No video

AMIIRA UGU DAMBEYN WEY DHASHAY || DELIVERY VLOG NEW BABY AMIIRA

  Рет қаралды 265,898

Adna Henna

Adna Henna

Күн бұрын

Пікірлер: 4 100
@AdnaHenna
@AdnaHenna 3 жыл бұрын
Saxaaf channel kiisa waakan asxaabey 👉🏻kzbin.info/www/bejne/oHbTnX9-edSMb9E
@ibracadeofficial6222
@ibracadeofficial6222 3 жыл бұрын
arimaheena ii gaarsiiya vedio gan mhdsanidiin waa idin baryaa team adna illhey dartiis iigu gaarsiiya
@mohamedofficail8866
@mohamedofficail8866 3 жыл бұрын
walaalayaal waxaan rabaa inaan idinka codsado inaad subscribe gareysaan kanaalka youtube-ka kzbin.info/door/cbdcQs0bedaS8wqzwVpTsQ
@ibracadeofficial6222
@ibracadeofficial6222 3 жыл бұрын
@@mohamedofficail8866 waku saray adina ii saar
@axmadhaashi4469
@axmadhaashi4469 3 жыл бұрын
M.a alle haka dhigo midki anfaco dalkisa iyo dintisa umul fiyow alle haka dgigo
@mukhtaarcadeekabacade7694
@mukhtaarcadeekabacade7694 3 жыл бұрын
#Wll #qalii #alle #dartiis #subscribe1k👈 #igu #sar #Dhib #kuguma #aha #ana #muhiim #ayuu #iyahay #Somalinimo #igu #saar #waxaan #nahay #dhalinyaro #murti #haya #hayga #xaastiin #Waxaa #wll #lagu #yahay #adunka, 😭#wllo #yal #intana #sanadka #sucub #lagaarin #garsiya1key👋#subscribe 👈 #pls😢😰😢😥👈😭👉😥🙏😭😢
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
MaaSha alllah Hambalyo Amiira Cadey Ilaahey haka Dhigo umul Caafimaad Qabto
@bahjomahamud6523
@bahjomahamud6523 3 жыл бұрын
Ammin.yarabi.cafimaad.tama.allah.kusiiyo.xappti.alla Xam.duli.allah.amiira.hadee.dhashe
@gobeeyhussein9228
@gobeeyhussein9228 3 жыл бұрын
Amiin allh umushii isxan barsata allh kadhiga
@saciidomaxamed4
@saciidomaxamed4 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@farax6361
@farax6361 3 жыл бұрын
Aaamin wllshy
@yoonsiawil6284
@yoonsiawil6284 3 жыл бұрын
mash alh hanblyo walshey amiira
@ishaaziiz
@ishaaziiz 3 жыл бұрын
Mashalla hanbalyo amiira❤️❤️🎊
@iqraosman6470
@iqraosman6470 3 жыл бұрын
Masha allah my Queen amiiro qurux mabruuk alf mabruuk sobarbar hbo mcn noqo mid d.d.d anafaco insha allah
@jamiilaabdullah8672
@jamiilaabdullah8672 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️ hanbalyo amiira💞💞💋💋
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 жыл бұрын
ASC Maasha allha ummul fayoow Bebbis Fayaawo Amiiro qeer Allha kaga dhigo
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 3 жыл бұрын
Ishaa aziz salaam sare
@aishaqasim2199
@aishaqasim2199 3 жыл бұрын
Mashalla hanbalyo amiira
@nastexocabdi52
@nastexocabdi52 2 ай бұрын
Inta xafladii amiiro 1m aragtay like 😂😊
@nawaalmaxamed3859
@nawaalmaxamed3859 2 ай бұрын
😂
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 жыл бұрын
Maasha allaah Hambalyo illaahey Hanoo weeneeyo umul fiyoow illaahey hakadhigo aamiin yaa rabbi 🤲
@libanmaxamad2383
@libanmaxamad2383 3 жыл бұрын
Aamin amin
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 3 жыл бұрын
Waan kuu saaray my sister/ fadlan subscribe iisaar adnigana insha Allah 💕Keep going my sister/ kzbin.info/www/bejne/gYeYlJ-QrK5spLM #IlayskaQuraanka kzbin.info/www/bejne/gYeYlJ-QrK5spLM
@raxmoruun4461
@raxmoruun4461 3 жыл бұрын
Inta ila aragte commentiga inay dumar ubdhn yihin ✊❤️😍big love for adna & amira
@maryamahassan377
@maryamahassan377 3 жыл бұрын
Rag inta boos kumalha cml dumar lee umula sowmaaha that is why.
@xamaraawiboy3144
@xamaraawiboy3144 3 жыл бұрын
Amiira Hooyo NoqoTay welcome 💘🇸🇴💘💋👌inta iga dambeyda like👌
@muhubaabdifitah6256
@muhubaabdifitah6256 3 жыл бұрын
M.a Hambalyo 💝💝💝
@sumeyrasuu6500
@sumeyrasuu6500 3 жыл бұрын
Welcome to the world 🌎 allow ku dhor ❤️😭💉
@UbahMohamuod
@UbahMohamuod 4 ай бұрын
Manahaal kusoo dhowow habo wadanka
@nimohurre6085
@nimohurre6085 3 жыл бұрын
Hambalyo sis Amiira qurux Asaxabeey Ana ii soo duceeya in Allah Awlaad isiiyo 3 year baan reer leeyahay in Qaar khair qaba🤲🏻🎊🎊
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Alleh mataano khayr qab ahaku siiyo wl
@quruxbilan2708
@quruxbilan2708 3 жыл бұрын
illahay ha ku siiyo ubad baari ah adiga iyo intaan haysanba
@fatuushmohamed1614
@fatuushmohamed1614 3 жыл бұрын
Allah kusiya owlad saalix ah
@quranlovers8813
@quranlovers8813 3 жыл бұрын
Allaha Ku Siiyo Abyo. Waxad badisaa istiqfarta iyo sura Al baqara akhrinteda, insha Allah wad heli awlad khayr qabta
@hodansalaat2117
@hodansalaat2117 3 жыл бұрын
Alle owlaada baari haku siiyo wixii soo taaha qeer ku jira
@suhailasaid8644
@suhailasaid8644 3 жыл бұрын
Woooow mashallah inta ku faraxday amira ilmaheda like🤞🥰🥰🥰🥰
@mustaqimdheyman6520
@mustaqimdheyman6520 3 жыл бұрын
Walaalnimo qofki heesta og allow umada nbi mxmed iyo caruurteyda wall iyadhig ningiii walal la aan heeso og cidlada😭😭
@sheymaam8894
@sheymaam8894 3 жыл бұрын
Amiiin ya rabi abayo ilahey qof kasto o muslim ah kaga dhig wll❤️
@HamdisharifCadow
@HamdisharifCadow 3 жыл бұрын
Walashay umada walaalo illahay hakaaga dhigo
@halimacabdicali9682
@halimacabdicali9682 3 жыл бұрын
💔anaa walasha ah 😘
@najmasiciid7600
@najmasiciid7600 3 жыл бұрын
Anad walashay tahay oo muslima oo waliba somali ya qli 🥰
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnnn
@shacnitoa3891
@shacnitoa3891 3 жыл бұрын
We love you two adna from Hargeisa ❤💚💋 Welcome to the world edo New Born baby
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 3 жыл бұрын
MAANSHALAAH tabarakalaah umushi is xambaarato allow kayeel abaayo amiiro qurux❤❤❤❤❤💖❣❣
@munizhomar4750
@munizhomar4750 3 жыл бұрын
Aaamin hambalyo hambalyo amiiro qurux umul fiyow alha kaadhigo
@zeeynablajacaleey2886
@zeeynablajacaleey2886 3 жыл бұрын
Maa sha allaah han balyo amiira
@abdirisaaqmohamed7429
@abdirisaaqmohamed7429 3 жыл бұрын
Amiira
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 3 жыл бұрын
Mash alah congratulations sister welcome habo
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnnnn
@ikraanahmedbiin1009
@ikraanahmedbiin1009 3 жыл бұрын
Inta kufaraxda ine amira dhashay🤲🤲🤲😘
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Waxad ka mid tahay boqortooyada gobolka ragga ka mida soo dhawow eedo macan hambalyo dumashi amiira alleh haku siyaadsho caafimadka 🤲💚🗯️❤️
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnn
@Tiinafareey
@Tiinafareey 3 жыл бұрын
Mash allh my sister amiiro 😍😍
@aymanyare1655
@aymanyare1655 3 жыл бұрын
Tiina 🥰💖👑💕💋
@xafsoshiiq7278
@xafsoshiiq7278 3 жыл бұрын
Mnsha allah xbbti tiih isqadatah a llah kadhigo
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnnnnnn
@deqsannitanur9932
@deqsannitanur9932 3 жыл бұрын
Caawa haben jimco ah waye iiguso duceeya inuu rabbi igu arsaaqo owlad saalix ah inshalah idin alle bishaan inaan rajo fiican yeesho❤️❤️❤️❤️
@sumayomohamed19
@sumayomohamed19 3 жыл бұрын
Amin mcneey illahy haku sahlo xbbti 🥺
@hamzewix5064
@hamzewix5064 3 жыл бұрын
Allah hakusiiyo wll Amiin
@ubahahmed8709
@ubahahmed8709 3 жыл бұрын
Illahey ubad qeyr qabo haku siyo adiga iyo inta hesan hasiyo anakana hano xifdiyo inti fol ahna allaha u fudeyo
