ALXMDULLAH UGU DANBEEN CIYALKEGA AYAAN LA KULAMI 🥹🥹🥹

  Рет қаралды 78,405

Fartun Happy

Fartun Happy

Күн бұрын

Пікірлер
@AmranDucaale
@AmranDucaale 2 күн бұрын
Fartuneyy nadifo noken wan uxisne sabarin iyo ayado isla fadhiyan inta igu racsan like ❤😅
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 2 күн бұрын
Wn kugu raacsanahy wlhi😢
@SumayoAxmed-ws8cm
@SumayoAxmed-ws8cm Күн бұрын
Wan kugu raacsanhu❤😢
@muna603-p4v
@muna603-p4v Күн бұрын
Waa kugu raacsanhy ana
@Shugri-p2o
@Shugri-p2o Күн бұрын
🎉🎉❤❤hooyo.mashall
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Күн бұрын
Asc abayo hoyo macsn LA joog Mar hadan laguqabin sharaftada waxay kujirta hoyo macsn inad LA jogto Isla basalt hoyo macan ok ka duceyso hoyo macsn ok
@UmuSuheyma
@UmuSuheyma Күн бұрын
Masha Allah fartuune hadan muqdisho jogilaha wanku imanlaha xabiibti macal asaf baraawe ayankunolahay ❤❤❤❤guuleso walashe qali dumar❤❤❤❤
@IfarahCabdullahi
@IfarahCabdullahi 3 сағат бұрын
Waaw fartuun muqdisho miyaa nala jogtaa xafadadada luqa iigu so dir ilmahana Allaha kuu caafiyo
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 Күн бұрын
😢😢calosha ii hurtay fartun io ilmeheda Long team kadib Alxm ilahyow isku kin barakey mar kle ha idin kala fogen
@ilovemyf
@ilovemyf Күн бұрын
Alhamdulilah dheh hadaa ilmahaga la joogto soo ka xayso ama Soomaali la joog ha ka soo tagine mida kale abaayo xaaji t xiro adoo Soomaali joogo qamar ha xiranin. Walahay anoo qurbo ku kolay oo waligay qamar xidhan jiray waligay hadana waa ka xishoday qamar in aa Soomaaliya ku xirto
@Maryanru
@Maryanru Күн бұрын
Xijaab wayba xidhan jirty ma aqan wax ku dhacy baryahan
@RahmaAli-q5u
@RahmaAli-q5u Күн бұрын
Fartuun alxamdulilaah hadii adoo caafimaad qaba ilahaagii laku lantay hooyo adag ❤❤
@farmatony3499
@farmatony3499 2 күн бұрын
Fartuun gabdhaad Adaykuu egtahay maasha Alaha alaha kuu barkeeyo Ana isoo ducey in ilahey ilmo qayrqabo isiiyo Abaayo Adiga iyo Asaxaabta isoo duceeya
@khadracabdulahi6574
@khadracabdulahi6574 Күн бұрын
Ilaahy ha ku siyo abyo
@samatarahmed9282
@samatarahmed9282 Күн бұрын
Awlaaad khayr qabta alleh haku siiyo insha alllh inbadan saliga nabiga scw scw badi wll
@Shankaroongessod
@Shankaroongessod Күн бұрын
Ameen illahayow kusii ilmo qeir qawo
@Umumaryamchanel-z6o
@Umumaryamchanel-z6o Күн бұрын
Allah haynasiiyo xbbt ❤
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 Күн бұрын
Ilaahay haku siiyo abaayo kuwo aad ku farxado
@fahimafahima9268
@fahimafahima9268 2 күн бұрын
Caruurta liin dhanaan sii,Iney talaal so siisay neh waa rajeynaa,,
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 2 күн бұрын
masha allh wlhi fartun shalay ku waydiin rabay inaad caruurtii lakulantay sidii aniga inaan dhalay xiisa igu hayeen allow kuu dhawr dhamantood malin baad dhamaan meel kuwada haysan doontaa
@MiskiAbdirahman-z4v
@MiskiAbdirahman-z4v Күн бұрын
Adi iyo ilmaha rabi ha idin mideyo abyo aragtidooda farxad ba no tahay sidi aad ku heli lahayd raadi insha allah ilmo hooyo la aan koray wa dhib😢😢 ayago dhan isku meel in ad wada joogtan ba Alle ka baryaa
@salmaaxmed7420
@salmaaxmed7420 Күн бұрын
mashaaAllah tabakAllah hambalyo qaali ❤❤❤❤❤❤❤saan uugu soo orday
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤ beautiful family allahuma baarik your family 🎉🎉🎉 keep going guuleso mar weliba insha'Allah
@maryanilkacase3080
@maryanilkacase3080 4 сағат бұрын
Fartuuney reer comment maahi lkn abayoy ilaahey caruurtaada hakaaga soo qaado markasto adaa ufcno hoyadood ah familykaaas waaaba tolkoodo kama go an bil kheer qabtaa lagu jiraaaye oo xurmadleh kuduceeso in alle kusooceliyo anna waankuu sooduceynaa in.a
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 2 күн бұрын
Masha Allah Allaha no xifdiyo caruurta Hooyo Waa naxariis ❤❤❤
@salmaaxmed7420
@salmaaxmed7420 Күн бұрын
Soo kaxee wll oo hakula joogaan warqada furniinka ilamahaaga lagaagama badalan karo,plz soo cesho
@drramloelmi3162
@drramloelmi3162 Күн бұрын
Gobta la sheegaba waa adiga masha Allah abyo
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 Күн бұрын
Masha allaha xabibti waxaa ku faraxsanahy wlhi caruuta allaha ku xafiido 💋 💯 ♥️
@JaaizaCabdule
@JaaizaCabdule 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ ALLEY HA KU CAFIYO ABAAYO INSHA ALLAAH ❤❤❤
@fatushsharif5504
@fatushsharif5504 Күн бұрын
Mansha Allah ilahey haku barakeyo ilmahaga ilkin xijabkagi ku labo adunyada wa laba malin
@ZakiyaMohamed-tq9gk
@ZakiyaMohamed-tq9gk Күн бұрын
Masha allah abyo ilmaha hooyo makuu heenin miyaana allah kuu barakeeyo abyo🤲🏻😘
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 Күн бұрын
Xiriirisadas ciyaalka labtobka ku firsanayaan wey gubataa inta badan iska illaali abayo allaha kuu xafida
@falxadcisman6768
@falxadcisman6768 Күн бұрын
Masha allh abyo fartuun happy allh dartiisa ku jecelhy farxd iyo nolda adiga iyo carurta iyo family
@AbdiRahmo
@AbdiRahmo 2 күн бұрын
Maxay ugu taalaa ilmo ay hooyo korin uqdad ku koray bal hada uun kaxayso
@hamda8992
@hamda8992 19 сағат бұрын
Maasha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@nimcomowliid6107
@nimcomowliid6107 2 күн бұрын
Mansha allaah Alle ha kuu xafido ilma dhamaan dadka hadaladoodana dhag ha u dhigin
@nasraahmed-y8c
@nasraahmed-y8c 4 сағат бұрын
Sidan aad is leeledahy wa sidee fudeed aanad u dhalan baad iska raad radinaysaa caadi iska dhig😊
@shamsohussein
@shamsohussein 19 сағат бұрын
Msha Allah tabaaraka, Allah
@xamdixaashixasan6558
@xamdixaashixasan6558 Күн бұрын
Abaayo caruurta yar yar shaashadaha ka daa aad bay ugu xuntahaye Hadaad huri wayso mid ka fog u daar
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Күн бұрын
Masha"Allah 🎉❤🎉Fartuun Kaama Qasna ❤ Allaha Kuu Zaa"idiyo Ya'rabb ❤🎉😂🎉🤲🤲🤲🤲🤲🤲🦋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦋
@fahimafahima9268
@fahimafahima9268 2 күн бұрын
Masha Allah caruurtada qurux sifiican loo xanaaneyeyAllah haku dhaafo❤
@YaanBintujamac
@YaanBintujamac Күн бұрын
Msh allh gabdha adigay ku eegthy indhaha allh haku xafido qaali
@Nafteed-Jaceyl
@Nafteed-Jaceyl Күн бұрын
😢Alhamdulah wlhi Illahay dartiis baan kugu duceen horey adiga inta ay I was Kala maqnaayeen ba manta hadad indhaha ka qaday😭Alhamdulah dear Illahay si dhib yar oo bila qilaf ah gacanta ku soo Gali bilaa xujo iyo qalaf laan inshallah🤲🤲💖💖🤲🙌
@HabiboHussein-j8q
@HabiboHussein-j8q Күн бұрын
Manshaaa Allah Allah haku xifdiyo abayo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Күн бұрын
Guuleysta, hore u socoda🥰❤️
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Күн бұрын
Mashaa Allah walashay fartun Farxadiinu waa teena, wan ku farxay inaad kulanteen caruurta, ilaahay hakuu xifdiyo dhamaantood, soo dhawaada habo mcn🫶❤️💞
@fadumomaxamud738
@fadumomaxamud738 Күн бұрын
Abaayo adiga iyo ubadkaaga illaahay haysku kiindaayo soomaaliya markaad soo aaday waankufaxay
@zamzammacalin5810
@zamzammacalin5810 Күн бұрын
Mansha allaah alle hakuu xifdiyo dhamaan toda xabibtii❤❤❤❤❤
@hawoadan9238
@hawoadan9238 2 күн бұрын
Hambalyo bayo m.a illahey haku barakeyo ❤😊
@MaryamAlihassan-y9e
@MaryamAlihassan-y9e 2 күн бұрын
Abyo cabiir cady difer geey Dr maxamad muqtaar❤
@JaaizaCabdule
@JaaizaCabdule 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ ABAAYO SABARIIN AWAY ❤❤❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Күн бұрын
Masha Allaah gulayso gacalo ❤
@mohanayaanfamily2265
@mohanayaanfamily2265 Күн бұрын
Masha Allah illahow ku barake abayo noga sowaran muqdisho nolosheda
@msszooya1919
@msszooya1919 2 күн бұрын
masha allah masha allah alaha ku barakeyo awlada ❤❤
@khadramaxamed2854
@khadramaxamed2854 Күн бұрын
Maasha'allah
@SabaxLuul-g4o
@SabaxLuul-g4o Күн бұрын
M.a strong mom ❤❤❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Күн бұрын
Maa shaallah abti waynaada
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi 23 сағат бұрын
M.a wa ku farxsanhy❤
@umunuseyba9871
@umunuseyba9871 Күн бұрын
Abaayo ilmahaa caafimaadkooda hadaa u naxeyso kadaa shaasha tv labtop telephone damage weyn ay carruurta u geystaan
@IstarIstar-y5v
@IstarIstar-y5v 2 күн бұрын
maashaa allaah tabaaraka allaah allaah hakuxafido❤❤❤❤
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 2 күн бұрын
fartuney liin dhanaan umiir abayo ilmaha juus ahaan usii
@niema_mahamoud
@niema_mahamoud 2 күн бұрын
Masha Allah ❤Allah ha ku caafiyo Gabadha yar
@waanag9562
@waanag9562 Күн бұрын
Manzha allah ❣
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Күн бұрын
Masha allaah❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab Күн бұрын
Mash allah quruxey horay usoco
@nagmaabdillahi276
@nagmaabdillahi276 Күн бұрын
Fartuuneey nadiifo meedey horta malaguursaday noo keen iyda sabriin 😅
@JawahirMaxamed-j5m
@JawahirMaxamed-j5m Күн бұрын
Masha allah fartuun happy mac
@KadraHesseinmohamed-fk2fw
@KadraHesseinmohamed-fk2fw 2 күн бұрын
Masha Allah ❤❤
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Күн бұрын
Abayo ilmahaga waweyn kawarqab marwalba ani hooyaday lama korin anoo yaran katagay ilmahaga hada awoodo xataa soo kaxayso please 😢😢
@Iqrahcadey
@Iqrahcadey Күн бұрын
Kwrn wlly cuqdad maku dilinoo isku midaa nehe
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Күн бұрын
@@Iqrahcadey😢
@Zawaadah123
@Zawaadah123 Күн бұрын
​@@IqrahcadeyHaa wlhi aba isku mida nahay alha noo dhib yareeyo
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Күн бұрын
@@Iqrahcadeywalahi manta anaa hooyo ah oo ilma haysta sasay tahay hoyaday ani iyo walalahay isku si nooma aha oo way isaga Kay dhawyihiin waayo ayaga way isla joogen waligood ilmaha inaa dhasho maha muhiimada ee waa inaa wakhti wada qadatan jaceylkuna wuxu ku imada inlaysla joogo waxas ani hada wan gudbay lkn wan kanaxa marka arko cunug aan waaridkii lajoogin 😢😢😢😢
@Iqrahcadey
@Iqrahcadey Күн бұрын
@@ayaansalad1062 abayo ma aqano hooyoyinka waxa kaqaldan illhy qalbigoda hanoosoo jeediyo anigaba hooyo ayan ahay alxm hadaneh waxaa darema waxkale kama rabo hadii intee isoowacdo bis ilmaha iyo adi seetihin hoyo mcn idhihi lehyd farxd lkn maba ka arkayo waligey bis illhy hacafiyo hoyadey waxan isdhahaa kuwan jclkaa uqabto xaguu ka aade hoyanimada mcnkeda aan daremayo madaremeyso miya kuwa kale waxyar hadee si kanoqdan welwel aaba dilayo marka cunug walbo hooyadisa wuu ubahanyhy naxaris iyo jcl ubahanyhy alxmdullh illhy waxuu isiiye hooyo aana idhalin oo lkn sidee iijceshahy dhulka xitaa iiquurin illhw abaalkeda janno kadhig yarabi
@Uluufochannel
@Uluufochannel Күн бұрын
Mashlh hore u soco e asxabey janalkenane so booqda waxyalo bdn nolosha ka faideysaneysan
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 Күн бұрын
Fartuuney wxa ka xigto ilmahaga inteey weynanayan bis ama qangarayan luugahoda ayeey kugu imanayan adaa nah la wareergi doono abayo guul ku rajena ilmo hooyadood laga qadanayo waa la yabaay gbdhaha somalida dhib qaban in laga qaado ama lagu dayaco lee mxey uu thy sorry 😢❤
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Күн бұрын
Sax waye ilmaha waalidka kan ka maqan ayy jclyihiin anaga gabar ay hoyaded naga qarin jirtay o la dhihi jiray cidaadii aaway he me ku so radsanaa mrkaasaa ooyi jiray ayy dhhday hada anaga ayy na jcshay noo adeegtaa marwalba na nala jogtaa rerkii so korsaday ma rabto
@ZahraosmanIsse
@ZahraosmanIsse 21 сағат бұрын
​@@umumascuud3307waa dhibaato badan bay la kulman carurta waridkod aan la noleen reer kale so korsaday aniga gabar aan saxiib nahay baa waxay iga shekeysay qiso xanun badan iyada ku dhacday , waxy tiri ano 5 sano jira aabahay baadiye iga so ka xeyay hooyo la nolaa badiyaha degan meel magalo ah bu i keenay wuxu i geyay naag wlshey ah aabe dhalay dhaly lkn hoyaday ma dhalin dhowr sano bn la nolaa naagti wlshey aheed dil iyo dhibaato iso marisay cay joogta ah ano ilmo yar ah u adegaya ., 9 sano ano jira la iga kaxeyay hooyo iga ka xeeesay miyigii ay ku nolod i gaysay , hoyo gabdho wllahey ahna naxaristan ka sugayay kma helin bay tri , marka somaliyay waliba dumarow alle ka baqa ilmo miskiin ah idinla nool aan haysan meel u idanka carro hadhibinina ha dilinina , ilmaha qalbi jabka ku kora noloshisa dambe bay garafan 😢
@QamarAmir-l3m
@QamarAmir-l3m 2 күн бұрын
Mash Allah abayo macaan ❤🎉
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 Күн бұрын
Caruurta abohod hadii uu sifican ukoriyo ku tageer iyaga hada ku imanaya
@hudaguman3259
@hudaguman3259 Күн бұрын
Mash Allah a byo mcn ❤
@ابواحمداحمد-ن5ف5ذ
@ابواحمداحمد-ن5ف5ذ 2 күн бұрын
Masha Alllah Walashay Qali ale haku ila liyo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Күн бұрын
Mansha Allah hooyo mcn isn't not easy 😢❤🎉
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s Күн бұрын
Cabiir Allaha kuu caafiyo, kabo u xir gabadha marka ay banaanka usoo baxayso
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 2 күн бұрын
Masha allha xabti allha haku xafido ❤❤❤❤
@ShukriAbdi-kl1wy
@ShukriAbdi-kl1wy Күн бұрын
Habo masha Allah ❤❤❤
@AishaCayush
@AishaCayush Күн бұрын
Fartun kinki hore isku noqon raban umaleyna
@qadromuxudiin4951
@qadromuxudiin4951 20 сағат бұрын
Fartuney plz.xijab kada kunoqo tarxad astur ma gasho xabadkada iyo gadalkada wey sawireysaa
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Күн бұрын
Cajiib ma caruur ayaa la shaqeysta misse Allah ayaa dedka ugu deeqo. Yaahuu iyo naaq kasto oo da'a ka ordeyso isku kalsoonaw adhigoon u geffin gabdhaha calafkoodaha dhiman yahay.😮
@Ilhaan-g4k
@Ilhaan-g4k Күн бұрын
Fartuuney ciyalkaga isku keenso. Ayaa kaa haysta😢😢😢
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 Күн бұрын
MaashaAllah ❤❤
@HodanHajji-x9p
@HodanHajji-x9p Күн бұрын
Bisinka fartuney reerka carurta udhashay diir naxa kuma yaalo miya may ku siyan aalle abaayo qalbigoda naxaris haku geeliyo wa xanuun hooyo ilmo kala maqan ishallh wad midobi dontan ❤
@faadumomacalim4148
@faadumomacalim4148 Күн бұрын
Hoyaded aa uheso
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Күн бұрын
Ilmaha waawayn aabahood aa haysto​@@faadumomacalim4148
@NadiifoXasan-r1x
@NadiifoXasan-r1x 2 күн бұрын
Masha allh abayo ilmaha alle hakuu daayo
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f Күн бұрын
Fartun happy wad aqli badanthy . Inaa ilaaliso imahaga wa waayn amaankoda iyo in ay wax ka soo gaalirin bulshada aa la nool yihiin maadama aa thy hooyo isticmaasha media
@xaawoluushaxaawoluusha3797
@xaawoluushaxaawoluusha3797 2 күн бұрын
fartun happy koko uso socoto mogadisho 🇸🇴
@vardosomohamed2908
@vardosomohamed2908 Күн бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉 m.a
@AyaanAxmed-e7n
@AyaanAxmed-e7n 2 күн бұрын
Masha allah
@ابواحمداحمد-ن5ف5ذ
@ابواحمداحمد-ن5ف5ذ 2 күн бұрын
Wll Sabirin Away
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Күн бұрын
Hooyo Nadifo Igu salam💝
@XamdiXasow
@XamdiXasow Күн бұрын
Allah haku dhafo ilamaha abaayo
@AshaAbdi-h4e
@AshaAbdi-h4e Күн бұрын
Madiino ajogta umalena😂
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 Күн бұрын
Mansha Allah
@Sacdiyasagal
@Sacdiyasagal 2 күн бұрын
Abayo qofkasta ha u tagin meeshaan xamaraa ladhahaa
@FarxiyaHasan-h2w
@FarxiyaHasan-h2w Сағат бұрын
Bac haku xirin balayo ma jirto
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 Күн бұрын
Walashay fartun happy caruurta kadaa social media please
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Күн бұрын
Ilmhw ilmha ad you tubka laa hos ordi may ka duwan yihin yaab mise in wad wayn tahy lagu dhahad ka baqi
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Күн бұрын
Warkeeda ma dhageysatid ilmha dugsi ayy dhigtaan in ay samen ku yelataa ka baqayaa sota ku leh Ardada so dhihi meyso wa ku arkay
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Күн бұрын
Fartuuney abaayo wiilkaaga gay ha dhihin guy hadad kawadid ok
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 Күн бұрын
Say udhahayso waa khald haday fahmi lahayd may dhahdeen dhowr mar baase loo sheegay inay aragtay se mooyi alle ha tuso inay dayso is so sad walaahay iyada se wax xun kama wado say se u dhahayso waa bad
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Күн бұрын
@ilwaaddegan4564 haa inay aragta rajaynaya
@ubahadan8902
@ubahadan8902 Күн бұрын
👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@YunNetwork1
@YunNetwork1 Күн бұрын
🏆Fartun Happy Always Wins🏆
@SabnaaOmar-i5r
@SabnaaOmar-i5r Күн бұрын
Asxaabeey iisooduceeya😢
@FadumoAbdulahi-w9j
@FadumoAbdulahi-w9j 2 күн бұрын
Mash allah❤️❤️❤️
@AsmaAli-db2gd
@AsmaAli-db2gd 21 сағат бұрын
Maxe thy ilmaha aad motada ka salantay fartuney😢
@Umuisraachanel
@Umuisraachanel 2 күн бұрын
Masha Allah ❤
@hodancalibocor7297
@hodancalibocor7297 22 сағат бұрын
Somaliya miyaa uso waregatay
@hawahassanabshir1133
@hawahassanabshir1133 2 күн бұрын
Mais allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DadycoolCool
@DadycoolCool Күн бұрын
Dhaqan aan dhoofin Malaysia to muqadisho
@muniraabukar7590
@muniraabukar7590 Күн бұрын
M.a abayo sabirin awe
@Umucamaar-b1l
@Umucamaar-b1l Күн бұрын
Caruurtado meel kale kunuul side ufaraxsantahay ilahaw ubadkayga hayga dherayn😢
@Wholecarpet
@Wholecarpet Күн бұрын
Ma ogid in abahod kaqatay awod uma lehen ine lanolato
@Umucamaar-b1l
@Umucamaar-b1l Күн бұрын
@Wholecarpet haday iyadu rabto inay haysato way kaqadan karaysay meeshu ma aha wadan Gaalo e wa dhul iskam nina xoog logama haysankaro ubadkiisa 🙄
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Күн бұрын
AMIIIN YARABI
@fadumomohamedabdi4959
@fadumomohamedabdi4959 Күн бұрын
Manshallah alle haku xafido fartuney ubadkaaga dhamaantood meelna haydinku mideeyo wlhi qalbigaa kaaga duceeyaye❤❤❤
SIR NAGEED | 54 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
30:09
Family Sagal Channel
Рет қаралды 4,8 М.
NOSO DUCEYA ASXBTA WAA XANUN SANI BY FARTUN HAPPY
8:04
Fartun Happy
Рет қаралды 19 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
DALXIISKI BADA HOOSTEEDA DJIBOUTI
11:51
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 13 М.
XABADA YAY KUGU DHICIN MEEL XUN AY GASHAY  NOQO QOFKA UGU DAMBEEYO
24:07
ANIGA IYO NUURANI WAXA NAGA DHAXEYO XAQIIDA WAA TANAA BY SAMIRA SIMAN 🥰🥰
12:27
HOOYADEY MACAN IYO WALASHEEY OO HADIYAD QAALI AH ISOO DHIIBEEN
8:26
MANTA IYO ROUTINEKEYGA IYO DALXIIS AN ADAY
11:52
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 19 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН