Wooow aad ayaan ugu helay inta igu racsan like hoos👇adnna aad ayaan ku tageera walashey horey usco😘😘😘
@suhuurqalanjo63985 жыл бұрын
Thanks xbbti
@shankaronfardus69785 жыл бұрын
isku filan wow
@queenyaxlaamnuur25345 жыл бұрын
@@shankaronfardus6978 haa walashey ma itaqanaa
@aminadacad83825 жыл бұрын
Masha alaah adna quruxey aad ayan ku tageraa wana ku jeclhy si kl iyo lab ah waliba farxad ku nolow cadey boolo
@leylomohammed1285 жыл бұрын
Ani mahad kaga haya xbbti wlhi wax badana ayaan ka faiiday wajigeyga shalay iyo manta kabo kala ahay thanks ❤❤
@hanisharaf45395 жыл бұрын
Thnks adna sharaf wllhi faruryaha ku dhibanaa qaleel iyo qolaf
@niyatiichannel5 жыл бұрын
Mashallah allaha kudayo abayo inta ila tagerto like isaraa adna hina
@asaldhalad76145 жыл бұрын
Thnk u adna dadka mashqulka badan waxba laga faideyn warkoda zero kaso qaad xabbti ino so badi video qurxinta wax badana ka faiday labadada chanalba wa Ku xiranhy keep going ❤❤
@saynababdirahman31335 жыл бұрын
Saliid saytuun iyo baadruul gartay ee waxa kale ma fahmine isheeg adna qaali khyr ale haku siiyee
Masha allah adna qurx inta xun hadalkoda dhag jalaq ha.usiinin waayo bani.adamka ma wada fcna xbbkena scw aya la yiri cadalad mahaa sidu wax u dhaqayo marka horay usoco guul iyo gobanimo ayan ku rajyna xbbtyda"" kuma cunaan habar cajusaya oday cira le kkkkkk inolw inty nolo jirto adnaa💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@rajochannel68495 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴cudurka gaaska hadiii uuu dhibaaato baaahsan kugu hayo adiga ama qof ka mid ah qooyskaada soo booqo irshaad channel iyo dr abdirizak kana daaawo sida ugu fudud ee loo daaweeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴subscribe walal🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saabirinomardaqare54285 жыл бұрын
Masha Allah abyo magaciis
@sulekhaabdi24765 жыл бұрын
Wamxy wll waraandadu ma daqiiqbaa waxn budadaa aad kudhexdarty
@sakiboy3625 жыл бұрын
Masha Allah sist mahadsanid jazakallahu kheyr
@ifraaxifkaa50555 жыл бұрын
😍😍😍😃 Thnk you Adna xabiibati💋 Insha Allah wad gareysa wlhi wan ku tagersanahy nag an isku mashquleyniin nuur maleh naakta waxey nak ku tahay wa iney ku mashqusha quruxdeda Alhmdulilaah dheh qali
@queensimraat50495 жыл бұрын
Mnsha Allah Thnkx Siz Adna Runtii wan u baahnaaa😍😘
masha Allah adna faruryaheyga waxay i fiqfiqmayan dhorsano dhaqtar skin wan geyey alxm wey iska fiqmayan insha Allah abyo wanfirina illah dawo hanogu daro
@reymaz85 жыл бұрын
14:19 horay u soco abaayo dadka waa iska dhib badanyihin kuwa ku neceb kuwa ku jecel ku ilaaw abaa😍
Adna aniga iyo adi isku magac ayaa nahay marka insha allah guul qali
@sucaadoclaaahi47705 жыл бұрын
Masha alaah habo mcn horay usoco gool wacan👋🙋♂️
@muntasitaqli63765 жыл бұрын
Adna hn wan ku mahad celiya wyo nuur Agnisol way i fineyey Alle ha ka abal mariyo qurxey 💘💘💕💕💕💖💘💔💔
@hudahuda37155 жыл бұрын
Mansha alh wllo keep going Huuno Adnay waxad malqacada ku qiyaste cada waxay magaci
@hodonali5055 жыл бұрын
wllo qli aadbad mahadsantahy wnu soo tijaabin insha allah
@samiyaabdullahi57185 жыл бұрын
mashallah wanka helay xyto alpo wana ku tagera hora usoco somali dadka fcn le laga qabsada kuwa xuna bareg loma qabto hdlkoda mel maba laga so qado sababto ah afkena qoyan bey u hdlan qofka marko hdlayo waxa fcn wax tar leh ine ku hdlan lkn like isar hda waxas jaceshay wax lagu hdlo miya qofka marko hdl xigmad leh ku hdlo waba lo saraya
@ifrahinaabdi34885 жыл бұрын
Wajiga mamarsan karaa xpti mise faruryaha lee loogu tala galay plz jwb🤔🤔
@Miira-155 жыл бұрын
Faruryaha bis
@filsanhani78295 жыл бұрын
Aadna tnx abayoy wlh said i jajacan bishimaha
@safiomohamed14575 жыл бұрын
Ww aad ayaan uga helay mahadsanid inbadan wlshy Adna
@sureyasiman42915 жыл бұрын
abayo adban uka hely lkn waxan raba inad iga cawiso inad iso galiso abayo dawada qas qaska ayan marsata marka marsado wajiga ayee qolaf iga sarta waa u I hura marka sen yela abayo iga cawi adiku raliya. mhdsanid
@fartuunciise18355 жыл бұрын
horay u soco wll
@sacdiyayarey97205 жыл бұрын
Mansha allah 👌 alle haku barakeyo walashey adi qolof bey iyeshan wan sotijibin insha allah
@samiraalihussain3515 жыл бұрын
Adna waan kugu haysta keep going sister 😘
@meymunyusuf95425 жыл бұрын
Abyo shugran adno gabar wanaagsan ayaa tahey albti baradhada cadi ma aheyn wan keheley dadkana ma wada sino illehey ha so hanuniyo dadka jecl in ey qof walal ah in ey dhawac ugestan
@meymunyusuf95425 жыл бұрын
Abyo aniga kreamka nooro wan isticmalay mar lakin masan ku daray keligis ma la marsan kara