@user-fj8vl9dg4d
@user-fj8vl9dg4d 3 жыл бұрын
Wax deg deg ah od filaneyn rabi hakugu arsaqo Abayo MCN
@sureyaabdi5968
@sureyaabdi5968 3 жыл бұрын
InshaAllah abyo Qaali Allah haku kuwo baariyaal ah
@wardasuldan7448
@wardasuldan7448 3 жыл бұрын
Welcome Eedo mcn Alleh haa ka dhiigo kii dalkisa dadkisa anfaca💚🤍❤
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnnnn
@ikraaniitaofficial6207
@ikraaniitaofficial6207 3 жыл бұрын
Rabbiyow iskuukiin dhow labadeyda garaab Amiro Nd Adna ❤️❤️❤️ always farxaad kunoladha inta aad is garab dagantihiin wx ingahalabayo mlhn❤️❤️❤️❤️
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnnn
@Nasri31moha
@Nasri31moha 3 жыл бұрын
Hoyadey ika jabtay sadax mel ikuso duceya inu illahey I cafiyo 😢😢😢😢
@maanqashussein3312
@maanqashussein3312 3 жыл бұрын
Alle cafiyo hoyo alle ufududeyo
@sahrinabea2288
@sahrinabea2288 3 жыл бұрын
Alle cafimad ha siyo amin
@amranxasan1444
@amranxasan1444 3 жыл бұрын
Allh haku cafiyo
@its_coca_sunset1005
@its_coca_sunset1005 3 жыл бұрын
Allah kuu caafiyo hooyo ilaah idinkiis
@gabargalmudug4869
@gabargalmudug4869 3 жыл бұрын
Ilaahey ha cafiyo
@munacabdi5871
@munacabdi5871 3 жыл бұрын
Umushii is xambaarsata Allaha ka dhigo asxaabey anna iso duceya inuu ilahay foosha ii fududeeyo awlaad caafimad qabta oo qeyr qabta ilahay ha iiga dhigo yaa Allah 🤲🤲
@raxmoabdiali4743
@raxmoabdiali4743 3 жыл бұрын
Aamiin abyo allah kuufududeeyo walshey insha allah
@nawelnalka
@nawelnalka 3 жыл бұрын
Alllha inoo wada fududeyo walshey
@munacabdi5871
@munacabdi5871 3 жыл бұрын
@@nawelnalka aamiin qaali
@munacabdi5871
@munacabdi5871 3 жыл бұрын
intii muslim ah oo uur leh ilahay foosha kuma dhibo awlaad caafimad qabta dhabta Allah usaaro intii awlaad rabtana awlaad qeyr qabta Allah siiyo iyagana🤲🤲🤲
@aminaabdi5398
@aminaabdi5398 3 жыл бұрын
ilahay hakufududiyo anga isoduceyaa hada 36 ahay inow alle ifududiyo
@saynabjibriil417
@saynabjibriil417 3 жыл бұрын
So dhawoow ader macan ilahay mid d.d.d anfaca haka dhigo amiira wll adna cafimad bdn ilahay haku siyo
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnn
@hamdamohakomeer854
@hamdamohakomeer854 3 жыл бұрын
Amiira wiil inay dhashay inta ila fahntay
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnn
@muwahibahmed9029
@muwahibahmed9029 3 жыл бұрын
Anaguna waan ku jecel nahay adnay hadaanu nahay reer somaliland, amiira waa dunaashidayo waan soo dhawaynaynaa alle ha barakeeyee❤❤❤❤❤❤
@nimcomoxamud2784
@nimcomoxamud2784 3 жыл бұрын
Wallahi saa u. Farxay ma maleysan kartid amiir marka arkey iyado cunugeda hestoo mashallah umal fiyow allah ka dhigo
@faadumohuseen3783
@faadumohuseen3783 3 жыл бұрын
Walaalyaaal isoo duceeya in uuu ilaahay ifududeeyo fooooosha 😭🙏
@faatimafaraah8392
@faatimafaraah8392 3 жыл бұрын
Abayo alaha kufsufuduyi sicid alaha kaga dhigo
@mandeeqgurey2253
@mandeeqgurey2253 3 жыл бұрын
Abayo allaha ku fududeyo
@user-oh1rc8nq2l
@user-oh1rc8nq2l 3 жыл бұрын
Allaha ku fududeeyo walal
@najmocabdi4736
@najmocabdi4736 3 жыл бұрын
Allah haku fududeyo Abayo
@ictimaadibraahim6165
@ictimaadibraahim6165 3 жыл бұрын
Alle haku fududeeyo
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 3 жыл бұрын
Hambalyo Amiira babygina wn so dhaweynyna Edo kor oo kalin gal💚🗯❤👌🎊🎉🎆
@kadijamoha5032
@kadijamoha5032 3 жыл бұрын
Walahi 2 weeks aan qatka qamaqnaa markan youtube soo gaalay fast Amira ayan radiye iney dashe Masha Allah happy for you walashey
@farxadfamilyoficiel9917
@farxadfamilyoficiel9917 3 жыл бұрын
marwalba qalbiga Lagashtaa insha allh Haddii aad aaminsan tahay maalin inaad riyooyinkaga rumeyn donto so qor insha allaah'
@maandhayaabdi5015
@maandhayaabdi5015 3 жыл бұрын
Insha allah ♥️
@sumayasiman1458
@sumayasiman1458 3 жыл бұрын
Insha Allah
@umumaxamedamiin7836
@umumaxamedamiin7836 3 жыл бұрын
insha allaah
@munirakhalil5240
@munirakhalil5240 3 жыл бұрын
Inshaallah
@hafsaqaali552
@hafsaqaali552 3 жыл бұрын
Inshala
@hoodoahmed9937
@hoodoahmed9937 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo amiira qurux from soomaliland 💚🤍❤
@sumayodaahir531
@sumayodaahir531 3 жыл бұрын
Masha Allah soo barbaar humble humbly amira 💯💋💚🤍❤
@umuaniizacollections7020
@umuaniizacollections7020 3 жыл бұрын
ya Allah isoduceya asxbteyda inu alle awlad baari ah igu arzaqo😢🙏🙏
@farhiya5202
@farhiya5202 3 жыл бұрын
Aamin mcnto damanten boo alla hanasiyo
@queenikran1591
@queenikran1591 3 жыл бұрын
Aamiin Allaha kugu irsaaqo owlaad baari ah
@abyandalel2837
@abyandalel2837 3 жыл бұрын
allh kusiiyo owlaad bariyaa
@ileynaamustaf7183
@ileynaamustaf7183 3 жыл бұрын
Aamiin abayo
@qaaliluulachannel9408
@qaaliluulachannel9408 3 жыл бұрын
Abaayo insha allah awlaad khayr qabta ayaan allah kaaga rajaynayaa adi iyo intii kaloo aan awlaad haysan
@ashaahmed7787
@ashaahmed7787 3 жыл бұрын
Iso duceeya ino ilhy codsikeyga i aqbalo Like dhan ma rabo niyad ahan igu soo duceeya ilahey ino aqbal laga yaawa hada igu caawisaan ducada Iyo Amira Hambalyo
@fathimohamed7915
@fathimohamed7915 3 жыл бұрын
Allha Kuu Aqbalo abaayo
@khadiijahamza3417
@khadiijahamza3417 3 жыл бұрын
Ilaahey ha ku siiyo waxaad jeceshahy
@safiaofficial7074
@safiaofficial7074 3 жыл бұрын
Owlad barakeysan (Allaha)siiyo
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnnnn
@feysadegan2030
@feysadegan2030 3 жыл бұрын
M.A war farxad leh . Anigaba kan wada sheekaysana wa mid reer muqdisha Ha socoto hawshu qlih keep going adna ❤❤❤❤❤❤❤❤me2 love🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊
@nafizaahmed9517
@nafizaahmed9517 2 ай бұрын
Hda halkuu ku dambeya kas😂
@sacdiyakhaliif7772
@sacdiyakhaliif7772 3 жыл бұрын
AZxpy isoduceya in alle cafimad tama isiiyo😥🤲🤲💓abyo iyo abowe waa codsi😥
@maryammahamud3004
@maryammahamud3004 3 жыл бұрын
Abayoo mcn Allah hakucaafiyo
@fathimohamed7915
@fathimohamed7915 3 жыл бұрын
Allha Kuu caafiyo
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 жыл бұрын
Illaahey cafimad taam ah hakusiiyo
@naimoabdi7226
@naimoabdi7226 3 жыл бұрын
Sacdiya khaliif allaha ku caafiyo
@hoodoali7560
@hoodoali7560 3 жыл бұрын
Alle haku cafiyo wll
@samiracawil6695
@samiracawil6695 3 жыл бұрын
Mash Allah amiira hadu ale kala kenay inta ku faraxday amiira inay dhashay fartatag❤️
@muslim_brotherhood.1
@muslim_brotherhood.1 3 жыл бұрын
Inta hooyo jecel like isaara
@fatxaabdilahi2975
@fatxaabdilahi2975 3 жыл бұрын
mansha Allah I am Hargeisa abayo adno xabbti wan adiin salaamey adiga iyo Amiira qurux walalo isjecel nolaada waliygin illahay Amiira haka dhigo umul caafimad qabta insha Allah walaahi hooyo waa qaali
@christophertom9470
@christophertom9470 3 жыл бұрын
Maaazha AllH Wllhi Adna Soomaaliland Gaar ahaan Hargeysa si Wayn Baaa laga Jecelyahay Waana ku taageerna Adna 💚❤🇮🇹🇮🇹
@lilywhite3283
@lilywhite3283 3 жыл бұрын
Calanka talyanigawayee kaa sosaratee (Italy)
@munaqureysh2120
@munaqureysh2120 3 жыл бұрын
aad iyo aad ma yara dadka hargysa ka dawada welcome ukhtii
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
@@munaqureysh2120 anaaba ka mida
@rodayusuf865
@rodayusuf865 3 жыл бұрын
Maansha allh hadaan rer hargysa nhy bbe edo u nhy hambalyo ayan leyhy 👏🏻
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnnnn
@asmaahappy9134
@asmaahappy9134 3 жыл бұрын
Masha allaah wallaahi waan ku farxay amiira allow ku xafid adiga cungaada farxad baa lailmeeyey marwalba kuu soo duceynaayi amiira waan ku jeclahy allaah dartiis 😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mariammoha4756
@mariammoha4756 3 жыл бұрын
Adna markii parnkiga lagu sameyay kadib amiira folatay adna naxdintedi 🤣😂m.a wlhi amiira alle hakuu dayo nunahaga
@yasminmohamed3846
@yasminmohamed3846 3 жыл бұрын
Masha alaah tabarakalah hanbalyo hanbalyo Amiiro qurux umushi is xanbarato ilahey ha ka dhigo xbbti 🍼🍼🍼🍼🍼🍼❤️❤️❤️❤️❤️
@zeitunadan6337
@zeitunadan6337 3 жыл бұрын
MashaAllah hambalyo amira qurux
@sundusabdi6891
@sundusabdi6891 3 жыл бұрын
Isha adna ges allaha kamariyo hhhh
@ifrahabdi4195
@ifrahabdi4195 3 жыл бұрын
Manshallah mabrouk hambalyo amira qurux asxbay anigana iso duceya 9 biil aan ku jiira ino illahay I fududeyo inta haysata illahay hano barakeyo inta haysanin illahay ha siiyo amin ya rabi
@mohasiad6639
@mohasiad6639 3 жыл бұрын
Allaha ku saqiro wlshey ifrah
@najaxhena
@najaxhena 3 жыл бұрын
Alle haku fududeyo wllo anigana iso duceya In alle ifududeyo bishi 8aad ku jiraye
@umuabdi3450
@umuabdi3450 3 жыл бұрын
Aamiin yaa Rabi abayo ilahay hakufududeyo
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 3 жыл бұрын
Ilaahay haku saqiro afar indhoodo is eegta insha allah
@maryammahamud3004
@maryammahamud3004 3 жыл бұрын
Apaayo Allah kuufududeyo
@queentanya3787
@queentanya3787 3 жыл бұрын
Manshallah Adna booskii walalnimo waad kasoo baxdey 😭😭😭
@nourahmoha7722
@nourahmoha7722 3 жыл бұрын
Welcome edo mcn❤🤍💚💯wlshy amiira iyo wlky hanad alle ha idin barakeeyo 🤲🤲🤲
@marwaibrahim8484
@marwaibrahim8484 3 жыл бұрын
Mashallah waxan ahi reer Somaliland garahan reer burco from yurub llove yuo 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💚💚💚💚💚💚♥️♥️♥️😍😍😍😍💚💚💚💕❤️❤️👨‍❤️‍💋‍👨
@tiivabaana7484
@tiivabaana7484 3 жыл бұрын
azHapta BuRCo🥰🥰
@jawahiryuusufyussuf9779
@jawahiryuusufyussuf9779 3 жыл бұрын
Whi bilhi talhi wan ku farxey aniga in an dale cml ugu farxe masha alha alhow udaa bebayga yarka so bar bar hapo mcn 😍
@ibtizaamqurux2412
@ibtizaamqurux2412 3 жыл бұрын
Thankz adna quruxeey adana waanu ku jecelay hadnu nahay reer hargsa
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 4 ай бұрын
Hada ayaan soo fiiriyey nuunaha oo sedex jir ah maasha allah❤❤❤❤
@najmoali6045
@najmoali6045 3 жыл бұрын
Ii so duceya asxby muradkeyga inuu Allah ii sahlo hooya rba iina noqde
@cayuunimohamed5973
@cayuunimohamed5973 3 жыл бұрын
Allaha ka dhigo abayo mcn insha allah wan kuso duceena 😥😥😥😥😥
@leyluushhaji6537
@leyluushhaji6537 3 жыл бұрын
Sida jcshahay allaha kuyeelo sis
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 3 жыл бұрын
Amen muradkaga allaha ku sahlo oon dulmi ahayn 🥰🥰🥰
@abdihonest2931
@abdihonest2931 3 жыл бұрын
I.n walashey wad Noqoneysa mar Un hadii alle idmo illahay hku siiyo awlaad aadku faraxdo baari ah Mar walbon salaad,duktana wankuso,duceyna I.n walashey Najma 🥺♥️🙏
@nawaalmahamed9696
@nawaalmahamed9696 3 жыл бұрын
Illahey haku sahlo murad qeyr qaba
@marwo2285
@marwo2285 3 жыл бұрын
Welcome to the world Edo from hargeisa
@hoodoaxmed8506
@hoodoaxmed8506 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo amiira and hanad kuzoo dhawow dunida cusub edo from hargayza somaliland🟢⚪🔴
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnnn
@nimcoabdi3718
@nimcoabdi3718 3 жыл бұрын
hambalyo hambalyo amira hpo so barbar from somaliland💚🤍❤
