ALXMDULIH WAAN KA BAXAY KUMANA XIISIN

  Рет қаралды 15,247

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Күн бұрын

‪@ruumichannel‬ #subscribe #share #dhiragalinta

Пікірлер: 59
@asmaaj7218
@asmaaj7218 Жыл бұрын
Waa runteed walalshay dad badan oo waliba somalida social media kujira ah waanla yaba aduunka wax looga daydo malaha hadan bulsho badan baa ku xiran waliba dhalinyaro u badan hada abayadan wali 100 lama gaarsiin Wax badan laga faida horey u soco❤️
@GghHhh-c8t
@GghHhh-c8t Жыл бұрын
Hooyadey my real role model waa sax wllo alx❤❤❤❤❤❤❤ 💋👍🤲💯💋💋💋👍🙏🏻💝❤❤
@Daganeey123
@Daganeey123 Жыл бұрын
Hooyo mcn my real model waa 😍 marka hore habadeyda mcn marka labaadna waa adiga wllhi waa xaqiiqda dhabta ah
@kaaftoonlifestyle4685
@kaaftoonlifestyle4685 Жыл бұрын
Hooyaday ayaa role model ii ahayd alle ha u naxariisto ilaa hada wadadii ay ii jeexday ayaan qadaa talooyinkeedii ayaan qataa wanan ku guulaystaa illahayoow jano aan dhaman ugu deeq ana qalbiga ii qabooji 😭
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Жыл бұрын
Rool model 1 my rajo 2 rumi 3 mama naima 4 hamda decor ✨️
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 Жыл бұрын
ani aabehey mcn alxm wuxuu ahaa qof gooni socod ah dantis yaqaan .kuna xadgudbin.ilaahey adomahis.afkis lagam aaman helo.tiisana yaqan.kan walwalin.wax loomaleyo.alx
@DrlulaMoha
@DrlulaMoha Жыл бұрын
Hooyadey my real role model ❤
@Faizaabd
@Faizaabd Жыл бұрын
1sanaa reer leeyahay wax dhaqaalaa masameyen lkn sanadkaan hadaan sii noolaaado waxan jeclhy dhaqaalo Allow igu guuley😊
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Жыл бұрын
Masha allh rumi cadey abayo aniga horta sanad kasta hiigsi baan leeyahay lkn wlhi iima suurta galo mana ihi dadka cibaadadu la fududahay intii karaankayga ah waan dadaalaa waxaan ahaybqof tarbiyada diinta lugu koriyey caruur baan haystaa lkn aduunka waaba iga daba wareegaa halaisoo duceeyo inta badana xanun iskala cajisanahay
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 Жыл бұрын
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik habo jazaakallaah ❤❤❤❤
@arufai6379
@arufai6379 Жыл бұрын
Masha Allah🥰🥰🥰
@hafsanoribrahim8644
@hafsanoribrahim8644 Жыл бұрын
My role model 1 hamdi home decor 2 rumi 3Maryan iyo mohamad chanl farxada nolasha ❤
@Faizaabd
@Faizaabd Жыл бұрын
Dhiirigalisadeyda Ruumi quruxey Allha ku xafido
@sanaahmad3599
@sanaahmad3599 Жыл бұрын
Fariid mashaallah thank you for the advice walal runey
@hamdimohamud2739
@hamdimohamud2739 Жыл бұрын
❤Mashallah Mashallah Allah ❤
@amalmohamad1990
@amalmohamad1990 Жыл бұрын
Waa dardaran fican mahadsanid wll ruumi🥰
@fatumoahmed8093
@fatumoahmed8093 Жыл бұрын
Masha Allah sister thank you ❤❤❤
@nasrohusseinbare8499
@nasrohusseinbare8499 Жыл бұрын
Abayo waan kudaeada lkin masege maku qori jirin lkn manta waxa ina kudho rba Shugran xabibty ❤
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 Жыл бұрын
Masha Allah abayo ruumi illahey hakubarakeyo allahuma amiin
@foosiyaabukar.hennacare105
@foosiyaabukar.hennacare105 Жыл бұрын
Mashallaah ❤sister 🙏🙏🙏🙏 isoo booqo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍
@XaawoCwali-pw4yp
@XaawoCwali-pw4yp Жыл бұрын
Ok jisaa kalaah khayra jisaaa
@raxmayuusufcabdi5815
@raxmayuusufcabdi5815 Жыл бұрын
Qaali dhiiri galintaada ayaan karelia
@HiboRageHaji
@HiboRageHaji 3 ай бұрын
Hoyo macan ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🤲🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 Жыл бұрын
wcs ruuni qaali❤❤❤❤🎉🎉🎉
@iLaDhaDhami0
@iLaDhaDhami0 Жыл бұрын
Masha alah hadal nuxur leh waaye ❤❤❤
@SucaadXuseen-y5k
@SucaadXuseen-y5k 4 ай бұрын
Hooyo macan
@Macad-k2d
@Macad-k2d Жыл бұрын
Thanks sister
@ayanadamabdi9133
@ayanadamabdi9133 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ runeey xbbti alha ku deysto wad na baraarujisaaaa
@IkranMuse-t2c
@IkranMuse-t2c Жыл бұрын
ja 🎉🎉🎉🎉
@AyanMed-i2f
@AyanMed-i2f Жыл бұрын
MashAllah ❤😊
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 Жыл бұрын
Masha Allah xabiibti
@som1
@som1 Жыл бұрын
Ruumi qurux mashallah
@hamdiabdullahi4764
@hamdiabdullahi4764 Жыл бұрын
Adiga ayaa ii ah quruxey wana ku daawathaa marwalibo dinta iyo dhaqan wanaaga ixtiraamkga ayaana kugu daydaa
@Amalali-bj7di
@Amalali-bj7di Жыл бұрын
Asc sax waaaye abaya ❤❤❤❤
@LadanQaasin
@LadanQaasin Жыл бұрын
Asc wllo mcn waxaan idin weeydiinayaaa oo waliba ruuneey kuweeydiitay qof aadaan garaneeynin hadii habeenkii aad riyo kula kulanto oo aad waliba aad iskugu faraxsa tihiin maxeey yihiiin inkastoona kujirin toobigeena aan kahadlay raali kanoqda
@SadriWarsame
@SadriWarsame 3 ай бұрын
Hooyo mcn
@siman388
@siman388 Жыл бұрын
Wcs ruuney anuu adiga kugu daydaa walashey mcn aya iitahay❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊
@DeeqaNuur-cp5nf
@DeeqaNuur-cp5nf Жыл бұрын
Asc ani xaajigaygaa ii aha laakiin abaa yo what's bkaaga nosheg ama gurbis nosame an kushekaysno wayo qof an taladiisa ubaa hanay baatahy walhi biys iso jawaab qaali
@munamohamed4850
@munamohamed4850 Жыл бұрын
Anig ilhaan Cumar ❤
@shukriyamuhammad295
@shukriyamuhammad295 Жыл бұрын
sax Aabyo mcm ❤️❤️❤️❤️
@hafsamohamed9370
@hafsamohamed9370 Жыл бұрын
My mom is my rool model
@Akp83366
@Akp83366 Жыл бұрын
Ruun waa cayishay😂😂😂❤
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 Жыл бұрын
😂😂 fanaanada ha ku marmarsiyonin dheh
@XaawoCwali-pw4yp
@XaawoCwali-pw4yp Жыл бұрын
Asc wlle ha lasti janada losocdaa
@ZahraCaliBuule
@ZahraCaliBuule Жыл бұрын
Rumi cadey
@safaluul7338
@safaluul7338 Жыл бұрын
ANiga macalinkayga role model ii ah 😂😂😂😐😐iskul weliba wuxu ibaray inayna macalimintu isku shaqsiyad ahayn
@riyaanruun74
@riyaanruun74 Жыл бұрын
Abyo anigaa kugu xirnahay ku fiirsadaa aaad wax noogu faaaiiidaysaa
@NadroNadro-c6k
@NadroNadro-c6k Жыл бұрын
Wllo fadlan isoo jawab waxaan waday youtube shurudii markan buuxiyeey waxaa aad iga dahay in aan ku xidho Google adsense markaan ku xidhayna week buu aanu weli isoo jaawabin ma wax sax ah baa mise waxba khaldan KZbinkiina aad buu hoos iga dhacay
@ruumichannel
@ruumichannel Жыл бұрын
Iska sug walal wuu kuso jawaba
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq Жыл бұрын
Waxan ii ah aniga gabar xamdi la dhaho oo KZbin ah . 2 waxaaii ah rumi
@mariaseidxuseen2279
@mariaseidxuseen2279 Жыл бұрын
Hamda home decor best women wlhi
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq Жыл бұрын
@@mariaseidxuseen2279 Haa wlhy
@-farhia
@-farhia Жыл бұрын
Byo xamdi la ogaaa Waxay no shegto wax run ah maaha istares baa qabta anagey nagu nafista labada ruumi cilmi badan caqli badana leh
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 Жыл бұрын
​@@-farhiaabaayo yaaku sheege 😅😅😅
@-farhia
@-farhia Жыл бұрын
@@aasiyocabdi9322 runtey somaha🤣
@shukrixasanshukrixasan8483
@shukrixasanshukrixasan8483 Жыл бұрын
Abaayooy buugaas halkee laga helaaa?
@siman388
@siman388 Жыл бұрын
Amazon ka raadi abayo waadka heleysa😊😊
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 Жыл бұрын
Book asagoo free pdf jiro qofkii rabo
@-farhia
@-farhia Жыл бұрын
@choukri Djibril my rool model
PLS INTAN GABAR WALBA HA BADSHO WAA DIB U DHACAGA😱#DHAQALAHA#
14:21
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi)
15:22
10 Daqiiqo Kaliya Isii, 2025 Wuxuu Noqon Doonaa Sanadkaadii....
10:29
SI FUDUD ISKU CATEEY AMA CALOSHA ISKAGA RID #my_rajo
13:51
MY RAJO
Рет қаралды 33 М.
Vitamin N ma maqashay. Caafimaad kaagaa ka horeeya cid walba.
16:10
Turbashaash Family
Рет қаралды 18 М.
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 64 М.
9000K SIDEE U ARUURIYAY MUDO 4 SANO AH #DHAQALAHA#
11:23
Ruumi Channel
Рет қаралды 43 М.
DEG DEG 35 OROMADII DAACISH AH OO LA QABTAY & QAAR LA DILAY
18:51
Zaki honest Official
Рет қаралды 3,4 М.
DAYACA DARXUMADA DUMARKA SOMALIYED EE #DHAQALAHA#
15:07
Ruumi Channel
Рет қаралды 9 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН