Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.7aad || Sh.Muxammad S.Ismaaciil

  Рет қаралды 55,854

Maktabadda Alxusayni

Maktabadda Alxusayni

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 4 жыл бұрын
سبحان الله العظيم رب العرش الكريم Awooda ilaahay xad ma lahan runtii aqoon iyo garashana haba sheegin. جزاك الله خيرا sheekha iyo al_xusayniba
@daljiryaremohamoha
@daljiryaremohamoha Жыл бұрын
خزا ك الله خير
@mohamedcajab7977
@mohamedcajab7977 Жыл бұрын
A.S.W.
@sharmarkesharmarke5339
@sharmarkesharmarke5339 5 ай бұрын
Masha Allah
@maryamahmed3459
@maryamahmed3459 4 жыл бұрын
Khayr baa inirajeeynaya dhamantiin. Allah haxafido sheekhena
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 3 жыл бұрын
Kuwa saaraya dislike ta miyaaney islaam ahayn waar ilaahey ka baqa oo iska daaya xumaanta waxa sheekhu ka hadlayaa waa run ee ilaahey u toobad keena ilaahey ka baqa oo ilaahey u toobad keena sheekh maxamed Ismail ilaahey haku barakeeyo ilaahey ha kaa ajar siiyo sheekh
@ahmednuurmuhumed994
@ahmednuurmuhumed994 3 жыл бұрын
Mansha allah jasakalakheer sheekh
@fadumomohamed619
@fadumomohamed619 4 жыл бұрын
Ala wadaadka qeyr badan alaha siiyo anigo xanuunsan seexan week ayan u tagay walaalkey ii tilmaamey Quran isaarey ilaahey daawo igu daray weliba waqtiga igu yaraa laba week leygu aqrin jiray quran bacdal casar u tagi jiray meeshiisa
@aminafarahabdi2266
@aminafarahabdi2266 3 жыл бұрын
Abaayo meeshisa magaceed xageese ku taasha hargaysa
@cabdullahiciise9645
@cabdullahiciise9645 3 жыл бұрын
Masha allah sheikh maxamed Ismail jazakallahu kheyr
@WÏÎŁŇĂXÃŔÎÎŚBÄĐÄŇ
@WÏÎŁŇĂXÃŔÎÎŚBÄĐÄŇ 4 ай бұрын
Sxb cashrkan muhiim miya
@musaafirah999
@musaafirah999 4 жыл бұрын
Masha Allah waanu faaidnay khayr Allaha siiyo sheikha
@buuhoodleshacani224
@buuhoodleshacani224 2 жыл бұрын
جزاكم الله خير الجزاء لشيخكم
@apdirappiapdikani530
@apdirappiapdikani530 Жыл бұрын
Nabi khadir😮 Wlh hore uma maql alx wa cilmi ii kordhay wxana xaqiqsady ina awal jahil aha😢
@munomanka940
@munomanka940 Жыл бұрын
Yutubka ku qor wad arkeysa wa nabi add u cilmi badan ❤
@كاهاجميلجيدكاهاقلي
@كاهاجميلجيدكاهاقلي 5 жыл бұрын
Manshallah sheekh ilahay haka abaal mariyo
@AhmedAli-zr7mm
@AhmedAli-zr7mm 5 жыл бұрын
Mash Allah sheikh Mohamed ismaacil ❤❤❤majidu Ali manaan
@kamarosman3183
@kamarosman3183 9 ай бұрын
❤❤tit😢😅😊😅😅I 🎉🎉😂❤yo8i87tiutiy88f88g8😊u
@kamarosman3183
@kamarosman3183 9 ай бұрын
😢🎉😅😮ytjjtjjtkfkjfjtittutugitT😊
@karingarfod9151
@karingarfod9151 4 жыл бұрын
Shiiq shukran mashaa allah
@MahamudHassan-f4n
@MahamudHassan-f4n Жыл бұрын
Alow barakee
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 жыл бұрын
Maxaa badhan ku geeyay ma wax Sheekh lagu xiraa baa?
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 3 жыл бұрын
Mashlh
@hamzedeeq8984
@hamzedeeq8984 4 жыл бұрын
Mnchaallha sh.
@cabdulahimuxumad2719
@cabdulahimuxumad2719 5 жыл бұрын
Asc al xusayni fadlan walalayal wiil walalkay ah ayaa xanuunsan sheikh maxamad ayan ubahanahay
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 4 жыл бұрын
Hal sanno ka hor ayaad soo qortay wll fariintan ka wrn imika wiilka ma caafimaaday
@rahmatamaam4372
@rahmatamaam4372 2 жыл бұрын
Wllkey sheikh ma heshy
@axmedmaxmed3588
@axmedmaxmed3588 3 жыл бұрын
shiikha waxaan ugu markhaati furaya bari aan baadiye fasax u tagay nin adeerkaya ayaa ii sheegay in uu mar uu baadi doon ahaa in uu arkay soongur iyo abris is laynaya oo soongurtu caleen yar intay soo goyso madaxa rabto inay ka saarto asaguna madaxa ka war wareejinayo oo marka danbe ay madaxa kala helaso oo uu dhimanayo soongurtu waa bahal yaroo dabo gaallaha u eeg
@abdilahinor7414
@abdilahinor7414 5 жыл бұрын
Nashiidada Aan wada sugaynay lnkiga raaca
@em2160
@em2160 3 жыл бұрын
Maansha Allah Tabaraka Allah Yaxfidkuma Allahu sheikh Mohammed sheikh Ismail
@abdilahinor7414
@abdilahinor7414 5 жыл бұрын
Asxaabay yaala dambaabin qaybtaan waa Q 7aad wuu saxN yahay editor Ee be qayr hasiiyee
@alle_aamiine-ma-iisho
@alle_aamiine-ma-iisho 3 жыл бұрын
Asc wlalayala maktabatu al xusayni waxan rabay sheekh nambarkiisa hada ii helaysan
@lionacademy8211
@lionacademy8211 2 ай бұрын
Shiikh qofka saaxir utaga hadaanba 40 cisho salaad laga aqbalayn haduu iska daayo kawaran uusan 40 cisho tugan ileen lagamaba aqbalayee???????????????????????????
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 24 күн бұрын
Ajar kama heleysid lkn waajibka wuu kaa dhacayaa
@daarulaakhiro210
@daarulaakhiro210 5 жыл бұрын
Shiikha meeel lagala xidhiidho majirtaa ama lanbarkiisa cid hyso hday jirto halaiga soo caawiyo
@UgaaskaMaxamed-iy3zv
@UgaaskaMaxamed-iy3zv Жыл бұрын
P 😊 Love 😍 😍 😍 😍 it yet yet not not not mind mind do do do do
@hamdacrahmaan6817
@hamdacrahmaan6817 5 жыл бұрын
Anna sidoo kle nashiidadan ubaahnay
@kulmiyeabdullahi5392
@kulmiyeabdullahi5392 5 жыл бұрын
Nasheeda furitanka magaceda ama sida kuhelo codsana qof igu dhamo walaha
@mohamadkafim
@mohamadkafim 5 жыл бұрын
KULMIYE ABDULLAHI يا غربة للدين في الابدان You tube ka ayad ka helaysa bro
@kulmiyeabdullahi5392
@kulmiyeabdullahi5392 5 жыл бұрын
Mohamed Amin Please can you share KZbin link of the nasheed
@mohamadkafim
@mohamadkafim 5 жыл бұрын
KULMIYE ABDULLAHI kzbin.info/www/bejne/gJu2dZdngLFgfrc
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 5 жыл бұрын
beenta iska dhafa waa Q6
@hanadabdirahman4201
@hanadabdirahman4201 5 жыл бұрын
Waa ruunta
@abdilahinor7414
@abdilahinor7414 5 жыл бұрын
Walaal sidaa ha oran wuu kaa saxan yahay wiilka biliwga video dhageeso
@mrpunisher1194
@mrpunisher1194 5 жыл бұрын
Adiga ayaa beenaale ah ee intaanad beenta sheegin horta iska hubi. Dhagayso maxaadarada midda kale ciddan aad haysataa iyaga ayaa iska leh video gan xuquuqdiisa
@mohamadkafim
@mohamadkafim 5 жыл бұрын
Ha dag dagin wl wax Hubso.
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 5 жыл бұрын
@@mohamadkafim anig aya hore u dawaday wll wa Q6 hada baadh Q6aad
Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.10aad || Sh.Muxammad Sh.Ismaaciil
58:22
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 93 М.
Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.4aad || Sh.Muxammad S.Ismaaciil
59:27
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 102 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 83 МЛН
Khaatumawada Wanaagsan Calaamado Lagu Garto || Sh Abubakar Xoosh
31:34
Taariikh nololeedka Sh Maxamed Sh Ismaaciil
47:34
Salafmedia
Рет қаралды 27 М.
Ahamiyada Salaada  - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
43:32
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 178 М.
CALAAMADAHA ISHA IYO SIXIRKA LAGU GARTO.
26:03
Horyaal TV
Рет қаралды 89 М.
Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.14aad || Sh.Muxammad Sh.Ismaaciil
1:04:43
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 44 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.16aad || Sh.Muxammad Sh.Ismaaciil
1:03:49
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 46 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26