GAAYWAROW - GACALADEYDII HA IGOOWRACDEE GARTA U DAAYA

  Рет қаралды 417,581

AMAANDHOOREY

AMAANDHOOREY

Күн бұрын

MAXAMUUD XAAJI CALI GAAYWAROW WAA ABWAAN WAA LAXAMISTE WAA MUSIKISTE WAANA KU LUUQEYAA HEESAHA .WAANA FANAAN ASAL AHAAN KA SOO JEEDA KOONFUR GALBEED SOOMALIYA GAAR AHAAN GABALKA SHABEELAHA HOOSE DEGMADA QORYOOLEY TUULADA GAAYWAROW

Пікірлер: 120
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 Күн бұрын
FROM TIKTOK ODAYGII HOMELESS KA KU AHAA CANADA HODAN XUMAYSAY😢😢😢😢
@abdimudey5112
@abdimudey5112 4 жыл бұрын
Wuxu ahaa Macallinkaygii heesaha xilligan ka mid ahaa AYUUB BAND ee ka dhianayd Magaalada Marka caddey anigoo yar, Macallin wan ku salaamay cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajayn, Aamiin Aamiin Macallinku wuxu ku sugan yahay beertiisa ku taala deegaanka Gaywarow ee u dhiw farxaani iyo qoryooley
@AhmedAbdi-pt1em
@AhmedAbdi-pt1em Жыл бұрын
Allah yaa raxma
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 Жыл бұрын
Goormuu macallin kuu ahaa ii sheeg taariikhda
@daufabdirizak370
@daufabdirizak370 6 күн бұрын
Ma nool yhy neh walal
@abdimudey5112
@abdimudey5112 6 күн бұрын
@daufabdirizak370 goor dhow uu dhintay wll
@bellaali6391
@bellaali6391 5 күн бұрын
Heestaan Aabihi Canada E Homellesska noqday ayaan kubartay😢💔
@Yahyeabdiali
@Yahyeabdiali 4 күн бұрын
Sido kle
@sabrinaslifestyle4270
@sabrinaslifestyle4270 3 күн бұрын
Aniga xita 😢wallahi Aabahas qalbiga ayu e xanujiya😭allow cafmad iyo cimri Dheer si xasidka Allah haka qabto
@blueve.1857
@blueve.1857 3 күн бұрын
Kula mid ahay
@xamdiguuleedcarays
@xamdiguuleedcarays 2 күн бұрын
Some 😢
@maanomaxamuudgaywaroow9315
@maanomaxamuudgaywaroow9315 9 жыл бұрын
waaaaaw aaabe macn heeshaaga mcn alha cfimaad kusiiyo aaabe qaaali
@mubarakabukarshabdiraxman8953
@mubarakabukarshabdiraxman8953 8 жыл бұрын
y
@cabdishakuur4985
@cabdishakuur4985 8 жыл бұрын
alfanaaan geywarooow noolaaw
@cabdishakuur4985
@cabdishakuur4985 8 жыл бұрын
alfanaaan geywarooow noolaaw
@xiishyareproduction3750
@xiishyareproduction3750 2 жыл бұрын
Amiin wllshey❤
@Samosheegismail
@Samosheegismail Жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo aabo wll dhamaan gayiga soomaalidu degto qof aad looga yaqaano fanka soomaalidana qiimo ku dhex leh ayuu ahaa
@deeqamohamud3927
@deeqamohamud3927 Жыл бұрын
Yaa daawanaya 2023🥰. Gaawirow Allah ya raxma
@zaynnour9561
@zaynnour9561 5 жыл бұрын
Fanaan Qiimigiisa Soomaaliyoo idil wada qirtay allaha ku barakeyyo adeero Qali
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 5 жыл бұрын
Hada nooshahay if iyo aakhiroba Allah ha kugu bishareyo janatul fardowsa kitabkaaga midigta kuwa kuwa ku qaata allaah hakugu daro adeer
@omarsharif1889
@omarsharif1889 10 жыл бұрын
Siin salaami isin oo eh dhamaatiin reer baydhabo iyo reer gaywarow kuligiin abwaaniinta saqiir iyo kabiir salaamintaan sanad fayle
@محمدالديبمحمد-ن9ظ
@محمدالديبمحمد-ن9ظ 9 жыл бұрын
aabe mcn wxn kugu soo direyaa sln qaaas ah ookatimid dhinaca gewedhaada aabe wn kuslnmy adiga iyo hoyobo inta aad dunida dacaladeda joogtaan weligiina farxad iigu noolaada gywarooow
@marcadaaxmed7425
@marcadaaxmed7425 4 жыл бұрын
Abaha miyaa
@maryamaibrahim5564
@maryamaibrahim5564 Жыл бұрын
Wlshy mcn maano miya saamiya wll mcn aabo alle ha u naxariisto hooyo mcn alle ha ino xafido wllhy dhamantiin wan idin xiisey alle ha idin xafido aduun iyo aaqiro inshlh
@abdifatahdalmar7431
@abdifatahdalmar7431 6 жыл бұрын
Heestaan aan maqlo waxay ahayd sanadkii 2004 wlhi walaalkay iga weyn ayaa dhagaysan jiray waa waqti aan iloobi doonin al fanaan gaawarow
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 5 жыл бұрын
ME too
@abdilahiabdijama540
@abdilahiabdijama540 7 жыл бұрын
axsan fanaaan koonfur uguimow fanaaniin Corley Allah yacisak
@mahdiali8874
@mahdiali8874 3 жыл бұрын
Heesteen waxaa alifay abwaan tabantaabo. Waxaana ku luuqeeya oo laxanka u saaray al fanaan gaybaroow.
@imransulay1350
@imransulay1350 Жыл бұрын
Ya dawana 2024
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 5 ай бұрын
Haa saxib
@faadumoabdi5514
@faadumoabdi5514 2 күн бұрын
Anigu 2025 dawanayaa😅😅
@hasanabdi9456
@hasanabdi9456 9 жыл бұрын
maxmuud xaaji gaywarow fankisa aad baan u jeclahay mar waliba waan dhgaysataa fanan niintii dhexe ayuu ka mid ahaa koxdii xirirka shaqaalaha aad baan kuu salamaya
@Daahirfarayare
@Daahirfarayare 5 жыл бұрын
Wlh heeskan anigoo aad u yar baan dhageeaan jiray abtigeey baa fanaankaan aad u jeclaa cajalado badan buu ka heestay markoo daartaba waan soo agfariisan jiray maantaansa dib u milicsaday anoo garto micnaha erayada heeskan waxaan dhageestaba anoo garaneyn Lkn waxaa layaaba waxaad moodaa waqtigaan in aniga LA iisameeyay heesta oo aadbeey ii taabaneysaa xaqiiqdii gaaworoow fanaan dhameestiran dhankastaba hadaad dhimatay Rabbi naxariistii jano haku siiyo hadaad nooshahayna Cimri dheer iyo cibaada suuban inshaa Allaah
@abslnd3509
@abslnd3509 3 жыл бұрын
Sax sidoo kale
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Adigoo yar hadaad dhegeeysan jirtey hada was lasoo gudbee msxas waaye jinkaan kugu kacey yaad ushergee warksan aad fariinta kusoo dirtey maqof aad taqasnaa slla maxaa dad waashey alloow kucaafi
@FarhaanAliAbdi
@FarhaanAliAbdi 2 ай бұрын
Heeskan Hada Ka Hor Anoo Heesaha Qaramiga Xiiseyo Ayaa Hestan Hooyadey Ibartay Waxey i dhahday heskan Geeso waxaa Qaaday gaawirow Markas sidaa U Bartay Ilaa Hada waa dhageystaa markas Tariiqda Waxee Aheed 2019 Hada Waati Waa Ordaa Waxaa dhageysana anoo miraha Heska Aad u Fahmayo Hada Ku raxeysanaa Hada Tariiqda Waa 2024/11/20/
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j 6 күн бұрын
gacaladaydii ha i gawracdee garta udaaya🥺🥺🙏
@awilkhaire9819
@awilkhaire9819 9 жыл бұрын
wwww maxamuud xaaji cali gaywarow gacaladeydii ish calaa hees aabaha fanka
@rinadmohamed7638
@rinadmohamed7638 2 жыл бұрын
12/3/2022 istaqfurullah 😂 sanadka cusub 2023 27 noga dhiman wa so donay marka laga iga tagay o qof kale la guursaday😢
@nimosaid3844
@nimosaid3844 6 жыл бұрын
Heesa gaawirow waligay waan jeclaaa untill 15 up now 30 years I love gaawirow
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Kii leeygariifoow waatasse guurso cajasib macaanas
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Nice gaywarow fannaan wayn legend
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii tabantaabo codkii iyo laxankii gaawiroow
@isooduceeya8957
@isooduceeya8957 4 күн бұрын
TikTok kasoo maqlay 😢xasuus 😊
@suleimaniidow
@suleimaniidow 7 жыл бұрын
gaaywarow iyo gacaladeyda waanka ka helay guud ahaan xesaha maxd hjigaywarow
@abslnd3509
@abslnd3509 3 жыл бұрын
Xasuus aabo saaxibkiis asiga iyo kabankiisa kusoo Koray cimri dheer iyo caafimaad kuurajeyay.
@cawilmaraweyne7537
@cawilmaraweyne7537 3 жыл бұрын
17.08.2021 yaa daawanayaa heestaa. Wlhi lagama ahaan karo heestaani..
@Siyaadso
@Siyaadso 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso Abwaan Maxamud Gaywarow
@hassanjiraani7552
@hassanjiraani7552 2 жыл бұрын
Hablaheena naxaris laAnta asal ayaayba uleyahiin inta rag ah ee an arkay iyo sugaanta meel ay nogo dirnaxayaan aad baay u yartay
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 5 жыл бұрын
Allah ha ku xafido adeer Dadka lama qasho adeer Allah ha ku xafido
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Maxaa kugu dhacey maxaa ula jeedaa dadka lama qadho yaabaye ifahamsii adigoo raali iga ah degan
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Nagatag marqaanka heyga jiirine by nassir cadaala waad igu fududaateye see wax uwadaa joog hadans joog fiirsoby nassir cadaalo usheeg wixii jirp
@mustaf7562
@mustaf7562 5 ай бұрын
2024 qofki dawanayo like 👍 iska sar ader
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 6 жыл бұрын
hada waqtigan sacadu wa 4 habenimo taridqa wa 22 malin qamis ah bisha wa marso sanadka 2018 ana kumarqamaya hestan
@husseinhassan272
@husseinhassan272 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh aniga xita
@adenqarash7337
@adenqarash7337 6 жыл бұрын
Mr Solo Amirka salaama ndugu siku moja it may happen tukutane Garisa cadey as am now greeting from Kismayo..
@mukhtaromar5136
@mukhtaromar5136 5 жыл бұрын
Runti waa fanaan xigmad iyo garasho hodon kaa ah........kuwa hada fananinta isku sheega kaligii baa isku dhamaa ilma dasadaleeee
@hamdamohamed3493
@hamdamohamed3493 6 күн бұрын
Allow u naxariiiso
@nasiibnasiib8771
@nasiibnasiib8771 2 жыл бұрын
Waxan dawanayaa 2020 adna
@maanomaxamuudgaywaroow9315
@maanomaxamuudgaywaroow9315 8 жыл бұрын
wadmhdsntihiin walalhyga all
@fartunmohamed6319
@fartunmohamed6319 Ай бұрын
31/12/2024 ayan dhageysanaya haben talado ah 00:02😢 💔
@mohamudibrahimadan412
@mohamudibrahimadan412 3 күн бұрын
2025 tiktok from Abdikarim. 😮
@Wiil2742
@Wiil2742 2 жыл бұрын
Ninkaan waa Biyamaal ah ninka ugu codka macaan fanaaniinta biyamaal
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Abwaanka heesa u dhiibeyna waa habargidir, abwaan maxamud warsame tabantaabo.
@ismaciilahmedcaliismaciila4175
@ismaciilahmedcaliismaciila4175 5 ай бұрын
Hees sidaan kaaga daba dhacay
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Erayadii, aun maxamuud warsame tabantaabo.
@mohamedmahamuddorerage1568
@mohamedmahamuddorerage1568 6 жыл бұрын
gaawirow Ayaa caawa iishidun
@abdirahmanismaciilshyusuf4024
@abdirahmanismaciilshyusuf4024 3 жыл бұрын
2010 ki schoolka markaan u socdo dhageysan jidhay gaywaraw
@Ismail.Abdirahman
@Ismail.Abdirahman 4 жыл бұрын
2020 Yaa Daawanaya Axx Hees & Bar Gacaladaydii Ha I Gawracdee Garta u Daaya.😰❤
@SahalDaljir
@SahalDaljir 2 жыл бұрын
2022 ayaan daawanaa weiba 16/6/2022 maalin jimco ah waxaa jiri donto qof daawan doono 10 sano ka dib
@mohaa1645
@mohaa1645 2 жыл бұрын
28/6/2022 until 1998 wn dhageysanaya wax is bedelana kuma hayo qoftii ee so ducee
@صداميةوافتخر-ف5ح
@صداميةوافتخر-ف5ح 5 жыл бұрын
Nabigi kuriyoday inuu goraca Willis re ilahey warka jir kasodajiyay wankaso jabril iyo qabil markan alaah baryayen korloqaday hadana ilaah kubadbadiyAy wiil nabi alaah waclan
@munamuna5577
@munamuna5577 7 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo abti macan
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Aamiin allaha cafiyo abyigaa
@Degal_Yare_2048
@Degal_Yare_2048 3 жыл бұрын
Mohamed Xaji Ali Gaawaroow Fanan Wuu dhaafay
@abdifatahali7196
@abdifatahali7196 Жыл бұрын
Al fanan Gaaywarow legend
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 6 жыл бұрын
Wallee calaacal ayaa halkaan ku dhammaadday. Yaase u sheega in naaguhu ragga calaacalka badan aysan u joojin... War is adkee gacalo layne. Kkkkk... Waan kaftamayaa.
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Liban Warsame hhh
@elchapooOfMandera
@elchapooOfMandera Ай бұрын
2025 ya ila joogo❤🎉
@elchapooOfMandera
@elchapooOfMandera Ай бұрын
02.jan.2025 ❤
@mhamedahmedaweis3562
@mhamedahmedaweis3562 5 жыл бұрын
Heestaan hees ayeey ku banaantahay boqol hees ayeey u dhig mataa
@cabdilaahimuxumed1524
@cabdilaahimuxumed1524 8 жыл бұрын
maxamud xaaji gaywarow heesihiisa aadbaan ujecelahay ee ilahay hacaafiyo
@maawhaji1735
@maawhaji1735 10 жыл бұрын
ala haku caafiyo yaa fanaan
@ahmedcowke3703
@ahmedcowke3703 9 жыл бұрын
ilaaah.hacaafiyo.wuxuu.ahaa.fanaan.xusuus.mudan
@yonisidiris489
@yonisidiris489 11 жыл бұрын
Ninki yaqaanaa garan Kara qiimaha uu leeyahay
@ygt5439
@ygt5439 9 жыл бұрын
hi
@laduunimahamod9051
@laduunimahamod9051 8 жыл бұрын
wwww gacalaheygii an gowrace garta ii daya hhh gaywaroow xasuus wlhi
@adenqarash7337
@adenqarash7337 6 жыл бұрын
Axsanu soowt... Erayo micno xambaarsan... Inaay igooysoo gabi igatuurto ma gar Allaaa baa... Xasuus. Com
@shamdahirnaharnahar161
@shamdahirnaharnahar161 2 жыл бұрын
cadi mahan hestn
@diiffarah3663
@diiffarah3663 3 жыл бұрын
Great man
@faraxyare2709
@faraxyare2709 6 жыл бұрын
gawirow buulo shiiq haduumow farxanle jebey golwen kabtan nas mushani jinale qoryoley buulo marer kili asayle dhulka webiga markow guro qudartiisa laga cuno muqdisho oo ilahey biyo dhigay talyani noga jexay celal maguran ah bartaha shabalada hose degmada qoryoley webiga korkiisa tuulada gawirow barwaqada usodono
