heestii bari hore. maryan mursal iyo mukthaar oday Farsamada caamir mowliid BY SNTV

  Рет қаралды 1,173,044

FANKAAL

FANKAAL

Күн бұрын

Heestii Bari hore
Fananiinta maryan mursal iyo mukhtaar oday
Music Ahmed salax qaasim
Farsamad Caamir mowliid
soo sare cali aar
Sntv london

Пікірлер: 399
@husniproductions9363
@husniproductions9363 5 жыл бұрын
Xasustii 1998 marki ann jiray 11 sano allaha unaharista gabar aan dhiris ahayn aya aad udageysen jirtay markas ayaan anna ciyari jiray
@dayax1411
@dayax1411 4 жыл бұрын
Ya daawanaya 2020 like isaar 7 sano dib u daawanaya alle ayaa mahadleh allow cimriga noo barakee
@mubarakhassan2538
@mubarakhassan2538 11 жыл бұрын
axyaa hees runta ka hadlayso lkn waqtiga heesta laqaaday waa hore ayey ahayd hada ayeyna ka shekaynaysaaa cajab runtii waaaye viva mamo maryan mursal
@fadumoadan948
@fadumoadan948 4 жыл бұрын
Hoorta baaro taclintiyo buugiyo dhiigalka badawyahow diib ha uu celin hablaha soo baararugay hhhhhhhh like isara inta igaa dambeyso waligey like ma bariyin manta dad ban iska baarajenaya hhhhhh
@sn4271
@sn4271 3 жыл бұрын
Ana dhac kuku siyay like 👍🏼 heesta qebta maryan mursal runta ey ka hadle badowka an waxbaran iyo gebdhah marka lagursayo family gebedha lacagta ku xeran
@akhiyaarcirro6023
@akhiyaarcirro6023 4 жыл бұрын
6\2\2020 Yaa Dhagey zanayo Maamo mursal maryan padaow yahow dip ha u celin dadka soo paraarugay Ax Yaa hees 😍
@damacade234
@damacade234 4 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@sweetyquruxsancali8394
@sweetyquruxsancali8394 5 жыл бұрын
Badaw yohow dib haw celin dadka soo bararugey yaadhagesanyo 2019 ❤❤❤
@thehalit7179
@thehalit7179 5 жыл бұрын
😂😂😂
@farhanmohamed4219
@farhanmohamed4219 5 жыл бұрын
Wanakanaa
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
Waa nakan 31-12-2019 12:25a.m
@farhia.Mohamed
@farhia.Mohamed 5 жыл бұрын
Booli quutayaashii beecsan jiray haweenka maanta looma baahna e 👏👏👏👏👏👏
@mohamedhussen9880
@mohamedhussen9880 11 жыл бұрын
bari hore waxaa jiray ilan timaha bidoo barkana utidacdoo mara bayna xirteee wax badalay kuwii hore bala geesa dheeroo suuqa baratamaya run,ahaantii heestan dhabta ayey ka hadshay hablaha hada jooga iyo kuwii hore farqi weyn ayaa udhaxeeya allah soo hanuuniya hablaheena insha allaah mukhtar oday waad kabaxsatay
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 7 жыл бұрын
Erayadii muxumad yaasin Dheeg, waxaana qaaday maryan mursal iyo maxamed jaamac joof AUN
@amalabdulrahman1009
@amalabdulrahman1009 Күн бұрын
2024/10/5 ayaan dawanaaa ilayahow maama maryan cafimad iyo cimri dheer siii aduun iyo aqirana u naxariiso
@suldaanstudio1874
@suldaanstudio1874 6 жыл бұрын
2k18 yaa dawanaya misa aniga umba ka hadhay dadki hore
@husenabdimohammed860
@husenabdimohammed860 5 жыл бұрын
1/22/2019🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@sm-kr4nq
@sm-kr4nq 5 жыл бұрын
@@husenabdimohammed860 😊😊aniga laba malmod kaa dambeya😀
@suhaibfantasticboy9786
@suhaibfantasticboy9786 5 жыл бұрын
Arye ani 2019 ayn dawan aya😂😂😂
@umumuwahid6982
@umumuwahid6982 4 жыл бұрын
@@husenabdimohammed860 11 zack a à
@mohammeddahirfarah661
@mohammeddahirfarah661 4 жыл бұрын
aad iyo aawaan la dhacsanhy wlhi heestaan
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 6 жыл бұрын
Best hees maryan mursal Hada baratan iyo orod bisha iyo cadceda besha lo hersodo wanu beeg sanayna' Horta baro tacliintiyo bugiyo dhigaalko badow yahow dib ha u celin dadkan so bararugay 2017 december 4
@awoabdiosman3343
@awoabdiosman3343 5 жыл бұрын
Bunduq geel iyo faras ma haysatan ka horaysa 😂dirici 400$ ahaa ka qaylinaysane cebtina qarsada geel haysku soo hadal qadina😂😂😂
@jaleefanofficial3743
@jaleefanofficial3743 7 жыл бұрын
HORTA BARO TACLIINTIYO BUUGIYO DHIGAALKIYO BADOW YAHOW DIB HA U CELIN DADKA SOO BARAARUGAY
@cabdirahmanabdullahi3723
@cabdirahmanabdullahi3723 11 жыл бұрын
wlhi memories come flooding back when I heard this super oldschool, hes heesdhaftay weyaan masha,allah fananadena maryan mursal noolaaww mammm
@xidigajacaylkabashiir7120
@xidigajacaylkabashiir7120 5 жыл бұрын
cabdirahman abdulahi
@maxamednur3611
@maxamednur3611 4 жыл бұрын
There are many good songs but this is no 1 for me the best of all time.
@munaomer6126
@munaomer6126 8 жыл бұрын
In love with track my god , the original tho is just amazing !!
@alojama4281
@alojama4281 11 жыл бұрын
Heestan waxaa wada qaadi jiray maryan mursal iyo mohamed jamac joof 1968 bay soo baxday. Laxanka axmed cali cigaal
@inacawil4092
@inacawil4092 Жыл бұрын
Odl is gold ❤
@hayat212
@hayat212 Жыл бұрын
@sacdiyocabdiwali6168
@sacdiyocabdiwali6168 2 жыл бұрын
2022 dawanoya cod dahabi mamo maryan mursal🔥🥰🥰
@geeseydhacaaye2779
@geeseydhacaaye2779 6 жыл бұрын
Wlh heestaan waxaan dhageeystay 2004 anigo darawall ka ah gari kowri ah kana shaqeeyo tanzaniya ilaaaa soth sudan hees xasuuus mudan
@orobleh77
@orobleh77 11 жыл бұрын
I Remember when Mohamed Jama Joof Get off from Jammal Jaam and become Sober. I finished Elementary School of Moalim Jama School in 1968
@MohamedOmar-wx3yt
@MohamedOmar-wx3yt 3 жыл бұрын
marayn mursal cod illaha haybad usiiyay hobaldii waabari ayada ugu cod wngsn groupka waawayn marki laga so tagao
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073 5 жыл бұрын
heestan raadi ayaan ka dhageysan jiray mama maryan cimriga allah ku dhereya qufki 2019 dawanayo like
@carolemaxamed2028
@carolemaxamed2028 9 жыл бұрын
i just can.t believe it maryan guull intaad nooshay aakhirana halkii roon mukhtaar oday brother keep it up
@arabmulla2330
@arabmulla2330 6 жыл бұрын
Best somali song pari hore waxa jiray esh calaa hees weeye full respect maryan mursal
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 4 жыл бұрын
WAXAA QAADI JIRAY MAXMED JAAMAC JOOF IYO MARYAN MURSAL CIISE ,BARBAARTA GUUDKA WEYN WAA DHAQANKA GAALJECEL SAMOW EE KII TAABTO GACANTIISAA U MAQAN,WAXAA SOO RAACO JIIDO IYO QOLOOYIN YAR OO SOMALI AH.MAASHA ALLAAH.
