ALI DHAANTO NEW VIDEO CUSUB YAA SIDII WAYSADII YAA WAJIGA MARSADA DHAATO AAD U QIIMA BADAN

  Рет қаралды 3,309,596

ALI DHAANTO

ALI DHAANTO

Күн бұрын

ALI DHAANTO NEW VIDEO CUSUB YAA SIDII WAYSADII YAA WAJIGA MARSADA DHAATO AAD U QIIMA BADAN IYO JIIGJIGA
• ALI DHAANTO CALI DHAAN...
• DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
For all inquiries Email = Alidhaanto571@gmail.com

Пікірлер: 684
@adanali1205
@adanali1205 3 жыл бұрын
Hadii la is xasadin oo runta laga hadlo Ogaadeen waa dad tagay oo waligood ba muuuqda, dhinac walbo wey ka muuqdaan, xita dhinaca wax barashada diinta ayaga number one ah, ha ahaato diinta, wax barashada kale, dhinaca music ga xita ayaga haysta waa dad wax qabad leh.. OG aniga gacan aya ni taagay Mashaallah 👍👍👍👍
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 3 жыл бұрын
Ilahayow umada somaliyed kuwa isku weyraxa o kalgaceyl darti isugu olala sinjiga somaliga ka dhig aamiin
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 3 жыл бұрын
Jarar iyo wardheer iyo ceelkii walwaal iyo wabigii shabeelaan warkooda rabaa.🥰 Yaa salaam Caabudwaq baa kala socdaa caliyow.
@shaimasahasom5521
@shaimasahasom5521 3 жыл бұрын
Jarar hadeyba ku jirin dhaanto maba ii ahan viva reerkena💪👊
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
@@shaimasahasom5521 Ma reer isaaq baad tahay?
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Abdiwaliyow igu Zalan Cabudwaq Baladkii Rer Abtigay Mcn Abti From jigjiga
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 3 жыл бұрын
@@raxmoshakaal589 Abti waa kugu salaamin
@ilhanali8397
@ilhanali8397 3 жыл бұрын
Jarar iyo wardheer warkoodaan rabayee isoo siiya reer Ogadenia ❤️💙💚
@brahimbrady4800
@brahimbrady4800 3 жыл бұрын
wacad ebe Jigjiga wey igu weyntahoo Siti iyo Afdher Qoraxey waan jeclhy ❣️❣️❣️❤️❤️❤️❣️❤️❤️ From Garissa 🥰🥰🥰🥰
@kiinmahammed5867
@kiinmahammed5867 2 жыл бұрын
Kkkkkk wa ruuntiis
@ahmadmusdhafmacalinmaxamad671
@ahmadmusdhafmacalinmaxamad671 Жыл бұрын
ነየኘየነኀ ከጀአፀሠዠረ ከጀየዠ
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 3 жыл бұрын
Dhulkii cagaarnaa inaa nooga soo dhex tunto waa sugeenay ❤️
@cabdimahad8032
@cabdimahad8032 3 жыл бұрын
Wacad eebbi jigjiga waygu wayntahoooo from dusamareb galmudug stet of somalia. Ali adna waan kusalaamay fanaaan keyga qali ah
@queenaaliya2891
@queenaaliya2891 3 жыл бұрын
Mansha allah wllo♥️🍁
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Thanks Huno mcn
@nuuraadanyuusuf9057
@nuuraadanyuusuf9057 3 жыл бұрын
Heer sare wlhi m..l
@cabdimahad2975
@cabdimahad2975 2 жыл бұрын
@@nuuraadanyuusuf9057 kip
@boqorsalaam7540
@boqorsalaam7540 3 жыл бұрын
Wacad eebe jig-jiga waaygu weyntahay Jooga...Dhuusa-mareeb Hadafkeennu waa DDDS oo xor ah i.alH🇸🇴🖐️
@shamsaomar9076
@shamsaomar9076 3 жыл бұрын
Wacad Eebe jigjiga waygu weyntahay😍😘❤❤❤. From las'anood darwiishnimo.
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Thanks huno
@abdinasirmohamed6224
@abdinasirmohamed6224 2 жыл бұрын
Dhal darwiish gob gob dhashay
@khadarcabdi1189
@khadarcabdi1189 2 жыл бұрын
Darwish alaw da
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 3 жыл бұрын
One love ogadenya..... From puntland gaalkacyo 🇸🇱We love you My People
@mowlid72
@mowlid72 3 жыл бұрын
Thanks inaadeer, same here.
@shuceybmaxamed1694
@shuceybmaxamed1694 2 жыл бұрын
00
@ocroafff5527
@ocroafff5527 2 жыл бұрын
Viva Kablalax daarood 🤎
@abdinasirmohamed6224
@abdinasirmohamed6224 2 жыл бұрын
We love you too bro
@xasanismaaciil3506
@xasanismaaciil3506 Жыл бұрын
​ .
@abdisalanadan6226
@abdisalanadan6226 8 ай бұрын
Wiil dhulbahante ahay jooga Gobolka sool lascanood runtii waan idin jeclahay my dhiigayga ina aabo hooyo ugadeenia salamullah
@dhoodimeer123
@dhoodimeer123 2 ай бұрын
Sido kale Ina ader dadkaba darwiish Ayaan ugu jeclahay ❤
@abdinasirmohamedmohamud5997
@abdinasirmohamedmohamud5997 3 жыл бұрын
LEGEND LEGEND... Taariqda aya ku xusi donta waayo badan 🥰🥰🥰... Dhulkii hooyo
@nimcomohamed1237
@nimcomohamed1237 3 жыл бұрын
Naftan celwayne iyo nogoba loga wacay 🥰🥰🥰🇬🇲
@abshirobashir7001
@abshirobashir7001 3 жыл бұрын
Somha haa af dheer uxiisya
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 3 жыл бұрын
Wacad eebe jigjiga way igu wayn tahay 🥰 From cadaado
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Thanks Huno mcn
@jimcaaleboos2517
@jimcaaleboos2517 3 жыл бұрын
Maaaadiga waaan kugu sooodhawynayaaa
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
Welcome walaale. 💐
@xasanmaxamedcabdi6608
@xasanmaxamedcabdi6608 2 жыл бұрын
Welcome to jigjiga
@borwaqtganson8273
@borwaqtganson8273 Жыл бұрын
Legend cali dhaanto waan jeclahay Somali galbeed 🇪🇹 From Sweden 🇸🇪 tolkay Ogaadeen 🇬🇲 Jidwaaq waan idin salaamay Ree somali galbeed
@abdifatahhodaale8325
@abdifatahhodaale8325 3 жыл бұрын
Aabaha dhaantada ali dhaanto allaha cimriga iyo camalkaba hakuu barakeeyo
@raoneweye2544
@raoneweye2544 3 жыл бұрын
Jarar iyo wardheer ceelkii walwaal iyo wabi shabeele warkoodan rabaa🥰🥰
@ilhanali8397
@ilhanali8397 3 жыл бұрын
Intaasaan ayaan anigaba iga marteyna 😂😂😂 jarar jano
@deexahmee189
@deexahmee189 2 жыл бұрын
@@ilhanali8397 wabi shabele iyo jarar isma dhawa
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Ogaden Nimada Zidii wayzadii Yawajiga marzada ❤😂 Huno AliYow Keep going Poqorkiii Aderkay ii dhalow ❤🔥🥀🇬🇲
@khadarxaajixasan6931
@khadarxaajixasan6931 3 жыл бұрын
Gabadh ogaadeena iidiyaariya waa wiil Dariskiina ah from Buuhoodle Dhulbahante
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
@@khadarxaajixasan6931 wa Diyar inader Dhulbahante wanu Jecel Nahy
@ailyabdi3368
@ailyabdi3368 3 жыл бұрын
Cali ogaden maha ee iska huubi qoralka
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
@@ailyabdi3368 Adiga Uuu Aderky mcne idhahy miyaa Rabta inan waxkawaydiyo Balaaya Adunkanow kudagty Ali Wa Landhere Og Ah waliba Cawlyahan Ah waliba Rer Afgaab Ah Ee Buuqa iladuldhaf Muran marabee
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 3 жыл бұрын
Salan sare walal qali l am ogaden from buale jubalnad
@zumayasuu7739
@zumayasuu7739 3 жыл бұрын
Jarar iyo wardheer iyo ceelkii walwaal Iyo webi shabeele warkodan rabah 😭💋🇬🇲🥰 Kah eshcalaa dhanto 🇬🇲🥰 huniyoww Tnx
@istarehabdinasir5456
@istarehabdinasir5456 3 жыл бұрын
Ali dhaanto nin nagu qaali ah ayaad tahay allaha ku xafido ❤❤
@Gufaaconews
@Gufaaconews 3 жыл бұрын
Boqorkii Dhaantaada Oo Soo Rogaal Celiyay Iyo Dhaanto Cajiib ah Oo Uu Soo Saaray Keep Going @Ali dhaanto
@mireyare7857
@mireyare7857 3 жыл бұрын
Wacad alle jigjiga waa igu weyn tahay from muqdisho
@ilhanali8397
@ilhanali8397 3 жыл бұрын
Thank you huuno we love moqdisho 2. Aniga Waxan ku dhashayna xamar Cadey shiirkoole afushaal ayaan daganeyna ❤️❤️❤️
@khadrauk
@khadrauk 3 жыл бұрын
Manshallah Tabarakalah beautiful dhulka hooyo Ali dhanto libax dhulkiisa ku dalixiisaya legend keep going brother.
@zakiabdiibrahim4420
@zakiabdiibrahim4420 3 жыл бұрын
NOGOB WAYN💚💙❤️👏🏾👏🏾
@axmedcabdiaxmed7276
@axmedcabdiaxmed7276 3 жыл бұрын
Legend Ali dhanto is back home is the best ✌✌
@abdirizaksheikh1727
@abdirizaksheikh1727 2 жыл бұрын
Wadankiyo walalaha salan baan lahaa wabi weynee nafteydani kuwajahantee dawa iyo libaan dalwangsanaa alow kubarakee aliyow legend is back Ali dhanto 💯💯💯 zoon libaan gopolkeygi kuxisey alow kubarakee ♥️♥️♥️♥️🥰🔥💪💪💪💪💯
@ahmedosmanabdulrahman1106
@ahmedosmanabdulrahman1106 3 жыл бұрын
Dhiigiyo laftuu xullay haduu hadal wax daawayne cali dhaanto wallee qifkii dhaantasiiaa. Daawada ee qalbi jilicsan illinta inuuna ceshan karun👍👍🙏🙏
@drjawad1679
@drjawad1679 3 жыл бұрын
Abwaan Cali Bishiir " Ifka Sama ku noolaw aakhirona sidii rooon . Long life.
@abdullahisagal475
@abdullahisagal475 3 жыл бұрын
My brother cali dhanto wanku fanaa dhabti waxa tahay shaqti wadani ah oo dadkiisa iyo dalkisa jaceyl we proud of you my bloody Ali dhanto
@abdiwalimohamed7127
@abdiwalimohamed7127 3 жыл бұрын
Daawo iyo Libaan dal wanaagsanaa LEGEND.
@khadarxaajixasan6931
@khadarxaajixasan6931 3 жыл бұрын
Legend cali dhaanto Taariikhda ayaa ku Qori Doonta insha allah
@sahracr1073
@sahracr1073 3 жыл бұрын
Wiil dhaqan Codka Miraha Laxanka inaba caadi ma ahan Wari mayside waayo noo joog Waa gabar reer muqdisho kaana salaamaysa muqdisho
@ayanlealinuur8280
@ayanlealinuur8280 3 жыл бұрын
Adigoo nin reer aw qudub ah gaar ahaan reer sheeekh aadan waxaan halkan kasalaamayaa reer abtigay ogaadeen guud ahaan gaar ahaan baahale bah tanaado sigaar ah maxamed subeer reer cabdile sigaar ah reer cali wanaag reer abtigay viva ogaadeen caliyoow adigana waan kusalaamay sxb
@adanabdullahi2024
@adanabdullahi2024 3 жыл бұрын
Wanqkaqadnay abti
@ahmedosmanabdulrahman1106
@ahmedosmanabdulrahman1106 3 жыл бұрын
💌💌💌💌💌
@deexahmee189
@deexahmee189 2 жыл бұрын
Oo ree cali wanaag maa ree abti ku ahaa hno qudub from imey galbed wabi shabele
@ayanlealinuur8280
@ayanlealinuur8280 2 жыл бұрын
@@deexahmee189 haaa huuno adi ma reer aw Qudub baa tahay mise Reer cali wanaag
@deexahmee189
@deexahmee189 2 жыл бұрын
@@ayanlealinuur8280 ree aw qudub hno ree imey galbed baali iyo raaso mataqana ina adeer
@ibrahimadan205
@ibrahimadan205 3 жыл бұрын
"Dawa iyo liibaan dal wanaagsana" Viva rer garre iyo dagoodiye iyo dhamaan Somalida ku nool deegaanka somalida 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadarsamiir38
@khadarsamiir38 3 жыл бұрын
Waxas waxba kama kasayee nio kalay dire dawa Viva dhanto team😍 OGADENIA
@mohamedseeedbarqad69
@mohamedseeedbarqad69 3 жыл бұрын
Boqorkii dhaantada gayiga ali dhaanto zxb salaama dhaantada soo faxa ❤💯
@abdullahimuminomar6892
@abdullahimuminomar6892 3 жыл бұрын
Wijiyashii is jecel wey isku so weyraxan the legend is come back ❤️😇✌️
@alihussein1432
@alihussein1432 3 жыл бұрын
Waxan. Halkan kasalamaya Walahy Reer @jigjiga Rabi ha idin siyo Dhabad waarta From@muqdisho 🇸🇴
@abshirobashir7001
@abshirobashir7001 3 жыл бұрын
Amen
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Wn Kaqadny Huno Adinkana Sidokle
@ugasmowlid4108
@ugasmowlid4108 2 жыл бұрын
Ali dhanto fananka kaliya een isku gobolka nahay Afdheer ❤❤❤❤❤one love
@abdiqadirosman7271
@abdiqadirosman7271 2 жыл бұрын
Ali Bashir Abdi the only legend of ogadenia I love your songs welcome back to ogadenia region.... I could request you to come Kenya with happy and our traditional dance dhaanto
@abdinasirmohammed6880
@abdinasirmohammed6880 3 жыл бұрын
Wardher iyo wal waal yaa iiga soo warama ogaden boys ali dhanto From Jigjiga kadaawanaya
@faaisocabdicasis99
@faaisocabdicasis99 3 жыл бұрын
Yaasal laam ugudam baas tii ali dhaanto oo jigjigo dib utagay💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣❣❣
@ahmedosmanabdulrahman1106
@ahmedosmanabdulrahman1106 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰💑
@aydarusabdirahman5583
@aydarusabdirahman5583 3 жыл бұрын
Wadka mooyee wax kale nama kala wadee Waan u weydoobay ciida wanaagga badan , Ee sidii weysadii yaa wajiga marsada. What a music and lyrics!!💓💓
@bilealijama5712
@bilealijama5712 3 жыл бұрын
Legend Come back Ali Dhanto 🙌 💪 👏
@xamsedeeq6192
@xamsedeeq6192 3 жыл бұрын
FgS to j on z added fgjs do u
@zeinabali8709
@zeinabali8709 Жыл бұрын
Óoó
@geeljire8851
@geeljire8851 3 жыл бұрын
Wabi Wayne ayey naftaan ku wajahantehee daawo iyo liibaan dal wanaagsanaa woow👏 legend Ali dhaanto is back💙
@Hamz826
@Hamz826 3 жыл бұрын
Legend will always be Legend From celwayne Wan ku wadanaa fanaankii degaanka❤🙏
@weirdo8020
@weirdo8020 Жыл бұрын
Waw❤😊❤
@mohamedwarsame7545
@mohamedwarsame7545 Жыл бұрын
M.a bro ali dahanto wankuwataa
@halimofarah5016
@halimofarah5016 Жыл бұрын
Yop 9😊o0😊😅
@SukriXasan
@SukriXasan 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adamahatsiyad1904
@adamahatsiyad1904 3 жыл бұрын
I love Ogadenia from Garissa cadey
@habibodiriye4068
@habibodiriye4068 3 жыл бұрын
Mashaa alaah wad iga nasib badantay ee markii an dholkii an uu waydoobay tago an caliyow ku soo qaban
@mohapro99
@mohapro99 3 жыл бұрын
Woow legend poqorka dhantada 💯
@MusaMohamed-q1j
@MusaMohamed-q1j 10 ай бұрын
Allow. Ano jigjiga ha idilin wan jacelhy wllhi tolkey rer jigjiga from kenya 🇰🇪 😭😭
@bishaarwarsame3560
@bishaarwarsame3560 2 жыл бұрын
We love you reer ogadeeniya idin jecelnhy from adaado galmudug somalia
@pureheart3552
@pureheart3552 3 жыл бұрын
Dhagaxbuur iyo awaare aya la iga wacay reer abtigay salaan ayan laha I love ogaden reer isaaq waliba reer cali from hargaysa sacad muuse
@mowlid72
@mowlid72 3 жыл бұрын
Duriyada waan jecelnahay, dad aan daris nahay, Dhagaxbuur ayaan kaa soo salaamayaa
@mahamudadan8161
@mahamudadan8161 3 жыл бұрын
Abaha dhantoda Ali dhanto.home is the best big fans from south Africa diepsloot but my homeland kenya i miss markad qurbaha jogta ayad daremeysa qiimaha hidiga iyo daqankeena quruxdu badan my lovely county Tanariver kenya ill be back Insha Allah
@alhaajjiabubakar8713
@alhaajjiabubakar8713 Жыл бұрын
Idam Alle jarar iyo ceelki walwaal mar Waa tagi Respecto Ayaan uhayaa❤❤❤❤❤
@khadarmuxumed1518
@khadarmuxumed1518 3 жыл бұрын
Legend Ali Dhaanto waan kuwada
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 3 жыл бұрын
Cajiib ninkaan waa mucjiso xagga dhaantada iyo soomaali jacaylka ah.
@deeqoali57
@deeqoali57 2 жыл бұрын
Mansha alah dheh
@daarulkhayr
@daarulkhayr 3 жыл бұрын
Labo wada dhashoo waayo kala maqnaa wajiyaashii isjecel way isku soo urdaan qorbaha nin joogay ayaa garanaya micnaha oraahdan mahadsanid ali dhanto legend 💯💯💯💯❤❤❤❤
@mamahooyo9379
@mamahooyo9379 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah dhulkeenu qurxanaa dhinac walboo ka eegto from puntland Ali dhaanto sigaara utaagera🇸🇴
@ahmedyare3811
@ahmedyare3811 3 жыл бұрын
Wacd eebe jigjiga way igu wayntahy wllh wan ilmeyay mrkan dhantadn dhagystay ma ihi rer jigjiga lkn wxn daremaya somalinimo .siti io afdheer qoraxey wan jecla 😔cali dhanto runtii wan fananinta fra ku tiriska ah rer jiggiga wan idin salaamy somalinimn idin jeclaha forom jubaland gado 💯❤🙏🏼
@muhumednathirhanshi3112
@muhumednathirhanshi3112 3 жыл бұрын
Gedo sow tan intaas iguhaysa Ogaden wa itobiyan maxa iska kaya qoseya
@dhoodimeer123
@dhoodimeer123 2 ай бұрын
​@muhumednathirhanshi3112 Siyasadaha iyo dhaqanka kale garo Ina ader wuu mahdsantshy wiilka gado joogo ee halkan Naga jecel From ogadein
@Alimaalim-b1b
@Alimaalim-b1b 3 жыл бұрын
Ali dhaaanto gormee tuliguleed dhaanto usoo qaadi doontaa
@qureshticowlbahale863
@qureshticowlbahale863 3 жыл бұрын
Runti wan darensana inad wax macqul ah so wado Aliyow Alaha haku dayo runti cida hoyo waa lama huran insha Alah wanu iman dona
@daudijelle3465
@daudijelle3465 3 жыл бұрын
Big love from nfd wajir walal Ali danto
@maankey6048
@maankey6048 Жыл бұрын
From argentina thnkz A.d
@ayaandeeq3323
@ayaandeeq3323 3 жыл бұрын
Wacad eebee jigjiga wey igu weyntahay😢❤️ali dhaanto walaalkay guuleyso
@fardowsocali9806
@fardowsocali9806 2 жыл бұрын
My brother anjeclhy ali bashiir Ali dhaanto lengend ogadenia keep going I love you legend ka sagaalka dab
@saadiqdayib8564
@saadiqdayib8564 2 жыл бұрын
Naftaan ceelweyne iyo Nogoba loga wacay..from Garissa
@husseinmahamedcali9847
@husseinmahamedcali9847 Жыл бұрын
The best dhaanto of the year alli dhaanto kama dalo dhagey siga heestan I'm from Somalia mugadisho
@kingkhazar1565
@kingkhazar1565 3 жыл бұрын
Axay ax waa kuwii sidi waagii hore legend waadsoo laabatay🔥with fire 🔥
@queenaaliya2891
@queenaaliya2891 3 жыл бұрын
Dhaanto waxaan ugu jeclahy dhaantoyinka cali dhanto😩♥️ leggend halkaas inooga wad dhaantada waa dhaqankeeena♥️🍁from puntland galkcyO bilan♥️
@calixareedfaysal9200
@calixareedfaysal9200 3 жыл бұрын
Abwan xasan xukun garad iyo cali dhaanto wad ka baxsateen
@xikmaawiofficial935
@xikmaawiofficial935 3 жыл бұрын
Another level legend Of legend is back Calow 👏👏👏👍
@basrahassan5058
@basrahassan5058 3 жыл бұрын
Jijiga miss you soo much!!! Please stay home❤️❤️❤️❤️
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 3 жыл бұрын
Wacad Ebe jigjiga weey igu weyntaho siti iyo afdheer qoraxey iyo Dhanaan wan jeclahy kah🩸❤️Allow anoona dalkeeyga soo booqan o walalaha soo saalamin hai oofsan🤝😭😭
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 3 жыл бұрын
Ilahay kuma oofsado walalo in badan nolow insha allah dhulkagana wad boqon donta
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 3 жыл бұрын
Music ima cajabin aliyow yaa tumay 😌
@nasrocabdirahman1778
@nasrocabdirahman1778 3 жыл бұрын
Heestan meel by iga tabty dhulkygii puntulnd🇺🇿😭❤ aad bn ugu xiisay magloyinkii aanku soo kory alow dib igu celi galkcyo burslx balibusle salx rigomane godod semade tuulo xabibo bacdwyn burtunle ceel bardaale jeexdin Jariibn garacd carfo beer dogob dudun galxamur alow nabad igu celo muduh gori jano🇺🇿👑❤😭💕
@mohmmettelgabanow9129
@mohmmettelgabanow9129 2 жыл бұрын
Ciid iyo caduun ba waad ku kortey.
@Tatico_official
@Tatico_official 2 жыл бұрын
Amin wllo kula midaa ahy hadaad Commentigayga akhrido Hilowga iyo dal jacaylkaba waan kasimanahy alle haku dhowro🥰💚
@mohamedrashid6563
@mohamedrashid6563 3 жыл бұрын
Mshaaa allh ali dhanto waafananka antageero sxb garissana wn kugusugaynaaa
@hiiraan_boy10
@hiiraan_boy10 3 жыл бұрын
Lagend is back
@Ayuuubckariimismaaciil
@Ayuuubckariimismaaciil Жыл бұрын
I love you boqorka dhaantada❤❤❤ noolow abowe
@akmaofficial9648
@akmaofficial9648 3 жыл бұрын
Al fanaan cali bashiir waxaan kaa sugaynaa dhaanto muqdisho ah hadaan nahay dhalinyarada muqdisho
@suwaysjama9155
@suwaysjama9155 2 жыл бұрын
Masha allaah my people Ogaadeen keep going 💋❤️💙💚❤️💙💚💪💋🌹❤️🇸🇴❤️
@ugaasahmed4086
@ugaasahmed4086 3 жыл бұрын
XaqiiQ wiilkii wilka aHaa wuu soo noqday cali dhaqan tan basa kama sugayno dhantoyin badan baan kaa sugayna inshalh 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@daganinagrat3321
@daganinagrat3321 3 жыл бұрын
Boqorka dhaantada ❤️💙💚🥰
@mohametfadalleh3963
@mohametfadalleh3963 2 ай бұрын
Waxan Dhaanto way dhaaftay yaasalaam❤❤❤ cali dhaanto the best one❤
@fadumocisman1977
@fadumocisman1977 3 жыл бұрын
Ali dhanto wan Ku wadana e horay usoco o sharf Ku jog
@yuniszabdow6671
@yuniszabdow6671 3 жыл бұрын
Legend Hon Ali dhanto well come back u and Hon Nuur caralle long life all and may Almighty Allah protect you from all evil eyes Inshallah
@abdiyarremohammed2552
@abdiyarremohammed2552 3 жыл бұрын
Abwaan somaliyeed ali dhaanto ishcalaa erayo🥰🥰
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Dhagax buur waan jecelahay💜
@khadarxaji7290
@khadarxaji7290 3 жыл бұрын
Legend waa ku salamay from cel wayne
@roblealimohamed1954
@roblealimohamed1954 3 жыл бұрын
We need leaders who have the soft heart of Ali Bashir.
@ahmadabdirahman4386
@ahmadabdirahman4386 3 жыл бұрын
Mansha Allah Cali halkeeda,ayaad dhigtay Inaad Boqorka dhaantada tahay muran kuma jiro Hargeysa na way ku sugaysaa Mudane
@neimaabdullahi4853
@neimaabdullahi4853 3 жыл бұрын
Maasha alh waxan dhaanto waa dhaafeen afkaaga caano lagu qabay wllky cali wlhi maanta xiiso xad dhaafaa ayaan wadankayga uqaaday 😰😰😰 waaxyihiyo jidhkiyo wadnahaygaad tihiin 🥰💯💯 😭 mhdsanid ina adeeer
@yasiidmohamed1677
@yasiidmohamed1677 3 жыл бұрын
One love ogadenia legend is back ali dhnto 💯❤️
@MohamedBashir-j1e
@MohamedBashir-j1e Ай бұрын
Cali dhanto keep going king of dhanto
@inaabdinasir
@inaabdinasir 3 жыл бұрын
woow ogadeeniya ❤💙💚
@IsmaAragto
@IsmaAragto 2 жыл бұрын
Love from Galkacyo Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰🥰🩸
@ibnumoha6445
@ibnumoha6445 3 жыл бұрын
I love jigjiga all DDS 🥰🤩💋❤godey gacalo iiga soo waran abti cali ♥
@fartunhussain3374
@fartunhussain3374 2 жыл бұрын
Dhulkii abtiyashe nolada🇬🇲❤💉
@user-vr1kq5dg6s
@user-vr1kq5dg6s 3 жыл бұрын
Ali Bashar 🤚🇸🇴 from Borama
@maymuunsiciid4549
@maymuunsiciid4549 2 жыл бұрын
Ilahay amarkiis waan iskakaa jeclahay Aliyow waan rajayn inaan maalin kula kulmo
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@gabadhareerhoowd5799
@gabadhareerhoowd5799 Жыл бұрын
Wadaniga dhabta allow kudaaa cali dhaanto 😢hiloow baa igu ridey heestan dalkaygii ❤
2 September 2024
7:25
Cali Maxamad
Рет қаралды 3,4 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 62 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 6 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 19 МЛН
Dhaanto cusub Aroos Ayaan 2024
5:22
ALI DHAANTO
Рет қаралды 1 МЛН
ABWAAN NUUR GOOSAAR DHAANTO CUSUB DEEQA NUURA///.2024.
5:54
MURTI RAAC
Рет қаралды 18 М.
Inaan Ku Amaano
7:45
Jaango Aabaha Dhantada - Topic
Рет қаралды 43 М.
Dhaanto Yaakulaba Dhunkada Axmed Budul
6:00
Jigjiga Tube
Рет қаралды 3,1 МЛН
Ali Dhaanto - Baloley (Official Music Video)
4:03
Epidemic Reggae
Рет қаралды 903 М.
ALI DHAANTO AF QADIIDLEEY 2022-DHAANTO CUSUB- ALI DHAANTO 2022
3:59
ALI DHAANTO
Рет қаралды 1,6 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44