@marcadaaxmed7425
@marcadaaxmed7425 4 жыл бұрын
Waligay fanan masalamin lkn gaywarow qoryoolay isku aragnay kadib mesho iku salamay ano yar ayay ahayd
@aliabdi5800
@aliabdi5800 2 жыл бұрын
Illahywku naxariiso
@calimahad1233
@calimahad1233 8 жыл бұрын
asaxbta ma leygu racy mise wa iska daaya
@cabdiraxiinnuur3248
@cabdiraxiinnuur3248 3 жыл бұрын
Gacalo ninkaan wewashey
@calimahad1233
@calimahad1233 8 жыл бұрын
gacaladeydu heys gowracdee garta udaaya gacaladeydii gcaladeydii gcaladeydii heys gowracde gamma ha udaaya dhawan wan kobiyey raba hestan Sidan o kale
@abdirahmannabadoon7110
@abdirahmannabadoon7110 6 жыл бұрын
Heys gowracdo ma ahan wll ha i gowracdo weye asagaa iskula jeda
@suleimansiidowmocalim644
@suleimansiidowmocalim644 4 жыл бұрын
Allah cisak aabe mcn allah kucaafiyo Qaranka Soomaliya Wuu dayacan Al fanaan gaawiroow oo ah Fanaan Qaran
@mshiineofficial3468
@mshiineofficial3468 6 жыл бұрын
Hadey go ankii ku gabagabeysay inaanan gursan gacaladeyda garta u daya ha igowracdee
@maxamedcisman4343
@maxamedcisman4343 4 жыл бұрын
Axsan fanaan
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 9 жыл бұрын
Waaah waaah
@adammaxamud3614
@adammaxamud3614 6 жыл бұрын
waaaaw axasn fanan
@Degal_Yare_2048
@Degal_Yare_2048 2 жыл бұрын
🙏 gaaaywaroow
@cabdilahixusen5079
@cabdilahixusen5079 2 күн бұрын
2025 ❤❤❤
@garon8608
@garon8608 7 жыл бұрын
Inaba caadi ma ahan runti waan ubogay
@luulaliabdi8136
@luulaliabdi8136 6 жыл бұрын
gaawarow xasuus qaas ah
@raxmomowlid2682
@raxmomowlid2682 3 жыл бұрын
Gacaladaydi
@luulaliabdi8136
@luulaliabdi8136 6 жыл бұрын
ilove gawarow
@فرح-و3ي
@فرح-و3ي 2 жыл бұрын
2022🥺
@Ahmedali-fu7pz
@Ahmedali-fu7pz Күн бұрын
6/01/2025
@hanadxabiib9482
@hanadxabiib9482 7 жыл бұрын
waah
@luulaliabdi8136
@luulaliabdi8136 6 жыл бұрын
waaw
@luulaliabdi8136
@luulaliabdi8136 6 жыл бұрын
axsan hees
@adanmaalim4306
@adanmaalim4306 6 жыл бұрын
Hassan diriye
@mohamedhaajji8001
@mohamedhaajji8001 2 жыл бұрын
Waatase guurso😐
@ibrahimadan23
@ibrahimadan23 8 жыл бұрын
gaywarow
@jamalmohamed9607
@jamalmohamed9607 3 жыл бұрын
Bsldonews
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
LOLOLOLS
@nimcosaid3834
@nimcosaid3834 4 жыл бұрын
Masha alaah alaaha fanan wa ki hore
Gaaywerow Maxaan qiray Amaantaada!!!
5:42
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 239 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
BAR FANKA IYO SUUGAANTA EE RADİO MUQDİSHO03 01 2013
1:06:03
Leyla Cadceed Osman
Рет қаралды 106 М.
AL FANAAN GAAYWAROW - HEESTII CUDBIYEY
5:58
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 256 М.
Cabdullahi Xalwayste  (FAADUMOOY)
8:48
Hadith Haji-Adam
Рет қаралды 459 М.
gaawarow anigoo mastaafura ?????
6:01
MUJAAHID lyrics
Рет қаралды 95 М.
Xasan Aadan Hees Bulshayahay Ma Nabad baa Kaban Lyrics
7:31
Rashiid Boss
Рет қаралды 804 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.