No video

QISASKA QURANKA 📜XALQADII 9AAD ┇QISADII SAAXIBUL JANATAYN ᴴᴰ┇Sh.Abubakar Xoosh

  Рет қаралды 120,919

Alnasiixa Media

Alnasiixa Media

Күн бұрын

Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
📩 SHAREGAREEYA
👍🏼 LIKEGAREEYA
📋 COMMENTGAREEYA
Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
Si aad u hesho wixii cusub
Jazakumullahu kheyran
_________________________________________________________
►Subscribe Link:
www.youtube.co...
►Nagal Xiriir:
Facebook : / alnasiixa
Twitter : / alnasiixa
KZbin: / alnasiixa
►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, KZbin, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the KZbin channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
www.youtube.co...

Пікірлер: 196
@sakariyejaamac1367
@sakariyejaamac1367 4 жыл бұрын
Sheikh Abubakar Xoosh Xareed, waxaan u xiisnay wacdigiisi wacnaa, weedhihiisi wac-naa iyo qaab hadalkiisi naxariista iyo qalbi la hadalka lahaa, ALLE ku dhawr sheekhunaa, Al-nasiixa idinkuna barakooba gacallayaal, khayr ayaad noo waddaane. الدال علي خير كفاعله. حبيب المحبين صلي الله عليه وسلم. Qiso wacan oo ku saabsan wax-bixinta, ALLE kuwa wax-bixiya ha innagu daro xilli weliba, xilliga barwaaqada iyo xilliga daranba.
@ismailsoodsoodyare5647
@ismailsoodsoodyare5647 4 жыл бұрын
wan kujeclahay wll lkn plz sawirkaga natus ado raali ah😢❤❤❤❤❤
@ugbadabdijama4572
@ugbadabdijama4572 4 жыл бұрын
Subaaanalaah
@sakariyejaamac1367
@sakariyejaamac1367 4 жыл бұрын
@@ismailsoodsoodyare5647 , احبك الذي احببتني له. Allaha aad dartii ii jeceshahay ayaan anna kuu jecelahay walaal. Mahadsanid.
@ismailsoodsoodyare5647
@ismailsoodsoodyare5647 4 жыл бұрын
@@ugbadabdijama4572 wll maxaa xumaan maad ufahantay سبحان الله ilaahey kabaq swt ani ilaahey dartii ban wax ujeclaaday
@____Cumar____
@____Cumar____ 4 жыл бұрын
Aamiin
@Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
@Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 4 жыл бұрын
Sallu Calla Nabbiyi. ❤ Scw ❣❣❣ Scw❣❣❣ Scw❣❣❣
@shadiabashir7666
@shadiabashir7666 4 жыл бұрын
Wlhi in lasoo celiyo qispyinkaan saa ugu farxay waligay wax saas uguma farxin Sheekh ilhy aqiro hakaa abaal mariyo wanaaga aad faafinayso🤲
@abdulkadirahmed7943
@abdulkadirahmed7943 4 жыл бұрын
Masha allah Jazakallah Mesha Kasi Wada Wajeclahy Qisaska Quranka ❤❤❤
@Abdu_lsalat14
@Abdu_lsalat14 4 жыл бұрын
MashaAllah. Watching from Kenya. Mungu abakiri sheikh watu na atufanye sisi wenye kuzingatia mambo haya.
@abdisalan7665
@abdisalan7665 4 жыл бұрын
Manshallah wllhy wanu uxiisnay sheekh abuubakar xoosh ilaahay ha barakeeyo fadlan fadlan fadlan waxan idinka codsannaynaa alnasiixa inaad xalqadaha xiga maalin dhaaf noogu soo galisaan
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا الشيخ أبوبكر حوش
@Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
@Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 4 жыл бұрын
Maa Shaaa Allah. ❤ Jazaa Ka Llah. 👏 Sheikheena Eynu Jeceyl Nahay. 🥰 Walaalken Qaali. 🇸🇴❤👈
@asmaapdirishiid2430
@asmaapdirishiid2430 4 жыл бұрын
MASHA allah Allah nagu anfaco 💕💕
@abdifatahnouraden3304
@abdifatahnouraden3304 4 жыл бұрын
Alhamdulilaah calaa kuli xaaal 23 july 2020 02 di'xijah 1441. Kampala Uganda.
@Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
@Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 4 жыл бұрын
Allahu Akbar. 🙏🏻 Subxaana Rabbuna Llah. 👈 Wal Xamdu Li Llah. 🤲🤲🤲 Wa Laa illaha illa Llah. (☝️). Allahu Akbar Kabiira. 🙏🏻
@user-fu9el5md8j
@user-fu9el5md8j 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@kaderjama6594
@kaderjama6594 3 жыл бұрын
Mashaa allaah, jazaakalaah khayr
@farahiyafarahiya4334
@farahiyafarahiya4334 3 жыл бұрын
Asc mashallah jazakallahh shek
@abdulmuktar8350
@abdulmuktar8350 4 жыл бұрын
Mashaa ALLAH shiekh Abubakar xoosh Allaha hakubarakeyo ....jazakallah khier
@nuuriinahmed9266
@nuuriinahmed9266 4 жыл бұрын
Mnzhallah illhy ha ku xifdo sheekh Abubakar xoosh
@user-jk7zn9km3z
@user-jk7zn9km3z 7 ай бұрын
Subhanallah Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou
@zadikahmed1314
@zadikahmed1314 4 жыл бұрын
Msha allah sh. abomor xoosh waan u xiisay waxaana iigu danbaysay 2013 mar aan jigjiga joogay
@nuurmaxamed2458
@nuurmaxamed2458 4 жыл бұрын
Maasha Allaha JZKQ
@abuukarmaxamuud6586
@abuukarmaxamuud6586 4 жыл бұрын
Allah hanagu anfaco wanagiina iyo jacaylka aad walaalihiina la jaceshihiin waadna ku mahadsan tihin qisooyinkaan nala wadaagtaan in bdn waxaan nilee yahay aduun iyo aaqiro ha niga ajirsiiyo
@salamamedia
@salamamedia 4 жыл бұрын
Xalqoyinka yeysan istagin oo yan laga dhigin soonka oo kaliya aad ayan ulasocdaaaa mhdsnd
@articwolf2739
@articwolf2739 2 жыл бұрын
Masha allh masha allh
@mohamuddubowahmed2744
@mohamuddubowahmed2744 4 жыл бұрын
Shiekh Kheir Allaha kusiiya nooowad halqaaad yaaashaan Qisasul Qur'an JazakaAllah kheiran
@yasminabdi5221
@yasminabdi5221 2 жыл бұрын
MashaAllah ماشاء الله Shaikh, may Allah bless you and reward you for all your hard work.
@HassandjamaGouled
@HassandjamaGouled 10 сағат бұрын
Machallah Machallah jazakallah sheikh
@abdisalanmohamout9725
@abdisalanmohamout9725 4 жыл бұрын
Waxad nagu soo darta barnamijyo muuqalo koban zidan u qurux badano taarikha sabada ka hadlayaa hada awoodan walahay one love
@ayaancusman2020
@ayaancusman2020 2 жыл бұрын
Masha allah allah ku xafido sh
@user-qe8ez8fw6q
@user-qe8ez8fw6q 4 жыл бұрын
Alnasiixa Tafsiirka Quranka kaad soo dhigteen ookale soo kordhiya hadii aad codsiga dadka idinku xidhan shaqeynayo Thanks
@Alnasiixa
@Alnasiixa 4 жыл бұрын
InshaAllah wll waan soo badinaynaa aad baan u tixgilinaa codsiyadiin 👍🏼 jzk
@user-qe8ez8fw6q
@user-qe8ez8fw6q 4 жыл бұрын
@@Alnasiixa Allah haydin Sharfo wll Aadbaan Usugaa Muuqaalada wllhy Al nasiixa Bulshada Kaalin muhiimaad ugu jirtaan ❤
@IfrahMYusuf
@IfrahMYusuf 4 жыл бұрын
Ilaaheey ajar ha idinka siiyo wanaaga iyo xasuusinta Rabiga nafteena gacantiisa jurto aad na xasuusineeysaan🤎Ilaaheey ha idiin barakeeyo idinka iyo ehelkiina 🤎 Ilaaheey anaka muslimiina hanaga yeelo kuwa ka cabsada/ xishooda Allah 🤎 Rabi nafta hanaga qaado anakoo mu’miniina🤲🏾
@awliyoalla7085
@awliyoalla7085 4 жыл бұрын
Jazaakalaah khayr sheekh miisaanka xasanaadka rabbi ha kuugu daro aamiin annagana rabbi ha naga dhigo kuwo ku waano qaata aamiin yaa allaah dhamaantenba 🤲🤲🤲❤❤🤲🤲🤲🤲❤❤❤🤲🤲🤲🤲❤❤
@waxaracademedia5100
@waxaracademedia5100 4 жыл бұрын
Cimri dheer cafimaad iyo cibaado suuban alaha kusiiyo sheikh abubakar
@hassangureaden9562
@hassangureaden9562 3 жыл бұрын
Sheikh Abubakar xoosh jazaka Allaha kheyran illaha haa ku daanbi dhaafo
@mubarikcllaahi547
@mubarikcllaahi547 4 жыл бұрын
Man sha Allah sheekh
@tafo82tafo98
@tafo82tafo98 4 жыл бұрын
Mancha Allah waa Qizooyin Aad loogu cibro Qaato Alle swc inooga waramey oo mudan in lagu cibro Qaato. Sheekha Abokar xosh na Alle ha ka Abaaliyo Aammiin....
@akaashyare9383
@akaashyare9383 4 жыл бұрын
Sheikh abubakar xoosh waa uxiisay runtii codkiisa dabiicaga ah markaa dhageysto quluubteed wee xasishaa ilimo badan wee iga imaadaa waa shiikha kaliya markaa wacdigiisa dhageysto aan aad ugu qushuuco codkiisa sheikh abubakar xosh janadul firdowso allaah kugaliyo
@hajjicmc7376
@hajjicmc7376 4 жыл бұрын
MNZHA ALLHA 🌺🌺🌺🥀🥀👑👑💞💞💝💞💝💞♥️💞💝💞💝💞💝💞💝💞💝💞💝💞💝💞💝💞💝💞💝💞💝💞💝💞🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼💞🌼💞🌼💞🌼💞🌼💞💞🌼XAGAA KASII WADA JASAKALAH KHAYR
@abdullahidagane3286
@abdullahidagane3286 3 жыл бұрын
@Alnasiixa Media Siida Ad Diinta Ad Uu Faafinesaan Siida Wanaaga Ad Walalahina Ola Qebsanesan Boqor Kena Allah Ha Idin Ka Awal Mariyo Manta Qiyamaha Boqor Kena Allah Jannadisa Miida Ogu Saareso Ha Idin Ku Cazumo In Sha Allah Kuwi Haar Ka Allah Haar saadan Boqor Kena Allah Ka Miid Ha Idin Ka Dhiigo In Sha Allah Sheikh Abubakar Na Cimri Dheer Oo Ciwaada Leeh Ha Siyo In Sha Allah
@shucaybzhacto4835
@shucaybzhacto4835 4 жыл бұрын
Alnasiixa media. Alle. Haidin karaameyo🥰♥️
@munaabdirahman6743
@munaabdirahman6743 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا في الدنيا والآخرة أحبك في الله 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤♥️♥️♥️♥️
@____Cumar____
@____Cumar____ 4 жыл бұрын
Runtii qisaska quraanka ku jiraa waa ca'jaaib badan yihiin allah ha barakeeyo sheekh abubakar xoosh sida quruxda badan ee uu noo fahansiinayo qisada dhan walba oo ay u dhacayso ilaahay ha ka abaal mariyo Alnasiixa media qaabka cudoon ee quruxda badan eed muuqaalka noo soo gaadhsiinaysaan waad ku mhdsan tihiin ilaahay ha idinka abaal mariyo dhmntiinba
@deeqoadamciise3413
@deeqoadamciise3413 4 жыл бұрын
Shukran walalayaal
@deeqoadamciise3413
@deeqoadamciise3413 4 жыл бұрын
MashaAllaah tabarakaAllaah Alxamdulillaah
@ismailsoodsoodyare5647
@ismailsoodsoodyare5647 4 жыл бұрын
kanaal aad ban ujeclahay waa reer magaalo dadka maamula❤❤❤❤
@omaryusuf7231
@omaryusuf7231 2 жыл бұрын
Ma'Sha'Allah shiikh Allah xasanaadka miisanka hagu saaro sida wanaagsan o kheerka nosoo garsisid
@iqromaxamedadam704
@iqromaxamedadam704 4 жыл бұрын
Masha Alah sheeqi baraka Laaahu fiik
@khadraali7111
@khadraali7111 4 жыл бұрын
Masha allah illahey haku xafido sheekh aamin.
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@alifarahhassan799
@alifarahhassan799 4 жыл бұрын
Manshaalah
@abdimuktar5050
@abdimuktar5050 4 жыл бұрын
Jazakalah sheikh
@zacticmodrico2256
@zacticmodrico2256 4 жыл бұрын
Mashala Allah kaa abalmariyo ya sheikh.
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
Masha allaah jazakalah sheikh abukar xoosh allaha ku xifdiyo miisanka akhiro allaha kugu daro
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 жыл бұрын
أللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا ولا مبلغ علمنا برحمتك يا أرحم الراحمين 🤲😥
@ubaxaadan225bismiallah7
@ubaxaadan225bismiallah7 4 жыл бұрын
Maasha ALLAH shiikh Abu bakar ALLOW xafid
@cabdidaruus8576
@cabdidaruus8576 4 жыл бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu
@sacadcabdirisaq5642
@sacadcabdirisaq5642 3 жыл бұрын
Alhamdulilahi rabbi alcaliim
@maxamednaasir3001
@maxamednaasir3001 4 жыл бұрын
Ina lilaha waina iley hii rajicun alle halaga baqo wll
@dahiralsisi1034
@dahiralsisi1034 4 жыл бұрын
Mashallah hafidahualla 💕💕💐❤️💯🌷🕊🕊🕊
@sadikibrahim7202
@sadikibrahim7202 4 жыл бұрын
Masha allh sheekh alle hakaa abal mariyo🕋
@misripak3344
@misripak3344 3 жыл бұрын
Maasha. Alaah..jizaakalaahu.qeer...kuwa.kucamalfalah.alaha.naga.dhigo...yaaaarab
@maslah345
@maslah345 4 жыл бұрын
JazaakALLAH
@walkawissly1098
@walkawissly1098 4 жыл бұрын
Jazza'ALLLAH khair Cheik Aboubaker Hosh 🕌🕋❣✍
@kadraadan9809
@kadraadan9809 4 жыл бұрын
Waandaalay sida aanusugaayay Qisaska quraanka
@Dr_bahjaa
@Dr_bahjaa 4 жыл бұрын
Masha allh Jazakllh kheir jazaak Allh haku xifdiyo sheikh amiiin
@aarhagiofficial4419
@aarhagiofficial4419 3 жыл бұрын
Masha Allah sh Abubakar Xoosh
@bushrahussen5095
@bushrahussen5095 4 жыл бұрын
Xalqooyin hala sii wado alah idn barakeeyo
@muktarosman5064
@muktarosman5064 3 жыл бұрын
Masha Allaah sheikh ilaahay haku barakeeyo, waad mahadsantahay❤
@samiibrahim9554
@samiibrahim9554 4 жыл бұрын
masha allh sheikhuna allha ku shrfo ajar io xasanat allha ka siyo wan uxisney wllhi tapintada qisas al qur.an ❤❤❤❤
@tyzonPL
@tyzonPL 4 жыл бұрын
Msha allah no so badi wll0
@Asiya_ismail2024
@Asiya_ismail2024 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله❤
@halima-sacdiyaabdirahmaan9320
@halima-sacdiyaabdirahmaan9320 4 жыл бұрын
Masha alah alaha ku barakeyo sheekh abuubakar
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Жыл бұрын
Wcs wrwb sheikh jazakalah khayr ❤
@abdiwahab77
@abdiwahab77 4 жыл бұрын
Jazakalah
@kifkamoha6617
@kifkamoha6617 4 жыл бұрын
Subxanalah alxamdulilah laailah allahu akbar❤️❤️❤️❤️
@cabdidaruus8576
@cabdidaruus8576 4 жыл бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
@drjamila8927
@drjamila8927 4 жыл бұрын
Jazaka allahu khair 🌱 sheikh abuubakar xoosh ♥️
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 4 жыл бұрын
بسم الله ما شاء الله
@luleyhussein4876
@luleyhussein4876 4 жыл бұрын
masha allaha sheekh abubkar ilahey ha ku barkeyo no so baddi qisoyiinkan xafudallah
@fadumosalad3929
@fadumosalad3929 4 жыл бұрын
Mansha Allah Ilaahay ha kubarakeyo oo ha ku xafdiyo aaqiro iyo adunba sheikh
@axmedshiikhalfaarisiyi3379
@axmedshiikhalfaarisiyi3379 4 жыл бұрын
channelka waxaa marqaati ka ahay in oo noo soo gudbiyay xaqii waanadii aniga oo jooga xaafadeyda cilmiga gbartay hooyga islaamka alnasiixa faafinta qeerka rabiyoo naga aqbal channelkaani ilaahow ga dhig hooyga islaamka mediyaha
@suhaybsomali992
@suhaybsomali992 4 жыл бұрын
Mash Allah walahi dhamantiin Alle dartiiban idiin jacelahay
@ismacabdalla1296
@ismacabdalla1296 4 жыл бұрын
mansha Allah sh.abuubakar xoosh allah barakeeyo
@xaadxaad2759
@xaadxaad2759 Жыл бұрын
Ajar weyn alle ha kaa siiyo
@muxaadaromediapro7570
@muxaadaromediapro7570 4 жыл бұрын
qisooyin iyo muxaadarooyin iimaankaaga kordhinaya ayaad naga helaysa nagu caawi khayrka alle ajarkaga hakuu qoree
@drjamila8927
@drjamila8927 4 жыл бұрын
🤗🤗🤗🥰🥰🥰🥰 I'm so excited 🥰🥰🤗
@asturansal2676
@asturansal2676 4 жыл бұрын
Sh.abubakar xoosh jasakalahu khar alh janadisa hanagu kulmiyo ❤
@abdullahim2604
@abdullahim2604 4 жыл бұрын
Mashallah ❤❤
@dishacali9307
@dishacali9307 4 жыл бұрын
Wlhi mudan sugayay ila ramadanki Allah ino xafido shekhena
@abdiqanijaamac5565
@abdiqanijaamac5565 4 жыл бұрын
Mnsha Allah sheikh Abubakar ilahaye ha ku Xifitiyo
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 4 жыл бұрын
قصة رائع وجميل❤️
@SenseQuran
@SenseQuran 4 жыл бұрын
Mashallah
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 4 жыл бұрын
Maaaasha Allaaah Sheekh Abubakar xoosh Rabbi haku barakeyo aduun iyo aakhiro
@47hitman31
@47hitman31 4 жыл бұрын
Sh m.a allah dartisa ayan ku jacalahay m.a sh
@nimcomaxamed6831
@nimcomaxamed6831 4 жыл бұрын
maansha allah sheekh wad mahdsantahy jasaakallah khaayr ilahey haku xiftiyo
@MohamedAhmed-ck7cp
@MohamedAhmed-ck7cp 4 жыл бұрын
Masha allaah aquunaaaa
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 4 жыл бұрын
Mashallah Jzkhayran wllo
@boqoradajiimyey8082
@boqoradajiimyey8082 4 жыл бұрын
‏جزاك الله خير
@safaamohamet3066
@safaamohamet3066 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh allah haku dhowro noo soo badi isoo yinka allow naga dhig kuwii ku cashar qaata 🥰😘😍🤩
@muscabismail1173
@muscabismail1173 4 жыл бұрын
Jazaka Allah khyr shiikhana iyo nasiixa media
@jabrajuun7399
@jabrajuun7399 4 жыл бұрын
Masha Allh sheikh idbn ku sugaye
@jabrajuun7399
@jabrajuun7399 4 жыл бұрын
Alle haku dhwro sheikh
@sommillionaire9293
@sommillionaire9293 4 жыл бұрын
marnaba haka daalina ina qalbiyadeena soo xasuusisan qisaska quranka , ajir allah niga siiyo
QISADII SAAMIRI / QISASKA QURAANKA  XALQADII 10 AAD
26:13
Ali adde
Рет қаралды 2,2 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
SH.ABUBAKAR XOOSH  |  JANNADA
1:01:47
V O I
Рет қаралды 8 М.
Xaqiiqada Aduunka ⁴ᴷ┇SH MUSTAFE X ismaciil
26:10
SHIBANE MEDIA
Рет қаралды 5 М.
Siiradii Nebiga NNKH Xalqadii 6aad ᴴᴰ┇𝐒𝐡 𝐀𝐛𝐮𝐛𝐚𝐤𝐚𝐫 𝐗𝐨𝐨𝐬𝐡
55:41
Masiixu Dajaal: Balaayo ka daran lama sugayo - Sheekh Abubakar Xoosh
54:13
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 69 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН