AMIIN YARE - BALSE CALAF AYAA YIDHI OFFICIAL VIDEO 2024

  Рет қаралды 310,991

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Пікірлер: 248
@Amiira_qurux45
@Amiira_qurux45 17 күн бұрын
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
@Axmedtajir
@Axmedtajir 15 күн бұрын
😢
@AxmedSahlaaye-yi8cn
@AxmedSahlaaye-yi8cn 14 күн бұрын
𝘈𝘢𝘮𝘪𝘪𝘯 𝘈𝘢𝘮𝘪𝘪𝘯🤲🤲🤲
@BilathoSirat
@BilathoSirat 12 күн бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@qaadiroaman3685
@qaadiroaman3685 6 күн бұрын
Aamin Aamin Allow ii aqbal
@mu-qs3sk
@mu-qs3sk 22 сағат бұрын
Amiin wll ❤😊 adina sido kale
@maandeeq26
@maandeeq26 17 күн бұрын
Heesaha waxa ka fican quraanka ❤
@somali5508
@somali5508 17 күн бұрын
Maxaad la dhagaysanaysa rux kasta wuu ogyahay inu Quran ku ka fican yahay
@CumarAxmedCumar-p2r
@CumarAxmedCumar-p2r 17 күн бұрын
Legendnimo hAda taqaNo cadawgA ha ii jabin eE like ii saar ❤😂❤
@KhaalidabshirRonay
@KhaalidabshirRonay 13 күн бұрын
Hye libax
@UpdinajibMohamett-gf8ht
@UpdinajibMohamett-gf8ht 17 күн бұрын
Qofkii iga danbeeya like ha isaaro😊
@mohamedosman2678
@mohamedosman2678 17 күн бұрын
Waan ku sasray
@YasinSiciid-t8i
@YasinSiciid-t8i 17 күн бұрын
Masheemarka​@@mohamedosman2678
@cabdicasiis4632
@cabdicasiis4632 17 күн бұрын
Nin Gaal ah ayaa tartan kula jiraa ee liketa isara please 🏃
@ibrahimbuthul1596
@ibrahimbuthul1596 17 күн бұрын
Musliminta ladartam galadha iskadaf my bro 💀🤗
@bisharloxos947
@bisharloxos947 14 күн бұрын
Maxa gal tartan kula galiye wallo 😅
@ZakariyeJaamac-z2h
@ZakariyeJaamac-z2h 17 күн бұрын
Jacaylka inta amiinsan love isar ❤😅
@hawamohamed1481
@hawamohamed1481 17 күн бұрын
@Najma-w1o-j2n
@Najma-w1o-j2n 14 күн бұрын
Wxn rabaa inaa qisadayda idinla wadaago si aad u ilowdo wx walba oo ku soo maray aadna ugu tusaale qaadatid Sanadkii 2022 wxn markaygii ugu horaysy jeclaaday wiil aniga oo ku sugnaa xalad aan wanagsanayn walalkay ayaa dhintay AU waqtigaas murugo badan isoo food saartay isaguna wuxu ahaa qof dhibta I ilowsiiya taasa keentay inaa jeclaado oo aan waliba xoog u jeclaado aniguna wxn ahay dadka marba hdy qof jeclaadaan is wada raaciya mudo mrkii aan wada soconay ayuu wiilkii iga gaabsaday intaa kadibna xirirka ayuuba ii jaray ana naftayda wxn ku qanciyey xitaa hdii aan dartii u dhimanayo marna in aanan daba cararin oo aan u muujiyo sida isagu iiga tagay ana in aan uga haray mudo sanad iyo bar ah wxn ahaa qof la dhiban sida ay u iloobi lahed qof kaas habeen oo dhan hoos ayaan u ooyi jiray xanuun badan ayaan dareemi jiray xitaa wxn gaaray heer aan naftaydaba ilooway oo aan isku maleeyey qof liidata wxn ahaa ardayad dhigata jamacada Amoud wxn ku jiray sanadkii 3aad wxn kla kulmay dhankii jamacada Guul daro aad u weyn ilaa aan qayrkay ka haray waqtigii qalin jabinta madama xanuno isoo wajahen oo aan noqday qof dhaqtar un 90ka iska xaadirisa ugu danbayn waan iloobay oo dareenka wx jecladaba uu iga guuray nin klena wn u hamoon wayey xitaa hdii aan isku dayo in aan qof kle xusho xasuus ayaan ku dul gali jiray kadibna wn ka fogaan jiray si aaanan markle u dhibtoon ugu danbayn jamacadayda ayaan dib ugu laabtay shahaadadaydiina wn qaatay qof maskax ahaan iyo cafimad ahaana fcna wn noqday qof ii qalmana isaga lugihisa iigu yimi aniga oo aan isku howlin raadintiisa hda wxn la haystaa qof aduunka aniga ii jecel horumar nafeedna I gaadhsiiyey noloshana meelo badan oo qurxoon iga tusay ganacsi ayaan furtay maal galiyahaygana isga ayuu ahaa ugu danbayn qof walba wxn u reynayaa qof ku haboon oo aan cisho qudha ciil dareen siin ugu danbayn hal dardaarana bn idin siinaya waligina qof ha is wada raacinina waqtiginana ha wada siinina hana ka daba ordina qofka wanagsan isga ayaa ku iman doona waqti ku haboon alena talo saarta❤❤
@AyaHere-nh3mq
@AyaHere-nh3mq 10 күн бұрын
ilahaay hayskukiin barakeeyo and m soo proud of u najma❤❤
@Amiira_qurux45
@Amiira_qurux45 17 күн бұрын
Balan iga qaad ina love isaresid😢❤
@JamcaleFarah
@JamcaleFarah 17 күн бұрын
Ixii😂
@user-ov6ly8od2f
@user-ov6ly8od2f 17 күн бұрын
𝐢𝐇𝐢😂😂
@user-ov6ly8od2f
@user-ov6ly8od2f 17 күн бұрын
𝐢𝐇𝐢😅😅
@KoRnEeNXaYaA
@KoRnEeNXaYaA 12 күн бұрын
ihi
@nabiilbulle4956
@nabiilbulle4956 7 күн бұрын
Woow waxan hees dhaaftey dab jacayl amiin yare 👏👏👏
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari 11 күн бұрын
Ilaahow gabadh walba Oo jacayl rasmiya leh Uga dhig jacaylkeeda Mid fahma dareenkeeda Lana qaybsada farxad iyo guri xalal ah ♥️ Qalbi xabxab weyi gabdhuhu
@IfrahAbdi-z6e
@IfrahAbdi-z6e 10 күн бұрын
Waxad tahay geesi garanaya qiimaha dumarka ❤
@abdihajji7562
@abdihajji7562 15 күн бұрын
Balse calaf ayaa yimi Jacaylkii curyaanshe Adiga mar cishoon Cugo mar kale xulo Mid ku caawiyo wacan Team ehlu jacayl waa salamayaa ❤
@MunaAli-rk9wg
@MunaAli-rk9wg 14 күн бұрын
Wa ka qadny😢
@abdihajji7562
@abdihajji7562 14 күн бұрын
@MunaAli-rk9wg sharfanid wllqli
@NashaadCabdiqadir
@NashaadCabdiqadir 14 күн бұрын
Wan kaqaday😢
@BashiirCali-d4q
@BashiirCali-d4q 4 күн бұрын
Wax calaf la dhaha ma jiro Nin iyo Gabadhapa taas ogsoonada hadaad aragto qof leh calaf ayaa qofkaa nakala kaxeeyay ogsoonow waa beentii muuse Rabin qofkaa ku meel gaadh ayaad ahayd ee calaf ka Awooow SI khaldan somalidu ka Aamin santahy
@AamiinMustafe-j3h
@AamiinMustafe-j3h 11 күн бұрын
Ma allah aamiin yare qiso dhaboo igu dhacday❤❤❤❤❤❤
@kalidfaarah
@kalidfaarah 5 күн бұрын
Laxanka io io erayada io magaladu way hadlayaaaan🔥🔥🔥
@respect_shorts068
@respect_shorts068 9 күн бұрын
Hees walboo waxaa ka wanaagsan Quraanka kariimka ku sali nabiga Mohamed SCW ❤
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi 17 күн бұрын
Intay aayar guursadan bay ku odhanayan calafba yimid😢bal hadaadba qayarkay iga raacaso maxad ii lahyd waanku jecelhy💔☝️😥😭🏃‍♂️🏃‍♂️
@MarwaanHaikal
@MarwaanHaikal 17 күн бұрын
Dad badan oo aan rabin inay tagaan oo calafku kaxeeyey baa jira walalkayooow.
@MaxamedabdirixmaanUgaas
@MaxamedabdirixmaanUgaas 17 күн бұрын
Calaf waa geeri iyo gabar guur lagu qasbay waxa kale waa ula kac xalaf maaha
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 14 күн бұрын
​@@MaxamedabdirixmaanUgaasSax Sax! 💯💯
@Najma-w1o-j2n
@Najma-w1o-j2n 14 күн бұрын
Runtaa calafku waa qiilka kliya ee qof danaystay ku marmarsiyoodo
@ibnuabdilahi797
@ibnuabdilahi797 13 күн бұрын
Waxaan ogahay qofka ku jecel inaanu sinaba kaaga fogaanayn,😢😢
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 17 күн бұрын
Waxaan sugaba heestii hadey soo dhacdey is the best song 🎵 ♥️ 👌
@MaxamaedApuukar
@MaxamaedApuukar 17 күн бұрын
Ninka laxanku u awood sheegta omar badjacayl
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 17 күн бұрын
Omar Dabjacayl laxankaas isaga kaliya ayaan samayn kara❤❤
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 17 күн бұрын
Waar muftuux cadceed Maxamuud Ducaale on the beat muxuu samaynayaa ax yaa another level amazing 🎹🎧✅️
@KayseDhagawayne
@KayseDhagawayne 5 күн бұрын
Weey weeey Heestii Heesaa eryatay
@suhaybcabdi2431
@suhaybcabdi2431 17 күн бұрын
Aarka Fanka Aaminka 🔥🔥
@khadarmaah10
@khadarmaah10 17 күн бұрын
Axyaaaaaa Hees ✋🏽
@daudofficial29
@daudofficial29 17 күн бұрын
Team Lyrics 🤍🙌🏻
@SaacidDek
@SaacidDek 17 күн бұрын
Waxaan xiriirka bilownay 2021/02/15 waxa una naga soo idlaaday 2024/11/9 hada oo qoraalka qorayo waxa laga jooga laba Haben Hestan waxa laqaday 2024/11/11 waxadna moda in ani la isameyay hada oo aan qoralka qorayo igama idlaan Jaceelkedi lkn waxan rajaynaya malinka maanta ka danbeyso ee aan soo noqdo ano farxsan inan soo noqdo Ayadana waxaan leyahy Balse calaf aya yimid Jaceelki curyaanshe Adigoon mar ciishon Cugo oo mar kle xule Mid ku caaawiyo wacan😢😭 Ha isoo duceeyo qof walba iga danbeya inuu ilahy qalbiga iga Reebo aad ban ujeclahay ee😢
@FarduuzAbdiqadir
@FarduuzAbdiqadir 15 күн бұрын
sorry nlsha sidas ah
@Axmedtajir
@Axmedtajir 15 күн бұрын
Sory
@MunaAli-rk9wg
@MunaAli-rk9wg 15 күн бұрын
iinsha alah wad bog san quLuub kasto dhawcn Mar iun way ladnan😢
@zagalmohamet7462
@zagalmohamet7462 15 күн бұрын
Alle qalpiga ha kaga reepo inzha allh badal khayr qapa ayaad heli alle hku ziiyo qof qiimahaga garta wll0🤲🤲🥺
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 14 күн бұрын
Ku noqo wlll❤😊
@ikraanjaamac-l8j
@ikraanjaamac-l8j 17 күн бұрын
Sidii alleh iiqorey Ban uunolaan 💔🥺😭🪫
@adelzaed3164
@adelzaed3164 15 күн бұрын
Dab jaceyl 100% Maftuux cadeed 100% Khaalid100% Ragba is heley ❤❤❤❤
@ShancnisalaadWarsame
@ShancnisalaadWarsame 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ we love you brother long live insha allaah
@Eitmustavi
@Eitmustavi 6 күн бұрын
Cindigayga kumaan qaban Ayaan qudha cidleeyoo Cisha qudha ka dheeroow Caashaqii dhisnaan jiray 2x Caqligaygu muu dirin Cisigaad lahaydiyo Calool xaadhaanaantii Kuu dhashay casiiskee 2x Balse calaf aya yidhi Jaceylkii curyaanshee Adigoon mar ciishoon Cugo oo mar kale xulo Mid ku caawiyoo wacan 2x Canaantaada maan baran Colaad kulama aan iman Ciil maalin kumaan badin Cidna kulama aan simin 2x Balse camal aduunyaa Kolba ceyna waa niGii Mana cusba ayaamahan Nasiib uu calaf xidhayee 2x Balse calaf aya yidhi Jaceylkii curyaanshee Adigoon mar ciishoon Cugo oo mar kale xulo Mid ku caawiyoo wacan Like ha Ila dhaafin Dhac kusii✌️🙌
@awliyosamaale7435
@awliyosamaale7435 17 күн бұрын
Axadkan umada Yaa Kawabata 😢😢😢😢
@MaxamedHanad-q9n
@MaxamedHanad-q9n 12 күн бұрын
What a melody 🎶
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 17 күн бұрын
1 million hadey garte lovta wash igu sii😂
@khaliilaxmed3113
@khaliilaxmed3113 13 күн бұрын
Best song 🎵 2024😮
@abdirehmansudais2113
@abdirehmansudais2113 17 күн бұрын
Woof Amiinka duula🔥
@IbraahimKooshin
@IbraahimKooshin 15 күн бұрын
Iiiii1❤❤❤❤❤❤
@osmangafane
@osmangafane 13 күн бұрын
Heesta qof Aad calaf ku lahayin ee Aadka muhimka uu Aah ee fanaanka qarniga amiin yare horarayi usoco
@Abwaan-Abdirahman-Wadani-143.
@Abwaan-Abdirahman-Wadani-143. 3 күн бұрын
Waaaaaw Sxbkay Cawil koylaa maxaa sameesaay libaax heestii sanadka
@Marwahassan-hb7dp
@Marwahassan-hb7dp 17 күн бұрын
Amiirka fanka🔥🔥
@NafiisaBashe
@NafiisaBashe 17 күн бұрын
Xanuunban Qalbiga ka dareemaya 😭😭
@awliyosamaale7435
@awliyosamaale7435 17 күн бұрын
😢
@MunaAli-rk9wg
@MunaAli-rk9wg 14 күн бұрын
Ale ha ku cafiyao 😢
@Najma-w1o-j2n
@Najma-w1o-j2n 14 күн бұрын
Wxn rabaa inaa qisadayda kula wadaago si aad u ilowdo wx walba oo ku soo maray aadna ugu tusaale qaadatid Sanadkii 2022 wxn markaygii ugu horaysy jeclaaday wiil aniga oo ku sugnaa xalad aan wanagsanayn walalkay ayaa dhintay waqtigaas murugo badan isoo food saartay isaguna wuxu ahaa qof dhibta I ilowsiiya taasa keentay inaa jeclaado oo aan waliba xoog u jeclaado aniguna wxn ahay dadka marba hdy qof jeclaadaan is wada raaciya mudo mrkii aan wada soconay ayuu wiilkii iga gaabsaday intaa kadibna xirirka ayuuba ii jaray ana naftayda wxn ku qanciyey xitaa hdii aan dartii u dhimanayo marna in aanan daba cararin oo aan u muujiyo sida isagu iiga tagay ana in aan uga haray mudo sanad iyo bar ah wxn ahaa qof la dhiban sida ay u iloobi lahed qof kaas habeen oo dhan hoos ayaan u ooyi jiray xanuun badan ayaan dareemi jiray xitaa wxn gaaray heer aan naftaydaba ilooway oo aan isku maleeyey qof liidata wxn ahaa ardayad dhigata jamacada Amoud wxn ku jiray sanadkii 3aad wxn kla kulmay dhankii jamacada Guul daro aad u weyn ilaa aan qayrkay ka haray waqtigii qalin jabinta madama xanuno isoo wajahen oo aan noqday qof dhaqtar un 90ka iska xaadirisa ugu danbayn waan iloobay oo dareenka wx jecladaba uu iga guuray nin klena wn u hamoon wayey xitaa hdii aan isku dayo in aan qof kle xusho xasuus ayaan ku dul gali jiray kadibna wn ka fogaan jiray si aaanan markle u dhibtoon ugu danbayn jamacadayda ayaan dib ugu laabtay shahaadadaydiina wn qaatay qof maskax ahaan iyo cafimad ahaana fcna wn noqday qof ii qalmana isaga lugihisa iigu yimi aniga oo aan isku howlin raadintiisa hda wxn la haystaa qof aduunka aniga ii jecel horumar nafeedna I gaadhsiiyey noloshana meelo badan oo qurxoon iga tusay ganacsi ayaan furtay maal galiyahaygana isga ayuu ahaa ugu danbayn gabadh walba nin wangsn ayaan u reynayaa oo aabo labaad dunida ugu noqda hal dardaarana wn idin siinaya waligina qof ha is wada raacinina waqtiginana ha wada siinina hana ka daba ordina qofka wanagsan isga ayaa ku iman doona waqti ku haboon alena talo saarta❤❤
@AbdirashiidAli-b8g
@AbdirashiidAli-b8g 12 күн бұрын
1o jerkabadan ayan ku ceshtay waxa igalay jacayl madhibana ❤ from Addis ababa
@AyaHere-nh3mq
@AyaHere-nh3mq 10 күн бұрын
from addis ababa😂
@ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny
@ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny 17 күн бұрын
Wll heesaha waxa ka mcn quraanka❤
@updirahmanmustaphe2009
@updirahmanmustaphe2009 17 күн бұрын
Ala mxuu fanan yahay amen yarE really goatt
@hamzeizmail442
@hamzeizmail442 17 күн бұрын
amiinka hees in badan aan sugayay ❤️🔥
@muxudiinelchapo
@muxudiinelchapo 12 күн бұрын
wll AMIINI YARE GABA LOVO
@Maxamedxasan-fi4ri
@Maxamedxasan-fi4ri 17 күн бұрын
nin hees walbo waxa ow soo saaraa anoo qalbiga leyga dhaawacay miyow i ogyahay😂❤
@ahmedshanta2962
@ahmedshanta2962 16 күн бұрын
Eryada laxanka #Dabjacayl Iyo musickada #muftaxcadceed Fanaan isla helay xataa Haduuna codlahayn heestaas Waa rasiiin like #shaaha #Ninka
@xamzamaxamed2575
@xamzamaxamed2575 17 күн бұрын
Allah yaadik hees wacan 🎉 2025
@caliya7534
@caliya7534 14 күн бұрын
calfka iyo jacaylka waxay isku yihiin cadow 😢
@MawliidCali-kv4jv
@MawliidCali-kv4jv 12 күн бұрын
fanki fanada eryaday aamin yare
@saaraams6162
@saaraams6162 17 күн бұрын
Calaf ma aaminsani ee ragaw gbdhaha ha dhaawicana 😢 adoo daawadeyda noqongara noqotay qafkii idhaawacay sikasto kheerkaada ubartaa ima dhayi doonaan illaah u dhiibtay arintayda 💔😭
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 17 күн бұрын
fanaan aan tageero amiin yare wax kale
@Anshax_Music
@Anshax_Music 17 күн бұрын
Goat❤❤
@KhadroMaxamedbarre
@KhadroMaxamedbarre 13 күн бұрын
Codka 💯 Laxanka 💯 Ereyda 💯 Music 💯 Tani Hees Way dhaaftaye😢 BalzE CalaF Yaa Yimid JACYLKii CurYaanshee😢 Adigoon Mar Cishoon😊 Cugo oo mar kale xuLo Mid ku Caawiyoo😢oo wacan Canaantada Maan Baran😢 Colaad kuu lama imaan😢 Ciil Maalin kumaan Badin😢
@SafwanCazka
@SafwanCazka 17 күн бұрын
Mar kale xulo😢 mid ku caawiyo wacan🖤
@Aim-h7m
@Aim-h7m 16 күн бұрын
Aamin yare best singer of the year b/c Ii fur buuga Naxariista Inadertay kaabay
@bukhaariCabdi-w4j
@bukhaariCabdi-w4j 17 күн бұрын
Adigana hada soogalaye like sar🎉
@muriidichannal1789
@muriidichannal1789 15 күн бұрын
Qoof walba oo qoral keyga arka waxan u rajenaya long live 💖🇸🇴
@AariyaJamal
@AariyaJamal 17 күн бұрын
The first person in watch
@faysalyuusuf1302
@faysalyuusuf1302 17 күн бұрын
Ereyada: Khalid Gaamo Laxankii: Omar Dabjacayal Music: Cadeed Camera: Axmex GT Editing: Khadar Waqal Waqal Studio Production
@raqiamohamed3587
@raqiamohamed3587 8 күн бұрын
Canaantaada maan baran Colaad kulaman iman Ciil maalin kuma badin Cidna kulaman simin Intaas daawo ayey inoqotay😢
@CabdifataaxCawaale-x5j
@CabdifataaxCawaale-x5j 15 күн бұрын
Heesaha waxa ka fican quraaka
@SultanYare-v2h
@SultanYare-v2h 16 күн бұрын
War zxpayalow waligay love laima sarine bal ii cumaanada🎉❤
@Abokorrrr
@Abokorrrr 17 күн бұрын
Cadceed OnThe beat Ameen abdie mohamoud❤️🔥🤝
@MaxamedMaxamud-p7j
@MaxamedMaxamud-p7j 17 күн бұрын
Kii iga danbeeyow xariif suil iitaag
@MalagYarre
@MalagYarre 17 күн бұрын
Dabjaceyl🎉🎉
@UmalkhayrSodaani
@UmalkhayrSodaani 17 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉
@henokmedia4944
@henokmedia4944 17 күн бұрын
The best producer eng khadar muse cumar cali Waqal
@NimcoXariir-d3s
@NimcoXariir-d3s 17 күн бұрын
Amiin yare ❤❤
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 17 күн бұрын
Abdirahman 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼 🙏🏼
@ayaancabdi4473
@ayaancabdi4473 17 күн бұрын
Works 💪 👷 ydyr and ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@mawliidomermilano4663
@mawliidomermilano4663 17 күн бұрын
Greatest of all time kuwa ku hadla luuqada fanaaninta
@sundusyasin2858
@sundusyasin2858 16 күн бұрын
Guulayso wallkay ❤🎉
@xamsexamse47
@xamsexamse47 17 күн бұрын
The second person in watch😂
@ZadiiqDhago
@ZadiiqDhago 16 күн бұрын
Insha alah 1 years ka dib ban registered commentiga ulimo wan idn salamayi
@Dakirkayd302
@Dakirkayd302 17 күн бұрын
Dab jacaylku wa Mucjiso🔥
@CabdikariinAxmed-f4e
@CabdikariinAxmed-f4e 17 күн бұрын
Dab jaceyl see uwada wax laxan waliye noo keentee
@muxiidinmaxamed1112
@muxiidinmaxamed1112 17 күн бұрын
Amiinka duula goatka casrigan ee fanka
@AadanCabdi-j8b
@AadanCabdi-j8b 17 күн бұрын
Best song 🎵
@Yaxye_production
@Yaxye_production 17 күн бұрын
Amin cadceed iyo Gt Iyo Khadar waaba Cajiib
@ABDIRAHIMHASSEN-q8g
@ABDIRAHIMHASSEN-q8g 17 күн бұрын
Goatka 🐐❤
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 17 күн бұрын
🔥.
@birmadyare
@birmadyare 17 күн бұрын
Abwaan Hibada qarniga khaalid Gamo 🙏 Amiin Yare Waa La Yaabay !!
@NajimadiinMohamed
@NajimadiinMohamed 17 күн бұрын
Walhi hadan arkay❤❤
@munaabdikarin6518
@munaabdikarin6518 12 күн бұрын
Hees waye ii tabaye wlhi
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 17 күн бұрын
Amiin. Yare the goat 🐐
@cabdiqablbad
@cabdiqablbad 15 күн бұрын
Laxanka qamar hadu lahaanlaha❤😂
@ciidoaroos4246
@ciidoaroos4246 17 күн бұрын
Waxam dhagaysanaya aniga Oo Dareemaya in Dhayalsi Badan Jiro Waxana Rajaynaya Inaan Ka Baxo. Naftaydaay Cugo Markald😢😢😢
@AzmaMaxamed-b1o
@AzmaMaxamed-b1o 4 күн бұрын
Ayaan qudha cidleyo 😢😢
@mubarakmk1527
@mubarakmk1527 15 күн бұрын
Heesta anigoo soo codeeyay baay ii baaysaa 13/11/2024 8:57pm ❤😂
@Axmedtajir
@Axmedtajir 15 күн бұрын
Mid kucaawiyoo wcn😢
@jaabirabdi5633
@jaabirabdi5633 13 күн бұрын
Way shidantahy
@XamdaLuul-wf1wh
@XamdaLuul-wf1wh 16 күн бұрын
❤❤❤
@ali.kaka.lyrics.official2785
@ali.kaka.lyrics.official2785 17 күн бұрын
Top song amiin yare❤❤❤❤
@SharmakeCabdi-fj6mp
@SharmakeCabdi-fj6mp 16 күн бұрын
Legend amiin yare
@maxamedcusmancabdi5986
@maxamedcusmancabdi5986 17 күн бұрын
Money is Power 😢😢
@MarwaanHaikal
@MarwaanHaikal 17 күн бұрын
Qof walba oo aan dareen dhab ah qalbigiisu ku jirin, wuu tegayaa. Tegid aan soo noqod laheyn weliba. "..Cugo oo mar kale xulo mid ku caawiya".
@caynabyare3133
@caynabyare3133 17 күн бұрын
Kani waa mid kamida fananinta aan aad u taageero fankooda Aan ku dhisnayn Qabiil ama aan ku jihaysnayn meel Gaara
@IfrahIsmail-d6x
@IfrahIsmail-d6x 17 күн бұрын
Mashaa Allah ❤❤❤
@YTJ_CAROLE
@YTJ_CAROLE 17 күн бұрын
AMIIN YARE 🐐🐐🔥🔥
@HamdaBaashe-d4l
@HamdaBaashe-d4l 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@BusharBushar-u1w
@BusharBushar-u1w 14 күн бұрын
Kusali nabiga scw scw scw
@nazriismaciilaxmed5471
@nazriismaciilaxmed5471 17 күн бұрын
Heestan sugayay in badan😂
@KhadarYare-c6g
@KhadarYare-c6g 17 күн бұрын
Sxp wanoo akhiro wlhi 2
AMIIN YARE - RIYO BEEN AH OFFICIAL VIDEO 2024
5:44
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,8 МЛН
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 9 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 91 МЛН
MUSTAFE KANTE - DHAKHTARKAYGII MAAN HELIN - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:13
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,5 МЛН
FaysalMuniir {HEEDHE GABADHYAHAY HEEDHE}
7:20
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 103 М.
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
WALIID HASSAN | ISKU DIRKA XAASIDKA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:06
Digaale Music
Рет қаралды 254 М.
MAXAA CUSUB OO RUUSHKA & DAALIBNAAN KARKARINAYAAN? XOG XASAASI AH
24:28
AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 15 МЛН
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 9 МЛН