ALI DHAANTO MAR BAAN IDHI OFFCIAL VIDEO 2021

  Рет қаралды 427,453

ALI DHAANTO

ALI DHAANTO

Күн бұрын

#subscribe #shere #alidhaanto
‪@EpidemicReggae‬
Song Writter -Ali Dhaanto
VIDEO DIRECTOR ROCKSTONE
Mahad Naq
Nuur Caraale
Asad Faqdiid
Darisla Abdi
abdirahman Mano
Ashraf
Ahmed Kaboole
• ALI DHAANTO CALI DHAAN...
• DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

Пікірлер: 247
@5somtv
@5somtv 3 жыл бұрын
Legend cali dhaanto nin aan ku daydo waa layaabay sxb horay usoco Sharaf leedahay Alah ha Ku sharfo
@DeROCKSTONE
@DeROCKSTONE 3 жыл бұрын
🔥🔥
@hoodocabdi-i9r
@hoodocabdi-i9r 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@tbb_pika
@tbb_pika 2 жыл бұрын
Ahh his songs always rockzz Love from India 🇮🇳
@FathaHassan-p6b
@FathaHassan-p6b 7 ай бұрын
سظنزثبز❤بت❤🎉😊
@cadaala_filims
@cadaala_filims 3 жыл бұрын
LYRICS Milgiyo Sharaf Baad Mutaysatoo Marleey Magacaad Wadaagtaanoo Maquuno Haween Muglaa Tahayeeeeee Micnaha Quruxdana Adaa Mulkiyoo Muraayad La Daaawadaa Tahayoo Halkaa Maskaxdaaad Maryaha Dhigateeeeeeee Miyaan Midhidh Kaa Maqnaadaayeey Marbaan Idhi Uun Kaloo Maqanooo Aan Malaha Imaan Bay Kasoooooo Hormartoo Mashquulay Markaad Mudh soo tiriyoo Qalbigaan Ku Masruufay Maandhaya ee Mulayga Iyo Geed Magool Bixiyoo Mankiyo Ubaxii Mashquulsan Yahoo Shinidu Malabka Ka Miiri Jirtaa Markaad Fiidhisid Macaansadayee Midabkaa Ku Maldahay Masciideedoo Markale U Maleeyay Maanyo Baxdoo Dhirtuna Is Maquursantaad Tahayee Marbaan Idhi Uun Kaloo Maqanbay Aan Malaha Imaan Bay Kasoooooo Hormartoo Mashquulay Markaad Mudh soo tiriyoo Qalbigaan Ku Masruufay Maandhaya ee By Abdinaasir Cadaala
@Man_solo
@Man_solo 3 жыл бұрын
Mashquulay markaad Mudh soo tidhiyoo * Sidaa weeyaan meeshaas
@fadxiyare724
@fadxiyare724 3 жыл бұрын
Wow
@ugbaadaragsan4852
@ugbaadaragsan4852 Жыл бұрын
Mahadsanid abowe sidaa nogu qortay❤❤❤
@mkhadaradow9438
@mkhadaradow9438 9 күн бұрын
Thanks wll qali❤
@hamseshaacirent4400
@hamseshaacirent4400 3 жыл бұрын
Ali Dhaanto Ninka kaliyee wakhtigaan Magaca Dhaqanka iyo Murtida Astura Keep going Zhp
@Waryaaa843
@Waryaaa843 3 ай бұрын
Hees wey dhaaftay wallahi 🙆🏽‍♂️🔥🔥🔥🔥
@serlecky
@serlecky Жыл бұрын
Imagin i played this on speakers walking shop, defused a major situation, while this was playing, my spirit says thank you ❤
@yusufali3737
@yusufali3737 Жыл бұрын
😂😂👍 nice one
@kaariyefilmsvlogs6121
@kaariyefilmsvlogs6121 8 ай бұрын
😊
@Murti_kaab-official_3376
@Murti_kaab-official_3376 3 жыл бұрын
Waaaw another level king of dhaanto 🥰❤💞 Ali dhanto best in one
@jamesjennypookulam
@jamesjennypookulam Жыл бұрын
I heard your song from a famous vlogger in Malayalam language (Tech Travel Eat) and came here after a lot of searches. Anyway's Superb.
@mohamedsankus2770
@mohamedsankus2770 3 жыл бұрын
I dont understand it but i like it, am from sweden hit like my somali people.
@hilaaciyechannel8132
@hilaaciyechannel8132 3 жыл бұрын
U two✌
@abdimalikmohamed7870
@abdimalikmohamed7870 3 жыл бұрын
I will teach you afsomali ee +254704770476
@yarkayarka5858
@yarkayarka5858 3 жыл бұрын
Habarta usheeg Your just immigrant Sweden hooyada maleh
@yarkayarka5858
@yarkayarka5858 3 жыл бұрын
@@abdimalikmohamed7870 ninka wasomali hhhhh
@Thedeliberate-Hani
@Thedeliberate-Hani Жыл бұрын
I just love this #Geeyadamadow ka maqley the video she travels to warshiq she is the definition of this Marley magacaa wadaagaan
@yusufali3737
@yusufali3737 Жыл бұрын
Anba
@abdullahifarah8239
@abdullahifarah8239 3 жыл бұрын
"Mashquulay markaad mudhsootiri" Allaha inteey gabar qorxooon mudh igusootiri gadaal ufiiriyay waxbadan
@ek6900
@ek6900 10 ай бұрын
Ale cudo ❤ Pozdrowienia z Polski ❤
@sudiissa5701
@sudiissa5701 3 жыл бұрын
Halyeegii dhaantada in kasto San Ad u jecelahay dhaantooyin kaagi hore walaalkay mar walba waa ku wataa Allah ku xafido laandheere manaan Dagaaye waa adiga😍💯👍
@abdirahmanmohamed3303
@abdirahmanmohamed3303 3 жыл бұрын
26 june maalinta xoriyada gobolada woqooyi Ee Jamhuuriyada Soomaaliya🇸🇴🇸🇴 From Buuhoodle Cayn Soomaaliya. Hanbalyo dhamaanka shacabka Soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴♥️ Like yaan lala dhaafin
@aaminasalah806
@aaminasalah806 3 жыл бұрын
Dhulkii darwiishka Hanbalyo ❤👌
@yusufali3737
@yusufali3737 Жыл бұрын
Niicda iyo baadinimada meeshaa kala Tag Orod buhoodle ka hadal cidna kugu ma Haaysatee Labada Jiingadood
@ИринаСемёнова-ь9ь
@ИринаСемёнова-ь9ь Ай бұрын
Привет из далёкой России .Меня зовут Ирина.Я каждый день слушаю Ваши песни.Мне очень нравится.Спасибо.Вам и Вашим близким здоровья и процветания.
@money542
@money542 3 жыл бұрын
Micnaha quruxdahana adaa mulkiyo Muraayad ladaawadaa tahaye 💥 Lala laalaa lala lalaalaa👌 Ali dhanto
@badajawleofficial5162
@badajawleofficial5162 3 жыл бұрын
Fananninta somalida ee haybad fan leh Waa cali dhaanto iyo cawale Adan only inta igu raacsan ee fanka wax ka taqna like dhac
@Axmedyaasin-zd6zu
@Axmedyaasin-zd6zu 6 ай бұрын
Wa run😊
@yasirarafaad9364
@yasirarafaad9364 3 ай бұрын
Nimcaan hilaac
@adamahmed973
@adamahmed973 3 жыл бұрын
Cali Dhaanto hortaa aad iyo aad baan u salaamayaa, runtii waa nin fanka iyo dhaqankaba horay u socda, laxanno cusub buu soo biiriyey thank you walaalkiis.
@ibrahimhashi5615
@ibrahimhashi5615 Ай бұрын
mashquulay markaad mudh soo tiriyee🥰
@alleulaabo7895
@alleulaabo7895 3 жыл бұрын
Waxan dhaanto ma aha magac haloo bixiyo 👏👏 Ali dhanto 💪💪
@sahrassushi2398
@sahrassushi2398 3 жыл бұрын
Waa dhaanto aad loogu fara yareytey sidaad hidaha u dhowro iyo dhaqankii soomaaliyeed xushmad weyn kuugugu hayaa huuno adiga iyo reerkaaga & waliba caruurtsda guuleyso goor iyo ayaanba.🌹
@hassanjillaye1355
@hassanjillaye1355 3 жыл бұрын
The legend ali dhanto ✌♥️
@MohamedAlimuse83
@MohamedAlimuse83 3 жыл бұрын
Keep Going The Big Singer In Dhaanto Loves ...😎❤
@duceysaneofficiall7701
@duceysaneofficiall7701 3 жыл бұрын
Micnaha Quruxdana Adaa mulkiyoo Muraayad la daawadaa tahayoooo Halkaa maskaxdaad maryaha Dhigatee Miyaan mirir kaa maqnaadaaye💥💥 Best dhaanto 2021 Cali dhaanto
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 3 жыл бұрын
My love ali ❤️
@ahmedsiraaj3466
@ahmedsiraaj3466 Жыл бұрын
Masha alah
@badajawleofficial5162
@badajawleofficial5162 3 жыл бұрын
Legend Always is legend Cali dhaanto
@pavanmessi_official4624
@pavanmessi_official4624 2 жыл бұрын
Love from india 🇮🇳
@Aboudi600
@Aboudi600 2 ай бұрын
What an amazing ❤ Vloggers kaa I jeclaysiiyay heestan
@xidigyare___________1089
@xidigyare___________1089 3 жыл бұрын
Cali dhaanto best dhaanto really I like that 💝
@fredrotadobem
@fredrotadobem 2 жыл бұрын
Yesss I.. Aloha from Brazil!
@hamzeindho3274
@hamzeindho3274 3 жыл бұрын
He is amazing artist, Iam officially fan
@sacdiyosaciid2801
@sacdiyosaciid2801 3 жыл бұрын
Asxan cod Ali bashiir Abdi Ali dhanto Allah ku xafido wllkey rumaad 💙🌳👏👏
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 3 жыл бұрын
Maansha allaah cali sharaf guuleyso darulduya wa daarul aqiro
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Legend Ali dhanto inta tagerta like sara❤✌🏼
@daudarte945
@daudarte945 3 жыл бұрын
Ali dhanto keep going 🇸🇴❤
@shyamkrishnann
@shyamkrishnann 2 жыл бұрын
ഞാനിവിടെയുണ്ടേ...മലയാളി❤️😄🌸
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 3 жыл бұрын
Axyaa dhaanto Ali dhaanto 🔥❣️
@zacks9875
@zacks9875 3 жыл бұрын
isojawab apti am first person commentiga iyo liketa
@maryamacali2746
@maryamacali2746 3 жыл бұрын
Waaaaw dhaanto lama odhankaro waaa 1000 dhaanto cajiibi abwaan hore usoco🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sadamdekk1218
@sadamdekk1218 3 жыл бұрын
Mnsha Allah Alfanaaan ali dhaanto Keep going bro 💯💯💯🇸🇴🇸🇴
@alimuhumadmahamud7806
@alimuhumadmahamud7806 3 жыл бұрын
Ali samiyow. Cod mcn alaa kugu maneestee. Heesihii hore. Noosoo qaaad ale hakudaaye. Inta. Fanka jecel salaan boqortooyo
@thabitwarsame2214
@thabitwarsame2214 3 жыл бұрын
Mnshllh Legend ali dhaanto
@yusufali3737
@yusufali3737 Жыл бұрын
yaa kusoo maqlay Geenyadaa oo haemrgeysa duubaaysaa 🖐️
@mohazzdeiko6688
@mohazzdeiko6688 3 жыл бұрын
ALI DHANTO JIRO OO JOOG🇸🇴💓👍 BOQORKA DHAANTADA
@abdirahman_gannoofficial5215
@abdirahman_gannoofficial5215 3 жыл бұрын
Legendary ali dhaanto❤
@shamsipirlo8204
@shamsipirlo8204 3 жыл бұрын
CALIYOW DDS BAA KUU XIISTAY💓💗
@omarabdalla8360
@omarabdalla8360 3 жыл бұрын
Legend Ali dhaanto La,anta dhaantadu waxba ma ahan
@elhajjiaskarofficial3169
@elhajjiaskarofficial3169 3 жыл бұрын
M.a ali dhanto allahaa ku sharfo waxaad tahay noleeyaha hidaha iyo dhaqanka somaliyeed 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@MOHAMMEDIBRAHIM114
@MOHAMMEDIBRAHIM114 3 жыл бұрын
Everybody likes DHAANTO
@dirircabdiraxmaancabdiraxm4260
@dirircabdiraxmaancabdiraxm4260 2 жыл бұрын
Dhantadan 24 saac oo safar ah ban dhagaysanayey Saamayn aan Inaba caadi ahayn bay igu yeelatay
@nasroomarahmed2049
@nasroomarahmed2049 3 жыл бұрын
Ali dhaaanto wlh dhantadiisa xoogaa u dha gystaaaa wana isku dayaa xitaa inaan ku ciyaro
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Ali dhaanto huuuuuno horay u soco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️
@cktiger5234
@cktiger5234 3 жыл бұрын
Lagend Cali Dhaanto adaa uyelay dhaqanka heybaf
@c58pro50
@c58pro50 3 жыл бұрын
The GOAT
@చడపకురాచడీపోతావూ
@చడపకురాచడీపోతావూ 2 жыл бұрын
there is no borders to music
@zacks9875
@zacks9875 3 жыл бұрын
alidanto my apti qli kip going ❤️❤️🙏
@Mucaad980
@Mucaad980 3 жыл бұрын
Micnaha Quruxda adaa mulkiyo muraayada ladaawadaa tahayoo halkaa masxadaad maryaha dhigatee miyan miyir kaa maqnaadaye 🙏
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 жыл бұрын
Abaha dhantada cali dhanto waaaw 🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿😍😍😍😍😍😍😍😍
@abdifatahganda8636
@abdifatahganda8636 3 жыл бұрын
Keep going bro
@sacdiyomaxamed6184
@sacdiyomaxamed6184 3 жыл бұрын
Masha allaah dhanto murti leh ina wa cadimahen ileden arko ismujiya thanks
@najaxaden4799
@najaxaden4799 3 жыл бұрын
Waaaw boqorka dhantada❤❤❤❤
@mohadekanshur2467
@mohadekanshur2467 3 жыл бұрын
Dhantadu Hidiya Dhaqankena Weeyan 😍❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@harsamemindset8040
@harsamemindset8040 3 жыл бұрын
Dadka wka nasiib badan tahay hadad 71 comments iga dhex aragto 💘 dhac kusi
@hunooyofficial5403
@hunooyofficial5403 3 жыл бұрын
Waaw dhanto of year’s 💙🧡💚
@mohamedaddow3631
@mohamedaddow3631 3 жыл бұрын
Cimaamadda waan tuuray nio Ninka kaliya ee hadba siduu rabo ulaxamaysa keep going cali dhaqan
@cabdulaahicabdi9591
@cabdulaahicabdi9591 3 жыл бұрын
Way iga gadan thy dhntadan inta ila mid kaah is mujiya yaqe like
@steylishmohan5411
@steylishmohan5411 3 жыл бұрын
Legend Always is legend ❤🇸🇴🇸🇴
@anilek8905
@anilek8905 Жыл бұрын
Finally I got it this song thank u sujith bakthan tech travel
@abdibare9999
@abdibare9999 3 жыл бұрын
Madax waynaha dhaantada cali dhaanto waan ku taageeraa sxb
@mohamedfarah155
@mohamedfarah155 3 жыл бұрын
Maalin nagu weyn legend ali dhaanto
@globalgoals5445
@globalgoals5445 2 жыл бұрын
Im here after vaas vlogs....
@abdullahiyow8425
@abdullahiyow8425 3 жыл бұрын
Realy breath-taking dhaanto🖤🙋‍♂️
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
M.a Abwe keep going poqorkiii dhantadow ♥️💖💖💞😘🇸🇴
@nuuraqawdhan7998
@nuuraqawdhan7998 3 жыл бұрын
wardoon maxad u soo xidhwaydayay caliyoow boqorka dhaantadad
@sharaawifarah9473
@sharaawifarah9473 3 жыл бұрын
Horay u soco Ali dhaqan
@cabdifatax7492
@cabdifatax7492 2 жыл бұрын
Maash allh Cali dhanto guuuuleyso
@abdirahmanabdi8951
@abdirahmanabdi8951 3 жыл бұрын
Lovely brother ❤
@ameennikke
@ameennikke 3 жыл бұрын
WAQAL STUDIO 🎙️🎙️ DARTII UUGU SOO CARARAY....HHH FROM BELARUS
@FarhanMurtimaal
@FarhanMurtimaal 3 жыл бұрын
War malaha maahee
@mohamedzubeer8053
@mohamedzubeer8053 3 жыл бұрын
Big respect Ali dhanto
@Super_man44
@Super_man44 Жыл бұрын
This is an other level
@engmohamuuddableofficia
@engmohamuuddableofficia 3 жыл бұрын
Cali dhanta oday laftiii ☀️✨☀️☀️☀️
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Caadi maaha💙
@eminneelys4553
@eminneelys4553 3 жыл бұрын
İs there only music video? Bro
@sarreeyedhaqan5935
@sarreeyedhaqan5935 3 жыл бұрын
Allaylahee hadal uun la iskama dhahee, dhaantadani waa tii qarniga.
@fayrouzmacalin1407
@fayrouzmacalin1407 3 жыл бұрын
Boqorka dhaantada love saar hadaad igu raacsantahay 😍
@Munira-v4r
@Munira-v4r 6 ай бұрын
I wish it could be translated in English. My favourite song 🎵 amazing 👏🏽
@sahroabdirahman1480
@sahroabdirahman1480 3 жыл бұрын
👌👌👌👌aapaha dhantada
@cawilcabdi6543
@cawilcabdi6543 3 жыл бұрын
Dhaantada hibaa laguu siiyeye zxb waxba lagaama qabankaro go forward ♥
@aminaissa2759
@aminaissa2759 3 жыл бұрын
Masha Allah Cali dhanto kujecliyaa
@jadenmehmetofficiel9964
@jadenmehmetofficiel9964 3 жыл бұрын
Waw amazing keep going
@murtisameoficial5365
@murtisameoficial5365 3 жыл бұрын
Lkn musiga eber ah
@bashirmohamed9991
@bashirmohamed9991 3 жыл бұрын
Hor usoco keep caliyow dhaqankeena
@mariamadam4644
@mariamadam4644 3 жыл бұрын
Nin somali sidan ugu qurux badan hiddo iyo dhaqan ka ragga maba arag wali ban is yidhi.
@williamcentre-valdeloire8879
@williamcentre-valdeloire8879 2 жыл бұрын
LOVE FROM FR
@kadraabdi2744
@kadraabdi2744 3 жыл бұрын
Legend hore uuu soco💖💖
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Dhibta Yaa Kaaga Ba'a Heestaa muuqaal bay u qalanta Weliba dalkii ku soo duub .
@alisulubsaleeban6551
@alisulubsaleeban6551 3 жыл бұрын
Ali dhaanto keep going bro 😎
@nuoraahmed8890
@nuoraahmed8890 5 ай бұрын
2024 cawan maqalay
@calixareedfaysal9200
@calixareedfaysal9200 3 жыл бұрын
Legend cali dhaanto
@asmitaibrahim3141
@asmitaibrahim3141 3 жыл бұрын
another level🥰🥰🎤🎤
Dhaanto cusub Aroos Ayaan 2024
5:22
ALI DHAANTO
Рет қаралды 1 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 55 МЛН
ALI DHAANTO NEW DHAANTO BOODH TIRA 2021
4:13
ALI DHAANTO
Рет қаралды 1,3 МЛН
DHAANTO CUSUB | AXMED BUDUL | WAA RAG LAYSKU HALEEYO 2021 OFFICIAL VEDIO HD
4:26
MIDNIMO QARAN FILMS
Рет қаралды 1,3 МЛН
ALI DHAANTO |BEER WAX JECEL| Official Video 2018
3:28
Kornel Abdi
Рет қаралды 2,9 МЛН
Ali Dhaanto - Baloley (Official Music Video)
4:03
Epidemic Reggae
Рет қаралды 903 М.
Shukri Jamal - Waadaa (Official Video)
5:27
Vision Entertainment
Рет қаралды 3,5 МЛН
ALI DHAANTO- HOOYO -OFFICIAL VIDEO 2021- DHAANTO CUSUB
5:36
ALI DHAANTO
Рет қаралды 783 М.
Shelemenyi
7:31
Mehari Degefaw - Topic
Рет қаралды 955 М.
DEG DEG SHACABKA MUQDISHO OO TOOGASHADA SAYID CALI FIIRSAN DOONO
25:39
Zaki honest Official
Рет қаралды 46 М.
Ali Dhaanto New video Beerlula
6:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 245 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 15 МЛН
Shiza , Bakr - TER (Official Video)
3:44
SHIZA
Рет қаралды 517 М.
Әлиғазы Төртқара - Казахский Шатунов
3:02
Amre - Сағынышым менің
3:43
Amre Official
Рет қаралды 91 М.
Дикие танцы
2:25
BAGA - Topic
Рет қаралды 99 М.
Megan Thee Stallion - Neva Play (feat. RM) [Official Video]
2:40
Megan Thee Stallion
Рет қаралды 15 МЛН
Shiza - bvlbrown (Lyrics Video)
3:33
SHIZA
Рет қаралды 411 М.