын
Jazaaka Allah Qayr Shiekh Mustafe
@imzakariye6549
@imzakariye6549 2 жыл бұрын
Shukran asxaabta chenelkaan iskaleh sheekhana allaha inoo xafido
@hassanhusein7571
@hassanhusein7571 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@kaysedhalo1759
@kaysedhalo1759 7 жыл бұрын
Shiikh mustafe alaha barakeyo anagana alaha xaqa nawafajiyo
@dayibibrahim3005
@dayibibrahim3005 4 жыл бұрын
Manshaaallh
@akhilowle1
@akhilowle1 6 жыл бұрын
Jizakumullaha khair
@mohamudabdi3504
@mohamudabdi3504 4 жыл бұрын
Jazzakallah
@ceyniguled2199
@ceyniguled2199 5 жыл бұрын
mashaa Allah
@mohamudabdi3504
@mohamudabdi3504 4 жыл бұрын
Mashallah
@Xamaadi
@Xamaadi 2 жыл бұрын
Alxamdullilah maanta oo tariqdu tahay 2/2/22 ayaan dhameyay. Allaha ka ajarsiyo sheikh Mustafa iyo akhyarta youtubka so galisay. Asc.
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 Жыл бұрын
Anigana cawa 24_nov_2022..Alxamdu lillah
@mohamedqeyt3873
@mohamedqeyt3873 4 жыл бұрын
masha allah jazakaallah
@mohamudabdi4212
@mohamudabdi4212 12 жыл бұрын
jazaakalaahu kheyral jazaa ilaahay hakaa abaal mariyo sheekh mustafa xaaji ismaciil haaruun
@abdirahmanafrah9888
@abdirahmanafrah9888 7 жыл бұрын
Jazakalaah
@half-coordinated6164
@half-coordinated6164 6 жыл бұрын
Wallah musaliminta ah raac dariiqii nabi muxamaed scw
@barwaaqomedia6667
@barwaaqomedia6667 3 жыл бұрын
Masha allah 1-25 waa dhammeystay
@abdibaari3384
@abdibaari3384 4 жыл бұрын
الحمد لله والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين أما بعد Marka hore ilaahay ajar iyo xasanaat aan laso koobi karin haka siiyo AlUstad Sheikh Mustafa Xaaji ismaaciil anagane kuwi fahma, ku dhaqma oo dadkane gaarsiyo allaha ha inaga dhigo, Rasuulka SWC iyo saxaabadiisi sharafta badnaa kuwii ku daydo oo liibaano aduun iyo aakhiro rabbi ha inaga dhigo اللهم آمين 🤲🤲 اللهم صل وسلم وبارك على حبيبي محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين. اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات إنك سميع قريب مجيب الدعوات يارب العالمين. اللهم إنك عفو كريم حليم غفور تحب العفو فاعف عنا يا لطيف اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين ودمر أعداك اعداء الدين يارب العالمين ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار وصلى اللهم وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🤲
@amalrashid321
@amalrashid321 3 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل ابراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد جزاك الله خير الجزاء شيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون
@cabdiwelimaxamedcali2346
@cabdiwelimaxamedcali2346 7 жыл бұрын
Maasha allaah
@fadumosaciid5855
@fadumosaciid5855 8 жыл бұрын
Jasaa ka allah khayr sh
@AbdirazakKalief-xf7ps
@AbdirazakKalief-xf7ps Жыл бұрын
Masha Allah maanta ayaa dhameyee siirada markii labaad 26/07/23 maalin arbaco
@muslimoabdullahi2791
@muslimoabdullahi2791 6 жыл бұрын
masha allah illahay hakaa siiyo sheeq ajir iyo xasanaad aan la soo koobi karin
@ibrahim88kahiyeh75
@ibrahim88kahiyeh75 4 жыл бұрын
faaidoo allah inoogu naxariistay
@alihogga4795
@alihogga4795 Жыл бұрын
Kama daalo dhageesiga sirada rasulkena Muhammad Salaahu calayhi wasalam 🤲🤲🤲
@umuhamza1551
@umuhamza1551 9 жыл бұрын
jasaakalaah sh mustafa
@ceyniguled2199
@ceyniguled2199 5 жыл бұрын
Allahu akbar
@sulemanmacalin7275
@sulemanmacalin7275 6 жыл бұрын
MASH Allah
@caresmohamuud8605
@caresmohamuud8605 6 жыл бұрын
Maansha alaah
@saciidabdi8737
@saciidabdi8737 9 жыл бұрын
masha allah jasakumullah
@qeylowhassanali3021
@qeylowhassanali3021 7 жыл бұрын
shiikh mustaf ilaaheey khayrbadan haku siiyo ,waxaan kaa codsan laha in aad inoo soo deeyso muxadarad taariikhdii kurdigii kamaludii saalax iyo dagaaladii uu la galay masiixiyiintii yurub iyo sida ay u bur burtay khaliifadii kamaaludiin saalax.raali iga ahoow hadii horay aad uga hadashay , aniga youtubka waa ka raadiyay waa ka waayey
@mohamedisaaqomar1365
@mohamedisaaqomar1365 7 жыл бұрын
jazaakallah qeer
@hassanhusein7571
@hassanhusein7571 Жыл бұрын
وَمَا مُحَمَّدٌ إِلَّا رَسُولٌ قَدْ خَلَتْ مِن قَبْلِهِ الرُّسُلُ ۚ أَفَإِن مَّاتَ أَوْ قُتِلَ انقَلَبْتُمْ عَلَىٰ أَعْقَابِكُمْ ۚ وَمَن يَنقَلِبْ عَلَىٰ عَقِبَيْهِ فَلَن يَضُرَّ اللَّهَ شَيْئًا ۗ وَسَيَجْزِي اللَّهُ الشَّاكِرِينَ
@Siciidjamac-di7bu
@Siciidjamac-di7bu Жыл бұрын
اللهم صل وسلم محمد كما صليت على إبراهيم وعلى ءال إبراهيم إنك جميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ءال محمد كما باركت على إبراهيم وعلى ءال إبراهيم إنك حميد مجيد. اللهم اغفر لنا وللشيخ مصطفي. Waxaan dhageysiga dhameeyay. 8/10/23
@MuruqsayPodcast5223
@MuruqsayPodcast5223 3 ай бұрын
Ilaahbaa mahad oo dhan usugnaatay iisuurto galiyay inaan nabad ku dhamaysto 22/7/2024 11:09
@bashirmahamed4130
@bashirmahamed4130 5 жыл бұрын
Ma jira qof dhagaysana 2018
@yamaaniabshir9222
@yamaaniabshir9222 5 жыл бұрын
jazaakumullaahu khayraa walaalaha al badar. miisaankiina xasanaatka allaha idiin saaro. walaalayaal yaa ila dhamaystay 25 tan qayb?
@mohamadabdlla9551
@mohamadabdlla9551 5 жыл бұрын
Warqayre
@zzupeerahmed5196
@zzupeerahmed5196 Жыл бұрын
0
@haroonhussein6409
@haroonhussein6409 5 жыл бұрын
Allaahu masli wasalim calaa muxamadu rasuulallaah scw scw scw
@sumayamohamed627
@sumayamohamed627 3 жыл бұрын
MAA SHAA ALLAH
@hasanjamac5017
@hasanjamac5017 6 жыл бұрын
Masha allah
@faysalxawte3617
@faysalxawte3617 5 жыл бұрын
Maansha allaah
@husenhassan3805
@husenhassan3805 6 жыл бұрын
Mash alh
@liibaanmahamedomar3386
@liibaanmahamedomar3386 5 жыл бұрын
Masha Allah
@guuleedismacil5501
@guuleedismacil5501 10 жыл бұрын
Masha allah
@yoyurcag9338
@yoyurcag9338 9 жыл бұрын
ء
SIIRADA NABIGA SCW CASHIRKA 19AAD SH MUSTAFE X ISMAACIIL AL-BADAR CHANNEL
1:02:31
Cadayntii Nabinimada Rasuulka CSW Q.2aad Sh.Mustafe X Ismaaciil
1:00:37
Baraarug Media
Рет қаралды 1 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,4 МЛН
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 13 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 12 МЛН
/2024/ Muxaadaro Cusub  |||Qisooyin Aad ula Yaabay]]Sh.Mustafe Xaaji ismaciil
1:20:53
Sharafta Qofka Muslimka ah Sh.Mustafe
52:11
Baraarug Media
Рет қаралды 10 М.
SIIRADA NABIGA SCW CASHIRKA 16AAD SH MUSTAFE X ISMAACIIL AL-BADAR CHANNEL
1:00:23
CADEYNTII NABINIMADA RASUULKA CSW - SH MUSTAFE XAAJI ISMACIIL - QEYBTII - 1
52:36
SIIRADA NABIGA SCW CASHIRKA 11AAD SH MUSTAFE X ISMAACIIL AL-BADAR CHANNEL
1:01:16
SIIRADA NABIGA SCW CASHIRKA 24AAD SH MUSTAFE X ISMAACIIL AL-BADAR CHANNEL
1:02:05
SIIRADA NABIGA SCW CASHIRKA 13AAD SH MUSTAFE X ISMAACIIL AL-BADAR CHANNEL
1:02:53
SIIRADA NABIGA SCW CASHIRKA 20AAD SH MUSTAFE X ISMAACIIL AL-BADAR CHANNEL
1:02:20