Amaantu waa u muhiim lamaanaha

  Рет қаралды 1,903

Suheyba Badqas

Suheyba Badqas

Күн бұрын

"Qalbiga waxaa ku kulma wanaaga iyo xumaanta, gabadhu waa in ay ninkeeda boqor ka dhigtaa isagana sidoo kale" Sheekh Abuu Dhalxa

Пікірлер: 3
@CrisaaqXasan-c5g
@CrisaaqXasan-c5g Ай бұрын
Asc Maa sha allaah shiikh Abu dalxa alle hanookaa xifdiyo magacaygu waa hibaaq waxan kunoolahay magaalada burco shiikh maanta codsi baan wataa aad iigu Muhiima shiikh waxa iisaameeyay oo aan ka seexan la away sida soomaliyi isugu dhamaatay qabyaalada xoogaysatay iyo ciroolayaasha dagaalka dhiiriga linaya shiikh waxan kaa codsanayaa inaad samaysid muxaadirooyin taxane ah oo kahadlaya qiimaha islaamka walaalnimada muslimiinta qiimaha dhiiga muslimiinta iyo qofka dagaalka gala kan dhiiri galiya kamaalkiisa kubixinaya inay isku danbi yihiin shiikh codsigaa iga aqbal fallen waxan away gabadh muslimada waxana ahay gabadh soomaliyeed waxan ahay hooyo soomaliyeed marwo soomaaliyed intaba asc
@Sumaya-ii7xl
@Sumaya-ii7xl Ай бұрын
Wcs wr wb abaayo xaqa alle hanagu sugo soomaali isku Aduun iyo Aakhiro zeegen aidaa sheegtay kuwaas ayaa Hurinaya midna wiil uu dhalay kudhiman maayane waxaa ku dhimanaya dhalinyaro kale Oo Hopyoyinkod kuso tiir iyo tacab Beelay asagoo lagu sheekenaya waryaa hadaadan halkaas kadagalamin halkaa jogno baa nagula imaan ee difaac dalkaga sorry wlhi jazak allaah khayr ❤❤❤ allaha karaali noqdo wlashey
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Wa daadkani wa xariif haduu saan ficil ahaan usameeyo isaanku amaanta wa jclyihin
100km/h Reflex Challenge 😱🚀
00:27
Celine Dept
Рет қаралды 156 МЛН
When ur grandma sneaks u money
00:32
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
New Colour Match Puzzle Challenge - Incredibox Sprunki
00:23
Music Playground
Рет қаралды 44 МЛН
KIISKA UMAYMAH IYO ABU FALAX!!@sawdamqaalib
41:23
Sawda Qaalib
Рет қаралды 63 М.
Ninkay Jecelyihiin Dumarka & Qisooyin | Sh Abuu Dhalxa
23:51
DADKENA MUSLIMKA AH
Рет қаралды 30 М.
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB || QAYBTA KOOWAAD || Sh Maxamuud Xaliike
22:53
Tawheed Islamic Centre
Рет қаралды 47 М.
100km/h Reflex Challenge 😱🚀
00:27
Celine Dept
Рет қаралды 156 МЛН