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 8 жыл бұрын
walahay wa rageedi eshcala meelbay inaga saartay hadalkodi jiro joog maryan mursal
@zeinassissa2507
@zeinassissa2507 6 жыл бұрын
heeeesta wa dadax 💪👍👌GABDHO SOMALIYED 💙NOLADA 13.7.2018💙 SOMALIA 💙
@Yasir-abdrisak
@Yasir-abdrisak Жыл бұрын
Memories 2014 in Awrboogees Sool Somalia
@hayat212
@hayat212 Жыл бұрын
😂 cerigabo sanaag somalia ayaan ku dhegaysan jiray waagaas 😢
@abdirahmanmahamud3595
@abdirahmanmahamud3595 6 жыл бұрын
Who is listening 2019 like isaar
@IsmaanCiilow
@IsmaanCiilow Ай бұрын
2024 ayaa ila dha gesa naya axya hees m.a maryan mursal ❤❤❤
@bahjabureeqa8694
@bahjabureeqa8694 12 жыл бұрын
wuuuuuuuuuuuuuuuuuw heestan waa jecelahad cod aa iska rad radinaa yaa ila qadaayo oo jecel heestaan
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 10 жыл бұрын
beri hore waxa jiray waa hees macaan.
@cartanhashi6801
@cartanhashi6801 11 жыл бұрын
waa hees aad u macaan oo la ilaawin oo taariikhi ah runtii
@Garad7
@Garad7 9 жыл бұрын
waxa alifay erayada heesta abwaan u dhashay gobolka waqooyi-galbeed ee maxamud yasin DHEEG 1970's. BBC interview ka dhagaystay barnamijka 'dunida & maanta' November 2013 isagoo Hargeysa jooga, golaha guurtida xubin hada ka ah.
@fadumomohamedjimale106
@fadumomohamedjimale106 7 жыл бұрын
Garad7 a q's z nd Z☆--😮😣😮😣😣😮😣😮😣😣😮😣😣😮😣😮😣😮😣😣😣😮😣😣😩😩😣😣😩😮😣😣😮😮😣😣ZzZZZZZZz zZzzz😣😣😣😣-----😮😮😣😮😮😮😣😮ZzzZz😮😣😣😮😮😮😣😣😮😮😮😣💼💼💼🎒🎒🎒🎒🎒🎒🎒🎒--- -----😮😣😮😣😮😮😣😣☆☆☆☆☆😣😣😣- the same time waw a
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 7 жыл бұрын
Garad7 1967 ayaa la'alifay beenta daa
@abdukaderaideed2736
@abdukaderaideed2736 7 жыл бұрын
Garad7 heesta waxaa alifey abdi qays
@yareabdille1464
@yareabdille1464 6 жыл бұрын
Wa erayadi dheeg cunsuri
@musemuse6648
@musemuse6648 6 жыл бұрын
Garad7 cool
@Xaliye2024
@Xaliye2024 7 жыл бұрын
heestan kama daalo dhagaysigeeda nice song maryan noolaw we love you
@inaaqueen
@inaaqueen 12 жыл бұрын
mash allh my big bro Muqtar odey msh allh broo
@liidochannell.c5736
@liidochannell.c5736 12 жыл бұрын
wooooow nice song walahiwalee dhaqankii wan katagnay taas cidna is ma wey dineeso
@alisamatarChannel
@alisamatarChannel 9 жыл бұрын
Inama caadi maaha fanaanada qaranka maryan mursal iyo mr oday yare
@jamjamdeero863
@jamjamdeero863 10 жыл бұрын
maryan ba u horeysaa kuwa buulka madaxa saarteey
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
jam jam deero hadana teamkaaga u horeeyey wax buulkii laftiisa Katagay Oo is qaawiyey sax?🤔😅
@Geelwanaaje
@Geelwanaaje 11 жыл бұрын
horta baro tacliintiyo buugga iyo dhigaal koo badawyahay dib ha u celin dadka soo baraarugay wah wah waa talo fiican lkn balada geesaha dheer maamadu kamay talin
@Naagnool689
@Naagnool689 6 жыл бұрын
Who listening 2k18👊👊
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Halima Abdullahi moi
@TruthfulAndHumble
@TruthfulAndHumble 6 жыл бұрын
Halima Abdullahi Here 2:31 PM, July, 18, 2018
@abdalle1888
@abdalle1888 6 жыл бұрын
Me
@allpaniapdinour7628
@allpaniapdinour7628 4 жыл бұрын
Hoh deh
@behumblealways2510
@behumblealways2510 4 жыл бұрын
we are listening …. pleas don't judge others,,, preserving our culture is for our kids …. unless you don't wanna have kids. sorry for me coming hard on you but understand the future of our kids. I will Not judge you either .
@tvgarayshotelchannel739
@tvgarayshotelchannel739 7 жыл бұрын
eesh qiyaasag waxaaa ayaaa coda maryan mursal alaha ku dhawro
@sultanlife5385
@sultanlife5385 4 жыл бұрын
2/16/2020 yaa ila dhagey sanaya barihore waxaajirey
@GALOOL.
@GALOOL. Жыл бұрын
10 years Ago Ayaa ladhihi jiray Dhaqankii limisen Maxa 2023 Kala yaaban nahay😂
@mohamedabdinasir8313
@mohamedabdinasir8313 6 ай бұрын
1968 baa la qaaday heestaan
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Heestan oonoh afarsanoh jiraan ku xusustah xaajiyare
@muniraomar8188
@muniraomar8188 11 жыл бұрын
badow yahaw dib haucelin dadka soo baraarugey lol,bigups mama maryan mursal waa nagacelisey odeyga
@maxamedqatarooz7328
@maxamedqatarooz7328 11 жыл бұрын
Inaba Caadi Ma Ahan Maama Maryan Mursal
@maajidshariifmohamed5827
@maajidshariifmohamed5827 6 жыл бұрын
who listening this year 2018 farta taag☝☝☝😍😍
@zeinassissa2507
@zeinassissa2507 6 жыл бұрын
Abdishakuur Shariif -👍👌
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 жыл бұрын
MARYAN MURSAL & BINTU CUMAR GACAL. way i kiciyan ..waan qooqaa markan arko iyadoo hadlaysa ama heesaysa VIVA MARYAN MURSAL
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
I love you farxiya fiska wanka yarahay wl labadaba hhh
@abdiqaharmoallim7563
@abdiqaharmoallim7563 3 жыл бұрын
20201 dhegeysa
@samiramohamed2176
@samiramohamed2176 10 жыл бұрын
waaw caadi mahan nooloow maryan viva
@anissahassan804
@anissahassan804 7 жыл бұрын
Woo maryan mursal iyo murthaar idea the very amazing
@sucaadsomali7963
@sucaadsomali7963 5 жыл бұрын
Old is gold ❤👌
@asiyadegan8704
@asiyadegan8704 8 жыл бұрын
waaaw axsan heees masha allaaah maryaan mursaal melad ayaad sartay ninkan thanks qurxeey
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 7 жыл бұрын
Caadi maaha maama maryan cimrigaaa alaha dheereeyo maamo
@ahmadabdallamohammed3326
@ahmadabdallamohammed3326 2 жыл бұрын
Nin katiinat xeren oo dhaqanka Soomaalida wanaagsan ka heesayo ani waa yaabay !!!!!
@SuperNasteexo
@SuperNasteexo 12 жыл бұрын
Ruwaayad walee waan xasuustaa waan galay Maryan Mursal Canbuur gaaban oo jilbaha ku jooga bay gashanayd iyo boorso waagaas socotay , wiilkuna laba go'o buu xidhnaa...
@hayatomar5302
@hayatomar5302 7 жыл бұрын
wooow mashaallah hooyo somaliyeed nolow
@arsenal20able
@arsenal20able 11 жыл бұрын
Ereyadii Abwaan dheeg wuxu kujira hadaa golaha gurtida somaliland
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
bravo man tnx wll lkn laxanma yaa sameeyey
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
@@hajjizeykol98 laxanka iyo music waa Axmed Cali Cigaal sandkuna waa 1968
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 6 күн бұрын
Ma hubtaa in uusan lahayn Abwaan Xasan Sh Muumin
@kifahmohamed4126
@kifahmohamed4126 10 жыл бұрын
Wooooooow Mama Maryan kills it caadi ma Ahan Halkaa kaga haay
@abdullahiosmanahmed1163
@abdullahiosmanahmed1163 5 жыл бұрын
Runta wataas e isbarqabta
@bashirhusni7772
@bashirhusni7772 3 жыл бұрын
2020 yaa dagesanayo farta tag ✌️
@jeedalcas4899
@jeedalcas4899 5 жыл бұрын
waa Ereryadii Abwaan Dheeg 1968 imika waa xildhibaan Guurtida Somaliland
@mahermohamed1059
@mahermohamed1059 7 жыл бұрын
The first one to listen 2017 wlhi
@qawraxaxmed6673
@qawraxaxmed6673 11 жыл бұрын
waa hees qarami ah oo ay ku luqaynayso fanada maryan mursal cise botan iyo mykhtaar oday
@sahrasharaf5186
@sahrasharaf5186 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaw waxasa fanaan kaa eh mama maryan heesahada wan ka helaaaa ragaana wax usheeg wax laka tagay ayee wadaan ee ku sii wad
@faihassan5827
@faihassan5827 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanaayo ?????
@midnimochannel3665
@midnimochannel3665 6 жыл бұрын
Heestaan waxaa dhagaystay anigoo yar oo reer baadiye ah hadana waxaan jiraa hadda 16 year
@abdihafidgandi7727
@abdihafidgandi7727 4 жыл бұрын
Nice song wn jclahay heestan 2020
@sharmasharif1099
@sharmasharif1099 4 жыл бұрын
Wa inan ku dhaqmmanaa dhaqanka hore
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 жыл бұрын
Waa 1967-kii iyo riwaayaddii talo iyo tallaabo Curintii: Maxamuud Maxamed Yaasii (dheeg) heestu waa beri hore waxa jiray. Codadkii: Maryan Mursal Ciise iyo Maxamed Jaamac Joof
@MrTabiye
@MrTabiye 10 жыл бұрын
waayo waayo waa seehihii hore ee maryan mursal
@maxamuudbashiir3267
@maxamuudbashiir3267 2 жыл бұрын
allow yaalayaliyada hooyadaan
@motubethereallywarya1419
@motubethereallywarya1419 5 жыл бұрын
Hestaan wxay ku jirtay ruwayad la odhan jiray shabeel nagood wxana sameyay abwanki wayna ee somaliyed Allah u naxariste abwaan hassan sheikh mumin
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Kadaa been abuurka suugantu waa dhaxalgale waxaa curiyay abwaank Dheeg. Laxanka iyo music waa Axmed Cali Cigaal labo riwayad kala ahayeen tan waxaa ladhigay 1968, Shabeel naagool waxaa ladhigay 1967.lkn labada riwayadood Maryan Mursal Ciise Bootaan ayaa kujirtay
@motubethereallywarya1419
@motubethereallywarya1419 3 жыл бұрын
@@yusufsaid2730 wllo ruwayada shabeel nagod Hassan Shikh mumin Aya laha dib u so baadh hlka
@istaammaxamed6479
@istaammaxamed6479 8 жыл бұрын
waa run walee nagahan hada jooga waa suu shegay mukhtar oday
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
1:30. Aniga camal buu u fikiray. Wxaaga halkaan ha kuuyaalaan Horayna ha u dhaqaaqin, Waaye. MARYAN🇸🇴MURSAL 3:02❤ Aaynu Gaarnee.
@hamunaluminanakupenda8459
@hamunaluminanakupenda8459 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanaya
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
waligooba dumarka un baa la daba taaganyahey mawaan raga isbarbar yaacahaya la arkin
@nimcomohamed7713
@nimcomohamed7713 4 жыл бұрын
Mama maryam fariidbatahye inaga celi 😏raga🍓👍👋
@sakariyecabdirashiid1161
@sakariyecabdirashiid1161 2 жыл бұрын
Nio isaaq wllhi hesaha alla baray hargaysa
@mohahasan2389
@mohahasan2389 11 жыл бұрын
waaaaaaw waaaw waa hees wax badan kahadlaysa xaqiiqdii hadii dadku ayfahmayaa waa mahatsantihiin
@xidigajacaylkabashiir7120
@xidigajacaylkabashiir7120 5 жыл бұрын
moha hasan
@amincabdixirsi4382
@amincabdixirsi4382 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanaya 👆😁
@ramlaahmed958
@ramlaahmed958 8 жыл бұрын
superb hooyo maryan mursal nolow waliga
@iqraali5245
@iqraali5245 8 жыл бұрын
Ramla Ahmed some
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Ай бұрын
Maxamed Jaamac Joof Beri hore waxaa jiray Inan timaha biifttoo Baarkana u tidicdoo Boqorkiyo dhaclahiyo Maro beyle xiratee Wax badaley kuwii hore Belo geesa dheeroo Buur madaxa saartoo Suuqa baratamaayee Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Boqolsano horteediyo Beri hore wixii jiray Ee la iska baal maray Budulkii dib u ha u qaban Laga soo baqoolee Hadda baratan & orod Bisha iyo cadceediyo Beesha loo horseedoo Aanu beegsaneynaa Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badow yahow dib ha u celin Dadka soo baraarugey Max’ed Jaamac Joof Beri hore waxaa jirey Inan aan bil & labohadal kaaga bixinoo Raggu baadi goobaabidhaan arag ku weydee wax bedalay kuwii hore Casarkii dad baxayoo Kiish buuran qaatiyo Burcad debada meertee Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Ilaahii bad iyo wabi Biyahooda daadshee Meel kula balamayee Dhulka baaxadaliyo Buuraha rakibeybaa Bini aadamigiisuna Ruuxba cayn u beere Waad baadiyowdee Cidi kulama beyrine Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badowyahoow dib ha u celin Dadka soo baraarugey Maxamed Jaamac Joof Beri hore waxaa jirey Inan baarax geeliyo Faraskii baxdoowaba Yarad looga bixiyaa Bunduqana la raacshaa wax bedalay isu boga bar maqanoo bahdii ay ka dhalatiyo beylihisay waanee Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Baarax geela iyo faras Iyo boqon yaraha ari Hablihii lagu badali jiray Diinta aynu baraniyo Ma baneyn kitaabkuye Booli quutayaashii Biicsan jirey haweenkiyo Baxadsoorihii tagay Maanta looma baahnee Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badowyahoow dib ha u celin Dadka soo baraarugey
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Mama maryal muuse.❤
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 4 жыл бұрын
Love you forever guys keep it up 👍💕💕🖐🌿🌿🌿💐🌿🌿🌿🌿💐🦋💐🌿🌿🌿
@hafzoabdiaziz3667
@hafzoabdiaziz3667 7 жыл бұрын
maryan mursal ciise ninka meel saar hhh wooow
@ugaashufane6048
@ugaashufane6048 8 жыл бұрын
waa heeska hadlaysa dhaqankii hore iyo kan danbe hlkaa kaga haya
@adenhussein8301
@adenhussein8301 4 жыл бұрын
Xasus wayee Ruunti Daqankeni Horee Oo wanagsana hada majiro Daqanki horee
@hayaattalpi9445
@hayaattalpi9445 3 жыл бұрын
2021 hdd dawnyso liketa hayla dhafin🥰🥰🥰🥰
@engmahadcalcium5314
@engmahadcalcium5314 5 жыл бұрын
2019 Kama Daalo this Self steem Song😎
@mohamedyunis8574
@mohamedyunis8574 2 жыл бұрын
Mom maryan u rocked my world,that voice is natural,old is 🥇
@simansiman5498
@simansiman5498 8 жыл бұрын
kan allhiis allh wuu ku qaltamay heesaha
@saidawehliye3464
@saidawehliye3464 9 жыл бұрын
berito marka masraxa qiyaamaha la isugu yimaado tolow taageerada ma jiri doontaa mise waad ka dhuman doontaan oo meel cidla ah uga dhaqaaqi doontaan alla masaakiinta fanaaniinta ah yaa u maqan maanta qosolkiina iyo taageeradiina ayaa siraayo god ayuu ku ridayaa beritona waad uga kala dhumaneysaaaan hadii ey idin ogaa lahaayeen bandhig idiinma sameyn leheyn lkn masaakiin waxba lama socdaan
@hassannairobi7130
@hassannairobi7130 8 жыл бұрын
+said wehliye waxaan layaabay dadka qaar siduu maankooda u gaaban yahay adigu heesta sooma aadan dhageysan maxaadse halkaan u imaaday inaad daawato adigu marka hore garo qiyaamaha kadib dadka u wacdi walaalkeey
@hawohannad3137
@hawohannad3137 8 жыл бұрын
+Hassan Nairobi hhhhhhhhbhhhhhbhbh wlhi balayo ayatahaay niyo afkada canoo lugu qabaaay muxu asaga kasoo doneee KZbin ka
@saidawehliye3464
@saidawehliye3464 8 жыл бұрын
waxan halkan u imid in aan idinka fariin idin soo gaarsiiyo waayo waxan ogahay in aad dhankaan u soo badateen waxa intaa dheer angu dood iyo hadal macaansi waqti uma hayo lkn dikriga allh iyo cibaadada aad ka soo tagteen ee aad music iyo wax la mid ah ka doorateen ayaan ka xanuunsaday idinka ayaan idiin welwelsanahy waxa aan halkan u imid research baan sameynaaye maadaama cookieska ama dhaqdhaqaaqyada dadka lala socdo waxaan aad u qiirooday markii aan muxaadaro youtubeka ku jirta 2000 ama 3000 qof iney daawadaan halka hees fanaanad xun ey soo dhigtayna 80,000 ka badan ey daawadaan fadlan iiga jawaaba shaqada ey hayaan fanaaniitu miyeynan allah dadkii ka jeedinin lkn waxaa iiga sii xanuun badan in aad idinkuna difaacdaan anigu waxba idinma dhahayo lkn maalinta qiyaamaha difaaca markaas difaacid u baahanyihiin hadii aad wax tihiin hadalna waxba ma tarayo
@sagalyusuf2103
@sagalyusuf2103 8 жыл бұрын
+said wehliye walal qeyr badan Allaha Ku siiyo hadalkaaga qofkii imaan leh wa uu ka damqanayaa waayo wax run ah ayad noo sheegtay mahadsnid rabi haka abaal mariyo dhalinyaradana aan ka midka nahayana Allaha so hanuunsho
@suldanhesebe3521
@suldanhesebe3521 7 жыл бұрын
said wehliye qiyaame maadigaa tegey waadiga nooga digayee mise cid tagtay baa kuu cabatay
@madad910
@madad910 11 жыл бұрын
waryaaa admiral wiilka waa lagawataayee beri hore wixii jiray lagasootagay haatan may maraysa dunida hormartay ayaa lalajaanqaadaya ee casri noqo
@ubahwarda2480
@ubahwarda2480 8 жыл бұрын
wooow mama maryaan mursal nolow in badan fananad qaliya
@abdulkarimmuse4021
@abdulkarimmuse4021 7 жыл бұрын
i'm the one who is listening this year 2017
@leylaismail5978
@leylaismail5978 8 жыл бұрын
fucking dhe who dislike the song 👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾😠😠 maxay ka yaqanaan via our dhaqankeeena I loved it😘😘👌🌺🕸💝
@sagalyusuf2103
@sagalyusuf2103 8 жыл бұрын
Malaha dislike Waxa yiri waa kuwa qurbaha Lagu dhalay . Qof caadi u fahmaayo dislike ma saaraaye
@fahmosalaxudiin5454
@fahmosalaxudiin5454 7 жыл бұрын
Leyla Ismail
@abdiaden3310
@abdiaden3310 7 жыл бұрын
we are going to be a good day and I will be a good day at work and I will be a good day at work and I will be a good day at work and I will be a good day at work and I will be a good day at work and I fucking bitch
@HassanHassan-sf5xd
@HassanHassan-sf5xd 7 жыл бұрын
u might wanna check ur english, because that wasn't english son . what r u trying to say, so I can correct u .
BERI HORE WAXAA JIRAY. MAXAMED JAAMAC JOOF & MARYAN MURSAL
10:46
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 705 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 45 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 12 МЛН
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 46 М.
*Fanka & Suuganta  - Maryan Mursal Ciise Qaybta 1aad
15:30
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 238 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 310 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,9 МЛН
Maryan Mursal Hees Leebkii Jaceylka by Deeyoo.com
7:26
Deeyoo Media
Рет қаралды 228 М.