AMIIRA IYO SUNDUS WAXBA ISKU REEBAN WAALA KALA SHAKIYAY GAME KII UGU QOSOLKA BADNAA😂

  Рет қаралды 52,817

Cimraan Channel

Cimraan Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 201
@khadrakhaliifdheeman1469
@khadrakhaliifdheeman1469 6 ай бұрын
Aaa amira wxy wxysoo qac iyo qacbab ee sundus ka yeeshy illahybaa quruxy kulahaaa jah nagtan naag tagty wyeye wlhi😂😂😂😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 6 ай бұрын
Sundus kula ceyda murqo aya ka laaadisay adi ma arki kartid Kuala amira 😂
@Samia15-r9m
@Samia15-r9m 6 ай бұрын
Amiira iyo sundus zxpo isfahmy meelkasta isla socdaan😂❤❤
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 6 ай бұрын
Team sunmirkois not Easy yaqay ❤❤ Amiira qurux io Sundus funny ar kuwaan umadeyna ma ahan 😂😂
@amranmukhtaar4731
@amranmukhtaar4731 6 ай бұрын
Sundus kulaha cumeer six back ka ilaabay😂😂 Jah amiirana kulaha ilahyba u yeelay quruxda ceyda😂😊
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 6 ай бұрын
Àll eyes 👀 on rafah May Allah grant them Victory ✌ let's pray guys our brothers and sisters in Palestine ❤🫶😢🤲🤲🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪😭
@Yariisay
@Yariisay 6 ай бұрын
Oo amira ceyda sigis baabga giisa yaa tusay wallee amira waa lakal shakiyay😂😂
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 6 ай бұрын
Amiira iyo sundus wlh Amiira si fiican wax u sawirtay adna si qatara u sawiray
@khadrakhaliifdheeman1469
@khadrakhaliifdheeman1469 6 ай бұрын
Amira sawiryahnada weeye mnzhl allah😂😂😂😂
@mumtaas420
@mumtaas420 6 ай бұрын
Amiiro iyo sundus habeen walba noo keen
@Msshappy58
@Msshappy58 6 ай бұрын
Amira sificn usawirty alla amira shactaro badanaa m.a hadal walbo ay dhahdo waa fanny ilaah amarkiiz😂😂😂😂😂
@MalapMalapoh
@MalapMalapoh 6 ай бұрын
AMiira si fcn usawirty sundus dadka wayba ku dhelaysa 😂😂😂
@XafsoMaxamed-mq7uc
@XafsoMaxamed-mq7uc 6 ай бұрын
Ceyda ilaah ayaa qurxiyay
@cabdisheikhmaxames8859
@cabdisheikhmaxames8859 6 ай бұрын
Cyda sawirkeesa waalga dhisi illa amiiraaaaa
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
alla Amiira way ii dhuumatay sawirka say u taqaano lee waaw Adna iyo ceyda bartooda lee dhigtay 😂
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 6 ай бұрын
Jah amiira siday u difaacayso boqorkeeda ilaahaybaa ka dhigay qurux ❤ Wuu dhisan yahay heeey shaqaysta reer comment land😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
sundus inte dhahday Amiira sawirayaa bay Nin sawirtay 😂
@MohahalaneHalane
@MohahalaneHalane 6 ай бұрын
😂😂
@zamzamabdulqadir6467
@zamzamabdulqadir6467 6 ай бұрын
❤amiira baa sawir qurxoon 💯✌
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 6 ай бұрын
Wajigii cumeer ba iga dhumay😂😂😂 sunduz mid maahin Six back iyo gacmo loo yeelay cumeer😂
@SiyadMuxumed
@SiyadMuxumed 6 ай бұрын
Amiiro si ficany wax usawirty gacana utagy😂
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 6 ай бұрын
amira se saxan u sawiraysay😁❤
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 6 ай бұрын
😂😂 aduunka adna sida loo sawiray iigu daran 😭😭😭 Apple wye kulahaa
@bushrakulmiye9886
@bushrakulmiye9886 6 ай бұрын
Amira si wacan u sawireysay
@idilmahamed-bg2yj
@idilmahamed-bg2yj 6 ай бұрын
Amira 🎉 se saxan u sawiraysay ❤❤❤
@Duniyo-n3n
@Duniyo-n3n 6 ай бұрын
Amira qurux iyo king cayda ❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 6 ай бұрын
Amiira ceyda wee keenty wlhi❤❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 ай бұрын
Pleaz cumer io cayda markooda soofadhisi igu qaado lpx sawira dheh amiira io sundus😂😂
@SafaMohamedabdi
@SafaMohamedabdi 6 ай бұрын
Ceyda and cumeer qurux ayaa u sawirtee sunmir ❤
@nastexociisemohammed
@nastexociisemohammed 6 ай бұрын
Amira qurux king ceyda ❤❤❤❤
@HiboCismaan-jp6pv
@HiboCismaan-jp6pv 6 ай бұрын
Waw amiira sawir wcana❤❤❤❤
@Hande-e1e
@Hande-e1e 6 ай бұрын
amira ceyda waa walalked o kale wax ka dhaxeyo malahan meshan ka garta naagi ninkey jeceshahay weyka jakirta lkn amira iyo ceyda sida isku dhiban u kaftaman bad ka garaneysa wllo is fahmay yihin❤
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 6 ай бұрын
Qeybta wlaaal waligaa ku dhaganaaaw adi 😂😂😂😂😂😂horta maxaad isku indha tirtaaaa wllo sidaaan u dhaqmaaya waligeed lama arage
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 6 ай бұрын
Wllo cml u dhqmaan ku teh 😂😂😂😂😂😂yaap badanaaa wligaa wllo wye ku haay
@Hande-e1e
@Hande-e1e 6 ай бұрын
@@Ali847-q3i he sidey u dhaqman 😂😂😂 ceyda amira always waa walashey iga weyn bu dhahay
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 6 ай бұрын
@@Hande-e1e wali kaaaarkaaaas ku dhagan thy mashallah si fiican ugu dhagnaaw 😂😂😂ani iyo adi dib baynu isugu soo laaaban ,3sano Ha kor hadal oo yiri marmarsiyo haka dhigane 😂hadal kan dambeeya xaqiiiqda u dhaw e
@zamzamabdulqadir6467
@zamzamabdulqadir6467 6 ай бұрын
😂labadaan waa funny wey kla darantihiin 😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
war kuwaan dhibadanaa 😂😂😂 Adinka is sawira maxa ceyda iyo cumeer intaas waxay ka wadaan inay is dhibaan reer tiktok ne jah lee iska soo jari doonaan ileen waa dad jeceel ka ordaye 😂
@Hande-e1e
@Hande-e1e 6 ай бұрын
Haa ma aragtey wey ku ciyaarayan😅 reer tiktok intan bey dhiig ka keenayan😅
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
@@Hande-e1e haaa 😂
@queenfatusharmygirl
@queenfatusharmygirl 6 ай бұрын
Lawadan aafiirsaday mana qoslin hadaa kayelo😂😂
@xanaanmustaf15
@xanaanmustaf15 6 ай бұрын
Amiira a C safican BA u sawirty siiba kan Ceyda ❤️🥰😂
@SihamAbdiwahab
@SihamAbdiwahab 6 ай бұрын
amira si qurux badan usawirtay
@masbal9180
@masbal9180 6 ай бұрын
Amiira 🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 way keentay arts iska noqo Amira qurux
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 ай бұрын
Amiira garanaye waxay sawirtaye sundus mxay sawirtay qofkan wajiga balacsan😂😂
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 6 ай бұрын
😂😂😂wlhi amiroo sudus we swirte balo edeb dran ala amiraa
@FM-vq4dz
@FM-vq4dz 6 ай бұрын
Video gan wuxu noo cadeeyay in wixii la sheegayay wax ka jiraan 😂😂😂
@xafsoxarago8355
@xafsoxarago8355 6 ай бұрын
Ceyda iyo cumerr soqabo cawada cimranow ayagana sawir dheh 😂😂😂
@MaxamedYusuf-
@MaxamedYusuf- 6 ай бұрын
Amira qurux
@muxiyadinmaxamed5190
@muxiyadinmaxamed5190 6 ай бұрын
Amiira qurux badan ❤
@RudanaDaahir-vx2kb
@RudanaDaahir-vx2kb 6 ай бұрын
amiira baa satire qurxoon💯
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 6 ай бұрын
Ar amiiro iyo sundus waa funny adno sey usawirtay amiiro kuqoslay😂😂😂😂
@YahyeHazen-qp2ji
@YahyeHazen-qp2ji 6 ай бұрын
Alla Labadan xarabe Badana😂😂😂
@jamilaisack-nd1ql
@jamilaisack-nd1ql 6 ай бұрын
Alla adna qurux bdnaa kulahaa sundus 😂😂😂
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o 6 ай бұрын
Jh ceymir ❤
@SafaMohamedabdi
@SafaMohamedabdi 6 ай бұрын
Qosolka ayaaiga dhameeseen team sunmir ILike you❤ waa idii jeclahy
@zesi23
@zesi23 6 ай бұрын
Adna chicken aa la mooda wlhi waa suuxayyyy😂❤
@FardowzaAdnaanjeiupdulla-oq9vt
@FardowzaAdnaanjeiupdulla-oq9vt 6 ай бұрын
Amiira ceyda six backisa mxa ku tusey iyo murqihiisa
@AanaSiciid
@AanaSiciid 6 ай бұрын
😂😂😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 6 ай бұрын
Jclkeeda wye❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
asaaba soo dhiga taas eh ma ogid miyaa aso gym ka joogo 😂
@aadanmohamed6621
@aadanmohamed6621 6 ай бұрын
Amira ayaan wataa
@XayaadJamac
@XayaadJamac 6 ай бұрын
Labadan xaraabadubaa waa yaga😂😂😂
@Asmakheir-z9n
@Asmakheir-z9n 6 ай бұрын
Wlhi waan jecelahy sundus iyo amiira wll mrkasta labadaasun hakamuuqadaan janalkaag waan xiiseeyaaye❤❤
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 6 ай бұрын
Cwa var yaa ila daremay Amiira iyo ceyda waxba ka jiri sundus iyo cumeyr waxba ka jiro Amiira kullaha ilahba qurxiya wa dhisan yahay
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 6 ай бұрын
Veiws waaye😂😂😂
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 6 ай бұрын
@@tazniimhupii8266wax garad ayaa tahay inta aaminsan ceyda iyo amira inay wax kadhexayaan lacag baa lagu dulsamaynauaa ileen shaxdooda waa la fahmay walahi kaliya 1m lagu gaadhayaa kadib qac ka yeedhi doonta imaanina
@NuraNuriNura
@NuraNuriNura 6 ай бұрын
Amiira qurux 🎉
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 6 ай бұрын
Ar sundusaa cumeer six back anka ilaaway kulahaa hhhh 🤣🤣🤣🤣
@NasteexoBashiir-r7z
@NasteexoBashiir-r7z 2 ай бұрын
Sundus mid maahan kulahaa cumaeer hacmo wa wayn usameynayaa mida kale amiira yaa tusay sigis paaga ceyda😅😂
@iQraqurux-q7f
@iQraqurux-q7f 6 ай бұрын
Amira qosolka iga dhameysay jinjin waye waxas 😂😂😂😂
@AbdiladhiifIshaan
@AbdiladhiifIshaan 6 ай бұрын
Team sundus one like
@king-Hanad7181
@king-Hanad7181 6 ай бұрын
kuwan sawir uma imanine wxkle weeeyi camera xtaaa kama xishonayaan 😅😅
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 6 ай бұрын
Mxaaa laga xishoooona marka 😂😂😂
@king-Hanad7181
@king-Hanad7181 6 ай бұрын
@@Ali847-q3i hee wllka lagadhacaano
@FahmoAbdirahmanAli
@FahmoAbdirahmanAli 6 ай бұрын
Amiira sawir qurxan❤
@Amran-rp6vm
@Amran-rp6vm 6 ай бұрын
😂😂😂😂 walhi wad iga qosol sisen
@Hanikhadar-s2d
@Hanikhadar-s2d 6 ай бұрын
amira sawir quraxon
@Farhia_ali
@Farhia_ali 6 ай бұрын
SUNDUS. IYO AMIIRA. MAXAA. KALA HEESTA MAANTA😢😢😢😢😅😅😅😅
@FarxiyaabdiabdilaahiFarxiyaabd
@FarxiyaabdiabdilaahiFarxiyaabd 6 ай бұрын
Amiira qurux Aya soo sawitay❤❤❤❤
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 6 ай бұрын
Amiira sawir qurux badan ❤
@ahmedmohamedreermagaal
@ahmedmohamedreermagaal 6 ай бұрын
hada saa usocoteen cumeer iyo cayda aa dhahdeen waa sawinay yaaaab badnaaaa😂😂😂
@AsiyaAhmed-g5u
@AsiyaAhmed-g5u 6 ай бұрын
Amira cayda maxay ugu naxsantahay o gabadha qac uga yeedhsine 😂
@Hande-e1e
@Hande-e1e 6 ай бұрын
Qacda qalad ka fahantey😅
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 6 ай бұрын
Amiira isn't easy 😂
@NasrinAhmed-c7g
@NasrinAhmed-c7g 6 ай бұрын
Ar kuwana😂walhi Mel ayna ku jirin ma dawado😭😂
@Najax123Hiiz12
@Najax123Hiiz12 6 ай бұрын
Jah ceyda amiira disa ugu fanayso ❤❤
@Samia15-r9m
@Samia15-r9m 6 ай бұрын
Lugo chicken kulahaa😂😂
@Amirafan1
@Amirafan1 6 ай бұрын
Tom jerry 😂😂😂
@mankacade553
@mankacade553 6 ай бұрын
Wiildha suuuga malosameenaaya miyaa cimraan kkkkkk hala haas baa kamaqan sxb marka dambe ku so dar sxb ❤❤❤❤
@Hargeisawi-e7c
@Hargeisawi-e7c 6 ай бұрын
Sundus waraabe dhal ah ayey umadi ka dhigtey 😂😂😂😂
@NasiibAhmedcumar
@NasiibAhmedcumar 6 ай бұрын
Hambalyo cimraan 200k🎉❤
@maymun1xasn2
@maymun1xasn2 6 ай бұрын
Amiiro boqorkaga si fcn usawiraday m.a cayda is not easy Sundus zxbkaa si fcn uma sawirin Sum
@Malawomohamed2me
@Malawomohamed2me 6 ай бұрын
AMIIRA QURUX ❤
@Udug.carale
@Udug.carale 6 ай бұрын
Labadan vedio yadooda nosoo badi😂😂😂😂😂❤
@IqraAhmedhersi
@IqraAhmedhersi 6 ай бұрын
Cumeer oo dhela sawirty sumdus😂 cayda oo dagan sawirty😂😂
@queen___miski228
@queen___miski228 6 ай бұрын
Amiiro is not easy ❤❤❤
@UbaxMuxiyadiin
@UbaxMuxiyadiin 6 ай бұрын
i aamina qofka sowa cayay sundus ani waye😂😂😂
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 6 ай бұрын
Amiiro Qurux sabir Quen ❤❤❤
@Sadia-w3t6v
@Sadia-w3t6v 6 ай бұрын
Hhh ala kuwaanaa😂😂😂
@HanaDiamond-p6r
@HanaDiamond-p6r 6 ай бұрын
Amiiro qurux
@MaaidoFaarax-ft4wy
@MaaidoFaarax-ft4wy 6 ай бұрын
Cimraan cumeer cayda sooqabo ayaka sawir dheh😂
@NatashaNajuu-m9y
@NatashaNajuu-m9y 6 ай бұрын
Ceyda👌
@filmsomali99
@filmsomali99 6 ай бұрын
taem amira on like pleas
@SomaliaSomalia-yn8sn
@SomaliaSomalia-yn8sn 6 ай бұрын
laba dooda wee saxeen🎉🎉🎉❤❤
@RuweydoMohamed-zm5pz
@RuweydoMohamed-zm5pz 6 ай бұрын
Amiira sisax u sameysay
@hibaaqbashiir-r1x
@hibaaqbashiir-r1x 6 ай бұрын
Waa qosol wllhi😂
@munocismaan496
@munocismaan496 6 ай бұрын
Labadan kal darN walhy xarbo lugo leh weye❤❤❤❤❤
@Nasromoalim
@Nasromoalim 6 ай бұрын
amiraqurux ❤❤❤
@GulleedGushaan
@GulleedGushaan 6 ай бұрын
Cimraan cayda iyo cumeer so fariisi cayadana amiira ha sawiro cumeerna sundus
@FardoosoCabdulhaadir
@FardoosoCabdulhaadir 6 ай бұрын
Adno sidi loo sawiro qurux waaye😂😂😅😅
@abdullahimuhidiinosman4807
@abdullahimuhidiinosman4807 6 ай бұрын
Team amiro ❤
@DAGANBASHIIRDEEQADAGAN
@DAGANBASHIIRDEEQADAGAN 6 ай бұрын
Amiiraquurx ❤❤❤❤❤
@Axmad-c1o
@Axmad-c1o 4 ай бұрын
team sundus❤❤
@FIlsanXasan-f9k
@FIlsanXasan-f9k 6 ай бұрын
Team amiira qurux ❤❤❤
@najmai9172
@najmai9172 2 ай бұрын
Car sundus rapy isoo gal wax baa kutusaa😮😢
PRANK NOLOSHEYDA KII UGU XUMAA AANKU SAMEEYAY AMIIRA IYO ADNA SORRY 😭
13:43
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
dooqaga ka dooro dadka canka ah Amira iyo koko iyo ..........
7:24
Mo Amiin Achraf
Рет қаралды 2,4 М.
WAA IS ARAG NAY AMIRA CUMEER ASAD CEYDA UGO DAM BEENA🥰
10:32
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 92 М.
CEYDA IYO SUNDUS WAXBA ISKU REEBAN GAME KII UGU QOSOLKA BADNAA😂
13:32
Cimraan Channel
Рет қаралды 182 М.
AMIRA CAYDA IYO ANUGA YAN LAGAA HORBOBIN…🤣
19:08
Saalax JJ
Рет қаралды 41 М.
NAXDIN DARTEED WAA OYAY DALXIISKA ADUNKA😱😢
17:44
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 596 М.
AMIIRA IYO CEYDA WAXBA ISKU REEBAN  GAME KII UGU QOSOLKA BADNAA😂
13:39
Cimraan Channel
Рет қаралды 102 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН