Amb Baashe Cawil, oo ka hadlay heshiiska Ethiopia iyo Somaliland. Imaraadka Carabtu miyuu ku jiraa..

  Рет қаралды 57,490

Galaydh Media

Galaydh Media

Күн бұрын

Пікірлер: 229
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 9 ай бұрын
Ambassador Baashe sifiican ayuu ufalanqeeyey oo usharaxay arimaha hada jira mahadsanid Ambassador.
@abdinoor2194
@abdinoor2194 9 ай бұрын
Ambassador Baashe thank you for bringing this to public attention This is all about conflict of interest ( lexejeclo) Who’s Ruling? and who’s to be Ruled. Forget about emotional aspects and pansomalism.
@killa5861
@killa5861 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@zakihussein9147
@zakihussein9147 9 ай бұрын
War macquul ah aad iyo aad , thank you !!
@BidhiOnline
@BidhiOnline 9 ай бұрын
Guul ayaynu Somaliland u rajeynayna Amb bashe si fiican ayad uga hadashay iyo xasan Galaydh oo waraystay muhiimadu waa midnimo iyo wadajir
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 9 ай бұрын
Somaliland 🇹🇯 guuul cidanka qaranka 🇰🇼 nolaada guuul ictirafka somaliland 🇹🇯 mashaallah ❤️❤️❤️👍
@samirafarah8085
@samirafarah8085 9 ай бұрын
Guul Guul somaliland ❤galaydh media👍👍
@Burco.
@Burco. 9 ай бұрын
Galayd Media Hareeri Media ❤❤❤ respect this legends, very humble and honest persons Totally agree to create your own platform, enjoy the freedom,
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 9 ай бұрын
Aambassador cawil waa khabiir aqoon yahan weeyi waayo hawlo badan Ayuu dalKa usooqabty Wlee 🎉
@CamuudAwed
@CamuudAwed 9 ай бұрын
Waa waalan yihiin waana cawaan Soomalia iyo waxa xukumaaba waar yaan loo joojin e suti gaashaan haloo qabto walla weynta waalatay Somaliland Somaliland baa leh 🙏👍 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️🙏👍✅💯💯🙏👍✅🙏
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 9 ай бұрын
Wala weynta adinka iyo oromo iyo amxaaraba way idiin wada xaaqayaan orodoo adis ababa taga awalba israel baad eheedeen uffff
@18maychannel23
@18maychannel23 9 ай бұрын
Caqligii wanagsani wakaas sidaa u fikiraya lkn xirsi gaab hankii aan uhaynay heshiiskanaa fashilay. Mahadsanid Ambasador Bashe
@saynabSr
@saynabSr 9 ай бұрын
Waa kii garxajis aflagaadayn jiriyey!! nacayb garxajis ayuu afkiina la qaloocsamay ee orodo is ka seexo meesha garxajis ama bah habarmagaadle ayaa qabsanaya eh xeerna umaad dhiganeh!!!,
@dagansh5606
@dagansh5606 9 ай бұрын
Baashe waa nin qabiil ma aha nin qaran waxana uu fahmi waayey Barbara meesha laga siiyey shirkada ma aha dawlad tani waa dawlaf ku hanjabaysa in uu dardaaran madaxdii hore uga tageen ku socda intii hore ayaan ka soo kaban lanahay oo xanuuno iyo khamraba inoo keeneen mida kale waa Baashe waa ninyar caqliguusuna la kawsaday waala ina xasuuqay Allaha soo hadeeyo isaga iyo tolkii tusana qabiilka in uu ka qaalisan yahay wadanka.
@saynabSr
@saynabSr 9 ай бұрын
​@@dagansh5606adigaa u yaqaan laakiin wuxu yahay waa la ogyahay inuu garxajis nacabyahanavwaa la ogyahay
@DeeqaCaydiid-c3c
@DeeqaCaydiid-c3c 9 ай бұрын
Masha Allah
@hassandaher3563
@hassandaher3563 9 ай бұрын
Ambassador baashe masha allah waa nin aad iyo aad wax ufahmaya .dhalinyarada reer somaliland waa in ay noqdan ambassador baashe oo kale.ayna noqdan kuwa wadankoda uhiilaya horumarkisa.
@zainabhersi7079
@zainabhersi7079 9 ай бұрын
❤waa wali caswaxay rabaan lama yaqaano ilhay hayanaga fujiyo
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 9 ай бұрын
Mashallah Tabarikalla jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland guuuul ❤
@aminafgh2127
@aminafgh2127 9 ай бұрын
baashe marlabaad ayaan jeclaan lahaa in safiir imaaraat ka madaxwaynuhu u magacaabo illaahay ha garansiiyo madaxwaynaha
@saynabSr
@saynabSr 9 ай бұрын
Ninkaaa waqtigiisii waa dhamaaday ee ha sugin inuu shaqo danbe qabto,
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 9 ай бұрын
Safiir aaa 😆 dalba ma jiree maxaa safiir la magacaabaa
@aminafgh2127
@aminafgh2127 9 ай бұрын
@@mohamedhassan5617 hortaaduu dayaxu imaan
@antitoogtakulmiye2485
@antitoogtakulmiye2485 8 ай бұрын
WAA DUBJIRKAIYO JAAHILKA UGU NASIIB BADAN ADUUNKA BAL JAHILKAN LAGA WARAYSANAYO MA SIIR KII OMADA SUBXAANALA WAA XILGUU SHEGAY RASUULKU CALE SALAAM IN JAHILKAN WAX LA WAYDIYO IYOIN BEENALAH LARUMAUSTO IYO IN TUUGTA WA LODHIIBTO SADAQA RASUUL❤❤❤❤❤
@cabdijama7767
@cabdijama7767 9 ай бұрын
Ambassador baashe halyagii dp world keenay wadanka weeye
@daahircismaan8018
@daahircismaan8018 9 ай бұрын
Mnsha allaha halyeye qaran
@alinuromer5876
@alinuromer5876 9 ай бұрын
Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤
@abdulrahmanali101
@abdulrahmanali101 9 ай бұрын
Masha Allah Bashe muwaadin Somalilander ah.
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 9 ай бұрын
Somalia sheekadeedu waa, anigaa ku leh, waxna kuuma ogoli.
@maxamed4yare
@maxamed4yare 9 ай бұрын
Yes. So what
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 9 ай бұрын
Heshiiskii kaalay ina gumeeysa miyaa laga hadlaya?!
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 9 ай бұрын
guul qaanka somaaliland
@june6206
@june6206 9 ай бұрын
Qabiil ka isaqland dhe qabiil qaran ma noqdee
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 9 ай бұрын
Ala hakudhawro amb
@adamali2729
@adamali2729 9 ай бұрын
Somaliya waxa ay donaysay in ayadu ay heshiiska la gasho Ethopia. Qaylaydauba waa intaas
@khadraabdirahman2947
@khadraabdirahman2947 9 ай бұрын
I get the point now
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 9 ай бұрын
Gull sland ❤❤❤
@mohnur341
@mohnur341 9 ай бұрын
Well done Ambassador awil
@mohnur341
@mohnur341 9 ай бұрын
Maasha Allah ninkani madax weyne uu u qalmaa
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 9 ай бұрын
Waa runtii odaygan. Somalia dagaal Bay raptaa wllhi. Inan izka reebok moye zikale malle
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 9 ай бұрын
Maasha Allah geesi
@zainabhersi7079
@zainabhersi7079 9 ай бұрын
Maanshaal guul iyo gobnimo ayaa reer somland u rajanyaa
@axmedagaaxnuug5731
@axmedagaaxnuug5731 9 ай бұрын
Waxad ogaataa hadii cadaadiskasta lagu saaro oo aad daacad tahay xumaan u hayn somalia aakhirka waad guulaysanaysaa somaliland waa dawlada jirtay maantana jiraysa💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 9 ай бұрын
Republic of Somaliland 🇮🇷🤍💚♥️🇮🇷🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 9 ай бұрын
Xassan sheekh maxmuud isaga ayaa inoo fududeeyay ilaahay ha xiftiyo cadawgiisa dambas biibay Allah ha ka dhigo Amin
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 9 ай бұрын
Aqoon yahan guul Somaliland
@maxamedMaxamed-yp4pe
@maxamedMaxamed-yp4pe 9 ай бұрын
caqliga allaah ha kuu siyaadiyo
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 9 ай бұрын
Aqoon yahan Baashe Cawil waa wax garad lehna karti iyo hibo ilaahay siiyay isla markaasna daacad ah ilaahaw dhawr horena u soco guulayso ,
@hamdiyamohamed4307
@hamdiyamohamed4307 9 ай бұрын
Lahaula walaquwata ilabila wa Dhulmi walahi ilahay inaga qabo wa Cadow xasidiin ah
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 9 ай бұрын
Masha allaah GUUUUL iyo GOBONIMO SOMALILAND INSHA ALLLH ❤
@amirabdikarimcumar2106
@amirabdikarimcumar2106 9 ай бұрын
Somaliland viva
@antitoogtakulmiye2485
@antitoogtakulmiye2485 8 ай бұрын
WAA DUJIRKA WALIBA JAHIL WAA KII UGU NASIIB BADANAA ELEAA NOOCA CILAJKA U EG BAA WAX LA WAYDIINAYAA ILAHAWAY KU KULMIYE NA DHAAFI DABAJIIR OO DHAN MUU MAGAC U YEELAY❤❤
@deeqaabdikarim9233
@deeqaabdikarim9233 9 ай бұрын
Waxaan Odhan lahaa Baashe Waa Khabiir Wasaaradda Gaashaan_Dhiga Halaga Dhigo Waa Duplomacy Guul Isha Allaahu Somaliland
@Showtimecontrols
@Showtimecontrols 9 ай бұрын
SNM waa Somali mana yeelan karaa awood ay dalka ku xaraashaan. ,⚖️🔏 Laakiin afsomaligaagu waa ok. Markii loo eego dadka kale 🥬
@ramlajama8355
@ramlajama8355 9 ай бұрын
Guuliyo gobanimo
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 9 ай бұрын
Somalia will never succeed simply because of being bias and envy of the faithful and sincere people of somaliland. Who never bothered of others affairs, rather than being busy on their own issues and solving there problems and looking forward for prosperity. While our counter parts are putting all there ability and resources to dismantle somaliland. All guns aiming at as and we keep on surviving and going ahead rapidly by the grace of Allah (swa) !!! 😂
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 9 ай бұрын
Aqoontii wataa somalilan
@idil5313
@idil5313 9 ай бұрын
Yaa kama hadlayno somalida muqdisho,, lkn in ay xabashi ino timadan diidanahay
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 9 ай бұрын
Djibouti waa isha kali ah ee Ethiopia 33kii sano ee u danbeeyay lahayd dhanka Dekedaha. Djibouti oo 99% baahida Ethiopia gacanta ugu jirto, wali Hargeisa ayaa ka dhaqaale badan. Taa macnaheedu waxa weeye, Ethiopia la buunbuuninayo dhaqaale sida u buuran kama soo galo Djibouti. Yaan been la isu sheegin.
@Dalmarlogistic
@Dalmarlogistic 9 ай бұрын
1. Ambassador ku waa mahadsanyahay 2. Hadi maamul lagu kala duwanyahay maxa u diiday in ay ssc iyo awdal ay ayuguna sidas dareemayaan 3.arinkan bada ethiopia warbixin iyo faafahin ay kaso bixisay ayoga dadkoda u sheegaya,maxay sland sidas uguso bandhigi waysay.4. Maxa keenly waqtigan in arinkas bada laso saaro waayo mudadi waa ka dhamaatay dowlada , arinki ssc aya taagan. 5. Dakadi berbera anfaca heegi aya wali la dhalilaya maxa kani kale so kordhinaya
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 9 ай бұрын
Ok
@ahmedalisaid7382
@ahmedalisaid7382 9 ай бұрын
Waa mahadsan yahay Ambassador Baashe. Si wanaagsan oo cilmiyaysan ayuu arinta u lafaguray . Qofka wax sheegayaa waa in uu sidaa oo kale u analysegareeyaa xogogaalna yahay oo la iska daayaa caadifada aan xaqiiqada ku salaysnayn iyo probogandhada MOU lagu hayo. Sidoo kale waa in la sugaa inta arintan dawladu soo dhamaynayso
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 9 ай бұрын
Any time bvz
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 9 ай бұрын
Dpw ee dekada berbera Madaxweyne HSM ayaa saxiixay ee sheekada raqiista ah inaga daaya..
@abdirahmanahmed6176
@abdirahmanahmed6176 9 ай бұрын
Isbadl wayn oo tarikhiya ayaaa dhacy waa cusup ayaaa baryay
@DiginSaffre-pr1sw
@DiginSaffre-pr1sw 9 ай бұрын
Somaliya baqtiga ayaa lagu cunaan Iyo caruurtooda Aduunka majiran hoyadood abahood caruurtiisii xaskiisii meel ku wadda gawracay
@abdirisakhoosh2483
@abdirisakhoosh2483 9 ай бұрын
Marka horeba heshiisyada aad labgasheen Somalia wuxuu ka hor imanayaa dustoorka jamhuriyada Somaliland waana khiyaamo qaran sida taas hawada oo kale,lakiin heshiiskan is af garad ka ah ay wada galayaan jamhuriyada Somaliland iyo dawlada federal ka Ethiopia waa mid aynu ku badalanayno ictiraafka aynu raadinaynay mudo 33sano ah
@sharci252
@sharci252 9 ай бұрын
Kani muxuu doqon yahay yaa muxuu yidhi, waa walaalaheen Ethiopia.
@alphaahmed7343
@alphaahmed7343 9 ай бұрын
Zooanimali is not government its failed state but somaliland will prevail
@idil5313
@idil5313 9 ай бұрын
Ma jecli in aan somaliya ku biirno, lkn in aad axmartu ino timado walaal
@idil5313
@idil5313 9 ай бұрын
50 sano dalka ha u dhiibno xabashi, waa idinka soconaya maaha,
@jamac7119
@jamac7119 9 ай бұрын
Soomaliya waxay kagubatay oo aykaxanaaqday waa aqoonsiga
@dagansh5606
@dagansh5606 9 ай бұрын
Baashe waa nin qabiil ma aha nin qaran waana ninku koray waala ina xasuuqay waxa uu kala garan layahay Berbara shirkada joogata iyo Ethiopia hadaan ka kirayno number one Abiy waa ninku hadlaya dardaarankii madaxdii ka horaysay ee axmaarada ahayd number two waa dawlalad haday ku qabsato cidi kaa karayn inta ay kirada ku joogaana waxkasta inoo hoosgalinaysa sida bada cas oo ay u fududahay cidii ka soo gudbaysa. inta ay dawladii adkayd inaga maqantahay waqooyi xanuun,khamri iyo dadkeena oo waxqabsan Karina waxbeeran karin ayaan ka dhaxalay waxkasta Ethiopia ayey ka sugayaan ugu danbayn Allaha soo hadeeyo madaxda iyo inta qabiika ku raacaysa.
@XasancaliYoonis
@XasancaliYoonis 9 ай бұрын
Waa ragging bada hore cunay. Marlin maalinta ahayn ayaa laa waydiin
@Zakiika
@Zakiika 9 ай бұрын
ambastore hada ma waxa naga dhaadhicini rabta axmaaro aya Walaalaha ah Somaliga kula dhashayn oo Konfur yimidna wa cadaw oo dhulkan xaq kuma lahan waxa xaq iyo dhiigba ku leh axmaaro iyo Oromo oo waligood ku haminayay inay nagumeestan hadalkaga waxa uu iskaga hor imanaya sidi qof wareersan ambastore
@fahmoadan8202
@fahmoadan8202 9 ай бұрын
Walee somaalland waa sitaa siday u lahayd waan ku faraxsanay qaraxyada koonfurta baa lagu saladisoonaa ithobiya markaas bay noqondoonaan sidaFalastiin illaahow caqliga u soo celi kuwan nabsi baa wada
@SuldanAwalw
@SuldanAwalw 9 ай бұрын
marka baashe mawaxd nagu qancinaysa in badayda axmaar qaato waka guul wadayn xaqiiqatan
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 9 ай бұрын
Hadalkaasi hadal meesha leh maaha wuxuu ka hadlayo waa inaad fahmto ayaa fiican haddii kale aday kuu taalaa waxaad samanayso annaga gartayadu waa taa saaxiibow anagu waxba kama baqayno adiga iyo qayrkaa hawshaydana waan wataa
@fardusali5547
@fardusali5547 9 ай бұрын
Shaaqo ku taala maah baad
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 9 ай бұрын
Qofku marku derejo ambassador gaadho. Macnaheedu waa qof danteena Ka shaqeeya . Shaqadiisu waa Inuu dadkiisa dantooda Ka shaqeeyo.
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 9 ай бұрын
SOMALIYA WAA CADAWGA SOMALILAND ,, WAXAYNU KU DARSANAY BAY INA KHAYIMEN MASAKINTA MUDNIMADA SOMALIA KOR USO QADAY WA SOMALILAND
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 9 ай бұрын
HAAH AMBASADTORE KAN WERIYAHA WALAWEYN AYUU ISKA DHIGAYAA
@lamatabtan10
@lamatabtan10 9 ай бұрын
Reerkan maxishoodan adeer 3 xisbi oo Hal qabiil ah yaa kuqaldeysan
@Sama-ej6eh
@Sama-ej6eh 9 ай бұрын
Galaydh waxa u kamid yahay wariye kusheega hadda
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 ай бұрын
50 years baad ka hadlaysa ee walaahi 1week xabashi loo ogolaan maayo bad somaliyeed
@abdirazakabdi9079
@abdirazakabdi9079 9 ай бұрын
kaalayo wax ka baal adieu bal 100 baan fuga dhigaynaaye
@abdirisakhoosh2483
@abdirisakhoosh2483 9 ай бұрын
Jamhuriyada Somaliland somalilander baa leh
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 9 ай бұрын
GUUL SOMALILAND
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 9 ай бұрын
WAA TUUGII MORGAN ISAAQA
@sophiahassan8505
@sophiahassan8505 9 ай бұрын
Waahaa hasdini ishalaa adhoghu hachapo
@Ali_Mohamed_Adam
@Ali_Mohamed_Adam 9 ай бұрын
Maamul Goboleed baa tihiin sida Kan puntland. Waddanka dowlad soomaaliyeed baa ka jirta. Wax heshiis aad geli kartaan ma jirto.
@elmidini1390
@elmidini1390 9 ай бұрын
Bashiyow xuduud aad maamushaahi majirto maanta qabiil kastaa dhulkiisa isagabaa heeysta waxana qatar loogu jiraa in dib amxaaro dadka ugumaysato èthooia waxba managa dhexeeyaan dhulka somaliyana wax nin boorso kuqaato wuukaweeynayahay
@jamac7119
@jamac7119 9 ай бұрын
Amp bashe waa nin khabiira oo yaqaana sida dadka kale waxa loolaqabsado waana dadka farakutirska ah ee lobanyahay
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 9 ай бұрын
Darood iyo hawiye waa caddowga qaraanka Somaliland waa kuwi gumaddey ummadah Somaliland uu afweyne addegsanayeed itobiya waa saxiibka daabta aah ee qaranka Somalilland afweyne marki uburburinayeed magaloyinka Somalilland oo diyarradduhu duqeneyeen ummadah Somaliland itobiya albaabka ufurteey qaxodigi Somaliland oo siseey magaangelyo give us a break Man
@AbdirashidHussein-g4z
@AbdirashidHussein-g4z 9 ай бұрын
Berbera xasan shiikh baa saxiixay ee beenta dhaaf.jaajuus imaaraad
@nasircabdi
@nasircabdi 9 ай бұрын
Kan waa tuug benale ah jeegan ba cuntay lacagtii hawada iyagana sexexay jeeganta waa wasaq
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 9 ай бұрын
Ambashadow xaal qaado inan la yaal xoolihii reer somaliland cunay oo oday asaasaq ahaa gabadhiisa qabay war tani waay ka duwantahay taad ka hadleysid ee haku wareerin
@idil5313
@idil5313 9 ай бұрын
Maya itoobiya imarad isku mid maaha Amb,, itoobuya waa cadaw
@hakimshirwa9023
@hakimshirwa9023 9 ай бұрын
KHAATUMO,AWDAL,GARXAJIS STATES CABDIMAALIk COLDOON MEEL KUSHEEG. WE ARE ONE SOMALI. STOP DREAMING BROTHER
@yasinismail2733
@yasinismail2733 9 ай бұрын
😂😂😂 faqash baad thy
@hakimshirwa9023
@hakimshirwa9023 9 ай бұрын
MA OROMADIIBA NAGU DHEX BEERANTAY ADEER GO BACK YOUR COUNTRY THIS IS SOMALIA AND HASSAN SHEK IS OUR PRESIDENT.
@BarwaaqoCumar-q1y
@BarwaaqoCumar-q1y 9 ай бұрын
Saomaali waa jalusad ilahay duleeyo Soomaalind ilahayo uhiiliy❤
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 9 ай бұрын
Dilaalow mid hore ayaa lagugu tabayaa tanise adiga iyo saxibadaa insha Allah idiin soconmeyso
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
Way soc noconaysaa sidii Alle laga arki jiray insha Allaah
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
Intii aan ka ducaystiyo intii aan ku ducaystay insha Allaahu ma waayin
@ahmedanalyser2114
@ahmedanalyser2114 9 ай бұрын
Glaydh u need to review issues before inviting people . your role is to question people not to become lisener and to give platform one push his idea.
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g 9 ай бұрын
Ambasadoor qoto qoto
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 9 ай бұрын
Waar dee nimanku madoonayaan inaad noolaato, waxay rabaan , nolol iskadaaye inay khariidadaba kaa tirtiraan, dhulkana ay degaan badana ,iibsadaan adigana lagutirtiro ,waxaana socota ,arintii 88kii , ee ahayd ,dabargoynta isaaqa ,nimanka 33sano , idin hortaaganina, ee meel walba , s,maliland ugalay waa , daarood, hawiyena , waa dameeri dhaan raacday waxna kuuma diidikaraan , waxna kua siin karaan , wax dawlad layiraahdaana kamajirto meeshee , waa magac uyaal, ay kuqaraabtaan , daarood , iyo calanka xun ee qaniisiinta laga soo xaday
@yasinismail2733
@yasinismail2733 9 ай бұрын
Xaqiiq cad weeye wlhi
@muuminchannel124
@muuminchannel124 9 ай бұрын
Kaaba soomaalind magazine waxkalesheeg
@aragsan5690
@aragsan5690 9 ай бұрын
Iiwad sheekada itoobiya ictiraaf kuumaheeyso cadeey cida kale ku hoos qasoona iyagun idan Alle waa lamid.
@AM-uo6yn
@AM-uo6yn 9 ай бұрын
It is a shame that Baashe Awil doesn’t understand that the land and sea belong to future generations of Somalilanders and all Somalis, and no one has the right to sell the assets of our future generations. Does Baashe Awil not understand that once Ethiopian military base gets hold of our land and sea, that they will NEVER go back or give it back to us, as it was always their dream to take and own our ports and sea and they are stronger militarily than us!. Just look at Palestine and Israel as an example. Has he forgotten that they took SOMALI GALBEED land?. Never ever leave your meat to a hungry lion and expect that the hungry lion will keep it safe for you. Only an idiot would expect that.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 9 ай бұрын
Laangaab waa laangaab
@mataancm8970
@mataancm8970 9 ай бұрын
Ambasodor cawilkii weynaa baan moodayay ninkan xiirani ma khibrad siyaasadeed buu leeyahay waa dhawaan barade
@idil5313
@idil5313 9 ай бұрын
Waraya mustaxiil warkasi jooji, 20km oo bada saylaca iibin maysan,,
@abdibadal2764
@abdibadal2764 9 ай бұрын
Heshiishka lalagalo emaratka iyo heshiishka lalagalo ethiopia farqi wayn ayaa u dhaxeeya waayo itoobiya waa faqri wada gaajaysan halka emaratku yahy dad qani ah
@abdimustafe5664
@abdimustafe5664 9 ай бұрын
Jahli iyo qabyaaladi haday qofka isu raacaan sida dadkan wax soo qoraya ee yarkan laga hadliyay raacsan ayaa ummadu noqotaa
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 9 ай бұрын
Xayraan😂
@drmahmudaligeereh4749
@drmahmudaligeereh4749 9 ай бұрын
Adeer ma waxaad u sheekeynaysaa dad dibedda dalka kaga maqan ..... DPW waxa u saxeexay Dawladdii somalia ee Sh. Sharif xilligii 2012 madaxda ka ahaa, xitaa wasiirkii Imaaraadka ayaa sidaa ku sheegay.
@Tkmaxfan
@Tkmaxfan 9 ай бұрын
Lama diidana horumarka somaliland .Waxa lagasoo horjeestay saldhiga military ee Jeegaantu Ethiopia siisay.
@fathiayu3868
@fathiayu3868 9 ай бұрын
Jeegantu miyaaney ahayn reer somaliland cawanyahow
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 9 ай бұрын
somalia wa maqruuqiin waa waxa dhibatada u haystaa imanka ka tegay waa bilaa cadalad
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 9 ай бұрын
Doqon, cumasla, waxaad u xaadirtaa lacagtii Dpwol kana kiiyookalaad moodaysaa, takale ma Emirat iyo Etiopia isku mida???
DoodWadaag | Heshiiska Itoobiya & Somaliland
1:51:55
Universal TV
Рет қаралды 220 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,3 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 81 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
Maayir mooge
8:11
Galaydh Media
Рет қаралды 10 М.
SAFARKA MW XASAN SHEEKH UGANDA (4851)
59:13
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 463
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,3 МЛН