Indhooy indr wan rajaynayaa In arrimihu sax noqdaan Malamo adag Nolasha lagama wayee
@indhodeeralayabdirahman6705 Жыл бұрын
@@ismacilomar76 incha allah indr mhdsanid
@indhodeeralayabdirahman6705 Жыл бұрын
@@abdifatahshiine9130 mhdsanid
@mahamedmahamuud468511 ай бұрын
Waa iska Xaal aduune adkeeso wlshy 😢
@hakeem2297 Жыл бұрын
Sixid. Igu dheeridaa ma dhool gaaxday baad tahay =dhool waa roobka meel fog ka muuqda Markaa wuxu ka wada roob aan soo dhaafayn meeshu ka da’ayo baad tahay Waa eray sarbeebeed ah ku masaalid
@RoodaAbdiHassan655 ай бұрын
Alleylahe halkedad dhigtay.😊
@mankowbincamir3701Ай бұрын
Inta❌Dhito✔️ Dhito subag lo'aadiyo ku cansiiyay dhaydoo
@ikranabib7919 Жыл бұрын
Wow great voice qaadiro Jacal Hal keediibaa dhigta you are a legend ❤❤❤❤❤
@abdialimdheeg9434 Жыл бұрын
Xiligu waa 7:30 kii subax nimo. Sabti ah. Tarikhduna waa 11/ bishii 11 2023. Mar wax ban waxaan dhageystaa heentan in ka badan 15 safar baan dhageysanayey ilaa ka magaalo ka maalo 2024 wax yar ka dhiman qorsho yaal badan baan leeyay hadana kuma farax sani waxa hareeraheyga ka socda I. A 2025 kusoo laabanayaa comenkan. Yadoo wax kasta caadi yihiin ❤️
Heestaa sxb waxba kama galin nin askari ayaa tal uu wardiyayo u cabayaa qisada heesta baar jaceyl waxba kama galin
@suldaanfaysal1165 Жыл бұрын
Dhaxantiyo abaarah ka dhawray hadimo inta subag lo,aad iyo ku cansiiyey dhaydoo Hees runtii aad u midho macaan uu udagan weeye anoo wakhti igu cakiranyihiin ayaan isku dhafinayaa😢😢😢 22/11/2023 Allow wax walba noo fududee hadad iga danbayso like isar hadad dib usoo boqoto heestan N😢❤
@shariifmedia3307 Жыл бұрын
Waalal meeriska 3aad Waxaad ka dhigtaa Dhito aubag lo.aad iyo Ku cabsiiyey dhaydoo Dhito waa caanaha subaga laga saaro marka habeenki8 la dhigo wana caano subagi ku jiiro
@ShukriMohaa-w8p Жыл бұрын
Saacadu 13:16 duhurnimo, maalin jimcaa,taarikhduna waa 26/1/2024 Jecyl 🥰🥰
Wllai zxp aniguba inantii aan uqaadi jirey mNta waxay ku suganthy ma aqaan wan ku jeclahy bas hadalkeeda ka war helaa uun hadana qof wax jecel maha bal Ila taliya
@mahamedalpha89087 ай бұрын
😢😢qof aaad is lahayd nolosha la midaw ma weydey Heestan ilaaa hadadan aan qoraya commentgn ayaa dhegeysnayaaa😢😢
@AdnaYasin9 ай бұрын
Habeen Axad ramadaan ah ayna marayso 20 caawana ay bilaabanyso tobankii danbe taajidka taariiqduna tahy 30/3/2024 i.a markle ayan so booqan donaa peace and love ❤️
@xayaatxilwa8256 Жыл бұрын
Qaadiro jeceyl Abdiqaadir saaxil❤❤
@Yaxye-wm4gp Жыл бұрын
War fanaanku heesta isagaaba khaldaaaya 😅😅 kan qoraaya iskaba daa war luuqadeena noo ilaaliya fanaanka heesta ma caruur ba usoo qortey kadibna wu iska qaaday miyaa
@Hamda-j1s4 ай бұрын
Heees mcn dhe halkeeedi ayu dhigayaay ❤❤❤❤
@yousufabdi746 ай бұрын
Wallahi kan waan garaaci lahaa, ka daa heesta silica bakhtiyohow