@FarhiaMali
@FarhiaMali 3 жыл бұрын
We love adna from somalind
@marishmanka9480
@marishmanka9480 3 жыл бұрын
Masha allah hambalyo hambalyo
@shukrihusein4156
@shukrihusein4156 3 жыл бұрын
Mansha Allah huuno
@sususead2680
@sususead2680 3 жыл бұрын
From jamurida barakaysan🇮🇹 ka soo salamayna inshlh ilhay cafimadka labadoodaba hiw siyadiyo adna qurux
@dhoolbarisiciid7501
@dhoolbarisiciid7501 3 жыл бұрын
Manshallah eedo soo barbar from hargaysa 💚💬❤
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnn
@queenpela1675
@queenpela1675 3 жыл бұрын
From puntland🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@amalkaaba3178
@amalkaaba3178 3 жыл бұрын
We love adna family and amira family from somaliland 💚🤍❤🙏👸
@abaasyuusuf2236
@abaasyuusuf2236 3 жыл бұрын
masha allah hanpalyo amiira qurux illah haka dhigo umushii is xanbarty
@ahmedzaki6206
@ahmedzaki6206 3 жыл бұрын
Team Hargyza taagero wayn kuu ahay wlhi Waad naga farxisay ❤❤❤❤
@fatxaabdilahi2975
@fatxaabdilahi2975 3 жыл бұрын
hadi an nahay reer Hargeisa waxan idiin lenahay we love walalaha adno iyo amiira qurux nolosha faraxd ku dhameysta abidkin ba
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 3 жыл бұрын
Maasha allah hambalyo dumo amiira qurux alle hakaa dhigo umul udgoon afar indhood oo is eegaaya
@nimcoahmed9485
@nimcoahmed9485 3 жыл бұрын
Afar indho is eegya alle hka dhigo abyo from Hargysa✌
@user-cj9cu8gh5e
@user-cj9cu8gh5e 3 жыл бұрын
Masha alaha reer hargayasa waan jecelahay hargayso waan uxisaya ilahayow anigo nabada igee wadan kayga somalilaand 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
@@user-cj9cu8gh5e Aaamin huuno alle haku nabadkeeno
@user-cj9cu8gh5e
@user-cj9cu8gh5e 3 жыл бұрын
Isha alaha todobasano hoyaday iyo famigayga ma arga isoduceya inaan arko iyago nabada wllo adigo raliya xafadeed hargaysaka dagantahay
@nuunayibraahim1202
@nuunayibraahim1202 3 жыл бұрын
Hampalyo 🎉🎊 Hampalyo babyga magaciis ama magaceeda ayaan rabnaa inta igu raacsan like
@hodanbae5413
@hodanbae5413 3 жыл бұрын
Mnsha Alllh eeedo mcn ku sooo biiir dunidan quruxda badan hbo iyo hoooyo fcne wey ku dhashey Alx umushii israacda Allllee haka dhigo abyo mcn horey usocda
@Official-fu2gb
@Official-fu2gb 3 жыл бұрын
Mansha allah edo so dhawow from somaliland🤴❤🤍💚🥰🥰🥰🥰
@smmmm7937
@smmmm7937 3 жыл бұрын
Masha allah farxd jiraracyo iga kacdy wllh 😭😭💔❤ amiiro inaad comment kyga aragto ban rajeynaya abaayo mcntoooo
@queentima6146
@queentima6146 3 жыл бұрын
Masha allah welcome to this world new baby 🥰🥰🥰❤ soo harbaar hbo mcn
@fathimohamed7915
@fathimohamed7915 3 жыл бұрын
Man shallah Hamblyo Kun Iyo Kow jeer Please isoo Duceeya in Allah nabad igu kala Keeno Aamiin Yaa Rabi
@bushraibra2124
@bushraibra2124 3 жыл бұрын
m.a soo barbaar tii dalkiida iyo diinteeda anfacdo allaha kaa dhigo habar yar mcn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnnn
@hudamohamed2801
@hudamohamed2801 3 жыл бұрын
Maansha allah welcome Edo from somaliland 💚🤍❤ dun xariirad ka dhalatay runtiii weynow oo kaalin gal
@caishacuud7830
@caishacuud7830 3 жыл бұрын
Hhhh ma rer hargeyso le dun cariira la dhashay.wlh ayda family keda dun xarira why dad ahlu diint af gaban quruxbadan aadna u xishmeeyo dadka la dego bay amiira qurix kaso jedaa. Wooow waxas dadk hala dhex imaan
@sagalitoxasan2266
@sagalitoxasan2266 3 жыл бұрын
@@caishacuud7830amiira rer kodu way xunyiin yaa yidhi meladku walato ayad la day
@hudamohamed2801
@hudamohamed2801 3 жыл бұрын
naa yaa ku idhi reerbaa xun makuwii somaliland ka guban jiraybad tahayna naa orad afka laydha ka qarso.
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnnn
@fadumoaxmad3467
@fadumoaxmad3467 3 жыл бұрын
Masha alla amiira qurux hanbalyo adna cadey anakaba wan idin jecelnahay sobarbaar eedo leenahay from hargaysa cadey💚⚪️♥️
@safamohamed382
@safamohamed382 7 ай бұрын
Amiira Aziim hoyadiis miyaa mise tu kle jirta
@mulkiahmed1979
@mulkiahmed1979 3 жыл бұрын
sidoo kale iiso duceeya walala yaal inaa ana hooyo noqdo 😭🌹
@malyuunkaroon5962
@malyuunkaroon5962 3 жыл бұрын
Inta kufaraxsan inuu ilahey ufududeeyey amiiro foosha liketa 👍
@cafiifahussain9849
@cafiifahussain9849 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH Wlhi farxd la ilmeyay Waxan daremayaa malintan dhalay frxdan daremay umushii is xanbarto ALLAH ka dhigo
@umuabdi3450
@umuabdi3450 3 жыл бұрын
Awlaada waa nimco ilahay bixiyo Aan uduceeno intaa heesan ino ilahay siiyo gabdho badan aya jecel ine hooyo noqdaan
@munajanno3008
@munajanno3008 3 жыл бұрын
wll ii duceeya inuu illahay owlaad isiiyo
@asmaabdullahiahmed9565
@asmaabdullahiahmed9565 3 жыл бұрын
ilaahey hakugu arsuqo
@hamdiali8238
@hamdiali8238 3 жыл бұрын
Inta heysan Alla ha siiyo🤲🤲
@ayaanabdimusse9273
@ayaanabdimusse9273 3 жыл бұрын
Allahuma Amiin illahayo awal baari na guarzaq inta heesato na uxafid ya rabi
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 3 жыл бұрын
Alxmdullah alxmdullah alxmdullah
@sagalitoxasan2266
@sagalitoxasan2266 3 жыл бұрын
Masha Allah habalyo wll amiira welcome baby from hargaysa❤🗯💚
@bahjobuja535
@bahjobuja535 3 жыл бұрын
Alxmdullilah waku farxay wana sugaye wlh allha ka dhigo umul cafimad qabto Amira
@asmaabdi7568
@asmaabdi7568 3 жыл бұрын
From somaliland ilahan eeda u nahay alle ha xifdiyo
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Walhi ma edo ayaanu unahey from somaliland
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
@@nimcoayaan6197 deee haaa qali dhamaanten eedo ayaan uu nahay beyga
@queennn4901
@queennn4901 3 жыл бұрын
Habaryarahiis iyo abtiyaladis ban nahy alxm alla na badiyoo na barakeeye alxm
@munaabdi8803
@munaabdi8803 3 жыл бұрын
Suma wlh oo bilaahi reerka waqooykaso jeeda waa dad xanuunka cancer ka ladhaho uu haayo mesha madoowlad ayaa joogta ilaahoow caafi reerkaan alaahuma Aamiin
@rakiaabdikarim661
@rakiaabdikarim661 3 жыл бұрын
Bisinka yaahuu qumayo
@drayaanmohamed9877
@drayaanmohamed9877 3 жыл бұрын
@@rakiaabdikarim661 waaba wx walane subxanllh bal maxay la dharanaysa ma cudur bey haysa
@hibaqahmed9876
@hibaqahmed9876 3 жыл бұрын
Welcome baby ada anu nhy soo dhawaw from hargeisa❤❤💖
@gulledendo5973
@gulledendo5973 3 жыл бұрын
Adna & Saxaaf iyo Caruurteeba alle Haa idiin Barakeeyo From Somaliland💚💬❤️
@dirislesharcade2534
@dirislesharcade2534 3 жыл бұрын
Kusali mabiga muxamad scw subscribe iisar wll plz ilaahey 🙏🙏🙏🙏🙏
@nimcomaxamed3282
@nimcomaxamed3282 3 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo Amiira qurux bbyga soo dhawoow eedo mcn from ❤🤍💚
@nimosharif1912
@nimosharif1912 3 жыл бұрын
Mashaa allaah mabruuk Amira walaalo ilaahay ha xafido umisha umul cafimaad qabta from Borama ♥️♥️♥️
@mahisiciid4309
@mahisiciid4309 3 жыл бұрын
Mnsh allha hamplyo alle haka dhigo umul cafimd qabtaa insh allha xppty adna xppty waa ku jeclnhy from hargeysa
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Manshalh soo dhawoow baby adna sidaad noo jeceshahey ayaanu kuu jecelnahy from hargeysa ❤⚪💚👈
@sacido9681
@sacido9681 3 жыл бұрын
Masha AllaH Tabaraka Rahman Allahu mubarak Allahu mubarak Hambalyo Hambalyo Abaayo🥰 ilahey Ubaad Salix Ah Alle hakaga dhigu Labo is jecel Ya rabi🤲🏼 ya karim kaa Yeel Wan ku farxay 😊Runti Aad iyo aad So Dhawow hawaryar 🥰💕
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 3 жыл бұрын
Ilah haka dhigo umula cafimade qabo allah ka dhigo Xabiibti
@bushramohd9927
@bushramohd9927 3 жыл бұрын
Mnshallh alxamdulilah hadey amiira cFimaad ku umuzhay 🤲❤ welcome eedo mcn from Burco somaliland 💚💬❤😍😍😍😍
@zuraahmed2320
@zuraahmed2320 3 жыл бұрын
Xbbti anab waan ku jecelahay from somaliland sanaag amiira Alhmdulilah hadii ilahay cafimad ku kala keenay
@feyruuzaadan8983
@feyruuzaadan8983 3 жыл бұрын
M.a habeen hore ayaa ku riyonaaye ayado dhashay alx umul fiyoow alle haka dhigo
@shamsamaxmed6862
@shamsamaxmed6862 3 жыл бұрын
Masha allh ilhy haysu kiin dayo cunugana kii dalkisa iyo dadkiisa diintisa anfaca allaha dhigo
@nemcomohamed303
@nemcomohamed303 3 жыл бұрын
Woooow waxad gashantahay calankiii jamuuuruyada barakaysan 💚💭❤
@nalkamaankadaara3869
@nalkamaankadaara3869 3 жыл бұрын
From Hargeisa xbbt anaguna waanku jecelnahay♥️
@muhanettilkacase
@muhanettilkacase 3 жыл бұрын
Waxan aheey will agoon ah please waxad iigu caawin karta hamigeyga ee wll haamigeyga ii ruumey subscribe igu caawi halmar lee raaja deeyda iirumey wll mhdsnd khaali🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@rayaancabdirashid8718
@rayaancabdirashid8718 3 жыл бұрын
Abowe Aabe alle ha u naxariisto waana kuu saaray 😘
@ilhaamqalif5007
@ilhaamqalif5007 3 жыл бұрын
Masha Allah Mabrok Umul Cafimad Qabta Inshallah 🌺🦋🍁🥰
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Abaalkii leed gudanooysaa wallaalnima meel iska dhig illaah ha u fududeeyo aamiin
@mariamarts9897
@mariamarts9897 3 жыл бұрын
Hdl qalifsananta iska jooji
@saawirquman1132
@saawirquman1132 3 жыл бұрын
ilaahay life ima kaa tuso qalifsanaanta iskadaa walaleey
AMIIRA MAXAA KA OYSII IYO SABABTA U UBAAQDAY SAFARKEEDA
11:49
Adna Henna
Рет қаралды 726 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 48 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
VLOG| MAALINTA UGU HOREESI TILALKA BABY ASIM 😭
15:04
Amira Qurux
Рет қаралды 150 М.
ZOMBIE ATTACK
37:26
King Ceyda
Рет қаралды 482 М.
HOOYO GUUR IISO BANDHIGTAY IYO BALANTII AAN ASIIM KA QAADAY
10:07
Amira Qurux
Рет қаралды 204 М.
MAALINTEEDA CAADIGA RAMADAAN ROUTINE DAY 13 IYO AMIRA OO …😂
18:02
PRANK || AMIIRA AAN CUNUGA KA XADAY WAAN KA AARSADAY 😂
18:02
Adna Henna
Рет қаралды 438 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН